Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Puntland oo laga hirgelinayo ruqsada wadida gaadiidka 31 Mar 31, 2012 - 7:01:40 AM GAROWE ONLINE Xarunta wasaarada gadiidka iyo hawlaha guud ee Puntland ayaa maanta 31,March 2012 lagu qabtey xaflad daahfurka qaadashada rugsadaha wadida gaadiidka oo ay iska kaashanayaan wasaaradaha gaadiidka ,maaliyada Puntland ,taraafikada ,iyo ciidamada booliska ,waxana ka soo qaybgalay wasaaradaha iyo hayadaha ay khudeyso iyo weliba shaqaalaha loo tababarey hawshan Puntland laga bilaabayo muddo dhan 21 sanno kadib burburkii Somalia. Eng.Daahir Xaji Khalif W/gadiidka &Hawlaha Guud Wasaarada gadiidka iyo hawlaha guud Puntland ayaa mudooyinkii ugu danbeysey ku hawlaneyd sidii loo hirgelin lahaa barnaamijkan oo faa’idooyin badan u leh mujtamaca reer Puntland,,waxaana munaasibadan maanta lagu soo bandhigay heerarka ay soo martay hawshan,qaabka loo imtixaamayo darawlada,shuruudaha ku xiran qofka qaadanaya Lisinka. Wasiirka hawlaha guud iyo gadiidka Eng.Daahir Xaaji Khaliif oo ka hadlayey xafladan ayaa sheegay in hawshani aysan ahyn wax fudud,wuxuuna xusay in loo baahan yahay dadka in la wacyi geliyo si ay u ogadaan faa'iadad laysinka,isagoona laamaha ay hawshani khusayso u jeediyey inay dadka baraan sharciyada darawalnimada. Faarax Cali Shire W/Maaliyada Puntland Wasiirka wasaaradda maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire oo ka hadlayey munaasibadii daahfurka ayaa ka sheekeyey faa'idada mashruucan wuxuuna ka digay in si xun loo adeegsado habka bixinta Laysimada,sidoo kale wasiirku waxa uu amaanay qaabka ay u shaqayso hay'adda PIITEK oo uu sheegay nidaamka ay Taarikada u samayso inaysan Bariga Afrika xitaa laga isticmaalin. Wasaaraha hawlaha guud iyo gadiidka,tan maaliydda iyo Taraafikada ayaa isla gartay in 15,April,wixii ka dambeeya uusan Puntland ka shaqayn doonin darawal aan haysan ruqsada baabuur kaxaynta. Halkan ka dhagayso wasiirka hawlaha guud Eng Daahir Xaaji Khaliif http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_oo_laga_hirgelinayo_ruqsada_wadayaasha_gaadiidka.shtml
  2. I haven't seen such an AAS qaran at this scale in the nation. Aideed didn't get it, egal didnt, siyad didnt. The only one who comes close is abdullahi ciise. A somali legend YEY
  3. I am back guys after a-lot of soul searching and re-assessing my politics and pondering on the life Abdullahi Yusuf. God Bless YEY a soldier from the cradle to grave
  4. President Museveni offers his condolences to the Somali people 25 Mar 25, 2012 - 12:30:51 PM (Mogadishu- March 25)-My condolences and those of the people of Uganda on the death of His Excellency Abdullahi Yusuf which I only learnt of this morning. President Yusuf was a patriot and suffered a lot for it. He was imprisoned repeatedly in Somalia and outside. He demonstrated that patriotism again, only a few years ago when he stood down from the Presidency in order to create harmony. I salute his contribution to the African cause. May his soul rest in eternal peace. -- Paddy Ankunda Lt Colonel AMISOM Force Spokesman Tel: Somalia: (+252) 699 758567 (+252) 618 508181 (+252) 623 80889 Tel: East Africa: (+256) 772696070 (+256) 713914411 Email: amisomforcehq@gmail.com paddyankunda@yahoo.com
  5. Somalia: Col. Abdullahi Yusuf laid to rest 25 Mar 25, 2012 - 12:39:55 PM GALKAYO, Somalia Mar25 2012 (Garowe Online) – Over two thousand people attended the burial of former President Col. Abdullahi Yusuf who was laid to rest in Galkayo the capital of Mudug region on Sunday, Radio Garowe reports. Puntland forces laid to rest the former president Before being airlifted to Galkayo the Colonel’s body was brought to Mogadishu’s Adan Adde airport; where the Bombay military band conducted a military burial ceremony for the departed. President Sharif Sheikh Ahmed, Prime Minister Abdiweli Mohamed Gaas and officials from the TFG then conducted a Janaza prayer an Islamic funeral prayer. President Sharif, Prime Minister Gaas and former President of Puntland Mohamud Adde Hersi and the family of Abdullahi Yusuf accompanied the departed’s body to Galkayo where President Abdirahman Mohamed Farole, religious leaders and clan leaders were awaiting their arrival. Abdullahi was buried in a cemetery a few miles away from Galkayo international airport which was renamed today to Abduallahi Yusuf international airport. A 22 gun salute was fired in honor of the former president’s body landing in Galkayo where he spent many years of his life. At the burial President Farole gave a brief statement adding that his passing could be felt across Somalia, “Abdullahi was a patriotic man whose dedication and rigidness will inspire many to come.” President Sharif also gave a few remarks at the burial praying for the departed and reminding the huge crowd who gathered at the cemetery the magnitude of the Colonel’s passing from the Somali people who he had always kept in his heart said Sharif. Delegates from Yemen, Sudan, Djibouti and Ethiopia and many others from around the world attended the burial. GAROWE ONLINE
  6. Garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo oo loogu magac daray AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed Updated:- 16 hours ago| Commnets Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo ayaa maanta si rasmi ah loogu magac daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo munaasabadii aaskia qaran ee marxuumkaas loo sameeyey ka hadlay ayaa arintaas shaaca ka qaaday. Wuxuuna intaas ku daray in uu go’aankaas kala tashaday madaxda DKG ah ee Soomaaliya gaar ahaan madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo oo horay magac la’aan u ahaa ayaa noqonaya (Abdalla Yusuf Airport), magacaas oo xusuus ku reebi doona maanka bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland. Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya islamarkaana ahaa asaasihii dowladda Puntland waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Gaalkacayo. Waxaana talaabadan uu madaxweyne Faroole qaaday ee ah in uu garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo marxuumkaas geeriyoodey ugu magac daray ay noqonaysaa mid lagu weyneynayao sumcaddii uu Cabdilaahi Yuusuf lahaa iyo taariikhda lama ilaawaanka ah ee uu reebay. Horseed Media
  7. Daawo sawiro taariikhi ah Madaxweye Cabdullaahi Yusuf Posted by Pi on March 25th, 2012 Alla ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Taariikhdiisa ma ahan mid maalmo lagusoo koobi karo, lakiin waxaan isku dayeynaa inaan idinka haqabtiro, Waxaa hada lagu aasay Magaalada Gaaalkacyo, sawiradaan waxay qayb ka yihiin Taxanaha Taariikhdiisa ee Daawasho wacan, waadna daabacan kartaan.
  8. Barkad Cali Saalax Oo Ka hadlay Tariikh Nololeeda Alla Ha’unaxariistee Ex-Madaxweyne Yusuf (Dhegayso). 24/03/2012 | Filed under: Somali News | Posted by: admin Tariikh Nololeedkii Ex-Madaxweynihii Somaliya Coll Cabdullahi Yusuf Axmed Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cali Cabdullahi Warsame oo ka mid ah Guddiga Loo Xilsaaray Aaska Marxuumka Dhegeyso. Xubin Ka Mid Ah Guddiga Doorasha Puntland Barkhad Cali Saalax Dhegeyso http://raadreeb.com/2012/03/24/barkad-cali-saalax-oo-ka-hadlay-tariikh-nololeeda-alla-haunaxariistee-ex-madaxweyne-yusuf-dhegeyso/ Xubin Ka Mid Ah Guddiga Doorasha Puntland Barkhad Cali Saalax Dhegeyso http://raadreeb.com/2012/03/24/barkad-cali-saalax-oo-ka-hadlay-tariikh-nololeeda-alla-haunaxariistee-ex-madaxweyne-yusuf-dhegeyso/
  9. War Deg Deg: Meydka C/llahi Yuusuf Oo Goordhow Lagu Aasay Gaalkayco Comments (0) | Write Comment Gaalkacyo (RBC) Waxa goordhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug lagu aasay meydka allaha u naxariistee madaxweynihii horre Soomaaliya C/llahi Yusuf Axmed oo saaka salaada janaasada lagula tukaday magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Wariye ka tirsan RBC Radio, oo ku sugan goobta lagu aasay meydka allaha u naxariito C/llahi Yuusuf Axmed ayaa soo sheegaya in meydka ay ka qeybgaleen dad aad u badan oo ay ka mid yihiin madaxda Soomaalida iyo kuwa maamulka Putland. Meydka waxa ka qeybgalay aaskiisa Cali Mahdi Maxamed, madaxweynihii horre Puntland Cadde Muuse iyo ehalka marxuum C/llahi Yuusuf Axmed Warkan oo faahsan iyo sawiro goordhow kala soco Raxanreeb.com, haddii alle idmo.
  10. DEG DEG: Meydka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Gaalkacyo Laga Dajiyay iyo Madaxda Ugu Saraysa Dowlada Oo Halkaasi Gaaray Comments (1) | Write Comment Muqdisho (RBC Radio) Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi laga dajiyay meydka madaxweynihii hore ee wadanka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed. Sidoo kale waxaa garoonkaasi ka dagtay diyaarad kale oo waday madaxda ugu saraysa dowlada Soomaaliya oo ay ka midyihiin Madaxweynaha dowlada KMG iyo raysal wasaare C/wali Maxamed Cali iyo Xubno kale oo ka tirsan dowlada. Garoonka Gaalkacyo ayaa waxaa ku sugnaa madaxda maamulka Puntland oo uu ugu horeeyay madaxweynaha maamulka Puntland C/rixmaan Faroole kuwaasi oo halkaasi ku soo dhoweeyay madaxda dowlada. Goordhow ayaa waxaa lagu wadaa in la aaso madaxweynihii hore ee wadanka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyadoona aaskaasi ay ka qaybgalayaan madaxda ugu saraysa dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  11. Deg Deg: Sheekh Shariif, Cabdiwali Gaas & xubno kale oo Gaalkacyo ka degay March 25, 2012 - Written by editor - Edited byeditor Wafdi uu horkacayo madaxweynaha dawlada KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayna ka mid yihiin Ra’isalwasaare Cabdi wali Maxaed Cali, xubno ka mid ah golayaasha xukuumada & Baarlamanka iyo waliba saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa goor dhaw ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo, iyagoo ka qayb galaya aaska qaran ee loo sameynayo Madaxweynihii hore ee dawlada KMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed. Wafdigan waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo xubno ka mid ah golaha xukuumada & golaha wakiilada wakiilada. Warar dheeraad ah SBC kala soco daqiiqad daqiiqad idinka EEBE. SBC News Desk Daalacatey :306
  12. Give your 21 gun salute to the fallen comrade, he was big in life and will be bigger in death. Abdullahi Yusuf will live on through Puntland and Somalia Policies
  13. Mas’uuliyiinta ugu sareysa DKG oo meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya usoo qaaday Gaalkacayo Updated:- 8 mins ago| 6 Commnets Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo duushay diyaarad sidda meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Meydka oo sacaado kahor magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyey ayaa loo duuliyey magaalada Gaalkacayo kadib markii lagu tukadey salaadda jinaasada. Dhinaca kale diyaaradda sidda meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya waxaa la socda mas’uuliyiinta ugu sareeya dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), Wasiiro, iyo mudenayaal ka tirsan Baarlamaanka ayaa qayb ka ah madaxda meydka AHN Col.Cabdilaahi Yuusuf soo qaaday. Aas qaran oo aad u balaaran islamarkaana ay ka qayb gelayaan kumanaan dadweyne ah ayaa saacdaha soo fool leh marxuum Cabdilaahi Yuusuf Axmed loogu sameyn doonaa magaalada Gaalkacayo. Ammaanka magaalada Gaalkacayo ayaa maanta ah mid si aad ah loo adkeeyey waxaana sidoo kale magaalada Gaalkacayo ku sugan islamarkaana aaska qaran ee marxuumkaas ka qayb gelaya mas’uuliyiinta ugu sareysa Puntland. Madaxwene Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo in badan oo kamid ah golihiisa wasiirada oo shalay degmada Gaalkacayo gaarey aaa xiligan ku sugan garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo. Wixii kasoo kordha kala soco Horseed Media
  14. Meydka AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo Gaalkacayo la keenay Updated:- 23 mins ago| 8 Commnets Diyaaradii sidey meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa goor dhow ka degtey garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalacayo. Diyaaradda oo saacad kahor Muqdisho kasoo duushay ayaa waxaa la socda mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ay horkacayaan madaxweyne Shiriif iyo Ra’iisul wasaare Gaas. Mas’uuliyiin tira badan oo tobanaan gaaraya , Isimo, Culimaa’uddiin iyo qaar kamid ah ehelada marxuumkaas ayaa xiligan ku sugan garoonka, waxaana loo badinayaa in mar kale salaad Jinaasa ah lagu tukado. Salaadda duhur kadib ayaa la filayaa in uu dhaco aaska qaran ee loo samaynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Sawirada, codadka mas’uuliyiinta iyo Video muujinaya qaabka uu u dhacay aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Horseed Media saacadaha soo fool leh ayey idiin soo gudbin doontaa. Faah faahin ku saabsan aaska qaran ee marxuum Cabdilaahi Yuusuf Axmed kala soco Horseed Media Horseed Media
  15. Meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdishsho lasoo gaarsiiyey Updated:- 19 mins ago| 11 Commnets Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa goor dhow kasoo degtey diyaarad sida meydka AHN madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Xilligii meydka marxuumkaas lasoo dejinayey waxaa garoonka ku sugnaa mas’uuliyiinta ugu sareysa dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo mudaneyaal badan oo ka tirsan goleyaasha wasiirada iyo Baarlamaanka TFG, aqoonyahan, iyo Culimaa’uddiin. Waxyar kadib xiligii meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya lasoo gaarsiiyey Muqdisho ayaa lagu tukadey salaaddii jinaasada taas oo ay dad aad u tira badani ka qayb galeen. Mas’uuliyiinta dowladda KMG oo salaadii Jinaasada kadib hadlay ayaa tacsi u diray umadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ifka kaga tegey Col. Cadilaahi Yuusuf Axmed. Saacadaha soo fool leh ayaa la filayaa in meydka loo soo qaado dhinaca gobolka Mudug oo ah halka uu Cabdilaahi Yuusuf kasoo jeedo laguna aasi doono. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo waxaa xiligan ku sugan mas’uuliyiinta ugu sareysa Puntlad, Isimmo iyo Culimaa’uddiin. Aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka dhici doono duleedka magaalada Gaalkacayo iyadoo amaanka magaaladuna uu maanta yahay mid si aad ah loo adkeeyey. Faah faahin dheer ah kala soco Horseed Media
  16. Somalia: Puntland Delivers Second Anti-Piracy Recruiting Force 23 Mar 23, 2012 - 6:17:30 AM PRESS RELEASE March 4, 2012 Puntland Delivers Second Anti-Piracy Recruiting Force Bosaso, Puntland State of Somalia – The Puntland Maritime Police Force (PMPF) received a second group of recruits that will be trained to deter, detect and eradicate piracy in the region. More than 400 volunteers were recruited throughout the Puntland, representing all clans, and assembled over the period 25-29 February 2012 in Puntland's capital city, Garowe. The recruits went through vetting and medical screening and additional intake procedures. Several senior and junior officers and non-commissioned officers of the Puntland Security Force (PSF) also were selected to accompany the new recruits during their training and will form part of the core leadership for future training and anti-piracy operations. On March 2nd, a large vehicle convoy arrived with the recruits at the home base facility where Puntland officials and PMPF leadership welcomed them. Puntland President Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) welcomed the recruits with the statement, “I am very proud on the people of Puntland that they could deliver these recruits, who will form the first intake for 2012.” The PMPF local Commander, Col Abdurizak Dirie Farh. added “This is our second intake since the establishment of the PMPF, and we are able and ready to take the new recruits to even higher levels of operational readiness, after their formal training of approximately six months, to fight the scourge of piracy around our coastal water and on land and protect our marine resources. We learned a lot from our past experience and we are looking forward to developing the PMPF into an effective and efficient counter-piracy police force.” The new recruits were issued basic gear, eating utensils and sleeping items and will complete their final administrative, medical and physical tests by end of the week. Basic training is scheduled to start on 10 March 2012 and will be completed within six weeks. More recruitment intakes are scheduled during 2012. PMPF Operations Personnel are busy with anti-piracy operations in Eyl and surrounding areas and will in due course expand operations deployments to other areas north and south of Eyl, along the Gulf of Aden and Indian Ocean. About the Puntland Maritime Police Force The PMPF is a professional, locally-recruited coastal police force in the Puntland State of Somalia. The PMPF’s mission is to promote peace and stability in the region by deterring, detecting, and eradicating piracy, illegal fishing and other coastal crimes; protecting marine resources; and delivering much-needed humanitarian relief supplies to Puntland’s citizens. Media Contact: Mr. Abdirazak Mohamed Mohamud Project Coordinator Presidential Office Tel: +252-90-79617
  17. Whats this garbage that IDP are treated badly in Puntland? Infact I'd say it is safe to say IDPS in Puntland enjoy a better living standard then they do in yemen Yemen Camp Puntland Camp
  18. Ma dhab baa in Barakacayaasha Boosaaso ku nooli aysan daryeel fiican helin? [sawiro] Updated:- 12 hours ago| 2 Commnets Kumanaan qoys oo kasoo barakacay gobolada koonfureed ee dalka ayaa ku dhaqan magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaana ah magaalada ay ku dhaqan yihiin Barakacayaasha ugu badan. Dhowaan ayaa inta badan kamamkii Barakacayaasha oo ku yaalley bariga magaalada Boosaaso loo raray meel magaalada ka baxsan. Koox ka tirsan howlwadeenada Horseed Media ayaa saaka booqasho goobtaas ku tegey si ay xaalada nololeed ee dadkaas ugu kuur galaan. Odayaasha iyo waxgaradka Xeryahaas oo magacyo kala duwan leh ayaa Horseed Media u sheegay in noloshoodu ay tahay mid wanaagsan. Waxayna intaas ku dareen in dowladda hoose ee degmada Boosaaso, bulshada deegaanka, iyo hay’adaha samafalkuba ay si hagar la’aan ah u caawiyeen. Barakacayaasha oo xiligan intooda badani ay degen yihiin guryo Teendhooyin iyo Tirniig ka samaysan ayaa hela biyo ku filan iyo gaadiid ay raacaan marka ay magaalada usoo socdaan amase ay kasoo laabtaan. Qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida ayaa dhowaan baahiyey in magaalada Boosaaso ay tahay goob dadka barakacayaasha ah lagu waxyeeleeyo. Balse sawiradan ayaa ah kuwo muujinaya sida ay Barakacayaasha magaalada Boosaaso ku nooli u helaan daryeel iyo soo dhoweyn wanaagsan. Horseed Media
  19. Boosaaso: D.hoose oo Waddo cusub samaynaysa [sawiro] Updated:- 9 hours ago| 6 Commnets Dowladda hoose ee degmada Boosaaso ayaa waddo (jid cade) ah ka sameyneysa bariga magaalada Boosaaso, gaar ahaan dhinaca koonfureed ee xarunta madaxtooyada. Wadadan oo dhererkeedu yahay 2km, ayaa noqonaysa jid cadde isku xira qabuuraha biyo kulule iyo jidka weyn ee sodonka ee aada dhinac suuqa magaalada Boosaaso. Ku xigeenka duqa degmada Boosaaso Siciid Cabdiraxmaan Maxamed oo isaga oo goobta wadadaas laga samaynayo ku sugan Horseed Media la hadlay ayaa ka warbixiyey waxa xiligan dhismaheeda kusoo beegay. Wuxuuna sheegay in jihada Bari ee Boosaaso ay tahay mustaqbalka dhow halka uu dhismuhu u fidi doono, sidaas darteedna ay dowlada hoose sii qorsheyneyso jidadkii ay magaaladu yeelan lahayd si qaab dhismeedka magaalada looga dhigo mid la jaanqaada horumarka. Mr Siciid ayaa dhinaca kale mar ay Horseed Media weydiisey cidda howshan ka caawineysa wuxuu sheegay in dowladda hoose keliya ay fulineyso, islamarkaana ay tahay mid ka turjumeysa sida uu maamulka degmadu u dejiyey qorshe fog oo ku aadan horumarinta magaalada Boosaaso gaar ahaan dhinaca dhismaha. Maamulka degmada Boosaaso ayaa bilihii u danbeeyey ku mashquulsanaa sidii jidadka magaalada Boosaaso loo hagaajin lahaa si muuqaalka iyo bilicda guud ee magaalada kor loogu qaado, dhowaan ayaana lasoo gaba gabeeyey dayactir balaaran oo lagu sameeyey 4-kamid ah wadooyinka waaweyn ee degamada. Horseed Media
  20. Madaxweyne Shariif: Wixii Deyn Qaran ee Lagu Lahaa Marxuum C/laahi Yuusuf Waan Bixineynaa Comments (0) | Write Comment Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo goordhow hadal ka jeediyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dib markii salaada janaasada lagu tukaday marxuum C/laahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday in DKMG Soomaaliya ay bixineyso wixii deyn qaran ahaa ee lagu lahaa madaxweynihii hore ee Marxuum C/laahi Yuusuf. “Waan heynaa dardaarankii madaxweynihii hore, waana naloo soo gudbiyey waxaan rajeyneynaa in cid aan wax lahayn aysan soo doonan. Dawlada waxay bixineysaa wixii deyn qaran ah, wixii kale ee deyn qoyseed ahna wixii nalooga maarmi waayo diyaar ayaan u nahay.” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed oo hadal kooban oo dardaaran ahaa ka jeediyey gudaha garoonka Muqdisho. “Marxuumka aniga iyo isaga cilaaqaad gaar ah ayaa naga dhexeeyey waayadii dambe, intii hadda arintiisu cuslaatayna telefoonka ayaan ku wada socon jirnay” ayuu yiri madaxweyne Shariif oo u mahadceliyey dawladaha Yemen iyo Imaaraadka Carabta oo uu sheegay in aqbalaeen codsi DKMG ay horey ugu dirtay oo ahaa in magangelyo la siiyo marxuumka iyo qoyskiisa. Madaxweyne Shariif wuxuu dadweynaha Soomaaliyeedka codsaday in loo duceeyo marxuum C/laahi Yuusuf Axmed. Sidoo kale raysul wasaare C/weli Gaas oo isaguna goobta ka hadlay ayaa sheegay in 7-dii Maarso uu ku booqday marxuumka isbitaalkii uu ku jiray, wuxuuna raysul wasaaruhu sheegay in maanta ay tahay maalin tacsi qaran.
  21. DEG DEG: Meydka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Loo Qaaday Gaalkacyo Ka Dib Markii Salaadii Janaasada Lagu Dukaday Comments (0) | Write Comment Muqdisho (RBC Radio) Alaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa meydkiisa waxaa salaadii janaasada lagula dukaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Salaada Janaasada ayaa waxaa ku dukaday masuuliyiinta ugu saraysa dowlada KMG Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha dowlada KMG Raysal wasaaraha Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada. Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay warbaahinta Salaada janaasada ka dib ayaa waxa uu sheegay in uu ilaa hay kaga baryayo in uu janadii Fardowsho ahayd uu ka waraabiyo. Intaasi ka dib ayaa maydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Meydkiisa waxaa loo qaaday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug halkaasi oo lagu aasi doono. Masuuliyiin ka tirsan dowlada oo ay ka midyihiin gudiga qaban qaabada Aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa horay u sii raacay diyaarada lagu qaaday Meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  22. Gen. Siciid Dheere oo ka hadlay Taariikh Nololeedkii Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed.DHEGAYSO Taliyaha ciidamada difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Xirsi) ayaa maanta 23.March 2012 xarunta madaxtoyada Garowe saxaafada wax uga iftiimiyey taariikh nololeedkii Alaha u naxariistee Col.Cabdulaahi Yuusuf Axmed madaxweynihii hore ee Somalia. Taliyaha oo in badan ka soo dhinac shaqeeyey Marxuumka kana og taariikhdiisa ayaa ku bilaabaya tababarkii ciidan uu dalka Talyaaniga u aadey iyo kaalinta koowaad uu ka galay dhamaadkiisa. Xilalkii kala duwanaa uu ka soo qabtey dowladdi Somalia ,isku dhicii nidaamkii Siyaad Barre ,xarigiisi ,jabhadii SSDF,khilaafkii Mingiste Maryem boqorkii Ethiopia ,xarigiisi mar labaad ayuu dul marey taliye Gen.Siciid Dheere. Alaha u naxariistee Col.Cabdulaahi Yuusuf Axmed lagu masoo koobi kari halkan ,waxana buuxsamaya buugaag iyo bogag badan ,waxana si weyn loogu xasuusta Puntland iyo madaxtinimadiisi xiliga uu hayey oo nabad ,kala dambeyn iyo horumarba lagu tiigsadey ,islamarkaasina bilow u ahayd halkan aan maanta gaarsiisanahay. Dowladda Dhexe ee Somalia oo fadhiid ahaan jirey islamarkaasina magic u yaal ahayd ayuu arintaasi qaadan waayay waxana uu noqdey madaxweynihii ugu horeyey ee Somalia tan iyo burburkii oo Villa Somalia dib ugu laabta kana hawgala. Nidaamkii dowladnimo ,ciidamada oo uu u roonaa ,taageero beesha caalamka iyo ka sifeynta dalka xiligaasi midowgii maxaakimta oo bilow u ahaa argagixisada AL-shabaab ee haatan Somalia gabalkeedu dhacayo ayuu ka hirgeliyey Muqdisho. Waxa uu ahaa nin kalmadiisu adagtahay,balanqaadkiisa la fuliyo,cidna aysan kada hadalin ,waxa u dhega nuglaa odayaasha dhaqanka ,waxa uu daryeeli jirey maatada ,waxana uu soo dhaweysan jirey cadowga si uu uga dhigto saaxiib. Alaha u naxariisto Cabdulaahi Yuusf Axmed halyey Soomaaliyeed ayuu ahaa. Halkan ka dhageyso codka Taliyaha ciidamada Puntland Gen.Siciid Dheere http://mareeronews.com/wp-content/uploads/2012/03/Gen-Siciid-Dheere-oo-ka-hadlaya-Taariikha-Cabdulaahi-Yuusuf.mp3
  23. Wasiirka warfaafinta Puntland oo ka hadlay geerida Madaxwayne C/laahi Yuusuf Axmad Rabi ha u naxariistee waxaa guud ahaan dalkeena Soomaaliya laga hadal hayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi madaxwaynihii hore Dowlada KGM Somalia, Mudane Cabdilaahi Yuusuf Axmad ,iyadoona tacsiyo kala duwan loo dirayo eheladii uu ka dhintay . Maantana waxaa saxaafada magalada Garoowe kula hadlay wasiirka warfaafinta dowlada Puntland Mudane Axmad Cali Askar.wuxuna sheegay marka hore inuu tacsi u dirayo dhamaan ehelkii uu ka baxay Mudane Cabdilaahi Yuusuf Axmad oo magac iyo miisaan siyaaseed ku lahaa dalka soomaaliya. Wuxuuna sheegay Axmad Cali Askar Murxuum Cabdilaahi in aas qaran loogu samayn doono magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug,isla markasna lagu aasi doono Puntland,wuxuna intaasi ku daray mudane Cabdilaahi Yuusuf inuu taariikhda soomaaliyaa meel wanaagsan ka gali dooni lana xasuusan doono waxyaabihii uu kasoo qabtay dalka soomaaliya. Dhinaca kalena xafiiska dunidaonline ee magalada garoowe waxaa tan iyo waqtigii uu geeriyooday Cabdilaahi Yuusuf Axmad soo gaaraya warqado tacsi ah oo loo jeedinayo eheladii uu ka dhintay murxmuum Cabdilaahi Yusuf Axmad,waxayna umada soomaliyeed ugu baaqeen in la iska cafiyo mudane allena looga baryo inuu janadii ka waraabiyo. Isku soo wada duubaa maalintii shalay madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr,Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole ayaa ku dhawaaqay in aas qaran loo samaynayo Cabdilaahi Yuusuf.3-barina calanka hoos loo dhigayo si shacuurta dadka loogu muujiyo in loo tacsiyadeeyay. Cali Cabdicasiis Ducaale (Fantastic) Dunidaonline-Garoowe