Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Waxaan ahay Musharax M/weyne waxaana ka codsanayaa Musharaxiinta Beeshayda inay ii tanaasulaan:Codsi uu jeediyay Musharax Xasan Abshir Written by Administrator Saturday, 11 August 2012 13:19 Xasan Abshir Faarax oo Raizul Wasaare mar kasoo noqday Dowladii uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xasan xilal kala duwana kasoo qabtay Dowladahii Dalka soo maray xiliyadii kala duwanaa ayaa Maanta ku dhawaaqay in Musharax yahay. Xasan Abshir ayaa sheegay in Maanta ku dhalatay in uu isku soo sharaxo Jagada Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya kadib markii uu arkay dhibaatada dalka heesata isagooan xusay in uu doonayo in uu dalka iyo dadka samatabixiyo . Musharax Xasan Abshir Faarax ayaa sheegay in uu wax badan ka qaban doono hadii loo doorto Madaxweyne isagoona xusay in uu ka cosdsanayo Musharixiinta kale ee Walaalhiis ah isku beeshana yihiin in ay u tanaasulaan si uu umada u badbaadiyo Dowladnimana u horseedo. ‘’Waxaan ka codsanayaa Musharixiinta Xilka Madaxweyne u tartamaya ee kasoo jeeda beesheeda in ay ii tanaasulaan oon aniga Madaxweyne Dalka ka noqdo , aniga dhoor mar hore ayaan u tanaasulay markayga hala ii tanaasulo ,Hadii la ii tanaasuli waayana Qo walbol calafkiisa ayuu cunaya wax uur kutaalo iyo xaasinimadana uma qabayo walaalaheyga.’’ Ayuu yiri Xasan Abshir Faarax. Xasan Abshir Faarax waa siyaasi rug cadaa ah xilal kala duwana kasoo qabtay Dowladihii Dalka soo maray ay ugu horeesay Dowladii Siyaad Barre iyo Dowladihii ka dambeeyay waana nin fahansan hab maamulka Dowladnimo. Musharaxan Cusub ee Maanta isa soo taagay ayaa kusoo aadaya xili ay sii kordhayaan Musharixiinta isku soo taageysa in Madaxweyne Dalka kanoqoto kuwaa oo doonaya in 20-ka Agoust Dowlada Rasmiga ah ee Soomaliya in nin waliba uu isagu hogaanka u qabto.
  2. Raysal Wasaarihii hore ee DFKS Cumar Cabdirashiid oo Muqdisho ka degay. About:- 43 mins ago | 0 Raysal wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka ku meel gaarka ee Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Magaaladda Muqdisho halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyey. Waa socdaalkii ugu horeeyey ee uu ku tago Soomaaliya tan iyo markii uu lumiyey xilkii Raysal wasaarenimo dabayaaqadii sanadkii 2010 markaas oo khilaaf xal loo waayey soo kala dhexgalay isaga & Madaxweyne Shiriif Sh. Axmed. Kama bixin wax faahfaahin ah socdaalkiisa wuxuuna u sheegay warfidiyeenada inuu dib ka soo sheegi doono ujeedka safarkiisa isagoo xusay in Xukuumadiisii ay wadanka ka qabatay shaqo weyn ayna ahayd iyadu tan horseeday Guulaha ay gaartay DFKS. Ku biirida tartanka doorashada. Ilo ku dhow dhow Dr. Sharmaarke waxay u xaqjiiyeen Horseed Media inuu ku biiri doono tartanka loogu jiro Xafiiska Madaxweynaha doorashooyinka la qaban doono 20 Aug uuna ku dhawaaqi doono musharxnimadiisa maalmaha soo socda. mudo hada laga joogo 1 todobaad wuxuu kula kulmay Magaaladda Dubai qaar ka mid ah taageerayaashiisa, Ganacsato & Aqoonyahano sida uu noo xaqiijiyey goob jooge shirkaas ka qayb galay Dr. Cumar wuxuu u sheegay xubnihii shirka joogay inuu u tartami doono doorashada Madaxtooyada isagoo ka codsaday in lag taageero ololihiisa. Shiine Culay Horseed Media
  3. It was wonderful day. I love the kid in the beginning with the flag. After a long journey, after a number of wars(sayyidka, siyad, aideed, al-itihaad)The SSDF secured the regions of north-eastern somalia. The ever forgiving SSDF still negiotated and waited for 7 years for mogadishu to get it's act together but they didn't. in 1998 there was no more waiting. These great men paved the way for the people of this great region to raise the flag of puntland and become a government. Anyone in Somalia that has any dreams of Puntland disappearing think again. Spend your time constructively and not on false hope and dreams. Puntland is here to stay!!!
  4. che i've dealt with u on paltalk on a number of occasions and you submitted after some heavy karbash
  5. I support this man all the way into villa somalia The guy is educated he is a PHD holder, he is very democratic and hasn't got the old school mentality. I think he is someone that can bring somalis together under one nation and prospering. He is from a powerful region in Somalia that is well developed and I believe this is what makes this candidate stand out as more credible then any other candidate running which you can see below for yourself. Bosaso Galkayo Garowe Qardho Give the guy a chance and ask your mps to vote in favor of this man. As his slogan says, help us save somalia. He is educated, he is proven experience in office, his from a powerful part of somalia that has developed itself and is prospering. It is very clear that he is the best candidate for office
  6. I am proud Puntlander. I have proper govt.. I have 37 cities and town and 8 regions. I have an effective security apparatus that includes a military, police, special police unit, intelligence services, marines, and airforce. We have all the needed institutions like parliament, presidential palace, ministries, universities, research facilities, national crime institutes, police-army-marine institutes and an effective education and health system that is developing fast. Why would I not be proud to be a Puntlander you tell me
  7. " frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Somalia: Puntland passes district electoral law 7 Aug 7, 2012 - 10:00:16 AM GAROWE, Somalia Aug 7 2012 (Garowe Online) – Puntland Parliament passed a district electoral law on Tuesday, that will begin registering election polls in districts across Puntland, Garowe Online reports. The parliament met at its headquarters in Garowe early Tuesday morning to debate and vote on the proposed law. The district electoral law states that every district in Puntland will have elections. Currently Puntland is made up of 37 districts; however their boundaries have not been authoritatively proclaimed which led to discussions of how the district elections would occur. “The deliberations on Tuesday were to discuss how the district electoral elections would begin when some districts’ boundaries are not clearly defined,” said Speaker of Parliament Abdirashid Mohamed. After a passionate debate MPs agreed initially to instate the law in the original 21 districts during Siad Barre’s regime, while other districts would define boundaries and hold elections at a later date. Out of 56 MPs, 42 voted in favor of the law while 14 opposed the law. Although parliament passed the law on Tuesday, Abdisalan Sheikh Mohamud Shaybe, a veteran of Puntland politics and an MP who was a pivotal figure in lobbying to get the law passed, did not see Tuesday’s historic moment in Puntland politics. MP Shaybe was shot killed outside a mosque on Monday by two assailants who escaped from the scene. Shaybe was very vocal in transitioning Puntland politics from clan based to a democracy based one and had swayed other MPs in parliament to agree to setup an electoral law in districts. Puntland Intelligence sources say that for his outspokenness and outlook that he had been a target of Al Shabaab elements that are against the transition to a democracy based system. MPs in parliament on Tuesday said a prayer for MP Shaybe who according to Speaker of Parliament Abdirashid was a “martyr” who died for a just cause. GAROWE ONLINE
  9. War iga tag..Waxan ba dawlad la yirah...basic government services being delivered to the every-day somali. This is our local council in Bosaso. This is happening across all our local council areas, but mainly so in Qardho, Garowe, Galkayo, Las Qoray. We have the 5 year plan happening at the regiona level. I won't live anywhere but in Puntland because I love the accountability to the people and the transparency on projects. It just makes me feel good knowing my government is providing services to our residents. It is what a REAL administration does!!! U guys gotta admit it Puntland is doing pretty good!!!
  10. (Sawirro) Shirkada Biyaha Nugaal oo Ceel-biyood ka bilawday deegaanka Kalabayr. Posted by PI on August 6th, 2012 Kalabayr(Puntlandi.com):- Shirkada Biyaha ee gobolka Nugaal ayaa Ceel-biyood ka qodaysa deegaanka Kalabayr ee gobolka Nugaal oo qiyaastii 40Km u jira Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Ceel-biyoodkan oo qodaalkiisa maanta laga bilaabay deegaankan Kalabayr ee gobolka Nugaal ayaa waxaa qodaysa Shirkada Biyaha Nugaal ee NYWACO waxaana ka qayb qaadanaya Hay’adda Hadma, Pasaweyn, World Vission iyo Care International oo isugu jira hay’ado wadani ah iyo kuwo Caalami ah. Ceelka ayaa qodistiisa Xariga laga jaray waxaana munasabadda furista ka qaybgalay Masuuliyiinta Shirkadaha Biyaha sida NUWACO,Madaxda Hay,adda Masiibooyinka Dabiiciga ah ee puntland,Hay,adda World Vission oo Dhanka dhaqaalaha gacan ka gaysatay, Howlwadeeno ka socday Hay,adda Care International iyo Dadweynaha Deegaanka Kalabayr ee Degmadda Garoowe. Isuduwaha hay’adda Pasaweyn ee Gobolka Nugaal Faysal Maxamuud Nuur ayaa ugu horeyn ka hadlay Munasabadda ,waxaana uu sheegay in diyaargarowga helitaanka ceel deegaanka kala bayr in la bilabay sanadkii 2010 aanse xiligaa lagu guulaysan,iminkana ay noqotay xilligii ay nasiibka u yeelatay Tuuladda kalabayr qodista ceelkan oo ay ku guulaysatay in ay qodo shirkadda NUWACO oo uu Xusay in ay si weyn ugu kalsoonyihiin in ay gacanta ku hayso . Agaasimaha Mashariicda PASAWEYN Mukhtaar C/raxmaan ayaa isna sheegay in Deegaanka kalabayr uu ka mid yahay meelaha ku liita biyaha iyadoo biyaha ugu dhow yihiin deegaanadda Burtinle,Rabaable,Awrculus balse ay maanta Nasiib u yesheen in loo bilabo ceel laga filayo inay kaga kaaftomayaan Biyaha fog fog isla markaana laga rajaynayo in ay ka faaiidaystaan dadka deegaanku. Madaxa Mashruuca Biyaha ee Hay,adda World Vission C/raxmaan Xuseen Xasan ayaa isaguna goobta ka xusay in mashrucaan mudo dheer la sugayey ogolaanshihiisa iyo dhaqaale u helidiisa balse markii lasoo helay la waayey cid lagu aamino Fulintiisa,iyadoo markii danbe tartan la qabtay ayna ku guulaysatay shirkadda NUWACO oo la wareegtay qandaraaska. Eng, Cabdi Xasan Muuse oo ah ninka Cilmi barista Goobta Ceelka laga taagay sameyey ayaa qaatay isna hadalka waxaana uu sheegay in ay adeegsadeen qalabka loo yaqaan Geological Service ( GS) kazoo aanu ku oganay macluumaadka dhulka loo dooray in laga qodo ceelka kalabayr,waxaa uu sidoo kale sheegay Eng,Cabdi in markii ay ururiyeen xogtii ceelasha dhamaan xogihii laga hayey ee biyaha eek u xiriirsam ama la dariska ah biyaha kalabayr ay ku Cabireen qalabka GS ee loo isticmaalo cilmi barista Biyaha Raadintooda & Macluumaadka la xiriira. Eng, Cabdi Xasan Waxaa uu sheegay in ay deegaankani ay ku doorteen oo ay Ceelkan uga bilaabeen iyagoo tixgalinaya sadex qodob oo kala ah:- In 340m – 400m lagu gaarayo dhulka biyuhu fadhiyaan ee deegaankan; In halkaan ay ku haboontahay islamarkaana ay tahay dhul xooluhu kusoo aroori karaan kana cabi karaan oo haysata dhul baxadleh oo xoolo badan mar wada imaan karayaan. In ay sahal u tahay biyogelinta magaaladda xiliga ku haboon in magaalada biyaha looga soo qabto Eng, Cabdi Xasan ayaa sidoo kale sababeyey in NUWACO qodo Ceelkan kasokow tartankii qandaraaslayaasha oo uu xusay in NuWACO ceelal badan puntland ka qoday ayna tahay shirkadda kaliya ee ceel ay oday aan wali biyo laga waayin ama uusan dumin ceelkii,taasina ay sabab u tahay qalabka tayada leh ee ay haystaan iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah ay tahay. Cumar Faruuq oo ka mid ah madaxda shirkadda Isgaarsiinta Golis kana mid ah dadka deegaanka kalabayr ayaa ayaa sheegay in ay tani tahay guul usoo hoyatay dadka deegaanka ,waxaana uu kula dardaarmay shirkadaha iyo Hay,adaha wada in ay muujiyaan waxqabad wax ku ool ah ee aanay . Gudoomiyaha Shirkadda NUWACO C/samad Islaam Maxamed oo ah shirkadda Ceelkan qodaysa ayaa cod baahiyaha lagu soo dhaweyey waxaana uu balanqaday in ay dadaal dheer u galayso shirkadiisu qodista iyo dhamaystirka ceelkan oo ka mid ah kuwii ay shirkadu hore ugu soo guulaysatay . Gudoomiye C/samad Islaan Waxaa uu dadka deegaanka ka codsaday in ay kashaqeyaan sidii loo heli lahaa Ceel biyo kaafiya deegaanka laga soo saaro ,iyadoo ay adkaynayaan lashaqaynta dadka gacanta ku haya shaqada iyo ilaalinta Nabadgelyadda Goobta ” dadaal ayaan u galaynaa sidii dhaqso loogu dhamayn lahaa ceelka,deegaankana waa deegaankayagii si wadaniyad ku dheehantahay ayaanu ugu hagar baxaynaa hadii ilaahay ogolado” Gudoomiye C/samad Islaan Maxamed. Gudoomiyaha Kalabayr Abshir C/laahi Maxamuud ayaa u mahadceliyey Hay,adaha & Shirkadaha gacanta ka gaystay ,waxaana uu si gaara u amanay shirkadda NUWACO ee bilowday qodista Ceelka oo uu xusay in ay tahay shirkad lagu bartay ka run sheegid iyo hufnaan shaqo . Abshir waxaa uu shacabka deegaanka kalabayr ka codsaday in ay maal iyo xoogba u huraan dhismaha iyo hirgelinta helitaanka Ceel biyoodka Kalabayr. Siciid Wayrax oo ka mid ah odayaasha deegaanka ayaa isna sheegay in ay diyaar la yihiin wixii kalaan kooda ah dadka deegaanka ee kaga beegan dhismaha ceelka laga bilabay deegaanka ay ku noolyihiin. Mareeyaha Hay,adda Masiibooyinka Dabiiciga ah ee puntland HADMA ayaa sheegay in deegaanka Kalabayr mudooyin hore la isku dayey in ceel laga qodo iyadoo xiliyadii dowladii dhexena la isku dayey ceelka lakiin la waayey biyihii,waxaa kaloo uu xusay in hay,adiisu xiligii abaaraha ay ka codsatay Hay,adda World Vission in ay ceel ka qodaan deegaanka Kalabayr balse dhaqaale loo waayey xiligaas balanqaadkii waqtisaana uu keenay in xiliga maanta ah loo helo dhaqaale lagu fuliyo qodaalka ceelka kalabayr. Mareeyaha HADMA Waxaa uu sheegay in xafiiskiisa qaylo dhaan badan uga timaado deegaano badan oo xiliyada abaaruhu jiraan laga waayo biyo ,waxaana xiliga baahida hadii aanay dhaqaale u hayn qaylo u dirtaa hay,adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeyan Biyaha si ay u *****laan baahida deegaanka ka taagan wuxuuna sheegay in dowladda puntland baahidaas 2 qaybood u kala qaaday sida:- Mid loogu talo galo sidii baahidda markaa tagan loo *****li lahaa. Mid loogu talo galo in mustaqbalka soo socda looga hortago dhibaatada Biyo la aaneed ee soo noqnoqonaysa sidaa darteed ayuu yiri ceelka kalabayr waxaa uu ahaa mid ku yimi ku talo gal ka hortag dhibaato biyood. Mareye Cayrow waxaa uu dadka deegaanka kula dardaarmay in ay adkaystaan fursada ceelka lagu keenay iyagoo gacan ka gaysanaya qodista Ceelka ,waxaa kaloo uu shirkadaha NUWACO & PSAWEYN ku booriyey in ay iska kaashadaan sidii loo dardargelin lahaa shaqada baxada leh ee Ceelkan iyo kuwa soo socdaba. Dhanka kale Sarakiil ka socotay Hay,adda Care International ayaa shaaca ka qaaday in ay gacan ka gaysanayaan biyo gelin sidii ay u heli lahayd Magaaladda Kalabayr marka loo dhamaystiro qodista Ceelka Maanta la bilabay ,Fartuun oo ka mid ah howl wadeenadda Care ayaa sheegtay in ay heshiis ku yihiin hay,adda kale ee WV in ay qodaalka ka gadaal biyo galin & Nadaafada Magaaladda kaga qaybgalidoonto Mashruuca” Deegaanka kalabayr Care waxaa ay ka qabanaysaa marka ceelkan dhamado mashruuca Nadaafadda & Biyogelinta Xarumaha arrimaha bulshada iyo guud ahaan dhismayaasha bulshadu ku dhaqantahay si looga faaiidaysto biyaha ceelka laga qodayo magaaladda Kalabayr” Fartuun. Si kastaba ha ahatee ma ahan markii ugu horaysay ee Shirkadda NUWACO ay deeganadda puntland ka hirgaliso Ceel biyood ay ka faaiidaystaan Dadka & Duunyada ku nool deegaankas,iyadoo shirkadu dhawaan ceel biyood baxad biyood leh ka dhamaystirtay deegaanka Buubi ee Degmadda Jariiban ee Gobolka Mudug. www.puntlandi.com
  11. Ansixinta xeerka doorashada golayasha deegaanka PL 7 Aug 7, 2012 - 1:51:38 AM Golaha Wakiilada Puntland ayaa meel mariyey maanta 07 August,2012 xeerka deerashooyinka golayaasha deegaanka ee dowaldda Puntland oo horey xukuumadu u soo ansixisey islamarkaasina soo gudbiyeen guddiga doorashooyinka Puntland. Hoolka ayaa waxa fadhiyey 56 mudane waxana haa u codeysey xeerkan 42 xildhibaan mudanayaasha Barlamanka Puntland. Sida la sheegey waxa lagu qaybinayaaa degmooyinkii 21 ahaa ee dowalddi dhexe markii ay jirtey lagu shaqeyn jirey sidaasina waxa meesha uga baxay degmooyinka lama gacaabey tan iyo asaaskii Puntland. Warkan oo faahfaahsan iyo codadkiisa kala soco wararkeena xiga. GAROWE ONLINE
  12. Raysalwasaare Dr.Abdiweli Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya About:- 14 mins ago | 0 Waxaaaa socota xaflad si weyn loo soo agaasimey taas oo ka dhacaysa City Plaza Muqdisho, Xafladda ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Xafiiska Ololaha Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Cali Gaas oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaya musharaxnimadiisa. Xafladda oo lagu casumey dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii Xukumaada “Badbaado Qaran ee uu hoggaamiyo Dr.Gaas. Xafiiska Ololaha Dr.Gaas ayaa sheegey in Dr.Cabdiweli Cali Gaas ku guuleystey himiladiisi muddo sanad ah isla markaana uu dalka ka saarey kumeel gaarnimadii, iyada oo ay dhinac socoto in Tubta Khariidada (Road Map) uu sidii loogu talagay ku soo dhamaaneyo. Maalintii shalay ayaa Raysalwasaaruhu anfur u sameeyey odoyaasha dhaqanka ee ku sugan Muqdisho kuwaas oo loo wakiishey in ay soo xulaan Xildhibaanada Baarlamaanka,waxaana uu Raysalwasaaruhu ugu hanbalyeeyey sida wanaagsan ee ay ku soo dhamaatey ansixintii dastuurka Soomaaliya. Xafiiska Ololaha Dr.Gaas ayaa sheegey in Cabdiweli Cali Gaas qorshihiisu ahaa in uu dib ugu laabto qoyskiisi iyo halkii uu ka yimid, laakiin cadaadis badan oo la saarey gudo iyo dibadba ay ku kaliftey in uu Soomaaliya halkaas uga tegin ee uu himiladiisi sii wado ilaa laga xaqiijinaayo in Soomaaliya ay dib cagaheeda ugu istaagtey. Xafladda oo goor dhaw bilaameyso ayaan gadaal ka soo daabici doonaa faahfaahin. Horseed Media Muqdisho, Somaliya
  13. This is the reality whether u love it, hate it or agree or disagreee
  14. The puntland law enforcement agency is currently investigating this tragic murder and the culprits will most definitely be brought to trial GAROWE, Somalia Aug 6 2012 (Garowe Online) – A member of the Puntland Parliament was shot and killed outside a mosque as he was making his way home from morning prayer on Monday, Garowe Online reports. Abdisalan Sheikh Mohamud Shaybe was killed as he had finished the morning-prayer at the Al Huda mosque in Garowe. The gunman had waited for MP Shaybe to finish reciting the Quran after the MP had finished performing his prayer. Member of Puntland Parliament Abdisalan Sheikh Mohamud Shaybe Photo (Garowe Online) According to witnesses, the gunman followed MP Shaybe as he made his way to the exit and shot the MP once outside the mosque. A woman headed to the market saw the gunman trying to escape the scene of the crime and had pursued the gunman even after he had shot at the woman. Fortunately the shots did not hit the woman who informed the Puntland police about the gunman’s last known whereabouts. Garowe police forces said that the investigation was ongoing and that they had many leads in the case. MP Shaybe was laid to rest Monday morning as hundreds gathered to attend his funeral including Puntland Vice President Abdisamad Ali Shire, Speaker of Parliament Abdirashid Mohamed Hersi, ministers and other government officials. Shaybe was the brother of Khalif Sheikh Mohamud a revolutionary and renowned Somali poet. MP Shaybe left behind 17 children. Puntland officials who were shocked and saddened by the MP’s death, say his work ethic and positive outlook will be deeply missed in the Puntland government. GAROWE ONLINE
  15. Hilarious and Some truth in it too.