Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Che -Guevara;933856 wrote: How much time do you have? I have time shoot me down with your reasons
  2. Please contribute why there is big fear regarding puntland development. Is it jealousy, is it hatred, is it both. Can it be people having clan insecurity regarding theyre own clans. There is definitey a big phobia anything related to puntland development and before a cure can be provided a diagnosis must be done. Everyone that is anti puntland please tell the forum your reasons for your hatred against the puntland state
  3. Tillamook puntland is entering a manufacturing era. Products with locally owned and locally made. We are shifting from an import based economy to a manufacturing based economy. This is good for all somalis
  4. Waranle the product will have a made in puntland sticker to antagonize all the enemies
  5. Puntland is leading the way. Metals and motors will be used widely in the state and also delivered to other areas of somalia only difference the products will have a made in puntland sticker on it
  6. The enemies of the state are silent, a devastating blow has been delivered to the enemies of the state they are in hiding when they her such positive developments.
  7. Puntland is moving forward. A great step to bring the state into manufacturing era. We need to start making our own things and exporting rather then the way around. Puntland has one motto go strong or go home
  8. Magaalada Boosaaso oo laga hergaliyey Wershadda biraha (Sawiro) | on March 31, 2013 0 Comments Waxaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland ka dhacday xaflad si heer sare loo agaasimay, taasi oo lagu daah furayey xarun cusub oo lagu tala galay in lagu sameeyo matoorada iyo biraha(Toorno) . Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay ganacsato, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, nabadoono, ururada bulshada, culmo u diin iyo marti sharaf kale. Xaruntaani cusub ayaa waxaa loogu magacdaray Xalwo Kismaayo. Ugu horeyn waxaa xafladda daah furay oo ka hadlay madaxa Xalwo Kismaayo ahna milkiilah xarunta cusub Cabdullaahi Sheekh, waxa uuna sheegay in furitaanka Toornada ay in muddo ah qorsheenayeen, maantana ay ku faraxsanyihiin in ay gaaraan hadafkoodii ahaa in magaalada laga hirgalyo Wershadda Biraha. Waxaa uu sidoo kale sheegay Cabdullaahi Sheekh furitaanka xaruntaani lagu sameenaayo Matoorada iyo Biraha in ay ka dambeesay ka dib markii ay arkeen baahiyo loo qabo xaruntaan, iyadoo ay meesha ka bixi doonto matooradii iyo birahii loo qaadi jiray dibadda markii ciladoobaan. Waxaa sidoo kale madasha ka hadlay Wasiir ku-xigeen Hawlaha guud ee Puntland Abshir Saciid Salaax oo sheegay in xaruntaani ay fursad u tahay umadda reer Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, ayna ka haqab tiri doonto baahiyii ay u qabeen Wershadda Biraha. Nabadoon Ibraahin Xarago oo isna gabagabadii munaasabda ka hadlay ayaa soo dhaweeyey,waxa uuna sheegay in ay tahay hormar lagu soo kordhiyey bulshada Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan. Xaruntaan cusub ee Boosaaso laga hergaliyey ayaa noqoneysa tii ugu horeysa ee nooceeda oo kale ah waxaana si weyn u soo dhaweeyey dhamaan dadka Isticmaala Matoorada iyo kuwa ku shaqeeya biraha. C/raxmaan Cabdi Maxamad(Xudeyfi) HorseedMedia-Bosaso-Puntland-Somalia
  9. Xaaji Xunjuf;932053 wrote: Somaliland: Jacka Resources Confirms Promising Structures in Odweine Petroleum Block Saturday, 30 March 2013 16:28 Odweine Blocks contains over 1 billion barrelsSomalilandsun - Jacka Resources (ASX: JKA) has confirmed the presence of large rift-basin structures, which typically form structural petroleum prospects, within the Odewayne block in Somaliland. These structures were interpreted from the preliminary gravity map from the 22,000 square kilometre airborne geophysics survey that was completed in February by operator Genel Energy (LON: GENL). Two additional basins have also been identified within the licence area. The presence of numerous verified oil/condensate seeps, potentially attractive structures, and the genetic relationship to the multi-billion barrel basins of Yemen results in a highly prospective play in this emerging petroleum province. Genel, a £2 billion market cap, is funding 100% of the exploration program in the Odewayne block until May 2015. Besides the airborne survey, which covered the entire block, Genel is also funding at least 1,500 kilometres of 2D seismic and an exploration well. Mobilisation for the seismic survey is scheduled for April this year, with acquisition expected to commence in May and to be completed by end October 2013. Genel recently indicated that the block has the potential to contain in excess of 1 billion barrels of prospective resources, on which they place a 15% probability of success at this early stage of exploration. Proactive Investors Australia is the market leader in producing news, articles and research reports on ASX "Small and Mid-cap" stocks with distribution in Australia, UK, North America and Hong Kong / China. Xaji I will only believe it when I see it. Tell genel to put theyre money where the mouth is and begin the work or else stop trying to be puntland
  10. The big explorers in somaliland lol...Ill let you decide SOL Not one seismic, not one equipment brought in place, not one drilling, and the explorer company is some backpacker touring africa who was given 100 dollars to pose for pics in oodwayn..Lets be real guys this oil in somaliland is just a front to piss off puntland and thats all it is
  11. nuune;931977 wrote: Diktoore, you are a total failure wallaahi, your great come back is just telling us delegations meetings Sheikhs. I thought you will tell us the finished work of the Space Center outside Boosaaso, and the recently opened factory that will mass produce Jets and Helicopters. You dissapoint me, sxb, Diktoore I sense shame talking there. Deal with it
  12. Puntland Ministerial Delegation Meeting Presidents of Dubai and Qatar. Puntland hits two stones in one go. Take that usc and snm rebel leaders. Must be devastating you send your presidents we send our ministers
  13. Puntland oo casumaad ka heshey Dowlada Qadar iyo Wafdi u dhoofey Dowlada Puntland ayaa casumaad rasmi ah ka heshey Dalka Qadar, waxaana halkaas u dhoofey Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland. Wafdiga oo heer Wasiir ah waxaa horkacaya Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Axmed Cabdullaahi Jamac Ilka jiir, waxaana weheliya isna Wasiirka Maaliyada Puntland Mudane Faarax Cali Shire. Wafdiga Oo iminka ku sugan Dalka Emaaraatka Carabta ayaa halkaasna kulamo kula leh masuuliyiinta Dowlada Emaaraatka Carabta(Abu dhabi). Kala soco Puntlandi booqashada Puntland ee Qadar. Puntlandi.com
  14. A devastating political blow to the hargeisa folks. The isolation continues
  15. Somaliland oo walaac ka muujisay qorshe la sheegay inuu wado Xafiiska UNPOS Maamulka Somaliland ayaa si weyn uga walaacsan qorshe la sheegay inuu wado xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo dhawaan doonaya in xafiisyadooda loo raro magaalada Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Cabdullahi iyo Ergayga EU ee Soomaaliya Michelle Cervone d’Urso Magaalada Hargeysa waxaa shalay soo gaadhay wafdi ka socda Qaramada Midoobay hay’adeeda horumarinta UNDP iyo Xafiiska Siyaasada ee UNPOS, wafdigan ayaan wax soo dhaweyn ah ka helin maamulka Soomaaliland. Arrintan ayaa lagu macneeyey qorshe aan weli la shaacin balse ay si weyn u hadal hayaan mas’uuliyiinta maamulka Somaliland oo ah, in xafiisyada Qaramada Midoobay ee magaalada Hargeysa ku yaal loo wareejin doono magaalada Muqdisho. Qorshahan ayaa qeyb ka ah sida la sheegay qorshe guud oo ay wadaan hay’ada Qaramada Midoobay oo ku aadan sidii xarumahooda iyo saldhigyadii ay ku lahaayeen Somaliland iyo Nairobi loo wareejin doono magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowsiya Yusuf ayaa horey warbixintii ay ugu gudbisay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ee lagu qaaday cunaqabateynta, sidoo kale sii raacisay codsiga ah in dhamaan xafiisyada UN-ka loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isla markaana isbedal siyaasadeed lagu sameeyo habkii ay horey ugu shaqeyn jidheen hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay. Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda kulamo ay Hargeysa ku yeeshaan Wafdiga Qaramada Midoobay iyo mas’uuliyiinta Somaliland, kulamadaasi oo la rajeenayo inay kusoo shaac baxaan qorshaha la hadal hayo ee ku aadan xafiisyada Qaramada Midoobay. Wafdiga UNDP ayaa horey usoo booqday magaalada Garowe ee caasimada Puntland, halkaasi oo ay kulamo kula yeesheen madaxda maamulka Puntland. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliland Maxamed Cabdullahi oo hada safar ugu maqan dalka Imaaraadka Carabta oo la hadlay qaar kamid ah Warbaahinta Somaliland ayaa sheegay in Somaliland aysan wax wadashaqeyn ah la sameyn doonin xafiisyada la sheegay in xaruntoodu noqon doonto magaalada Muqdisho. Maamulka Somaliland ayaa xiligan dar dar geliyey sidii ay u xoojin lahaayeen xidhiidhka siyaasadeed ee la leeyihiin wadamada kale, waxaana shalay dalka Imaaraadka u kicitimay wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo booqasho ugu kicitimay dalka Imaaraadka Carabta. Waxaa si weyn shacabka Somaliland u hadal hayaan in wafdiga Siilaanyo ay Imaaraadka kula kulmi doonaan Wafdi ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, balse wararkaasi waxaa si kulul u beeniyey Madaxweynaha Somaliland intuusan shalay u dhoofin magaalada Dubai. Hanad Askar Horseed Media
  16. Isbitaalka Bosaso oo ay ka socoto Qaliinka Caruurta Faruuran (Sawiro&Dhageyso) March 25, 2013 Isbitaalka Guud ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxaa ka bilowday qaliin caafimaad oo lagu sameenayo caruurta faruuran.Dhakhaatiirta iyo shaqaalaha caafimaad ee qaliinka fulineysa ayaa ka yimid dalka Kenya kuwaasi oo gaaraya 16 xubnood. Dhakhaatiirtan ayaa sidoo kale qaliino kale u fidin doona dadka ku dhaqan magaalada Bosaaso, iyagoo sidoo kale ku takhasusay qaliinada kale sida burada iyo kilyaha. Dhakhaatiirtan ayaa ku sugnaan doona magaalada Bosaaso illaa 2da bisha April inta ay magaalada ku sugan yihiina sii wadi doonaan hawlahan caafimaadka. Waalidiinta caruurta Qaliinka lagu sameeyey ayaa aad usoo dhaweeyey mashruucan caafimaadka ee wax loogu qabanayo caruurta faruuran. Horseed Media News Desk
  17. Ganacsade Cabdullaahi Shiikh Oo Sameeyey Waddo Bulshada Magaaladda Boosaaso si weyn Ugu Baahnaayeen[sawirro+Dhageyso] Comments (8) | Write Comment Wadada Ganacsade Cabdullaahi Shiikh Sameeyey Boosaaso[RBC Radio] Ganacsade Cabdullaahi Shiikh oo kamid ah Shakhsiyaadka magaca ku leh Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in Waddo dhererkeedu gaarayo ku dhawaad 130-M ka sameeyey gudaha magaaladda Boosaaso gaar ahaan Xaruntiisa Ganacsi ee XALWO KISMAAYO. Munaasabad ballaaran oo Xariga looga Jaraayey laguna qabtay Xalwo Kismaayo ayaa,waxaa kasoo qaybgalay Maamulka degmada,Ganacsato,Aqoonyahan iyo marti sharaf kale,waxaana amaan ay dhamaantood ugu soo Jeediyeen Ganacsade Cabdullaahi Shiikh talaabada horumarka leh ee u qaaday. Ganacsade Cabdullaahi Shiikh oo ka hadlay furitaanka Wadadaas oo loogu magacdaray XALWO KISMAAYO ayaa sheegay in sameynteeda ay ku kaliftay markey arkeen baahida bulshada ku dhaqan magaaladda Boosaaso u qabaan in ay helaan Wadooyin. …”"” Wadadaas sameynteeda,waxaa nagu khasbay markaan aragnay baahida ay u qabeen bulshada magaaladda Boosaaso in Wadooyin loo sameeyo…”"”ayuu yiri Xaaji Cabdullaahi Shiikh. Wuxuu intaas ku daray Xaaji Cabdullaahi iney Wanaagsantahay in wax lagu farxo bulshaduna faa’ido u leh in Wadooyin la sameeyo si bilicda iyo horumarka deegaanka uga qeybqaadato.. ..”"Waxaan u aragnay arin muhiim ah magaaladu hadey noqon lahayd bilicdeeda,ajar iyo Xasanaadna wey leedahay koley Wadooyinka haddii la sameeyo,waxa fiicana haddii lagu daydo waa wax aad u Wanaagsan….”"”ayuu yiri. Wuxuu kaloo Yiri….“”"”Waxaan ku faraxsanahay Wadada culeyska naga saarnaa iyo hawshii aan lasoo marnay maanta waxaynu Joognaa gabagabadeedii,waxaa inoo muuqanaya marka mirihii kasoo baxay iyo Muuqaalkeedii wanaagsanaa…”"ayuu yiri. Xaaji Cabdullaahi Shiikh ayaa sheegay in uu u mahadcelinaayo Dawladda hoose ee magaaladda Boosaaso sida ay uga qeybqaateen sameynta Wadadaan cusub isla markaana ay si laba Jibaaraan dadaalkooda. Bulshada ku dhaqan Puntland gaar ahaana magaaladda Boosaaso ayuu ku booriyey iney wax qabsan karaan,iskuna tashadaan isla markaana aysan waxba ka sugin maamulka kaliya. …”"Bulshada,waxaan usoo Jeedinayaa in wax kastaba la qabsan karo ee aan la isku haleyn maamulka kaliya,waxna laga sugin,bulshadana waxaan filayaa hadey isku duubnaato in nin walba wixiisa qabsan karo haddii ALLE idmo…”"ayuu yiri. Xaajigu waa Shakhsi ku dayasho mudan!! Madaxa Suuqgeynta Shirkadda Golis Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac “Dayax””oo afka Ganacsatada ku hadlaayey ayaa sheegay in Xaaji Cabdullaahi Shiikh yahay Ganacsade ku dayasho mudan lagagana dayan doono qurxinta Wado kamid ah Wadooyinka Boosaaso. Madaxa Suuqgeynta Shirkadda GolisCabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac “Dayax””oo afka Ganacsatada ku hadlaayey …”"” Wadadaaan waxay leedahay qiimo weyn oo ah in Cabdullaahi Shiikh maanta uu noqday mid ku dayasho mudan oo lagaga dayanayo Isku day inuu qurxiyey Wado kamid ah Wadooyinka Boosaaso,Anigoo ku hadlaaya afka Ganacasatada,waan soo dhaweyneynaa,u hambalyeyneynaa…”"”ayuu yiri. Maama Afrika oo afka Haweenka ku hadashay ayaa ku amaantay Ganacsadaha sameeyey Wadada in uu yahay Halgamaa aysan jiri ganacsade tiigsan kara,waxayna intaas ku dartay in lagu daydo waxna laga qabto dalka. Kuxigeenka Duqa degmada Boosaaso Siciid Cabdirixmaan Maxamed oo Xariga ka jaray Wadada Xalwo Kismaayo ayaa ku tilmaamay Ganacsade Cabdullaahi Shiikh in uu yahay Shakhsigii ugu horeeyey oo Boosaaso ku dhiirada in Wado uu sameeyo.wuxuuna Ganacsatada kalena uga baaqay iney deydaan dhiirigelintaas. Cismaan Turaabi RBC Radio Xafiiska Boosaaso
  18. U.S. Ambassador to Somalia meets with Puntland President 26 Mar 26, 2013 - 3:31:54 AM GAROWE, Somalia Mar 26 2013 (Garowe Online) – U.S. Special Representative to Somalia, James Swan leading a European democratization committee visited Garowe to meet with Puntland President Abdirahman Mohamed Farole, Garowe Online reports. President Farole and Ambassador Swan alongside the Democratization Programme Steering Committee (DSC) that included British, Swedish and Italian officials met at the presidential palace on Tuesday, to discuss a number of issues particularly the democratization process in Puntland. “The steering committee and the international community have supported the ongoing [democratization] process in Puntland and we thank them for their support,” said President Farole. Ambassador Swan commended Puntland’s democratization process and met with the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) and representatives of the 6 political parties in Puntland. “Our team is here first and foremost to underscore how important we view the Puntland elections. We had extensive and quite detailed conversations with the president concerning continued efforts to build the confidence of all the participants and with the population in this process,” said Ambassador James Swan. The two officials agreed that the democratization process be completed on schedule freely and fairly. The democratization process has been backed by the international community, with EU Ambassador Michele Cervone supporting Puntland’s initiative. The ambassador said he was “impressed with very recent significant progress” on the achievements of the process in Puntland. Last month six political parties were registered by TPEC. The ambassador concluded that, “these elections are important not just for Puntland but important for the rest of Somalia. That will have to begin its [somalia] own more complicated election cycles.” According to the TPEC timeline for elections, district elections in Puntland will begin in May, followed by parliamentary elections.
  19. USA oo taageertey doorashooyinka PL 26 Mar 26, 2013 - 5:10:01 AM GAROWE ONLINE Dowladda Maraykanka ayaa taageertey hanaanka dimoqraadiyada Puntland ka dib booqasho uu ergayga u qaabilsan Somalia Ambassador James Swan uu ku yimid maanta 26 March,2013 magaalada Garowe. Wafdi heer sare ah ayuu hogaaminayey safiirku oo ka socdey dalalka Britain ,Sweden iyo Italy ,waxana ay la kulmeen madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda. Kulankaasi ka dib ayaa saxaafada si wadajir ah ula hadleen ,waxana uu sheegey madaxweyne Farole inay ka wadahadleen amaanka ,arrimaha federaalka iyo nidaamka xisbiyada badan ee Puntland. ‘’Sidii ugu haboon ee Somalia loo tageeri lahaa ayaanu ka wada hadalney iyo hirgelinta nidaamka xisbiyada Puntland’’ ayuu yiri madaxweynuhu. Dhankiisa ayuu ergayga Maraykanka u qaabilsan Somalia taageerey nidaamka xisbiyada Puntland oo uu sheegey in doorashooyinka soo socda muhiimad u lahayn Puntland oo keliya balse Somalia oo dhan u leh una baahan in lagu daydo. Kulan ayaa wafdigani la qaatay intaasi ka dib guddiga doorashooyinka iyo xubno matalayey lixda urur siyaasadeed ee Puntland ka jira. Halkan ka dhageyso Codadka madaxweyne Farole & Ambassador Swan http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/USA_oo_taageertey.shtml
  20. Qardho: Qurbajoogta Puntland Oo Loogu Baaqay Inay Dalka Maal-gashtaan [sawiro] March 25, 2013 // Warar Somaali Xaflad xariga looga jaray Baar casri ah oo leh hoolalka shirarka, Cafeteria , Supermarket laga helaayo alaabo kala duwan ayaa waxaa laga furay magaalada Qardho,waxaana ka soo qeybgalay furitaankaanka Baarkaan maamulka Degmada Qardho ,Odayaal,Ganacsato,iyo marti sharaf kale oo aad u farabadan. Ugu horeyntii waxaa ka hadalay Xoghaaya Dowladda Hoose Maxamuud Maxamed Shire oo soo dhaweeyey furitaanka Baarkaan,waxa uuna qurba joogta ka soo jeeda magalada Qardho ugu baaqay in ay maalgashi kala duwan ku sameeyaan magalada mar hadii ay sii kordhayaan ganacsiga kala duwan oo ay ku tilaabsaneyso magalada Qardho. C/xakiin Cali Gooni Maamulaha Barkaan ayaa sheegay in u jeedada ay u fureen in ay tahay in magalada ay hesho hoolal waaweyn oo lagu qaban karo shirarka,iyo baar casri ah oo laga helaayo cunto kala duwan oo stander caalami leh,waxaana barbarsocdo Hoteel iyo supermarket la doonaayo in dadka ay ka heli karaan alaab walbo oo ay u baahanyihiin. Ugaas Abshir Siciid Xaaji oo ka hadalay xafladaani ayaa sheegay in loo baahnaa in magalada laga furo baar nooocaan oo kale,waxa uu tilmaamay in uu kaalin ka qaadanaayo hormarinta ganacsiga Qardho ,waxa uu xusay in loo baahanyahay in lagu daydo ragii furay Baarkaan. Furitaanka Barkaan ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli dhawaanahaan Magalada Qardho laga dareemayo isbadal Ganacsi,waxaana la furay goobo ganacsi oo aad kuu soo jiidanaayo marka aad gasho,waxa ayna isugu jiraan Supermarket,carwooyinka dharka,goobha lagu iibiyo moobilada,iyo shoopinka noocyadiisa kala duwan. Puntland NEWS-24 QARDHO
  21. Homunclus do i sense jealousy? Is this garowe farms or shabellaha. I gotta give Puntland one thing its going hard on the lets make the place a jubba
  22. Mahiga leaving is not issue for us... Puntland is moving towards solar power and wind farm technologies and your eating jaad http://www.seccco.net/services/ Me On Puntland Beach
  23. Beelaha reer Tanadland ee magaalada gaalkacyo degan ganacsiyada ugu waaweyn ee magaalada iyagaa leh, santarka magaaladu waxay ku taalaa xaafada xarunta u ah ee Garsoor, Kastamka ugu weyn ee magaalada waxaa iska leh ganacsade reer Tanadland ah. Shirkadaha magaalada ugu waaweyn ganacsatada reer Tanadland ayaa leh. Hoteelada ugu badan ee magaalada ku yaala reer Tanadland ayaa iska leh, xaafadda guryaha ugu dheer-dheer oo ugu badan ay ku yaalaan magaalada waa xaafadda Garsoor. Waxaana kuligood iska leh ganacsatada reer Tanadland. Warshadaha iyo shirkadaha markay noqoto intooda ugu muhiimsan inagaa leh. Hada ka hor daaraha magaalada Gaalkacyo ugu dheeri waxay ahaayeen afar-afar dabaq. Hada gaalkacyo waxaa ka socda dhismaha "Hotel Ashkir", Oo u leeyahay mid kamid ah tujaarta beesha reer (Xirsi Muumin) lana yiraahdo (C/qaadir Ashkir Muuse "C/qaadir Boonkaas"). Hada weli sida aad sawirka ka aragtaan sarta dhisme ayaa ku socda, Laakiin marka dabaqa 5-aad la ebyo "Hotel Ashkir" wuxuu noqondoonaa daarta magaalada gaalkacyo iyo gobolka mudug ugu dheer. Hotel Ashkir