Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Id like to thank the excellent work of the law enforcement agency and society in working apprehending this savage thats killed a mp. Excellent Job and a big shout outs to baargaal elders and citizens assisting the local law enforcement in this brutal murder
  2. Gacan-ku-dhiiglayaashii dilay xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo la qabtay; Issimada iyo waxgaradka Baargaal oo cambaareeyey fal-dambiyeedka. Sat, 28 Jan 2012 16:30:38 -0500 pm -05:00 -18000 Bosaso, Jan 28 - Wararka ka imaanaya Baargaal oo ka tirsan gobolka Bari ayaa tilmaamayo in gacanta lagu dhigay raggii dilay alla ha u naxariistee Xidhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland, kaasoo shalay rag hubaysani ay tacshiirad ku dileen. Waxgarad kasoo jeeda degmooyinka Baargaal iyo Caluula ee gobolka Bari ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Boosaaso waxaa ay xaqiijiyey qabashada raggaasi, waxaana ay intaasi ku dareen in ay qorshaynayaan ka qayb noqoshada tallaabooyin wax-qabad ee arrintaasi la xiriira. Kulanka lagu shaaciyey qabashada raggaasi iyo dareenka dhaqan ee dhacdadaasi ku aaddan ayaa waxaa ka qaybgalay issimo, nabadoono iyo odayaal dhaqameed deegaankaasi kasoo jeeda, waxaana issimadii shirkaasi qabtay ka mid ahaa Beeldaajaha deegaanka Cal-Bari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin. Beeljiyaha, shirkaasi ka hadalay ayaa sheegay inay siweyn u cambaaraynayaan dilka xildhibaanka waxaana uu u mahadceliyay shacabka Baargaal tallaabooyin la xiriira xakamaynta falkaasi oo ay qaadeen taasoo ay ugu mug-weynayd qabashada raggii falkaasi gaystay oo uu tilmaamay in gacanta lagu hayo haatan. Dhinaca kale Faarax Fuqyare, oo ka mid ah qurbe-joogta deegaanka Baargaal ayaa isaguna sharraxaad kooban ka bixiyey alle ha u naxariistee taariikhadii xildhibaanka Bile Maxamuud Yuusuf, waxaana uu sheegay xildhibaanku inuu ku dhashay degmada Caluula sannadii 1957, isagoo waxbarashadiisii hoosena ku qaatay Baargaal, joogayna illaa iyo intii uu uga biiray ciidamada bilayska Soomaaliyeed, waxaana uu soo qabtay shaqooyin dawladeed oo kale duwan oo ay ugu dambaysay middiisii xildhibaannimo. Allah,ha u naxariistee Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf ayaa waxaa dilkiisa uu dhacay xilli uu ku jiray socaal uu ugu ambabaxayay degmada Baargaal si uu uga shaqeeyo wanaajinta xiriirka dawladda Puntland iyo shacabka deegaanada Baargaal iyo Caluula. Diiwaanka Wararka Daljir Boosaaso.
  3. Kingy, I think the drill site Combined with the Oil Storage Tank at the coast Is a devastating blow and a slap in the face to enemies of state domestically and regionally. This is how the enemy is right now And thats how we want to them to be at these new revelations of progress in a state that is not theirs
  4. Ciidamo ka Goostay Somaliland oo Maanta Gaarey Degmada Buuhoodle Deegaanka Sooljoogto oo ay dagaalada ka dheceen Buuhoodle (RBC) Waxaa maanta degmada Buuhoodle soo gaaray illaa 35 askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka Somaliland kuwaasoo uy goostay dhanka ciidamada Buuhoodle. Askarta ka goosatay Somaliland ayaa sheegay inay ka mid ahaayeen ciidamo ku sugnaa deegaanka Qorilugud oo labo maalin ka hor dagaal uu ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka, waxaybna dhamaantood wateen qoryaha fudud. Wariye madax bannaan oo ku sugan Buuhoodle ayaa Raxanreeb u sheegay in ciidamada soo goostay ay soo dhoweeyeen saraakiisha maamulka Khaatumo. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka maamulka Somaliland oo ku saabsan askarta ka goosatay. Hase yeeshee ilo wareed ku sugan magaalada Burco ayaa sheegaya in ragga goostay ay ahaayeen ciidamo ka soo jeeda gobolka Sool oo hore uga tirsanaa ciidanka Somaliland. Waa markii ugu horeysay oo ciidan ka tirsanaa Somaliland kana soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ay goostaan tan iyo intii uu qarxay dagaalka ka dhex oogan Somaliland iyo dadka deegaanka Buuhoodle. Dhanka kale waxaa maanta degaan xaalada deegaanka Sooljoogto oo maalintii Khamiistii dagaal culus uu ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka. Dagaalkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan. RBC Radio
  5. Dawladda Puntland oo Dilkii AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Ku Eedeysay Duqii Hore ee Degmada Calluula [sawirro +Codad] Boosaaso[RBC Radio] Dawladda Puntland oo ka hadashay maanta dilkii loo geystay AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf ayaa ku eedeysay in uu ka danbeeyey Guddoomiyihii hore ee degmada Calluula Xareed Ciise Cumar iyo koox uu watay oo jidka u galay sida ay sheegtay. Wasiirka amniga iyo DDR-ta Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan oo Shir Jaraa’id ku qabtay maanta Xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in Dawlad ahaan marka hore ay aad uga xun yihiin dilka loo geystay Xildhibaanka ugana tacsiyeynayaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay inraba. Shirka Jaraa’id ee Wasiirka amniga ayaa waxaa ku weheliyey Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax,Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan,Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Bari Cismaan Cawke Afdalow iyo Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Muxiyadiin Axmed Muuse. Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in dilka Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf uu ka danbeeyey nin uu yiri waa Xareed waana Guddoomiyihii hore ee degmada Calluula Xareed Ciise Cumar iyo koox burcad ah uu watay waa sida uu sheegaye. Sidoo kale waxa u tilmaamay Mudane Khaliif in AUN Xildhibaanku u socday shaqo qaran oo deegaanka ah balse ay Jidka u galeen koox u ku sheegay in ay yihiin burcad madax u yahay Xareed Ciise Cumar. ”Waxaan shirjaan Jaraa’id u qabanay geeridii ku timid Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf AUN oo shalay ay burcad ku dishay meel ka sokeysa magaalada Baargaal ,Xildhibaanku wuxuu u socday shaqo qaran inuu degmada deegaanka soo shiso oo u naga hormaro si loo abaabulo Odayaasha,ganacsatada iyo dadka meesha degan ,hawshaas isaga oo u socda ayaa burcadaas waxay u gashay Jidka oo u madax u yahay nin la yiraahdo Xareed oo halkaas burcadnimo ku jooga taasna waxay keentay in xabo ku furaan intay ambush u galaan meeshiina uu ku geero=iyoodo marxuumkii Xildhibaan Bile ,waxaanu Ilaahay uga baryeynaa in janada ka waraabiyo danbigiisana dhaafo ,eheladiisana waxaan u rajeyneynaa samir iyo Iimaan …..”ayuu yiri Col.Khaliif Ciise Mudan. Wasiirka ayaa xusay in ay u diri doonaan deegaanka dhibku ka dhacay ee Baargaal Ciidamo ka socda Dawladda Puntland oo gacanta kusoo dhiga kooxihii ka danbeeyey dilkia AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf. ”Dawladu hada talaabo wey qaaday abaabulna wey wadaa,talaabo adag oo lagu soo qabanayo cidii falkaas geysatay ,waxaana loo dirayaa Ciidan…”ayuu yiri Col.Khaliif. Dhanka kale Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweyne Faroole Cabdisamad Cali Shire ayaa isna dhankiisa sheegay in la garanayo dadkii ka danbeeyey dilka AUN Xildhibaanka uuna ka danbeeyo Xareed Ciise Cumar goor dhowna la hor keeni doono cadaalada. Hadaba waa Kuma ninka lagu eedeyey dilka AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf? Xareed Ciise Cumar ayaa ah Siyaas kasoo jeeda deegaanka Baargaal,waxaana uu mudoo ka tirsanaa Dawladda Puntland isagoo Guddoomiye kasoo noqday degmada Calluula ee gobolka Bari. Muddo markii uu ahaa ayaa laga qaaday xilka,waxaana isaga oo masjid ku tukanaya gudaha magaalada Boosaaso loo taxaabay Xabsiga weyn ee Gaalshiraha Boosaaso isagoo lagu soo eedeeyey in uu yahay qaran dumis. Waraysi uu siiyey Warbaahinta xili laga soo daayey Xabsiga Gaalshiraha ayuu sheegay in eeda ugu weyneyd ee lagu haystay ay ahayd in Jeexay wadadii lagu dhisay maamulka ilaa hadda lagu muransan yahay ee Casayrland,waxaana damiin kusii daayey Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax. Si kastaba lama oga talaabada xigta ee ay Dawladda Puntland qaadeyso walow ay ka dhawaajisay in Ciidamo u dirayso deegaankaas ay shaqaaqadu ka dhacday ee Baargaal. Cismaan Turaabi RBC Radio Xafiiska Wararka Boosaaso turrabi20@gmail.com Wasiirka amniga iyo DDR-ta Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng.Maxauud iyo Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Bari Afdalow Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Muxiyadiin Axmed Muuse Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan Listen to a live feed from Puntland officials regarding this serious matter http://www.raxanreeb.com/?p=129803
  6. So far the beeldaaje, V.P, Parliament Speaker have condemned this atrocious act
  7. Gudoonka sare ee Baarlamaanka Puntland oo tacsi u diray eheladii uu xildhibaanku ka geeriyoodey Updated:- 33 mins ago| 0 Commnets Gudoonka sare ee Baarlamaanka Puntland ayaa tacsi u diray eheladii uu ka baxay -AHN- xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo xalay fiidkii dabley hubaysani ay ku dileen degmada Baargaal iyo gobolka Bari. Gudoomiyaha golaha wakiilada ee Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo maanta xarunta Baarlamaanka Puntland ee Garoowe Saxaafadda shir ugu qabtay ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey -AHN- xildhibaan Bile. Mudane Cabdirasihiid ayaa sheegay in xildhibaanka ay gacan ka xaqdarani dishey islamarkaana uu qayb ka noqonayo tiro xildhibaano ah kuwaas oo siyaabo kala duwan ay gacmo ka xaqdani horay ugu dileen. Qaar kamid ah xubnaha Baarlamaanka ee Puntland oo iyaguna maanta magaalada Garoowe Saxaafadda kula hadlay ayaa muujiyey dareenkooda ku aadan geerida ku timid -AHN- xildhibaan Bile, waxayna sheegeen inuu ahaa xubin aad u fir fircoon oo ay adkaan doonto in la helo cid booskiisa buuxisa. Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf ayaa noqonaya xildhibaankii 5-aad ee Baarlamaanka Puntland ka tirsan oo la dilo, waxaana ka horeeyey xildhibaano 4 ah oo siyaabo kala duwan loogu diley magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacayo. Horseed Media
  8. Xaji you are apart of somalia ask any somali and outsider. Like i said this topic is not going to be debated untill you are separated from somalia till then there is nothing to debate. Anyone can claim they separated, your working on claims and I refuse to argue with claims when there isnt anything that is backing it up like recognition. I am going to do a shaykh sharif why talk about somaliland as a country when its not you just end up giving them credibility. The nation is 1 and thats how it is, you dont like go through proper channels and change it if not shut up
  9. Somalia;781343 wrote: Puntland government should shut the hell up in this instance. :mad: i totally agree its failed miserably on the security front internally and externally, everybody know this its not even debated
  10. What a joke, nabad ilalin for what? war waxan oo kale firi. Yaa nabada uu ilalinaysa hadi dadkaga la laaynayo, Puntland job keliya waxay ahayd inay amniga iyo xaduudaha difacdo xataa taas bay samayn waayeen. I urge Puntland to stop this nonsense of condemning and deal with the issue, hadu dagaal noqdo ha noqdo dagaal sida ki aideed looga jebiyay mudug dhib dambe dagaal ma soo radsanayan hadi kumanan laga dilo Puntland govt needs to understand its better to fight once and live in peace for 10-20 years rather then being attacked every week for 10 years. Puntland govt nabad dalka kama jirto xaduuda ilaasho. Meelaha lagu dagalameyo magaaloyin ma aha wa meelo miyi ah so I dont understand why their not fighting. Puntland has failed in the security sense that is why their is attacks everyday in Puntland because waxa la arkay mamul aan diyaar uu ahayn dagaal wayna ka fa'ideysanaya cadowga gudaha iyo kuwa shisheeye
  11. Garoowe:Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Canbaareeyey Weerarada Somaliland ee Shacabka reer SSC. 28. januar 2012 APL Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha & Dhaqanka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Axmed Cali Askar oo goordhawayd Warbaahinta shirjaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa si kulul u canbaareeyey Dagaaladii u danbeeyey ee Somaliland ay ku qaaday shacabka magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ee Puntland taasoo uu ku tilmaamay mid ayaan daro ah islamarkaasna aan sina loo aqbali Karin loona baahanyahay in Somaliland ay ka waantowdo falalka noocaan ah. Mr.Askar Shirkiisa jaraa’id wuxuu ku sheegey in dawlada Puntland ay ka xuntahay weerarada isdabajoog ah ee Somaliland wuxuuna ugu baaqay in maamulka Siilaanyo ay ka waantoobaan arimaha noocan oo kale ah isagoona goobta ka tiriyey weeraro badan oo ay Somaliland si gardaro ah ugu qaaday shacabka reer Puntland taasoo uu ku macneeyey kuwo looga faa’daystay dulqaadka iyo nabad ilaalinta Puntland. Dhanka kalena Wuxuu Wasiirku Canbaareeyey safarka wasiiro & xubno sarsare oo katirsan maamulka Somaliland ay ku joogaan gobolada SSC taasoo uu ku tilmaamay kuwo qayb ka ah gulufka colaadeed, Wasiirka ayaa ka gaabsanayey inuu ka hadlo tilaabada Puntland ay ka qaadayso Somaliland marka laga tago canbaaraymaha isdabajoog ah ee ay bixiso wuxuuna ku adkaystay in dawladiisu ay caan ku tahay nabad ilaalinta taasna ay ku dadaalayso markasta. Xafiiska Wararka Allpuntland, Garoowe.
  12. Xaji by the way I am not going to get into the conversation of somalia's unity because nothing has been divided and legally speaking somalia is one nation. So there is no debate there and I wont give you the opportunity to discuss something that is legally and realistically never occurred to start with, when it does or its discussion is on the table we will discuss it. But I doubt that will ever happen when you have folks like bay and bakool who pro-union are linguistically, culturally separate from somalia. We can discuss federalism as that is on the table and a number of administration including yourself are recognised as such by somali administrations and world bodies, this is somethin we can discuss because its got ground local support and international backing. U can support ir ot criticise it but the fact remains its the framework of the nation. If Federalism was removed and replaced with centralism by sharif folks Puntland will automatically make heads roll, but somaliland who hasnt for 20 years been recognised is just sitting there like sitting duck because it cant do nothing about it because lets be serious ur a minority in somalia and you wont be able to scare us or get your voice out there for change so your best option is to keep your folks busy on knocking on doors that tell you to get lost somalia is a legal country and if you want separate you go talk to them
  13. Xaji, Exactly democracy is good system and Somalia will return to that, just dont protest it like 1964 because majority rules. The nation of Somalia came together legally, freely, and is the property of somalis not a clan and no clan or region can decide on leaving the union without full consent of all parties involved in the union. End of story if you dont like take it up with the uk at the conference
  14. xaaji u werent saying long ago farole is paying garad saleban and he is there against his will and blah blah blah, now his not there how can that happen is farole is forcing ppl? did he stop him? no. U dont understand Puntland that is your problem, but u best learn now because a 5 trillion dollar economy after mudug basin is included and redsea-casayr-indian ocean blocks oils and minerals
  15. But look at your family you havent allowed the oodweyn folks to rule somaliland since abdirahman tuur, ma xaq ba? they are numerically the most in somaliland. Idinku democratic iyo waxaas ma ogid and u will never progress very far because wax reason ah iyo logic ah maba ku shaqaysid. Thats why alot of ur folks were referred to as reer badiye, even xoosh made a mention of it and also hamar folks called u certain names as ur aware. Idinku dulmiga wad isku firsatan lakin d-fam is not like that wa dad tarikh leh kuligood ma aha dad hada soo baxay wa dad soo jireen ah oo experience badan leh with sultanates marka qof been loo sheegi karo ma jiro. U just need to under pland is nothing like somaliland where in somaliland isimo ma haystan i never seen them say a word wa sida reer xamarka. Pland backbone is isimo, infact they created the state not REBELS.
  16. Xaji its hard for you to contemplate that puntland is nothing like somaliland, we know there is no point to force because it will just cause war and set the ppl back because noone will invest in the area, noone will come back from diaspora, deaths will ensue. You need to understand Puntland wax force la yirah ma jeclo learn from jamac ali jamac and abdullahi yusuf wa labo ina adeer lakin wa democratic tol tol iyo waxas anagu manaqan xaq baanu naqan iyo hadi la waayo dagaal ayaa dhacayso and majority of d fam are like this
  17. Xaaji Xunjuf;781307 wrote: Dr osman the elders you posted are paid by faroole to talk this way they do not represent the large community of raas caseer and you know that two. The killed mp aun has no support in raas caseer. Werent you saying that about garad salebaan also? there is no force in Puntland, states can join freely and leave freely, the constitution of the TFG is clear regarding the formation of states and there is no force allowed.
  18. Puntland oo tacsi ka dirtey xildhibaan shalay la diley 28 Jan 28, 2012 - 1:34:55 AM GAROWE ONLINE Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa tacsi u direy dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Allaha u naxariistee xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland,maalinimadii shalayna kooxo burcad badeed ahi ku dileen degmada Baargaal ee gobolka Bari. Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa warfidiyeenada ku la hadlay xafiiskiisa Garowe maanta 28,Jan ,2012,waxana uu raaciyey hadalkiisa in dawladda Puntland dhowaan ay cadaalada horkeeni doonto danbiilayaasha dilka u geystey xildhibaanka. Maalinimadii shalay ayaa kooxo hubeysan oo burcad ahi waxay rasaas ooda kaga qaadeen gaari uu saarnaa xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf deegaanka Taageer oo inyar u jira Baargaal,isaga oo ka soo anbabaxey magaalada Bossaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Deegaanka Baargaal ee gobolka Bari ayaa gabaad waxa ka dhigta kooxaha burcad badeeda ,iyadoona halkaasi ku suganyihiin haatan kooxdii afduubka u geysatey qoyskii u dhashey Denmark. Bartamihii August 2011 ayaa hawlgal ciidamada Puntland ku qaadeen Baargaal waxay soo qab qabteen kooxo ka tirsan burcad badeeda oo loo guudbiyey xabsiga dhexe ee magaalada Bossaso. Halkan ka dhageyso codka M/kuxigeenka Puntland oo tacsi diraya http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_oo_tacsi_ka_direty_xildhibaan_shalay_la_diley.shtml
  19. The beeldaaje is as shocked as everyone is about this un-needed fatality
  20. What a savage assasination, this nonsense needs to end because noone will get anything or anywhere through bullets but through negiotation and peace. Come to the peace table and present your case, but if you expect to get anywhere with this learn from galgala who tried to instill fear in people's heart in Bosaso with road-side bombs and targetted assasinations but did they succeed? no they failed and failed miserably. I urge whoever is behind these attacks learn from galgala that violence is never the key
  21. Isimada iyo waxgaradka Cal-bari oo canbaareeyey dilkii -AHN- xilbaan Bile Maxamuud [sawiro] Updated:- 35 mins ago| 0 Commnets Isimada iyo waxgaradka deegaanada Cal-bari oo maanta kulan yeeshay ayaa si aad ah u canbaareeyey dilkii -AHN- xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo xalay lagu diley kantaroolka degmada Baargaal ee gobolka Bari. Shir jaraa’id oo ay maanta Hotel Rooble ee magaalada Boosaaso ku qabteen Isimka guud ee beelaha Cal-bari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo qaar kamid ah waxgaradka deegaanadaas ayey kasoo saareen qodobo dhowr ah oo ku aadan dilka xildhibaanka. Beeldaaje Ismaaciil oo Saxaafadda shir u qabtay ayaa sheegay in dhacadada xalay degmada Baargaal ka dhacday ay ahayd mid xad gudub ah islamarkaana ay cidii falkaas geysatey si aad ah u canbaareynayaan. Beeldaajuhu wuu sheegay in arintani ay tahay mid khatarteeda leh sidaas darteedna loo baahan yahay in sida ugu dhakhsaha badan loo xakameeyo, isagoo ugu baaqay waxgaradka kale ee deeganada wax ka dheceen ku sugan inay arintan xil weyn iska saaraan. Isimka beelaha Cal-bari Beeldaaye Ismaaciil Beedaaje Yaasin waxa uu gaba gabadii tacsi u diray eheladii iyo asxaabtii uu ifka kaga tegey -AHN- Bile Maxamuud Yuusuf oo ahaa xildhibaan ka tirsan golaha Baarlamaanka ee Puntland. Faarax Fuq-yare oo isna kamid ah waxgarada deegaanada Cal-bari ayaa ka hadlay sida ay muhiim u tahay in nabadda iyo xasiloonida looga shaqeeyo, Fuq-yare waxa kale oo uu bahda Saxaafadda kula dardaarmay inaysan arintan buun buunin si looga hortago dhibaato intaas ka weyn oo dhaca. Gabagabadii Isimada iyo waxgaradkii maanta Boosaaso ku kulamay ee ka arinsanayey dhacdadii xalay deegaanka Baargaal ka dhacday ee ahayd dilka xildhibaanka ayaa soo saaray bayaan ka koobnaa sadex qodob una qornaa sidan. 1- Isimada iyo Waxgaradka Cal-bari waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ifka kaga tegey marxum Bile Maxamuud. 2- Isimada iyo Waxgaradka Cal-bari waxay si aad ah u canbaareynayaan dilkii foosha xumaa ee lagula kacay -AHN- Bile Maxamuud Yuusuf oo ahaa oday dhaqameed iyo mas’uul ka tirsan dowlada Puntland. 3- Isimada iyo Waxgaradka waxay soo jeedinayaan in waxgaradka iyo intii kale samaha jecliba ay xil iska saaraan sidii arintaas loo xakamayn lahaa si deg deg ahna xal looga gaari lahaa. Maxamed Salaad Horseed Media Boosaaso
  22. Dont worry kingy are agriculture industry is established already with its own chamber its an existing industry which will be greatly expanded upon in the near future once the revenue of oil come in and is no different to other established industries low level manufacturing, trade, fishery, livestock, construction, telecommunication, banking, and other services, etc. However we need to kick our new industry oil which can really help us stream-line our funds and revenues into some other sectors by expanding upon them like desalination plants so droughts never occur, cloud-seeding for rain so our livestock is healthy, tourism and building hotels and services on the beach which will create employment, new technological military hardware of the latest kind, expanding further on the manufacturing, banking, trade and other related industries. Modernising infrastructures, educational and health facilities and the list just goes on however each will be prioritized first based on need to need basis and which is more vital
  23. kingofkings;781276 wrote: ^^ did you noticed the farming taking place on the west side of Bosaso? Go go Bosaso:cool: Yes i have noticed the farms in bosaso and its beautiful, excellent irrigation systems and canals. Their storages are like this Those Beach tankers are there so the oil can be put onto ships and its idential to oman oil storage tankers and we know what the oman's ones are. Get ready kingy were exporting oillllllllllllllll baby
  24. Guys after investigation and a bit of debate regarding these revealing pictures by raxanreeb, I am happy to announce that these Bosaso Tanks are indeed Oil Storage tanks. The following evidences streghtens the oil-storage tanks Oil Tanks outside oman Verification http://outcomemag.com/news/2012/01/27/china-iran-sanctions-not-constructive/ Identical oil storage Tanks at Bosaso Beach and Oman? Please take into consideration the following quote from range resources back in 2005 speaking about what their plans for the oil were and they mentioned storage tanks. In addition the hydrocarbon survey team scouted a possible pipeline route from the well locations in the Nogal Valley to Ely on the Indian Ocean coast. In March 2006 the MEPS structural geology team will be deployed into the Nogal Valley to map surface structures. This field team will be brought in after completing a mapping campaign in the Komombo Rift Basin in Egypt, followed by a visit to both the Jawf-Marib and Hadhramout rift valleys in Yemen – which are the locations of the majority of Yemen’s current production. In the event of one or more discoveries from any of these initial four wells, a small diameter pipeline between 50 and 150 kilometres in length will be put in place with a simple storage facility at the coast. A floating hose will be put in place to a mooring buoy with a rented storage tanker – with a shuttle tanker to transport crude initially to Mukalla in Yemen for off loading to the regular tankers that pick up Yemeni crude. In this way – even modest production from any discovery can be used to substantially fund further development out of cash flow Prospect A Some have said that it's possibly a water-tank, but according to data nothing suggest according to data there is water-tank near bosaso beach Puntland Water tanks look like this. The first is range-resources and the other one is the Puntland Govt drought response last year Those above pictures of water tanks and the water-tank argument doesn't represent the evidence, it looks nothing like water tanks and the evidence locally disapproves that. I believe these are storage containers that are identical to the regional storage tanks in oman suggesting possibly one source So lets celebrate guys, Puntland has Oil Storage Tanks in-place that will kick-start the exporting of oil early on. Please note I have broken news like this before in-particular with garowe wind-farm technologies and weeks later it was confirmed by puntlandpost interviewing the NEC-Somalia owner who revealed they indeed will be using wind-farms to generate electricity for Garowe and I believe these oil storage tanks will also be revealed shortly by the media like the garowe-windfarms were but till then get an early sneak-preview via SOL
  25. King, thats it. Bosaso all the way!!! Remember I have a keen-eye I broke on SOL that NEC-Somalia in garowe is buying wind-farms to generate electricity in garowe, weeks later puntlandpost reported that via an interview with the owner. Those oil-tanks will be researched by someone on the ground soon also and the news will break in the media, but remember as the wind-farms of garowe, SOL audience are one step ahead