Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Carafaat;842501 wrote: creating livelihoods through entrepreneurship. thats a initiative worth following ya Dr.Osman. Guess three times who set it up? The Puntland Govt did
  2. Duqeyda degmooyinka Puntland oo Turkiga aadey 17 Jun 17, 2012 - 1:34:08 AM GAROWE ONLINE Dawlada dalka Turkiga ayaa casumaad u fidisay dowlada hoose ee degmooyin ka mid ah Somalia,waxana magaalada Galkacayo ka anbabaxey Maanta 17 June,2012 duqeyda afarta degmo Garowe ,Bosaso ,Galkacayo iyo Qardho. Magaalooyinka Hargeysa ,Muqdisho ,Baydhabo iyo Xudur ayaa sidoo kale duqeydoodu ku anbabaxeen Turkiga. Ujeedka safarka xubnahani ku aadeen Turkiga ayaa ah sidii shirar kala duwan ula soo qaadan lahaayeen dowladaha hoose ee dalkaasi una gudbin lahaayeen baahiyaha ay doonayaan in dowladaha hoose degmooyinka Somalia laga taageero. Duqa degmda Garowe Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor oo ka mid ah xubnaha Turkiga uga qeyb galaya dhanka Puntland ee gudoomiyaasha degmooyinka ayaa idaacada Radio Garowe u sheegay intuusan ka anbabixin Garoonka Cabdilaahi Yusuf Airport Gaalkacyo in ay ku sii jeedaan Turkiga halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan shirar ay la gelidonaan masuliyiinta Turkiga. Shirkan ayuu ku tilmaamey Koor in muhiimada gaar u leeyahay Puntland degmooyinkeeda oo uu sheegey inay kala hadli doonaan mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyo. Halkan ka dhagyeso Duqa Garowe oo Axmed Cawil u waramaya http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Duqeyda_degmooyinka_Puntland_oo_Turkiga_aadey.shtml
  3. Thats the puntland I know getting down to the nitty gritty and providing livlihood and services to the citizens and IDPS alike. Thats my Puntland not yours
  4. Boosaaso: NGO-ga SFS oo 100 dhalinyaro ah ugu deeqay lacago ay ku shaqeystaan [sawiro] Updated:- 17 mins ago| 0 Commnets NGO-ga Somali Family Services (SFS) ayaa maanta deeq lacag ah gudoonsiiyey 100 kamid ah dhalinyarada ka qayb qaatada mashruuca (Youth at risk) oo ah mashruuc ay iska kaashadaan 3 hay’adood oo caalami ah kuwaasoo kala ah UNICEF, ILO iyo UNDP. Munaasabad deeqdan lagu qaybinayey oo ka dhacday Hotel Jubba ee magaalada Boosaaso waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin badan oo ka tirsan maamulka gobolka iyo kan degmada Boosaaso. Waxaana ka mid ahaa gudoomiye ku-xigeenka gobolka Bari ahna sii hayaha xilka gudoomiyaha Yuusuf Muumin Bidde, ku-xigeenka duqa Boosaaso ahna sii hayaha xilka duqa Siciid Maxamed Cabdiraxmaan iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Maxamed Xaamud oo ka tirsan madaxda NGO-ga SFS, wuxuuna sheegay in barnaamijkani uu qayb ka yahay mashruuca (Youth at risk) islamarkaana ay ka qayb qaateen 250 dhalinyaro ah kuwaaso la baray ganacsiga iyo xirfado ay kamid yihiin: alxanka, tuubistenimada iyo korontada. Maxamed Xaamud ayaa dhinaca kale sheegay in dhalinyarada maanta lacagaha la gudoonsiinayo oo ay tiradoodu 100 tahay ay ku guuleysteen barnaamijka abuurista iskaashatooyinka ganacsiga iyagoo la isu raaciyey afar afar qof, sidaas darteedna ay nasiib u yeesheen in koox walba la gudoonsiiyo lacag dhan 2,000$ si ay ganacsi ugu abuuraan. Ku-xigeenka duqa Boosaaso Siciid Maxamed Cabdiraxmaan oo isna goobta ka hadlay ayaa ku booriyey dhalinyarada in fursadan ay heleen oo ah mid aad qaali u ah ay uga faa’iideystaan sida loogu tala galay islamarkaana ay ku dadaalaan sidii ay noloshooda u horumarin lahaayeen. Gudoomiyaha gobolka Yuusuf Muumin Bidde oo intaas kadib hadalka qaatay ayaa sheegay in ganacsigu uu rabo dulqaad iyo dadaal dheeri ah, sidaas darteedna dhalinyarada maanta lacagta qaatay laga rabo in ay ku fekeraan sidii ay sanadka soo socda faaa’iido badan usoo saari lahaayeen. Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) oo ah gudoomiyaha nabadoonada gobolka ayaa isaguna u dardaarmay 100-kaas da’yarta ah cabsida ilaahey iyo inay ku dadaalaan sidii ay naftooda iyo dadkoodaba u anfici lahaayeen iyaga oo ka fogaanaya xumaha. Barnaamijkan dhaqaale abuurista ah oo uu fuliyey NGO-ga SFS ( Somali Family Services ) oo taageero ka helaya hay’adda ILO wuxuu raacsan yahay mashruuca (Youth at risk) oo ah mid ay fulintiisa iska kaashadaan hay’adaha ILO, UNICEF iyo UNDP. Horseed Media
  5. http://halgan.net/2012/06/12/soo-bandhigii-shidaalka-puntland-ee-shirkada-range-resources-investor-daawo-video/
  6. Go away dude. Puntland has huge parliaments your little qol is smaller then Bosaso municipality, your using 1950 seatings for goodness sakes that is second hand and old. You dont even have proper parliament seating. We have a parliament square I know that is beyond your comprehension, but what that means is more then one building. Parliament Square Bosaso Council Garowe Council Galkayo Council Now show me more one more parliament or council in somaliland? lol
  7. Now lets talk about what I do like. I like this. Flags on the pole. I like the speaker in the middle with the government on the frontbench. Its Puntland's Front bench of ministers and leaders becuz they are the govt and accountable to the people. I also like the xog-haya the auditors below. its good for transparency so noone forgets what they said and what was agreed upon I like the tiles on the floor and the roof and the lights and windows. Its look clean but empty. I like the barricade for the Isimo on the left hand side and the press gallery at the top-end, but please get rid of the plastic chairs. The white barricade should have a replaceable alpine wood covering it, that clearly says what each section is. Like ISIMADA DAWLADA PUNTLAND. It should say also Press Gallery for the guys in the back. I wouldn't mind some red carpet thown in theyre to divide up the different m.p rows but that can only be done when the seating is thrown out and updated I am happy with the doors Finally the deal cruncher the m.p seating need to go. Its out-dated, un-necessary, and unacceptable. We need to invest into parliament proper equipment that will last for 20-30 years. Not re-use the same old thing Please like I said do not write on the walls. This is what happens when u do u start to cover it up with blue cloth If you want to use the walls theyre is many mediums out there that you can use like replaceable pine wood or even billboards. Leave the walls alone because the functions within that building can change but the wall will not and stay the same.
  8. What a disgraceful title by the original poster. Your a disgrace and should be ashamed of yourself to say Puntland president is spoiling Somalia's best chance at becoming a nation state again. Your article is waffle and all in your head
  9. This is a disgrace, wallahi I am quite let down about how this parliament turned out. Where the hell is this proper parliament furniture and electronic voting systems anything less it is a disgrace
  10. im not happy with the parliament. disgraceful. Where is the electronic voting systems. Where is the PROPER parliamentary furniture. What a disgrace. Congratulations Somaliland you have outbeaten this crap parliament
  11. Garoowe: Kalfadhiga 28aad ee Baarlamaanka Puntland oo furmay Updated:- 2 hours ago| 0 Commnets Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa maanta ka furmay kalfadhigii 28-aad ee goalaha Baarlamaanka. Furitaankii kalfadhiga waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin badan oo dowladda ka tirsan islamarkaana uu horkacayey madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayana xilka madaxweynaha Gen. Cabdisamed Cali Shire iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada. Madaxweyne ku xigeenka oo isagu si rasmi ah kalfadhiga u furay ayaa Baarlamaanka warbixin ka siiyey waxqabadka dowladda ee ku aadan dhinaca siyaasadda, dhaqaalaha, la dagaalanka Burcad-badeeda iyo ammaanka. Gudoomiyaha golaha Baarlamaanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa isna madaxweynaha warbixin ka siiyey waxqabadka Baarlamaanka isagoo sheegay in ay ku guuleysteen ansixinta shuruuc badan oo la horkeenay. Kalfadhigan oo ah kii 28-aad ee ay isugu yimaadaan golaha Baarlamaanka ee Puntland waxaa soo xaadiray 48-mudane oo ka tirsan xildhibaanada Puntland. Sawirada, khudbadaha mas’uuliyiinta iyo faah faahin dheeri ah dib ayaan idiinka soo gudbin doonnaa
  12. Baarlamaanka Puntland oo maanta uguuraya Dhismaha cusub ee Baarlamaanka, Xafladii oo saacado dib u dhacdey Posted by Pi on June 16th, 2012 Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka Puntland Jen. cabdisamad Cali Shire ayaa saacadaha soo socda furi doona Dhismaha cusub ee Baarlamaanka Puntland isagoo khudbad u jeedin doona Xildhibaanada Puntland oo maanta ka howl bilaabi doona dhismohooda cusub. Qaban qaabada furitaanka Dhismaha baarlamaanka cusub ayaa iminka socota, xaaladaha kasoo cusboonaadey Degmada Tukaraq ayaa sacado dib u dhigey Madaxweyne ku xigeenka oo iminka isagu ah kusimaha Madaxweynaha iyo ninka ay talada guud ee Ciidanku ka go`do. Dhismaha Baarlamaanka cusub ayaa waxaa isla maanta ka bilaabanaya kalfadhigii Xildhibaanada. Faahfaahinta kala soco Pi Puntlandi.com Garowe
  13. War deg deg ah—— Ciidamada Puntland oo si xoog ah uga saarey Tukaraq maleeshiyaadkii saaka qabsadey Posted by Pi on June 16th, 2012 Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigey Magaalada Tukaraq, Ciidanka Puntland ayaa si xoog ah uga saarey Maleeshiyaadkii saaaka qabsadey magaalada, waxaana sida wararku sheegayaan Ciidanka Puntland ay magaalada u dhaafeen dhinaca kale. Saaka waabarigii ayaa Ciidankii magaalada joogey ee Khaatumo ay magaalada baneeyeen, waxaana si tartiib ah usoo galay Maleeshiyaad ka amar qaata Hargeysa balse deegaan ahaan Reer Laascaanood ah, lama oga sababta keenety in Khaatumo ay baneeyaan magaalada ka dibna ay Ciidanka uu hogaansho Mahad Cambaashe u qabsadeen. Sida aan warar hoose ku helney Kusimaha Madaxweynaha Puntland jen. Cabdisamad Cali Shire iyo Taliyaha Ciidanka Puntland Siciid Dheer waxay saaka waabarigii wada yeesheen kulan degdeg ah oo albaabadu xiranyihiin, wuxuuna taliyaha ku amrey in Si deg deg ah ay Ciidan Xoogan ugalaan Tukaraq. Xaalada Tukaraq ayaa iminka degan, saacadihii lasoo dhaafay ayaa isgaarsiinta magaaladu go’ neyd, sidaas awgeed lamakala xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dib usoo celinta Tukaraq. Puntlandi.com kala soco wararka rasmiga ah ee xaalada Tukaraq Puntlandi.com
  14. Somaliland iyo Puntland oo midba mar qabsaday Tukaraq oo Garowe u dhow June 16, 2012 // Warar Somaali Dagaal xoogan oo subaxii hore ee saaka ay ciidamada maamulka Somaliland kusoo qaadeen magaalada Tukaraq oo ay dhowaan ciidamo katirsan maamulka Khaatumo ay ka lawareegeen Puntland ayaa la sheegay dagalka inay kula wareegeen magaalada Tukaraq ciidamadii Somaliland ee magaalada soo weeraray. Ciidamada Khaatumo State ee magaalada maamulayay ayaa wararku ay tilmaamayaan inay isaga baxeen magaalada Tukaraq iyagoona u jihaystay dhinaca gobolka Cayn, Wararka kale oo goor dhow Puntland-News24 uu ka helay Tukaraq ayaa sheegaya in ciidamo katirsan daraawiishta Puntland inay weerareen magaalada Turkaraq xilli ay gudaha magaalada ku sugnaayeen ciidamadii Somaliland ee saaka soo weeraray magaalada. Dagaal socday qadar saacad ah ayaa la sheegay inay ku qasabtay ciidamadii Somaliland ee Tukaraq saakay qabsaday inay magaalada ay isaga baxaan. Gaashaanle sare Maxamuud Maxamed Axmed Gubadle oo hogaaminaya ciidamada daraawiishta Puntland ee la wareegay magaalada Tukaraq ayaa u xaqiiyay Puntland-News24 ciidamada Somaliland inay ka saareen magaalada, xiligaana Puntland ay maamulayso guud ahaanba magaalada. Khasaaraha ka dhashay dagaalka sadex geessoodka ah ee ka dhacay magaalada Tukaraq ayaan weli la xaqiijin inta uu gaarsiisanyahay. Wararkayna dambe ayaan idiinkugu soo gudbin doonaa faahfaahinada dagaalka.
  15. I am suprised carafaat hasn't come in and said "full time office workers, week-end military parade men"
  16. xataa biyihi ayaa la dhex galaya si bridge korkisa la saaro. Heerkasi baan marayna manta We will never stop the horumar for noone cid loo joojineyo ayaaba iska yar
  17. This will never stop the development in puntland but enhance it Before After Puntland is at work
  18. This man is furious at the naked aggression by somaliland and will address them shortly
  19. 6 Helicopters 4 An26 military aircrafts. Warships
  20. Strong information is being colloborated between high ranking Puntland Military Officials to bring a huge karbash to somaliland after this naked aggression