Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. William Hague becomes first British foreign secretary to visit ‘world's most failed state’ Somalia in 20 years Hague calls for the fight against Somali-based terrorism to be stepped up Visit seen as major diplomatic push to bring stability to country Announces appointment of Britain's first ambassador to the country since 1991 A British embassy will be established in Somalia once it is safe MI5 director general says it's 'only a matter of time' before terrorists, trained in Somali camps, wreak violence in the UK By Daily Mail Reporter Last updated at 11:20 AM on 2nd February 2012 William Hague today called for the fight against Somali-based terrorism to be stepped up after arriving in the war-torn country. As the first British foreign secretary to visit Somalia for 20 years, Mr Hague's visit is seen as a major diplomatic push to bring stability to a country he once described as 'the world's most failed state.' Wearing a combat helmet and bullet-proof vest, Mr Hague was escorted through capital Mogadishu to his meeting with Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed in a heavily protected armoured vehicle. The Foreign Secretary then introduced Matt Baugh, Britain’s first ambassador to the country since it collapsed into chaos and civil war in 1991, to the President Ahmed. Guarded: Foreign Secretary William Hague called for the fight against Somali-based terrorism to be stepped up on his arrival in the state's capital, Mogadishu, today High risk: Mr Hague had to don a combat helmet and bullet-proof vest for his 10-minute journey from the city's airport to the presidential villa in a heavily armoured vehicle He also confirmed his intention to establish a new British embassy in Mogadishu once the security situation allows. 'For the security of the UK, it matters a lot for Somalia to become a more stable place,' Mr Hague said. Recent gains by the 10,000-strong African Union force in the country (Amisom) had driven back the radical Islamist group al Shabaab from the capital, he said. But with much of the south of the country still controlled by the organisation, which has links to al Qaeda, Mr Hague added there must be 'no let-up in the pressure.' Greetings: Mr Hague introduces newly appointed British ambassador, Matt Baugh, right, to Somalia president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, second left. Mr Baugh is Britain's first ambassador to the country in 21 years Getting serious: The foreign secretary said there should be 'no let-up in the pressure' on radical Islamist group al Shabaab, which still controls much of the south of the country 'We need to step this up,' he said. 'We are not complacent about it.' Britain is hosting a major conference on Somalia in London later this month, attended by representatives of 50 nations in international organisations. Mr Hague has promised that counter-terrorism will be high on the agenda as well as tackling piracy and Somalia’s deep humanitarian problems. 'One of the objectives of our conference in London is to strengthen counter-terrorism co-operation to make it easier for countries in this region to disrupt terrorist networks, to disrupt their financing and the movement of potential terrorists.' Taking no chances: An Amisom soldier keeps a watchful eye from his tank amid increased security for Mr Hague's visit In 2010, MI5 director-general Jonathan Evans warned that it was 'only a matter of time' before terrorists, trained in Somali camps, inspired acts of violence on the streets of the UK. However, ministers believe the success of the Amisom offensive last August in driving al Shabaab from capitol Mogadishu has opened up a window of opportunity. With suicide bombings, improvised explosive devices and grenade attacks still a regular occurrence, new ambassador Mr Baugh will work out of the British High Commission in neighbouring Kenya. The volatile security situation meant that Mr Hague’s 10-minute drive from the Amisom base at the city’s airport to the presidential residence at Villa Somalia had to be made amid the tightest security. Ongoing misery: Displaced Somali women queue for food at a centre run by a Turkish aid agency in the Howlwadaag district of southern Mogadishu In the grips of famine: Displaced Somali children stand in front of their makeshift shelters at an IDP camp in war-torn Mogadishu The route took him past shops and buildings bearing the scars of two decades of conflict, including the country’s bombed-out parliament building. However, observers in the city say there are new signs of life emerging from the rubble since Amisom’s August offensive, with businesses opening up, buildings being4x392.jpg[/img] repaired and people and traffic returning to the streets. The London conference will also consider practical steps strengthened the site against Somali pirates and improving humanitarian co-ordination for the one million refugees in the region displaced by famine.
  2. Xoghaye ka socda Britain oo 20-sano kadib markii ugu horeysey Muqdisho soo gaarey Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Britain ayaa maanta booqasho aan horay loo shaacin ku tegey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. William Hague iyo wefdigiisa oo si diiran loo soo dhoweeyey ayaa aqalka madaxtooyada Somalia kulan kula yeeshay madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan madaxda dowlada Federaalka ah. Xoghayaha arimaha dibadda ee Ingiriisku ayaa sidoo kale intii uu Muqdisho ku sugnaa wuxuu la kulmay sii hayaha xilka ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka gaashaan dhigga Xuseen Carab Ciise. William Hague oo kulankii uu madaxda dowlada KMG ah la qaatay kadib Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada uu magaalada Muqdisho kusoo gaarey. Wuxuuna intaas ku daray in madaxweynaha ay ka wada hadleen arimo badan oo ay kamid tahay kasoo qaybgalkiisa shirka xal u helidda dhibaatooyinka Soomaaliya looga hadlayo ee 23-da bishan Feb magaalada London ka furmaya. Intaas kadib wuxuu madaxweyne Shariif waraaqihii aqoonsiga ka gudoomey safiirka cusub ee ay dowlada Ingiriisku dalka Soomaaliya usoo magacaabatay. Waana markii ugu horeysey oo mudo 20-sano kadib ah uu magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya soo gaaro xoghaye sare oo ka tirsan dowlada Britain. Horseed Media Sawirada: RM
  3. I am satisfied if they can't rehabiliate the highway and pave all the four roads of the JPLG program which is 10km in length from my calculations, thats a very good start and that will bring some respectability back to Bosaso. The airport wa ceeb wayn haysato Bosaso even hargeisa who justed started their airport project are leaping heads and bounds over where we are they opened a new terminal at berbera, their building a new terminal at port and hargeisa airport has gotten a huge face lift, and we been at it for over 5 years sitting at dust ridden bosaso runway. alla ceeb badana!!!
  4. Guddiga horumarinta Boosaaso oo ka war bixiyey qaabka wadada Gaaca Laamiga looga dhigayo [sawiro] Updated:- 1 min ago| 1 Commnets Guddiga horumarinta ee degmada Boosaaso ayaa ka warbixiyey qaabka loo bilaabayo howsha Laamiga lagu saarayo mid kamid ah jidadka magaalada ugu muhiimsan oo lagu magacaabo wadada Gaaca. Qandaraaska dhismaha wadadan oo la siiyey shirkadda El-Gar oo iyadu ku guuleysatey tartankii loo galay ayaa waxaa si rasmi ah heshiiskiisa maanta u kala saxiixday maamulka degmda, guddiga horumarinta, iyo maamulka shirkadda dhismaha ee El-Gar. Cabdifataax Maxamed Sugulle oo ah xog-hayaha guddiga horumarinta degmada Boosaaso oo markii ay munaasabadii heshiiska lagu kala saxiixanayey soo gaba gabowdey kadib warbaahinta uga warbixiyey qaabka ay howshaasi u bilaabmi doonto ayaa sheegay in maanta oo ay taariikhdu tahay 2/2/2012 si rasmi ah loo furay mashruuca lagu hagaajinayo jidadka magaalada Boosaaso. Mudane Cabdifataax waxa kale oo uu sheegay in dhismaha jidkan oo dhererkiisu yahay 1.25km uu qaadan doono mudo 29-maalmood ah, wakhtigaas oo Sugulle uu tilmaamay inuu yahay mid ku cad heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee maanta la kala saxiixday. Xog-hayaha guddiga horumarinta degmada Boosaaso Cabdifataax Maxamed Sugulle waxa kaloo uu xusay in marka jidkaas dhismihiisa la dhameeyo uu mudo bil ah tijaabo ku jiri doono si loo ogaado in Laamiga loo saaray qaabkii heshiisku ahaa iyo in kale. Dhinca kale Gaar Yaasiin Axmed oo ah maamulaha shirkadda qaadatay qandaraaska wadadan oo markeedii hore jid-cade ahayd Laamiga lagu saarayo ee El-Gar ayaa sheegay inaysan ahayn markii ugu horeysey ee ay wado magaalada Boosaaso ku taal Laami ka dhigaan. Mr Gaar wuxuu isaga oo hadalkiisa sii wata ugu baaqay dad weynaha in ay taageero siiyaan inta howshu socoto, isagoo tilmaamay in howshani ay tahay mid aad u dhib badan, suurtagalna aysan noqon doonin in wakhtiga loogu tala galay lagu soo gaba gabeeyo hadii aan bulshada caawimaad laga helin. Wadada maanta lakala saxiixday qandaraaska Laamiga looga dhigayo ayaa kamid ah 4-jid oo dhowaan maamulka degmadu uu dayactir Caro-tuur ah ku sameeyey, waxayna waxgaradka, ganacsatada, iyo maamulka degmada oo dhowr jeer kulamo arintan ku aadan yeeshay isku afgarteen in la dhamaystiro oo wadooyin Laami ah laga dhigo maadaama wax badan laga qabtay ayna u dhimantahay keliya in Laami la saaro. Dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wadadan waxaa soo uruuriyey guddiga horumarinta degmada oo la kaashanaya ganacsatada, maamulka degmada, iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada, waxaana u qorsheysan marka uu dhisma jidkan laamiga laga dhigayaa soo gaba gaboobo inay bilaabaan sadex wado oo kale kuwaasoo uu ku jiro jidka laamiga ah ee magaalada dhexmara oo isagu dhowr meeleed ka burbursan. Horseed Media Boosaaso
  5. This is good start but We need to make sure all the road gravel projects implemented mainly 4-5 roads are all paved. Bosaso needs way more then 1.5km, infact the gravel base that was implemented recently in the city installed the base on 4-5 roads and its length is 10km even that is not enough but we need to achieve that to get back our respectability as a state
  6. Boosaaso: Heshiis ku aadan Jid Laami la saarayo oo maanta la kala saxiixday [sawiro] Updated:- 46 mins ago| 1 Commnets Munaasabad balaaran oo lagu saxiixayey heshiiska dhisme lagu bilaabayo mid kamid ah wadooyinka magaalada Boosaaso ayaa maanta ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta maamulka degmada. Munaasabadan oo ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan golaha wasiirada ee Puntland, golaha deekaanka ee Boosaaso, Isimo, Aqoonyahan, Ganacsato, haween iyo dhalinyaro ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay islamarkaana aayado qur’aan ah ku furay sheekh Cabdirisaaq Xuseen Ciise, Sheekhu wuxuu ku dheeraaday sida ay diinta Islaamku u cadaysey faa’iidada ku jirta dayactirka wadooyinka, isagoo sheegay inay wanaagsan tahay in bulshadu wixii danteeda ah ay ka wada shaqeyso maadaama aysan dalka ka jirin dowlad awood leh oo *****li karta dhamaan baahiyaha ay bulshadu qabto. Intaas kadib waxaa hadalka qaatay duqa degmada Boosaaso Xasan Cabdalle Xasan, wuxuuna ka warbixiyey ujeedada kulanka maanta la isugu yimid isagoo tilmaamay inuu yahay mid lagu kala saxiixanayo heshiis ay wada gelayaan maamulka degmada, Guddiga horumarinta degmada, iyo shirkadda dhismaha ee El-Gar kuna aadan sidii laami loo saari lahaa wadada ka tagta xarunta dowlada hoose ee Gaaca taas oo aada Airport-ka iyada oo hor maraysa Hotel Jubba, Eeneeye, iyo garoonka kubadda cagta ee Boosaaso Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Gallan oo isna duqa kadib hadlay ayaa sheegay in howshan hirgelinteeda dadaal badan lagu soo bixiyey, wuxuuna gudoomiyuhu mahad balaaran usoo jeediyey guddiga horumarinta degmada oo iyagu howshan bilaabay, mudane Gallan wuxuu ugu danbeyntii ugu baaqay bulshada inay arintan kaalintooda ka qaataan islamarkaana ay maamulka degmada kala shaqeeyaan sidii bilicda magaalada kor loogu qaadi lahaa. Wasiir ku-xigeenka wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka Cabdishakuur Mire Aadan oo madashaas si kooban uga hadlay ayaa sheegay in heshiiska maanta lakala saxiixday uu yahay bilow fiican oo ay magaalooyinka kale ee Puntland Boosaaso kaga dayan doonaan, mudane Cabdishakuur waxa kale oo uu xusay in dhismaha jid 1km ahi aysan ahayn wax weyn marka xiliga maanta la joogo laga fiiriyo balse ay bulshoweynta Puntland u tahay horumar gaar ah maadaama ay tahay markii ugu horeysey oo ay dowlada iyo shacabkeeda oo is kaashanayaa talaabo noocan oo kale ah si wada jir ah u qaadaan. Wasiirka amniga ee Puntland Khaliif Ciise Mudan oo isagu kulankii maanta xarunta dowlada hoose ee degmada Boosaaso ka dhacay soo xiray ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay kasoo qayb galkiisa munaasabadan oo uu tilmaamay inay tahay mid laga dheehan karo waxqabadkii ugu balaarnaa ee maamulka hada jiraa uu sameeyey, wasiirka amnigu waxa kale oo uu bulshada ugu baaqay in marka dhismaha wadadan la bilaabo ay ka ilaaliyaan wax walba oo shaqada laga wado carqaladayn kara. Intaas kadb waxaa dhacay heshiiska qandaraaska oo ay qaadatay shirkadda dhismaha ee El-Gar waxaana si wada jir ah u saxiixay Duqa degmada Boosaaso Xasan Cabdalle Xasasn, Gudoomiye ku-xigeenka gudiga horumarinta degmada Boosaaso Maxamed Caydiid Jaamac, iyo Gaar Yaasiin Axmed oo ah maamulaha shirkada dhismaha wadooyinka ee El-Gar. Waa markii ugu horeysey oo ay maamulka iyo bulshada magaalada Boosaaso iska kaashadaan hirgelinta mashruuc noocan oo kale ah, wadada laamiga laga dhigayo oo dhererkeedu 1.25km yahay ayaa kharashka ku baxaya intiisa badan waxaa bixiyey ganacsatada iyo mulkiileyaasha iska leh dhismayaasha wadadaas oo jidadka magaalda ugu muhiimsan kamid ah hareeraheeda ku yaal Maxamed Salaad Xaaji Dirir Horseed Media Boosaaso
  7. My God look at that view Deveopment everywhere
  8. Tartankii 6-aad ee kubadda cagta Puntland oo Garoowe ka furmay [sAWIRO + COD] Updated:- 14 hours ago| Commnets Magaala-madaxda Puntland ee Garoowe waxaa galabta ka furmay tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland. Munaasabadii tartankan lagu furayey ayaa waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin badan oo ka tirsan goleyaasha dowlada Puntland, mas’uuliyiintaas oo uu horkacayey madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Gen.Cabdisamed Cali Shire. Ciyaartii ugu horeysey ee tartankan lagu furayey ayaa waxaa yeeshay gobolada Bari iyo Nugaal, Ciyaartaas oo ahayd mid aad u xamaasad badan ayaa waxaa ku guuleystey xulka gobolka martida loo yahay ee Nugaal kadib markii ay ku badiyeen 2-1. Gobolka Bari ayaa goolasha ku hormaray waxaase loogu bedelay 2-gool oo mid kamid ahi oo Rikoore (Gool ku laad) ahaa, dhinaca kale ciyaaryahanada xulka Bari ayaa ahaa 9 iyo gool haye waxaana kaarka cas ka qaatay ciyaartoy muhiim ah oo dhexda u qaabilsanaa. Qaybta danbe ee tartanka maanta oo hada socota ayaa waxaa ciyaaraya labada xul ee Karkaar iyo Haylaan, waxaana garoonka ay ciyaartu ka socoto ee Mire Awaare ku sugan taageerayaal aad u badan oo kumanaan qof gaaraya. Waa tartankii 6-aad ee kubadda cagta ee ay gobolada Puntland isug yimaadaan, waxaana dhowr mar horyaalnimada koobkan u qaatay xulka gobolka Bari. Horseed Media
  9. Some excellent punch ups. Good on the thread opener
  10. I love mogadishu but this is where I Call home
  11. DEG DEG: Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ee Maanta ka Dhacay Gurigiisa Gaalkacyo Comments (0) | Write Comment Gaalkacyo (RBC) Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaamin ahaa ee maanta ka dhacay gurigiisa oo ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo. Cabdi Qeybdiid oo la hadlay wariyaasha gudaha ayaa sheegay in maanta duhurkii nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyey gurigiisa, hase yeeshee isaga waxba aysan soo gaarin. Wuxuu sheegay in afar ruux oo uu ku jiro ninkii ismiidaamiyey ay ku naf waayeen qaraxa. “Ninkaasi wuxuu isku dayey inuu guriga soo galo laakiin waa laga hortegey nasiib wanaag” ayuu yiri Cabdi Qeybdiid. Wuxuu intaa ku daray in la baari doono weerarkan meesha laga soo abaabulay. Labo ka mid ah ilaalada Cabdi Qeybdiid iyo haweeney wadada mareysay ayaa ku geeriyooday weerarkan. Meydka ninkii weerarka fuliyey oo googo’ay ayaa la sheegayaa inuu weli yaalo goobtii uu isku qarxiyey. Ma cadda cida ka dambeysay weerarkan maanta lala beegaday guriga uu degan yahay Cabdi Qeybdiid oo ku yaalla meel u dhow astaanka baabuurta Hobyo eee koonfurta Gaalkacyo. Wariyaha Raxanreeb ee gobolka Mudug ayaa soo sheegaya in weerarka ismiidaaminta ah si weyn looga hadalhay guud ahaan magaalada Gaalkacyo. Cabdi Qeybdiid wuxuu horey u ahaan jiray taliyihii booliska DKMG isagoo dawladii Cumar C/rashiid ka noqday wasiirka macdanta iyo biyaha. Dhowaanahan wuxuu u wareegay magaalada Gaalkacyo isagoo si aad ugu dhowaa masuuliyiinta Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo. RBC Radio Xafiiska wararka Mudisho
  12. Qandalawi;782925 wrote: The Brits sudden interest in Somalia and specially in Puntland is nothing but greed, perhaps they are smelling oil, other natural resources and the long coast that's access to vast and strategic sea waters. We need to lift up our profile internationally and the oil will do that, so will the piracy. We can then advise those nations of what our policies are in Somalia and our reasoning behind it and they will also shape their policies in that effect. This is excellent news
  13. But the success against piracy has seen an alarming increase in the number of Western aid workers, journalists and tourists kidnapped on land. If piracy has dropped and the pirates are resorting to kidnappings on land, why are those kidnappings not happening in Puntland considering most of the time all you hear is the piracy heart is in Puntland? That logic would mean the kidnappings should be happening through puntland mostly since all the pirates from there and not galmudug. I doubt very strongly the pirates are mainly puntland, it may happen off the coast of puntland due to its strategic location however a piracy drop resulting in kidnapping spikes on-land is not what I see in Puntland at all.
  14. Iidiots dont understand how Puntland not already has its own friends but is expanding that puntland club to other nations. Excellent international relations from Dr.Farole. I think we will see a stronger relationship between Puntland and Malaysia also in the near future. In other words for the not so politically astute puntland has 4 nations as good friends America(PIS funder, American senator), Dubai(marine funder), Libya(SSDF ally), Yemen(weapon supplier) on her side and now is establishing a good relationship with the U.K and Italy as seen from their high delegative visits last year. Plus its working on Turkey and Kuwait. So the Puntland stats look like this Friendly States: America, Dubai, Libya, and Yemen Emerging Relationships: UK and Italy Enemy states: Djibouti, Egypt, France however we have good developmental ties with egypt they works at our schools and hospitals but as far as politically their mogadishu centric and its well known why abdiqasim calls it home. As for jabuti and france which are interlinked we dont have any ties what-so-ever its mogadishu club over there and I dont see that changing in the near future however after the oil comes out and all the nations support puntland they will be forced to be friendly Neutral States: Kenya and Ethiopia they support anyone whenever it suits them however kenya seems to be leaning towards azania for now. Possible Future Friends: Turkey and Kuwait. However Turkey seems at this stage more politically leaning towards mogadishu however has developmental ties with Puntland. Kuwaiti is up for grabs between Puntland and Somaliland who went there recently we will see who gets what from it to decide which side they go for. There is no other way a politician can look at this and not say what faysal ali waraabe said. However those on SOL are not politicians
  15. Dervish the guy is not politician he doesnt know what this means, let him be!!! The u.k has always been anti-puntland and there was not much of a relationship there between us however that appears to be changing. Puntland already has staunch friends in yemen-libya-america-dubai. However the u.k and italy are relationships are improving which is an added ally on-top of our respective friends. America funds the PIS Dubai Funds Marines Libya Has always supported us since the 70s Yemen is staunch ally who supplies us weapons Welcome on-board the U.K and Italy to the future oil producing state of Puntland. Potential future allies we are working witth to establish better relations with are turkey and kuwait. As faysal ali waraabe put it "puntland way la janqaday calaamka".
  16. Alpha Blondy;782809 wrote: leave the thread! your views are not acceptable. somaliland will crush this 'khatuumo state'. we need a halabja moment. i would personally spray these khatuumos. ultimately, we will win this battle, there is no questions about it. dude ur not even fighting soldiers, thats the scary part and u havent seen the wider clan family. U r lying to yourself u stand no chance if those guys unite a mere sub-clan can take u all out and im certain of it let alone the bigger wider family that will just be xasidnimo on our end
  17. its silly idea saxil-land. I guess if galmudug a xafad can sit down and be government that just means anyone can. There needs to be some sort check n balance on this or the federal idea will become a mere joke
  18. Gen Cabdi Qaybdiid oo ka badbaaday weerar ismiidaamin ah oo hoygiisa koonfurta Gaalkacyo uu ka daganyahay lagu qaaday Tue, 31 Jan 2012 08:11:07 -0500 am -05:00 -18000 Galkacyo,Jan 31 -Weerar ismiidaamin ah ayaa maanta lagu qaaday guriga uu koonfurta magaalada gaalkacyo ka deganyahay Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo xilal kale duwan ka soo qabtay dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo ka mid ah hogaamiyeyaasha dhaqanka ee maamulka Gal-mudug ayaa u xaqiijiyay Radio Daljir inuu indhihiisa kusoo arkay dhimashada laba askari iyo dhaawaca sadex qof. Nabadoon Alloore ayaa sidoo kale sheegay Col Cabdi xasan Cawaale "Qaybdiid" inuu ka badbaaday weerarka ismiidaaminta ah oo u muuqday mid bartilmaameed u ahaa in lagu dilo Generaalka,isagoona sheegay labada qof ee ku geeriyootay qaraxa ismiidaaminta inuu midkood ahaa sargaal sare oo katirsan ciidamada Gal-mudug. "Anagu goob joog meesha aan tagnay dhaawaca iyo dhimasho waan aragnay,madaxiisa qofkii ismiidaamiyay waan aragnay,lugtiisa iyo jirkiisa kale meelo kale ayaa lagu sheegayay baaritaano ayaana wadnaa xiligaan"Cali Diiriye Walloore ayaa sidaas u sheegay Daljir. Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo deegaan ahaan kasoo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa horay xilal wasiir iyo taliyaha booliska Soomaaliyeed kasoo qabtay dowlada faderaalka Soomaaliya. Diiwaanka Wararka Daljir Boosaaso.
  19. QARDHO oo lagu qabtay Bandhiga Cilmi Baaris ah [sawiro] Qardho[RBC Radio] Bandhigaan cilmi baarista ah ayaa si rasmi ah caawa (30-01-2012) Munaasibad lagu furayey lagu qabtay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Qardho, kaas oo ay iska kaashnayaan Qaar ka mid ah Qurba joogta Puntland , Maamulka iyo Ardayda Jaamacadda. Ugu horeyn qorshaha cilmi baarista lagu sameynayo degaanka oo ay sameynayaan Ardayda Jaamacadda ayaa waxaa ka hadlay C/rashiid Maxamuud Siciid oo ka tirsan qurba joogta Puntland, gaar ahaan Mareykanka. isaga oo si gaar ah uga hadlay in la doonayo in Cilmi baarista lagu sameeyo sidii looga shaqeyn lahaa horumarinta Qardho. “Cilmi baaristani waxaa laga doonaya in ay noqto, mid lagu hirgeliyo furitaanka wadooyinka xiran ee Qardho, dayaca iyo qashinka ka muuqda gudaha degmaddana lagu aruuriyo, isla markaana la sameeyo in magaaladda wadooyinkeeda mid walba loo bixiyo magac gaar ah, iyadda oo sidoo kalena la sameynayo in meelo Taalooyin leh laga dhismo Degmadda.” ayuu yiri C/rashiid Maxamuud. Prof. Axmed Faarax Yare oo ka tirsan Macalimiinta Jaamcaadda ESU ayaa isaga hadal dheer oo uu jeediyey kaga hadlay in Qurshaha magaaladda lagu horumarinayo uu marka hore ka bilowdo sidii loo taageeri lahaa in Jaamcadda ay hesho dhisme u gaar ah], isaga oo aad uga hadlay in Jaamacadda ay dhawaan aad iyo aad ugu rajo weyn tahay in uu hirgalo xiriiro Jaamacado kale oo ku yaal Afrika iyo Aasiyo ay la sameysanayaan. Prof. Axmed Faarax Yarre oo isaga ka mid ah qurba joogta Puntland, isla markaana Macalin ka ah Jaamcaadda ayaa waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay in ardayda ay hirgelin doonaan Barnaamijka Cilmi baarista iyagga oo marka horena ka bilaabi doonaa sidii Loo hirgelin lahaa in Jaamcadda ay hesho dhisme. Cali Maxamed Cali “Cali Hurre” Maamulaha Jaamacadda Bariga Soomaaliya oo hadal goobta ka jeediye ayaa ku dheeraad sida ay muhiim u tahay in Qurba joogta ay gacan uga geystaan taageeridda Waxbarshadda iyo weliba sidii gacan looga geysan lahaa in Jaamacadda ESU ay u hesho dhisme ay leedahay. “Runtii Qardho waa Magaaladda Aqoonta, halka Bosaso ay ka tahay Caasimadda Ganacsiga,Garowe ay ka tahay Caasimadda Siyaasadda, waa in aanu xoojinaa in Magaaladeena oo ah mid taariikh ku leh Waxbarshadda sida ay u noqon laheyd mid hankeedu u gaaro meel sare”ayuu yiri Maamulaha Jaamacadda ESU. C/weli Xasan Gooni oo ka tirsan Ardayda Jaamacada ayaa isaga hadal uu Bandhiga Cilmi Baarista ka jeediyey ayaa sheegay in Magaaladda ay ka maqan tahay halkii dadka laga hagi lahaa oo waxa looga sheegi lahaa, taasi oo ku sheegay Idaacadda FM ah , isla markaana waxa uu sheegay in Ardayda iyo Macalimiintaba laga doonayo in aysan ka daalin sidii waxbarshadda Qardho sarre loogu qaadi lahaa. Cabdiweli Gooni ayaa xusay in Mahadcelin loog jeediyo Siyaasiga Cali Cabdi Awaare oo NOv 11, 2010: dhul qiimihiisu yahay 150,000 oo doolar(boqol iyo konton kun Dollar ) ugu deegay Jaamacadda Bariga Soomaaliya, kaas oo la sheegay in tilaabadda uu qaaday tahay mid looga baahan yahay in ay ku daydaan qurba joogta iyo siyaasiyiinta u dhashay Qardho. Liibaan C/laahi Denni oo ka tirsan Aqoonyahanka Jaamacadda taageera ayaa isaga waxa uu si gaar ah uga hadlay sida nasiib daradda ah oo Qurba joogta Qardho u dhaltay ay uga gaabiyeen in Jaamacadda ay garab istaagaan , isaga oo dhowr jeer oo horena sidaan oo kale baaq u jeediyey Diasporaha Qardho. ” Ragga leh Jaamacadda ESU ma ahan mid shaqeyn karta ee Qurba jooga, ogadda in Jaamacadda ay shaqeyso hadii aad gacan ka geystaana sidii ay u sii socon laheydn waa mid idinka iyo umadda wax tar u ah, hadii aad diidaan hadde Jaamacadda way tagtay oo ma ahan mid u dhutineysa qof iyo shaqsiyaad horumarka ka soo horjeeda” ayuu yiri Liibaan Denni. Axmed Maxamed Rashiid oo ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda ayaa Wacdi iyo dardaaran u jeediyey ardayda Cilmi baarista sameyn doonta, isaga oo sidoo kale uga sheekeyey qaabka ugu muhiimsan ee loo sameyn karo cilmi baaris iyo in mar walba la xasuusnaado Cabsida Alle. sidoo kale Waxaa halkaas ka hadlay Raagge Cali Xaaji Baaruud oo ka tirsan Odayaasha degaanka Qardho ayaa waxa uu muujiyey in Jaamacadda la garab galo ay tahay mid masuuliyad ka saaran qof walba oo u dhashay Degaankan, isaga oo sheegay in huradda laga kaco oo Jaamacadda la taageero. Codka arday ayaa waxaa ku hadlay Arday ay C/raxman Maxamed Cali Black iyo Yusuf Cali Yuusuf kuwaas oo iyaggana rajjo wanaagsan ka muujiyey Barnaamijka Bandhiga Cilmi Baarista la doonayo in lagu hirgeliyo horumarka Qardho uu yahay mid guul iyo waxtar u ah Shacabka. Ugu dambeyntii waxaa leysku raacay in Bandhiga Cilmi baarista uu u noqdo mid guul ku dhammaada isla markaana Arday Cilmi baarista ay sameyn doonaan uu u noqdo mid anfac u leh Shacabka Degaanka Qardho kuwaas oo ay ka maqan tahay dhammaan kaabayaashii horumarineed, isla markaana ay magaaladda ka muuqto dayac nadaafad daro iyo weliba wadooyinka Magaalada oo sanadkii ugu dambeyay xirmay. Xafiiska Warfaafinta Jaamacadda Bariga Soomaaliya Info@eastsomaliauniversity.com www.eastsomaliauniversity.com QARDHO-SOOMALIYA
  20. Faysal ali waraabe said "puntland way la janqaday calaamka".. Farole has done that well and lifted the Puntland profile to such an extent its the most recognisable administration outside of mogadishu
  21. You guys are crazy if you think farole is coming back for the minister, the V.P is taking care of him. Farole is securing economic and military development deals with other nations in DUBAI
  22. Listen to the following audio of the visit http://dunidaonline.com/index.php?id=6203 First minister ever from Britain to come to Puntland
  23. His not going anywhere else like the american senator. Welcome Secretary of State to Garowe Capital of Puntland