Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. GAROOWE : PL oo Miisaaniyadda sanadka 2012 qorshaysay 38.5 Milyan oo dollar December 18, 2011 11:21 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Garoowe:-Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta waxay horkeentay Baarlamaanka Miisaaniyada ay u qorshaysay in la isticmaalo 2012, Baarlamaanka ayaana isla maantaba ansixiyay, waxaana sanadka 2012 la qorsheeyay in ay noqoto 38.5 Milyan oo doolar. Wasiirka Maaliyadda Puntlnad Cali Faarax ayaa waxa uu sheegay in sanad kasta ay Miisaaniyadu kororto, wuxuna sheegay in sanad kasta ay ku dareen 200, oo macalin 3-dii sano ee u dambeeyay kuwaas oo sanadkan ay u kordhiyeen msuhaarkooda 20%. Wasiirku, wuxuu sheegay in Miisaaniyadda 60% ay ku baxdo Mushaar iyo Gunnooyin, wuxuuna ka hadlay dad uu ku sheegay in ay ku doodaan in aan mushaar la bixin taas oo ku sheegay in ay tahay wax laga yax-yaxo. Miisaaniyadan maanta la ansixiyay ayaa waxay dhaqan galaysaa Janayo 2012, waxaana la filayaa in sida loo qorsheeyay ay ku baxdo. Puntlandpost.com
  2. Sharif going for a walk around the block
  3. Oh save it!!! this is my vision for puntland why dont you go open up your own vision for mogadishu
  4. Who thinks Galmudug and Mogadishu is the same thing and source? Welcome to Mogadishu Vision of Somalia Galmudug Parliament
  5. Frankfurt not that big but its the architecture thats draws me to it Paris again not very big but the architecuture is amazing Qatar Skyline just spectacular Chicago skyline Seattle there just something this city for me I dont know what it is but its gorgeous
  6. Singapore just totally spectacular. Not because its huge but the way its laid out Hong Kong. The best skyline in the whole world as far as im concerned totally unmatched world-wide This city needs no introduction and if you don't know it then turn on your television because its new york city. Toronto dont be fooled by it's skyline it's massive city its just the needle tower makes it look small but its not Vancouver is another good city of canada Shanghai totally spectacular looks like its from science fiction movie Dubai requires no introduction
  7. These are my personal Favourites in no order Sydney Melbourne Gold-Coast
  8. Gudoomiye Ku Xigeenka Rugta Ganacsiga Puntland oo Shir Caalami ah Uga qayb galaya Maraykanka [sawiro] Updated:- 4 hours ago| 0 Commnets Gudoomiye Kuxigeenka Rugta Ganacsiga Puntland Siciid Xuseen Ciid iyo Wafdi ka socda qaybo ka mid ah ganacsato Soomaaliyeed ayaa Magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka waxay uga qayb galeen Shir caalami ah oo ka dhacay halkaas,Shirkaas ayaa waxuu ku saabsanaa quwada korontada iyo Saamaynta aay ku leedahay dhaqaalaha aduunka iyo mustaqbalka quwada koronto ee qaaradaha iyo dalalka kala duwan ee aduunka. Shirkaan oo lagu magacaabo Power-Gen International Convention waxuu bilowday 11/12/2011 ilaa 15/12/2011 waxaana soo qabanqaabiya sanad walba Pennwell Corporation iyo U.S Department of Commercial Services. Shirkaan oo ah kulan Caalami ah ayaa waxaa kasoo qayb galay wafuud ka kala socotay 92 dal iyo 12,00 oo shirkadood,waxaa dhinac socday carwo caalami ah oo lagu soo bandhigay dhamaan noocyada korontooyinka, qalabka,farsamooyinka iyo Tiknolojiyadaha xiriirka laleh. Waxaa Wafdiga Puntland ka tagay ka koobnaa Gudoomiye Kuxigeenka Rugta Ganacsiga & Warshadaha Puntland Siciid Xuseen Ciid ahna Madaxa Suuq-geynta iyo Xiriirka Dibada ee Shirkada Golis Telecom, Eng.C/Qaadir Casayr Siciid oo ka socday Shirkada Puntland Energy. Waxaa isaguna Shirka kasoo qayb galay isagoo kayimid Dijibouti Ustaad Ridwaan Maxamed Xersi oo ah Xoghayaha Guud ee Somalia Business Investment Council ee fadhigiisu yahay Dijibouti. Waxaa shirka laga jeediyay khudbado iyo kelmado lagu falanqeeynay heerarka aay marayso korontada aduunka,Waxaa diirada la saarayay xoojinta saamaynta hagaagsan ee korontadu ku leedahay horumarka dhaqaalaha dalalka. Qaarada Africa ayaa la sheegay in si gaar ah baahideeda koronto ahmiyad loo siiyo maadaama Africa aay ku jirto waji koboc iyo horumarineed oo soo koraya kaasoo hadaan loo helin koronto baaxad leh, islamarkaana la isku halayn karo aay adag tahay inay hore u hinqato. Wafigaan oo ah kii ugu horeeyay ee kasoo qayb gala shirkaan(Convention) oo sanad walba la qabto ayaa waxay wafdigu kulamo kala duwan la yeesheen wafuudii Shirka kasoo qayb galay ee kasocotay dalalka ,Shirkadaha kala duwan iyo dalladaha ganacsi ee goobta yimid. Waxay sidoo kale kulan gaar ah laqaateen Corporation-ka qabanqaabiyey Shirka oo masuuliyiinteedu aay aad u soo dhaweeyeen in ay arkaan wafdi kasocda Somalia oo markii ugu horeeysay kasoo qayb galay madashaan caalamiga ah oo lagaga hadlayo baahida korontada caalamka iyo isbedelada ku socda laguna saadaalinayo mustaqbalka iyo horumarka farsamo ee la filanayo 10-ka sano ee socda. Kulankaan ayaa waxaa loo aqoonsan yahay inuu kamid yahay 50-ka Shir ee ugu waaweyn ee ka dhaca dalka Maraykanka sanadkiiba. Wafdiga ayaa waxay u gudbi doonaan Gobolka Minnosota iyagoo kulamo la yeelan doona Jaaliyada Puntland ee Halkaasi ku nool. Horseed Media
  9. Showqi;765705 wrote: Subxaanalah, kan Puntland u hadlaya in ay meesha keenan mabaysan ahayn!!! Ninkii ay doodu ka dhaxaysay wuu xaqiray oo wuxuu yidhi Duqa adiga Puntland maad tegin ee waxaan u maleynayaa magaalo kale ayaad tagtay. Wuxuu rumeysan yahay in qofkii dowlada Puntland ka soo horjeedsada qoorta laga gooyo. Ugu danbeeystii kulahaa qof wadaad ah oo Puntland lagu dilay wali ma aragteen:D:D Eesh Calaa siyaasi I laughed when he even threatened the t.v host. His patriotic of Puntland and some people are. I mean seriously I see his point puntland is building and i've stated a number of times in other threads showing that development in pictures and words. If I was him the best way to refute the other guy would've of been to state all the projects happening in the state, the level of puntland now sits on the international scene, and acknowledge that their has been security blunders but its not genocide like hamar and use the PDRC statistic to prove that even further. That would be the format I would go in with if I was on the pro bandwagon but in all honesty I am only pro puntland to outsiders internally I am very anti farole for the simple reason 500 deaths in 2 years is 500 to many. Our death toll shouldn't be more then 100 in each president term of 3 years
  10. A quick update puntland produces alot more then I expected or maybe forgotten about. They produce mineral water apparentely 8 factories that do it, One of which is this one warshadda kawsar that also produces other drinks. The owner Each of the kind of drink produced by the factory 7up Mineral Water Coke Tropical Fruit I havent even gone into the agricultural sector but just in the manufacturing sector so far we can happily boast the following; 1. 2 Mattress Factories 2. 2 Bread Factories 3. 4 fish factories 4. 8 Mineral water factories 5. 1 aluminium factory 6. 1 Roof tile factory 7. 1 Boat factory but to be extended to two 8. 1 Furniture factory 9. 10 Ice factories 10. 2 drink factories. One factory produces ilo tango the other produces multiple drinks 11. 1 Shampoo Factory 12. 1 Soap Factory 13. 1 Biscuit Factory 14. 1 Meat Factory 15. 1 Leather Factory 16. 1 Pasta Factory Thats what I do know of as far as the manufacturing sector is concerned and what makes it even great is the fact our commerce minister still says we need to lift our weight up in the manufacturing sector and start investing. So you haven't seen the end of this!!!
  11. Somalia you gotta watch it is very lively debate and I think it was fair and balanced. The listeners who called up I think were over-reacting we need this sorts of channels who are pro and anti because how can move forward if we dont correct the past and it is good because it advocates for free press and lets be honest somali people everyone has their opinion and everyone should have an avenue to say it!!! I am all for somali channel TV at the same timeI am all for pro media outlets like ETN and SBC. After you are exposed to both the pro and anti side you can make rational decision
  12. Very lively debate and I wish I had somali channel. I got universal/somali-sat/hctv. I wish I could replace hctv and somali-sat there both un-interesting to me. I am going to call my cable provider to see if there is anyway to add somali channel, sbc, and etn tv
  13. I think this is excellent news and long over-due and Farole should've of done this a long time ago. Hopefully this will keep gagaab and ina sicid samatar not able to manipulate the local people of their clan to cause trouble cause they will all fall under their isimo command!!! Another thing I am suscipicious about is Farole is now dead-serious about stability cause election time is not to far away and he will need to use some sort of card to keep his re-election prospects good which are slim at this stage but then again I personally believe he is going to mogadishu villa somalia next year and i've said this for a number of years
  14. Garowe(Puntlandi)Sidii loo soo gabagabeeyey kulankii Garowe ku dhexmaray Isimada Puntland iyo Madaxda Dowlad waxaa socda howlgalo ay wadaan isimada Puntland kuwasoo lagu mideynayo beelaha Puntland, kulankii Garowe waxaa lagusoo afjaray Colaadii ka dhalatay Dagaalkii Gaalacyo bishii septembar sanadkan, waxaana la faray isimada inay mideeyaan dhaman Bulshada Puntland. MadkaLabiga oo wax yar u jira Rako oo ka tirsan Gobolka Karkaar ayaa shalay lagusoo gabagabeeyay lagunasoo afjaray Colaadi ka dhalatay dagaalkii dhexmaray labo beelood oo walaalo ah wada dagana Deegaanka. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ahaa Isimadii ku howlanaa dhexdehxaadinta iyo dhamaynta Colaadaan ayaa sheegay inay guul ka gaareen, hadana colaadii dhamaatay. dhinaca kale Islaan Bashiir Islaan cabdille ayaa maalmihii lasoo dhaafay socdaal ku joogay degaano ku yaal xadka Itoobiya isagoo kulamo muhiim ah laso qaatay Beelaha deegaanka. kulan balaaran oo ka dhacay Degmada Bookh ayaa la isla meeldhigay Midaynta Beelaha gobolka, iyadoo marka hore Islaanka iyo Isimadu ay diirada saareen inay mideeyaan Beesha uu Islaanka u yahay waana lagu guulaystay. Wuxuu kaloo Islaanku lakulmay beelaha kale ee Gobolka dega waxaana la isla meel dhigay isku duubni iyo in amaanka Puntland meel loogasoo wada jeesto lana difaaco xuduuda Puntland. Ololahaan ay wadaan Isimada Puntlan ayaa ka dhashay kulankii ay isiada Puntland la qaateen Madaxda u saraysa Dowlada. Kulankii uu Madaxweyne Faroole Garowe kula yeeshay Isimada Puntland ee lagusoo af jaray colaadii ka dhalatay dagaalkii gaalkacyo ayaa la isla meel dhigay in Isimadu u guntadaan ka shaqaynta Amaanka iyo Midaynta Shacabka Puntland guud ahaan. ayna isgarab taagaan Dowlada si guul looga gaaro adkaynta amaanka. Galdogob ayaa iyana la filayaa inuu ka dhaco kulan ay isimada Gobolka Mudug leeyaíhiin sida warar aan rasmi ahan aan ku helnay. Waxaa iyanala filayaa in Isimada kasoo jeeda Gobolada sool yo ceyn ay u guntadaan Xalinta khilaafaadka beelaha deegaankaas. Dhinaca kale Qurba joogta Puntland guud ahaan ayaa looga baahan yahay inay midoobaan ayna kawada shaqeeyaan horumarinta Puntland. Puntlandi.com Garowe
  15. Yes Xaaji, I read it but farole said the 20th and no later even if that means a couple of days. I don't know how lenient he will be about the matter he might just suck it in and accept it but he could totally go another direction. His quite unpredictable and he is one of the first leaders in Puntland diverse politics and who sits in the secessionist camp that has reached the top office of the state and his policy are seccession orientated and he has alot of people that sympathise with him in regards to that matter. In Puntland you have various degrees of politics. 1. Seccessionists who want to see an indepedent puntland. 2. Unionists by far the stronger camp. 3. Development people. 4. Security Orientated People. 5. Islamist Thats pretty much the spheres of puntland politics and farole falls into category 1 and 3
  16. The ramifications are grand scale now. Let me play the speech of farole in hamar conference where he made it explicility clear "if nothing comes out of this conference that puntland has a right to secede" Listen here at the 1:26 mark till 1:35. Please listen to when someone in the background said "another ten years" I am sure he got a suprise with farole answer!!!
  17. Ra’isulwasaaraha oo maanta ku dhawaaqay inuu baaqday shirki ka furmi lahaa Garawe Updated:- 55 mins ago| 1 Commnets Ra’isulwasaaraha Xukumada KMG Soomaaliya, C/wali Maxamed Cali ayaa maanta sheegay inuu maalmo baaqday shirki wadatashiga ee 20-ka bishan lagu waday inuu ka furmo magaalada Garoowe. Dr. Cabdiwali oo la hadlay idaacada ku hadasho codka dowlada ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in maalmo yar dib u dhacy shirka balse si kastaba lagu qaban doono maalmo gudahood magaalada Garoowe. “Shirka qaban qaabadiisa waay socotaa baryo inuu dib u dhaco waa laga yaabaa laakin shirka wuu qabsoomayaa oo wuu dhacayaa, shirku waa muhiim laakin waxaa laga yaabaa inuu baryo dib u dhaco,” Mar wax laga weydiiyey sida ay u qancin doonaan maamulka Puntland oo shalay sheegay in ay isu tashan doonaan hadii uu shirka ku dhici waayo waqtigi loo qabtay ayuu ku jawaabay: “Dhib malahan waxaas, shirka sida ugu dhaqsaha badan buu dhacayaa, marka wax dhib ah inay jiri doonaan ma u maleynayo”. Dhanka kale Ra’isulwasaaraha ayaa kaga dhawaaqay maanta magaalada Muqdisho barnaamij socon doono todobo maalin oo ay dhamaan Golaha Wasiirada ku hor tagi doonaan Idaacada Radio Muqdisho iyo TV-ga qaranka oo ay dadka su,aalooyin kusoo weydiin doonaan. Barnaamijkaasi waxa ahmiyadiisu uu ku sheegay sidi dadka ay ula xisaabtami lahaayeen Wasiirada iyo habki ay wasiirada usoo bandhigi lahaayeen waxqabadka xukumada ee afarti bilood ee lasoo dhaafay. Horseed Media
  18. somalia, Yeah your right ximan and xeeb and the meeting their holding reminds of the grand meeting of 1998, if they can pull it off they will be the stakeholder to deal with in the southern central regions!!! I am quite happy with how much progress they have made alot better then galmudug that's for sure.