Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Mas'uul Somaliland oo FBI khiyaantay kadib markii Viiso-Casumaad ah loo diray Xabsina la dhigay Saturday, 28 July 2012 15:46 Sida ay Xaqiijisay Wakaaladda Wararka ee Associated Press ayaa sheegtay in Agaasimihii hore ee Wasaarada Waxbarashada Sod Cali Maxamed Cali oo dalka Mareykanka ku xeran kadib markii lagu Eedeeyay oo lagu helay eedo la xariira Burcad-badeednimo iyo la shaqeyn uu la shaqeeyay qolyaha Afduubka kula kaca Ajaanibta tagaya Soomaaliya. Cali Maxamed Cali oo ah masuul ka tirsan Somaliland ayaa xafiiska xeer ilaalinta Federaalka Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ku soo oogtay dacwad ah inuu ku lug lahaa afduub loo geystay markad laga Leeyahay dalka Denmark sida ay sheegtay Wakaalada wararka ee Associated Press. Qabashadda masuulkan ayaa timid kadib markii Saraakiil ka tirsan laanta baarista danbiyadda ee FBI-da Ay casuumaad u direen Cali Maxamed Cali si uu u tago dalka Mareykanka iyagoona u sheegay inuu ka qeyb gali doono shir caalami ah oo la xariira waxbarashada Geeska Afrika sidii loo hormarin lahaa kaasoo Lagu qabanaayo Gobolka North Caroline ee dalka Mareykanka. Masuulkan ayaa durbaddiiba ka jawaabay casuumadda loo fidiyay isla-markaana u safray dalka Mareykanka gaar ahaan waxa uu ka dagay Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee Dulles International Airport sidaana lagu qabtay markii uu ka soo caga dhigtay Garoonka loona gudbiyay xabsi. Sidoo kale xafiiska xeer ilaalinta ayaa Bishan July ee aanu ku jirno ku soo oogtay agaasimihii hore ee Wasaarada waxbarashada Somaliland Cali Maxamed Cali dacwad kale oo ku saabsan inuu qeyb weyn ka Ahaa kooxaha burcad-badeeda iyo afduubka loo geysto Ajaanibta gar-gaarka u imaanaya Soomaaliya. Hayeeshee Agaasimihii hore ee wasaarada Waxbarashada Somaliland mudane Cali Maxamed Cali ayaa la Filayaa haddii uu dambigaasi lagu soo eedeeyay lagu helo inuu muddan doono xukun Xabsi daa’in ah oo Aan ka noqod la heyn Shacabkamedia:Beyra:Puntland Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono Email:Shacabkamedia@live.com
  2. Somalia: Bogus Kenyan doctors to be deported from Puntland 26 Jul 26, 2012 - 8:52:45 AM GAROWE, Somalia Jul 26 2012 (Garowe Online) – Three Kenyan nationals who claimed to be doctors were identified and will be deported after health officials found out that the three were illegally working in Puntland, Garowe Online reports. The Ministry of Health announced on Thursday that the three Kenyan nationals were handed over to security officials after they were made aware that the Kenyans were carrying false qualifications and were not authorized to work in Puntland. Puntland Minister of Health, Dr. Ali Abdullahi Warsame Minister of Health, Dr. Ali Abdullahi Warsame, held a press conference on Thursday and gave a statement about the incident. “The ministry had found that the three were working as doctors and had been traveling across Puntland working as doctors. The ministry then investigated the three and found in that investigation that they had illegally come to Puntland and that there credentials were false,” said Dr. Warsame. According to the minister, the three men were brought to Puntland by a resident, who had hired the men as doctors. However the resident did not register the Kenyans with the Ministry of Health nor verify the men’s credentials. The Minister announced that all foreign health officials working in Puntland would be asked to verify the credentials. “Anyone working as a health official in Puntland is asked to visit the various health ministry compounds in Puntland and bring their qualifications to validate their employment in Puntland,” said Dr. Warsame. The Ministry gave a seven day deadline for foreign health officials working in Puntland to produce their qualifications. According to Puntland officials, the number of unqualified health officials arriving in Puntland has increased with officials blaming naive residents’ that are focused on revenues instead of expertise. The ministries have also come under criticism as they had failed to properly regulate foreign workers arriving in Puntland. The health minister indicated that his ministry along with others have taken a lesson from this debacle and would pay a closer attention to foreign workers arriving in Puntland. GAROWE ONLINE
  3. Somalia: Puntland assists in Somali migrants rescue mission 28 Jul 28, 2012 - 11:32:09 AM GAROWE, Somalia Jul 28 2012 (Garowe Online) – Puntland residents played a crucial role in coordinating rescue efforts to save over ninety Somali migrants stranded in the Mediterranean Sea , Garowe Online reports. The rescue efforts began on Thursday, after a distress call was received by a Garowe resident whose brother and 90 other Somali migrants said that they were stranded on a boat in the Mediterranean Sea. “I received a phone call from my brother by satellite phone, explaining that the boat was floating for days and that they had minimal supplies,” said Ahmed Jama a Garowe resident. Mr. Jama and a group of his friends began desperately contacting Libyan and Italian officials to inform them about the Somali migrants’ distress call. “We contacted Libyan and Italian naval ships patrolling the Mediterranean Sea. They had asked for their location, so we gave them their last known coordinates,” said Mr. Jama. The group also contacted Puntland officials who in turn notified Puntland President Abdirahman Mohamed Farole who lobbied Italian and Libyan officials to assist the Somali migrants. The 90 Somali migrants were reportedly rescued by a Libyan naval ship and brought to Libya, according to Mr. Jama the Somali migrants were in good condition and in the hands of Libyan authorities. Saturday morning President Farole spoke to BBC Somali, to discuss illegal migration amongst Somalis, and how to curb the current epidemic. “This terrible problem has been occurring in Somalia for quite some time, our youth who some of whom were working, going to school or universities have been led to believe they can reach Europe but they are unaware of the extreme conditions and dangers they will encounter,” said President Farole. Somali migrants traveling through the Sahara desert in hopes of crossing the Mediterranean Sea and reaching Europe has increased, President Farole outlined some of the causes of why thousands of Somalis are risking their lives. “In the past conflict has caused many Somalis to flee their country, however in the present, I believe a strong majority of these people are misguided and foolishly choose to risk their lives when they can afford to contribute to their society and country,” “Thousands have perished trying to make it across the Sahara desert and there are criminal enterprises taking advantage of these misguided people. Somali government officials need to pay close attention along with the international community, the Somali diaspora need to work together to help solve this epidemic,” said President Farole. According to Omar Hussien, who has studied illegal migration among Somalis for the last 10 years, to solve the illegal migration problem you have to address the factors on the ground in Somalia. “High unemployment among Somalis is an underlying factor, without addressing employment and other factors you cannot remedy the problem,” says Mr. Hussien. GAROWE ONLINE
  4. (Sawirro) Wasaaradaha Puntland oo ka shiray Waxqabadka qorshahii horumarineed eek u astaysnaa 5-ta sano. Posted by PI on July 28th, 2012 Garowe(puntlandi.com):- Agasimayaasha guud ee Wasaarada dawlada Puntland ayaa manta shir ka yeeshay Warqabadka Qorshahii horumarneed ee Puntland 5-tii sano ee la soo dhaafay. Kulan balaaran oo manta ka dhacay xarunta wasaarada Qorshaynta dawlada Puntland ee magaalada Garowe islamarkaana ay isugu yimaadaan Agaasimayaasha guud iyo Agaasimayaasha Qorshaynta ee Wasaaradaha Puntland ayaa waxaa aad loogu falanqeeyay Warqabadka Qorshaha shanta sano ee horumarinta Puntland oo soo bilawday sanadkii 2007 kuna ekaa 2011. Maxamed Cali Ismaaciil oo ah Agaasimaha Qorshaynta ee wasaarada Qorshaynta Puntland oo firitaankiis shirkan ka hadlay ayaa sheegay in shirkani looga hadli doono waxqabadka Qorshahan 5-ta sano ee horumarinta Puntland sidoo kalana lagu falanqayn doono qorshe cusub oo 3 sano ah oo la xiriira horumarinta Puntland. Agaasimuhu wuxuu sheegay in aad loo falanqayn doono Qorshahan cusub oo la doonayo in Puntland laga hirgaliyo horumarkeeda uu wado u noqdo iyadoo laga faa’idaysanayo waxyaabihii laga bartay Qorshii 5-ta sano iyo caqabadihii jiray ee laga soo gudbay. “Shirkaan wuxuu googol xaar u yahay Qorshaha la samaynayo 3-da sano ee socda iyadoo laga faa’idaysanayo wixii laga bartay iyo waxii caqabado jiray qorshihii hore ee shanta sano, waxaan u eegi doonaa sector sector, sector kasta waxan eegaynaa 5-ta sano wixii u qorshaynaa wixii ka qabsoomay iyo wixii aan ka qabsoomin” ayuu yiri Maxamed Cali Ismaaciil oo ah Agaasimaha Qorshaynta ee wasaarada Qorshaynta Puntland. Saciid Faarax oo ah lataliyaha Wasaarada Qorshaynta ee dawlada Puntland ka mid ahaa khubaradii Wasaaradu ay u qaadatay soo ururinta waxqabadka Qorshihii 5-sa sano ee horumarinta Puntland ayaa kulankan ka soo jeediyay warbixin dheer oo ku saabsan waxqabadkaasi wuxuuna tilmaamay in wax badan ay qorshahani ka qabsoomeen. Wuxuu kaloo Siciid goobtan ka sheegay in Wasaaradu ay ka diyaarisay bug ka kooban 7 Chepter iyo 23 sub sector Waxqabadka qorshan iyo hadii ay jireen caqabado la wajahay. Waxaa la filayaa inta kulankani uu socdo in Xubnahan wasaarada Puntland ka socda ay isla meeldhigaan Qorshaha cusub ee horumarinta Puntland 3-da sano ee soo socoto iyagoo tixraacaya Qorshihii hore ee 5-ta sano. Puntland Office – Garowe garowe@puntlandi.com www.puntlandi.com
  5. Its awesome that we are even able to discuss oil drilling and production in puntland
  6. Wallahi I love Puntland and feel so proud of what has been achieved in this great state!!! We have single handedly dominated somali politics and yes Somalia constitution says "Federal democratic government of Somalia" while having all the key institutions, providing basic govt services to citizens, residents, and idps alike and a booming region in all sectors. God bless you puntland
  7. If sharif comes and goes it doesnt bother me Im busy with this
  8. The big day is nearing, the day that the north-eastern somalis made a pact, a pact that created Puntland. 14 years later here we are. Whats your plans for the big day out guys? I am going to chill out, review what's been achieved in the state and head down to cafe puntland in my city for some fadhi ku dirir before heading off to the after-party function we are holding in our city. The question is will I be wearing the puntland colors or not? I think I may skip wearing the colors since alot of other somalis may view me as qabiliste but im definitely heading down. What you guys expect from Puntland this year? I expect the usual; full military parade with weapons, paradees of different sectors of the community and other key stakeholders, a grand speech by the president, and the community just having a blast. Extra things I want to see added this year would be more weaponry shows especially from our marines and other cities of Puntland like galkayo and bosaso. I want to see Bosaso/Galkayo have a huge day out because they always appear a bit quiet on this day unlike garowe. Some may reach to conclusions and say garowe is ballin cuz one of they're own is leading but I dont buy that crap. I just want to see this year more weaponry shows, better participation of other cities, I want to see updated videos of all the development that is occurin in our cities and finally a more united puntland together in garowe.
  9. che, why havent u posted in the bosaso post. The videos are amazing and so green and lush with proper trees not jungle like trees but lined up picturesque trees with a well laid out city
  10. carafaat your hiding from the bosaso post, maxaa dhacay ina adeer ma maseer ba ku haayo? Cuqdada iska saar ee confront Bosaso and look at your jungle
  11. Where are the haters who said no oil in shabell north? I don't see this at all. The first exploration well Shabeel 1 showed oil but it wasn't the basin that is being targeted. Shabeel North is not even the basin but it is closer to it then shabeel 1 and it has now shown an active petroleum system. Electrical logs were conducted and Shabeel North is such a good indication of oil we will be digging 3400 meters confident. We will find the basin and start production immediately and become a dubai
  12. RGRYY | 7/27/2012 2:50:00 AM RANGE RESOURCES LTD - Puntland Drilling Update 27 July 2012 The Manager Company Announcements Australian Securities Exchange Limited Level 6, 20 Bridge Street Sydney NSW 2000 By e-lodgement DEEPENING OF SHABEEL NORTH WELL Range Resources Limited ("Range" or the "Company") provides the following update on the Shabeel North well currently being drilled in Puntland, Somalia by the Company's Joint Venture Operator, Horn Petroleum Corp. (TSXV: HRN). Further to the recent announcement on the testing of the upper Jesomma sand reservoir which yielded fresh water, the well continued drilling through the entire Jesomma reservoir section and had reached a depth of 2,200 meters. The section contained several additional sands with oil and gas shows and a full set of electrical logs was run to determine if these sands contained potential oil zones which would warrant further testing. The analysis of these logs indicate that the most prospective looking zone in the well was the upper Jesomma sand interval that had already been confirmed by testing to contain fresh water and thus no further testing could be justified. Based on the positive evidence of oil shows and the presence of good quality reservoir in the Jesomma, the partnership has decided to deepen the well in order to evaluate the potential of the Lower Cretaceous and Jurassic sections. The current revised total depth will be approximately 3,400 meters and is expected to take an additional 15 to 20 days to reach that depth. The Jurassic section in the nearby Shabeel well had thin reservoir sands with oil and gas shows, but this section was determined to be not thick enough to warrant testing. These sands are expected to thicken basinward towards Shabeel North. There was also evidence that there may have been faulting in the Shabeel well which could have cut out a significant portion of the basal reservoir section, which is not expected in Shabeel North. Horn Petroleum President and CEO David Grellman stated "While we are obviously disappointed that the Jesomma sands tested wet, the overall results of the two wells drilled during this campaign are quite encouraging in the long term prospects for oil potential of the basin. We have confirmed a working petroleum system, good quality reservoirs and thick impermeable sealing rocks. The two Jesomma structures drilled to date appear, subject to final petrophysical analysis, to have issues with the integrity of the trapping mechanism. We are still hopeful that the lower zones in the Shabeel North well may have favourable trapping geometries against the deeper thick carbonate and anhydrite sections seen in the original Shabeel well." Yours faithfully Peter Landau Executive Director Contacts Range Resources Limited Peter Landau Tel : +61 (8) 9488 5220 Em: plandau@rangeresources.com.au
  13. Markay dadku aysan comment meesha ka bixin wax ba jiro. I think they know Bosaso is a wicked city and they cant say much to diss it
  14. Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA oo soo bandhigtay waxqabadkeeda Updated:- 19 hours ago| 0 Commnets Ku simaha Agaasiamah hay’adda wadooyinka puntland C/nuur Maxamed Jaamca (Gaada Yare ) ayaa Qoraal kasoo baxay xafiiskisa maanta loo qayabiya saxaafada Qoraalkaas ayaa ahaa mid lagu shaaciya Asaaska Hay’adda Wadooyinka Puntland PHA oo haray loo aran Jiray NESHA iyo waliba waxaa ay qabatay Mudadii aya jiratay iyadoo qoraalkaasi loogu faafaahiyay lixdii Bilood ee ugu danbaysaya waxaa ay qabatay hay’adda PHA, Waxaan uu ahaa qoraalkaasi mid u Qorana Sidan Hay’adda NESHA Waxaa la asaasay 1997 mashruucii u horeeyay oo ka koobnaa 36goobood waxay fulisay 1998-1999 (Emergency Repair Work From Bosaso-Galkacyo section). Waxaa maal geliyay EU , US AID iyo PHA/NESHA. Waqtigaa ka dib hay’adda waxay maalgelisay mashaariic kala duwan sida dayactirka deg dega ah (Emergency Road Repair Works) Iyo dayactirka joogtada ah (Routine Maintenance) sidoo kale hay’adda waxay hawlo dayactir ka fulisay jid cadayaasha (improving of Feeder Roads). Waxqabadka Hay’adda. Hay’addu waxay wax ka qabatay January-June 2012 Goobahan: 1. Hay’addu waxay maalgelisay dayactirka mashruuca jidka Kalabayr-Birta Dheer (12km) oo ah godad buuxin (Pothole Repair Works) 2. Hay’addu waxay maalgelisay mashruuca jidka Kalabayr-Jalam (surface Dressing). 3. Hay’addu waxay fulisay mashruuca dhisidda garabka laamiga ee Shire Dhogor Libaax (Embankment). 4. Hay’addu waxay mashruuc ka fulisay Tuulada Libow 5. Hay’addu waxay maalgelisay mashruuca dhisida garabka laamiga ee ka bur buray laamiga Yaka 6. Hay’addu waxay dayactir ku samaysay godadkii ku yaalay meer meerka kuwasoo ahaa kuwo inta badan shilal keena. Baahida Daamurka Hay’adda Jidadka PL waxay u baahantahay 3000 (Sadex kun) oo fuusto Daamur ah si ay u dayactirto bur burka ba’aan ee ka jira jidka ee Dheer ee Garowe-Galkacyo, Daamurkaas waxaa lagu qiyaasay inuu ku imaanayo 3000fusto X $200 = USD $ 600,000 hay’aduna ma awoodo dhaqaale yarida jirta awgeed inay keento Daamurkaas cadadkiisu kor ku xusan yahay. Sahamo (Assessments) Hay’addu, January-June waxay sahan ku samaysay Eyl, Haafuun Jariban, Gara’d iyo Alula sahamadaas oo ahaa Cabirka kala saraynnta dhulka, Xog uruurin, Baahida jidka uu baahan yahay iyo Qiimaynta Jidka waxayna iska kaa shadeen sahamadaas hay’adda Maraykanka ah Ee DAI. Hay’addu waxay daraasad ku samaysay jidka Dheer Ee Laamiga ah si ay u ogaato Bur burka jidka inta uu gaar siisan yahay iyo cabirka jidka waxaana layiraahdaa Sahankaas (Road inventory Network). Gebo Gebo Hay’adda jidadka Puntland waxay markasta ku hawlan tahay dayactirka wadooyinka iyadoo ku tashanaysa dakhliga loo qoondeeyay ( Levy revenue), hay’addu inkastoo awoodeeda dhaqaale uu yar yarahay hadana kama marna inay ka hortagto khataraha kusoo wajaha wadooyinka. Sikasatab ahaatee Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA ayaa mudooyinkan danbe wada dadaalo ay ku donaysao in ay dhamaan ku dayactirto wadooyinka Puntland Horseedmedia Garoowe Dr-Osman and Puntlanders would like to say to non puntlanders This Puntland Somalia. We have road-signs, stop signs, bus stop signs, turn signals, stop signs, bus shelters, bus stop signs and an active driver license scheme. We rehabilitate our roads here as apart of providing basic government services to our citizens. We are creating new roads in remote towns to connect it to Highway Puntland and also paving up major city road networks.
  15. Loving ya bosaso with all my heart and soul so help me god
  16. iga tag noone in this forum can deny bosaso is the best city in somalia. its frickin gorgeous and modernized
  17. Come vacation in Bosaso the most beautiful city in Somalia
  18. Walle somalia meel kale ka degi maayo except bosaso. Its simply the best
  19. Simply the best city in Somalia. I love it and am so proud!!! Yaa illa hadli kare reer puntland baan ahaye
  20. It is good to see that Qardho Prison has provided a good prison institution framework for the rest of Puntland. Garowe is now picking up steam. I wanna hear the same for Bosaso and Galkayo
  21. http://www.unops.org/ApplyBO/File.aspx/ITB-KEOC-2012-008%20-%20Annex%20V%20Technical%20Drawings.pdf?AttachmentID=63296520-5f0a-4dde-b7cc-5f5f00a24826
  22. Dr Faroolle: “Hadde hadii la kala tago ogaada dadka ugu liita ma nihin”[Dhagayso] July 19, 2012 // Warar Somaali Madaxwayanha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroolle oo maanta ka hadlayay furitaanka shirka haweenka Soomaaliyeed ee ka furmay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay inuu ka mid yahay dadkii dhibaatadu ay soo gaartay wixii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka. Waxaa uu sheegay madaxwaynuhu isaga iyo carruurtiisu inay ka barakaceen hantidoodii markii ay dhacday xukuumadii dalka ka talinaysay. “Anigu waxaan ka mid ahaa bariisimaadkii intii xumuhu jirayn wax badan baa isoo gaaray, laakiin cidna u mahaysto,dadkii soo qaxay baan ka mid ahaa oo wixii hanti uu lahaa baaba’een, ciyaalkiisii wax gaareen laakiin cidna maanta u mahaysto ee waxaa dadka ugu yeeri lahaa wanaagga iyo nabad.”ayuu sheegay Dr Faroolle oo hadlakiisa ku furfurtay dadka Soomaaliyeed marka xaqiiqda laga hadlo inay dadku ku ceebeeyaan ,balse uu isagu gudanayo waajibaadkiisa wax kasta oo xumaanta ahna dadka ka reebi doono. “Ciddii nagu nibcaysata oo dowlad Soomaaliyeed oo Faderaal ah oo faderaal ku dhisan oo anagu u ololaynaa hadde ogaada hadii laka tagano manihi dadka ugu liita, waad ogtihiin khayraad baan haysnaaa, dad badan oo wax yaqaan baanu haysanaa, dal balaaran baanu haysanaa, waxaaba dhici karta inaanu wax tarno”ayuu yiri Dr Faroolle oo intaasi raaciyay Soomaalidu inay isku baahantahay loona baahanyahay gacmo wada jir inay wax ku qabtaan. Dhagayso Codka madaxwaynaha. http://puntlandnews24.com/dr-faroolle-hadde-hadii-la-kala-togo-ogaada-dadka-ugu-liita-ma-nihin/