Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. The Sahal boys have bigger fish to fry then SNM. SNM is the same size as SSC folks in population. So its overlooked because we are bigger then all waqoyi combined as far as the census is concerned. Its funny how u trying to compare SAHAL to Somaliland lol. Suuqa dadka waxas ha ula tagin way kugu qoslayan. You are smaller then Puntland thats not just SNM but SNM SSC MAKHIR AND AWDAL COMBINED
  2. Buhodle horseed went there Wadajir went there The election is happening across puntland, go read all the candidate list from each city and town. Cities are divided into the following categories;
  3. I knew puntland forces had night vision goggles. So do the marines. Puntland has the capability to go war at night
  4. Axmed Madoobe “inaga Puntland ayaan ka baranaynaa maamul wanaagga iyo dhismaha maamul goboleed” [Dhagayso+Sawirro] Gaalkacyo[RBC Radio] Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo maantey soo garey magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa khudbad uu jeediyay waxaa uu si weyn ugu ammaanay hormarka ay samaynayso Puntland. Madaxweynaha ayaa marku soo garey Gaalkacyo waxaa si diran ugu soo dhaweyey masuuliyiin ka tirsan Puntland,maamulka gobolka,kan degmada iyo shacabka gobolka oo isugu soo baxey jidadka dheerer ee magaaladda. Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland oo boqdey dhaawacyada cisbitaalka guud ee gobolka Mudug ee Kismaayo laga keenay ayaa ammaan kala dul dhacay hormarka amni iyo kan siyaasadeed ee Puntland ka jira tan iyo markii la aasaasay sanadkii 1998dii. “Puntland waxay hooyo u tahay dhamanba maamul kasta oo dalka ka dhisma, inaga Puntland ayaan ka baranaynaa maamul wanaagga iyo dhismaha maamul goboleed eegaya danta midnimada ummadda Soomaaliyeed”, ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweyna ayaa mid mid u booqdey dhamanba dhaawacyada isagona ka warestey sida ay wax uqabaan waxana xaaladdoda uga warbixiyey takhaatirsa gacanka ku heysey dhaawacyada,madaxweyna inta uu ku sugna cisbitaalka guud waxaa uu balanqad u fidiyey qeybo ka mid ah dhaawacyada oo u bahdey dawooyin dalka dibadisa laga helo isagoona si cadd ugu sheegey inay si deg deg ah ugu heli doonan. Masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa iyaguna dhankooda ku soo dhaweeyay Gaalkacyo iyo guud ahaan Puntland, waxayna sheegeen inay ku faraxsan yihiin imaatinkiisa Gaalkacyo. M/weyne Axmed Madoobe oo wafdigiisa ay ka mid ahaayeen wasiirkii hore ee gaashaandhigga DKMG ahayd ee Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi, Shiikh Aw Libaax, Jen Darwiish ayaa u sii gudbey magaaladda Garoowe, halkaasoo uu oga sii gudbi doono magaalada Qardho oo uu ka dhici doono aaska boqor C/laahi boqor Muuse. Waa safarkii ugu horeyey ee uu Puntland kuyimaado madaxweynaha Jubbaland Puntland,waxana ay arrimo dhoor lugu wada inay isla soo qadan madaxda Jubbaland iyo Puntland. Iimaan Maxamed Jaamac RBC Radio AUDIO IS HERE http://www.raxanreeb.com/2013/07/axmed-madoobeinaga-puntland-ayaan-ka-baranaynaa-maamul-wanaagga-iyo-dhismaha-maamul-goboleed-dhagaysosawirro/
  5. Say again Mali-star The Jubbaland Master-Mind HAG AND SNM RAG-TAGS. WHAT
  6. Madaxwaynaha Jubbaland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland [sawiro] Waxaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Garowe wafdigii ka socday dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, wafdiga oo uu horkacayo madaxwaynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan ayaa waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey madaxda Puntland iyo shacab aad u farabada iyo gaadiid ay kuxardhan yihiin calamada puntland iyo jubaland iyo sawirka ahmed modobe.
  7. And you think Hag or SNM scare us? You think 91 anyone was prepared, everyone thought you were fighting siyad barre not his wider clan family but we know that now. That's why ever since you could never defeat these boys without using some of sort of proxy. Mano to Mano you stand no chance. Galkayo 92 proved that and Kismayo proves that. Keep using proxies thats your best bet but come on your own and your finished and you know it. War dadku nacasana
  8. War Deg Deg ah– Dowlada Jubaland oo bilowdey Howlagla xogan oo loogu yeerey “CLEANING RATS” oo lagu sifeynayo Al-shabaab, Dagaalkii oo hada bilowdey Kismaayo–6 Luuliyo,2013–Puntlandi– Howlgal magaciisu yahay CLEANING RATS(nADIIFINTA jIIRKA) Ayaa Goor dhaweyd Ciidanka Jubaland ay ka bilaabeen Goobweyn kasoo lagula dagaalamayo Al-shabaab, Ciidan Gaaraya 400(Afra boqol) oo Askari kana tirsan Ciidanka Jubaland oo aad u hubeysan ayaa saaka bilaabey Howlgalka, Waxayna markiiba Xabada qabadsiiyeen Kooxo Al-shabaab ah oo halkaas Difaac kaga jirey, Dagaalkuna wuu socdaa hada. Sargaal ka tirsan Taliska Ciidanka Jubaland ayaa Puntlandi u sheegey in Howlgalkaan Cleaning Rats uu yahay howlgal laga soo shaqeeyey oo ay ciidanka Jubaland loo qorsheeyey iney socdaan ilaa Jilib ayna cagta mariyaan cid walba oo hor istaagta. Wararku waxay kaloo sheegayaan in Howlgalkaan uu yahay mid dhinaca kale lagu raad joogo Maleeshoyaadkii magaalada horey looga saarey oo uu Wato Korneyl Bare Hiiraale. Sida Wararka aan ku heleyno Dagaalku wuxuu saaka ka bilowdey Goobweyn, Howlgalkuna waxaa laga hagayaa Kismaayo, waxaana saakal mar kale Magaalada ka baxay Gurmad ciidan oo Xoogan. wixii soo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandi oo si hoose uga warqabta Howlgalkaan. Puntlandi.com Kismaayo
  9. Dhagayso: Madexweynaha Jubland oo Gaalkacyo gaaray kana warbixiyay ujeedada Safarkiisan Puntland uu ku yimid. Madaxweynaha dawlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa barqanimadii maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug isagoo ka soo ambabaxay magaalada Nairobi oo uu mudo ku sugnaa. Madexweyne Axmed Madoobe oo ay magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyeen Dadweyne aad u farabadan oo ay horkacayaan Xubno ka tirsan Golayaasha dawlada Puntland, Maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo iyo waxgaradka qaybihiisa kala duwan ayaa booqday Dhaacyadii Kismaayo oo lagu dabiibayo Isbitaalada Magaalada Gaalkacyo. Axmed Madoobe ayaa Booqashadiisasi kadib magaalada Gaalkacyo ku qabtay Shir jaraa’id oo uu uga hadlayay Safarkiisan iyo goobaha uu tagayo iyo sidoo kale soo dhawayntii loogu sameeyay magaalada Gaalkacyo. Halkan hoose ka dhagayso Codka Axmed Madoobe http://puntlandi.com/dhagayso-madexweynaha-jubland-oo-gaalkacyo-gaaray-kana-warbixiyay-ujeedada-safarkiisan-puntland-uu-ku-yimid/
  10. DEG DEG: Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe soo Gaaray. Garoowe (RBC RADIO) Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland oo uu wehliyo Rag uu ka mid yahay Maxamed Cabdi (Gaandi) Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga ee Dowladii KMG ahayd iyo Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Caafimaadka Puntland iyo Wasiiro ku xigeeno kale ayaa kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe waxaana Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Masuuliyiinta ugu Sarsaraysa Puntland iyo Dad kale oo fara badan, Laamiga ayaa waxaa lagu xardhay Dhamaan Sawirrada Jubbaland dadkuna Wadada ayeey taagnaayeen iyagoo soo dhaweynaha Madaxweynaha sida uu Raxan-Reeb u sheegay Duqa Degmada Garoowe. Madaxweynaha ayaa iminka lagu sii wadaa Xarunta Madaxtooyada ee Duleedka magaalada Garoowe ku taal halkaasi oo uu kula hadli doono Saxaafada kana warami doono ujeedka Safarkiisa iyo soo dhaweynta loo sameeyey, Madaxweynaha ayaa Salaan qaadayay dhamaan dadkii Wadada isugu soo baxay kadib markii Shacab badan ay Soo dhaweyn iyo caleemo qoyan ay u lulayeen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Wafdiga uu horkacayo, Wixii warar ah iyo waxyaabaha ay ka hadlaan oo ay weliyaan sawirro kala soco Raxan-Reeb.Com Ibrahim Wadani RBC RADIO Xafiiska Wararka Garoowe
  11. Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo aaska boqorka ******* darteed u soo gaaray Puntland July 6, 2013 // Warar Somaali Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Galkacyo, waxaana wafdiga garoonka diyaaradaha Galkacyo ku soo dhoweeyay madax ka tirsan Maamulka Puntland ee Gobolka Mudug. Booqashada wafdiga uu hoggaaminayo Axmed Madoobe ayaa la sheegayaa inay la xariirto sidii uu uga qeyb geli lahaa aaska boqorka King Kong iyo sidii uu u booqan lahaa dhaawacyada la geeyay Galkacyo. “Waxaan Puntland u soo gaaray inaan idinkala qayb galno aaska Boqor C/laahi waana sababta ugu weyn ee aan idiinku nimid” ayuu yiri madaxweyne Axmed Madoobe markii uu gaaray magaalada Gaalkacyo. Axmed Madoobe ayaa uga sii gudbaya Galkacyo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, halkaas oo uu kulamo kala duwan kula qaadanayo madaxda maamulka Puntland. Waa socdaalkii ugu horeeyey ee madaxweynaha cusub uu ku soo gaaro gobollada Puntland, waxayna taasi xoojinaysaa xiriirka walaalnimo ee waligiisba ka dhaxeeyey shacabka kala degan Puntland iyo Jubaland. Aaska qaran ee Boqor Cabdulaahi ayaa laga qaaday dalka Finland isagoo wufuud galbinaya naxashka Boqorka ay haatan ku sii dhowaanayaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia. Markaas kadibna dib loogu soo duulin doono magaalada Qardho oo si weyn looga diyaar garoobayo aaska Allaha u naxariistee Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse. Dowlada Somalia ayaa xil weyn iska saartay sidii maamuus qaran oo heer sare loogu duugi lahaa Boqor Cabdullaahi oo ahaa aqoon yahan kaalin weyn oo nabadeyn iyo dib u heshiisiinba dalka Somalia kasoo qaatay. Puntland News-24
  12. Shiikh Axmed Madoobe oo tagay Galkacayo 6 Jul 6, 2013 - 12:59:09 AM Magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa goor dhowayd maanta 06 July,2013 waxa garoonka diyaardaha ka degay Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Maxamed Islaan ''Madoobe''. Wasiiro ka tirsan Puntland ,maamulka gobolka ,odayaasha dhaqanka iyo bulshada gobolka Mudug ayaa si wayn u soo dhowaysay madaxweynaha,waxana lo galbiyay dhanka magaalada. Madaxweynaha ayaa waxa wehelinaya rag uu ka mid yahay gudoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland Yaasiin Jaamac ,Maxamuud Yusuuf Aw-Libaax oo ka mid ahaa saxiixayaashii Tubta nabada Somalia ,Maxamuud Cali Samatar ,Saalax Maxamed iyo rag kale oo ka soo jeeda Jubaland. Isbitalka wayn ee Galkacayo iyo kan GMC oo ay yaalaan dhaawacyada dagaalkii Kismayo ayuu booqanayaa haatan ,waxana kulan uu la yeelana guddiga qaabilsan gurmadka dhaawacyada. Madaxweynaha Jubaland waxa lagu wadaa inuu dhanka caasimada Garowe u soo duulo saacad ka dib oo haatan ka socota qabanqaabada soo dhowayntiisa. Wixii faahfaahin ah iyo sawiradda booqashada Axmed Madoobe kala soco GO. GAROWE ONLINE
  13. I am looking forward to this very much and doing solid research
  14. I think this election will not be interesting because the winners are obvious. Horseed-Horcad-UDAD. But the next election will be very interesting.
  15. This is JB, Garoodi, Salaax, Xunjuf, Carafat after puntland plays it hand
  16. Sakariye Isticmar is the nightmare of Garodi, Salax, JB, Xunjuf, Carafaat and shenanigans. Sakariye leaves no stone unturned, nor does he hold back about the facts, and he doesn't apologize for being a proud Puntlander. This makes the bones shatter in the enemies of Puntland when they see a Proud Puntlander speaking his mind.
  17. Ugaarsiga lagu hayo Dibulomaasiyiinta Reer Puntland, Goormuu Joogsan?? July 5, 2013 3:35 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Akhristow waxaan Maqaalo hore uga waramey Dulmiga Iyo Eexda Ka socota Wasaarada Arrimaha Dibbada ee DF ee Soomaaliya Iyo Xafiiska Madaxweynaha DF ee Soomaaliya ee ku aadan dhanka ah Ummada Reer Puntland. Akhriste waxaan la soconaa in Soomaaliya ey maanta kajirto Dowlad Federal ah, taasoo macnaheedu yahay in la baahiyo Awoodaha Dowlada Iyo Xuquuqaha kala duwan. Akhristayaal waxaan fileynay Dowladan uu Madaxweyne Hassan Ka yahay Madaxweynaha, iney ka leexan doonaan dhabihii uu Madaxweyne Shariif marey oo ahaa mid Qodxa badan, Waxaan dhowareyney Safiiradii 15-Ka badnaa ee uu Madaxweyne Shariif magacaabey ee Reer Puntland laga dhaarshey in dib-u eegis lagu sameyn doono. Akhristow Dowladan maanta lagu faanayo waxaa lagu soo dhisey Canshuurtii Shacabka Puntland, ee Garowe1 Iyo Garowe2, lagu qabtey, Shirarkaas oo noqdey kuwa laga amaano London Conference 2012 Iyo 2013. Madaxweyne Hassan, Oo ey dad badani rajo Ka qabeen oo aan kamid ahaa ayaa xariiqey Khariirad cusub oo Siyaasaded taasoo oraneysa Reer Puntland halaga fogeeyo Dibulomaasiyiinta Safiirada Iyo Qunsulada marka laga reebo Dalalka Burundi Iyo Tanzania. Waxaase maanta soo yeeraya Qeylo-dhaan cusub oo leh, Qunsuladii Tirada yaraa ee lahaayeen Reer Puntland ayaa Xilalka laga qaadey sida UAE Iyo Saudi-Arabia. Akhriste waxaan la soconaa in Madaxweyne Hassan, dib u magacaabey Safiiro hor leh Iyo Qunsulo, isagoo adeegsanaya Dariiqii uu marey Madaxweyne Shariif, ee ku dhisnaa Deegaanka Kooxeysiga Iyo kala-sooca. Hadaba Iyadoo aan ka faaloodey Arrimaha aan xusey maanta Rajadii Dad badan Ka qabeen Dowlada Madaxweyne Hassan waxa ey ku dhacdey Ceel-Dheer. Akhristow waxaa Iyana soo baxaya warar sheegaya Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibbada Gacal inuu Xilalkii Qunsulnimo uu ka qaadey Qunsulka Saudi-Arabia Iyo UAE, Ayaandaro waxaa ah Wasiiru Dowle aan Xafiis laheyn sida sharciga Isla-markaana aan laheyn Saxiix inuu Xilalka Ka qaado Dibulomaasiyiin Reer Puntland ah waxa ey fariin Siyaasadeed oo Cad u tahay Shacabka Reer Puntland. Ugu danbeyn waxaan Shacabka Puntland lee yahay, Waa taas Dowladii aad dhisateen Iyo sida Abaalkiinu noqdey, ee Dhulkiina u tashta. Dowlada Soomaaliya Iyo kuwa Cadowga ku ah Puntland waxaan lee yahay, horey ayay ugu hungoobeen kuwa Hub Iyo Siyaasad fog idin dheeraa iney Ummada Reer Puntland dhibaateeyaan ee Wakhti yuusan idin kaga lumin dagaalka ka dhanka ah Reer Puntland. Fiiro-Gaar ah, Madaxweyne Hassanow, Lamoodse noqon weyday…!!! Sakariye Isticmaar Sakariye85@hotmail.com
  18. Salax, the real population census is coming out supported by facts. Were talking a comprehensive census. Satellite imagery, nomad counts, city counts, housing count, family count, watering point counts and all of that will be combined to give the most accurate figures to represent Somalia. It is using so many measurable tools and combing it together to give an estimate, it will be hard to refute. Guess who was crying it wasn't a puntland minister I can assure you of that
  19. Salax didn't even get the facts right. The over-all unemployment rate is 47% in Puntland. Its 62% for youth 14-29. Most youths are in school till 20 so it's even lower. But the over-all is 47%. How does he explain 70% over-all poverty in Somaliland. 7 in 10 of his ina adeers can't buy a cup shax. As for the undp stat on puntland. Galkayo 137k and bosaso 164k lol. What's there to refute, it refutes itself