Dr_Osman
Nomads-
Content Count
3,889 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dr_Osman
-
Puntland oo Laga Hirgaliyey Bangiga Lagu Keydiyo Dhiiga iyo Hay’adda WHO oo Gacan ka Geysatay Qalabka[sawirro] Comments (2) | Write Comment Boosaaso[RBC Radio] Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland ayaa maanta xariga ka jartay xarun lagu baaraayo laguna keydinaayo dhiigaga iyadoona uu yeelanayo Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso. Munaasabadda lagu furaayey Bangiga dhiiga oo lagu qabtay gudaha Isbitaalka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cali Cabdillaahi Warsame,Madaxa Hay’adda WHO Soomaaliya Drs Marthe Everard,Madaxa Sheybaaradda WHO Puntland Mudane Siciid Maxamed Jaamac iyo Madaxda Isbitaalka Boosaaso. Wasiirka Caafimaadka Dawladda Puntland Cali Cabdillaahi Warsame oo ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay in higelinta hawshan bangiga dhiiga uu ugu mahadcelinaayo Hay’adda WHO oon la’aanteed aysan suurtagasheen qabsoomideeda. Mudane Cali Cabdillaahi Warsame ayaa sheegay in talaabo horey loogu qaaday ay tahay dhanka Caafimaadka Puntland marka laga eego baahida dalkeenu u shaqeynaayo,wuxuuna intaas ku daray in uu si gaar ah ugu maahadcelinaayo Dr Marthe Everard sida gaarga ah ee ay isugu hawshay hirgelinta bangigan dhiiga ee Puntland. Madaxa Hay’adda WHO Soomaaliya Drs Marthe Everard ayaa iyaduna sheegtay inay ku faraxsantahay in hawsha bangiga ay ku dhamaato si guul ah isla markaana waxa ay sheegtay in Hay’adda WHO ay u taagantahay xili kasta u gargaarida Shacabka Soomaaliyeed. Waxa ay tibaaxday in Puntland ay ka taageeri doonaan dhinac kasta,iyadoona uga mahadcelisay Madaxda iyo Shacabka Puntland sida muuqata ay had iyo jeer uga qeybqaataan horumarka deegaanadooda. Madaxa Sheybaaradda WHO Puntland Mudane Siciid Maxamed Jaamac oo isuga mid mid ugu faah-faahiyey Madaxda Wasaaradda Caafimaadka iyo Madaxdii ka socotay WHO ayna Hoggaamineysay Dr Marthe Everard ayaa sheegay in baahi weyn loo qabay bangigan dhiiga,wuxuuna mid mid u sheegay qalabka loogu talagalay bangiga qeybaha uu ka koobanyahay, ….”"Qalabkan wuxuu ka kooban yahay noocyo badan oo isugu jira kuwa dhiiga kala saari lahaa,kuwii lagu xareyn lahaa,kuwii qofka cudurka qabay sheegi lahaa,qeyntii qofka dhiiga looga qaadi lahaa,Warqadii Caafimaadkiisa la weydiin lahaa,Shahaadadii markii uu dhiiga shubo la siin lahaa,Sariirihii qofku ku Seexanaayey,..”"ayuu yiri. Mr. Siciid Maxamed Jaamac ayaa tibaaxay in hawsha bangiga dhiiga ay ka qeybqaadayaan Shaqaaale gaaraya 14-qof oo laga soo kala xulay deegaanada Puntland oo dhan,wuxuuna intaas ku daray in xarunta Boosaaso loogu talagalay 5-qof iyadoona uu sheegay ay jiraan qeybo yaryar oo laga sameeyey magaalooyinka Qardho,Garoowe,Gaalkacyo iyo Badhan. Bangigan dhiiga ayaa ah mid baahi-weyn ay u qabeen Shacabka Puntland iyadoona talaabadan ay si weyn usoo dhaweeyeen Shacabku,waxaana jira baahiyo kala duwan oo weli ka taagan Isbitaalada Puntland gaar ahaana kuwa ka baxsan laamiga. ______________________________ Cismaan Turaabi RBC Radio Boosaaso turrabi30@gmail.com
-
A govt providing services to its citizens. Why don't somalis move on
-
Shirkadda NUWACO oo Ceel-biyood ka dhagax dhigtay Tuuladda Mayle ee Gobolka Nugaal. Posted by Pi1 on September 21st, 2012 Mayle(Puntlandi.com):- Shirkada biyaha ee gobolka Nugaal ayaa Ceel-biyood ka dhexgax dhigtay tuulada Mayle ee ka tirsan gobolka Nugaal halkaas oo ay ka jirtay baahi biyo oo dadka iyo duunyadaba saamaysay . Dhagax dhiga Ceel-biyoodkan waxaa goobjoog ka ahaa xubno farabadan oo deegaanka Mayle ka tirsan iyo wafdi balaaran oo wadajir u tagay deegaankaasi kana kala socday Shirkadda NUWACO, Sarakiisha hay’adda PAH iyo Madaxda hay’adda Psaweyn. Dhagax dhiga ceel-biyoodkan kadib wafdigu waxay kulan Gaaban la qateen waxgaradka Tuuladda Mayle oo ay dhagaysteen warbixin ku adan baahida biyood ee Deegaanka iyo sida ay uga qaybgalidonaan hirgalinta qodaalka Ceelka. Agaasimaha Mashariicda PSAWEYN Mukhtaar C/raxmaan ayaa bulshada uga mahadceliyey sida ay ugu diyaargarobeen in Deegaanka Mayle laga hirgaliyo Ceel biyood ay ka faaiidaystaan Dadka iyi duunyada Reer Mayl. Mukhtaar waxaa uu bulshada ka codsaday in ay gacan buuxda ka gaystaan sidii loogu howlgali lahaa qodaalka ceelka si taa loo garana in ay ka qayb qataan wuxuuna yiri“waa in aad gacan ku siisaan shirkadda NUWACO Shaqada ay ka qabanayaan ceelka tuuladda ,shirkadaan waa ku kalsoonahay anaga lakiin waa in aad muujisaan lahaansho iyo iskaashi shaqaalaha iyo dadkiina deegaanka” . Guuleed C/qaadir Maxamed oo ka mid ah Sarakiisha (pah) ayaa sheegay in socdaalkooda ay ugu muhiimsanayd sidii shirkadda NUWACO loogu wareejin lahaa goobta laga tagayo Riiga qodaya Ceelka” waxaan doonaynaa in aan markhaanti ka noqono dhamaanteen in masuuliyadda goobta ay la wareegto shirkadda qodaysa ceelka ee NUWACO odayaalow idinkuna aad uga danbaysan si ceel dhaxal gal ah halkaan la idiin ka qodo anana aan gacan buuxda ku siino dadka ka shaqaynaya meesha” Guuleed C/qaadir. Bashiir Xaashi Botaan (Xiirey)oo ka mid ah odayaasha Deegaanka ahna ninka ku deeqay goobtan laga dhisidono Ceelka ayaa qaatay hadalka waxaana uu goobta ka cadeeyey in la dhamayey bulsho ahaan wixii hore habacsanaan uga jirtay in ceel loo odo dadka reer mayle “ Aniga waxaan shirka ka cadaynayaa in aan bixiyey bogcadda ceelka laga qodoyo,waxaana balanqadayaa in aan gacan ka gaysanayo sidii howsha ceelka ay toos ugu socon lahayd ,dadaal ayaan u galayaa sidii loo hirgalin lahaa qodida ceelka waayo baahi biyood waa na ahaysataa” Bashiir Xaashi Bootaan. Gudoomiyaha Shirkadda NUWACO C/samad Islaam Maxamed ayaa cod baahiyaha lagu soo dhaweyey waxaana uu balanqaday in ay dadaal dheer u galayso shirkadiisu qodista iyo dhamaystirka ceelkan oo ka mid ah kuwii ay shirkadu hore ugu soo guulaysatay , Waxaana uu dadka deegaanka ka codsaday in ay ka shaqeyaan sidii loo heli lahaa Ceel biyo lagaga baxo biyo yaraanta deegaanka gaar ahaan dhanka xoolaha” waxaan kasii afeefanayaa in laga wada qaybqaato sidii howsha loo dhaqaajin lahaa oo aanay wax habacsanaan uga soo noqon dadkiina deegaanka khaas ahaan adkaynta lashaqaynta dadka gacanta ku haya shaqada iyo ilaalinta Nabadgelyadda Goobta “ Gudoomiye C/samad Islaan . Aleksandro oo ah Madaxa kooxda PAH xafiiskooda Puntland ayaa iyana sheegtay in howshooda ugu wayni tahay sidii ay u fududayn lahaayeen adeegyada shaqada isla markaana ay maalin kasta la soconayaan halka NUWACO waxa u marayaan “ anaga shaqadayada ugu balaran waa in aan aan oganaa meesha shirkadda wax u marayaan idinka dadweynahana muujiya lahaansho iyo ka qaybgal si shirkadu shaqadaan u qabsato waa in looga danbeeyaa goobta ay howsha ka hayaan Madaama aynu iyaga ku wareejinay dhamaan masuuliyadaha Ceelka” Aleksandro. Kuxigeenka Maareyaha NUWACO Cabi Ibraahim ayaa isna sheegay in ceeklkan ka midyahay Horumarka dhanka biyaha ay ka gaareen Bulshada iyo Maamulka puntland ,waxaa kaloo uu xusay in NuWACO ceelal badan puntland ka qoday ayna tahay shirkadda kaliya ee ceel ay qoday aan wali biyo laga waayin ama uusan dumin ceelkii,taasina ay sabab u tahay qalabka tayada leh ee ay haystaan iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah isla markaana ay bulshada reer mayle ku kalsoonadaan dadaalka NUWACO ka galayso ceelkan marka uu bilowdo. Kulankaas ka dib ayaa si rasmi ah odayaashu goobta ceelka laga qodayo kusoo wareejiyeen Masuuliyiinta Shirkadda Maxaliga ah ee NUWACO ee qadatay masuuliyada qodaalka ceelkan,waxaana si wada jir ah isula dhagax dhigay ceelka Odayasha Tuulada,Gudoonka Shirkada,psaweyn iyo Howlwadeenada PAH. Dadweynaha deegaan gaar ahaan dadka xoolo dhaqatada ah ayaa si weyn usoo dhaweeyey iyana dhamaystirka waxyaalihii keenay dibu dhaca qodista ceelka oo mudo soo jiitamayyey waxaana ay goobta ka cadeeyeen in ay gacan buuxda ka gaysanayaan helitaankiisa. Daawo Sawirrada:-
-
(Sawirro) Barakacayaasha Garowe oo loo dhisay in kabadan 30 suuli xilli ay baahi badan u qabeen. Posted by Pi1 on September 25th, 2012 Garowe (Puntlandi.com):Barakacayaasha ku nool magaalada Garowe ayaa loo dhisay in kabdan 30 suuli xilli xeryaha barakacayaasha ah ay ka jirtay baahi badan oo dhinaca musulaha ah. Xerada barakacayaasha jowle ee Garowe oo ah kaam ay ku noolyihiin ku dhawaad 500 oo qoys kuwaas oo dhamaantood ka soo barakacay gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya iyo wadamada dariska ah ayaa waxaa laga hirgaliyey 34 Musqulood. Dhismahaan ayaa waxaa fuliyey Hay,adda wadaniga ah ee Agency for Peace & Development oo kaashanaysa Hay,adda Care international iyo masruuca USAIDKA. Munasabad ay hay’addani ku wareejinaysay Musqulahan ayaa lagu qabtay fagaaraha kaamka Jowle waxaana goobjoog ka ahaa madaxda hay’adda APD, madex ka socotay dawwladda Hoose ee Garowe, maamulka Kaamka, Sarakiisha Care international, wasaaradda Arrimaha Gudaha D/hoose iyo Horumarinta Reer miyiga iyo xubno kaloo farabadan, waxaana goobtan ka hadlay masuuliyiin farabadan oo ka mahadceliyay dadaalkan sheegayna baahida ay barakacayaashu u qabeen in nadaafad ahaan sida uu kaamku yahay hada. Xiriiriyaha Hay,adda APD Mustafe Yaasiin Cali ayaa ugu horey ka hadlay munasabadda waxaana uu sheegay in ay dhamaystireen musqulahaan oo mudo uu dhismahooda gacanta ku hayeen howlwadeenadda APD Maantana ay diyaar uyihiin in ay ku wareejiyaan gudiga Kaamka gaar ahaan dadka sida tooska ah loogu talo galay ayna goob jog noqdaan madaxda Care international oo maalgelisay masruucan iyo maamulka puntland. Mustafe Yaasiin waxaa uu dardaaran u jeediyey bulshada ka faaiidaysanaya Musqulahaan waxaana uu yiri “ Ilaashada ,dhowrta hagaajiyana nadaafadooda si aad u xakamaysaan una joogtaysaan Nadaafadda ubadkiina iyo deegaankiina” Mustafe Yaasiin. Xiriiriyaha APD Waxaa uu xusay in ay tababaro siiyeen dad gaaraya 20 kuwasoo ay bareen Nadaafadda iyo Fayadhowrka ujeedkuna ahaa si ay ugu dabakhaan aqoonta bulshada kale ee kaamamka,waxaa uu sidoo kale ku booriyey dowladda iyo Hay,adda Care in ay dadkaan u bahanyihiin adeegyo badan oo asaasi ah loona baahanyahay in la iska kaashado sidii looga caawin lahaa. Gudoomiye kuxigeenka Kaamka Jowle Musafe Sharibow ***** ayaa isna qaatay hadalka waxaana uu u mahadceliyey Hay,adaha iska kaashaday dhismaha musulaha waxaana uu yiri waxaan qirayaa in aad wax muuqda noo dhisteen waayo waxaa hore loo dhisay musqulo kuwasoo qaarkood todobaad ku dumay. Mustafe waxaa uu sheegay in musqulahan lagu wareejinayo 105 qoys iyadoo 3dii qoysba 1 musqul ah la wadaajinayo ,waxaana uu Carabka ku dhuftay in dadweynaha kaamka laga soo xulay 105 qoys . Qoysaskaa ayuu sheegay in lagu soo xulay shuruudo ay ka midyihiin. Dadka wayeelka ah Curyaannimada Iyo qoysaska Caruurta ugu badan haysta. Kuxigeenka Kaamka jowle waxaa uu dowladda iyo Hay,adahaba u soo gudbiyey in ay jiraan baahiyo ka jira kaamka oo u bahan in wax laga qabto ayna ka midyihiin; Masjid ay ku cibadaystaan Xarun ilmaha wax lagu baro Goob ay isku wacyigeliyaan ama ay kulamada ku galaan. Iyo meel ay ku ururiyaan qashinka kaamka . Agaasimaha Arrimaha Bulshada Dowladda Hoose ee Garoowe C/rashiid Ciise Wayaale ayaa isna sheegay in deegaanka barakacayaasha hore looga qoday 158 musqulood kuwasoo waqti yar ka dib dumay sababtuna ay ahayd buu yiri . Talo la,aan ku adan habka iyo halka laga dhisayo Iyo musqulaha oo aan loo cayimin cid masuuliyad gaar ah ka sarantahay. AGaasimuhu waxaa uu sheegay in ay si wayn uga fiicanyihiin kuwii hore musqulahaan “ anigu waa galay tijaabo ayaan ka qaaday shakhsiyaad xilkas ah ayaa fuliyey bulshooy idinkuna ilaashada oo dhowra nadaafadooda” C/rashiid Ciise. Muno Ibraahim oo ka socotay Hay,adda Care International oo maalgelisay mashruucan ayaa iyana sheegtay in musqulahaan dhismahooda loo dooray goob iyo dad ku haboon madaama dadka kaamku ay yihiin kuwo u baahnaa,waxaana ay sheegtay in barnaamijkan isugu jiro Nadaafadda iyo Fayadhowrka . Muna ayaa sidoo kale sheegtay in mashruucaan uu dabayaaqo yahay ayna kawadeen Gobolada Mudug,Nugaal,sool & Bari. Agaasimaha Waaxda Masiibooyinka wasaaradda Arrimaha Gudaha Cawil Maxamuud Xirsi (Cawil Buulo) oo soo afmeeray munasabadda ay musqulaha ku wareejiyeen madaxda Hay,adda APD ayaa u mahadceliyey Hay,adaha APD iyo Care oo iska kaashaday dhismaha 35 musqulood ee loo diyaariyey dadka barakacayasha ah eek u nool kaamka Jowle ,waxaana uu sheegay in dadkaan barakacayasha ah yihiin bulshada qaybteeda danyarta ah isla markaana ay jiraah baahiyo badan oo ka tagan xeryahooda sida ay iyaguba xuseen. Cawil Buulo waxaa u yiri “ Tani waa bilow wanaagsan ,waxqabadkiina xoojiya si caawinada dadkaan la isaga kaashado dowlad iyo Hay,ado Caalami ah iyo kuwo Maxaliyaba. Dadka Barakacayasha ah eek u dhaqan kaamka Jowle Garoowe ayaa si balaran usoo dhaweyey sida hagar la,aanta ah ee ay ugu diyaariyeen dhismaha Musqulahan oo ay sheegeen in ay gabi ahaan ka duwanyihiin kuwii xiliyadii hore laga hirgalin jiray kaamamka barakacayaasha Garoowe. www.puntlandi.com
-
PUNTLAND OO MARKII U HOREYSAY YEELATEY XARUNTA KAYDKA DHIIGA (Warbixin Sawiro leh) Posted by Pi on September 25th, 2012 BOSASO: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa markii u horeysay ku guulaysatey inay furto xaruntii keydka dhiiga (Blood Bank Center) taas oo 24-ka Sept 2012 laga furey Isbitaalka guud ee Boosaaso. xafladii furitaanka waxaa kasoo qaybgalay wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr. Cali C/laahi Warsame, Agaasimaha guud ee wasaaradda Dr. C/risaaq Xirsi Xassan, Agaasimaha Isbitaalka guud ee Boosaaso Dr. C/laahi Siciid Aw-Muuse iyo Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ee dalka Soomaaliya Dr. Marthe Everard, shaqaalaha WHO ee Puntland, Shaqaalaha Isbitaalka guud iyo marti sharaf kale.(Sawiro badan oo faahfaahsan warbixinta hoosteeda ka daawo) Mashruucan lagu hirgaliyey xarunta Kaydka Dhiiga ee Puntland waxaa iska kaashaday Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland iyo Hay’adda WHO Somalia oo door weyn ka qaadatey qalabka iyo tabobarada shaqaalaha xarunta kaydka dhiiga ka shaqaynaya. Munaasibadan qiimaha badan waxaa ugu horeyn ka hadlay Agaasimaha Isbitaalka guud ee Boosaaso Dr. C/laahi Siciid Aw-Muuse waxaana u sheegay inay farxad wayn u tahay in markii u horeysay Puntland oo dhan laga furo xaruntii kaydka dhiiga lagana hirgaliyo gudaha Isbitaalka guud ee Boosaaso, waxaa uu mahad balaaran u jeediyey wasaaradda caafimaadka iyo hay’adda WHO Somalia, waxa uu dhakhtarku ka codsaday hay’adda WHO inay joogteyso daawooyinka looga shaqeynayo xaruntan iyo tabobarada shaqaalaha la siinayo si shaqadu u noqoto mid dardar leh maadaama ayuu yiri xaruntan ay Puntland oo dhan ka dhaxayso waa in la joogteeyaa adeega xaruntan ay ku shaqayso wuxuuna ka digay in hakad ku yimaado mustaqbalka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. C/risaaq Xirsi Xassan ayaa isaguna dhankiisa farxad badan sheegay inuu qabo maadaama ay wasaaradda caafimaadku ku guulaysatey inay hirgaliso xarunta kaydka dhiiga ee Puntland waxa uu mahadnaq usoo jeediyey hay’adda WHO Somalia oo kaalinta ay ka qaadatey ay saraysay, waxa uu sheegay Agaasimuhu in xaruntan ay tahay kaydkii guud ee dhiiga Isbitaalada kale ee gobaladuna ay wada shaqeyn la yeelanayaan xaruntan oo dhiiga kaydka ah u qaybin doonta guud ahaan Puntland sida uu Agaasimuhu sheegay. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa isaguna waxa uu sheegay inay farxad u tahay inuu xariga ka jaro xaruntii guud ee kaydka dhiiga Puntland taas oo uu wasiirku sheegay inuu ku taamayay in maalin uun uu ku guulaysto hirgalinteeda, wasiirku waxa uu carabka ku dhuftey inay dadaal badan ku bixisay wasaaraddu hirgalinta kaydka dhiiga ayna muddo ku qaadatey hawshaas maanteyna ay tahay maalintii xariga laga jarey oo ay shaqo diyaar u tahay xarunta kaydka dhiiga, wasiirku waxa uu mahadnaq balaaran usoo jeediyey Dr. Marthe Everard oo ah madaxa WHO Somalia uuna sheegay inay qayb libaax leh ka qaadatey intiia ay xafiiska joogtey hirgalinta xarunta kaydka dhiiga ee Puntland. Wasiirka Caafimaadku waxa uu sheegay in Xaruntani ay noqonayso kaydkii guud ee dhiiga ayna ku xirnaan doonaan dhamaan Isbitaalaada Puntland, wasiirku waxa uu sheegay inay dhibaato wayn ka jirtey kayd la’aanta dhiiga oo ay shacabku dhibaato xoog leh ku qabeen qofkuna uu dhimanayay iyadoo dhiigiisa la waayo sababtana wasiirku waxa uu ku sheegay inay jiraan dhiigag dhif iyo naadir ah oo ay waqti qaadanayso in qofka u baahda qof la dhiig ah loo helo taas wasiirku waxa uu sheegay in laga baxayo oo dhiiga la kaydinayo isagoo ka codsaday bulshada inay dhiiga ku deeqaan oo qof walba oo og in dhiigiisu dhif iyo naadir yahay uu iskeeno Isbitaalka si dhiigaas looga faa’idaysto maadaama uu yahay dhiigaga loo baahan yahay in la helo marka loo baahdo. Dhibaatooyinka kale ee kayd la’aanta dhiigu waxay tahay sida dhakhaatiirtuba sheegeen in shilalka gawaarida iyo dhaawacyada dagaalada ay ka dhashaan bukaano badan oo u baahda dhiig kuwaas oo dhiig la’aan u dhinta inta lagu jiro baarista dhigooda, keenista dadka laga shubayo dhiiga iyo raadinta nooca dhiiga loo baahan yahay iyo baarista caafimaadka dhiigaas qofka laga shubayo, waa waqti runtii laga yaabo in qofku noolaanwaayo taas oo loo yeelayo inaan qof jiran dhiigiis lagu shubin bukaankaas. Ugudanbayntii wasiirka caafimaadku waxa uu xariga ka jaray xarunta cusub ee kaydka guud ee dhiiga (Blood Bank Center), waxaana markaas ay madaxdu booqdeen xarunta iyo qalabka yaala waxaana uga warbixiyey Dr. Saciid Maxamed Jaamac oo WHO u qaabilsan shaybaarada kaas oo sharaxayay qalabyada yaaley xarunta sheegayna in wixii Blood Bank looga shaqaynayay ay ku diyaar yihiin xarunta loona tabobaray shaqaalihii iyadoo uu sidoo kale sheegay in qalabka yaala uu yahay mid casri ah, shaqaalaha ayuu Dr. Saciid sheegay in 8 ka mid ah ay tabobar ugu maqan yihiin dalka diabdiisa ayna dhawaan imaan doonaan, habka dhiiga dadka looga qaadayo iyo ka hor dhiig qaadista ayaa dhakhtarku sheegay in qofka marka uu yimaado xarunta waraysi lala yeelanayo iyadoo la waydiinayo ujeedka uu u yimid, dabadeedna loo sheegayo cudurada laga baarayo ka hor inta aan dhiig laga shubin ama waxa looga baahan yahay waxaana laga baarayaa dadka sida dhakhtarku sheegay HIV/AIDS, Hepatitis B iyo C, Isfiilito, HP-giisa oo la ogaanayo iyo miisaanka qofka kadib markii qofka caafimaadkiisu uu sidii laga rabay noqdo wax walba oo looga shubi karo dhiigna uu buuxsho ayaa dhiiga laga shubayaa qofka sida uu dhakhtarku sheegay. Sawirada hoos ka daawo C/qadir Warsame Yusuf Wasaaradda Caafimaadka Boosaso Abdiqadir72@gmail.com
-
Matt Bryden oo si deg deg ah shaqada looga qaadey ka dib markii musuqmaasuq lagu heley Posted by Pi on September 14th, 2012 Matt Bryden oo ahaa madaxa kooxda the Monitoring Group for Somalia oo Qaramada Midoobey u xilsaareyd arimaha Soomaliya ayaa shaqada laga eryey iyadoo lagu badaley nin kale oo Canadian ah, shaqa ka eryida Matt Bryden ayaa timid ka dib markii dabagal dheer lagusameeyey warbixin uu kasoo saarey Musuqmaasuqa dhaqaale ee ka jira Soomalaiya, Mat Bryden ayaa la ogaadey inuusan daacad ka aheyn arimaha Soomaaliya. the Monitoring Group for Somalia waxay bilo ka hor soo bandhigeen Warbixin dheer oo lagu eedeynayey madaxda Dowlada KMG Soomaaliya iney lunsadeen lacago malaayiin Doolar ah, inkastoo ay wax ka jiraan waxyaabaha Warbixinta ku qoraa hadana waxaa la ogaadey inaan warbixinta si daacad ah ama si siman aan loogu sameyn Madaxda Soomaaliya. Waxaa kaloo la ogaadey in Matt Bryden uu u ololeynayay in Soomaaliland ay ka go’do Soomaaliya. Intaan shaqada laga Eryin Matt Bryden waxaa la heley cadeymo cadeynaya inuu musuqmaasuq siyaasadeed uu ka wadey Soomaaliya kala qaybinteeda, waxaana hada lagu badaley nin kale oo isna kasoo jeeda Dalka Canada. Puntlandi.com
-
Dr. Faroole oo u ololeynaya in Prof. Juurile Loo Magacaabo Ra’isulwasaare September 14, 2012 // Warar Somaali Juurile for Prime Minister Reliable sources in Puntland as well as our man Dubai are reporting that Mr. Faroole has already started to exert immense pressure on the newly elected Somali President, His Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud to appoint Mr. Abdirazak Juurile as the new Prime Minister of Somalia. It’s a widely known secret that when Mr. Juurile sought to be elected as the speaker of the new Somali Parliament with Mr Faroole was energetic encouraging to put his name forward and supported with substantial amounts of money to buy votes. Having failed in that, the pair are now pulling all the steps to get their new venture – that the new PM should be none other than Juurile himself and to get that, Faroole is bringing a lot of pressure to bear on the New President. Our reliable sources also add that the main reason for this passionate lobbying is that, with new funding for Somali Airports From Italy (EU), coming thorough the new Federal Government, the pair’s intention is get in the inside lane to get their hands on Puntland’s portion of those new Funds for developing the Somali Airports. In a related report, President Faroole’s Son, Khader organised and held a widely attended meeting in Dubai last night (12 September), in which he strongly pleaded with attendees in the name of his Father, that they should support the appointment of Mr Juurile, should also back him with funds. Abdul Ibarahim Isse [Daacad] Puntland News-24
-
Somalis living abroad return to Puntland to invest, reconnect By Hassan Muse Hussein in Galkayo September 13, 2012 Security improvements in the past few years are encouraging the Somali diaspora to return home to invest in their country and reconnect with their culture. The Saylan Hotel in Galkayo is one of several new hotels recently built by returning Somalis. It was built by Yasin Ali Saylan, a Somali expat who returned in 2005 from Norway, where he had lived since the civil war began. The hotel opened in 2007. Seeing an opportunity for investment, older Somalis are returning to start businesses and help rebuild the country, while young Somalis who were born abroad or have lived most of their lives outside Somalia are returning to discover their roots and connect with their parents' culture. This trend has helped create an environment of fusion and opportunity for both returning expats and the communities they settle into. Returning Somalis are able to find many lucrative business prospects and can help revitalise their hometowns by providing needed services. Ahmed Omar Hirsi, spokesperson for the Puntland regional administration, said the government welcomes people returning to invest in the country. Hirsi said the administration has created an awareness programme to encourage expatriates to participate in development efforts and to invest in the country through education and commerce. "We encourage educated [expatriates] to work with the government and to invest heavily in the country to spur economic growth," he told Sabahi. "We welcome those who want to work towards progress." Faduma Diriye Nur, 38, returned to Garowe from Cologne, Germany, where she lived from 1992 to 2011 and graduated from university. From Germany she established the Samafal centre in Garowe with the help of friends. Samafal educates the wives of imprisoned pirates who are left to live in poverty. The centre teaches them skills they can use to attain work and improve the lives of their families. "The strength of families lies in women, but it is clear that they do not have enough education, so I decided to establish this centre in Garowe," Nur said. Nur received contracts from the United Nations and international non-governmental organisations to improve women's education and skills training. "Samafal currently educates up to 200 women who study computers, sewing, cooking, hospitality and customer service so they can find employment in hotels and offices. About 30 graduates now work using the skills they gained," she said. Ali Hassan Hariye, 43, returned to Somalia to invest in business enterprises after living in Nairobi and London since the civil war began. "I came to Puntland in 2005 and observed that the city of Galkayo was in dire need of improving its businesses," he told Sabahi. "I opened Galkayo Supermarket, which has five employees. We sell clothing for men and women, food, assorted drinks and other small essential items. I am now in the middle of constructing a hotel, which has been in process for a year." Hariye moved to London in 1994 and worked there as a taxi driver. His wife and three children are still there so they can finish school while Hariye works on his investment projects in Somalia. He said he encourages his friends in London to also return and invest in the country. Young people return to learn about Somali culture Young people are also returning and trying hard to learn about their heritage and Somali culture. Some who attended universities abroad are finding work in offices of the local administration or independent agencies. Abdikarim Abdullahi, 24, is a college graduate who moved to Garowe from Seattle, United States. His six-member family had settled in the United States after leaving the Utange refugee camp in Kenya in 1992. Abdullahi's parents sent him back to Somalia to learn about his culture and language. He told Sabahi that when he first arrived in Garowe, he struggled to adapt. "I was taken from Somalia when I was 3 years old. We spent a year in the Kenyan refugee camp, and then our family succeeded in travelling to live in America," he said. "When I came [back], I felt as though I was in a difficult place that was different from where I used to live. I still struggle with adapting to the culture of the country, but I hope to learn."
-
carafat it will be interesting to see how this pans out. Very strange when the president can't do anything that is executive hadusan soo jeedin raisal wasaaraha. I was expecting it was the other way around.
-
Positive the executive branch is the government, haven't you noticed yet? I am yet to find anyone explain why the govt collapses when the pm is not there yet the president is such a weak role that anyone can caretake it and the govt doesn't collapse. That is quite amazing don't you think. The only logical explanation for this is that presidency role doesn't have executive power and therefore isn't a sensitive position that can do damage which can explain why the role can be filled willy nilly. There is no where that says the president is a leader of govt. This is concerning and somalis should face up to the music. I mean queen elizabeth is head of the state in england doesn't mean she is head of govt because she hasn't got the executive orders since that is within the executive branch. You can easily be head of govt if you have executive branch which makes more sense since you CAN do things. The only way I can sum it up from extensive reading is the president is appointed by parliament and then the president nominates the PM to effectively carry out his executive duties but the president can't sack the PM and will need 50% of the parliament vote in order for that to happen. The president picks his president sheekadu waa kaa topic closed and the evidence speaks for itself. Anyways im done this will be interesting
-
Positive. All I said is the president has no executive power. That his not role, his a symbolic figurehead for somalia. The head of government the man who calls the SHOTS in the government is the PM. Not one person can be named as minister, official, ambassador, head of key agencies or even the army generals without the PM nominating them or approving any requests from the president and he doesnt have to approve it either. He can refuse to. The president is more symbolic sxb and there isnt anything wrong with that.
-
Thats true position the separation of power is for checks and balances.But i am talking about executive, this is where policies are executed, projects executed, people sacked, people hired, this is the heart of any govt regardless who holds it be it PM or president cause either one can hold it but without it u can't enforce anything. The executive power of somalia lies with the prime minister, its our system. Some other countries have it with the president. Its not that PM is powerful or the President, its the executive that makes them powerful and it has fallen into the LAP of the prime minister.
-
yeah right, u ever hear american speaker take over the president role. No, why? cuz american president has executive power. Thats why noone can take over the PM role cause it's the government, its where shots are called and not anyone can fill it, but a symbolic role can be filled by anyone as a care-taker even the speaker or even properly the ministery of post cuz there is no power to abuse since its not executive and that explains why the president needs pm approval to do anything executive since the executive or govt is with the pm and he the president is head of state a symbol. Anyone denying this is insane or in denial its clear as day. Read the duties, read the titles, read why the president cant do anything with pm approval and go read what the pm can do. Add two and two together u might figure it out like i did
-
Positive. There is no translation issue and look at the responsibilities of the president he cant do anything without the p.m approval yet the pm can do anything without him. Even just reading the duties tells u alot. But what really cant be answered is why the speaker can take over the presidency YET the president cant touch the PM spot and needs to be held down by 50 ministers and the existing PM. Wax ba jiro. The whole government collapses if the PM resigns but not if the madaxweyne does. Even the speaker can do the role which tells u alot about its significance. Dawlada somalia is 3 qeyb. 1. Legislative 2. Executive 3. Judicial We know who the legislature is its the parliament, we know who the judicial is the courts. The executive is clearly titled for prime minister and his cabinet. Wa fulinta. Where does the president fall into the mix? his head of state no problem there which is FIGURE head but not power. Tell me one thing the president can do without the PM and I can tell u 100 things the PM can do without the president. The only one thing the president can do is nominate the pm and you can bet your bottom dollar who he will be talking about that but I wont spoil it for u naive kids. Oh by the way the constitution says the president is the head of the state. Like the queen is. Jamhuriyadu=state. Represents the nation as a whole as a figure head for the people. Dawlada is where go'anka and decisions is made hence why noone can just slip into it if the pm resgns and he has to hold it down till someon takes over or the whole cabinet needs to hold it down together so noone abuses the power. Thats all im saying. The PM is clearly the govt, his duties reflect it also especially the part how the president needs to speak to the PM on any executive decision since that position is not executive. Not one place does it say the president has executive powers yet it says it for the PM a fair few times. Executive power is what siyad had as a president and why he could do what he wanted. But somalis think the title president give u that which they will find out is not the case in Somalia today. Cut a long story short, the president meets and greets, hosts foreign delegates, represent the nation cause his the figurehead and thats about where it ends for the president since his not apart of the executive and if he wants something executive done hence he needs to consult and get approval from the PM cuz he is the government and holds executive power. End of story niyahow
-
Shinbir waan isku dhexyacay wa runta i didnt know the PM had all this. And noone cared to tell me. I guess I wasnt really focused on mogadishu and hargeisa or anywhere since seeing puntland is off the hook now. Just watching the state grow made me lose reading up on other news
-
The Interstate Commission shall be composed of members appointed by the Prime Minister and at least an equal number of members appointed by each government of the Federal Member States. After the Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia has selected five 5 nominees in terms of Clauses 4 and 5, the Prime Minister shall designate one of the nominees as Chairperson, and forward the nominees’ names to the President, who shall forthwith appoint the Prime Minister’s designee as Chairperson, and the other two nominees as members of the Review and Implementation Commission. The only time i see the prime minister asking the president the president hasnt got a choice in the matter lol
-
I am going to see how much influene the PM has in parliament. After all it is the head of government
-
sayid go away sxb i posted in af somali for u even and if u cant read it, thats not my problem. Thanks ngogne for that article u emphaised the power of PM spot needing 50 ministers and existing pm to hold it down and the president cant come near it yet a speaker can take his spot looooooooooool let alone the PM. I am certain now reading more and more constitution im not as confused now. Its clear as day. Dood is closed
-
I didnt know the PM was this strong untill i read dasturka i thought it be like the tfg half and half. This is 95% power raisal wasaare 5% and less president
-
NGONGE;868443 wrote: ^^ I have just concluded that you can't read warya. How are we to move on when you can't get past simple words? Who does the general election involve? A new PM? Wax fahan. Yes the existing prime minister can keep acting in the role untill the new pm takes over. But president cant, even the speaker can take his role where-as the PM role the caretaker EXISTING PM waxana lagu daray weliba golaha wasiirada oo dhan ayaa mamulayso because its the fulinta niyahow u cant have a clumsy person in there. U have to have 50 mps plus the existing pm hold the post till its passed over no speaker of parliament can just take over it its the GOVERNMENT
-
Sheekadan horey baan ka aqristay faysal ali waraabe article about 1960 and how power was vested in the PM, its all deja vu again
-
Ngonge are u even reading what ur posting? the existing prime minister obviously can caretake the govt to pass it on. But noone can caretake it if he dies or something. Dawladas wuu fashilmay. Anyways buddy, i think the dastur speaks for itself..The PM is the head governmnt its up to u if u accept it or not. The PM doesnt need approval to do things he just does it.The president obviously does need approval. The only thing that stuns me is why appoint the PM to have him tell u what u should be doing is insane. I think thats when puntland comes in and says pick this and that to theyre advantage. Afterall they want someone who can EXECUTE ORDERS on theyre behalf not a SYMBOL. Like farole saying "fire ngogne adeer from that post raisal wasaare" he will be like "where is he ambassador, institution, minister, agasime" and farole be like his "ambassador" and the PM is like "alaabtisa ayuu gurbinaya" but if it was president he will be like "aan ogolaasho ka hele prime minister ii sug" and the prime minister is get outta here u aint sacking him the president is like ok sorry
-
Ana idin sheegeyo im reading dasturka and the president is symbolic, I am not lying go read it yourself and tell me the president is not symbolic then you can debate ur case till then go listen faysal ali waraabe about 1960 strong pm role its the same all over again