Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. omg this speech of farole will shatter the enemy. I can see bones cracking, ANOTHER POWERFUL SPEECH. Farole president forever
  2. che-guevara thats a bit much, but i suggest u go listen to the 3rd anniverary of farole speech, enemies of the state bones will shatter
  3. Farole 3rd year anniversary Speech in Bosaso. Audio below http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Xaflad_ka_dhacdey_Madaxtoyada_Bossaso.shtml
  4. Having a government gives us a voice in somalia politics. Having a government secures security of the region so people can rebuild the state. Paying taxes pays our politicians and security forces to make sure our stability isnt disturbed. No stability means no progress!!! Having a government manages to unite people in the region under 1 system, it gives a way to exploit our resources and sign deals with foreign nations such as dubai saracen funding, companies like range resources. Its pretty ridiculous you are ask such a question on why to have a government you sound so mogadishu like!!!
  5. Interesting video!!! and their were some very valid points made
  6. FreshPrince;772048 wrote: Dr-Osman, was Buuhoodle ever in the hands of Somalidiidka? Buuhoodle has always been a Puntland supporting city, the entire Gobol of Cayn was indeed 100% Puntland since 1998, YET the so-called Puntland Administrations has not invested or done anything for Buuhoodle or Gobolka Cayn. Every time people ask what Puntland has done for SSC, you mention Laascaanood only, and say "Somaliland took control over it", same excuse. lol Puntland government doesn't do much development to begin with. Puntland government manages security so people can build their own regions while being a voice for 5 regions in Somalia in federal politics!!! Dadka dhisay Bosaso was not Puntland govt but its people same with Galkayo and Garowe. Waddoyinka, Ceel biyoodka, Caafimadka, waxbarashada which they do in conjunction with NGOS. As for private enterprises Puntland doesn't get involved accept for major infrastructure like the Galkayo hospital, Airports and port and things of major importance. But as far as business goes its free market this encourages competition at the city level and even between regions which only means the locals benefit. Whats your suggestion Puntland be an authoritarian regime and manage everything? sorry bro its public private relationship there
  7. Las anod was developing very well untill 2005-2006 zone went puntland was there, now its all gone downhill Laascaanood Daawo dacalada:::::Akhriso Horumarka Laascaanood Ay gaadhay : Waa Warbixin Dheer Oo Aanu Kaga Hadli Doono Horumarka magaalada laascaanood Iyadoo Aanu idin kaga warami doono Dhanka:::: Bilicda,:: Xaga Waxbarashada, Xaga Ganacsiga, Xaga wax soo saarka Dhulka iyo Duunyada, Xaga Wadooyinka iyo DHismaha, Xaga Gaadiidka dadweynaha, xaga Dhismaha Magaalada,Xaga Korontada iyo Biyahay::Xaga isgaadhsiinta ( Taleefooonada, Idaacadaha iyo TVga),Xaga Gagida diyaaradaha Airportska........................................ ........... :Horumarka ay gaadhay magaalada Laascaanood ee golaka Sool waa mid dhamaan laga wada dareemay Gobalada kale ee Dalka oo dhan ama inta ay Soomaalidegto . ::: Horumarka ay magaaladani gaadhay dhowr iyo tobankii sano ee u danbeeyey , waxay gaadhsiisay in ay magaalooyin badan oo ka xiga hareeruhu ay ku dadaalaan iyana sidii ay u gaadhi lahaayeen ama ula tartami lahaayeen , run ahaantiin in magaalooyinku Tartamaan waa wax aad u fiican oo waxay keeni kartaa in dadku halka ay isku haystaan qabiil ay ku dadaalaan in uu nin waliba magaaladii uu u dhashay ama uu ka yimid uu horomariyo taas oo dalkeenu ka hoosbixi lahaa gacanta shisheeye Hadii aynu ka hadalno qiyaasta dadka haatan ku sugan magaaladaas ama degenba sida tira koobkii sanadkii hore sheegay 2005ta waxa lagu qiyaasay in ay degenyhiin magaalda ama ay hoy u tahay in kabadan 120,000 kun oo qof , Tirakoobkaas oo la sameeyey bishii June/2005 waxaa la filidoonaan in sanadkan aynu ku jirnona ay gaadho inlaa 125- 127 kun oo qof , hadii aynu dib u milicsano tira koobkii magaaldan sanadahii 1984kii waxa tirada magaaladan lagu qiyaasay ilaa 5000 ilaa 7000 kun oo qof , Burburkii dowlada ee sanakdii 1991kii waxa ay tira koobka guud ee magaaladani uu ahaa inta u dhaxaysa 10,000 ilaa 12,000 kun , laga bilaabo wakhtigaas oo ahaa 1991 kiil ilaa 2006 oo ah mudo dhan 15sano waxaa aad u heermaray noloshii magaalda taas oo keentay in dad badan oo Magaaldan u dhashay oo awalkii hore ka guuri jiray in ay ku soo laabtaan , waxaa kale oo tiradan iyana badiyey dadkii asal ahaan uga soo jeedya magaaldan oo ka soo baro kacay dagaaladii koonfureen ee 1991 - 1995 kii , waxaa kele oo ka soo guuray dad badan oo awal degenaan jiray gobaldan kale ee waqooyiga , sida awdal , w-galbeed iyo Togdheer , waxaa iyana jira dad badan oo ka soo guuraya Dalalkii qurbaha ee ay awal u qaxeen iyagoo soo doorbidaaaya nolosha wacan ee maanta ka jirta Dhulkood. Xaga Waxbarashada: Xaga waxbarashada maanta waxaa lagu qiyaasaa in ay magaalda ka furan yihiin in kabadan 22 school oo isugu jira Hoose / Dhexe iyo Sare , waxaa iyana jira Schoolo madax banaan sida kuwa laga barto af-afka qalaad (Ingliishka , Carabiga , Faransiiska iyo i.w.m) oo iyagu haatan kor u dhaafay in kabadan 14 school waxaa jira iyana schoolada lagu barto Farsamada gacanta oo haatan gaadhaya ilaa 6 school waxaana lagu kala bartaa sida ( Korontada , Dhismaha , Dhartolista , Maacuun samaynta , alaab guri samaynta , Computerka , cuno karinta kala gadisan , iyo farsamooyinka gacanta ee kale) waxaa haatan magaalda ka furan 3 maxad oo diininta lagu barto iyo malcaamado quraano habaysan waxaa maanta magaalda ka furan Jaamacad lagu magacaabo Jaamacada Nugaal oo iyadu furan haatan mudo 2aba sano iyo badh ah , jaamacadaas oo heer keedu gaadhay kuwa dalka haatan ka jira oo kale . :Xaga Ganacsiga ::: xaga ganacsiga magaaladan lama soo koobi karo waayo waxaa maalin walba la furaa xaruumo ganacsi oo isugu jira kuwo waa wayn iyo kuwo yar-yarba , mulkiilayaasha ganacsigan oo badan koodu ay iskug jiraan dada qurbaha ka yimid iyo kuwo hore u sii joogay dalka , ayaa iyagu runtii hirgalaiyey in uu kobco ganacsigaas , gaadhana heer wayn . :Xaga wax soo saarka Dhulka iyo Duunyada::: xaga wax soo saarka dhulka waxay haatan laascaanood caan ku tahay in ay iyadu u iib g gayso khudaarta kala nooca ah ee ka soo kala baxa beera degmooyinka gobalka sool , khudaartaas oo dhamaanteed haqabtirtay dadka ku nool magaalda , waxayna ganacsadayaashu gaadhsiiyaan badeecadoodaas magaalooyinka kale xaga xoolaha nool oo ilaahay aad ugu manaystay dhulka Daraawiishta SSC ee uu ku yaalo gobalka sool siiba magaaladan Laascaanood ayaa iyadu waxaay ahaan jiray sanadahii 90kii ilaa dhamaadkii qarnigii hore magaalda ugu xoolaha badan , waxaanay lagu qiyaasay in 90% xoolaha kakala dhoofi jiray labada Dekadood ee kala ah Berbera iyo Boosaaso ay ahaayeen xoolaha ka yimaada Deegaanka Daraawiishta SSC . Xaga Wadooyinka iyo DHismaha: xaga wadooyinka magaaladan oo awlkeedii hore ay dhex jeexi jirtay wadada dhamaan isku xidha magaalooyinka Soomaalia oo dhan, ayaa iyadu haatan ah mida ugu wayn ee wali dhex badhtanka magaalada marta , waxaa jira wadooyin kale oo ay dadku sameeyeen kuwaas oo leh laami(daamur) waxaana haatan jira ilaa 10 wado oo ay maraan Basaska iyo gawaadhida kala nooca ah wadooyinkaas oo kor u qaaday bilicdii magaalda . xaga gaadiidka dadwaynaha: waxaa jira baabuurta kala qaada dadka ee loo yaqaano gaadiidka dadwaynaha kuwaas oo iskugu jira Basas kuwa waawayn iyo kuwa loo yaqaano caasiga iyo Taxida oo iyagu ku badan magaalda , waxay maglaaladu leedahay in kabadan 30 stop ood oo ay istaagaan Basasku xaga dhismaha magalada: waa mid aynaan hal maqaal ku soo koobi karin waayo maalintii la arkaba waxaa laga dhisaa magaalda inkabadan 100 guri , guryahaas oo ay kala dhisyaan shikado yar yar iyo kuwo waa waynba , haatan shirkada ugu wayn ee ka wada in kabadan 180 guri magaaladu waa shirkada loo yaqaano Hilaac taas oo mashruuc heer sare ah ka wada magaalda. xaga korontada iyo Biyaha: xaa magaaldu heshaa nal ama koronto ah 24-7 oo ah 24ka saacadood iyo 7ada maalmood , waxaa magaalda ka jira in kabadan 10 shirkadood oo ka shaqeeya korontada balse haatan Ay midoobeen oo ay labaxeen shirkada xooga korontada laascanood . xaga biyaha magaalda oo awal biyo xumaani ka jiri jirtay , ayaa haatan dadku ku raaxaystaan biyaha kala jaadka ah ee ay galisay hay,adaha UNta iyo kuwo madax banaan oo shicibku leeyihiin , waxaa kale oo jira dhowr warshadoo oo iyagu soo saara biyaha loo yaqaano moya-saxada . Xaga isgaadhsiinta ( Taleefooonada, Idaacadaha iyo TVga): waxaa ka furan magaaldan in kabadan 4 shirkadood oo isgaadhsiineed, waxaanay laascaanood noqotay sanadkii 2005 magaalda soomaaliya ugu isgaadhsiinta wacan , uguna taleefoono jabadan Kuwa guryahay iyo kuwa gacantaba. xaga idaacadha , waxaa haatan ka jira magaalada idaacada la yidhaah Laascaanood oo iyadu haatanjirta 5sano iyo badh waxaa jira iyana idaacado laga dhagaysto Internetka oo iyagu gaadhaya ilaa 5 qaaradood ee aduunka waxaa kale oo jirta shirkad cusub oo la yidhaadh TV-Las-Anod oo haataan wada dhismahii iyo isku habayntii qalabka Tv-baahiyahay oo lagu wado in ay furanto sanadk 2007 horaatniisa. Xaga Gagada diyaaradaha Airportska: waxaa laascaanood ag-ageerkeeda ku yaala ilaa 4 gago-diyaaradeed oo ay soo kala fadhiistaan diyaaradaha sida Jaadka iyo Alaabka loo yaqaano Bagashka , waxaa haatan socda olole ah in la sameeyo Airbot wayn oo la yidhaah Las-anod Airport , mashuurcan oo ay iska kaa shanayaan ganacsadayaal ku dhaqan dalka dibadiisa , mashruucan oo hadafkiisa ugu wayni yahay sidii dadka magaaladan uga kaaftoomi lahaayeen , in ay ku soo dagaan Airport ayda Burco iyo Bosaaso , kuwaas oo sanadkiiba dadka u dhashay magaaladani ku kharash gareeyaan labadaas Airport ee kala ah Burco iyo Bosaaso lacaga ka badan 2.5 milyan , lacagtaas oo isugu jirta , tigidhada, Hoteelada iyo Gadashada alaabta , si taasi ugu soo xaroorto gacanta Maamulka magaalada waxay isla garteen ganacsadayaashaasi in ay jamciyaan dhamaan 4taas Airport ee yaryar kana dhigaan hal mid ah oo wayn si ay u soo fadhiisankaraan diyaarahda waa ayn ee kala qaada dadka iyo xamuulka kaleba. Isku soo wada duuboo , waxaynaan hal bog ah kusoo wada koobi karin Horumarka balaadhan ee ay gaadhay magaaldan Laascaanood 16kii sano ee u danbeeyey , waxaaase ka muhiimsan in ay dadku dhulkooda dhistaan horumarna gaadhsiiyaan si ay uga kaaftoomaan Dhul shisheeye iyo ku hoolaanshaha dadka kale . hadii dadka Magaaladani ku dhaqaaqaan 50% in horumariyaan magaaldan waxaa aan shaki ku jirin in ay L-caanood noqon karto magaalo Madaxda dadlka , waayo waxay kamid tahay magaalooyinka ugu filka ama faca wayn dhulka soomaalida , hadii ay Taariikh noqotana waxay ku jiraa magaalda 3dexaad ee ugu taariikhda wayn dhulka soomaaliyeed. :waxaa loo baahanyahay in dhulkaaga aad Horamarisid::: Widhwidh Media Center:::
  8. Burahadeer, lol you defeated the somali army!!! dude everyone knows the army left to go handle the usc who was attacking the capital!!! You were in harshin and u would've stayed there if it wasnt for aideed!!! your snm are pussies can't even defend from a few of abdullahi yusuf boys who are all from one jilib hoose!!! To make matters worse your the only clan in history to abadon your abtirsi for aideeds!!! lol shame bro shame ps: burahadeer forget about beel-weynta war niyahow you can't even handle a bunch mahad boys like sicid dheere said 2 days and even the mogadishu boys look at you in pity too!!! dude you cant hate us cause ur small and were big. you will never be president u need to accept it waan goosanaya and im running away scared for YOUR life. Illahi ba dad yar ka dhigay u need to accept it
  9. Alpha Blondy;772029 wrote: this is very impressive. thanks, I got somalina fever
  10. Final Salute from the Man In Charge Of This Power-House State
  11. Finally the Airforce says hello. 6 is the lucky number
  12. Canyons Mountain Hide-outs. Gets below freezing at night Nice Lakes Skinny dipping Surfing the indian ocean Islands at Hafun Snorkeling At the Red Seas Enjoying a vibrant Business Capital in Bosaso Enjoy a Range of Hotels in the State
  13. Bandar Kassim Mall. Bosaso Macruf Shopping Center. Bosaso Golden Standard Mall. Bosaso Jubba Supermarket. Bosaso Outdoor Markets. Bosaso Biyokulule Spring Bath Nice Farms and horses Nice Farms again Some of the best grazing lands in Somalia. Nugal Valley Coastal Drives
  14. Puntland Secondary Parliament. Garowe Puntland Official Parliament Under Construction Qardho Government Guest House. Under Construction Bosaso District Parliament Bosaso Governor House Garowe Governor House. This Where Farole Is Residing. Please Note Huge Presidential Palace is under-construction for him Carmo Academy. Trains our local law enforcement agency Marine Institute Under Construction Masjid Rowda. A very Important Institution
  15. Ministry of Security.Bosaso Ministry of Security Garowe Ministry Of Health. Garowe Ministry Of Education. Garowe Ministry Of Planning. Garowe Ministry Of Interior. Bosaso. Plus there is one in Garowe Ministry of Marine, Transport and Port. Bossaso Ministry of Finance. Bosaso Garowe Teacher Education College. Garowe Puntland Chamber of Commerce. Bosaso
  16. Governance Banks Not Hawalad Man-Made irrigation systems Spring Baths Swamps Two types of Mountains in Bari and Sanaag
  17. Xaflad lagu soo bandhigayo Waxqabadka Maamulka Puntland ee Sannadkii Tagey oo lagu qabtay Bosaso+Sawiro January 9, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster Xaflad Balaaran oo habeenkii xalay ka dhacday Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Boosaaso oo ay ka soo qeybgaleen Masuliyiinta ugu sareysan Puntland Waxgarad,Aqoonyahan,Culimo iyo Dadweyne kale ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay. Xaflada oo ugu horey lagu furay kalmad muxaaro iyo baraarujin iskugu jirta oo uu halkaas ka jeediyay Suldaan Bashiir ayaa waxaa uu si aad ah ugu nuuxnuuxsaday qiimaha Puntland ay u leedahay shacabka. Suldaanka ayaa xusay in shacabka Puntland aysan u muuqan Qiimaha Dowladnimo iyo deganaasho leeyahay waxaa uu si gaar ah uga hadlay dilal iyo Falal amaanka lidi ku ah oo ka dhacay Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo isaga oo ku tilmaamay in dadka ficiladaas geysanaya ay doonayaan in Puntland ay dumiyaan. Dhinaca kale suldaanka ayaa ugu baaqay Maamulka Haatan jira in looga baahan yahay inay dadka la tashadaan u turaan iyo arimo kale. Xaflada waxaa lagu soo bandhigay ruwaayado iyo heeso wadani ah oo ay soo bandhigeen kooxda waaberi Puntland kuwaasi oo ka turjumaya xaalada haatan jirta ee dhinaca amaanka. Intaasi ka dib xaflad Sadex sanno ka dib Doorashadii Madaxweyne Faroole ka hadlay qaar ka mid ah waxgaradka Puintland kuwaasi oo Maamulka waxaa lagu soo dhaweeyay Waxgaradka iyo Isimada Goobta joogay waxaana isimadii ka hadlay ka mid ahaa Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin waxaana uu Ugaaska ku nuuxnuuxsaday in Xukuumada hada ay wax qabatay welina wax kale looga fadhiyo. Masuuliyiinta xaflada ka hadlay oo aad u fara badnaa waxaa ay ku nuuxnuuxsadeen in si aad ah loogu baahan yahay in ka shaqeynta amaanka wax lagala qabto maamulka Haatan haya talada Maamulka Puntland Xaflada waxaa hadalo kooban oo amaanka iyo waxqabadka Puntland ka soo jeediyay wasiirada Amniga Khaliif Ciise Mudan iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland C/laahi Axmed Jaamac kuwaasi oo sheegay in horumar dhinacyo badan leh laga gaaray Amaanka iyo Horumarka. Ugu daneyn xaflada waxaa soo xiray Madaxweynaha Puntland oo qudbad dheer ka jeediyay xaflada xalay lagu qabtay Madaxtooyada Boosaaso oo lagu soo bandhigay waxqabadkii sannadkii tagey ee Mamulka haatan jira waxaana madaxweyna uu si weyn ugu nuuxnuuxsaday amanka iyo wax laga qabtay. Docda kale waxaa uu madaxweynaha sheegay in meelo farabadan ay waxka qaban donaan oo ay ka mid yihiin deegaanada xeebaha ah ee ka baxsan Wadada laamiga iyo magaalooyinka waaweyn. Xaflada waxaa ay ku soo dhamaatay jawi degan iyadoo dhamaan ka soo qeybgalayasha dhamaantood ay ahaayeen kuwo farxad ka muuqato DAAWO SAWIRADA
  18. Burahadeer. If you are right, show me hargeisa skyline 1990. Dont show me pockets of destroyed buildings Hiroshima Thats what you call a city that is levelled untill you can prove that you no basis in your claims and my argument stands any court of law will see that I make more sense that certain areas which is less then 5% of the city was striked by going off the photos I have seen of quarters here and there destroyed. You have lost the debate and you have been lied to you will need to accept that because meeshan evidene ba la hadlo
  19. burahadeer;771957 wrote: ^^^^to those you can hoodwink.Towns were rebuilt..20yrs of work....so stop this, no one is gona buy except those same ideology with you which is fine. What are you saying a house built in 1960-70 will be the same as a house built in the 1990s? niyahow iga tag dooda way dhamatay
  20. Your lucky they don't get the raw puntians like myself onto universal to debate against the snm fringe group, i will make xoosh look like an angel!!! Because my arguments, I use evidence to convince my audience to follow my thinking not propaganda!!! My debate would be very solid. I would present the fact that 80% hargeisa still has homes that look pre 1970s like any other city in Somalia. I would further show images of how the city is covered in those style of homes which re-iterates the fact its nost just one or two homes but the vast majority of the city. I would go on then to re-enforce my arguments by saying the SNM were themselves were criminals who endangered their own people, because they werent fighting outside they were fighting hiding behind civilian areas and civilians skirts!!! If they truly cared for their people safety they wouldn't endanger them in the first place. This argument would make the SNM as the evil culprit and everyone viewing them as such. My last icing on the cake will be. Any government that has a rebel group operating in the country on clan purposes over national government representing the nation should be attacked. An act of treason in any country democratic or otherwise is still punishable by death. The SNM were not targetted first they are the ones who made the first move attacking a sovereign country territory for clan related purposes because no north-western civilian was attacked before 88 which was a sharp response to the SNM rebels moving into a country sovereign territory for purely clan related reasons, For every action there is a reaction!!! The whole snm issue would be closed and Somalis will be enlightened on the whole reality and the SNM booed