Dr_Osman
Nomads-
Content Count
3,889 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dr_Osman
-
Amazing Cities with great potential Bosaso Garowe Qardho
-
Ministry of Security Ministry of Women Local Zone Local Bosaso Council Garowe Council Galkayo Council Qardho Council Bosaso Governor Residence Garowe Governor Residence Puntland Presidential Palace under construction
-
As Xildhibaan Jurile said. I am Proud to be from Puntland state. And our reason is shown below; Puntland Institutions; Cabinet Ministries Ministry Of Finance Ministry Of Health Ministry Of Education Ministry Of Interior The Chamber & Commerce Ministry Ministry Of Planning
-
They are not 2012 cars. It has 94-95 design. Its a toyota avalon lol, U can pick one up for $5000 easily in Australia. In Dubai it's tax free so even cheaper. I take home 5-6k a month from my own job.
-
Our Administration going head to head with the rest of Somalia
-
ME, somalia, and king as we defend the fort
-
We have found oil. Shaki kuma jidho its over boys. Sucashu waxaa weeye wa imisa
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Spoken eloquently and raises some tough arguments that noone can object without sounding irrational and clueless. I love this leader and his speeches. His a powerful speaker who uses wittiness, arguments, history, and logic in all his talks
-
-
I think Puntland is doing ok. Halkas ha laga si wado. The future Puntlander is set to meet you in political arena in the future
-
I think everyone should contribute to this about what they think Puntland is. Is it a regional state in Somalia or a republic. It has become a very gray area. Even though the Puntland govt says it is a regional administration, the big question is does it behave like one? Where in the world do you see a regional administration having; 1. Central Bank 2. Army, Navy, Police, Airforce, Intelligensia 3. Flag, govt, parliament, ministries, anthem, constitution 4. Separate education system 5. Signing military and developmental deals 6. Attending world conferences on it's own at ministerial, presidential, and governor levels 7. Consulates in it's state such as yemen, ethiopia and puntland consulates in malaysia and other countries Is the above characteristics of a regional government? Because wallahi been baan isku sheegaya if I said it was because it isn't and it's time we face the music. Even the constutition says "It will remain indepedent untill such time a Somali Federal Govt is born and ratified". So I guess even Puntland officials know that the behaviour of this state is not in-line with regional entities and they brush it of by saying we will be indepedent untill a federal framework is agreed upon by Somalis. So this even tells you the officials are confused!!! Whats your opinion guys. We know Puntland is a regional state officially but does it operate like one? Lets have some xaqiiq talk now because we need to analyze if Puntland lives up to it's own policies
-
Xaflad Casho Sharaf ah oo magaalada Leicester loogu sameeyay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Maalinimaddii Arbacada oo ay taariikhdu aheyd 11/07/2012 waxaa ka dhacday magaalada Leicester xaflad casho sharaf ah oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda reer Puntland ee Leicester, Xafladaas oo lagu soo dhaweynayey wasiirka Beeraha iyo waraabka Puntland Mudane Eng. Maxamuud Xaaji Saalax. Xafladaas oo u dhacday si aad iyo aad ah u heersareysa ayaa lagu soo bandhigay barnaamij dheer oo isugu jiray wacyigalin, kalimado soo dhaweyn, suugaan iyo waliba hadalo qiimo leh oo ay soo jeediyeen dad isugu jiray waxgarad, mas’uuliyiin hore iyo aqoonyahan ka kala socday bulshada qeybaheeda kala duwan ee magaalada Leicester. Xafladaas ugu horeyn waxaa lagu furay aayado quraan iyo kalimado diini ah oo uu halkaas kasoo jeediyay Shiikh Cabdalla Maxamuud oo ka mid ah culimada magaalada Leicester. Waxaa kaloo hadalo qiimo leh halkaas kasoo jeediyay Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliye Mudane Aadan Maxamed Cali, Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude, Shakiib Dhoore, Cumar Xasan (Cumar Dheere), Cabdullaahi iyo Zahra Xubeero oo ku hadleysay magaca haweenka reer Puntland ee magaalada Leicester. Intaas kadib waxaa hadalkii qaatay wasiirka, kahor intuusan hadalka bilaabin waxaa uu dadweynihii halkaas isugu yimid fursad u siiyay bal marka hore in ay la daawadaan barnaamij laga soo duubay waxqabadka wasaaradda Beeraha Puntland iyo waliba horumarka dhul beereedka Puntland. Barnaamijkaas oo runtii ahaa mid aad looga helay loona jecleystay taasoo keentay in marar baddan dadka loogu celceliyo kadib markay dhowr jeer codsadeen. Barnaamijkaas markii la daawaday ayaa dad baddan waxa ay isweydiiyeen arintii aheyd dhulkaas wax kama baxaan iyo beentii laga fidin jiray oo ay yiraahdeen maanta arintaas halkaas ayeey ku istaageysaa. Kadib wasiirku wuxuu halkaas ku bilaabay khudbadiisi lawada sugayey isagoo ka waramay guud ahaan xaaladda Puntland iyo halka ay wax marayaan, wuxuuse si gaar ah aad uga hadlay Marxaladihii ay soo martay wasaaradda beeraha Puntland iyo heerkii ay gaartay tan iyo intii uu xilkeeda qabtay. Waxaa kaloo wasiirka halkaas lagu weydiiyay su’aalaaad fara baddan oo la xiriiray beeraha Puntland kuwaaso uu dadkii aad uga qanciyey. Waxaa kaloo Xafladaas kasoo qeybgalay guddi matalayey jaaliyadda gabdhaha reer Puntland ee magaalada London oo ay ka dhex muuqatay abwaanadda weyn ee Muna Diana, iyadoo habeenkii xalay ahaa halkaas wacdaro ka dhigtay. Waxaa sidoo kale halkaas iyadan suugaan qiimo leh ku soo bandhigtay Siraad oo ka mid ah haweenka reer Puntland ee magaalada Leicester. Xafladaas oo runtii aheyd mid aad u heer sareysa ayaa ugu danbeyntii waxaa halkaas loogu mahad celiyay dadkii sida diiran xafladdan u soo qabanqaabiyey oo ay ugu horeeyaan dumarka jaaliyadda reer Leicester gaar ahaan Faadumo Jabbaan, Xaliimo Xaaji Saalax, Sucaad Ceygaag, Fowsiyo Cartan iyo Zahra Xubeero. Sidoo kale waxaa halkaas loogu mahad celiyay raggii iyagana ka qaatay barnaamijka Kaalinta xooga leh sida Liibaan Xirsi, Cali Cusmaan (Cali Gacamey), Farxaan Cali Nuur, Guhaad Aadan, Wardi Aadan Maxamed Cali, Cabdirisaaq Dhamac, Diiriye Yare iyo qaar kaloo fara baddan. Waxaa sidoo kale Xafladaas loogu mahad celiyay Bahda TVga SNtv iyo kooxda Maxamed Cabdullaahi Cartan. Xafladaas waxaa xiriirinayey Cabdixakiim Jaamac Jooje. Mahadsanidiin Guddiga fulinta ee jaaliyadda reer Puntland ee Leicester
-
Arday ka Qalin-jabisay Jaamacada PSU ee Garowe [sawiro] Updated:- 13 hours ago| 1 Commnets Jaamacada PSU ee Magaalada Garoowe ayey maanta ka qalinjabiyeen arday gaaraysa ilaa iyo 45 arday oo kuliyado kala duwana ka qalin-jabiyey. Munasaabda ay ardaydaan ku qalin-jabinta ayaa waxaa kasoo qayab galay Madaxwayanha Puntland, Madaxwayne ku xigeenka, Wasiirkuxigeenka Wasaarda waxbarshada, Wasiirda Haweenka, madax ka socata hay’ddaha Puntland iyo masuuliyiin kaloo badan. Munaasabdaan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu soo bandhigay majaajilo yara oo ka warbixinaysa waxbarashada iyo faa’iidada ay leedahay taasoo loogu wacyi galinayo bulshada iyo filim ka turjumaya ardayda Jaamcada ka baxday iyo goobaha badan oo ay magaalda ka shaqeeyaan. Gudoomiyaha jaamcada PSU Maxamuud Shiikh Xaamud oo goobta ka hadlay, ayaa kasoo qeyb galayaasha munaasabada uga waramay ardayda jaamacada maanta ka dhameysay iyo qaybaha ay ka kala socdaan. Wuxuuna tilmaamay in ardaydaan ay u kala qaybsamaan: 20tan arday oo ka baxday kuliyada (Public Administration) 20tan ka baxday (Business Administration) iyo 5 dhameystay (Bachelor degree) Gudoomiyaha Jaamcda PSU Maxamuud Shiikh Xaamud ayaa sidoo kale ka hadlay marxaladihii ay jaamacadaan soo martay isagoo ku tilmaamay sadex mar xaldood ayadoo Jaamacada ay maanta tahay mid hormar leh sanada kastan ay ku kordhiyaan kuliyado cusub, sandakaana ay damcasan yihiin in ay ku kordhiyaan kuliyada (Public Health) Wasiir Kuxigeenka Wasaarda Waxbarshada Md C/rixmaan Diiriye Carab ayaa isna goobtaa ka hadlay wuxuuna sheegay in ay yihiin ardaydaan maanta qalinjabinaysa kuwa dalka horumar usoo siyaadinaya ayna bulshda Puntland uu ku boorinayo in ay ka faa’iidaystaan jaamacadaha dalka ku yaala oo ay uga faa’iido badan yihiin kuwa ay dibada u aadaan. Madaxweynaha Puntland Dr C/rixamaan Maxamed Maxamuud oo goobtaa ka hadlay ayaa xusay in qofka wax bartaa uusan shaqo waayeen oo uu yahay qofka cilmiga leh mid aan faqri ahayn oo uu yahay qof loo baahan yahay balse kaan waxba aqoon uu yahay qofka faqriga ah. Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in waxbarashada aysan ahayn mid laga waynaado balse qofkaa uu waqti kasta uu wax baran karo, asagoo sheegay ardayda qalanjabineysa maanta ay nasiib badan yihiin. Madxawaynaha ayaa sidoo kale xusay in dowlda Misaaniyadeeda lagu dari doono arday ay dowlada ka bixiso waxbarashada sare uuna ugu baaqayo dadka ganacsadayaasha ah oo haysta dhaqaalha in ay ugu deeqaan dadka aan heli karin waxbarashada sare. Ugu danbayntii ayaa dhawrkii arday ee kaalimaha sare galay uu Madaxwaynaha Puntland halkaasi ku gudoonsiiya shahaadooyinka ay ku guulaysteen. Maxamed Saciid Horseed Media Garowe, Puntland
-
Dr Osman and KIngy in Training at darawish academy There goes somalia Duke holding the fort down mahadyare is in his puntland police academy Finally the rest of sol puntlanders are in QAW marine academy
-
wlc back kingy
-
I like the set up of parliament. It just needs modern seating and some unique interior designs added. It looks rather plain to me
-
Why does everyone avoid the puntland parliament discussion? Its an issue that requires discussion. I am still not a big fan of the building looking half empty nor am I big fan of the seating. I like the seating arrangement but not the actual seats. I can see why they want portable seating like that which they can bring in when required for parliament session or take out for big conferences. So I am thinking they want to use it as a multi function complex also. But there are way better portable seating around then that you can get equipped. I am still not a big fan. I like the glass barrier they erected but it would look much better if the glass barrier was higher and towards the ceiling and had entry doors like this.
-
Daawo sawirada Muuqaalka Dhismaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Posted by Pi on July 11th, 2012 Mudo laga joogo sadex bilood ayaa xariga laga jaray dhismaha Baarlamaanka cusub ee Puntland, inkastoo xiligaas iyo daba ay shaqa ka socoto dhismaha Baarlamaanka hadana Xildhibaanadu way usoo guureen oo waa lagu shaqeeyaa hada, Baarlamaanka dhisma ahaan waa dhamaytiran yahay, waxaase wali aan dhamaystirneyn banaanka dhismaha, sida barxadaha ka horeeya iyo kuwa ku teedsan, waxaana marka la dhameystiro uu noqonayaa banaanka ku teedsan mid shub ah oo leh barxad baabuurta la dhigto oo qurxoon. Waxaa loo dadajiyey usoo guuristiisa isagoon dhamaystireyn si loogu qabto shirkii Ergooyinkii ansixinayey Dastuurka Puntland, kasoo si weyn loogu guuleystey, xiligaas ka dibna Xildhibaanadu caadi ayay ugu soo guureen dhismaha. Dhismuhu wuxuu ka kooban yahay , Hool weyn oo ah kan shirka Xildhibaanada, labo hool oo yaryar, Xafiisyo ay xildhibaanadu farsiistaan , Qayb loogu tala galay golaha wasiirada iyo Qayb martida loogu tala galay. Hoos ka daawo muuqaalka Baarlamaanka Puntland.
-
Somalia: New schools and businesses open in Galkayo 10 Jul 10, 2012 - 7:58:46 AM GALKAYO, Somalia Jul 10 2012 (Garowe Online) – Mayor of Galkayo was the special guest to launch several new projects and enterprises in Galkayo on Sunday, Radio Garowe reports. Mayor Saeed Abdi Farah got the ball rolling for seven new projects in the capital city of Mudug region on Sunday. The Mayor officially opened a school in the city; he was also the special guest to launch several businesses in the Israa and Garsoor neighborhoods. Mayor Farah addressed the people who gathered to watch the opening of the school in Galkayo telling the heads of the projects to keep the needs of Galkayo citizens their top priority. “The people of Galkayo and their development and the development of this beautiful city should be the top priority of the schools and businesses that opened today in Galkayo, everything else should be secondary,” said Mayor Farah. A construction business was also opened on Tuesday, both Mayor Farah and Governor of Mudug Region, Mohamed Yusuf Jama (Tigey) attended the ceremony. Earlier this month the city added another water filter company to its list, Duuh water company opened earlier this month. GAROWE ONLINE