Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. B_A_L_L_E_R_Z;929922 wrote: garowe is a tiny dry village with less than 20.000 souls, it shouldnt even be called a city. Puntland is on the move
  2. Xaji mise topickan baad rabta inaanu ka doodno ileen wa dadkagi
  3. Xaji ma ceebtan baad rabta inaan la soo bixi. Madaxwaynaha oo saran buska sida shucuubta kale
  4. The xaji hates this state for the below reason Look at the stare of the finance minister Look at the cabinet and the look on theyre faces Look at farole and the disgust
  5. Galmudug Presidential Palace Puntland Presidential Square(yes its a compound full of buildings like the west wing) There is a reason why the PM told galmudug to join puntland because he saw no hope there
  6. We can discuss the seats of parliament at Shariqa hotel Galkayo over dinner
  7. I dont remember siilanyo calling for dual track policy when the big congress meeting in washington took place a few years back. I remember farole ushering it and championing for it and guess what he got it. Remember a successful puntland is in the best interest of the nation and somali people. End of discussion
  8. Lets play pool in galkayo boys Or maybe ball Or table soccer and get a bite to eat at Galkayo cafe Becareful boys not one place in somaliland has type of well maintained greenery
  9. Damn you guys since I have been on vacation i've seen some awesome pics of Bossaso. This city never ceases to amaze me how much it is growing and developing.
  10. Yep I was on vacation xaji just got back yesterday for you information
  11. God Bless Puntland. There is no stopping it and it just getting better and better year by year
  12. Is it me or is puntland modernizing the state and what is your opinion on this project for licensing, registration, etc?
  13. Waaciye: War laga hirgeliyey 27 Nov 27, 2012 - 3:30:24 AM GAROWE ONLINE Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar ayaa maanta 27 November,2012 lagu wareejiyey maamulkeeda War biyo qabatin ah oo dhowaanahan dhismaheedu ka socdey halkaasi. Duqa Degmada Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa kala wareegey wartan hayada biyaha u qaabilsan Puntland PSWEYN oo dhankeeda UNICEF ka gudoontey,,iyadoona loo qabtey xaflad kooban furitaankeeda. Duqa degmada Waaciye ayaa ka mahadceliyey wartan loo dhisey ,waxana uu xusey in wajiga ugu haboon looga faa'ideysan doono. Dadka deegaanka iyo waxgaradka ayaa soo dhoweeyey wartan cuusb ee loo dhisey degmada ,waxana ay sheegeen in baahi loo qabey madaama gobolka guud ahaan biyo yaraani ka jirto. Degmada Waaciye ayaa ka mida magaalooyinka Puntland kuwa waayadan danbe sida wayn u balaaranayey islamarkaasina laga hirgeliyey mashaariic horumarineed oo bulshada ku hayneysa deegaanka sida Caafimaadka ,Biyaha iyo waxbarashada.
  14. Hot Developments happening everywhere in Puntland. Proud of my state
  15. Magaalada Qardho oo laga furay Salaam Bank {Sawiro} November 19, 2012 // Warar Somaali Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo xariga looga jarayey Xarunta Cusub ee Salaam Bank Qardho ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada.Qardho waxaana ka soo qeybgalay Wasiiro ka socday Dowladda Puntland,Madaxda Salaam Bank Puntland,Mas’uuliyiin ka socday Shirkadda. Isgaarsiinta Golis,Maamulka Degmada Qarho,Kan gobolka karkaar,Taliyaha Booliska Puntland,Ganacsato iyo Marti sharaf kale oo aad u farabdan. Ugu horeyntii waxaa xariga ka jaray Xarunta Salaam Bank Qardho Waiirka Amniga Dowladda Puntland Mudane Khaliif Ciise mudan,waxaana ugu horeyntii xaflada Furay Maareeyaha Shirkadda Golis Qardho Shiikh Axmed Cawaale Gaare oo ku tilmaamay Furitaanka Salaam Bank mid ay ka faa’ideysan doonaan dadka ku dhaqan magaalada Qardho, waxa uu xusay in Bankiga Salaam wax yaabaha uu u qabanaayo dadka ku nool Qardho in ay tahay in lacagahooda loo dhigo goob amaan ah,in la siiyo Maalgalin aan dursaal laheyn (Rib,Interest). Madaxa salaam Bank Shuceyb Xaaji Nuur oo ka hadlay xafladaani ayaa sheegay in salaam Banka soo kordhiyey Adeegyo casri ah oo ay u baahnaayeen Ganacsatada ku dhaqan Puntland isaga oo suurta galiyey in lacagta ay heystaan marka ay accoun ka furtaan lacagtooda ay kala bixikaraan Daafaha aduunka ,waxa uuna Shuceyb Xaji Nuur Sheegay in ay xiriir la leeyihiin Bangiyo badan oo ka yaalo aduunka taasina waxa ay suura galisay in si fudud ay macaamiisha lacagta u taalo Salaam Bank ay u qaataan iyadoo aan wax dulsaar laheyn,waana xaruntii saddaxaad ee laga furo Puntland. Madaxa Xiriirka Airmaha Bulshada Shirkadda Golis Faarax Xaaji Mire oo ka hadalay xafladaani waxa uu sheegay in Salaam bank ka yimid Shirkadda Golis gaar ahaan adeega Sahal kaas markii la arkay in ay la dhaceen ganacsato badan ayaa Maamulka Shirkadda waxa ay go’aansadeen in la hergaliyo Bangi ku shaqeeyo Nidaamka Islaamka aan la heyn wax dursaar ah. Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in dadka ku nool Magaalada Qardho ay Nasiib u heleen baahi ay u qabeen dhanka bangiyada,waxaana maanta suura gashay in lacagtooda ay ku keydsadaan Salaam Bank,arintaasina waxa ay keeni kartaa in ganacsiga iyo maalgashiga magaalada ay wax iska badasho, shirkadaha iyo ganacsatada ayuu ugu baaqay in ay qeyb ka noqdaan Sugidda amniga maxaa yeelay hadii uusan amni jirin hormar ma jiro. Xafladanai ayaa waxaa ka hadalay Maamulka Degmada Qardho,Kan gobolka waxa ayna soo dhaweeyeen Xarunta Salaam Bank Qardho iyaga oo ugu baaqay in ay sameeyaan maalgalin. Ugu danbeyntii Xafladaani dadkii ka soo qeybgalay ayaa waxa ay su’aalo weydiiyeen Maamulka Salaam Bank sida uu ushaqeeyo iyo aaminaada lagu qabi karo bangiga waxa ayna ugu jawaabeen i waafi ah iyadoona xafladaani ay ku soo dhamaatay Jawi aad u heersareey
  16. Puntland is working hard to make sure we can keep haters blood boiling in rage Respect Abwaan at least you admit the inevitable that Puntland is going places even if you share political differences.