Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Wafdi uu hogaaminayo ku xigeenka Ban-ki Moon oo maanta soo garaaray magaalada Garoowe [Maqal+Sawiro] Ku xigeenka ergayga QM ahna madaxa Hay'adda UNODC Mr Yury Fedotov iyo sarakiil kale oo u badan safiiro ayaa maantey la socday,ka dib soo dhawayn loo fidiyay wafdiga waxay soo booqdeen xabsiga cusub ee loo dhisayo burcad badeedka ,kaasoo ku yaala duleedka waqooyi ee magalada Garoowe. Dhowr wadan oo Reer Yurub ah ayaa safarka Mr yury Fedotov qayb ka ahaa, waxayna isaga iyo madaxwayne Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole dhagax dhigeen iyo sarakiishii kale ee la socotey xabsiga burcad badeedka ,iyadoona dhamaan masuuliyiinta ay muujiyeen dareen farxadeed oo ku aadan in la hellay goob lagu ilaaliyo burcad badeedka aafeysan dhaqalaha caalamka. Docda kale Madaxwayne Cabdiraxmaan iyo Madaxa Hay'ada UNODC Mr.Fedotov waxay daaha ka rogeen qayb kalle oo ka tirsan dhismaha xamsiga,waxayna iskugu jiraan xafiisyo,aqalo hurdo oo loogu tallo gallay inay ku harsadaan ciidanka xamsiga iyo madaxdooda. Si wada jir ah ayay warbaahinta ula wada hadleen,waxana hadalka ku horeeyay madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole, wuxuna yiri "aad ayaan ugu mahad celinayaa Dowladaha ka qayb qaatay dhismaha xamsiga loogu tallo galay burcad badeedka.ciidankiinan maanta la tababaro waxa la idin kaga baahan yahay inay wax ku barataan si xamsiga wayn aad u maamushaan" "Xaruntaani cusub oo aanu maanta furayno waxa uu ka mid yahay xafiisyada jeelka wayn ee burcad badeedka waxaana ka qayb qaatay dowlado caalamiya oo ka tirsanYurub iyo reer galbeedka" Faroole. Dhinaca kale Mr Yury Fedotov ayaa aad ugu mahad caliyay madaxda Puntland sida loosoo dhaweeyay,wuxuna hadalkiisa intaasi ku daray inay farax wayn u tahay caalamka in dalka soomaaliya laga helo xabsi u gaar ah burcad badeedka soomaalida ah oo lagu hayo wuxuna sheegay burcad badeedku inay ka qayb qaateen dhaqaalo xumida ka taagan calamka ,waana farxad buu yiri in dow loo helo. Waa wafdigii ugu ballaarnaa oo ka socda Qaramada Midoobay iyo EU- isla markasna soo gaaray magalada Garowe xarunta Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed. Dhagayso Sawiro
  2. Somalia: Puntland leader inaugurates two new government centers 19 Nov 19, 2012 - 2:02:57 PM GAROWE, Somalia Nov 19 2012 (Garowe Online) – An event to celebrate the opening of a new Corrections Academy in Garowe Puntland, was inaugurated by Puntland President and Director UN Office on Drugs and Crime, Garowe Online reports. Puntland state President Abdirahman Mohamed Farole accompanied by Vice President Abdisamad Ali Shire and other Puntland officials, welcomed a delegation led by UNODC Director Yury Fedetov at Garowe airport. The delegation visited many sites in Garowe capital of Puntland, after President Farole and Director Fedetov cut the rope to open the new Corrections Academy and Headquarters in Garowe. After the inauguration the officials took a tour of the new facility’s classrooms, staff accommodation and offices. The officials also laid the foundation rock for the new prison being built in Garowe. According to a Puntland press release, detailing the UNODC visit on Monday, “a VIP lunch, the Puntland leadership and the delegation toured the new building of the Puntland Ministry of Justice and Rehabilitation.” President Farole praised the international community for their assisting in strengthening Puntland’s security institutions. Director Fedetov thanked Puntland for their cooperation and commitment with UNODC. The new prison and corrections academy are located in a government district in the administrative capital of Garowe. GAROWE ONLINE
  3. Madaxweynaha Puntland oo la kulmey Yuri Fedetov ''Sawiro'' 19 Nov 19, 2012 - 6:57:47 AM GAROWE ONLINE Magaala madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta 19 November,2012 waxa soo gaarey wafdi caalami ah oo ka socdey Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub waxana horkacayey Agaasimaha guud ee Hayada UNODC Yuri Fedetov. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ,ku xigeenka Gen Cabdisamad Cali Shire ,wasiirada xukuumadda ,taliska booliska , asluubta iyo weliba safiiro iyo saraakiil ka socdey shan dalka oo Yurub ka tirsan ayaa ka qaybgalay xaflada xariga looga jarayey dhismaha taliska ciidanka asluubta Puntland. Sidoo kale waxay madaxda iyo masuuliyiintu dhagax dhigeen dhismaha Xabsiga Garowe oo shaqadu bilow ka tahay iyadoona la soo diyaariyey calamada dalalka dhaqaalaha ku bixinaya dhismaha xabsiga oo kala ah Britain ,Holland ,Denmark ,Norway iyo weliba Finland. Qado sharaf wafidga loogu talo galay ayaa Hotelka Rugsan Square ee magaalada Garowe kula qaateen madaxda iyo masuuliyiinta Puntland ,waxana intaasi ka dib loo dareerey dhanka wasaarada cadaalada Puntland oo dhismeheeda cusub xariga mar kale ay ka jereen Dr.Farole iyo Yuri Fedotov. Kulan ayaa u xigey Qaramada Midoobey iyo Puntland isla yeesheen iyagoona intaasi ka dib shir saxaafada ugu qabtey halkaasi. Madaxweyne Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole waxa uu soo dhoweeyey dadaalada ay Qaramada Midoobey ay ku dooneyso in la soo afjaro kooxaha burcad badeeda Somalida isagoona dhankiisa sii adkeeyey in tan iyo markii la doortey 2009 dagaal maamulkiisu kula jire argagixisada iyo burcad badeeda. Dhankiisa ayaa Yuri waxa uu ka waramay hawlaha ay qabato Hayada UNODC laga soo bilaabo diyaarinta xabsiyada ,wacyigelinta dhalinyarada iyo weliba maxaabiis ay dhowaan ka keeni doonaan dalalka Seychelles iyo Mauritius. Labada dhinac ayaa ku heshiiyey xoojinta iskaashiga la-dagaalanka burcad badeeda iyo weliba dardargelinta hawsha dhismaha xabsiyada iyo kor u qaadida tayada laamaha amaanka iyo hawlwadeenada waaxyaha dowladda ee xiriirka la leh. Wafdiga ayaa galabta dib Nairobi uga laabtay magaalada Garowe,Waxana hayada UNODC u qaabilsan tahay Qaramada Midoobey barnaamijka la-dagaalanka burcad badeeda (Counter-Piracy Programm). Halkan ka dhageyso codadka madaxweynaha Puntland & Madaxa UNODC http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxweynaha_Puntland_oo_la_kulmey_Yuri_Fedetov.shtml
  4. Wafdi aad u balaaran oo ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub ayaa maanta Garowe booqasho ku yimid, Qada sharaftii ka dib waxaa lo dhaqaaqay inay Wafdiga iyo Madaxda ugu sareysa Dowlada Puntland ay booqdaan qaar kamid ah xarumaha Dowlada iyagoo dhagax dhigey Xabsiga Garowe iyo dhisme weyn oo lagu tababarayo Ciidamada Asluubta, Wadamada deeqdaan baxshay waxaa kamid ah Ingiriiska, Denmark, Holland, Finland iyo Norway. Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada ka akhriso halkaan http://puntlandi.com/somalia-puntland-president-and-unodc-chief-inaugurate/ Let me present garowe prison master plan
  5. Wafdi uu hogaaminay​o Ku xigenka Xoghayaha QM oo Garowe soo Garay maanta+Sawiro November 19, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster Wafdigaan oo ay garoonka diyarahadaha ee Garowe ku soo dhaweeyen Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/samad Cali shire iyo xubno ka tirsan golaha wasiraada ayaa waxaa ka mid ah wafdigaan oo hogaaminayey Ku xigeenka xog hayaha Guud ee qaramada midoway ahna Madaxa UNODC Mr yury Fedotov iyo xubno ka socday midowga yurub oo maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Qaybaha ka harsanaa dhismaha xabsiga iyo kuliyada tababarka cidamada Asluubta waxaana uu hariga ka jaray dhismaha wasaarada Cadaalada, Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud Faroole oo hadal kooban u jeediyay dufcadii ugu horasyay ee Xarunta loogu qabto tababar ayaa uga mahad celiyay dalalka gacanta ka gaystay iyo ha’yadaha qaramada midoway isagoo kula dardaarmay dhalinyaradii loo furayey Tabaabarka in ay ka faai’daystaan , Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midwoy ahana Madaxa Ha’yada Xabsiyadda iyo Muqadarradka ee QM UNODC ayaa uga mahad celiyay Maamulka Puntland dhanka hormarka ay ka gareen iyo soo dhawaynta ay u sameeyen “Arintaan waxa ay tusaale u tahay hawsha ay qabatay UNODS waxbadana ay qabanayso xaflada dhamasytirkana waxaa la qabanaya dhamaadka sanadka soo socda oo marka uu dhamado xabsigu , Wada shaqaynta UNka iyo Maamulku waxaa ay naga caawinaysaa la dagalanka Burcad badeedka oo dhib ku haysa caalamka, waxanayna dhaaqale xumo ku soo kor dhisay Somaliya iyo Calamka kalenaba” ayuu yiri Mr Yuri oo saxaafada lahadlayay. Ugu danbayntii ayuu dhalinyarada u rajeeyay in ay ka faa’idaysaan waxbarashadan oo ah mid mustaqbal leh Waxaa sidoo kale wafdigaan iyo Madaxwaynaha Puntlland ay xariga ka jareen dhismaha Cusub ee Wasarada Caddalada diinta iyo awqaafta Puntland oo dhimsaheedei la dhameeyay. Sawiro C/naasir Yaasiin Salaad SBC International Garoowe
  6. Warbixin Sawiro leh:Wasiirka Caafimaadka Puntland Oo kormeer shaqo ku tagay Tuulooyinka Mayle iyo Reebanti oo ka tirsan Gobalada Mudug iyo Nugaal iyo Ceelkii Mayle oo biyo laga gaarey (Sawiro9 Posted by Pi on November 19th, 2012 Garowe (Puntlandi) Tuulooyinka Mayle iyo Reebanti oo ka kala tirsan Gobalada Mudug iyo Nugaal ayaa waxaa kormeer shaqo ku tagay wafti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, waftiga Wasiirka waxaa ka mid ahaa Dr. Xaashi Xirsi Cawdgale oo hay’adda World Vision Puntland u qaabilsan Caafimaadka. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame oo waxgaradka iyo odayaasha Mayle la kulmey ayaa uga warbixiyey ujeedka safarka oo uu ku sheegay a u kuur galida xaaladaha caafimaadka iyo dhagax dhiga dhisme lagu kordhinayo xarunta caafimaadka Mayle, dhismahaas oo ka kooban 3 qol, Barkad biyood iyo Musqul, wuxuuna sheegay wasiirku in dadaal loo galay dhismaha lagu kordhinayo xarunta caafimaadka ee Mayle iyadoo reer Mayle laga rabo dhulkii laga dhisi lahaa dhismahan kaas oo ku qabsan xarunta hore oo qol kaliya ahayd. Waxgaradka iyo Odayaasha Mayle ayaa si diiran usoo dhaweeyey wasiirka caafimaadka iyo wakiilka hay’adda World Vision iyadoo ay uga mahadceliyeen safarka ay ugu yimaadeen iyo waxqabadka dhanka caafimaadka ah ee ay tuulada ku saa’idinayaan. Odayaashu waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay geestooda ka qaybqaataan kicinta iyo xoojinta caafimaadka Mayle. Sulaan Maxamed Xuseen (Waaliqo) oo ka mid ah waxgaradka Mayle ayaa isagu bixiyey dhul dhan 40m X 40m dhinac walba iyadoo dhulkaasi uu ku qabsan yahay halka qol ee barta caafimaadka u ah tuulada Mayle, wuxuuna Sheegay inuu dhulka u baxshay in mujtamaca Mayle ee tuulada dagan iyo reer guuraagoodu inay ka faa’idaystaan xarunta uuna u baxshay dhulka in danta guud wax loogu qabto si looga shaqeeyo caafimaadka hooyada iyo dhalaanka isaguna uu ka mid noqon doono dadka ka faa’idaysan doona. Wasiirka Caafimaadka ayaa ka gudoomey dhulka Sulaan Maxamed Waaliqo dhulka uu u bixiyey danta guud iyo in dhismaha lagu kordhinayo xarunta caafimaadka in laga dhiso, wasirika ayaa uga mahadceliyey dhulka uu baxshay Sulaan iyadoo uu ilaahayna wasiirku uga baryey inuu wax ka wanaagsan ugu badalo dhulka. Dhinaca kale wasiirka caafimaadku waxa uu booqdey ceelka riiga ah ee gacanta hadda lagu hayo qodistiisa, wasiirka caafimaadka ayaa ceelka dushiisa kula kulmey Eng. Wilyam oo ah injineerka qodaya ceelka kaas oo u dhashay wadanka Filibiin (Philippine), Injineerku waxa uu wasiirka uga warbixiyey ceelka qodistiisu meeshay marayso wuxuuna sheegay in ceelka qodistiisa ay bilaabeen 14 Oct 2012 hadana ay marayaan 300m ayna gaareen biyo qodistana ay sii wadayaan ilaa ay biyo nadiif ah ka gaarayaan, Injineer Wilyam waxa uusheegay in biyaha la gaaray ay muujinayaan in biyaha nadiifta ah loo tagayo 340-350m hase ahaatee ay gaarsiinayaan 400m oo heshiisku ahaa ayna ku qaadanayso in ay dhamaystiraan ceelka 2 asbuuc gudahood. Dhanka Waxbarashada Wasiirka Caafimaadku waxa uu booqdey Iskuulka kaliya ee ay leedahay tuulada Mayle kaas oo aysani ka socon waxbarasho oo Iskuulku waa xiran yahay, dadka deegaanka ayaa Iskuulka dayactir ku sameeyey hase ahaatee arday iskuulka dhigata ma jirto sababta Iskuulku u xiran yahay waxay odayaasha Mayle u sheegeen in Macalimiin dhigta ay waayeen iyo cid u xilqabta Iskuulka oo wax ka qabata iyaguna ay ku filnaan waayeen Iskuulka in macalimiin loo qabto. Dhanka kale wasiirka caafimaadka iyo waftigiisu waxay habeenimadii Sabtidu soo galaysay ay u hoyden tuulada Reebanti oo ka tirsan Degmada Garowe ee caasimada Puntland iyadoo halkaasna uu wasiirku kula kulmey Odayaasha iyo waxgaradka Tuulada Reebanti iyadoo ay uga warbixiyeen xaaladaha caafimaadka ee tuulada. Reebanti iyadu waxay leedahay xarun caafimaad oo dhamaystiran kana kooban 4 qol, barkad biyood iyo musqul iyadoo xaruntuna ay shaqeynayso ayna joogaan shaqaale tabobaran. Wasiirka Caafimaadka ayaa u balan qaadey tuulada Reebanti hal gabar oo loogu tabobarayo Umuliso si ay tuulada Reebanti u hesho Umuliso tabobaran oo ka dhalisa hooyooyinka si loo badbaadsho dhalaanka iyo hooyada. Xarumaha Caafimaadka ee Reebanti iyo Mayle oo hadda ah baro caafimaad (Health Posts) ayaa qorshuhu yahay in loo balaarsho Xarumo hooyo iyo dhallaan oo adeegyadii laga rabay oo dhami ay u dhan yihiin, waxaana ugu danbeyn waftiga wasiirka caafimaadku ay Garowe dib ugu soo laabteen maalintii Sabtida ahayd iyadoo safarkaasna uu qaatey 2 maalmood. Sawirada hoos ka daawo Puntlandi Garowe
  7. Part 1 Part 2 Part 3 Lets give Ufayn Puntland a round of applause
  8. Australia has expensive cost of living its like the UK in that respect. But the salaries are far different. Anyways that is below the legal minimum wage and even the legal minimum wage hardly anyone gets paid that. Australia is good for one thing u get paid good and u can save and invest somewhere else. Thats what I am doing as we speak when I go on my holiday this december to source out a few places where I can get a second income stream happening.
  9. Sxb I converted the 25000 into Australian dollars it is 38000 in our currency. You know that is illegal its not even minimum wage here. I get 1100 a week clear after tax. Thats 715 pounds. Even cleaners get 800 a week clear. Thats 520 pounds. This is an 8 hr workin day 5 days a week job. Lol so id be rich in the uk with that sort of money lol or this ad is not representative of the uk but its a govt organisation which makes quite scary. I wouldnt have an issue with the money being offered if the cost of living is cheap. U could live like a king with that sort of money in somalia but I know that the uk is very expensive to live so I do not know how you can survive on such income. 25000 your taking 375 pounds a week cleared after tax. Thats 576 dollars in australia and thats illegal its not even minimum wage by law.
  10. Abwan in Australia...High Income bracket is 200k and above...middle income is from 100-150k....50k-80k is Lower end....Thats how australia works with the income system. Noone gets below 50k even cleaners. Considering alot of aussies go to the uk to work i dont see why if salaries being offered by GOVT organisations are like that. Usually u can tell a society income by checking out the govt income as it always not to high and not to low.
  11. 25000 in pounds is like 38000 dollars in Australia, how do you survive on such low salaries. I heard that cost of living in the UK isn't cheap either so I can't believe this sort of salary is coming from a government organisation. I work for a govt organisation in Australia and I can tell you my salary is 70k salary but pension package and all that brings it to 80k and it is considered entry level. It's not high at all. 25k pounds is pathetics even cleaners don't get that here. They are on 25 dollars an hour usually. They are like at the bottom of the scales. PATHETIC SALARY.
  12. My father had 3 properties in mogadishu and a few land plots. All but one is remaining. The rest have been sold and they were in safe hands during the civil war. But the old man did get ripped off on the sale of the house by the dhexdhexadiye guy ama the middle man and apparently he had to be snuck of out the city because one of them was planning to assasinate him. True story. It was recently too like back in 07 when he went back to mogadishu to visit his ailing mother. The looted property must be returned for any national reconcilation to occur. How can you past mogadishu and know the house that used to be yours is now someone elses through looting and to make matters worse that same clan freely has properties in your region and noone touches it. Waxaas cadaalad ma aha and I think everyone knows the house thing and returning of properties is a must in the reconciliation process maybe not yet as there are other key priorities but it will need to be faced sooner or later. Once that has occurred a big step has been achieved in reconciling clans and justice in this nation. The govt will be seen as a CREDIBLE govt
  13. I dont know why duke is on my case. The development of mogadishu will have a direct impact on Puntland. This will help move the state forrward in areas where it is currently lacking. I must say I am quite shocked to see how fast hamar is rebuilding, I mean some of those buildings going up in the capital are massive. But its hamar after all they do it big or they go home.
  14. Somalia;889168 wrote: DATA collected by the EU, thank you Puntland, what a swell job.. I am not buying this democracy nonsense. Farole had 4 years to do it. Amazing. I know why Somalia and all the other ppl in SOL are supporting it, because they want to see a population count so childish of them,
  15. as long as they are doing positive development like this I have no issues if dahir calasow is selected as minister of information
  16. Might go shoot some hoops at Galkayo
  17. Homunculus, I agree I am not big fan of democracy card because in reality the people are more aligned to clan. The 3 party system might working by bringing clans together but still the root of the issue will always be clan. People will vote for they're clan and whichever party they are in but at the same time there might be ppl who vote along political agendas but they will surely be in the minority. But there is one key advantage to democracy in a Puntland context and that is the people will need to accept and not cause trouble when a government is elected because the majority have voted. So it can contribute to stabilizing puntland but as far as getting rid of clans is just an impossible task. By the way I predicted the parties already. The first party will be based on horumar, peace, etc. The second party will be very militaristic and about securing puntland borders, stregthening security domestically, and have a strong puntland first and hamar second policy. The third party in my opinion will be most likely a swing party that has a bit of both the two main parties policies and will do a coalition with whoever pays them off. But yeah the two main parties that will be in government in puntland will be either horseed party or the nationalistic puntland first party.
  18. Ive been monitoring mogadishu development closely as this can have an impact on Puntland
  19. My God looking back on this topic and how much has changed in Puntland is amazing. I mean today we are packing a satellite based command center with an active airforce that can strike down the enemy at any time. Elite armed squads like the PMF, PIS, SPU, and Commando followd by strong security institutions where our boys are bred locally at base 54 for the army cadet and carmo academy for police cadets. I am firm believer that Puntland continues building it's institutions, garnering foreign/domestic investments, and streghtening the security sector so that this state can be the envy of all somalis. Somalis need to accept that the state is on the move. The question really is. Are u with them or against them. Either way it won't change a thing