Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. This is a serious question and I want to know as all of you have come to see Puntland grow over the years what do you think of the state development rates and do you think iback in 91 that Puntland would even be here today let alone prospering? Did this Man Pull off The Unimaginable
  2. Boosaaso ( APL ) : Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa la fuliyey dhismayaal caawima ah oo loo dhisay Dadka Danyarta iyo Barakacayaasha ee magaaladaas,waxaana munasabada furitaanka guryaha kazoo qaybgalay masuuliyiin ka socotay maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Hay,adda NRC . Hay'ada NRC ayaa qaar kamida dadka danyartaa ee ku nool duleedka Magaalada Boosaaso deegaanada dadka Barakacayaashaa ku wareejisay Guryo ka samaysan Jiingado kuwaas oo loogu tala galay in lagu badalo Hoy dayacan oo ay ku noolaayeen. Dadka Barakacayaashaa ee ku sugan Magaalada Boosaaso deegaanada loo barakacay ayaa waxaa ay ku nool yihiin guryo ka samaysan Cooshado kuwaas oo halis u ah Gubashada,awoodna ay u malayn in dadka ku hoos nool uu ka kaafiyo inay isbadbadalka Cimilada Boosaso kaga baxaan. Franc Misidor oo ah Madaxa NRC Puntland ayaa sheegay in Qoysaska ay hay,addu u dhistay Guryahan ay tiradoodu dhantahay 1,231 Qoys oo kamida dadka kazoo barakacay Gobolada Dhexe ee soomaaliya, kuwaas oo aan gabaad wanaagsan ku haysan halkii ay hore ugu noolaayeen. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Bari Yuusuf Muumin Bide ayaa uga mahadceliyey dhismahaan madaxda hay,dda NRC oo uu sheegay in ay ahmiyad wayn u leedahay arintaan guud ahaan dadka soomaalida ah ee ka faaiidaystay ,waxaa sidoo kale uu gudoomiyuhu xusay in Goobaha Barakacayaasha oo inta badan ka dhisnaa ay xiliyada dabayluhu dhacaan uu dab absanjiray tasoo looga gudbay dhismayaal ka duwan oo ay hirgalisay hay,adaani. Caasha Cali oo kamid ah dadka Marshuucaan ka faa'iidaystay ayaa sheegtay in ay baahai weyn u baahnayeen adeegyada ay ka midyihiin Biyo ,Cunto iyo Hoy ay ka galaan qoraxda kulaylka iyo Roobabka. "Waxaan u baahanahay in nala siiyo Biyo iyo cunto & bacaha laga hoos galo cirida,waxaan codsanaynaa in hoyga nala siiyay lagu dhajiyo safiito Madaama Magaaladan ay tahay mid kulul". Dadka barakacayaashaa ee Boosaaso ku sugan ayaa sidoo kale sheegay in guryahaan ay hakinayaan gubashada ka dhacda kaamamka wakhtiyada dabayshu ay ka kacdo Magaalada Boosaaso ayna ku basbeeli jireend iyo duunyo badan . Dhismayaashaan ka samaysan Jiingada ayaa waxa ay yihiin kuwo xiligaan oo kulaylaa aaan dadku ku dhexnoolaan Karin iyadoo Boosaaso ay tahay meel cimiladeedu inta badan tahay meel kulayl xigeen ah,waxaana ay dadka dhismahan helay ugu baqayaan hay,adda Gacanta ka gaysatay iyo Maamulka Puntland in laga caawiyo hrlitaanka biyo nadiif ah. Xafiiska Wararka All-Puntland Boosaaso
  3. This is wat you can aptly call a nation at work in every sector of society it don't matter if your resident from other regions of somalia or if your an IDP or if your a citizen. It doesn't matter if your teacher, police, army, politician, business man, religious cleric, labourer, educated elite. It doesn't matter if your in major cities or remote towns(off road projects) Its a nation at work in every sector of society. Wa arin lala yaabo
  4. (Sawirro) Xarunta GECPD oo Shahaadooyin iyo abaalmarino guddoosiisay arday ka qalinjabisay Farayaamada iyo Farsamada Birta. Posted by Pi G 2 on April 19th, 2012 Gaalkacyo (puntlandi.com):- Xarunta Nabadda iyo horumarinta Waxbarashada Gaalkacyo ee GECPD ayaa Shahaadooyin iyo abaalmarino guddoosiisay 40 arday oo ka qalinjabisay Koorsooyinka Farayaamada iyo Farsamada Birta. Ardaydan ka qalinjabisay Koorsooyinka Farayaamada iyo Farsamada Birta ee xarunta GECPD ayaa dhamaantood ahaa Wiilal, waxaana mashruucani maalgalinayay hay’adda UNHCR iyo Dawlada CANADA, Dhamaan ardaydani faa’idaystay koorsadan ayaa ah dhalinyarada barakacayaasha ah. Xarunta GECPD waxay soo bandhigtay Waxqabadkii ardaydan intii ay tababarkan ku jireen iyo Alaabtii ay sameeyeen oo ahayd mid aad u qurux badan muujinaysana khibrada dheeraadka ah ee ay ardaydu ka heleen tababarkan isuguna jirtay, Santuuqyo, Dhar, Ganjeelo, Daaqado, Adeegyada Farmaajada. Munaasabadii guddoonsiinta Qalabka iyo abaalmarinta ardaydan waxaa ka soo qaybgalay Wakiilo ka socda hay’adda UNHCR iyo Dawlada CANADA, Maamulka iyo Macalimiinta xarunta GECPD, Waalidiinta ardayda iyo marti sharaf kale oo farabadan. Dhamaan Masuuliyiintani oo Munaasabadan ka hadlay waxay aad ugu dheeraadeen muhiimada ay leedahay farsamada gacanta ee dhalintan lagu tababaray iyo dadaalka dheer ee ay xaruntu ku bixisay iyadoo kaashanaysa hay’adaha Caalamiga ah. Masuuliyiintu waxay dhalinyarada kula dardaarmeen in ay farsamadan la baray ku shaqaystaan islamarkaana ay uga faa’ideeyaan deegaanka iyo dadkaba. Koorsadani oo socotay mudo 6 bilood ah ayaa ka mid ah dadaalada xarunta GECPD ay kor ugu qaadayso xirfada gacanta ee dhalinyarada Soomaaliyeed. Daawo Sawirrada:-
  5. What does this image say. Simply says: Im a Puntlander
  6. king why u always hiding from this? What sort of design should Puntland parliament take? take into consideration its 500 seating capacity. I think something like that inside could work Put a nice dome style roof with lights on it. Then do the qalabaynta with the seating as with iraq parliament but rather then go in a circle lik iraqs have ours go vertical as in this picture. Next to Isimo Quarter. Have Press Quarter and public gallery. Totally wicked then I think
  7. King you get excited when you hear Bosaso dont you
  8. Some people are talking about Bosaso using cobblestone as roads. Lol maseer idin dishay nugga thats just our footpaths, we know its your road-systems Next huge palm trees lining up ku dhimo waryaa
  9. Yo kingy Golis and Iftin and Tawakal towers are going up look forward to more additional glass towers in the Central Business District of Bossaso the CBD. Looking extremely forward to qalabaynta of parliamentka at garowe and the finish up job. Can't wait to see the final product. Loving super highways in Bosaso wheres yours. Your cities are behind
  10. Boosaaso [RBC Radio] Shabakadda Raxanreeb ayaa Akhristayaasheeda dal iyo dibada ku kala sugan waxa ay Usoo bandhigaysaa Sawirro Xiisa gaar ah leh kuwaas oo ka Turjumaya Xaalada dhabta ah Shacabka reer Boosaaso ku sugan yihiin haddey noqon lahayd, bilicda iyo dib u dhiska Suuqii gubtay, Samaynta wadooyinka laami ah iyo arrimo kale oo farabadan. Hadda Sawirradan ayaa mid mid uga Turjumaya Xaaldda markas taagan, iyadoona dadku ay ka muuqato hidadiilo wanaagsan xili lagu guda jiro wakhti kulayle ah haddana Ganacsigu waxa uu ku socdaa magaalada Boosaaso si xawli ah…….Ka boggosho wacan.
  11. No more pledges italy and turkey PUT UP OR SHUT UP
  12. BREAKING NEWS!!..New constitution of Puntland unanimously approved. Posted by pi English on April 18th, 2012 Garowe(Puntlandi)—New constitution of Puntland was unanimously approved on Wednesday by representatives from across Puntland , Puntlandi Learns. Referendum conference on the constitution which has been continuing at Puntland’s parliament house in Garowe ended today after great majority of envoys voted for “ YES”. 477 out of 480 envoys vote for “ YES” to the constitution and six voted “ NO” , “This was great achievement of Puntland”, says interim committee of election.Almost all representatives from Puntland regions voted YES:- • Bari : 92 Yes :1 No • Mudug: 51 Yes: 2 No • Nugaal: 53 Yes: 0 No • Sanag: 84 Yes : 2 No • Sool: 83 Yes • Puntland Gov. 99 Yes: 1 No • Punsaa 05 Yes • Diaspora 05 Yes Celebrations and jubilations followed immediately after referendum committee announced the result. Mohamed Hassan Barre , Head of election committee says this achievement comes after hard work and commitment by Puntland people. From today onwards, Puntland has new functioning constitution which allows multi political parties and democratic elections. Puntlandi.com
  13. Politically and Stability wise somaliland is ahead of Puntland. Economically and Military no!!!! Somaliland started in 91 and Puntland in 98, yet if we examine how much somaliland did in 14 years and compare what Puntland has done you will see the huge difference. For god sakes a state is joining opec status and injecting billions of dollars into economy while another is living off remittance!!! But when all is said and done and the oil exports start then puntland is really playing ball game with dubai and its no more somaliland iyo puntland sheeko but puntland iyo dubai ayaa tartan ku jiro
  14. A 3 way battle between The Federalists versus the Islamists versus the Seccessionist. NO HOLD BARRED, FALLS COUNT ANYWHERE. WINNER TAKES ALL
  15. Madaxweynaha Puntland oo la kulmey Michael Hasenau 16 Apr 16, 2012 - 2:07:20 AM GAROWE ONLINE Madxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa 15,April 2012 la kulmey ku xigeenka safiirka u qaabilsan Germany dalalka Kenya iyo Somalia Mr. Michael Hasenau. Kuxigeenka madaxweynaha Gen.Cabdi samad Cali Shire,Wasiro ka tirsan xukuumada ,taliyaasha booliska & asluubta ,agaasimayaal ayaa dhinaca Puntland ka qaybgalay kulanka safiirka iyo madaxweynaha halka dhinaca kale ay joogeen xiririyaha Qaramada Midoobey la dagaalanka burcad badeeda Mr.Alan Cole ,la taliyaha saxaafada UNODC Weyne Miller iyo Eng,Trevor Sway madaxa waaxda dhisitaanka hayada UNOPS. Ujeedka socdaalka ayaa ilo wareedyo u dhuun daloola booqashada u shegeen Garowe Online sidii Germany dhaqaale ugu bixin lahayd barnaamijka la dagaalanka burcad badeeda. Labada dhinaci waxay ka wadahadleen burcad badeeda sidii loo so afjari lahaa ,iyadoona madaxweynuhu uga mahdceliyey Germany dadaalka ay wado ee la dagaalanka burcada. Waxay booqdeen hoolka barlamanka Puntland oo ay ku shireyso ergada ansixineysa dastuurka Puntland. Maantana 16,April 2012 waxay booqasho iyo kormeer ku tageen halka laga dhisayo xabsiga Garowe iyo wasaarada cadaalada Puntland waxana sidoo kale tageen xabsiga dhexe Garowe kaasi oo ay ku xiranyihiin burcad la xakumey. Halkan ka daawo sawirada Kulanka Safiirka iyo Madaxweynaha Puntland
  16. cant wait to see it completed and modernized Oh yeah i love the banners keep that. But lets drop the writing on the wall plus we should make this barrier in puntland colour glass Totally feeling the isim quarter, they need to make the barrier glass preferrably in puntland colors Can't wait to see the party names replace this and obviously official interior design
  17. King lets the get the interior right on the parliament And it will be like this A nice dome shape across the roof, rip out the fans and place air conditioners on 4 sides of the parliament, Nice windows no need for curtain if you have tinted windows, and finally qalabaynta is all is needed. That shouldn't take too long!!!!
  18. Safiirka Jarmalka ee u qaabiæsan Soomaaliya oo Puntland ku yimid Safar aan horay Loo shaacin. Posted by Pi G 2 on April 16th, 2012 Garowe(Puntlandi.com):- Safiirka Jarmalka ee Wadanka Kenya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Safar aan horay loo shaacin ku yimid Magaalada Garowe ee xarunta Dawlada Puntland maalinimadii shalay ahayd. Wafdigu markii ay soo gaareen Magaalada Garowe waxay kulan la qaateen Madexweynaha Dawlada Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuuf Faroole iyo xubno kaloo ka tirsan Dawlada, waxayna ka wada hadleen arrimo farabadan oo la xiriirta horumarinta iyo Burcad badeeda. Sida ay noo xaqiijiyeen Ilo xog ogaal ah oo shirkan goobjoog ka ahaa Labada dhinac waxay aad ugu dheeradeen arrimaha burcad badeeda iyo Ladagaalankooda, waxayna isla meel dhigeen qodobo farabadan oo dhamaantood ku salaysan la dagaalanka Burcad badeeda, goobaha lagu xiro marka la soo qabto ama la maxkamadeeyo iyo arrimo kaloo farabadan. Kulankan Wafdiga Jarmalku ay la qaateen Madexweynaha Puntland oo ahaa mid Saxaafadu aysan goobjoog ka ahayn hadana sida aanu xogta ku helayno maanta wafdiga Jarmalka iyo Madexda Dawlada Puntland oo uu ka mid yahay Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka Bada iyo La-dagaalanka Burcad badeeda Puntland Eng.Siciid Maxamed Raage oo wada jira ayaa waxay booqanayaan Xabsiga Cusub ee laga dhisayo duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland halkaas oo la filayo in ay burcad badeedu qayb ka noqoto Dadka lagu haynayo. Lama shaacin mudada safarka Wafdiga Jarmalka ee Puntland ay qaadanayso waxaase la filayaa in ay gabagabada booqashadoodan iyo kulamada ay Madexda Dawlada la leeyihiin Saxaafada la hadlaan islamarkaana ay ka warbixiyaan ajandaha guud ee Imaatinkooda. www.puntlandi.com
  19. kingofkings;818841 wrote: osman, i'm waiting for the official photos/video. keep updating us on the historic day for PL and PLers. I just posted the photos