Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Madaxda Puntland iyo Jubaland oo ku kulmay Nairobi maanta June 7, 2013‏ (Sawiro) Waxaa maanta June 7, 2013, kulan ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Madaxweynaha cusub ee dhowaan loo doortay Jubaland Sheikh Axmed Maxamad Islam (Axmed Madobe) wuxuuna kulankaasi saakay ka dhacay hotelka uu Madaxweyne Farole ka degan yahay magaalada Nairobi. Kulankaasi waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Rai’sul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashid Cali Sharmake, Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamad Cabdi Gaandi, Gudoomiyaha Ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca Shiikh Maxamad Maxamud Yusuf (Aw Libaax), iyo mas’uuliyiin kale. Waa markii ugu horeysay uu Madaxweyne Farole la kulmo Shiikh Axmed Madobe tan iyo intii loo doortay Madaxweynaha ee Jubaland State, May 15, 2013, oo ay doorteen Ergadii Shirkii Jubaland oo ka socday magaalada Kismayo tan iyo 2012-kii. Faahfaahinta kala soco Puntlandi.com Xafiiska Saxaafadda ee Madaxtooyadda Puntland Nairobi, June 7, 2013
  2. Talaabo I am anticipating it and waiting to see how he is welcomed and the way he reacts to Puntland. It will be an eye opener if the president is tribal or not. A make or break for the professor
  3. When Will the man come to the Great State of Puntland. He did mention in his recent interview that he was coming to puntland. It will be interesting to see when the professor enters the cities of puntland and his behaviour. Bosaso Garowe Galkayo Parliament Presidential Palace
  4. I mean seriously mario adeer macane. Look at this and tell me it doesn't make you proud I mean look at it. Its Two Govts side by side equal discussing bi-lateral ties.
  5. Mario Love Puntland or Hate it, but it build this at the very least respect it's achievements
  6. Xunjuf is hiding his shameful face after being proven wrong with the two presidents standing side by side equal
  7. Where the Xunjuf saying Uhuru doesnt have time for Farole. I dont see that again you devastated at this developing news
  8. Its an official meeting between two presidents lets just leave at that. Next stop is meet n greet with Ethiopia PM followed by a meet and greet with UAE Leader
  9. I won't let this one slide boys. I will be getting the pics and when I do, Ill place it in my farole and world leaders folder like I always do
  10. Madaxweyne Faroole oo maanta la kulmey Wasiirka Arimaha dibada Kenya Nairobi–03 Juun,2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta la kulmey Wasiirada Arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ay kawada hadleen arimaha Soomaaliya. Labada Masuul ayaa si qodo dheer uga wadahadlay Xaalada Soomaaliya iyo Soomaalida ku nool Kenya, Waxaa kaloo la isla soo qaadey Joogitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya iyo Arimaha Jubooyinka. Kulanka ka dib ayaa Wasiirada Arimaha Dibada Kenya Amina Mohamed waxay Qado ku Casuntey Madaxweyne Faroole iyo Masuuliyiinta la socdey, halkasoo si qodo dheer la isugu wareystey. Sawirada goor dhow ayaan idiin soo dayn doonaa, insha allaah. Puntlandi.com Nairobi
  11. War Deg Deg ah–Madaxweyne Uhuru Kenyata iyo Madaxweyne Faroole oo hada kulan u socdo. Nairobi–3 Juun,2013–Pi– Madaxweynayaasha Kenya iyo Puntland Uhuru Kenyata iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa iminka kulan albaabadu u xiran yihiin waxay ku leeyihiin Aqalka State House ee Magaalada Nairobi. Kulanka waxaa goob joig ah Wasiirada Arimaha Dibada Kenya Aamina Maxamed iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Cabdullahi Axmed Ilka jiir. Faahfaahinta warkaan goor dhow naga filo. Puntlandi.com Nairobi
  12. The professor should drop by to Bosaso to city what a metropolitan looks like
  13. Another nice little development in Bossaso. A new islamic school
  14. Xarun ay wax ku baranayaan dadka curyaamiinta ah oo Bosaso laga furay | on June 2, 2013 Waxaaa magaalada Bosaso laga hergaliyey xarun loogu magacdaray Gurey Education Center oo ah xarun ay wax ku baran doonaan dadka naafadaha ah. In ka badan 400 qof oo isugu jirta dadka waaweyn iyo dhalinyarada ayaa loogu talagalay in ay wax ku bartaan xaruntaani,waxaana magalaada ka dhistay hay’adda samafalka ee Nedsom oo fadhigoodu yahay dalka Holland. Isdiiwangalinta ardayda ayaa si toos ah maanta ugu bilaamatey xarunta, Ardeyda ayaa ku dhigan doona si lacag la’aan, haddii ay ayaan lahayd isdiiwaangalinta iyo wax ka barashada xarunta. Xirfado kale duwan ayaa laga baranaayaa xarunta,sida waxbarashada aasaasiga ah (Basic Education Department) waxana ka mid ah: Barashada qorida iyo akhrinta Soomaaliga Barashada xisaabaadka kala gadisan Baarashada luqadda Ingiriiska oo leh bilow,dhexdhexaad iyo dhammeystir Barashada Diinta Islaamka Barashada hababka la talinta iyo talabixinta guud Barashada Sayniska Farasamada gacanta ayaa laga baran doonaa xarunta sidoo kale,waxaana ka mid ah: Barashada Computer-ka 8-Barashada habka cilaan saarka iyo qurxinta gabdhaha Barashada Harqaanka ama tolida dharka Barashada dhar karinta, ee midabada loo yeelo Barasahada iyo dayactirka raadiyaasha, DHalada Telefishanka iyo mobilda kale gedisan Barashada korontada,gaar ahaan gelinteed iyo celad bixinteeda Barashada Farsamada sameynta sariiraha, miisaska, armaajooyinka I.W.M. Barashada biyo galinta, cilad bixinta iyo dayactirka tuubooyinka biyaha Barashada karinta cuntada noocyadeeda kale duwan Barashada aaladaha wax qaboojiya iyo cilad bixintooda, Sida Talaajadaha iyo Mukeyfyada Barashada habka loo sameeyo jeesooyinka loo isticmaalo sabuuradaha Barashada xirfadaha lagu maamulo ganacsiga yar-yar(Small Businees Skills Training) Gudoomiyaha xauntan Jaamac Ciise Hurun oo wareysi gaar ah siiyey Horseed Media ayaa sheegy in ay ka hawlgli doonan xarunta macalimiin isugu jra rag iyo dumar ka hawlgala jaamcadaha ku yaala magaalada Bosaso. Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay jiraan macallmiin ajanabi ah oo ka soo jeeda dalka Kenya oo ka mid ah macalliminnt xarunta, Waa xaruntii ugu horeysay oo loogu talagaly in wax lagu baro dadka naafada ah ee laga furo deegaanada Puntland, waxaana ka furi doonaan dhammaan magaalooyinka waaweyn ee Puntland,waxaa jira gawaari loogu talagalay ardayda naafadaha ah oo ka soo qaadaya guryahooda, islamarkaana keenaya xarunta, kadib dib ugu celinaya guryahooda ,madaada ay yihiin dad naafo ah ayuu hadalkiisa raaciyey gudoomiye Jaamac Ciise Hurun. Ugu dambeen gudoomiyaha ayaa sheegay in macalimiinta ay ku shaqeyn doonaan si taburucaad ah, si ay ugu faa’ideeyaan walaahooda dhibaateysan. Si kastaba ha ahaatee xaruntan ayaa ah tii ugu horeysay ee laga furo magaalada Bosaso, waxana a aaminsan yahay in ay wax badan u tari doonta dadka curyaamiinta ah ee la ilaaway. Dhegayso Maamulaha Gurey Education http://horseedmedia.net/2013/06/02/xarun-loogu-talagalay-in-ay-wax-u-bartaan-dadka-curyaamiinta-ah-disable-people-oo-maanta-laga-furay-magaalada-bosaso/
  15. I dont know how theyre going to fund it but Hiraan is looking to buck the trend and find funds from diaspora events.
  16. This is the new airport designs of Hiran International. Currently the airport The future airport Im loving the project and it will most definitely put to shame any airport in the somali penisula. Good Luck Reer Hiiraan
  17. Salax jealous are you? Pictures are not required, he met his counterpart.
  18. War Deg Deg ah– Aqalka State House ee Nairobi oo kulan uga Socdo Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Uhuru Kenyata Nairobi-Jimce, 31 May,2013-Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Faroole oo uu weheliyo Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir ayaa hada kulan Albaabadu u xiran yahay waxay la leeyihiin Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata. Kulanka oo ka socda Aqalka Madaxtooyada Kenya ayaa looga hadlayaa Arimaha Soomaaliya. Madaxweyne Faroole oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa shaly la kulmey masuuliyiin ka tirsan beesha Caalamka. Hotelka uu Madaxweynuhu degan yahay waxqa Xalay kula kulmey koox Xildhibaano Kenyan ah. Faahfaahinta warkaan goordhow naga filo. puntlandi.com Nairobi
  19. These figures are scary, I haven't seen so many pedophilia cases in one year anywhere in the world. The scary thing is it's only going to rise so that number maybe in the 300-500 this year.
  20. Kufsiga Caruurta oo ku soo badanaya gobolada Waqooyi Galbeed ee Somalia [Maqal] Toddobaadkan gudahiisa ayaa waxaa isbitaalka wayn ee ku yaala magaalada Hargaysa waxaa la keenay laba carruur ah oo la kufsaday oo da'doodu toddobo iyo lix jir ahayd. Saddexdii bilood ee ugu danbaysay wuxuu isbitaalada magaalooyinka Hargaysa iyo Burco la diiwaangaliyay siddeetan qof oo la kufsaday oo u badan carruur. Guud ahaan gobolada Waqooyi Galbeed ee Somalia ama ee la baxay Somaliland ayuu aad ugu soo kordhay kufsiga oo sanadkii hore inta la diiwaan galiyay ay ahayd 182 kufsi. Kufsiga ayaan laga hadlin bulshada Soomaalida dhexdeeda, mana jiro sharciyo adag oo ilaalinaya ammaanka dumarka Soomaalida. Waxaa la soo gabagabeeyay shir ku saabsan la dagaalanka kufsiga oo ururada xuquuqda biniaadanka ay soo qabanqaabiyeen. Gudoomiyaha gudiga sare ee ilaalinta xuquuqda bini'aadanka Fatxiya Xaaji Xuseen Jaahuur ayaa uga warantay kufsiga soo batay wariyaha BBC Axmed Saciid Cige. Audio http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2013/04/130421_somaliland.shtml
  21. Talaabo, Its funny you even bother to argue this. Take note from JB and Xajiga and don't comment because it unwinnable. The pub is in your town, the girls of hargeisa are the majority so they're is a more liklihood of them being the customers. Just like when u go to a bar in london who is sitting there the locals or americans. Obviously locals. A
  22. Talaabo This sister wont be at the nightclub But im sure these locals will have easy access to the club
  23. Tallabo, we know full well who the sisters of hargeisa are much love to them