Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. his not bad guy abdiqeybdiid my dad is close friends with him
  2. Cabdiqeybdiid oo u sharaxan xilka Madaxnimada Maamulka Galmudug Updated:- 46 mins ago| 0 Commnets Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo hore Wasiir macdanta iyo biyaha ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya u soo noqday ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynenimada Galmudug. Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa hadalkaasi kaga dhaawaaqay koofurta Magaalada Galkacyo xili uu kulan la lahaa wax garad ka soo jeeda Beelaha ku abtirsado Maamulka Galmudug. Cabdiqeybdid ayaa balan qaaday hadii uu ku guuleesto xilka Madaxtinimada Galmugud in uu xooga saari doona siduu u balaarin lahaa Maamulka Galmudug iyo in uu ka shaqeeyo Amaanka deeganada Galmudug Maamulka Puntland ayuu sheegay Mr. Cabdiqeybdiid in uu la yeelan doono xiriir Wanaagsan oo derisnimo ah. Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa hore waxa uu igu mid ahaa qab qablayaashii Magaalada Muqdisho ugu caansanaa. Xaawo Cisman Nadiir Horseed Media-Muqdisho
  3. There is no qardh-hargeisa agreement. Total nonsense about ceel-afweyn.
  4. Everyday at 11:00 at work my morning tea consists of This cake While washing it down with I usually get it all from a local cafe near my work. AHHHHHH is that life
  5. I wanna see if your cities have such greenery? sheekadi puntland waxba kama bixi karto way beenoowday dhulka hala beerto waa billahi towfiq. Amazing Puntlanders are farming in the most driest region in Somalia yet you guys are starving in the most fertile. Something is totally wrong here
  6. Boosaaso : Faahfaahin ku saabsan Dilkii Sarkaalka Sarcen. 28 April 2012 Boosaaso (APL ) : Sarkaal ka tirsan tababarayaasha ciidamada Badda Puntland ayaa shalay galinkii Dambe uu toogasho ku dilay mid kamida ciidamada tababarka ku jiray ee deegaanka Timirshe ee aan ka fogayn degmada Isku shuban. Sarkaalkaan ayaa asal ahaan kasoo jeeda dalka koonfur Afrika deegaanka Lagu dilay ayaa magaalada Boosaaso u jira 160 km aadna ugu dhow degmada Isku-Shuban. Ninkaan ayaa dhowr xabadood ka haleeleen madaxa iyo xabadka waxaana islamarkiiba uu ku geeryooday goobtii iyadoo Maydkiisa lagu soo qaaday diyaarad nooca yar yar ah. Waxaa dilkaan lagu tuhmayaa mid kamida ciidamada Dawladda Puntland kaas oo aan ilaa hada magaciisa la cayimin, waxaana sidoo kale loo xiray kiiskaan 40 askari oo ka tirsan ciidanka Badda. Ilaa hada waxaa socda baarista la xiriirta dilka sarkaalkaan,Sarafkoodana saraakiisha howlgalka Saracen ee tababarka u wada ciidamada Badda Puntland kama hadlin dilka Sarkaalkan. Dilkaan ayaa ka dambeeyay qaadasho la'aan amar loo soo jeediyay askariga ka dambeyay dilka sarkaalkaan ka tirsanaa howlgalka Sarcen . Howlgalka la magic baxay Sarcen ayaa dalka Soomaaliya ka bilowday sanadii 2010 waxaana markii dambe loo soo wareegiyay Deegaanada Puntland kadib hishiiskii la dagaalan burcadbadeed. Xafiiska Wararka AllPuntland Boosaaso
  7. I warn Saracen to behave in puntland in a way that is appropriate or else situations like this are inevitable. Even though I think the Puntlander soldier over-reacted but there has been rumours surfacing about saracen officers behaving in dictatorship fashion and slapping trainees. There needs to exist mutual respect between the trainees and trainors or these sorts of thing will escalate into a violent situation. Please note Saracen: Puntland is a nomadic society no man can harm another man here without a fight. This is the culture and tradition of the people and saracen needs to behave in way that is mutually respectful or pay the heavy price. Do not think your not expendable because Puntland can source other trainors to fulfill the training requirements of the marines that you guys are being paid very well for. And the funding is not coming from you guys but dubai you guys are just there for one thing to do the training. Stick to it and respect the local traditions and cultures of the land or else we will find someone else that can.
  8. Meydka Sarkaalkii u dhashay dalka Mareykanka ee lagu diley Gobolka Bari oo lagu wado in Maanta Jabuuti la gaarsiiyo April 28, 2012 // diyeeshe // News Isku shuban(PV):- Waxaa Duleedka Degmo xeebeedka isku shuban lagu dilay sarkaal u dhashay Dalka Mareykanka kaasooi ka tirsanaa Shirkada qaabilsan dhinaca ammaanka iyo tababarka ee SARACEN. Dilka sarkaalkaan ayaa la soo sheegayaa inay timid kadib markii ay is afdhaafeen ama murmureen askari ka tirsan la dagaalanka burcad badeeda Dowlada Puntland xili sarkaalkaasi uu u ahaa tababare,isku dhaca ayaa yimid in sarkaalka ajnabiga ah ee u dhashay mareykanka uu si aad ah uga carooday markii ciidamadu ninka wax dilay ay ku jireen ay xerada ka baxeen iyagoon la socodsiin sarkaalkaasi. Sarkalka Mareykanka ayaa la sheegay u gacan qaaday askarigii Soomaaliga ahaa isagoo dharbaaxo ku dhiftay taasina waxay soo dedejisay inuu rasaas ku furo sarkaalka oo halkaasi ku dhintay. Wararkii ugu danbeeyay ee aan heleyno ayaa sheegaya in sarkaalka la dilay oo isla dhalay galab markii la dilay la gaarsiiyay magaalada Boosaaso lagu wado in maanta loo sii duuliyo dalka Jabuuti. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay madaxda Dowlada Puntland iyo Dowlada Mareykanka kaasoo looga hadlayo dilkaasi sida lama filaanka ah ku dhacay.; puntlandvoice.com
  9. Just because your puntland soldier doesn't mean you get away with impunity. Let this serve as a warning to all serving men and women that gross misconduct under the auspice of wearing the uniform will not be tolerated or accepted and you will be punished accordingly. The uniform or badge in the state doesn't give you the right to run wild!!! Me a Citizen, An IDP, a Resident, Interstate Traveler, a Foreigner all share the same rights under our constitution to be treated with respect, equality and humility. Me and Xaji Xunjuf, JB, CHE, Rudy, Relentless may have differing opinions but we have the right in Puntland to express those opinions without fear of retialiation. There is an effective govt here
  10. GAROOWE : Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun kala duwan ku ridey Askar ka tirsan Ciidanka Puntland April 28, 2012 10:44 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Garoowe:-Maxkamada Ciidanka Puntland ayaa maanta xukun kala duwan ku riddey 3 Askari oo tirsan Ciidanka Puntland kuwaas lagu heley dambiyo kala duwan oo isugujira Kufsi, lunsasho qori iyo shaqo gudasho la’aan. Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidanka Puntland Cabdikariin Xasan Firdhiye ayaa waxa uu sharaxey magacyada Askarta, meelaha ay ka tirsan yihiin, dambiyada ay geleen iyo waliba inta lagu kala xukumey. Maxamuud Cabdiraxmaan ciusmaan Boolis ka tirsan Saldhiga dhexe ee Garoowe waxaa lagu helay Kufsi waxaa lagu xukumey 7 sano oo xarig ah. Axmed Daahir Buraale oo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaa Saldhiga dhexe ee Garoowe waxaa lagu heley shaqo gudasho la’aan waxaa lagu xukumey 2 sano oo xarig ah. Aadan Cabdilaahi Guuleed Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland waxaana lagu soo eedeeyay in uu gatey qori ay Dawladdu leedahay waxaana lagu xukumey 1 sano oo xarig ah. Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidanka Cabdikariim waxa sheegay in baaritaan dheer la sameeyay oo la xaqiijiyay in dhamaman Askartan ay galeen dambiyada lagu xukumey. Puntlandpost.com
  11. Where in bosaso are you my friend. Lets meet up at the village
  12. King do you think Bosaso has become the leading city of Somalia in terms of kororka dhismaha?
  13. Whats ur suggestions king to add to the city. I know somalia wants to see more trees. I want to see more glass towers in the cbd areas of the city and the airport completed. What do you want to see? Please do not state things that area already being worked on like the port, roads, etc. We will wait till that completes before suggesting if it needs to continue more or is good enough.
  14. This is a victory for IDPs in Bariga Bossaso Settlement,” shouted Mohamed I agree it is victory for the IDPs but more so a victory for Residents and Citizens alike in the city. Bosaso is for all of us, lets make it the best city in East Africa. Guess what's coming soon? Renovated and expanded Bosaso port plus an excellent city wide road paving project. Guul iyo Gobanimo
  15. Fastest growing city in Somalia is Bosaso and is even mentioned as one of the east african cities on the rise. Wax lagu saqajamo iyo wax kale kala baro
  16. kingofkings;823876 wrote: Bosaso :cool: I am so excited like a kid with candy
  17. Thats garbage, its NOT mogadishu . Its way off somalia borders the red mark and closer to tanzania
  18. This thread is to discuss if Bosaso is the leading city today in Somalia. Please drop your clan cards and nonsense and assess based on MERIT.