Dr_Osman
Nomads-
Content Count
3,889 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dr_Osman
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;767443 wrote: "Off to parliament" la yiri. Is that a baarlamaan? Our house and compound in Xamar was/is bigger than that. This is our secondary parliament when the official parliament is busy like for national conferences No parliament in somalia will match our official parliament under construction capacity 500 people Lets see your mogadishu local parliament it doesnt even match bosaso Oh please!!!
-
I am off to Parliament see you later boys
-
carafat waan ku ogladay toban jeer baad iga badan tahay why dont u support a constiteunt parliament why you giving us 61 seats xaq maba ahan taas we should get less and the best way is through population based parliament not tribal
-
Carafat toban jeer baad iga badan tahay sxb waan ku ogladay lets have constitieunt parliament so you can be half the parliament why you dont want this dan baba kugu jirtee!!! bro you lost big time farole won this one go to sleep
-
if you guys have big population then why are you against constiutency based parliament? iska hadal ma ficnee back it up with actions. End of story Farole is confident why arent you. Ok your cities are twice our size your twice our populations lets have constituency parliament see sheekadada wala qarxiyay
-
Carafat I am calling for national census and constituency parliament if I was langaab I wouldnt be calling for that, if you think the smartest clan in Somalia bases his policy around something not in his interest then you need to get ur head checked!!! Like I said 2016 come hell or high water you will be held accountable and you will not run towards 4.5 to cover hide your langaab status !!!
-
Carafat then you wouldnt be scared to do a census and have constieutent parliament. I think that proves your the minority and you know the truth
-
Farms are crucial we dont want to rely on imported agriculture, its cost four times the price if u had it local due to transporting and so forth!!! Please note that was nearly 2 years ago the film. Its alot larger the farms now Irrigation is a must and is apart of the Bossaso Urban Planning System. That whole side will be irrigation farms with irrigation systems, I hope other cities in Puntland learn from this. Self-sufficiency is the key to success
-
Nonsense. Hargeisa is small village with 3 main roads my aunty told me. Bosaso alone is paving 4 main roads which proves its larger. Were not the one's scared to do a census boys, ITS YOU. We are calling for constiuency based parliament your the one calling for a tribal one!!! its not us with the chip on the shoulder, we know were larger because 1960 italian government proved that we had way more degmos and today nothing has changed!!!
-
Mohamed and khadar are politically active!!! Not sure about the rest of the kids
-
M.Faroole 2-Shariif oo Hashiis Awood qaybsi wada Gaadhay Sir Culus 24th December 2011 · 0 Comments Waxaa manta gelinkii dambe lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Garoowe Shirkii uga socday Labada Shariif iyo Faroole, waxa ayna ku heshiiyeen qodobo muhiim u ah Awood qeybisgooda Dowladda Cusub ee Soomaaliya. Heshiiska waxaa gundhig looga dhigay laba qodob oo kala ah in Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 225 Xubnood iyo Qodobka labaad oo ah in lagu soo Xulo Nidaamka 4.5 oo Beelaha Soomaaliyeed loo qeybiyey. Haddaba, heshiiska la soo bandhigay waxaa ku hoos qarsoon heshiis si gaar ah ay u gaareen Madaxda Federaalka ee Labada Shariif iyo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole, waxa ayna sheegayaan warar aad ugu dhow Masuuliyiintaas in ay si gaar ah isugu afgarteen Awood qeybsiga Dowladda cusub ee la filayo in sanadka soo socda bedesho mida hadda waqtigeeda dhamaanayo. Madaxweyne C/raxaman Faroole waxaa loo daayey in uu ka noqdo Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif loo magacaabo Raysalwasaaraha Soomaaliya, Shariif Xasan Guddoonka Baaramaanka Cusub loo dhiibo oo uu Guddoomiye Baarlamaan ka noqdo Dowadda Soomaaliya mar kale. Warku wuxuu intaas ku darayaa in Labada Shariif soo xulaan Xubnaha ****** iyo Digil iyo Mirifle oo ay ka soo jeedaan C/raxmaan Faroole waxaa loo xilsaaray in Beesha ******* martiqaado oo uu soo xulo Xubnaha beesha uu ka soo jeedo maadaama uu yahay ninka loo daayey in uu Madaxweynaha Soomaaliya noqdo. Sadexda Masuul ee Puntland Faroole iyo Federaalka abada Shariif ayaa si adag ugu balamay oo isku dhaarsadeen in ay ka miro dhaliyaan hamigooda Siyaasadeed oo dhaqaale badan ku bixiyaan sidii odayaasha Beelaha dad lagu kalsoon yahay oo iyaga taabacsan u soo xulaan, waxa ayna ku balameen Labada Shariif iyo Farool in sida ugu dhaqsaha badan loogu howlgalo soo gudbinta magacyada Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya. Galgalanews.com
-
They really went all out. Bosaso didn't even bother going into everything like shopping centres, agriculture, textiles, or even leather factory it will probably all considered technical services and will be shown in the 2 day technical expo
-
Good job Somaliland pretty sad they showing imports like toyota car imports, its supposed to be whats produced locally and services provided done locally but other then that its going excellent!!!
-
Gaadhhaye stop turning this into hargeisa thing, its pathetic!!! Obama went to war in iraq is seccessionist thing to you also. War niyahow this has nothing to do with hargeisa its the least of worries in Somalia as they have peace and they will not jepordise it with war so their negiotation is over they signed the constitution quite quickly according to dastur.org!!! Anyways here is the great signing by the biggest stakeholders in Somalia. As for Shabab kenya and amisom is coming to get rid of you!!!
-
Madaxda Somalia oo saxiixey Mabaadi'da Garowe 24 Dec 24, 2011 - 6:32:17 AM GAROWEONLINE Shirkii dhinacyada siyaasadda Somalida uga socaday Garowe ayaa lagu gaaray heshiiis rasmi ah maanta 24,Dec,2011,baarlamaanka Somalia ayaa lagu heshiiyey in tiradiisa laga dhigo 225 mudane habka 4.5-ka oo ku saleysan qabiilka ayaa lagu hishiiyey inuu sii shaqeeyo muddo afar sanno ah,xulashada baarlamaanka ee Auguost 2012 dooranaya madaxda qaranka waxaa la soo xulayaa bisha June. Heshiiska maanta lagu gaaray Garowe ayaa waxaa si wada jira u saxiixay ,TFG , TFP Puntland ,Ehlusunna ,Galmudug, iyo Qaramada Midoobey ,waxaana markii la saxiixey lana ogaaday in madaxda Somalidu heshiis midaysan gaareen is qabsaday sacab ka soo yeeraya dadweynihii shirka fadhiyey oo shucuurtooduna kacsanayd. Wakiilka IGAD ee Somalia oo hadal ka jeediyey xafladii xiritaankii shirka wadatashiga ah,wuxuuna ugu horayn u mahad celiyey Madaxweynaha dawladda Puntland iyo dadweynaha oo ku tilmaamay inay qaadeen talaabadan geesinimada ah,waxa uu xusay in Somaalia ay ka mid tahay wadamadii asaasay urur goboleedka IGad,waxaana la wadaagaynaa Somalia buu yidhi dhibaatada haysata madaama laga xoraynayo Alshabaab. "IGAD iyo wadamada ay bahwadaagata yihiin ayaa xuddun u ahaa asaasgii haya'adaha federaalka Somalia,waxaana IGAD ka go'an inay Somalida garab taagnaato ilaa la soo celinayo nabdii iyo kala dambayntii,wadamada IGAD waxay marti geliyeen dadkii ka cararay dagaaladii Somalia,sidaas daradeed madaxda Somalidu ha xlistaan wixii khilaafa si aan loo baylinihin hay'adaha jira" ayuu yiri wakiilka IGAD Somalia u qaabilsan Jamaal Chiritain Manhal ku xigeenka ergayga gaarka ah Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia oo ka hadlay xiritaankii shirka Somalida ayaa sheegay in guul la gaaray 4-cisho oo laga doodayey ahmiyadii shirka loo qabtay,wuxuuna ku dheeraaday hababka ii heshiiskani diirada saarayo,isagoo tilmaamay in qodobada maanta soo baxay ay yihiin qodobo midho-dhala,wuxuuna dhawaq dheer u ku yiri Manahal "waa la gaaray wixii la rabay" isagoo aad ugu faraxsanaa qodoba ay dhinacyadu Somalidu ay midnimada ku gaareen. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo wajigiisa ay farxadi ka muuqatay markii laga soo dhaweeyey Microfoonka ayaa ugu horayn cabiray dareenkiisa ku aadan xiritaanka shirka wadatshiga qaran ee Somalia. "Waxaan halkan ka cadaynayaaa in shirkan maanta dhamaaday ay guul u tahay Puntland iyo Somalia oo dhan,waxaana idiin sheegayaa sidii aan furitaankii sheegay in aan waxba la kala qarsan balse aan la ka tegayn tiibaana maanta dhacaday" ayuu yiri Dr,Faroole bilawgii hadalkiisa. Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa soo hadal qaaday mid ka mid ahaa qodobadii ugu adkaa mudadii shirkani socday kaasi oo ah nidaamka 4.5 oo ku sheegay mid cadaalad daro ah,wuxuuna xusay in waqti loo qabatay lagana bixi doono sida ku xusay hishiiska mabaadiida Garowe (Garowe Principles) ee maanta qalinka lagu duugay.waxaana uu sheegay in dhinacyada Somalidu gaareen hishiikan iyagoo aysan cidina wax u yeedhinayn. Ugu dambayn ayaa madaxweyne Cabdiraxmaan wuxuu mahad balaaran u jeediyey dadweynaha reer Puntland siday dawladda ugu garab istaageen qabsoomida shirka,wuxuuna amaan iyo ducuba iskugu daray ciidamada kala duwan ee Puntland oo xilweyn iska saaray inay sugaan amaan caasimada iyo guud ahaanba deegaanada Puntland. Madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed oo soo gababeeyey xafladii xiritaanka shirka wadatashiga Somalida,ayaa muujiyey farxada isgaoo mahad balaaran u jeediyey dawladda Puntland oo ugu horeeyo madaxweynaha Puntland Shacka iyo ciidamada Puntland oo ku amaanay qaabka ay u sugeen amaanka caasimadda Puntland. Madaxweyne Shariif ayaa dhinace kele sheegay in loo baahan in taaba gelinyo qodobada maanta lagu saxiixay Garoowe.wuxuuna Shariif Puntland ku amaanay tanaasulkii ay ka sameeyeen qodobadii doodoodu adkaatay. Markuu shirku soo dhamaaday ayaa Radio Garowe Microfnka la dhexqaaday qaybihii kala duwanaa ee mujtamicii shirkan ka qayb-galay,waxayna ku sheegeen inay tahay maalin taariikhiya oo Smaliyana ay guul tahay. Madaxweynaha DFK Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa markii shirku dhamaadey waxa uu toos u abaarey dhanka Garowe International Airport oo diyaaradii uu raaci lahaa taagneyd, isagoona u duuley dhanka xarunta Somalia ee Muqdisho,waxana Garowe ku sugan madaxdii kale ee dhankooda saxiixdey heshiiska iyo ergadii dhamaan ka qaybgashey shirka. Halkan ka dhageyso dhamaan khudbadihii xiritaanka shirka la jeediyey http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxda_Somalia_oo_saxiixey_Mabaadi_da_Garowe.shtml
-
A successful conference ends in garowe with the dawn of the technical skills and light industries expo. Its great way to end this successful year
-
Baarlamaanka federaalka oo laba (2) Aqal yeelan doona & qaaciidada 4.5-ka oo 4 sano kabacdi la badali doono. Sat, 24 Dec 2011 09:13:21 -0500 am -05:00 -18000 Garowe, Dec 24 - Waxaa is-afgarad taam ah ku dhaamaday, go'aamana laga soo saaray shirkii wadatashiga Somalida ee ka socday caasimada Puntland ee Garowe. Waxaa khudbado ka jeediyey madaxda Somalida ee shirka ka qayb gashay. M/weynaha dawlada federaalka ee Somaliya Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in shirku uu ahaa guul Somaliyeed oo ay dani ugu jirto ummadda Somaliyeed. "Waxaa aaminsanahay shirkaani in uu bixiyey iftiin la daba gali karo" ayuu yiri M/weyne Shariif. "Waxaan hiigsanaynaana waa Somaliya oo nabad ah, dadka oo la tiriyo, gobollada oo dhisma, qofka Somaliga ah oo codkiisa ku doorta qofka uu rabo" ayaa uu ku daray. M/weyne Shariif ayaa kula dardaarmay ummadda Somaliyed is-kaasi, midnimo iyo taageerid go'aamada shirka. Al-shabaab iyo Al-qaa'ida ayaa uu ku baaqay in lala dagaalamo, dalkana laga saaro. M/weynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo isna ka hadlay xaflada ayaa sheegay in uu shirku guul ku dhamaaday, lana isku af-gartay qodobadii laga dooday. "Annagaa heshiinay, annagaa wax isku qabanay, annagaa markii dambena dhamaysanay iyadoon cid lib sheeganaysa oo wax noo sheegto oo na dhex gashay aanay ku jirin" ayuu yiri M/weyne Faroole. M/weyne Faroole waxaa uu dhaliilay nidaamka awood-qaybsiga beelaha Somalida ee 4.5-ka oo uu ku sifeeyey xaaraan. "War xagee lagu arkay qof bar ah." ayuu yiri M/weyne Faroole. Mar uu ka hadlay sida loo badali doono baarlamaanka, loogana gudbi doono habka 4.5-ka ayaa uu sheegay in laba (2) aqal la sameeyey, "Dabaro badan ayaa loo sameeyey." ayaa hadalkiisa ka mid ahaa. Waxaa uu intaas ku daray in ay ugu tanaasuleen ku dhaqanka ku meel gaarka ah ee habka 4.5-ka madaxda dawlada federaalka ah. Dawlada, ciidanka, iyo shacabka Puntland ayaa lagu ammaanay martigelinta shirka, sugidda amniga, iyo soo dhawaynta wufuudda ka qayb gashay shirka. Shirka ayaa bilawday 21-kii bisha December, 2011. Bishii September 2011 ayaa wajigii 1-aad ee shirka lagu qabtay caasimada Somaliya ee Muqdisho. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Listen to the audio of Shariff and Farole her http://www.radiodaljir.com/zview.php?id=1585
-
This is not a business fair so don't get it confused that was last year. This is a Technical tradefair where Puntland technicians display their skills and projects and also light industry manufacturers so no hawalad, traders and so forth. This will be a two day EXPO so more pics to come guys and remember we need to kick-start the manufacturing era in Puntland come hell or high water just like the city is reknowned for its business capabilities we need to also be reknowned for our manufacturing capabilities
-
Bandhig-Fandeed Wasaarada Ganacsigu Soo Qaban Qaabisay Oo Maanta Boosaaso Laga Furay[sawiro] Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Waxaa maanta magaalada Boosaaso ka furmay bandhig-faneed ay soo qaban qaabisay Wasaarada ganacsiga iyo wershedaha ee Puntland oo kaashanaysa Hay’adda Save The Children, kaas oo lagu soo bandhigayey Xirfadaha arday tira badan oo horay farsamooyinka gacanta loo baray iyo weliba qaar kamid ah waxyaabaha ay soo saaraan Wershedaha yar-yar ee dalka gudihiisa ka jira . Bandhig-faneedkaas oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa waxaa munaasabadii lagu furayey oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimey kana dhacday Hotel-ka International Village ee magaalada Boosaaso kasoo qayb galay Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowlada, Madax ka socotey Hay’adda Save The Children, iyo xubno kale oo bulshada qaybeheeda kala duwan ka tirsan. Mas’uuliyiintii munaasabadaas kasoo qayb galay islamarkaana ka hadlay waxaa kamid ahaa Wasiirka ganacsiga iyo wershedaha ee Puntland Xasan Faarax Jaamac, Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Siciid Maxamed Raage, Wasiiru dowlaha ganacsiga Maxamuud Faarax Beeldaaje, Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga Daahir Maxamuud Xasan (Khayr-doon), Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Gallan, Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo wershedaha Puntland Maxamuud Faarax Xayir Gudoomiyaha nabadoonada gobolka Bari Cabdiqaadir Axmed Ibraahim (Xarago), iyo Mas’uuliyiin kale oo tira badan. Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo wershedaha Puntland Daahir Maxamuud Xasan (Khayr-doon) wuxuuna sheegay in barnaamijkani uu yahay mid lagu soo xirayo Mashruuc mudo 2-sano ah soo socday kaas oo ahaa mid xirfado ay ku shaqeystaan loogu abuurayey dhalinyarada Puntland ayna ka qayb qaateen ku dhowaad 4000 oo dhalinyaro ah kana kala yimi guud ahaan deegaanada Puntaland. Daahir Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in uu jiro Mashruuc kale oo kaas ku lamaanaa ujeedada looga gol leeyahayna ay ahayd dhiirigelinta wax soo saarka dalka iyadoo halku-dhig looga dhigay ” Maalgasho dalkaaga iyo dadkaaga” maadaama sida uu Agaasimuhu sheegay bini’aadmigu uu yahay waxa ugu haboon ee la maalgelin karo. Cali Siciid oo ka tirsan Madaxda Hay’adda Save The Children oo iyadu Mashruucaas maalgelisey ayaa isna goobta ka hadlay, wuxuuna ugu horeyn u mahad celiyey dhamaan dadkii Munaasabadii bandhiggaas lagu furayey kasoo qayb galay isagoo intaas raaciyey in barnaamijkani uu yahay mid kor loogu qaadayo wax-soosaarka dalka iyo shaqo abuurista dhalinyarada Puntland oo in badan oo kamid ahi ay Baagamuudo yihiin. Cali Siciid ayaa dhinaca kale sheegay in xirfadaha dhalinyaradaas loo tababaray ay yihiin 28-xirfadood wuxuuna sidoo kale xusay in arintaas ay wadashaqeyn ka leeyihiin 3-kamid ah Wasaaradaha dowlada sida Wasaaradaha Ganacsiga iyo Waxbarashada. Mudane Xasan Faarax Jaamac oo ah wasiirka ganacsiga iyo wershedaha ee Puntland oo qayb ka ahaa mas’uuliyintii munaasabadii bandhig-faneedkaas lagu furayey ka hadlay ayaa aad ugu dheeraaday qiimaha ay Xirfaduhu leeyihiin iyo sida ay lagama maarmaanka ugu yihiin horumarka iyo amaanka bulsho walba oo dunida guudkeeda ku dhaqan. Wasiirka ganacsigu wuxuu sidoo kale ku dhiiri geliyey dhalinyarada inay Xirfadaha bartaan arintaas oo uu tilmaamay inay hoos u dhigi karto tirada da’yarta u tahriibaya dalalka dibadda ah islamarkaana ay fursano shaqo u abuurayso in badan oo dhalinyarada kamid ah oo markii ay waxbarteen kadib aan ku guuleysan inay shaqooyin helaan. Wasiirka dekedaha iyo Gaadiidka badda ee Puntland Siciid Maxamed Raage oo isna si kooban halkaas uga hadlay ayaa uga mahadceliyey ganacsatada sida fiican ee ay koboca dhaqaalaha gacanta uga geysteen, isagoo dhinaca kale ugu baaqay ganacsatada inay xil iska saaraan sidii bilicda magaalada kor loogu qaadi lahaa, gaar ahaan sidii jidadka magaalada ee waaweyn Laami looga dhigi lahaa. Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyo wershedaha ee Puntland Maxamuud Faarax Xayir oo isna goobta ka hadlay ayaa ugu baaqay Hay’adaha maalgeliya tababarada xirfadaha dhalinyarada loogu abuuro inay diirada saaraan dhalinta waxbarashada ka tegey iyo kuwo haleeli waayey maadaama ay iyagu yihiin dadka sida gaarka ah ay faa’iidada ugu yeelanayso in xirfado ay ku shaqeystaan loo sameeyo. Mudane Xayir wuxuu intaas raaciyey in ay lagama maarmaan tahay in dalka gudihiisa laga helo xirfad-yahanno badan oo *****la baahiyaha dhanka farsamada ee la qabo si looga kaaftoomo dalbashada ay shirkadaha ganacsiga iyo kuwa dhismuhu xiliyada qaar dibada uga yeertaan Xirfad-yaqaanno shisheeye ah. Carwadan oo soo xirmi doonta maalinta beri ah ayaa waxaa badeecadahooda kusoo bandhigay qaar kamid ah Shirkadaha ganacsiga iyo wershedaha yar-yar ee dalka ka jira sida kuwo Sharaabka, kuwa biyaha Sifeeya, Cuntooyinka, Isbuunyada, iyo weliba qaar kamid ah Shirkadaha kaluumaysiga . Si kastaba ha ahaatee Bandhig-faneedka maanta magaalada Boosaaso laga furay ayaa qayb ka ah 2-Mashruuc ay si wada jir ah isula wadeen Hay’adda Save The Children iyo wasaarada ganacsiga ee Puntland kaas oo kor loogu qaadayey Xirfadaha dhalinyarada si shaqooyin loogu abuuro, waxaana ujeedooyinka ugu muhiimsan ee laga leeyahay kamid ah: Horumarinta Ganacsiga, wershedaha , iyo xarfad u abuurista dhalinyarada Puntland si kor loogu qaado Amniga, iyo Dhaqaalaha islamarkaana hoos loogu dhigo Fakhriga, iyo Shaqaaqooyinka. Maxamed Salaad Xaaji Dirir Horseed Media Boosaaso
-
you dont guys get it at all do you? this image says alot The only city in Somalia where gold is displayed openly what does that tell you about the security
-
Population of cities don't matter. nonsense garbage is what I say somali regional government in ethiopia is 5 million according to corrupt ethiopian census and 10 million according to indepedent census and on satellite it looks like desert and not populated. The people population are decided in the bush. If ur to small to spread out then thats your fault not ours. You got 4 years boys enjoy this haram system till it is replaced!!! Because when census comes were ready to count all our cities and most importantly nomadic population and we will get our rightful seats back like it was in 1960-1969!!!
-
GAROOWE : M-wayne Faroole “Waa xaaraan 4.5 PL raali kama aysan ahayn, balse waxaan ugu turnay dadka Koonfureed oo muddo ku dhaqamayay waxakan” December 24, 2011 12:40 pm GMT Garoowe:-M-wayne Faroole oo hadda khudbaynaya ayaa waxaa uu sheegay in ay iyaku (Somali) ay isqabteen, doodeen, heshiiyeena oo aysan jirin cid soo dhexgashay, waxa uu sheegay in si adag loo wada hadlay dabaeedna iyada oo aan waxba isyeelin la heshiiyay. Nidaanka 4.5 Nidaamka 4.5 ayuu si adag uga hadlay waxaana uu sheegay in Puntland aysan doonayn nidaamkan oo uu yahay wax aan wanaagsanayn oo xalaal ahayn, balse waxa uu sheegay in Masuuliyiinta ka timid Koonfur ay ugu daneeyeen maadama muddo looga dhaqmayay Koonfur oo la dhibayo si aan loo dhibin. Waxa uu sheegay in mudadan 4-ta sano ah wixii ka dambeeya aan nidaamka 4.5 lagu dhaqmayn oo laga guurayo, waxa uu sheegay in uu ka raali galinayo kana xun yahay dadka ku dulman nidaamkan. Hadda waxaa hadalka qaatay M-wayne Shariif. Haka dheeraan Puntlandpost.com