Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Also Bosaso is not that hot. I already have disproven this. A simple weather check of somalian cities will tell you waxba isma dhaaman
  2. Um yeah makes alot of sense. That is why we have the biggest investment project happening in Somalia with the oil drilling yet it is not safe. That makes alot of sense doesnt it.
  3. I love puntland because i see development. I dont care wat some journalist says, as long as the ppl are prospering im a happy man
  4. I already hit back with WHY DOES EVERYONE HATE THIS STATE
  5. copy iska daa. Health and education reforms are well known in Puntland waana qorshaha shan sano ah. LET ME GUESS U WILL START LIVESTOCK ADVANCED QUARANTINES SOON
  6. War Deg Deg ah– Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u taagan ahna Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Posted by Pi on July 15th, 2012 Nairobi(Pi) Xog rasmi ah oo Puntlandi.com heleen ayaa shaaca ka qaadeysa in Raysal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu u sharaxan yahay Jagada Madaxweynaha Soomaaliya doorashada bisha Ogosto, Waxaa sidaas Puntlandi u xaqiijiyay Shaqaalaha ku howlan Ololaha musharaxnimada Raysal wasaare Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Daahir Mire Jabriil oo bilihii u dambeeyey ku sugnaa Nairobi ayaa hogaaminaya kooxda maamulaysa ololaha uu Raysla wasaare Gaas ugu jiro inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya ,fadhigooduna waa Nairobi Kenya. Sida aan warar rasmi ah ku helney Raysal Wasaare Cabdiwali Waxaa ku dhaliyey inuu isu sharaxo Madaxweynanimada soomaaliya ka dib markii ay aqoonyahano iyo Waxgarad Soomaaliyeed ku dhiiri galiyeen inuusan ka bixin siyaasada Soomaaliya, tasoo naloo xaqiijiyey in Prof. Gaas uu wakhti dheer ka fakarayay, aakhirkiina cadaadis badan ka dib wuxuu aqbalay inuu isusoo taago jagadaan. Odoyaal dhaqameedyo iyo Aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa markey arkeen sida uu Raysal wasaare Gaas u maareeyay marxalada Soomaaliya uguna guuleystey inuu bilowfican u horseedo umada Soomaaliyeed ayay ku dadaaleen iney Raysal wasaare Gaas ka dhaadhiciyaan inuusan faraha kala bixin siyaasda soomaaliya, wxaana illo wareedyo hoose Puntlandi u xaqiijiyeen inuu Raysal Wasaare Gaas aqbaley arintaan losoo jeediyey . Raysal Wasaare Gaas wuxuu dhowaan si rasmi ah ugu dhawaaqayaa musharaxnimadiisa, waxaana loo badinayaa dabayaaqada Todobaadka soo socda(21 luuliya wixii ka dambeeya). Puntlandi.com Xarunta Wararka Deg dega ah post@puntlandi.com
  7. Shir lagu dejinayo qorshaha Waxbarashada Somaliland ee shanta sano ee soo socda oo Hargeysa ka furmay Comments (0) | Write Comment Hargeysa(RBC):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta furtay shir lagu dejinayo qorshaha shanta sannadood ee soo socda lagu hagi doono Waxbarashada Somaliland. Shirkan oo lagu qabtay Huteel Ambassator ee magaalada Hargeysa, ka sokow Wasiirka Waxbarashada waxa ka qaybgalay Masuuliyiin Xukuumadda ka tirsan oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelina Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), Xildhibaanno Golayaasha Baarlamanka ka socda, Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare, Macallimiin, Aqoonyahaniin Jaamacadaha ka socda, Xubno ka socday Xafiisyada gobollada ee Wasaaraddaas iyo Khoboro kale. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo furitaankii Shirkan ka hadashay, ayaa sheegtay in sababta shirkan loo qabtay tahay in qorshe dhammaystiran oo shanta sano ee soo socda lagu hago hannaanka Waxbarasho ee Somaliland la helo, isla markaana ay Wasaarad ahaan muddo qorshaynayeen sidii shirkan loo qaban lahaa, qorshe midho-dhal ah oo wax ku ool ahna looga soo saari lahaa. Wasiirku waxay sheegtay in loo baahan yahay in Xubnaha ka qaybgalayaasha shirka iyo Khoborada wada dejinaya qorshaha shanta sano ee soo socda lagu hoggaaminayo Waxbarashada Somaliland ay si deggan oo taxadir badani ku jiro uga fiirsadaan muhiimadda qorshaha looga fadhiya inay dejiyaan uu u leeyahay bulshada reer Somaliland guud ahaanba iyo sida Xukuumaddu masuulka uga tahay dejinta qorshayaasha noocan ah oo ay tahay in sida ugu habboon loo habeeyo. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo sharraxaad ka bixisay ujeeddada shirkan waxa ay tiri; “Ujeeddada aynu maanta shirkan u qabanaynaa waa sidii qorshe dhammaystiran oo lagu hago Waxbarashada shanta sano ee soo socda aynu u samayn lahayn. Waxaana loo baahan yahay intiinna maanta halkan joogtaa inaad maskaxda tuujisaan oo qorshe laga fikiray oo aad looga baaraan-degay dejisaan, idinka oo maanka ku haya muhiimadda qorshaha la idiinka fadhiyaa Somaliland u leeyahay.” “Waayo? Waxbarashadu waa hal-bawlaha ummadi leedahay, wixii ka qalloocda qorshaha iyo siyaasadda waxbarashada Somaliland oo dhan ayuu ka qalloocanayaa, markaa qorshe aan qabyo ka muuqan baa la idinka sugayaa labada cisho ee aad halkan joogtaan inaad dejisaan.” Sidaa ayey tiri Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Samsam Cabdi Aadan. Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo isaguna halkaa ka hadlay, ayaa sheegay inay wada-shaqayn toos ahi ka dhaxayso Wasaaradaha Waxbarashada iyo Warfaafinta, isla markaana uu muhiimad badan Somaliland u leeyahay shirkani. “Halkan aynu maanta joognaa waa meelaha ugu habboon ee la isugu yimaaddo, waayo Waxbarashadu waa meesha Bulshada horumarka higsanaysaa ka korto ama dib uga dhacdo. Marka dal u guurayo horumar halka laga horumaraa waa Maskaxda, Waxbarashadu waa Maskaxdii iyo Aqoontii lagu hayaamayey.” Sidaa ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland. Wasiir Boobe oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaa ku daray oo uu yiri; “Markaa, shirkan maanta furmay ee qorshaha shanta sano ee Waxbarashada lagaga hadlayaa waa mid aad u muhiim ah, loona baahan yahay in muhiimadda uu leeyahay idinka oo dareensan wax Waxbarashada wax ku soo kordhin karta oo dhammaystiran ka soo saartaan. Waxaanan rejaynayaa inaad qorshe fiican dejin doontaan muddada shirku idiin socdo.” Xildhibaanno ka kala socday golayaasha Baarlamanka ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, Aqoonyahaniin, Masuuliyiinta Waaxaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas, ayaa iyaguna shirkaa ka hadlay, isla markaana si isku mid ah u iftiimiyey muhiimadda uu shirkan qorshaha shanta sano ee soo socda ee Waxbarashada Somaliland lagaga hadlayo iyo sida loogu baahan yahay in qorshe fiican lagu dejiyo. Geesta kale, Wasiirrada Waxbarashada, Warfaafinta, oo ay Weheliyaan, Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE iyo UCID, Madaxda Gobolka Saaxil iyo Maayerka Degmada Berbera, ayaa isla maanta dhagax-dhigay Dhismayaasha Dugsiyo Borden ah oo laga hirgelin doono magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay ee shirkan oo kale oo qorshe shan sannadood ah loogu dejinayo Waxbarashada ay qabato Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland. RBC Radio
  8. Finally the game-changer to bring Puntland to Par with The international community project
  9. Horumar for the avg ali on the street xataa biyihi ayaa la dhex galaya si bridge korkisa la saaro. Heerkasi baan marayna manta We will never stop the horumar for noone cid loo joojineyo ayaaba iska yar
  10. Puntland Marine Force Inventory 6 Helicopters 4 An26 military aircrafts. Warships
  11. They're headquarters Qaw Marine Command Center.
  12. They're Central Command Unit. Base 54 Garowe Puntland
  13. They're headquarters. Carmo Police Academy
  14. Ministry of Women Local Zone Local Bosaso Council Garowe Council Galkayo Council Qardho Council Bosaso Governor Residence Garowe Governor Residence Puntland Presidential Palace under construction
  15. Cabinet Ministries Ministry Of Finance Ministry Of Health Ministry Of Education Ministry Of Interior The Chamber & Commerce Ministry Ministry Of Planning
  16. sucashu waxa weeye only proper basketball courts are in mogadishu and garowe
  17. Please everyone be honest. Don't say benz and beamers without a scanned proof of contract. What car do you own. Everything is the same as in model type, color, and equipment except year model mine is 2012
  18. How is Puntland corrupt when it's such a beautiful state with beautiful cities and government institutions and military with ongoing development in every sector. Total garbage!!!! Shame on the original poster!!! Shame on the respondents. This is totally unacceptable hogwash and needs to be confronted head on by the Puntland elite squad