Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Bosaso is a commercial city where all somalis live and work peacefully, if people like you didn't go around trying to give puntland a bad name then people like that awesome kid from germany wouldnt need to prove how peaceful puntland truly is for non puntlanders who live in Bosaso and prosper
  2. Xaaji Xunjuf;829322 wrote: Dr osman the guy is not from Hargeysa ,, in hargeysa they don't say waan gada they say waan ibiya. xaji his hargeisa accent is obvious at the 10:10-10:20 mark....if that is not hargeisa accent then I dont know what is
  3. Watch the lady who said she is from medina mogadishu at the 55 mark till 1:42 mark and the hargeisa guy is obvious at the 9:21 mark...especially when he yells dee at the 10:10-10:20 mark
  4. There is some minor issues with a few critical articles in the constitution which has been tampered with by a frew corrupt individuals who I will not name!!! Those articles will be rectified and Puntland will sign off on the ratification process for the historical somali FEDERAL constitution!!! Corrupt individuals in mogadishu are also tampering with the isimo because they have no shame!!! Puntland is not an obstacle to peace those individuals in mogadishu and they know who they are get your act together and stop being an obstacle to peace!!!
  5. Garowe council says NO MORE you thugs who want to cause environmental damage and health hazards in one of the best urban planned cities of Somalia. This city is on the move and the criminals will not take Garowe and make it they're toilet!!! This city has urban planning projects in place and is aiming at winning the most LIVEABLE city in Somalia award.
  6. GAROOWE : Xoghayaha Dawlada Hoose “Waan ganaaxnaa dadka Wasaqda ku shuba Waddooyinka” May 10, 2012 11:53 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Print Garoowe:-Magaaladda Garoowe ayaa todobaadkan waxaa ka da’ay roob si weyn loogu diirsadey kaas oo si wanaagsan u da’ay iyada oo aysan ka dhalan wax dhibaato ah, hase ahaatee, roobkan ayaa waxa uu magaaladda waddooyinkeeda kaga tagey biyo aad u badan kuwaas oo inta badan magaalada dhex ceegaaga, waxaana biyahaani ay isku badaleen kuwo wasakheysan oo uraya iyada oo ay ugu wacan tahay dadka ku dhaqan magaaladda oo caadeystey in ay cuntada haraaga ah iyo biyaha wasaqda ah ay ku shubaan waddooyinka. Xoghahayaha Dawladda Hoose ee Garoowe Qaasim Maxamed Cabdi oo Puntlandpost xafiiskiisa ku booqatay ayaa waxa uu sheegey in ay dad badan ganaaxeen kadib markii ay ku caddaatey in ay biyo wasakheysan ku shubeen waddooyinka, waxa uu sheegay in dadka ay in badan kala hadleen in waddooyinka aan lagu shubin biyo wasakhaysan oo ay dadku isticmaalaan bullaacaddo. Xoghayahu, waxa uu sheegay in aysan magaalada oo dhan aysan ilaalin karin balse ay u sameeyeen Waax gaar ah oo qaabilsan Fayadhowrka kuwaas oo uu sheegay in ay si wanaagsan u shaqeeyaan, waxa uu yiri anaga waan dadaalnaa laakiin dadka ku dhaqan magaaladda ayaa looga baahan yahay in ay masuuliyadda kowaad qaadaan. Puntlandpost, oo weydiisey Xoghahaya tallaabada ay iminka qaadayaan maadaama ay biyo wasakheysan dhex ceegaagaan magaaladda ayaa waxa uu yiri tilaabo degdeg ah ayaan qaadaaneynaa waxaana ku dadaaleynaa in aan magaaladda nadiifino, waxa uu sheegey in ay mamnuuceen in ciid lagu shubo waddooyinka, balse, waxa uu sheegey in ay u sameyn doonaan biyo rog. Magaaladda Garoowe ee Caasumadda Puntland ayaa waxay caan ku tahay waddooyin qurux badan kuwaas oo inta badan dadka ku dhaqan magaladda ay ilaashaan iyada oo maamulkuna qaarkood uu dayac-tir ku sameeyo islamarkaasna uu baneeyo kuwo xirmey, hase ahaatee, arintan biyaha wasakhda lagu shubbo waddooyinka ayaa waxay tahay arin calaamad u ah waaya-aranimo-xumida iyada oo ay ka dhalan-karaan cudurada sida degdeg ah u faafa oo galaafan-kara nolosha dad badan oo ay ka mid yihiin kuwa caadeystey in wasakh ay ku shubbaan waddooyinka dadka ka dhaxeeya. Puntlandpost.com Qaasim Maxamed Cabdi Xoghayaha Dawladda Hoose
  7. 82 days left till the big bash when Puntland and it's people goes all out for the big ONE FOUR. I hope Puntland doesn't put you in it's advertisement and media team king you just don't know how to sell!!!
  8. kingofkings;828430 wrote: Bosaso; financial capital of PL :cool: come on kingy you could do better then that!!! show the REAL bosaso or maybe dont it might hurt some people
  9. Of course I want too do a ku dayo on it. Its good project and im happy for the people of mogadishu but there is no reason why bosaso police has to be crippled like the way it has been as of late. We really need to rejuvenate our metropolitan police stations and officers around the state. I want the best for our police force lakin waxan oo kale waa unacceptable from this great state. We can do much better then this It looks more military like then police. The Dr calls on for better inventory the police forces of puntland. It's not that much to get a couple of thousands of police uniforms for our metropolitan police and upgraded police stations Dont get me wrong I think the military colours are correct and very suited to puntland terrain which is arid-scrub so the uniforms and vehicles will camoflauge in scrubs Plus these uniforms work well for these sorts of environment and provide camoflauge Imagine shooting from this position with the above camoflauge uniform in the desert or scrub-land u automatically have a an advantage before the war begins especially long-distance. anyways im kinda of like this at the moment so let me be
  10. Good on Puntland for this initiative this will be something this govt will definitely be remembered by. Puntland road safety is a paramount priority we just have way to much traffic and business flowing in the state accident is naturally high due to such volume but this initiative will definitely bring back sanity and order to the roads of puntland. This a long awaited initiative and has put other somalis in the dark ages when puntlanders talk about their road systems
  11. Dowlada Jaban oo Kuwareejisay Gawaari iyo Qalab Kala Duwan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed(Sawiro). 08/05/2012 | Filed under: Somali News | Posted by: Saacid Yare Isniin May, 07, 2012 Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lagu qaado ah iyo jaakadaha laga xirto xabadda ( Bullet Proof Jackets ) iyo koofiyadaha aan xabadu karin. Ugu horayntii waxa kahadlay xafladii lagu wareejinayey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalyeed Gen. Shariif Shiikhuna isagoona uga mahad celiye deeqdaan balaaran dowlada Jaban, waxaana uu u xusay inaysan ahayn deeqdaan tii ugu horaysay oo ay kahelaan dowlada Jaban oo ay sidoo kale qayb libaax kaqaataan mushaaraadka ciidanka iyo qalabayntoodaba isla markaana ay rajaynayaan in deeqdaana aysan noqon doonin tii ugu danbaysay, Gen. Sheekuna waxaa uu sheegay in qalabkaan lagu wareejiyey uu waxbadn kabadali doono tayeenta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed siina laba jibaarayaan dadaalkooda ku aadan soo celinta nabada iyo kala danbaynta. Waxaana isna xaflada kahadlay Safiirka Jaban ufadhiya dalka Kenya Amb. Shahisa Takeda isagoo sheegay inay tahay markii ugu horaysay oo uu yimaado magaalada Muqdisho aadna ugu faraxsanyahay so dhaweynta loo sameeyey, waxaa kale oo uu sheegay in Shacabka Jabaan deeqdaan ay katimid uguna tala galeen inay ku caawiyaan walalahooda Soomaaliyeed siina wadi doonaan qalabaynta iyo dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliya dhawaana ay soo gaarsiin doonaan qalab kala duwan. Sidoo kale waxaa khudbad kajeediyey wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane. Cabdi Samad Macalin Maxamuud isagoo dhankiisa sheegay in deeqdaan katimid shacabka iyo dowlada Jaban ay sare u qaadi doonto awooda ciidanka Booliska una sahlayso in Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed wax weyn kusoo kordhiyaan sugida nabadgalayada. Ugu danbayntii waxaa goobta ka kahadlay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas waxaana uu mahadcelin baalaran u jeediyey Dowladda iyo Shacabka Jaban waxaana uu sheegay Ra’iisul Wasaare Gaas in Dowlada Jaban ay mudo badan lagarab taagnaayeen taageero nooc kastaba leh, kana mid yihiin wadamadda ka caawiya dalka Soomaaliya taba barida iyo qalabaynta Ciidanka Booliska Soomaaliya. Waaxaa kale oo Ra’iisul wasaare Gaas kulan laqaatay safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Kenya Amb. Etiennia de Poncins waxaana Ra’iisul wasaaruhu uu hambalayo udiray shacaka dalka Faransiiska doorshadii ay doorteen Madaxweynahooda cusub Francios Hollande sidoo kale waxay kawada hadleen xariirka soo jireenka ah oo u dhexeeya labada wadan. ——DHAMAAD—– Diraac Salaad Fagaase Communication Director, office of the PM Mobile: +0025261-6084650 Mogadishu, Somalia. Bosaso Police War maxa naga khaldan?
  12. AUN...totally devastating news, one of puntland's true visionaries has left. This year has been a devastating year for the state and our people. His memory will forever remembered in the state. A Man of Progress has just exited and lets hope that vision of progress is stepped up to another notch for the memory of our beloved constitution minister
  13. Gaalkacyo : Xuska Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Aduunka oo Gaalkacyo ka dhacday(Sawirro). 02 May 2012 APL Gaalkacyo (APL ) : Xuskaan Maalintan oo ah maalin balaran oo laga xuso guud ahaan ayaa lagu abtay magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaana munasabadda soo qabanqaabiyey Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj oo kaashanaya xafiiska Qaramadda Midoobay u qaabilsan Siyaasadda Soomaaliya ee UNPOSS. Munasabadda oo ka dhacday Xarunta Nabadda iyo Dhalinyaradda ee Gaalkacyo ayaa waxaa kazoo qaybgalay Madaxda Ururka Nusoj, MAP ,MAG,Maamulka Gobolka Mudug,masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta puntland,Saraakiisha Xafiiska puntland ee UNPOSS iyo xubno ka socday ururada Bulshada Soomaaliyeed. Kulanka oo ahaa mid si weyn loogu muujiyey dareenka warbaahinta soomaaliyeed ayaa waxaa ugu horey goobta loogu duceeyey suxufiyiintii soomaaliyeed ee iyaga oo ku guda jira howlahooda shaqo ku dhintay iyo kuwii ku dhawacmay oo ay waxyeeleyeen shakhsiyaadka aan garanayn qiimaha wariyaha ayaa loo duceeyey in kuwii dhintayna ilaahay u naxariisto ,kuwa dhawaca ahna uu caafimaadsiiyo. Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj Burhaan Axmed Daahir ayaa qaatay hadalka waxaana uu jeediyey khudbadii sanadka ee Munaasabnadda waxaa uu gudoomiyuhu soo bandhigay dilalkii,Dhawacyadii iyo Tacadiyadii loo gaystay suxufiinta soomaaliyeed Sanadkaan oo uu xusay in la oran karo waa kii ugu waxyeeladda badnaa marka loo eego kuwii tagay. Gudoomiyuhu waxaa uu sheegay in maalintan oo loo asteeyey 3 May ,balse xafladaan ay ugu talo galeen in ay dhacdo labo maalmood ayna ka kala dhacdo Magaalooyinka Muqdisho & Gaalkacyo,isla markaana mid tan la mida ay ka dhacayso Magaaladda Mudisho maalinka bari ah . Burhaan ayaa sheegay in ay jiraan wariyaal ku waxyeeloobay qaraxii Tiyaatarka muqdisho kuwasoo intii cuslayd loo diray caafimaad dibadeed ,waxaa uu kaloo sheegay in ay jirto dhibaato guud oo haysata suxufiyiinta soomaaliya taasoo ah amaan xumo ,”waxaa jirta waxyeelayn loo gaysanayo suxufiyiinta waayo ma hubaysna ,waxaana leeyahay haloo dhabar adaygo adeega bulshada lo ohayo,koox iyo shakhsi yarna yaan loo baajin shaqada dadweynaha soomaaliyeed”. Ugu danbayn waxaa uu gudoomiyuhu sheegay in ururku ku dadaalayo sidii loo heli lahaa marxalad wax looga qabanayo sare u qaadida tayada mihnadda iyo sidii loo tayeyn lahaa suxufiyiinta soo koraysa ee soomaaliyeed. Siyaad Faarax oo ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Qaramadda Midoobay u qaabilsan soomaaliya qaybtiisa Xuquuqul insaanka ayaa isna jeediyey fariinta Maalinta safaaxadda Aduunka oo ahayd Badbaadinta Suxufiyiinta Aduunka iyadoo la baarayo Cida waxyeelaysa. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo munasabadda si rasmi ah u furay ayaa warfiyeenadda ugu hanbalyey sida soomaalinimada leh ee ay isu qareemaan isla markaana isaga warqabaan,waxaa kaloo uu sheegay gudoomiyuhu in ay warbaahintu tahay indhaha bulshada aana loo baahnayn in la waxyeeleeyo . Gudoomiyuhu waxaa uu ku booriyey warbaahinta in ay dhowraan jiritaanka dalka soomaaliyeed ayna iska dhowraan baahinta wixii kala kaxaynaya soomaalida. Xafladda ayaa Qaybteeda labaad ahayd Dood ku aadan Caqabadaha iyo dhibaatooyinka haysta suxufiyiinta soomaaliyeed & Sida looga hortagi karo ama looga gudbi karo. Munasabadda maalintaan ayaa maalinta bari ah ka dhacysa magaaladda Muqdisho . Xafiiska wararka allpuntland Gaalkacyo.
  14. Nugaal oo laga dhisayo 1,200 Guryo cusub May 4, 2012 // Warar Somaali Hay’adda Worldvision ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waday qorshayaal ay dhisme uga dhiseyso magaalooyinka Buurtinle iyo Garowe, kuwaas oo horey looga codsaday Hay’adda in ay xooga saarto dhismaha guryahaas mudo sanadkaan inta ka dhiman. 1,200 oo guri oo intooda badan la filayo in ay ka sameysnaan doonaan dhisme qolal yar yar oo jiingado ah ayaa hay’adda waxa ay mudo kooban gudihiis la filayaa in ay ka hirgeliso degaanadda nugaal. Cabdi Xirsi Qarjab Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa Saxaafadda u sheegay in dhismahaan yahay mid mudo dheer ay ku rajo weynaayeen in laga hirgeliyo degaanka isaga oo sheegay in dadka barakacayaasha la dejin doono qeyb ka mid ah dhismaha. “Dadka soo koonfurta ka yimi ayaa qeyb ka dejin doonaa, inta kalena waxaa siineynaa dadkeena dhibtaateysan ee aan haysan degaanka ay ku noolaadan.” Ayuu yiri gudoomiyaha. Dhowr jeer oo hore ayaa dhismayaal sidaan oo kale Hay’adda worldvision iyo kuwa kale ay uga fuliyeen degaanadda Soomaalida, waxa ay noqdeen kuwa dadka degan ay ku noolaan waayeen, iyadda oo taasi ugu wacan tahay dhismayaasha oo ka sameysan Jiingado taasina keeni karto in ay soo jiitaan jawiga markaasi jira. Puntlandnews-Garowe
  15. Buurtinle : 600 guri oo laga dhisayo 4 May 4, 2012 - 6:57:13 AM GAROWE ONLINE Wafti ay hogaaminayeen gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab ,Agaasimaha Guud ee barakacayaasha wasaarada arimaha gudaha Puntland Beexaani Axmed Bare,masuuliyiin ka tirsan Hayada World Vision ayaa maanta degmada Buurtinle ku dhagax dhigay 600 oo guri oo loo dhisayo dadka barakacayaasha iyo kuwa danyartaa ee ku nool halkaasi. Gudoomiyaha Degmada Burtinle Faarax Maxamud Jaamac Salwe ayaa goobta laga dhisayay guryahan hadal ka jeediyay,kuna soo dhaweeyay masuuliyiintii ka socotay Dawlada iyo Hayada World Vision wuxuuna mahad u celiyey haya'dan guryaha dhisaysa oo ku sheegay inay yahay mashruuc dhaxal gala oo laga faa'iidaysanayo. Intaasi ka dib waxaa dhismaha 600 ee guri ka kooban si wadajir ah u dhagax dhigay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali iyo Agaasimaha barakacayaasha wasaarada arimaha gudaha Puntland Beexaani Axmed Bare waxayna ku booriyeen dadka guryahan loogu talagalay inaysan iska dayacin. Ugu danbeyntii Radio Garowe ayaa makaroofanka la dhexqaaday barakacayaasha degmada burtinle ee loo dhisayo guryaha, waxayna dareenkoda ku muujiyeen sida ay ugu farax sanyihiin guryahan wax badan ka bedelaya noloshooda. Guryahaan laga dhisayo degmada Burtinle ee dadka barakacayaasha iyo kuwa danyarta ah ee ku nool degamadaasi ayaa sidoo kele haya'dan waxay kuwaas kuwo la mid ah waxay ka dhisaysaa Caasimada Garoowe. Halkan ka dhagayso warbixin uu Cawil Cali ka diyaarsahay xafladda http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/600_oo_guri_Burtinle_lagu_dhagaxdhigay.shtml