Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Garodi and Salax is this what's about. Multi Party Or is it this man and his agenda
  2. Oh by the way. South Central stats is lifted up by Kismayo not mogadishu or baidoa were ppl are fleeing till this day
  3. Saalax;966877 wrote: True Garoodi. Why dont you just leave puntland alone adeer. DAYA Puntland DAYA Everyone knows Puntland is the most successful. Our unemployment rate explains it all This is FACT is from Somalia human development report in 2012. Its official. Don't try and drag Puntland into your hopelessness. Because the facts deny it. If your failing in your region then thats up to you but don't try to bring Puntland down with you to make yourself feel better especially when no facts support you. Way ka horumartay Puntland miyad uu qudhi waydeen. 47% unemployment is best in Somalia
  4. Why dont you just leave puntland alone adeer. DAYA Puntland DAYA Everyone knows Puntland is the most successful. Our unemployment rate explains it all This is FACT is from Somalia human development report in 2012. Its official. Don't try and drag Puntland into your hopelessness. Because the facts deny it. If your failing in your region then thats up to you but don't try to bring Puntland down with you to make yourself feel better especially when no facts support you. Way ka horumartay Puntland miyad uu qudhi waydeen. 47% unemployment is best in Somalia
  5. Were horcad SALAX Salaxow ogow marki multi partyka hir-gasho, Puntland parliament is for an upgrade with electronic voting systems because they still need hold a presidential election January 8. Can you imagine it sxb. Horseed, Horcad and Udad sitting in 3 sides of the parliament based on proportionate seating won at the district election with the ruling party on the front bench and everyone equipped with electronic voting. Thats what im talking about. A REAL GOVT not that shamble of a joke in hargaysa. Look at your president home, its not even his ceeb
  6. Wallahi manu ogayn inay cuqdad heersare keeni karto election campaignka puntland. Manta laga bilow ka hari maayo Urur Siyaasadeedka Hor-Cad oo Maanta Magaalada Boosaaso kusoo Bandhigay Cududiisa Taageero(Sawiro). Urur siyaasadeed hormarka iyo caadaalada ee horcad ayaa Maanta Magaalada Boosaaso ku soo bandhigay cududiisa taageero . Kumaanaan qof oo ah taageerayaashaa ururka siyaasadedka Hor cad ayaa gawaari ku soo maray Wadooyinka Waaweyn Eee Magaalada Boosaaso Iyagoona watay Boorar ay ku qoranyihiin Halgu dhigyo iyo ereyo ay ku tageerayaan ururkaan gudanbayna waxa ay ku soo biya shubteen garoonka weyn ee Kubada Cagta Magaalada Boosaaso. Halkaas waxaa Taageerayaasha kala hadlay Msuuliyiinta ugu sareysa ururkaas iyo weliba Xilibaano u taagan Golaha Degaanka Ee Degmada Boosaaso. Iyagoona ugu baaqay taageerayaashooda in Maalinta Codaynta ay u Codeeyaan Urursiyaasadeedka Hor cad , waxa ayna halkaas tageerayaasha ururku ku soo bandhigeen sugaan iyo weliba cayaaro hidaha iyo dhaqanka ah ay ku tagerayaan ururkaan. Afhayeenka Urur siyaasadeedka Hormarka iyo Cadaalada ee Hor cad Axmed yaasiin Saalax ayaa Taageerayaasha la hadlay isagoona sheegay in ururkaan uu yahay urur ka turjumayaa wax qabad iyo weliba isbedel wanaagsan loona baahanyahay in aad tageeertaan liga Doorashooyinka . Yaasmin oo ka mid ah Xildhibaanada u sharaxan Golaha deegaanka Degmada Booosaaso ayaa Tegeerayaasha ururka ka codsatay in la sii codkoda Maalinta Codbixinta . C.casiis Mahdi oo ka mid ah Madaxda Urur siyaasadeedka ayaa dhankiisa tageerayaasha Ururkaan ugu hanbalyeyey sida wanaagsan oo ay isugu soo baxeen kuna booriyey sida ay hada u soo baxeen in ay xiliga Codayntana u codeyaan Ururka ka turjumayaa Hormarka iyo sinaanta Bulshada reer Puntland . Isku soo wada Dooboo Ururka Hormarka iyo Cadaalada Ee marka Magiciisa la soo gaabiyo loo yaqaan Hor Cad ayaa Noqonaaya Ururkii Ugu taageerada Badanaa inta ay socotay ololaha taageerada Xisbiyada Badan Ee Puntland.
  7. I know what Salax is crying about in the other thread, he wants to stop the elections. Waryaa Take this Urur Siyaasadeedka HorCad oo Taageeradiisa ku soo bandhigay Bosaso+Sawiro July 4, 2013 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster Iyadoo lagu guda jiro Waqtiyadii Ololaha Dorashooyinka Golaha deegaanka Ee Puntland ayaa waxaa Maanta Magaalada Boosaso ku soo bandhigay cududiisa taageero Urursiyaasadeedka Hor Cad oo ka mid ah Ururada loolanka dheer ugu jira sidii uu ugu soo bixilaha Doorashada Golaha Deegaanka. Kumaanaan qof oo ah taageerayaashaa ururka siyaasadedka Hor cad ayaa gawaari ku soo maray Wadooyinka Waaweyn Eee Magaalada Boosaaso Iyagoona watay Boorar ay ku qoranyihiin Halgu dhigyo iyo ereyo ay ku tageerayaan ururkaan gudanbayna waxa ay ku soo biya shubteen garoonka weyn ee Kubada Cagta Magaalada Boosaaso. Halkaas waxaa Taageerayaasha kala hadlay Msuuliyiinta ugu sareysa ururkaas iyo weliba Xilibaano u taagan Golaha Degaanka Ee Degmada Boosaaso. Iyagoona ugu baaqay taageerayaashooda in Maalinta Codaynta ay u Codeeyaan Urursiyaasadeedka Hor cad , waxa ayna halkaas tageerayaasha ururku ku soo bandhigeen sugaan iyo weliba cayaaro hidaha iyo dhaqanka ah ay ku tagerayaan ururkaan. Afhayeenka Urur siyaasadeedka Hormarka iyo Cadaalada ee Hor cad Axmed yaasiin Saalax ayaa Taageerayaasha la hadlay isagoona sheegay in ururkaan uu yahay urur ka turjumayaa wax qabad iyo weliba isbedel wanaagsan loona baahanyahay in aad tageeertaan liga Doorashooyinka . Yaasmin oo ka mid ah Xildhibaanada u sharaxan Golaha deegaanka Degmada Booosaaso ayaa Tegeerayaasha ururka ka codsatay in la sii codkoda Maalinta Codbixinta . C.casiis Mahdi oo ka mid ah Madaxda Urur siyaasadeedka ayaa dhankiisa tageerayaasha Ururkaan ugu hanbalyeyey sida wanaagsan oo ay isugu soo baxeen kuna booriyey sida ay hada u soo baxeen in ay xiliga Codayntana u codeyaan Ururka ka turjumayaa Hormarka iyo sinaanta Bulshada reer Puntland . Isku soo wada Dooboo Ururka Hormarka iyo Cadaalada Ee marka Magiciisa la soo gaabiyo loo yaqaan Hor Cad ayaa Noqonaaya Ururkii Ugu taageerada Badanaa inta ay socotay ololaha taageerada Xisbiyada Badan Ee Puntland .
  8. Saalax, im not angry. I know what the 30th seating of Puntland parliament was about and I didn't remember hearing about puntlanders tahrib bound. The only time Puntlanders go overseas is for medical treatments. The ones I met in addis most were there for medical treatment.
  9. Salax your being silly, you want everything thats bad in Somaliland to happen in Puntland. Listen buddy noone tahrib from puntland period. There is no need to. I was in Addis recently last year december you know when I was off SOL for 3 months? Guess what I saw puntlanders but they were a definite minority. The vast majority were somaliland and muqdishu there. The two clubs were alcohol and girls were called durdur, and vision in bole. And only one clan was there and they're women and thats somaliland. Even habashi taxi drivers I used to hire would give me numbers of girls from somali and as soon as you hear them talk you know where they're from. Even some of the habashis know the tribes of somalis and say the only bad somali women they see here is from hargaysa. Wa iga dacad wallahi. All the somalis knows this. I mean alot of things are shared habits of somalis. I saw heaps of people trying to do shahad on me for jaad from all tribes, But women and nightclubs only one clan. I even saw a few other clans drinking alcohol two guys from muqdishu and one was missing a leg.
  10. I can't wait till the parliament interior is updated and I am fairly certain it will be when the multi parties happens. Can you imagine it. Horseed-Horcad and UDAD with they're sections of the parliament with seats assigned porportionately as per votes recieved in the district election voting. They going to definitely need to install some electric voting system in parliament for the presidential election to occur in parliament.
  11. Garowe: Xukuumada Puntland oo hortagtay Barlamanka 4 Jul 4, 2013 - 4:54:24 AM GAROWE ONLINE Xubnaha xukuumadda Puntland oo uu hogaamiyo madaxweyne Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 04 July,2013 hortagay mudanayaasha Barlamanka oo u socday kalfadhigoodi 30-aad. Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo wasiiro ayaa wehelinyay kulanka Barlamanka oo uu gudoominayay Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayna fadhiyeen mudanayaasha kor u dhaafaya 50 xubnood. Safaradiisi dalka dibadda ayuu ku bilaabay madaxweynuhu ,kulamadii uu la yeeshay beesha caalamka iyo madaxweynaha Somalia oo ku aadan federaalka iyo dastuurka wax laga badalay. Waxa uu ka codsaday mudanayaasha Barlamanka inay dedejiyaan kalfadhigan inta uu socdo ansixinta Maxkamada Dastuuriga Puntland oo uu sheegay madaxweynuhu inay balan qaad u sameyeen beesha caalamka iyo ururada siyaasada inay dhisi doonaan ka hor doorashooyinka deegaanka. Nabadgelyada doorashooyinka ayuu sheegay Dr.Farole in loo baahanyahay sidii looga qayb qaadan lahaa ,waxana uu rajo wanaagsan ka muujiyay inay si wacan u dhacdo markii ugu horeysay Puntland 1998. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ahaa wafdi dhowaan ka soo noqday Muqdisho ka dib casumaad ay u fidisay DF ayaa labada gole ee dowladda uga warbixiyay kulamadii ay la yeesheen madaxda ugu sareysa DF Somalia oo ay u gudbiyeen welwelka ka qabto Puntland in wax laga badalay dastuurki horey lagu heshiiyay.
  12. Ururka Horseed oo deegaanka Tuka-Raq soo dhaweyn kala kulmay Warbixin+Sawirro. Comments (0) | Write Comment Garoowe (RBC RADIO) Urur Siyaasadeedka Horseed oo ku jira Wareegiisa 2baad ee banaanbaxyada ay ururadu ku muujinayaan Cududooda Taageero ee ay Bulshada ka dhex haystaan ayaa Soo dhaweyn iyo Tageero balaaran Sida sawirrada ay muujiyanaan kala kulmay Deegaanka Tuqa-Raq ee ka tisan Gobolka Sool waxaana isu soobaxay Dad badan oo Rag iyo Dumar isugu jira iyagoo sheegay in ay taageersan yihiin una codeynayaan Ururka Horseed ee Iminka talada Puntland haya. Maxamuud Warsame (Kuraase) oo ah Duqa degmada Tuka-Raq Ahna Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed ee Gobolka Sool oo dad kii mudaharaadka isugu soo baxay la hadlayay wuxuu sheegay in Ururkani hadii dadku doortaan uu u qaban doono aadeegyada ugu muhiimsan oo bulshada Reer Tuka-Raq ay doonayaan wax walbana uu la qaybsan doono dadka Deegaanka, Ururkan ayuu Gudoomiyuhu ku sifeeyey mid dhex-dhexaad ah oo Gobolada oo dhan ay u siman yihiin kana shaqeeya danaha Reer Puntland una taagan calaamad nabadeed iyo mid harsi isagoo Tusaale usoo qaatay Astaanka Ururka ee ah Geedka GOBKa soomaalidu u taqaan. Mudane Maxamuud wuxuu ka dalbaday Shacabka Reer Tuka-Raq in ay Codkooda siiyaan Ururka Horseed si ay u horseedaan buu yiri Wanaag, isku calool fiyoobaasho, waxqabad, Hawlkarnimo, isu soo dhaweyn, iyo Hormar waara,wuxuuna rajo wanaag ka muujiyay wax qabadka ururka oo uu ku tilmaamay hadii la doorto iyo hadiikaleba in uu u taagan yahay Marwalba Danaha Umada reer Puntland sida uu Gudoomiyuhu hadalka u dhigay. Waxgaradka Deegaanka oo Madasha ka hadlay waxay xuseen in ay codkooda siin doonaan Horseed Maadaama uu Wax qabad balaaran u muuiyay in uu deegaanka u qaban doono haduu Doorashooyinka kusoo boxo oo dadku codkooda siiyaan waxayna sii raaciyeen hadalkooda in mar walba ay garab taagan yihiin cida wax u qabaneysa Bulshada Dhibaateysan, kuwa danyarta ah, barakacayaasha, *****leysana, Baahi walba oo deegaanka iyo dalkaba ka jirta. Ururka Horseed ee Muxaafidka ah ayaa Gobolada Puntland ka qabsaday Isu soobax balaaran oo uu ku muujinayo taageerayaashiisa Waxayna ka dheceen inta Badan Gobolada Puntland waxayna u haayd wareegii 2baad ee isu soo baxa Horseed. RBC RADIO Xafiiska Wararka Garoowe. Use Facebook to Comment on this Post
  13. Qardho: Isu soo baxa Horseed 3 Jul 3, 2013 - 8:38:16 AM GAROWE ONLINE Urur Siyaasadeedka Horseed ayaa maanta 03 July,2013 wajigii labaad ee Banaanbaxyada taageerayaashiisu iskugu soo baxeen degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Taageerayaasha oo fagaarayaasha magaalada socod ku maray ayaa sitay astaanta ururka Horseed iyo halku dhegyo muujinaya ururka ay u ololaynayaan doorashooyinka deegaanka ee dhowaan dhici doona. Gudoomiyaha ururka Horseed ee gobolka Karkaar Gaani Muuse Geelle oo Shir ku qabtay Qardho ayaa sheegay in Xafladaha Urur Siyaasadeedka Horseed Puntland ayey si wadajir ah uga socdaan dhammaanba shanta degmo ee gobolka Karkaar banaanbaxyada taageerayaashu. Waxa uu ururkan ku tilmaamay kii dhabada u xaaray nidaamka dimoqraadiyada Puntland islamarkaasina haboontahay in la doorto si ay uga dhabeeyaan horumarka laga tiigsanayo. Muxubo Bashiir Xasan oo ka mid ah taageerayaasha Ururka Horseed ee magaaladda Qardho ayaa cod dheer ku sheegtay in ay taageerayaan cid kasta oo Nabadgelyada ka shaqeyneysa,waxayna xustay ineysan dooneyn burbur. ''Waxaan taageereynaa wixii nabadgelyada ka talinaya oo nabadgelyada Taageersan baan anagu Taageersanahay,burbur marabno Soomaali burbur wey soo martay,wuxuu yahayna waa la arkay''ayey tiri . Urur Siyaasadeedka Horseed Puntland ayaa Ololihiisa Doorashooyinka Gollayaasha deegaanka Puntland sidoo kale ku qabtay magaalooyinka Bossaso ,Garowe,iyo deegaano kale.
  14. Madaxweynaha Puntland oo ku soo laabtay Garowe 3 Jul 3, 2013 - 3:44:20 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 03 July,2013 dib ugu soo noqday caasimada Puntland ee Garowe ka dib safaro uu dalka dibadiisa uga maqnaa muddo bil ah. Garoonka diyaaradaha Garowe ayaa waxa ku soo dhoweeyay madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ,xildhibaano ,saraakiisha kala duwan ee ciidanka ,qunsuliyada Ethiopia ,ururada dhalinyrada ,haweenka iyo ardayda iskuulada. Wasiirka arrimaha gudaha Gen.Cabdulaahi Axmed Ilkajiir ,saraakiisha madaxtoyada iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa wehelinayay madaxweyanaha. Aqalka Madaxtoyada ayuu saxaafada kula hadlay Dr.Farole oo sheegay inay la kulmeen intii ay maqnaayeen masuuliyiin kala duwan dalalka Somalia, Kenya ,Australia ,Britain ,USA UAE iyo ururada AU ,EU iyo IGAD. Doorashooyinka Puntland ee la filayo bartamaha bishan July iyo banaanbaxyada ay wadaan ururada siyaasadu ayuu rajo wanaagsan ka muujiyay madaxweynuhu inay guul ku soo dhamaadaan. Dhanka Jubaland ayuu ka hadlay sidoo kale Farole oo sheegay in dagaaladii ka dhacay dhowaan gacanta ka danbaysay laga wada warhayo isagoona amaanay doorka ciidanka AMISOM ee ku sugan Kismayo. ''Amaan ayaanu u soo jeedinaynaa ciidanka AMISOM ee Kismayo ka shaqeeyaa, nin laga adkaaday cidna dhagaysan mayso hadalkiisa'' Ayuu yiri. Baaq ayuu u diray dalalka iyo hayadaha caalamiga oo ku aadan xaalada nololeed ee dadka ku dhaqan Kismayo ka dib dagaalo ka dhacay todobaadkii tagay oo iskugu jira mid caafimaad iyo quudin ama nafaqayn. ''Dadka reer Puntland ayaan ugu baaqayaa nabadgelyo iyo midnimo ,ciidanka amaanka aad ayaan ugu amaanayaa sida ay u shaqeynayaan'' ayuu raacshay hadalkiisa. Ugu danbeyntii dadweynaha Puntland waxa uu tacsi mar labaad ka diray geeridi Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse oo dhowaan lagu aasi doono degmada Qardho ee gobolka Karkaar. Halkan ka dhageyso khudbada Madaxweynaha Puntland uu jeedshay http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxweynaha_Puntland_oo_ku_soo_laabtay_Garowe666.shtml
  15. Illahi dagaalku ha kala gaboojiyo, waxan oo kale looma bahna. Galkacyo dagaal kale yaan loo horseedin horseedow. I have an inkling feeling that gaagaab has his dirty hands in this somewhere.
  16. Dag dag : Dagaal xoogan oo ka socda Magaalada Gaalkacyo | on July 3, 2013 7 Comments Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Birmadka Puntland iyo kooxo hubaysan oo ka soo horjeeda banaanbaxyada ay ururada siyaasada puntland ay ka wadaan gobolka ayaa haatan ka socda bartamaha magalada Gaakacyo. Dagaalkan oo laysku adeegsanayo hubka noocyadiisa culus iyo kan fududba ayaa qarxay ka dib markii barxada goboalka loo laga cayrshay masuuliyiinta ururka horseed oo hogaaminayo duqa Gaalkacyo in ay xaflad ku qabsadaan waxaana halkaas soo gaaray ciidamo ka tirsan Birmadka gobolka Mudug . Xaalada Dagaalka ayaa haatan ah mid aad u kharaar iyadoo rasaas culus ay ka dhacayso bartamaha Magaalada waxaana aan haatan la ogayn inta uu le’egyahay qasaaraha dagaalkaas oo ka socda bartamaha magaalada oo ay dad badan oo shacab ah joogen . Ciimada Mucaaradka ayaa haatan gacanta ku haya xarunta dawlada Hoose ee gaalkacyo iyo aagaas iyadoo ciidamada dawladana ay haatan ku suganyhaiin bartamaha laamiga waxaana si xawli ah u socota rasaasta noocyadeeda kala duwan. Wariye ku sugan goobta dagaalka uu ka socdo ayaa horseed Media u xaqiijiyay in gaari ka mid ah kuwa dawlada uu galay gacanta kooxaha mucaaridka ah iyadoo ay jiraan qasaaro nafeed oo iskugu jirta dhimashiyo dhaawac . Wixii War ah ee ka soo kordha dagaalkaas goor dhow ayaad idiin soo gudbin doonaa Horseed Media
  17. Tillamook;966104 wrote: ^ Do you think Cabdiwali Gaas will run against Faroole later in the year? Honestly I doubt horseed will lose power, but I think they're will be a candidate change and farole is set to go
  18. Tillamook;965969 wrote: Dr.Osman, what party will you back in the up coming elections? I don't know yet, I am still studying about the parties and they're program for my state. http://www.puntlandelectoralcommission.org/ However I must say since Midnimo is gone, I am kind of leaning towards UDAD. I support a program of that has on it's agenda visions on how to get foreign investment from multi-nationals, diaspora, and locals with a vision on enhancing Puntland's international profile and a strong stance on security matters domestic and foreign. I want to see a clear vision on how the state will be developed, especially in it's infrastrucure such as the airports.