Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Wagenning University oo lagu sharxey beeraha Puntland 4 Aug 4, 2012 - 11:08:39 AM GAROWE ONLINE Wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo dhowaanahan safari kala duwan ku tagay dalal kamida Yurub iyo Canada ayaa habenimadii xalay 03 August,2012 waxa uu cashar ka jeediyey jaamacada Wagenning oo kamida kuwa qaabilsan beeraha. Wasiirka oo Garowe Online si kooban u la hadlay ayaa sheegey inuu casumaad rasmi ah ka helay hormuudka Wagenning University oo uu kulamo kala duwaan la qaatey islamarkaasina u balanqaadey in tababaro la xariira beeraha bixin doonaan iyo tayeynta xafiiska fayashowrka cuntada ee wasaarada beeraha Puntland. Ardeyda wax kabarata halkaasi ayuu u ga waramay Puntland iyo sida dhulkeedu hodon ugu yahay kheyraadka islamarkaasina uga jawaabey ardeyd su’aalo ay weydiiyeen. Dhowanahan ayuu safaro ku kala bixiyey wasiirka beeraha Puntland Britain ,Beljiem ,Canada iyo Holland oo uu sidoo kalena kula kulmey jaaliyadaha reer Puntland ee dhulkaasi dhaqan waxana uu uga waramay sida loogu baahanyahay qurbajoogto inay ka qayb qaadato horumarinta Puntland qofba dhinaca kaga soo aada.
  2. War heedhe rabshada naga daaya, Puntland is the best state. Wax kale laagama yeelayo dhibka iska daaya oo ka seexda sheekadan
  3. First of all this is a regional matter and doesn't concern you. The parliament is in session
  4. Laami laga hirgeliyey Bossaso 4 Aug 4, 2012 - 6:52:13 AM GAROWE ONLINE Mashaariic guud ahaan horumarineed ayaa ka socda xarunta dhaqaalaha Puntland ee Bossaso kuwaasi oo ay ka midyihiin laami magaalada dhexdeeda la saarey oo iska kaashadeen dowaldda Puntland iyo dadweynaha ku dhaqan gobolka Bari. Duqa Degmada Bossaso Xasan Cabdalla Xasan oo Radio Garowe la hadlay ayaa ka waramay halka ay marayaan barnaamijyadan horumarineed iyo cida gacanta siisaa maamulka degmada fulinta hawshooda. Labo waddo oo laami ah ayuu tilmaamey in fureen gudaha magaalada Bossaso islamarkaasina ay dayactir iyo carro tuur ka wadaan kuwo kale oo ku yaal halkaasi. Garaash ayuu sheegey inay ka hirgeliyeen magaalada gaadiidka waaweyn lagu hayno xiliga hore ee saxmadu jirto ,dhismayaal ay ka fuliyeen Kantaroolka Bossaso ,iyo dayactirka garoonka kubadda cagta. Barakacayasha oo meelo kala duwan ka degan magaaldu ayu cadeeyey in la habeyn doono islamarkaasina ugu baaqey hayadaha inay kala caawiyaan dejinta goobo wanaagsan dadka xabada iyo baahidu ka soo cayrsatey guryahoodi. Halkan ka dhageyso Aadan Sooyaal oo wareysanaya Duqa Bossaso http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Laami_laga_dhisey_Bossaso.shtml
  5. Somalia: Galmudug presidential elections hit a wall 2 Aug 2, 2012 - 12:29:39 PM GALKAYO, Somalia Aug 1 2012 (Garowe Online) – Elections for Galmudug President have hit a wall after President Mohamed Ahmed Alim failed to recognize President elect Col. Abdi Hassan Awale Qeybdiid, Garowe Online reports. Galmudug President Alim who was in Nairobi while parliamentary elections followed by a presidential election transpired, objected to the “hasty elections” and stated that he is the Galmudug President. President Alim, who spoke to Somaliareport, before the presidential elections, said that he disagreed with the parliamentary elections. “I heard it, but I am not supporting them, and I don’t think it is the right thing to support,” said Galmudug President Alim. Col. Abdi Hassan Awale Qeybdiid who was nominated in a landslide victory as the new Galmudug president by parliament, said at his inauguration on Wednesday that he would improve security in the region. “I will pledge that Galmudug will have capable security forces that will bring security to the region and restore stability,” said President Col. Qeybdiid. According to sources however, President Alim earlier this year wrote a letter to the international community which explained that Col. Qeybdiid in the past had contributed to instability in the region as a former warlord. Col. Qeybdiid was arrested in 2005 for suspicion of genocide but was released due to lack of evidence. He was also arrested by US Special in 1993 along with Osman Ali Atto for their part in the civil war in Mogadishu and held for months but was subsequently released. Galmudug President Alim and signatories of the Roadmap are set to meet US Secretary of State Hillary Clinton in Nairobi on Saturday, which will be an interesting meeting as the Galmudug presidency is being disputed. GAROWE ONLINE
  6. Two new paved roads for bosaso in peak hour spots of the city. This road campaign in the city needs to go all the way unti all key main roads the city are fully paved then move into the neighbourhoods and pave main roads there.
  7. Duqa boosaaso oo maanta xariga ka jaray labo wado oo laami la asaaray. August 2, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster Xasan Cabdalla Xasan gudoomiyaha golaha deegaanka degmada boosaaso ayaa maanta xariga ka jaray labada wado ee Gaaca iyo Laamiga Dekeda oo loo dhamaystiray wado laami ah oo noqonaya wadooyinkaas kuwo ka baxa Gaaca iyo garoonka diyaaradaha boosaaso iyo kantroolka ilaa dekeda magaaladan boosaaso. Xafladii furitaanka wadooyinkaas ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah masuuliyiinta puntland isimo culamo awdiin ganacsato ururada bulshada iyo dadwaynaha ku nool 16 xaafadood ee ay ka kooban tahay Magaaladan boosaaso iyadoo xarig jarka wadooyinkaasna uu ka dhacay bartamaha wadada gaaca oo ah halka dhextaalka u ah wadooyinkaas. Ugu horayn waxaa halkaas ka hadlay duqa degmada boosaaso Xasan Cabdalla oo si aad ah uga warbixiyay dadaalkii ay u galeen hergelinta wadooyinkaas iyo bilicda magaalada boosaaso taasoo ugu danbayn uu sheegay in ay ku guulaysteen dhamaystirka wadooyinkaas iyo walibana uu sheegay in qorshaha xiga uu noqon doono wadooyinka daarasalaam iyo madaxtooyada kuwaasoo uu sheegay in ay bilaabi doonaan bisha Ramadaan ka dib waxaa kaloo uu gudoomiyaha uu xusay in maamulkooda ay wadaan kuwo ay dhamaystireen mashaariic laga hirgalinayo degmadan iyo tuulooyin hoos taga degmadan bosaao. Duqa degmada boosaaso ayaa sidoo kale u mahadnaqay ganacsatadii iyo dadkii ka qayb qaatay horumarinta iyo bilicda boosaaso waxaana uu shacabka ku baraarujiyay in ay ka qayb qaataan howlaha horumarineed ee haatan laga wado magaaladan. Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay Gen Cali Ismaaciil oo ah gudoomiyaha gudiga horimarinta shacabka boosaaso oo isna ka warbixiyay gudigooda qaybtii ay ka qaateen wado samayntaas iyo horumarka waxaana uu Si aad ugu nuuxnuuxsaday in shacabka ay yihiin kuwa kaliya ee horumarin kara dalkooda isagoo tusaalooyin badan soo qaatay waxaana uu shacabka ka codsaday in aysan hayado shisheeye aysan sugin oo ay maalkooda iyo xoogooda isugu geeyaan horumarka dalkooda waxaana uu sidoo kale ka warbixiyay lacagihii ay ka aruuriyeen ganacsatada iyo dadwaynaha qaarkood qaabkii ay ku baxday ugu danbayntiina waxaa uu u Mahadnaqay maamulka degmada. Gudoomiye ku xigeenka gobolka bari Yuusuf Muumin Bide ayaa isna u mahadnaqay maamulka iyo golaha deegaanka degmada boosaaso iyo waliba gudigii isku howlay aruurinta dhaqaalahii lagu fuliyay wadooyinkaas Laamiga ah ganacsatada boosaaso ayaa sidoo kale uu uga mahadnaqay dhaqaalaha ay ugu deeqaan dalkooda iyo dadkooda. Ugu danbayntii waxaa maamulka degmada boosaaso iyo gudiga shacabka boosaaso ay bixiyeen shahaadooyin abaalmarino oo la siiyay inta badan dhamaan dadkii ka qayb qaatay howlihii lagu dhamaystiray wadooyinkaas waxaa sidoo kale loo mahad naqay gabadha lagu magacaabo Caasho Axmed Dheere oo ka mid ah ganacsatada oo noqotay gabadha kaliya ee bixisay lacag wax ku ool ah waxayna dhamaan dadkii ka Hadlay halkaasi ay sheegeen in jaaliyada puntland gaar ahaan kuwa gobolka bari ay ka seexdeen horumarka dalkooda marka laga reebo nin lagu magacaabo Axmed Ceynab oo ku nool dalka kanada. Sawiro
  8. Thanks oba, at least u keep it real marki loo bahan yahay
  9. Thank you mayor of bosaso and the business community for allowing this huge step forward for the city to happen. Lets pave this city one road at a time. Lets get moving Bosaso Puntland Somalia
  10. Duqa Degmada Bosaso ayaa maanta xariga ka jarey wadooyin dhawaan laami lasaarey (Sawiro). About:- 2 hours ago | 0 Waxaa manta xariga laga jaray labo wado oo laami la saaray kuwasoo dhamaan laga hirgeliyay Gudaha Magalada Bosaso . Mushruuca wadooyinkani lagu dhisay ayaa waxaa dhinac socda Mashaariic kale gedisan oo laga hirgeliyay Gudaha Magalada Bosaso . Duqa degmada Xasan C/lla Xasan ayaa Xariga ka jaray wadooyinkani intaa ka dibna waxaa laysugu tagay Hoolka Dawlada hoose halkaasi oo lagu qabtay Xaflada ku saabsanayd mashariicdan iyo cida ka qeeb gashay Qudbado kala gedisan oo dhinacyo badan taabanaya ayaaa goobta laga jeediyay . Intii xafladani socotay ayaa waxaa goobta Shahadooyin lagu gudoonsiiyay Dhamaan Sharaa,iktii ka qeeb gashay mashruucani . Dadwayne aad u badan ayaa goobta joogay waxaa ayna aad ula dhaceen in mashaariicdani iyo kuwa hada socda ee la filayo in laga hirgeliyo magalada Bosaso . Ugu horayn waxaa goobta Ka hadlay C/fataax Sugule waxaa uuna ka war bixiyay Mashruucan iyo qarashka ku baxay,isagoo sheegey in ay tahey hormar loona baahan yahay in halkaasi laga sii wado. Gudoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Puntland Maxamed Caydiid ayaa dhankiisa sheegay in hadii ay Bulshada iskashato ay wax badan ay qaban karaan. Wuxuu kaloo intaasi ku darey in aynu maanta ka gudubney ciidii wadada la iinoogu shubi jirey sanad walba oo markii roobku soo da’ona ay baabi’I jirtey Waxaan ganacsatada ugu baaqayaa in ay halkaasi ka sii wadaan loona baahan yahay. Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Bari Muudane Muumin yuusuf Bide ayaa soo xiray Xafalada, isagoo sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay hormarkan lagu talaabsanayo loona baahan yahay in halkaasi lasii wado. Isku soo wada duubuu xafladan ayaa aheyd mid laga dheehan karay farxad iyo jawi wacan iyadoo aad loogu faraxsanaa sidii loo sii hormarin lahaa wadooyinka bosaso. Horseed Media Bosaso Puntland
  11. i've had enough of SOL. I am going for a march Hey boy this is garowe puntland
  12. Reer Puntland baan ahay. Wa Dawlada Puntland EE Somaliyeed. Ileen somali dhan ba lehe
  13. Let the drum roll begin. Here come some effing puntlanders
  14. For The Nation [imghttp://www.garoweonline.com/artman2/uploads/4/IMG_3217.JPG[/img] Puntland is multi-cultural
  15. Sanadguurada 14aad ee asaaskii Puntland (Sawirro) 1 Aug 1, 2012 - 2:44:32 AM Magaala madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta 1 August ,2012 waxa siweyn looga dhigey dabaaldega munaasabada 14 sanno guurada ka soo wareegtey asaaskii Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ,kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,gudoomiyaha barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ,taliyaha ciidamada difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi ,wasiirada xukuumadda ,mudanayaasha barlamanka ,marti sharaf lagu casumey iyo kumanaan kun oo dadweyne ayaa si wadajir ah uga qaybgalay xuskan. Fagaaraha Barxada Garowe ayaa socod waxa ku marey fardooley ,dhalinyaro ,haween ,ardeyda iskuulada ,kuwa jaamacadaha ,shaqaalaha dowaldda ,barakacayaasha ,ciidamada kala duwan ee Puntland oo dhamaan salaam siiyey madaxweynaha iyo xubnihii wehelinayey. Qiiro wadanimo ,dareen farxadeed iyo damaashaad ayaa hareeyey goobta xafladu ka dhaceysey waxana dabaaldega daadihinayey kooxda Baambeyba ee ka tirsan booliska Puntland. Kadib markii socodku dhamaadey ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole waxa uu la hadlay dadweynihi madasha isugu yimid waxana uu ugu habalyey munaasabada sanadguurada 14aad ee Puntland. Dadaal dheer ayuu tilmaamey madaxweynuhu in loo galay sidi Puntland loo dhisi lahaa iyo horumarka ay ku talaabsatey maanta kadib sanadihii ay jirtey,waxana uu sidoo kale raaciyey in maanta oo kale guul u tahay guud ahaan shacabka Soomaliyeed. Waxa lagu wadaa in weli ka sii socdaan Garowe dabaaldega xuska sanadguruada 14aad ee Puntland iyadoona galabta lagu wado garoonka kubadda cagta Mire Awaare inay ku hardamaan labo kooxood koobka loo dhigey munaasabada. Halkan ka daawo sawirrada munaasabadii ka dhacdey Garowe maanta
  16. Hello boys. My Name Sharif And I Wish I Was A Puntlander.
  17. Hear Puntland debate the democracy to be born in the state. Plus also hear some hilarious farting going on in the background Farts at the 5:50, 6:03, 6:12, 6:45 and continues on through the show I love ya puntland
  18. Chimera, We are reviewing what has been achieved, what has been not achieved and the way forward for the state. As of now the development goals has been extended for another 3 years to achieve the goals in the 5 year development plan. Lakin adigu waxasi maxad ka garanaysa maba haysatid any whatsoever development plans