Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Hanbalyo loo direy Puntland 1 Aug 1, 2013 - 5:24:26 AM GAROWE ONLINE Iyadoo ay maanta 01 Aug,2013 ku beegan tahay sanadguuradii 15-aad markii dhidhibada loo taagay dowlada Puntland,ayaa hadana waxaa Hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin shacabka reer Puntland iyo madaxdooda u diray qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Federalka Somalia. Xildhibaanadan oo la hadlayay Radio Garowe ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin xuska iyo qiimaha ay gareen dowlada Puntland,maaadaamaa ay dhisan yihiin 15-sano.waxayna sidoo kale wax lagu farxo ku tilmaameen in Puntland ay hooyo u tahay dhamaan dalka Somaliya,laguna soo dhisay dowlada federaalka ah. Shacabka ayay ugu baaqeen inay midnimadooda xoojiyaan oo ay la dagalamaan dadka cadowga ah ee kusoo duulay dhulka udug. Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil ayaa sheegay inay muhiim tahay in shacabka ay adkaystaan horumarka iyo midnimadooda,ayna iska ilaaliyaan falalka keeni kara dhibaatooyinka iyo isku dhacyada,wuxuna sheegay inay jiraan dad badan oo neceb jiritaanka Puntland isla markaasna u olalaynaya bur urka mamulka hanaqaaday. Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo dhankeeda ka qayb gashay dabaal-degyada lagu xusayo qaangaarida Puntland ayaa sheegtay shacabka Puntland iyo madaxdooda inay yihiin dad waxgarad ah oo aan waxba loo sheegin,kuna caan baxay waynaynta midnimada umadda Soomaaliyeed iyo sidii mar qura looga bixi lahaa dhibaatooyinka ragaadiyay dalkeena hooyo. Siyaasi Daahir Ciiro oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Puntland ,ayaa saakay waxa uu dareenkiisa ku cabiray farxada iyo xuska sanadguurada 15-aad ee Puntland,wuxuna sheegay inay tahay Puntland halka kaliya ee Somaliya inteeda kale si wanaagsan uga shaqaysa shacabka ku nool-na ku caan baxay nabada iyo soo dhawaynta Soomaalida kale. Inkasto aan lasoo koobi karin dareenka shacabka Puntland ka muuqda,hadana Jaaliyadaha reer Puntland ee dalka dibasiisa ku nool ayaa caawa lagu wadaa inay qabsadaan xaflado kala duwan oo ay kusoo bandhigayaan shucuurtooda ku aadan qaan-gaarida 9-ka gobal ee Puntland. AUDIO http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Hanbalyo_loo_direy_Puntland.shtml
  2. Carafat, Thank you and it is good to see your being mature and not being a xasid aganist the state 15 year progress. As far as politics is concerned, I don't want to see Puntland split from Somalia because it will just mean another set back for the nation. But as far as geographical frontiers is concerned i want to see the state form strong ties with jubbaland and also reclaim laska. As for internal politics in the next presidency, I want to see the multi party politics re-started again and done properly. I want our elections in 2018 to be a free democratic one.
  3. It's funny when you see SOL make no comments, it usually mean baqdin because they are in absolute shock that Puntland will pull it off and be the only cement plant in the nation. No discounts for you your shisheeye not a citizen
  4. Mad_Mullah;971582 wrote: Mashallah, after 200 years they will be like Djibouti today. Mullah malmahan waad ku kibirtay Puntland. Cayda noocas ah uu geey snmta oo 22 years marayo oo weli wasarado dhisayo. Puntland ceebtas malaha waa 15 years old.
  5. I have not heard of one real life case in Puntland were pedophilia has occurred. If someone suggests it's out there, doesn't mean it's true. We need to see a real life case such as is the case in Somaliland. Besides that, IDP's being raped are done by not only host communities but also in the IDP themselves. Read the article carefully. This issue of raping in Puntland is not what I am denying. What I am denying is pedofilia because I haven't read one case of it. Search the internet all you want, you won't find one case. Search somaliland you will find hundreds. Rapee is bad no question but its disgusting when it's aimed towards 2 month old babies as is the case in Somaliland. Besides the sickness that is occuring there, they also happen to be the home of bomb incoporated. Your govt is known as the founding father of shabab, a key partner in destruction and mayhem. You are terrorists with a fancy for 2 month old babies this what make it all the more sickening and only unique to somaliland. Not to mention the nightclubs and discos opening up with lovely ladies coming Your a unique area of Somalia adeer macaane and known as the most bad mannered and ill cultured of all somalis. When people such as Puntland and Mogadishu who hate each other guts are saying the same thing, there is a grain of truth to it and should you raise up all the eyebrows of the snm regions
  6. It's that time of year my fellow puntland citizens. It's time of joy, tears, and remembrance of the great achievements made by the state. This year theme is very suitable and its the big one five when puntland has entered a new era. A matured era. May Puntland forever exist and progress. The Doctor says Happy kowda and keep up the good work and you may see me in a party near you next week.
  7. Classified manta wa malin wayn, no muran no dood. Only posting the achievements this state has made to remind everyone
  8. Dhageyso: Sanadguuro wacan umadda Puntland 31 Jul 31, 2013 - 1:54:21 PM GAROWE ONLINE Warsidaha Garowe Online waxa uu dhamaan umadda reer Puntland meel kasta oo ay dunida ka joogaan ugu hanbalyeynayaa munaasabada sanadguurada 15-aad ee ka soo wareegtey asaaskii Puntland oo ku beegan maalinta beri ah. Maalinta ugu horeysa bisha August sanad weliba ayaa si fiican waxa uga dheregsan dadweynaha reer Puntland,waxana ay kaga taala meel gaar ah maadaama ay tahay markii ugu horeysey oo lagu dhawaaqo Dowaldda Puntland ee Soomaliyeed iyo weliba maamul goboleed Federaal ah oo u taagan midnimada dalka. Ujeedooyinkii loo asaasey Puntland waxa la oran karaan maanta si fiican ayay dhabaheeda u haysaa hadii aynu eegno horumarka ay ku talaabsatey iyo kaalinta ay ka qaadatay in dalka KMG-nimada looga saaro. 1998 markii la asaasey oo madax looga dhigey Allaha u naxariistee Col.Cabdilaahi Yuusuf Axmed waxay dowladiisu ka soo bilwdey waxba ,xarumihiisa dowladda ayaa la dhisey ,ciidan ayaa la qorey ,dakhliga dalka ayaa la qoondeeyey waxana taageero iyo taakulo la weydiistey hayadaha caalamiga ah iyo dalalka saaxiibka. Intaasi oo dhan kama marneyn taageerada iyo baahida dadweynaha ku dhaqan Puntland ay ku qabeen nabad ,xasilooni iyo in maamul la helo kala danbeyntii iyo nidaamkii dowaldnimo ee lumey soo celiya. Idaacada Radio Garowe ayaa barnaamij gaar ah ka diyararisay Puntland 2010-kii oo dib ugu jaleecday asaaskii iyo dhabadii loo maray dhismaha Dowladda Puntland.. Puntland waxa la oran karaa 14 sanno kadib waxay u rumowdey riyadii ay ku taameysey waxana ay joogtaa boos aan lagu xasdi karin oo aan ku iman dheel dheel iyo barqo sookac balse uu dhiig iyo dhiba loo marey sidii loo adkeyn lahaa midnimada iyo isku duubnida dadkeeda iyo dalkeeda. Dareenka farxdeed ee loo qabo bilowga August2012 ayaa dadweynaha Puntland ay ka simanyihiin ,waxaana tan iyo asaaskii soo marey saddex maamul oo mid kasta dheef iyo dhaliil ba lahaa balse qaan-gaarka dowaldda Puntland ayaa laga simanyahay xuskeeda maadaama 15 jirku gu'u mooyee garaad u harin. Shabakada Garowe Online akhristayaasheeda hadii Eebe idmo waxay ka hagab tiri doontaa sawirada iyo wararka ku saabsan xaflada sanadguurada Puntland oo Garowe ka dhici doonta. Halkan ka dhageyso Barnaamijka Asaaska Puntland ee diyaarisay RG http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Dhageyso_Sanadguuro_wacan_umadda_Puntland.shtml
  9. You are so silly classified adigu intad la ordaysid hargaysa anigu toban magaalo dhisan baan la ordaya, sida loo kala wayn yahay ba loo kala sumcad badan yahay.
  10. Classified war orood, xasidnimo ba ku dishay. War Puntland way horumartay jeclow ama diid waa hawl ku yaal Garowe Qardho Galkayo Bosaso
  11. War bixin:-15-sano ee tagay Iyo Hormarka Puntland 15-sano ayaa laga jooga xilligii dhidibada loo taagay maamulk qaangaaray ee Puntland,kaas oo la aas-aasay 1-agoast sanadkii 1998. Markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991,waxa dalka ka dhacay dagaalo isdaba joog ah oo galaaftay nolosha dad badan oo Soomaaliyeed,arrintaasi oo horseeday in umada Soomaaliyeed ay noqdaan Qaxooti marti u ah dalal shisheeye. Waxa lumay haybadii ay umada Soomaaliyeed ku lahaayeen Caalamka,waxaana fashil ku dhamaaday shirar lagu doonayay in lagu heshiisiyo Somalida oo ka dhacay wadamada Masar,Jabuuti iyo Ethiopia. Isimo,Culumaa’udiin,Waxgarad,aqoonyahan,Siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee Bulshada reer Puntland ayaa 15-sano ka hor is tusay muhiimada ay leedahay in ay samaystaan maamul Goboleed,kaasi oo gogol xaar u noqda dib u hanashada Qarankii burburay ee umada Soomaaliyeed. Dadweynaha samaystay maamulka Puntland oo ka kala socday Gobolada Sool,Sanaag,Bari,Nugaal,Mudug iyo degmada Cayn ayaa 15-sano ka hor ku guulaystay samaynta Axdi KMG ah,Caasimada Puntland,Baarlamaan ka kooban 66-xubnood iyo Doorashada Madaxda Puntland,waxaana Madaxweynaha Puntland loo doortay ALLA ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf Axmed,hlka Madaxweyne ku xigeena loo doortay Maxamed Cabdi Xaashi. Maamulkii ugubka ahaa ee Puntland ayaa suura-gal ka dhigay in uu dhismo Haykalka dowladnimo,xilli halka wax laga bilaabay ay ahayd Ban-Ka-Ood. Madaxda Puntland oo gacan ka helaya qaybaha bulshda ayaa hormuud u noqday hirgalinta sharci iyo kala dambayn ka hana qaaday Puntland,waxana Dimuqraadiyada dadban ee ay ku dhaqmayeen ay saamaxday in Puntland ay yeelato Madax kala duwan oo ku imanayay hannaan Baarlamaani ah oo ku dhisan nidaam Beeleed. Xukuumadihii ka horeeyay Xukuumada uu hogaanka u hayo D.r Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole ayaa ka soo baxay qaar ka mid ah waajibaadkii shaqo ee ay u igmadeen Bulshada reer Puntland,inkasta oo ay jireen waxyaabo badan oo aan hubanti u noqon in ay qabtaan. Madaxweynaha Puntland D.r Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole ayaa ku guulaystay in magaca Puntland gaarsiiyo meel fog oo aan horay looga aqoon Puntland,arrintaasi oo ku kasbaday Siyaasadiisa furfurayd ee kula macaamilayay Beesha Caalamka. Reer Puntland ayaa door muuqda ka cayaaray hirgalinta dowlada Federaalka Soomaaliya,ka dib markii shirar lagu heshiisiinayay dadweynaha Soomaaliyeed lagu qabtay magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo. In kasta oo abaal iyo mahad-celin aysan Puntland ka helin doorkii ay ka qaadatay hirgalinta dowlada Federaalka Soomaaliya oo waqti iyo dhaqaale ay ku bixisay,hadana Puntland wali waxay u taagan tahay dib u helida Qaran Soomaaliyeed iyo hirgalinta Nidaamka Federaalka oo ay ku heshiiyeen dadweynaha Soomaaliyeed. Dhexgal-Xusuusin, Xukuumadii ALLA ha u anxariistee Cabdulaahi Yuusuf Axmed 1998 – 2004,Xukuumadii Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi 2005- Jan 2009,Xukuumada Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole 2009 ___?. Waxbarashada Iyo Caafimaadka. Hormar wannaagsan oo waxbarasho kama jirin Puntland 15-sano ka hor,hasa yeeshee dadaal dheer oo ay sameeyeen dadweynaha ayaa keenay in Puntland ay yeelato goobo Waxbarasho oo ka koobaan,Dugsiyo hoose,dhexe iyo sare,Machadyo iyo Jaamacado. Wasiirka Waxbarashada Dowlada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa keenay Siyaasad cad oo uu ku hormariyay waxbarashada,waayo waxa la mideeyay Manaahijta Waxbarsho ee Dugiyada dhexe iyo Sare ee Puntland,waxaa deeqo Waxbarasho loo diray Arday reer Puntland. Shirkii June 2013 lagu qabtay Muqdisho ee looga hadlayay Waxbarashada Soomaaliya ayaa Puntland loogu aqoonsaday maamulka ugu Waxbarshada wannaaagsan Soomaaliya,arrintaas oo ahayd guul wayn oo ay gaareen reer Puntland. Waxa Puntland laga hirgaliyay Cisbitaalo waawayn,kuwaasi oo dadweynaha u fidiya adeegyo Caafimaad,xilli 20-sano ka hor adeegyada Caafimaad loo doonan jiray Muqdisho. Waxa xusid mudan in ay jiraan goobo Caafimaad oo loo leeyahay si gaara oo dadweynuhu ay dhiseen,taasi oo qayb ka ah hormarka Puntland. Saxaafada. 15-sano ee jirtay Puntland Saxaafada waxa jiray koboc Warbaahineed,waayo waaxaa Puntland ka hawl gala Jaraa’ido,Websaydyo,Idaacado iyo Tv-yo la jaan qadaya Saxaafada Caalamka,waxaana tayada Suxufiyiintu ay noqotay mid kor usoo kacaysay sanadihii ugu dambeeyay. 10/Apri/2013 ayaa markii ugu horaysay ay Puntland yeelatay Raadiye,Tv iyo Websayd ku hadla afka dowlada Puntland,15-sano oo ay Puntland jirtay ka dib. Waxa muuqanaya in hormar balaaran ay ku talaabsatay Saxaafada Puntland,in kasta oo ay jiri karaan dhaliilo loo tiirin karo bahda Warbaahinta. Dimuqraadiyada. Puntland markii la aas-saay waxay sameeyay Axdi KMG ah,axdigaas oo uu ka dambeeyay Dastuur qabya ah oo keenay khilaaf jiritaanka Puntland halis galiyay. Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Xukuumada uu hogaaminayo waxay ku guulaysatay;- 1- Dib u eegida iyo ansixita Dastuurkii qabyada ahaa. 2- Samaynta astaanka iyo Calanka Puntland. 3- Samaynta Guddiga Doortasha KMG ah iyo xeerka ururada Siyaasada. 4- Ogolaansha Ururada Siyaasada iyo arrimo kale oo gogol xaar u ahaa Dimuqraadiyadii hakadka la galiyay. 14 July 2013 ayaa Madaxweynaha Puntland uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu joojiyay Doorashooyinkii Golayaasha deegaanka Puntland,in kasta oo xusay in ay rajaynayaan in waqtigooda dib loo bilaabi doono. Dhacooyinkaas taariikheed ee kor ku xusan waxay ina barayaan in meel wannaagsan oo horay looga sii wadi karo ay gaartay Dimuqraadiyada Puntland,marka loo fiiriyo halkii Puntland ay wax ka bilowday. Fanka Iyo Cayaaraha. Burburkii Soomaaliya ka dib iyo aas-aaskii Puntland ka hor Fanka iyo Cayaaruhu door muuqda kuma lahayn arrimaha Bulshada Puntland,hasa yeeshee sanado ka dib horusocod ka wannaagsan halkii ay markii hore joogeen ayaa laga dareemayaa. Waxa Puntland ka dhismay Naadiyo kubadda Cagta ah oo heer degmo iyo Gobol ah,waxaana marka laga hadlayo Cayaaraha qof kasta maankiisa kusoo dhacaya Cabdulaahi Sheekh Iyo Marxuum Boobe oo ka mid ahaa dadkii soo nooleeyay kubada Cagta Puntland. December 15, 2010 Puntland ayaa 22-sano oo uu dalku burbur ahaa ka dib marti galisay tartanka Cayaaraha Gobolada Soomaaliya oo ay ku baratameen 15 Gobol. In kasta oo Puntland ay ka jiraan naadiyo Kubada Cagata ah,hadana naadiyadaasi taabeero iyo aqoonsi kama helin Guddiga Olombikada Soomaaliya oo Barnaamijyadooda ku koobay magaalada Muqdisho. Markaynu eegno Fanka Puntland 4-tii sano ee ugu dambasay wuxuu lahaa bilow wannaagsan,oo mari kara wadada hormarka,waxa Puntland ka aas-aasan Fanniin ku bahoobay magaca ‘’Xidigaha Puntland’’,kuwaasi oo uu hormuud u yahay Abwaan Shube oo ka mid ah Abwaaniinta caanka ah ee Soomaalida. Hormarinta Fanka Iyo Warbaahinta dowladu waxay door muuqda mustaqbalka ka cayaari karaan Wacyi galinta,guubaabin iyo dhiiri galin dadweynaha reer Puntland. Jidda-yarey. Marka aad aragto cinwaanka sare ee Jidda-yarey waxaa hubaal ah in aad is waydiinayso halka ay ku taal Jidda-yarey oo ay suura-gal tahay in aadan horay u maqal. Dadkii kasoo barakacay Koonfurta Soomaaliya ee Puntland ay marti galisay waxay u qaybsameen dad ku negaaday Puntland oo amaan iyo shaqo ka helay iyo kuwo uga sii talaabay wadanka Yaman oo ay uga sii gudbeen wadanka Sucuudi Areebiya,kuwa u Tahriibay Sucuudi Areebiya ayaa waqtigaasi u shaqo doonan jiray magaalada Jidda ee wadanka Sucuudi Areebiya. Mid ka mid ah dhalinyaradii kasoo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool oo diiday inuu Tahriibo ayaa la yaabay Ganacsiga xorta ah ee barakaysan ee yaala Puntland,wuxuu muddo kooban ku noqday nin haysta dhaqaale aad u badan,isaga oo dhalilsan dhibaatada Soomaalida ka haysatay Tahriibta Sucuudiga,lana dhacsan Ganacsiga iyo hormarka yaalay Puntland ayaa yiri’’..Adi’oo Jid idin eh haysta,may ka fadaase dhibaate jid wayn’’,oo afka maxad tiri hadaan ku qeexo macnaheedu uu noqonayo’’Adigoo jidda yarey haysta,maxaad ka doonaysaa dhibaatada Jidda waynay’’. Akhriste haddii aas-aaskii Puntland ka dib,Puntland ay noqotay goob loo soo shaqo tago oo Ganacsi xor ah uu yaal,dadkii usoo Brakacayna ay u bixiyeen Jidda-yarey,maxaad ka filaysaa 15-sano oo ay jirtay Puntland,heerka uu gaaray Ganacsigu. ]b]Waxa xusid mudan in ay dhismeen magaalooyin waawayn oo ay yeelatay Puntland,waxana ka mid ah kuwa lagu faani karo Bosaso,Garowe,Gaalkacyo,Qardho iyo magaalooyin kale.[/b] Gabo-gabo. Aan u daadago soo afmeerida qormada,dad badan oo daalacday Qormadan ayaa oran doona,muxuu qoraagu ugu soo dari waayay Qormadiisa waxyaabaha aan suura-galin in la qabto 15-sano ee tagay,hasa yeeshee waxaan leeyahay’’ Xaasha-e nin libin kaa xasdiyay, xumihii waa yaab’’. Cabdiqani Cabdullaahi Cabdi. Qoraa iyo falanqeeye arrimaha Soomaaliya. qalabadyare@gmail.com..
  12. I guess hajigu is coming to Bosaso for his construction needs also. Wlc to Puntland adeer
  13. Magaalada Bosaso oo laga dhisaayo Warshad sameyneysa Shamiitada(Cod+Sawiro) | on July 31, 2013 Magalaada Bosaso oo ah xarunta ganacsiga xukuumadda Puntland ayaa lagu wadaa in laga hergaliyo Warshad sameysa Shamiitada. Munaasabad ballaaran oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday Hotel jubba ee magaalada,taasi oo loogu magacdaray Xafladda furitaanka Warshadda Shamiitada ee Bulaal. Waxaa ka soo qeybgalay xafladda ganacsato,culmo’udiin,xubno ka socday maamulka Puntland,odayaal,dhalinyaro iyo bahda saxaafadda. Ugu horeyn waxaa ka hadlay madasha gudoomiye ku xigeenka Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo sheegay in ay ku faraxsanyihiin markii ugu horeysay in dhul ka mid ah Soomaaliya la qorsheeyo in laga dhiso Warshad sameysa Shamiitada,gaar ahaan dhulka Puntland. Waxa uu sidoo kale sheegay in Warshadan ay meesha ka saari doonto Shamiitada laga soo gato wadamada kale,iyadoo shaqo abuur u sameyndoonta dhalinyaro faraban oo aan shaqo heysan. Ayaan ladane Saalax oo ah aas-aasaha shirkadan ayaa sidoo kale ka hadashay munaasabadda, waxa ayna sheegtay in hergalinta shirkada Bulaal ay ka dambeesay ka dib markii ay arkeen baahida bulshada ay u qabaan Warshad Shamiito oo dalka laga dhiso. Ayaan Ladane ayaa intaasi ku dartay in ganacsatada la ogeysiinayo in Warshadda Shamiitada ee Bulaal uu sheerkeedu furanyihiin,si ganacsiga uusan u noqon mid ku kooban shaqsi ee uu noqdo geed mirood la wada nafacaadsado. Sheekh Cali Diire ayaa isna goobta ka hadlay, isagoo ugu baaqay ganacsatada reer Puntland in ay lacagahooda ku dhisaan wershado dalka wax u tara,isagoo noqday shaqsi sheer ku darsada shirkadda Bulaal 60,000 oo doolar ayuu Sheekha ku darsaday sheerka shirkadda Bulaal. Warshadda dhismaheedu waxa ay qaadanaysaa 17 bilood,waxaana dhisaaya shirkad Indiyaan ah oo leh khibrad 60 sano. Shirkadda dhisidoonta warshadan Shamiitada ee Bulaal ayaa lagu magacaabaa SABOO, waxa ay horey u dhistay 290 warshadood dunida dacaladeeda sida:Cuman,itoobiya,Suudaan,Tansaaniya,Shiinaha iyo Jordan. Warshadan Bulaal haddii laga hirgaliyo magaalada Bosaso ayaa waxa ay noqonaysaa warshaddii ugu horeysay ee dhul Soomaaliyeed laga dhiso tan iyo bur-burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya,iyadoo meesha ka saari doonta Shamiitada laga keensato dibadda. Waxaa intaasi dheer qiimneyn lagu sameeyey waxyaabaha laga sameeyo Shiimatada ee laga helo dhulka Soomaaliya uu yahay kan ugu casrisan adduunka marka laga roobo wadanka Jordan. Horseed Media. News Desk AUDIO http://horseedmedia.net/2013/07/31/magaalada-bosaso-oo-laga-dhisaayo-warshad-sameyneysa-shamiitadacodsawiro/ PICS
  14. Tilmamook what you thinking of Galkayo, you proud we got awesome cities in puntland
  15. Minister please hurry up and put the tender out there, so I can begin the faan game of comparing Bosaso International airport with international airports around the world. 3400 metre runway in china. For example Shanghai International Airport has a 3400 meter runway. https://en.wikipedia.org/wiki/Shanghai_Pudong_International_Airport In November 2011 Pudong Airport received approval from the national government for a new round of expansion which includes two runways. The 3,800-meter fourth runway, along with an auxiliary taxiway and traffic control facilities, is projected to cost 2.58 billion yuan (USD 403 million). The 3,400-meter fifth runway, along with a new traffic tower, will cost 4.65 billion yuan (USD 726.6 million). Construction is expected to be completed in 2015 and will double the capacity of the airport.[10][11] I want to be able to battle on SOL. While getting a night flight to Bosaso and a taxi from the taxi apron to the city and show haji hunjuf his hargaysa asphalt is comparable to galkayo at best
  16. Garoomada PL oo la casriyaynayo 31 Jul 31, 2013 - 3:58:56 AM GAROWE ONLINE Wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa dhowaan bilaabaysa qorshe lagu hagaajinayo qaar ka mid ah garoomada diyaaraha taasoo howshiisu socoto. Wasiir ku xigeenka duulista hawada iyo garoomada Puntland Mudane Cabdiqani Geelle Yusuf oo la hadlay Radio Garowe ayaa waxa uu ka warbixiyay howlaha lagu dayac tirayo garoomada Puntland iyo xiliga ay bilaamanayaan. Bossaso ayuu xusay in dhowaan la soo bandhigi doono tartanka qandaraaska 3400 Mtr oo ah Runway-ga dayuuradaha ,iyadoona ay iska kaashan doonaan Dowladda Talyaaniga ,Puntland iyo ganacsatada. Rajo wanaagsan ayuu ka muujiyay inay wax weliba wakhtigii loogu talo galay ku dhamaadaan ,iyadoona sidoo kale Garowe iyo Galkacayo iyaga dayacyir iyo dhismayaal laga bilaabayo garoomada. Ugu danbeyntii ayaa wasiirku ugu baaqay dhalinyarada inay caqligooda iyo cilmigooda uga faa'ideeyaan horumarka Puntland ayna dib ugu soo laabtaan dalka. Halkan ka dhageyso Axmad Cawil Jaamacoo waraystay wasiir ku xigeenka http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Garoomada_PL_oo_la_casriyaynayo.shtml
  17. I don't care what anyone says but Galkayo is the same size as Hargaysa or it is very close. Qardho is now more burco.
  18. I agree with the tillamook, tribe isn't going away and it should be freely talked about. I know attacking is one thing but not evening mention the name of a clan is in a way an attack in itself because you are denying they're existence which is a form of genocide. As for hajiga, let him carry on. When he gets in the mode of pirate this and pirate that, he has been defeated by Puntland. Anyways all check out the galkayo video, wallahi it as big as hargaysa now, qardho is as big as burco. Raggow hajigu marku joggo, carurta cisha ku haaya waa reerkiye. Cradle snatcher Pirates arent gang raping my ssdf kids. Haji is silly, war nagahina ayaa meel walbo lagu kufsanaya, carurtina, and your talking about pirate attacking gaalo like it affects ssdf women and children.
  19. Ka waran that's our wild wild west. I cant wait to see new Bosaso pics. Bosaso-Garowe-Galkayo are doing ok boys.
  20. You see the shovels even the galkayo governor is participating around the 0.30 mark. Puntland builds from the grass roots.
  21. This year its going to be huge big one five and were going all out and displaying our army, airforce, marines, PIS, SPU, commandos, and police while leaving no stone unturned. Were going to display all arms and logistics with the waving of puntland flag and this will be a lesson to all you on SOL why you never mess with Puntland