Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. First up this is a competition of the best presidential palaces in Somalia. The following will be listed; 1. Puntland 2. Somaliland 3. Galmudug 4. SFG First up the SFG. Base > Mogadishu Second up Somaliland. Base .> Hargaysa Third up Galmudug. Base > Baraxlay
  2. Madaxweynaha Puntland oo caawa ku hoyanaya Madaxtooyada cusub Puntland 15. april 2013 APL Madaxweynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxamed Faroole ayaa galabta xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada cusub ee Puntland oo ku taala Garoowe,xafladda furitaanka ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan Golayaasha Dawladda,Ururada siyaasadda,Saraakiisha ciidamada qalabka sida,xubno ka tirsan Hay'adaha qaaramada midoobey iyo marti sharaf iskugu jirta qaybha bulshada. Munaasibadan ayaa waxaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyey Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr,C/raxmaan Maxamed Faroole isagoo ka sheekeeyey dhismahan cusub ee Madaxtooyada iyo baahiyaha keenay in caasimada laga hirgeliyo. Madaxweynaha ayaa farxad weyn ku tilmaamay inuu maanta xariga ka jaro dhismahan aadka u quruxda badan oo noqonaya aqalka Madaxtooyada Puntland, wuxuuna sheegay dhismahani inuu qayb ka yahay mashaariicda ay Dawladiisu ka hirgelisay Dalka sanado badan oo ay soo jirtay Puntland kadib,Isagoo tilmaamay inuu aqalkani noqon doono kan looga arimiyo Puntland ayna ku shaqayn doonaan Madaxda iyo Dawlaha isbadeli doona ee Puntland ayna kusoo dhawayn doonaan cid kasta oo iyaga badesha. Dr Faroole ayaa sheegay inay Dawladiisu ay Puntland ka hirgelisay xarumo muhiim u ah dadka iyo Dawlada Puntland una badan Magaalooyinka Garoowe,Boosaaso,Gaalkacayo iyo Qardho isagoo sheegay inay dhawaan hirgelin doonaan xarumo kale, lagana dhisi doono xarumaha ugu horeeya Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug, Sidoo kale waxa uu sheegay inay dhawaan bilaaban doonto dhismaha Garoomada diyaaradaha Puntland. Madaxtooyada Magaalada Garoowe ee maanta xariga laga jaray ayaa ah mid u dhisan qaab casri ah, Wuxuuna ka kooban yahay qaybo kala duwan sida qaybta Xafiisyada,Qaybta Ciidanka Madaxtooyada,Guri Madaxweynaha,Guri Madaxweyne ku-xigeenka iyo weliba qaybo kale , waana dhsimihii ugu horeeyey ee Madaxtooyo oo laga hirgeliyo Caasimada tan iyo dhismihii Puntland 15-sano ka hor.
  3. I was expecting a bit more for the vice presidence residence It can compete with villa hargeisa
  4. Red Carpet For Foreign Dignitaries Puntland's First Lady getting her game on The Puntland Flag Means The Most The Dr Opinion on this new Presidential Square Is summed up below
  5. Copycating garowe wind farm.Pathetic!!! BOYS http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61318-NEC-Somalia-Will-Be-Using-Solar-Wind-Farms-For-Garowe-Electricity
  6. Xaaji this waraabe even teaches his son to destroy puntland who was captured in las anod on his way for a bomb expedition
  7. Odaygan cuqdadis ayuu bananka soo dhigay. Waryaa Waraabow inaad waraabe ku tahay puntland wax cusub ma ahayn lakin cuqdad xeerkasi mareyo lama filanayniin. Duli ba tahay Puntland will be the strongest ever
  8. Puntland hala burburiyo :Shuruud yaab leh oo Feysal Cali Warabe Shirka Turkiga hordhigay Written by Administrator Saturday, 13 April 2013 12:53 Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah 5-Xubnood ee Gudiga Farsamadda Maamulka Somaliland shirka Reer Muqdisho iyo Reer Hargeysa uga qeyb-galaya ayaa la yimid shuruud ka yaabisay qolooyinka 5-Xubnood ee Madaxweyne Xasan shirka Turkiga u wakiishay. Qodobkan uu shirka hordhigay Feysal Cali Waraabe ayaa dhigaya in 5-ta Xubnood ee Madaxweynaha ka wakiilka ah ay qalinka ku duugaan in Dawladda Puntland-State gebi-ahaan la raaciyo Koonfurta Soomaaliya,loona wada hadlo shirka soo socda ee London ka dhacaya Somaliland iyo Somalia. Waraabe ayaa ku adkeystay in gebi-ahaan aqoonsigii Garoowe ka dhacay ee Reysalwasaraare Saacid uu ku aqonsaday maamulka Puntland inay ka tirsan-yihiin Federaalka Soomaliya in qodobkaas la laalo,isla-markaana Puntland la raaciyo Soomaaliya loona aqoonsan inay yihiin maamul Goboleed. 5-xubnood ee Madaxweynaha ka socday ayaa 3-ka mid ogolaatay,kuwaasoo kala ah (Wasiirka arimaha gudaha C/kariin Guutaale iyo C/raxmaan C/shakuur oo Beesha Habagidir u dhashay,iyo Wasiirka Madaxtooyadda Faaarax Sakiinta-Cusub oo Beesha shanaad Shiikhaal Reer-aw-xasan u dhashay ,waxaana ka horyimid taladii Feysal ,Xildhibaan Khaalid Cumar oo Beesha Digil iyo Mirifle u dhashay iyo Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo Dirta-Biyamaal u dhashay. Arintan Puntland lagu burburinayo hadii ay hirgasho,markaas gebi-ahaan waxay halis ugu jirtaa Dawladda Madaxweyne Xasan Culusoow in lagu kala kaco,maadaama Puntland oo la daan-daansado ay la mid tahay in la burburiyo Dawladda Soomaaliyeed. Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com
  9. I cant let go of this parliament, because somaliland has done better even though Puntland parliament is 5 times the size of they'res but inside they are 5 times better and I cant accept this because I am Puntian citizen
  10. The agreements at this meeting were no different to what Puntland signed with the PM. Move on boys Puntland is not impressed with this copycat meeting Puntland doesn't need to meet with SFG anywhere outside Garowe. Waxas wa gobinimadeena iyo kalsoonida aanu isku hayno. It seems somaliland needs mediator hold your own down waryaa rather then having another country hold your hand like a wife to protect u from the SFG. The DR is officially back UNLEASHING
  11. Having the puntland westminister with ministries in the federal zone of Garowe remember garowe does have its local zone also will be awesome town planning for the city. The only thing left is to upgrade these abysmall seating arrangements of parliament but maybe that will need to go when the state becomes multi party politics. This seating is a joke and needs to be rectified immeditely Even Qardho has better seating arrangement But I tell you what I am proud of the ministries and presidential square being constructed
  12. This is puntland's wesminister. It will be the zone where the head of state, vice president, ministries are. If you want to speak to them you will need to visit that zone not like in the middle of xafadaha ministries of somaliland even theyre siilanyo could be your next door neighbour and you wouldnt know
  13. Even burahadeer made a come back for Puntland alla cuqdadsana umaadu. War rivalryka puntland maad iska jojjisaane oo ku dayda dadku hadi laga hormaray
  14. Garoowe: Daawo Sawirada Xarunta Warbaahinta Dowlada Puntland iyo Xarumo Cusub oo Garowe laga hirgaliyey. April 13, 2013 9:21 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Print Garowe: (pp)- Dowaladda Puntland ayaa ku guulaysatay 10,April,2013 tijaabadii ugu horaysay oo ay ku samayso Idaacadd cusub oo Dowlada afkeeda ku hadleysa, Waxaana booqdey xarunta idaacadda todobaadkii lasoo dhaafey Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed iyo Xubno ka tirsan Xukuumada , kuwaas oo ka qeyb galey munaasabad kooban oo tijaabada idaacadda loo sameynayey. Dhismaha Idaacadda oo isugu jira Radio iyo Televion ayaa waxaa uu ka kooban yahay in ka badan 10 qol , iyadoo sida uu u sheegey Puntlandpost Afhayeen Puntland Axmed Cumar (liibaax Joore) ay jirri doonaan dhismayaal kale oo lagu kordhinayo xarunta oo ah mid haysata dhul aad u balaaran. Tijaabadii Idaacadda waxaa gacan ka geystey khabiiro ajaaniib ah iyo kuwo dalka u dhashey kuwaas oo ah dadka mashruucan hirgalintiisa gacanta ku haya, waxaana sida uu afhayeenku noo sheegey dhici doonta munaasabad balaaran oo loo sameynayo xarig ka jarista warbaahinta Dowlada marka howsheeda la dhameystiro isla bishan aynu ku guddo jirno. Idaacadda Puntland ayaa ah hadda mid weli si tijaabo ah hawada ugu jirta, waxayna ka soo gashaa hirarka gagaaban ee Shor-Waves-ka ama SW1 , iyadoona durba laga maqlay deegaano badan oo ka mid ah dhulka Somalidu dego iyo dibada dalka sida uu Puntlandpost u sheegey Libaax Joore. Puntlandpost oo maanta booqatey Xarunta Idaacadda waxaana noo suurto gashey in aanu Akristayaasha uga soo gudbino Sawiro Idaacadda iyo Xarunta TV-ga . Idaacadda iyo TV-ga ma ahan wali kuwo howshoodu dhameystiran tahay , iyadoo goobta aan wali lagu rakibin qalabkii loogu talo galey , islamarkaana sida uu noo xaqiijiyey afhayeen libaax joore dhawaan la qalabeyn doono , balse hadda waxa idaacadda oo kaliya ku jirtaa tijaabo. Ilo ku dhow dhow isla xarunta Madaxtooyada Puntland oo ay soo xiganeyso Puntlandpost ayaa u sheegey in 20 April 2013 lagu wado in ay dhacdo xaflada weyn ee xarig ka jarista Warbaahinta cusub ee Dowlada Puntland hirgalisey. Waxaana kasoo qeyb gali doonaa munaasabadaasi sida ilihu xaqiijiyeen Madax ka socoto beesha caalamka iyo Madaxda Dowlada Puntland, halka lagu casumi doono marti sharaf kala duwan. Dhanka kale waxaa Qeybtan ka daawan kartaa dhismayaasha cusub ee loo hirgaliyey qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlada Puntland, iyadoona ay xusid mudan tahay inay jiraan dhismayaal kale oo wasaarado kale diyaarinayaan in ay dhistaan, kuwaas oo durba ay dhagax dhigteen , waxaana sida ka muuqaneysa goobtan noqoneysaa magaalo cusub oo kusoo biirtey Garowe kuna yaalaan xarumaha Dowlada badidood Puntland Radio Inside Daawasho wacan dhismayaasha wasaaradaha qeybtood.
  15. 10 million dollars with this I could get that done for less then 50k. Its not even new its refurbishment or at best a face life. The inside is still the same. Where in the world have you seen an asphalt run-way looooooooool nimanku way marqameen again i think
  16. Ka carar meesha intadan coyin. Our mayors sleep better then your leader Qardho Governor Bosaso Governor Garowe Governor Thats why the JB is mad also. His president cannot even match one of the governor homes in Puntland iskaba daa VILLA PUNTLAND now that is a true white house complex for the president, vice president, and the custodial corps, and other buildings. Thats what you calll a presidential palace and it will have fountains and green grass all over
  17. JB show me one place in Somaliland that looks as green and beautiful as this Keep crying JB thats all you know and Garowe is on the move too. Where does your president sleep
  18. JBKI wuu iska yara maseeray marku arkay in puntland is on the move ha uu bixin. Puntland dhan kasta way ka horumartay. At least sadex airport baa inoo shaqeyo adiguna hantidi dawlada mooye ma airport kale baad lee tihin. Only two functional airports berbera and hargeisa thats it. Puntland has 3 functional airport iyo qardho ba la dhisaya
  19. Puntland Population is between 5-6 Million. Somaliland is 2-3 Million.When the census comes out you will see. All I know is Somaliland is going to be half that of Puntland as my father would alway says hal jilib oo kamid ah beesheena bay la'eg yihin
  20. I Dont blame Somaliland furious jealousy.If I was them I would be also if I saw this
  21. God this is a no brainer. If anyone thinks Somaliland is the same population size as Puntland then you are either dreaming or on crack. If that was the case then firstly you would see some political muscle from Somaliland like Puntland flexes. Secondly the census covers both urban and rural nomads. Everyone knows 20% of somalis are settled so even if hargeisa is bigger then bosaso(which its not today) then that accounts for only 20% of somalis and not the 80% in the desert. So in other words if All my nomads settle and ur nomad settle your hargeisa and burco combined wouldnt account for Galkayo iskaba daa Bosaso. Quite simply put boys.The population of Somalia is decided in the desert not city. Anyone with a brain knows this. The use of Satellite imagery isn't even that reliable because London looks small compared to Rio Di Janeiro on google earth but london is 8 million while rio is 6 million. London looks smaller on satellite because of something called density.But to be quite honest I am not concerned about cities but the desert because thats were it all ends when head counts happen. Even me SOL citizen can refute your minister imagine our educated elites