Dr_Osman
Nomads-
Content Count
3,889 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dr_Osman
-
Adeer macaane puntland way si soo socotaye adigu maxaa ku waalay. Get your own house in order and compete with us.
-
Bosaso also tells you to go shove it to adeer. Skyscraper building 0.11-0.15 mark
-
-
-
-
-
Why dont you take this adeer and go and shove it New paved road completed in Garowe. Shaykh Abdulqadir Rd New Road under construction Islan Maxamed Rd The Doctor Turnin His Back On SOL
-
Mad_Mullah;970821 wrote: You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve Sucasha ma fahmin, bal cawo yours? Haday third world tahay marka adigu 4th world ma tihid ileen ma haysatid wixi ay third worldku haystan. Meesha ay tabanayso topicyashaydu fahma.
-
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Dr_Osman replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
whatever xunjuf. for your information puntland has a majority of faro tag that you be brought to stand before puntland's high court -
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Dr_Osman replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
It's not about attending or not but the words used in his speech. He mimicked exactly wat farole said that it will table its priorites in the new deal, where-as somaliland is saying the same thing except it won't do it in brussells. Don't you remember when farole was saying that puntland development assistance bay uu tahay like infrastructure and mogadishu waxay uu bahan tahay humantarian assistance?. Is the new pedofile minister here not saying the same thing? The issue is not about attending or not but the words chosen. At least come up with something original and not copy farole words. BTW, I called the minister a pedofile and he sure is, because his apart of an administration that is turning a blind eye to babies, women, girls being gang raped and rape every day on the streets of hargaysa. These are they're locals who pay taxes and are not being protected by it's administration. So yes he is a pedofile for joining the government. xajigu, dont worry pedofiles, terrorists, jaad chewers, and aqoonsi seekers are all present in hargaysa but lets just deal with one issue at a time due to the small area your people inhabit. niyahow hargaysa and burco mooye everywhere is empty in your enclave and the u.n population survey went to count your nomads and towns beyond those two and FOUND NONE. LAANGAAB. Puntland is 5 million. Somaliland(inc sool and sanaag) 1.5 million. So your triangle is even smaller then 1.5 million possibly 300k -
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Dr_Osman replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaji he said the same thing farole did. Farole said The president said Puntland government plans to submit its priorities, to be incorporated into the New Deal conference agenda. This guy is saying the same thing. Please when saying mogadishu and hargaysa are in two different situations, it's another mimick of farole when said hamar humantarian assitance bay uu bahan tahay, Puntland development assistance. It's relating to the united nation classification of warzones, where mogadishu is deemed as unstable and puntland in recovery. The guy is just sad troll, leeching on faroole speeches and rehashing it. Try again pedofile -
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Dr_Osman replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Copying Puntland -
Warbixin: Ganacsiga Gobolada Puntland Last update 27-07-13 Gobolada Puntland ee dhaca waqooyibari somalia oo ah 3 qaybood qayb kamida somalia ayaa waxay yihiin Gobolo Nabad ah Ganacsiguna si xowli ah uu ogasocdo hadii ay ahaan lahaayeen dhoofinta waxyaabaha dhulkeena kasoo Go,sida Beeyada xijida fooxa luubaanta maydiga kaluunka hargaha & xoolaha nool IwM ayado Goboladaas looso waarido macayshada daruuriga iyo qalabka dhismaha Guryaha dharka iwm inkasto dhamaan dalkeena waxa yaal badankiisu dibadda laga keeno ,waxaa jira in xoolaheena ay Carabtu ugu baahantahay sida maraykanku shidaalka Carbeed ugu baahanyahay, xoolaheena oo lacag adag lasiistaana waxay kuxirantahay hadba sida loo dhaqaaleyo dharagtooda iyo caafimaadkooda Deegaanada Puntland waxaad ku arkaysa Liin dhanaanta oo la dhoofinayo ayado dubai IYo carabaha loo iib gaynayo maadaama aan warshad looga faaidaysto dalka ku oolin ,Liin dhanaanta ayaa si yaabo kaladuwan oon lasoo koobi karin looga faidaysta ,ayado cabitaano kale lagu darayo ,ayado maadada dhanaanka wax walba oo ubaahan lowgu isticmaalayo hab warshadaysan. Waxsoo saarka Beeraha Puntland Dhulka Puntland ayaa ah dhul kuwanaagsan wax soo saarka Beeraha lakiin in muddo ah ayaa dadku waxay ka aaminsanaayeen inaan waqooyibari Somalia waxba kabixi Karin taaso shacabka Ree PL badankiisu uu aaminsanaa ayadoo 10 kii sano ee udanbaysay arintaasi ay meesha kabaxday markii dadku u kaceen wax beerida dalagyada kaladuwan IYo,qudaarta noocyadeedaba waxaan ka ahayn baradhada Potatiska oo ayadana lowgu jiro sahan qaabka ugu haboon ee dhulkeena loogaso saari karayo habkastaba haloo maree ,baradhada oo dhulka oromia kaga timaada PL si Export ah mooye inta kale wala beerta hasayeeshe waxaan jirin Dalad iskaashato beeralayda Puntland waxa jira dalado Teel teel ah oo Gobol Gobol ah balse talad guud oo Qurbaha Iyo gudaha ah maalgashi beeraha ah Iyo tacabka beeraha lagufashaba soo waarida ayaan jirin Taas badalkeeda waxaa jira Wasaarada beeraha PL oo awoodeedu iska koobantahay wixii Hayaduhu ugu deeqaana beeralayda uqaybisa ,waxaa jira dhul beereedyo badan oo siwanaagsan looga faaidaysan lahaa Gobolka Bari balse Hayaduhu beerahas dadkii laha ugu deeqeen geed timir qudha micnaha kadanbeeyana aan lafahansanayn beerahaas oo aadan ku arkayn geedaha kale ee wawayn wax soosaar IYo muhiimadna lahaa sida canbaha saytuunka Liin bambeelada Liin dhanaanta IWM ,waxaa jira Dhul badano waxkasoo go,aan oo deegaanada Puntland ah hasayeeshe baahida Puntland aan *****li karin ayado wali Qudaarti ay ka imaanayso Koonfurta somalia ayaan waxaan oron karnaa Puntland kama Gaarin wax isku filnaansho ah xaga wax soosaarka Beeraha ayado loo baahanyahay in ganacasatada IYo Qurbajoogta aqoonyahanka ahba ay arinkaas xooga saaran una iftiimiyaan shacabka si isku filnaansho deegaaneed loo gaaro qurbajoogtuna ay xooga saarto wax soo saarka tacabka beeraha maalgalintiisa ayagoon kawaayayn PL dhul Beereedyo ay wax kasoo saartaan dhanka kale Hadii aad aaminsantahay inaan PL wax kabixi karin waxaad eegta oo tusaale kugu filan dalalka Caalamka meelaha ay beertaan Sida saxaraha suudan oo Greenland china kadhigtay saxaraha siinay masar , Yaman IYo Kuriya oo buura dushood beerta ,halka dhulkeenu leeyahay Durdurro biya ah IYo dhulbeereed hegterskiisu badanyahay Warshadaha yar yar ee Puntland Waxaa jira warshado yaryar oo Puntland kuyaal Yaala si Pravet ahna loo leeyahay inkastoo badankoodi ay kaceen kadib markii ay Qaarkood waayeen wax taageero ah ayey si iskood ah ukaceen , warshadahaas waxaa kamid ahaa warshadii baastada Bosaaso warshadi Cabitaanka Qardho warshadii Saabun Qubaysta Bosaaso IYo kuwa kalo badan halka warshadaha biyaha sifaysan ay noqdeen kuwo farabadan layskagana daba dayday magaaloyinka wawayn maxuma in biya sifaysan magaalo kasta heshaa lakiin waxaa jira caado somalidu leedahay oo la isku daydo ,dhinaca warshadaha yaryar marka laga hadlayo faaidada dalka iYo dadkaba uleh waxaan oron karaa Puntland waxaa oga badan Gobolada Jaarka nala ah ee somaliland markaad eegto Burco & Hargaisa waxad ku arkaysa warshado yaryar oo badan dadkuna ushaqa tagaan ,sida warshada saabuun marista warshada oomada warshada CoCa Cola and Pepsi warshada Buskudka ,IYo kuwa kaloo badan Dadkuna shaqo IYo faaidaba kahelayo ,loona baahanyahay RUgta Ganacsiga Puntland inay kudhiiragaliso ganasatada Puntland inay arintaas kana faaidaystaan dadkana oga faaideeyaan , Waxaan shaki Kujirin hadii ay iskaashadaan ganacsatada Iyo maamulka Puntland IYo wadamada Donerska Deeq bixiyayaasha oo deegaanada PL lakeeno 4 warshadood oo wawayn 4ta magaalo ee wawayn Bosaaso Qardho garowe Galkio shaqaale ah 300 na uu warshad walba u kalaho in deegaankeenu uu Horumari lahaa kana bixi lahaa shaqala,aanta baahsan Iyo wax soosaar la,aanta kajirta Puntland ,waxa jirta warshad baastada ree PL oo Cumaan taal Rosa halkaaso macayshada lagaso raro looso waarido PL ,waxa dalku kujiraa xiligii badxiranka waxaan kahayn Badda Cas Bosaaso ayadu wa furantaha si Caadi ah ayeyna howlaheedu usocdaan xiligaaan xagaaga , Puntland Papulations 2013 Kororka bulshada Puntland aYaa ah mid siwacan u koraya war bixintii dhawaan ay soo saartay UN ayey waxay ku cadaysay in Gobolada Puntland ay Kadad badanyihiin somaliland Taas oo ah arin marag madoonta waxaadna ku arki kartaa arinkaas markaad tagto labada deegaan ba halka PL degmadu Gobol u qalanto tuula kastana degmo ayaad ashqaraaraysa deegaanka somaliland aya dadku ku egyahay burco iyo hargaysa inta kale dhulku wa banaan dad majiro berbera sheikh Iwm ,Puntland ayaa ah meesha ugu waxbarashada wanaagsan somalia amaana ah waana meesha ugu caafimaadka wanaagsan somalia ,dhismaha guryaha iyo hotels ka ayaa ah kuwo koror badan samaynaya sanadba sanadka kuxiga ,magaala kasta waxay leedahay Biya galin degmo ilaa tuulo ,waxaad arkaysa tuulada oo leh matoor riig laga cabo kadibna tuubooyin dhulka maraya oo biya galin ah siinaya xaafada tuulada ama degmada biyahaaso xareed lamood ah aanan ka go,ayn , Sicir Bararka kajira Puntland Waxaa jira sicir barar baahsan oo kajira Puntland kaas oo saamayn wayn kuyeeshay deegaanada Puntland Iyo horumarkii umadda ,sicir bararkaan ayaa kadhashay waxyaabo isbiirsaday oo ay ugu horayso lacagtii shilin somaliga ahayd oo gabaabsi ah ,lacago faalso ah oo lagu sameeyo tuulada Cadaado ee Gobolka Gagaduud oo PL kazoo galaya dhanka koonfurta lacagtaso kun sh, s ah ,,Qiimo Go,an oo aan sarifka lacagaha qalaad udagsanayn Iyo sariflayaasha Puntland ayagoon lahayn Maney Ex change ay kumidaysanyihiin xawilaad lacagaha sarifta qiimo dajin aan kajirin dalka maney Restraction shacabkii oo doollarka sida lacag somaliga ugu kala ganacsanaya Bank dawlada Puntland oo aan jirin ,lacagta shilin somaliga ah oo Puntland laga rarayey in muddo ah kadib markii xamar ganacsatadii ay waayeen lacag Somali ay dollarka ku sariftaan Iyo macayshada quutul daruuriga oo noqotay high Price ,sicir Bararka ayaa yimid bilihii lasoo dhaafay markii xamar lacagta somaliga laga waayey oo deegaanada PL looga raray lacag Somali si sariflayaasha muqdisho oga faaidaan ,ayaa lacag yari so wajahday kuwa deegaanka halkaaso awal boqolka dollar 3000000 sadex malyan ,sh, s, ah lagugu sarifayey manta lagu sarifayo 2000000m sh.s. laba Malyan Doollarku wa dhacsanyaha Bisha barakaysana macayshadii qaali bay sii noqotay m,sh, s, ah , arinta sicir bararka Puntland ayaan wax talaabo ah laga qaadin maamulkuna uusan hayn qorshe wax looga qabanayo arintaas IYo Dood lagayeeshay ba , Maaha wax lala Yaabo inaad adoo faqiir ah dharagto balse waxa wax lala Yaabo ah in adoo faqiir ah aad dhimato Oraahdi BiLL Gate WXQ Maxamed axmed Busur Askar2004@hotmail.co
-
Somalia things are going ok in Puntland. Not much pictures out there lately. Anyways looking forward to the big one five. The great yearly bash is upon us. I think the theme to this year celebration should be Puntland maturing.
-
Magalada Garowe waa caasumada Puntland waxaa ay u muuqataa mid sii koraysa dhinac walba marka loo eego dhanka ganacsiga shirado ganacsi ayaa siwayn ugu soo badanaya tusaale ahaan hadaan u soo qaadano waxaa ku soo badanaya kaalimaha ama cajabyada shidaalka gaar ahaan kuwa shidaalka sifaysan ku shuba gaadiidka Shirkada SAAFI PETROLIUM waxaa ay ka mid tahay shirkada sida wayn uga dhex muuqda waxaana y Garowe ka furtay xarunt wayn taas oo ku soo kor dhisay magalada bilic iyo dhaqdhaqaq ganacsi oo muda ku dayasho inkastoo ay kuwa kale ay ka furan yihiin hada Somalidu mudnaan ayey kala siyaan dhanka Packinada gaadiidku istaagan oo aan cirri ku ahayn wakhtiga ay qadanayan shidaalka xiliyada ay safarka yihiin Maamulaha ahna Mulkilaha shirkada SAAFI PETROLIUM C/raxmaan Siciid Maxamed oo Nugaltimes u waramay ayaa sheegay adegyadda Shidaa nadiifa iyo goomiyste ama taayirada baaburta aaryadooda, supermarkedyada si ay uga faa’idaystaan dadka safarka ah Arintaan ayaa dadka ku xeel dheer ganacsiga sii kor dhaya dal burburay ku tilmamay hormar balaaran oo lagu soo kor dhiyey loona bahan yahay il la sameeyo ku dayasho mudan.
-
HAG is getting they're backside handed to them. Don't mess with these boys, they were fighting colonizers while the hag were serving them in mogadishu. I urge the the boys of aideed to go back to your own lands and stop interfering in others. Shabelaha cidda leh somali way wada og tahay, marka haku soo saqajamin.
-
Beesha Biimaal ku dhexmaray Shabeelaha Hoose Dr. Saadaq Eenow oo kamid ah Musharixiinta u taagan Madaxweynaha Puntland ayaa dhinacakale ah dhakhtar iyo Taariikhyahan ku xeeldheer ka sheekeynta Taariikhda Soomaalida, Barnaamijkaan wuxuu duubey mar hore waxaana maanta idiinkusoo gudbinaynaa in waxlaga ogaado Gobolka Shabeelaha hoose oo aan maalmahaan maqlayney in Dagaalo sokeeye ka socdaan. Dr. Eenow waxaa hadaladiisa kamid ah “Dagaalkii Shabeelaha hoose xiligii Guumeysiga lama oran karo Dagaal dhexmaray Soomaali iyo Talyaani, wuxuu ahaa Dagaal dhexmaray Biimaal iyo Talyaani, waxaana Bii maal xiligaas usoo hiiliyey Halbeel oo ahayd beesha Wacdaan” Hoos ka daawo http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=CQuNrgHEJGU/" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Dagaalada ka socda Shabeelaha hoose oo dhimashadu 40 marayso Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada Shabeelada Hoose ka socda ayaa sheegaya in Dadka dhintey ay kor u dhaafayaan 40 qof oo ay ku jiraan Dad Rayid ah. Deegaanada Ceel wareegow iyo Buushka oo shalay Dagaal culus uu ka dhacay ayaa Howlwadeenada Puntlandi ay la xiriireen Dad rayid ah oo halkaas ku sugan waxayna noo sheegeen in ay wadooyinka ku arkeen Meydad fara badan oo Daadsan kuwasoo loo badinayo iney yihiin maleeshiyaadkii kusoo duuley Dadka Deegaanka. waxaa kaloo naloo xaqiijiyey in ay jiraan Maleeshiyaad xoogan oo gurmad ahaan dhinaca Muqdisho uga yimid. Madaxweyne Xasan Sheikh ilaa hada kama uusan hadlin Dagaalka lagu hoobtey ee ka Qarxey Gobolka Shabeelaha Hoos, inkastoo saacadaha soo socda ay Gobolka kusii wajahan yihiin Wasiirada Arimaha Gudaha iyo kan Gaashaandhiga . Puntlandi.com
-
I guess hajigu and jb won't be coming only for priority dental services for they're jaad stained teeths, but they will be coming for dry cleaning they're suits. WLC TO PUNTLAND
-
Central Laundry & Dry Cleaning: Doobi casri ah oo laga furay magaalada Garowe [Maqal+Sawiro] Doobbiga casriga ee Central Laundry & Dry Cleaning oo kii ugu horeeyay oo noociisa lagana furo magaalada Garowe ee caasimada Puntland, ayaa qaabilaya dharka noocyadiisa kala duwan, gaar ahaa kuwo aan loogu talo galin in biyo iyo Oomo-toona la taabsiiyo. Doobiga Central waxa uu shaqeeyaa 24-saac wuxuna xafiisyo kala duwan ku lee yahay deegaanada kale ee Puntland, waxana ka howl gala shaqale lagu soo tababaray dalka dibadiisa. Central Laundry & Dry Cleaning, waa doobi casri ah oo ku shaqeeya farsamadii u dambaysay, wuxuuna aad kuugu fududaynaya inuu dharkaaga oo dhan kuu mayro qadar daqiiqado ah, "soo noqo iyo walaal na sug" waa war laga tegay, hadaba gaar doobiga casriga ah Central Laundry & Dry Cleaning ee laga furay magaalada garowe. Dharka noocyadiisa cul culus iyo kuwo fudud labadaba wuu qaabilaayaa,, waxana intaasi u sii dheereen shaqaale u carbisan shaqada iyo soo dhawaynta macaabiisha ayaa halkaasi kuugu diyaaraah ee deg deg u gaar doobiga casriga ah ee Central Laundry & Dry Cleaning. halka ka dhegaayso adeegayada xarunta, Central Laundry & Dry Cleaning Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan kala xariir talleefoonadaan 845154 ama 7003317. Central Laundry & Dry Cleaning, xaruntiisu wayn waxa ku taala magalada Garowe Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan kala xariir talleefoonadaan 845154 ama 7003317. Central Laundry & Dry Cleaning, xaruntiisu wayn waxa ku taala magalada Garowe Sawiro
-
War Deg Deg ah– Midowga Yurub oo markey heleen Warbixintii Qaramada Midoobey shaki wayn ka muujiyey Madaxda Dowlada Federaalka ah,Puntland na gaar ugu casumay shirka Beljam Maanta Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh MAxamed Faroole markuu la kulmay Wafdigii EU wuxuu sheegey in Puntland ay magacooda uga qaybgalayaan shirka New Deal ee Belgium ka dhici doona, wafdigaan EU shalay Waxay Xalane kula kulmeen Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya. Warar Dublamaasiyadeed oo Puntlandi heleen ayaa hoosta ka xariiqaya in Midowga Yurub uu si toosa ugu sheegey Xasan Sheikh in Puntland ay Wafdi u gaara usoo dirsanayaan Shirka New DEal go’aankaasna waxaa gaaray Midowga Yurub. Dhinaca kale Wararka aan helney waxay sheegayaan in Midowga Yurub uu niyad jab ka muujiyey Madaxda Dowlada federaalka ah ka dib markii ay soo baxday Warbixintii Kooxda Dabagalka Cunaqabataynta Soomaaliya Saaran ee Qaramada Midoobey, warbxintu waxay dharbaaxo xun ku noqotay Madaxweyne Xasan Sheikh. Sida aan xogta ku heyno Wafdiga Midowga Yurub waxay Madaxweyne Xasan Sheikh u sheegeen in shirka Belgium ay imaanayaan oo qura Dowlada Federaalka oo dhinac ah, Somaliland iyo Puntland, Puntlandi.com Garowe