Dr_Osman
Nomads-
Content Count
3,889 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dr_Osman
-
Garoodi wuxu doonaya inu afkaga isku geliyo puntland iyo hamar. Adeer macaane ninka mooda Puntland inaysan power lahayn wa nin aan siyasiga waxba ka garanaynin. If puntland has no power then this wouldn't have occurred
-
Wasiirka Warfaafinta Puntland: Xukuumada Muqdisho waa u Caado inay Xaafadaha Magaalada isugu yeerato oo ay tiraahdo Soomaali ayaan shir u qabtay. Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Warfaafinta Puntland abwaan Axmed Sheekh jaamac oo uu Xafiiskiisa ku wehliyo Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire ayaa sheegay in Dowlada Puntland aysan waxba kala socon shirka Muqdisho ka furmay Maanta ee looga hadlayo aayaha Soomaalida ayna taageersanayn wixii kasoo baxa loogana hadlayn Aayaha Soomalidee uu ku egyahay oo kaliya Xaafaha ay ka kooban tahay Magaalada sida uu Wasiirku Hadalka u dhigay. “Waxaa Maanta Muqdisho ka furmay Shir lagu sheegay in looga hadlayo Aayaha Soomalida Waa u Caado Xukuumada Muqdisho in ay Xaafadaha ay Magaaladu ka kooban tahay dadka ku sugan intay isugu yeerato ay tiraahdo Soomaali ayaan wax u qabanayaa oo aayaheeda ka hadlayaa taasi waxaan leenahay waa wax kama jiraan inaguna cidi inagama aadin wixii kasoo baxana dee waa aayo ku kooban Muqdisho iyo Xukuumada ka talisa, sidaana waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri: “ Xukuumada Muqdisho garanmeyso hab maamulka Dowlad nimo mana taqaano sida loogu Dhaqmo Dastuurka iyo Federaaliisimka oo waan ognahay in ay Meelaha ka sheegaan in aysan doonayn dalka in lagu hago Federaaliisimka, sidaa darteed wax xiriir wada shaqayn ah inakama dhexeeyo shirarkooda waa mid u gaar ah Soomali oo dhanna uma sinna sidaa ayaan Caalamka u sheegeynaa ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland Abwaan Axmed Sheekh Jaamac. Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo Shirka Jaraa’id ku wehliyay Wasiirka Warfaafinta ayaa kulanka ku xoojiyay in Dowlada Puntland ay Xiriirka u jartay Xukuumada federaalka Bishii lasoo dhaafay 5teedii ayna qalad tahay in Dowladu Magac soomaaliyeed iyadoo sheegeysa in ay qabato shir aan leysla ogayn oo iyada u gaar ah iyo Xaafadaha Muqdisho sida uu Wasiirku yiri. Wasiirka oo Raxan-Reeb ay weydiisay marba hadii Xiriirka ay u jareen Dowlada Soomaliya Waxa ay u sugayaan in Shirarka lagu Casumo ayaa ku jawaabay in Kulankaasi Magaca Soomaliya lagu Magacaabay lana tilmaamay in Dadkoo dhan ay kasoo qayb galayaan sidaa darteed buu yiri waxaan rabnaa inaan Caalamka iyo Soomalidaba u sheegno in Puntland kal hore ay iska joojisay la shaqaynta Dowlada hadana aysan diyaar u ahayn kana qayb galeen shirkaasi wixii kasoo baxana ay qaadacsantahay. Inkastoo Dowlada Soomaliya sidii hore kasoo dabacday oo ay taagan tahay Puntland ayaan la hadleynaa hadana xal isu soo dhawaansho ah kama muuqdo Meesha marka la eego Hadalada kul kulul ay leysku marinayo Saxaafada iyo hardanka siyaasadeed u u dhexeeya 2da dhinac, Puntlandna weli kama aysan hadlin Baaqa Madaxweyne Xasan sheekh ee ah in Miiska wadahadalka leysugu yimaado lagan heshiiyo wixii dhacay. Ibrahim Wadani RBC RADIO Xafiiska Wararka Garoowe.
-
PL oo qaadacday shirka ka furmaya Muqdisho 2 Sep 2, 2013 - 2:22:35 AM Dowlada Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan aqbali doonin waxa ka soo baxa shir lagu sheegay inay aayaha Somalia looga tashanayo oo ka furmaya maanta magalada Muqdisho ayna soo qaban qaabisay DF Somalia. Shir jaraa'id oo ay maanta 02 Sep, 2013 si wadajir ah magaalada Garowe ugu qabteen wasiirada warfaafinta iyo maaliyada Puntland ayaa waxay hoosta ka xariiqeen inaysan raali ka ahayn qodobada kasoo baxa shirka Muqdisho ka furmay kaasoo socon doono ilaa 6-da bishaan. Wasiirka warfaafinta Dowlada Puntland Prof. Axmad Shiikh Jaamac oo ugu horayntii warfaafinta la hadlay, ayaa sheegay dowlada Muqdisho inay ku kooban tahay isla markaasna aysan Somalia inteeda kale gaarsiisneyn. Nidaamka federaalka ayuu sheegay Axmad Shiikh Jaamac inaysan fahamsanayn dowlada Somalia,.sidaasi darteedna ay dhibaatooyin badan iska qastay. Wasiirka maaliyada Puntland Faarax Cali Jaamac ayaa dhankiisa sheegay Puntland inay xiriirkii kala noqotay dowlada Xasan Shiikh bishii lasoo dhaafay shanteeda,sidaasi darteedna shirka Muqdisho ka furmay aanan lagu casumin dowlada Puntland,cidna aysan ka matalin dadkeeda. 25 Aug, 2013 qoraal ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay DF Somalia inay diyaarineyso shir hal dhinac ah kaasi oo lagu wiiqayo awooda dowladdaaha federaalka islamarkaasina loogu yeeray Aayo ka talinta mustaqbalka Somalia. Qaadacaada Shirkan ayaa soo baxaysa xili la sheegayo suurtalgalnimada in wadahadal uga furmo Puntland iyo DF Somalia mid ka mida dalalka daneeya Arrimaha Somalia. GAROWE ONLINE
-
Alphy, there is no point exploring a budget untill we determine what the GDP is of Somaliland which is quite hidden for obvious reasons
-
Yo Alphy. Puntland's whole GDP is around the 1.7 billion mark how is it possible somaliland has a govt budget of 200 million? We need facts and figures supported and funded by international bodies like UNDP to verify and support these outrageous claims. Ma carur bay na moodeen mise dadka hargaysa jaadka ku suxan? Puntland's whole GDP(economy not just budget) is around $1.7 billion in 2010. Probably an extra $68 million if we maintained a steady growth of 1.35% over 3 years, now this is based on a population of 3.9 million. A Puntland citizen GDP Per capita is around $1700 in 2010. The purchasing power of a citizen is also seen because a cup of tea in Puntlands costs 3000 shillings and 1 dollar is exchanged for 30000 shillings. You can see how far a dollar can go in the economy there especially for the locals. Basically is Siciid trying to tell me Somaliland who has one ship at best at berbera and no economic activity that can come even close to Bosaso has a bigger budget? This is considering the port is the biggest bread winner of all states. What's next Camels will be flying in the doomed rebel enclave. Give me a break and take that nonsense to Garoodi and Xajigu not to a Puntlander. http://www.researchgate.net/publication/235009352_Ministry_of_Planning_and_International_Cooperation/file/9fcfd51061b61f2724.pdf
-
Alphy if somaliland has a budget of 20 million I would be suprised. They're port isn't exactly a bread winner and at best one ship is there at all times. Bosaso port is way more active and generates way more revenue. U can tell just by the pictures. Berbera one ship. Bosaso 100s. There is no 200 million its 20 million at best. No external source verifies this budget except somaliland shenanigans. Besides if they're is 200 million budget hadee way ina muqata niyahow layskama sheeg sheegto figures wa inay macqul ahadan halkee bay ka soo gasha? meesha ugu muhimsan waa dekada iyo berbera siday uu eek tahay adeer macaane waanu wada og nahay...200 million iguma aqrinaysid
-
That's nonsense. There is nothing that looks 200 million about somaliland budget. Look at theyre soldiers they rag-tags with equipment from nearly a century ago
-
Mullah the laughter, the conduct, the torture, and they still take theyre money is what made me angry. Nobody pays for that. All they want is better life and as puntlanders we should be the first to know what it was like being refugees. The way the smugglers are operating is a disgrace
-
aruound the 31:40 to 33 min mark
-
mullah sida loola dhaqmayo baan la naxay...you hear the slave trader say go screw your mom you retard
-
The Puntland Govt needs to do something about this. This is modern day slave trade. This is not 1800s when the sultanates used to have slaves, we are talking 2013 now and this is something no-one can be proud of. How do we accept the world to respect us when we don't even respect ourselves. Run ahanti waan ka xumaday video-gan people beng treated like animals and then we wonder why people treat us like animals in the west or mid-east. We don't respect each other thats why.
-
The Doctor is waiting for the usual rant from somaliland pointing the finger at the doctor for hating Somaliland. But the DR is prepared
-
Safarka Madaxweynaha PL ku joogo dalka Kenya 30 Aug 30, 2013 - 1:41:17 AM Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo booqasho ku jooga wadanka Kenya ayaa kulamo la yeeshay wakiilada beesha caalamka ka jooga magaalada Nairobi. Mudane Farole oo inta uusan ka tagin magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa casumaad gaar ah ka helay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada dalka Talyaaniga iyo safiirka Talyaaniga u fadhiya Somalia kuwaasoo kulan kula qaatey magaalda Nairobi. Kulankaan ayaa sida wararka ku heleyso GO diirada saarayey mashariicda dowlada Talyaaniga ka wado Puntland gaar ahaan dhismaha garoonka dyaarda Bosaso kaasoo dhowaan la filayo inuu bilowdo. Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland ayaa kulan baalaran la yeeshay 25 safiir oo ka socda wadamada Yurub iyo EU kuwaasoo kala hadley arrimaha Somalia gaar ahaan qaabka dowlada Puntland uga qayb galeyso shirka la filayo inuu Brussels ka dhaco Sept, 2013. Wadamada Yurub iyo beesha caalamka ayaa aaminsan in kulanka la filayo inuu Brussels ka dhaco bisha soo socota uusan macno badan yeelan doonin madaama ay ka maqan yihiin Puntland iyo Somaliland. Dowlada Puntland ayaa horey uga dalbatey midowga Yurub in kulankaan ka qayb galeyso oo kaliya iyadoo ka madax banaan waftiga dowlada Muqdishu oo tagi doona Brussels madaama aan weli xal loo helin faragalinta DFS ku sameysay Dasturka Somalia" Halkan ka akhri mowqifka Puntland." Madaxweyne Farole oo weli ku jira kulamada uu la leeyahay wakiilada wadamada reer Galbeedka ee ku sugan Nairobi ayaa la filayaa sidoo kale inuu booqasho ku kala bixiyo wadamada Ethiopia iyo Jabuti kuwaasoo xiriir dhow la leh Puntland. Yeah What Carafat
-
My house will be at 155 Abdullahi Yusuf Avenue East Bosaso,
-
(Waraysi) Maamulka degmada Boosaaso oo bilaabaya tirakoobka dhismayaasha Magaalada. Maamulka degmada Bosaso ayaa horaanta bisha Septembar bilaabaya olole balaaran oo uu ku tirakoobayo dhismayaasha ku yaala magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Duqa degmada Bosaso Xassan Cabdala Xassan oo waraysi gaara siiyay Puntlandi ayaa sheegay in guub ahaan la tirakoobayo dhimayaasha Ganacsi iyo kuwa deegaan ee ku yaala Bosaso,arrintaasi oo ku tilmaamay mid muhiimad guud xambaarsan. “Bosaso kor ayaa laga sawiri doonaa,macaluumaadkii magalada ayaa soo bixi doona, guri kasta lambar ayaa la siin doona,adduunka waad la socotaa guri kasta halka uu ku yaalo iyo lambarkiisa waa yaqaan,sidaa darteed arrinta hadda aan bilaabayno waa talaabo adduunyadu ay nooga horaysay,laakiinse aan kaga dayanayno” ayuu yiri Duqa degmada Bosaso. Wuxuu intaas ku daray Xassan Cabdala Xassan in tirakoobka ay samaynayaan lagu ogaan doono arrimo badan oo ay ka mid yihiin;- 1. Amaan iyo Dakhli ururinta 2. Tirada dhismayaasha iyo macluumaadkooda iyo arrimo kale. Duqa degmadu Wuxuu ka codsaday dadweynaha ku dhaqan Bosaso in ay wada shaqayn buuxda siiyaan Kooxaha Tirakoobka samayn doona, una fududeeyaan macluumaadka ay waydiinayaan. Hirgalinta Barnaamijkan waxa maamulka ka caawinaya Hay’ado caalami ah iyo NGO maxali ah. Si kastaba ha ahate,tirakoobka lagu samaynayo dhismayasha ku yaala Bosaso ayaa imanaya xilli magaalada Bosaso ay samaynayso koboc Dhismayaal iyo Ganacsi. Cabdiqani Cabdullaahi Cabdi. Wakiilka Puntlandi Ee Gobolka Bari. Halkan hoose ka dhagayso Warka http://puntlandi.com/maamulka-degmada-boosaaso-oo-bilaabaya-tirakoobka-dhismayaasha-magaalada/
-
All things aside but well down Garowe, I am liking the development occurring. Cant wait to see Bosaso and Galkayo now that would be interesting The port is doing ok also
-
Why don't you all build multiple cities like Puntland rather then centralise everything in one city like mogadishu and hargaysa? That's why Somalia failed because everything was in one place but Puntland has learned and will laugh last if a war happens and the city you invested in is gone and you have to start all over again where-as Puntland just moves on to its next well built city
-
Somalia: Clan fighting over pasture kills six in Somaliland 25 Aug 25, 2013 - 9:53:09 AM Buroa, Somalia Aug. 25, 2013 (Garowe Online) –At least six people were reportedly killed and eleven others were wounded in a fighting erupted between two fraternal clans in Somaliland’s Oog village, Garowe Online reports. The militiamen which belong to the two clans began to fight last Wednesday, after claims over pastureland ownership degenerated into the killing of a man near water borehole situating some 8 KMs north of Oog. Following the killing, armed confrontations lasted for two days and the wounded persons were taken to nearby Buroa town of Togdheer region for medical treatment. According to the officials of Somalia’s separatist administration of Somaliland, truckloads of government soldiers reached the vicinity to arrange ceasefire and efforts to defuse the tensions are underway. On the other hand, clan militias belong to one of the opposing sides opened fire on trucks carrying Somaliland forces on Saturday but security officials declined to comment on the incident. Somaliland previously witnessed several clan hostilities in Awdal and faraway Sanaag towns. GAROWE ONLINE
-
Hilarious how noone is paying attention to hassan shaykh, dadka meesha fadhiyo are busy chatting away as the irrelevant HAG talks away
-
Watch from the 8:34 mark till 8:49 mark. Talk about the stone ages, it's as if they're hunters and gatherers. Another barbaric and backward step for the rebel enclave while it is set to be divided into 3 entities; awdal state, gabilay state and somaliland. I don't waste putting SSC because that was never going to happen in the beginning
-
The Doctor will be taking suggestions provided by the investment guide when I plan to invest my money.