Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. the oil campaign continues and we shall all hear soon some very good news. Amazing how bossaso have kept the security tight everything is riding on this oil program
  2. Wowwwww wat a huge blow to the anti puntland elements oo ku sugan dalka gudahiisa iyo dibedda online iyo off miyi iyo magaalo wat a devastating news when they hear 1100 meters has been drilled
  3. Howlihii shidaal qodista Puntland oo si habsami leh u socda Updated:- 18 mins ago| 0 Commnets Waxaa maalintii 19-aad galay howlaha shidaal qodista ee laga wado dooxada Dharoor ee gobolka Bari. Siciid Faarax Yare oo ah mas’uul ka tirsan shirkadda shidaal qodista wada ee Africa Oil oo maanta si kooban warbaahinta Horseed Media xafiiskeeda magaalada Boosaaso ula hadlay ayaa ka warbixiyey halka ay wax marayaan. Mr Siciid wuxuu sheegay in Riiggii qodaalka wadey oo dhulka dalooliyey masoo gaareysa 1100m, isagoo intaas ku daray in saadaashu ay ka weyntahay intii ay horay u ahayd, laguna rajo weyn yahay in la gaaro natoojo aad loogu farxo. Siciid Faarax ayaa dhinaca kale mar aan wax weydiiney tirada dadka Soomaalida ah ee fursadaha shaqo ka helay howlaha shidaal qodista ee ay shirkadoodu wado sheegay inay jiraan dhalinyaro aad u tira badan oo ka shaqeeya inkasta oo uu ka gaabsaday inuu sheego tirada guud ee dad ay Africa Oil shaqaaleysey. 16-kii bishii lasoo dhaafay ee Jen/2012 ayey ahayd markii ugu horeysey ee dooxada Dharoor ee Puntland laga bilaabo qodaalka ceelkii ugu horeeyey ee shidaal laga soo saarayo Soomaaliya, waxaana saadaal hordhac ah oo la sameeyey lagu ogaadey in goobta shidaalka laga qodayo uu ku jiro keyd gaaraya in ka badan 2-Bilyan oo Fuustol. Horseed Media
  4. Duufaan, werent u the same guy who said the ICU captured Puntland back in 2006? The same gu who said Puntland wont be able to withstand the USC? The Same Guy who said Dahir aways al-itihaad will take Puntland? You have alot to learn duufaano
  5. duufaan holhol oil is range resources, the concessions have been sold. The time for conoco is over their lease life time for the licenses are over and range has taken it. The holhol wells will export via lasqoray most likely from what I read regarding farole plans for sool and sanaag.
  6. Duufaan stop measuring Puntland against other regions of Somalia in regards to oil. Fact 1: $100 million has been spent on Puntland oil exploration, that is cold hard cash by foreign oil companies who do not like to waste their money on any other region in Somalia because to be quite frank their is no oil anywhere else. 2. Oil Storage tanks are established in Bossaso for immediate export once the oil is recovered.3. Tenders from foreign investment companies from many nations are begging farole for contracts to build the state. Comparing Puntland oil to other regions of Somalia is ridiculous because we are at the stage of production and other regions have no foreign investments to even put them on the map. Noone will touch the south due to stability reasons, Noone will touch Somaliland due to legality issues. That is why Puntland is benefiting from this sort of arrangement.
  7. NASSIR;784750 wrote: Puntland: The Audacity of Hope for Somalia By Nassir Maakhiri Coming up Inshallah ...... looking forward to it
  8. kingofkings;784432 wrote: ^^^^ no its not like that. I think most of reer Puntland would love to invest in Puntland, including your truly, but the problem is getting a loan plus people to do business. Furthermore, there is disconnection between reer puntland at home and abroad. I think the minister should create a office in areas like America, Canada, Europe, and the Middle East so that reer puntland can network, invest, and buy into shares of companies. What do you think osman? Thats very good idea, but the diaspora is not investing as much as it should be, sure they have invested but what I mean its not even 5% of what the diaspora could do. There is alot of ppl still waiting for hamar who my father is one of and I am of the total opposite spectrum that believes Puntland should develop and not just sit there waiting for mogadishu which may never come and my mom is from the usc clan and and I dont expect to see a govt coming from there anytime soon because I know what my abtis talk about and their issues are a long way from being resolved. Dont wait puntland move forward you can only help mogadishu when you help yourself
  9. Hey duke, there only way to put it "THE STATE IS BOOMING"
  10. King yeah the guy done some good as far as the connecting the diaspora and local business communities, his even made the business community in Puntland one big lobby who work together for the good of the state. He is still lacking in getting people to invest into the region and in-particularly the puntland diaspora business community who really need to start investing now before its to late when the oil comes out there will be no space for them and all the outsiders will be building Puntland. Hada ka gaar ama chance kale heli maysan
  11. Pls note Bosaso International Port has all sorts of workers from all around the world and all around somalia and east africa. Bosaso folks always look to the gulf to frame how to take their development. They dont look at other parts of Somalia. Waan uu firsaday
  12. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Wershedaha Puntland oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Cumaan [sawiro] Updated:- 2 hours ago| 0 Commnets Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyoWarshadaha Puntland Mudane, Maxamuud Xaaji Xayir Ibraahim oo booqasho rasmi ahkujooga dalka Cumaan ayaa halkaas kulamo kaladuwan kula qaatay Hogaankajaaliyada Puntland ee kusugan dalka Cumaan, Xubno badan oo kamid ah ganacsatadareer Puntland, Hogaanka rugta ganacsiga iyo Warshadaha ee gobolka Dufaar eedalka Cumaan iyo xubno kale oo aad u badan isagoona booqday meelo muhiim ah ookuyaala gobolkaas halkaasoo uu soo indhoindhayayey sida habsamida leh ee uu usocda ganacsiga Puntland iyo Cumaan. Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntlandayaa kulan taariikhi ah la qaatay Dhigiisa Gobolka Dufaar ee dalka CumaanMudane, Cabdalla Saalin Bin-Rayaas iyadoona kulankaas oo mudo badan soconayeylooga hadlay arimo badan oo quseeya ganacsiga labada dhinac iyo sidii loo siikordhin lahaa loona balaarin lahaa isfahanka dhanka Ganacsiga ee labada dhinac,Gudoomiyaha rugta ganacsiga ayaa Shahaado sharaf lagu gudoonsiiyey halkaasiyadoona ay Dawlada Cumaan madaxdeeda Rugta ganacsiga u qaabilsan gobolkaDufaar ay sheegeen inay ku faraxsanyihiin xiriirka balaaran ee dhanka ganacsigaah ee ay Puntland la wadagaan taasoo ay ku tilmaamay mid muhiim u ah jiritaankaiyo hormarka shacabka labada dhinac. Mudane, Maxamuud Xaaji Xayir ayaa isna dhankiisa sheegeyin guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed ay abaal u hayaan shacabka reer Cumaan oouu sheegey inaysan marna kala maarmin, Dhanka kalena Wuxuu Gudoomiyaha rugtaganacsiga ee Puntland dhigiisa gobolka Dufaar u sheegey in Puntland ay diyaar utahay inay sii labajibaarto ganacsiga iyo iskaashiga ay la leedahay DalkaCumaan taasoo uu sheegey inay tahay mid soo jireen ah iyadoona kulankaasi uujawi is afgarad ah kusoo idlaaday. Dhanka kalena Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyoWarshadaha Puntland Maxamuud Xaaji Xayir Ibraahim ayaa booqday Dekeda Salalahoo ah dekeda ugu balaaran ee ganacsiga Puntland iyo Cumaan laf dhabarta u ah taasooah halka laga dajiyo xoolaha Puntland laga dhoofiyo islamarkaasna badeecadu ayPuntland uga timaado Waxaana uu usoo arkay sida ay shaqadu u socoto oo ahaydmid dardar leh. Sidoo kalena Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo WarshadahaPuntland Wuxuu la kulmay jaaliyada Puntland ee halkaas ku nool kuwaasoo uu ugawarbixiyey xaalka guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaana kan deegaanada Puntlandisagoona si gaar ah uga warbixiyey Xaalada Ganacsi ee Puntland, Gudoomiyahaayaa dhankiisana Warbixin ka dhagaystay Ganacsatada halkaas ku nool oo ugawarbixiyey xaaladooda, shaqadooda iyo Caqabadaha hortaagan iyagoona Amaan usoojeediyey Shaqada adag ee ay qabato Rugta ganacsiga ee Puntland oo mudooyinkii udanbeeyey sii labajibaartay shaqadeedii. Horseed Media
  13. It sure beat that pathetic attempt
  14. I am so happy duke. Port expansion is happening, 5 major roads in bosaso is being paved, puntland cup is on, the oil drilling is occuring, every updated pic I see from Bosaso and Garowe I see wicked development changing by the year. We have some awesome projects to look forward to opening like olympic village (to be host the only grassed stadium in the nation), commercial developments from golis and iftin. I am still waiting for SEPCO electricity to open up, Plus NECSOM in garowe is going wind-farm technology route. Education and Health sector is thriving like unseen before and even rumors that sharif asked minister of health after he saw the excellent work he does to be minister of health of his govt, but the minister of health told him no can do I am here for my people first when that is done I will consider mogadishu. International relation is at all-time high for the state and the profile of our region is bar none second to Hamar in the foreign worlds eye followed thirdly by somaliland and then galmudug
  15. Looks horrid? why dont you try building a limo out of scrap metals and let see how far your creativity is? they did very well. The message it sends is powerful. It was done by vocational students who took raw material and created something, the message is powerful if vocational teens can do this, imagine what we can do if we all got together and invested in our region? the sky is the limit for Puntland that is the message I walked away with from this project
  16. the will is there, the will of the people of puntland is unmatched in somalia, the money is coming boy from daror industries like cars will open up
  17. Gaarigan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo ay dad Soomaali ah ku sameeyaan gudaha Soomaaliya gaar ahaana Puntland,waxaa soo bandhigay Ardeyda Farsamada gacanta gobolka Mudug,wuxuu ka kooban yahay dhowr walxood oo la isu geeyey,taasi waxa ay dhiirigelin u tahay dadka Soomaaliyeed.
  18. Xarunta dowladda hoose ee Bossaso ayaa maanta oo 02-02-2012 lagu kala saxiixday bilaabitaanka dhamaystirka wadooyin dhowaan la benaayey oo Bossaso ku dhex-yaal. Shanta wado ee ugu weyn Bossaso ayaa waxaa la saari doonaa Jay iyo daamur waxaana ay noqon doonaan laami dhamaystiran kaasi oo dadweynaha iyo gaadiidkuba ay adeegsan doonaan. Waxaa kulanka joogay masuuliyiin kala duwan oo uu ugu horyeeyey duqa degmada Bossaso Xasan Cabdalla Xasan oo isagu heshiiska lagu dhisayo laamiga wadooyinka Bossaso saxiixay,waxaa isaguna madasha soo xaadiray gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxed Gallan. Dhamaan masuuliyiinta ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay wadooyinka laamiga ah ee laga samaynayo magaalada Bossaso,waxayna isla qireen in Bossaso ay tahay halbowlaha dhaqaalaha Puntland. Docda kale Gaar Yaasiin Axmed waa maamulaha shirkadda qandaraaska laamiga wadooyinka lagu dhisayo qaadatay ee El-Gar ayaa sheegay in aysan ahayn tallaabadii ugu horeysey ee ay shirkaddu qaado waxaana uu raaciyey in ay si wacan uga soo bixi doonaan shaqada loo xil-saaray. Mudane Gaar waxa uu baaq u diray dhamaan bulshada reer Puntland gaar ahaan Bossaso,isagoona ka codsadey inay la shaqeeyaan maamulka dawladda hoose iyo shirkada dhismaha si ay hawshu u noqoto mid hagaagta. Xarunta gobolka Bari ahna xarunta dhaqaalaha Puntland Bossaso ayaa waaydan danbey waxa ka socotey hawlho dayactir wadooyin ah oo lagu soo celinayo bilicdii magaalada iyo banayntii goobaha ka agdhaw wadooyinka. GAROWE ONLINE
  19. U.k Foreign secretary in Mogadishu, British Diplomat in Hargeisa and UK Minister of Development in Garowe...mmmmm sidas ba loo kala saraya
  20. William Hague begins Somalia visit UK foreign secretary calls for stepping up of the fight against Somali-based terrorism in the 'world's most failed state' guardian.co.uk, Thursday 2 February 2012 09.55 GMT British foreign secretary William Hague drives through Mogadishu, Somalia, in an armoured vehicle with Amisom troops. Photograph: Lewis Whyld/PA William Hague has called for a stepping up of the fight against Somali-based terrorism as he became the first British foreign secretary to visit the country for 20 years. His arrival in the capital Mogadishu amid tight security marked the start of a big diplomatic push to bring stability to a country he described as "the world's most failed state". Hague said recent gains by the 10,000-strong African Union force (Amisom) in the country had driven back the radical Islamist group al-Shabaab from the capital. But with much of the south of the country still controlled by the organisation, which has links to al-Qaida, he said there must be no let-up in the pressure. "We need to step this up. We are not complacent about it," he said. Britain is hosting a conference on Somalia in London later this month, attended by representatives of 50 countries in international organisations. Ministers believe the success of the Amisom offensive last August in driving al-Shabaab from Mogadishu has opened up a window of opportunity. Hague promised that counter-terrorism would be high on the agenda as well as tackling piracy and Somalia's deep humanitarian problems. "For the security of the UK, it matters a lot for Somalia to become a more stable place," he said. "Some progress has been made on this, partly because of the progress of the Amisom force. "One of the objectives of our conference in London is to strengthen counter-terrorism co-operation to make it easier for countries in this region to disrupt terrorist networks, to disrupt their financing and the movement of potential terrorists."
  21. William Hague visits Somalia's Mogadishu William Hague says Somalia is the "world's most failed state" William Hague has called for renewed pressure against Islamist militants during the first visit to Somalia by a British foreign secretary for 20 years. His arrival in the capital, Mogadishu signals the start of a major diplomatic push to restore stability in Somalia. The British government is holding a conference in London on 23 February to try to find a political solution, and tackle piracy and extremism. The first UK envoy for two decades has also been appointed. Mr Hague said a British embassy would be established in Mogadishu once the security situation allowed, and until then ambassador Matt Baugh would be based in the Kenyan capital Nairobi. Suicide bombings and other attacks by Islamist militants make the city one of the most dangerous in the world. Security was tight for the visit of foreign secretary, who travelled in a fleet of armoured vehicles to meet Somalia's President Sheikh Sharif Ahmed. After the meeting at the presidential palace in Mogadishu, Mr Hague described Somalia as "the world's most failed state". He praised African Union troops for forcing al-Shabab militants out of the city. But he warned that much of the south remained in the hands of the militants, saying: "We need to step this up." The country has been torn apart by two decades of war, beset by drought and famine, and is home to a piracy industry that threatens shipping across the Indian Ocean. But analysts say the military fortunes of al-Shabab have dramatically worsened in the last year. Neighbouring Ethiopia and Kenya also have forces in Somalia - and have made advances on al-Shabab in the south and the west. Tackling root causes Mr Hague's visit follows another sign of growing international confidence in the improving security situation, at least in Mogadishu - the UN special envoy to Somalia has moved his office back from neighbouring Kenya to the city after an absence of 17 years. Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan visited in August, and UN chief Ban Ki-Moon in December, the first visit by a UN secretary general in 18 years. UK International Development Secretary Andrew Mitchell visited Puntland, northern Somalia, over the weekend - after a August visit to Mogadishu. Correspondents say Britain now appears to driving a new international push to tackle the roots causes of Somalia's insecurity and conflict. Representatives from more than 40 nations have been invited to the London conference on Somalia later this month. "The conference will seek to generate a more effective and concerted international approach outside Somalia that addresses the root causes of the conflict; and a new political process inside Somalia that meets the needs of all Somalis," Mr Hague said in a statement. In 2010, MI5 director-general Jonathan Evans warned that it was "only a matter of time" before militants trained in Somali camps inspired acts of violence on the streets of the UK.