Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Maamulka Somaliland oo ka qayb galaya shirka London 5 Feb 5, 2012 - 11:19:18 AM Mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa fadhi-wada jir ah oo ay maanta yeesheen 5 Feb,2012 cod aqlabiyada ah ku ansixiyay in xukuumadda lagu taageero in laga qayb galo shirka Somaliya loogu qabanayo dalka Ingiriiska iyo wax laga bedelo golohu horey ugu diidey in gabi ahaanba Somaliland ka qayb gasho shirarka Somalida. Fadhigaan ayaa waxaa guddoominayay guddoomiyaha golaha wakiiladda Cabdiraxman Maxamed Cabdulahi Cirro, waxaana soo xaadirey 109 mudane oo ka mid ah 164 ee golayaasha guurtida iyo wakiiladda Somaliland, ka hor intii aan cod loo qaadin labadaasi qodob waxa khudbad ka hor jeediyay Wasiirka arrimaha dibada Dr. Maxamed Cabdulahi Cumar, kaasoo ka waramay faa’idada Somaliland ugu jirta inay shirkaasi ka qayb gasho. Khudbada Wasiirka kadib guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa mudanayaasha ka codsaday inay cod u qaadaan labada qodob ee la soo hordhigay, waxaanu yidhi “mudanayaal waxaad ogtihiin in Madaxweynuhu shalay labada gole hor yimi oo uu u xog-waramay, maantana waxa yimi Wasiirka arrimaha Dibadda oo isna labada gole siiyay xog waran, waxaanu inagu war geliyay in xukuumaddu wada tashi balaadhan qaran samaysay” ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulahi Cirro isagoo la hadlaya Mudanayaasha waxa kale oo uu yidhi “laba arimood ayaanu mudanayaasha u soo jeedinaynaa midi waxa weeye waxa ina horyaala go’aan goluhu gaadhay mar hore, waxaana daruuri noqotay in inagoo ilaashanayna qaranimadeena inay danaheena kale ilaashano, markaa qodobka hore waxa weeye in qodob lagu soo daro Xeerkii lagu xakamaynayay in laga qayb galo shirarka Somaliya, qodobkaasoo ah in xukuumaddu ka qayb gasho oo loo arko in dani ugu jirto Somaliland. Khudbada Guddoomiyaha kadib waxa ay xildhibaanadu u codeeyeen ansixinta labadaasi qodob, kuwaasoo 101 xildhibaan u codeeyeen in la ansixiyo, 3 mudane diiday, halka 4 mudane ay ka aamuseen, sidaasi ayaanay ku ansaxeen labada qodob. Geesta kale intii ay socotay dooda iyo ansixinta qodobadan saaka la soo hor dhigay mudanayaasha golaha Wakiiladda Somaliland, waxa buuq iyo sawaxan laga dareemayay hoolkii ay doodaasi ka socotay, waxaana jiray mudanayaala ka soo hor jeeday in la meelmariyo qodobadaasi oo doodayay, kuwaasoo uu ka mid ahaa Xildhibaan Maxamd Faarax Qabille oo isagu markii dambe iskaga baxay Golaha ka hor intii aan la codayn. Go'aankan golaha ayaa noqanaya mid wax ka badalaya siyaasadii gooni isu taaga Somalilnad madaama muddo 20 sano kuwaasoo wax aqoonsi caalami ah aan helin. Garowe Online, Hargeysa
  2. Where are you bilan? look at this construction boom. Bosaso-Garowe-Galkayo-Qardho-Waciye-Ceel Dahir are in a construction boom
  3. Good on ya Qardho boys, Invest in the city. I am very proud Today haday qardho soo tooseen reer excuse leh ma jirto. Halkas si wada, Hotelyo cusub ha laga hirgeliyo iyo dhismoyin residential ah sababto ah dadka ka soo ordo xiligga kuleelaha bosaso ayaa ibsan laha. Caqliga ha shaqeyo!!!
  4. Ganacsi iyo Dhisme xoogan ayaa Qardho ka socda [sawiro] Updated:- 1 min ago| 10 Commnets Iyadoo magaalada Qardho bilihii ugu danbeeyey uu ka jirey hormar dhanka ganacsiga ah ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar waxaa ka soconaya dhismeyaal kala duwan kuwaas oo loogu talagalay in laga sameeyo ganacsi kala duwan taas oo la filaya in wax weyn ay ka badali doonto bilicda iyo tartanka ganacsiga ee ka bilowday magaalada Qardho. Dhismeyaal daqabyo ah ayaa haataan waxa ay ka socdaan faras magaalaha Qardho dhismayaashan oo ay bulshadu ku tilmaantay hormar dhanka ganacsiga ah oo lagaarey iyadoo arintaani ay keeni karto in dad badan ay usoo jeestaan sidii ay u maalgalin lahaayeen magaalada qardho. Mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa magaalada waxaa laga dareemayey koror dhanka ganacsiga ah iyada oo magaalada ay soo gaareen dadka soo laabtay qurbaha oo ka sameeyey goobo ganacsi,waxa ay shacabka ku tilmaameen arintaan hormar ku aadan dhanka hormarka ganacsiga. Magaalada Qardho waa xarunta gobolka Karkaar waxa ay leedahay cimilo wanagsan oo ku haboon ganacsiga, waxaana sanad walba usoo xagaabaxa dad badan oo ka yimaada dhanka magaalada Boosaaso, hadii ay sii socdaan ganacsiga iyo dhismooyinka laga wado magaalada waxa ay keeni kartaa in ay dadbadani usoo guuraan magalad Qardho. Cabdiraxmaan Maxamed Cali [black] Horseed Media Qardho
  5. The suldan is kidding himself with his demands..50% for two cities of Somalia? and 50% for everyone else and on top of that the presidency and the capital city. War ninkana qosol badana, wa niin aan siyasiga waxba ka ogayn. Does he think somaliland has something against somalia when he is demanding such a share? you have nothing suldaanow, your policies are not even on table for negiotation like south sudan who could negiotate what it wanted and what it didnt because their policy was accepted internationally and domestically. I want 50% of somalia and if i dont get it i will go back to isolation is what the suldan is thinking will get him what he wants. War niyahow siyasiga ka dhex bax suldan ba tahay you have nothing to demand because u have nothing in anyway to threaten us to give you such a slice. If you had recognition on the table then you can demand such things but you dont and we know you never will and therefore we will not give you anything because you lost politically and losers dont have the right to demand
  6. no niinyaaban I dont need to research, we compare somaliland to galmudug, puntland and khaatumo pure sub-clan states. You are never compared to in any way shape or form to wider clan families. Somaliland doesnt have an active business community, it has an active diaspora but not business. ppl building houses and living on remittance are not really able to pay taxes are they? so where does that figure come from? berbera port? your lucky if one ship is there a week and its not even for somaliland businesses because their is NONE its for ethiopia. The livestock trade most of it go through Bosaso port today. Marka how can a budget like that exist when we dont see it on the ground with somaliland forces using high-tech weaponry? have u even see their so called navy? sxb its a god damn tin boat
  7. niin yaaban no its just bare facts anyone can see with their own eyes
  8. Have u seen somalilands soldier and their uniform and weapons LIVE? there is nothing new at all, infact its all old stuff. With a budget like that koley wax muuqan karo baan arki laha, beenta igala tag. Cant even defeat security guards in buhodle imagine puntland forces? they dont have big budget at all sxb wax maskaxda qadan karo ma aha in somaliland dacif sidas uu noqoto iyo figure sidas la sheegto. U would be able to capture not only sool and sanaag but all of puntland and somalia with a budget like that. But when we look at somaliland soldiers and their equipment on video it doesnt look like 90 million budget
  9. Fiqikhayre;785314 wrote: Well Done Osman, great points made there. Thanks fiqi, bilan is a miserable soul who's article is just from pure jealousy that puntland is progressing and her people are not. Wax kale ma aha? what suprises me the most is why she is blaming puntland for the lack of progress of her own region and people? Is it Puntland's fault? no its not and she is barking up the wrong tree and she just met a wolf that barked back
  10. total nonsense $90 million budget why cant it defeat locally armed security guards in buhodle neighbourhood? day-dreaming somaliland
  11. The ppl who are critising this. Mark 2 attached with a lexus and nonsense arguments, why dont you take spare parts from mark 2 and a lexus and create something as good, your ppl cant they dont have the creativity. This was made from nothing but spare parts and they put it together and got it operational and spray-painted it and tinted windows and the whole 100 yards and presented their creativity to the community. Before anyone criticises please come and show me what your ppl have done, NILCH, NADA, EBER, HABA SUGIN is what we know of other regions in Somalia such as mogadishu and hargeisa
  12. King excellent thing is to wont be the first there is many more to come. Puntland Automobile Industry we will look back at this in 20 years and say look at where we came from
  13. Oh ms bilan is quiet well lets puncture your heart even further Go away and die in your hate ms bilan your people will fall behind puntland weliga nac pland waxba kama qadaysid gadaal baad uu dhacaysa wa iga balan taas shidaalka ha soo baxo wa inoo markas
  14. Listen here ms bilan im not going even bother showing you what is already established, because I always look to the future. While your at it take these apples and shove it where the sun doesnt shine!!!
  15. Bilan I don't see this in your areas 5 road paving projects at a total length of 10km being worked on inside the cosmopolitan Bosaso City Port Expansions Investments
  16. King, Nassir ms bilan is just hateful and jealous and that is what her article is about. Its more of "how dare Puntland progress before my people" that's all it is. I don't know where ms bilan has been but Puntland has started it's progress a long time ago, the oil will just take it to another level
  17. Bilan is devastated and has been refuted soundly. Her arguments at best are weak and is only looking to give her people hope that Puntland will not progress further then her own regions. Bilan you are desperate and your editorial stinks of it, but remember your jealousy wont stop puntland it will just give it more fuel to progress and lets not kid ourselves your region has no capability to stop Puntland even if it wanted to so just sit back and enjoy the ride and watch as your region falls behind while my region progresses
  18. Furothermore extracting commerciable oil in a foreign country requires: A recognized government, which can negotiate on behalf of it's people and environment. A recognized elected Parliament, which represents the people of the land that can rectify the deals and contracts between the government and oil companies. Huge Investment, which requires a peaceful country with a recognized government that can sign deals on behalf of it's people Banks which are recognized by IMF and International Banks, to be able to conduct financial transactions and L/C (letter of credit) Infrastructure and strong educated labor force. Puntland and Somalia as a whole are lacking all these requirements, therefore no genuine company will consider spending a dollar to explore oil in Somalia. If anything, it all sounds like we have a scam on our hands folks and we cannot afford to fall for it. Regarding having weak non recognised government argument has already been disproven by Kurdistan who is producing oil and progressing its region without a strong federal government in Baghdad. The TFG is recognised, So is the TFP where-as on the ground it is struggling, the regions of Puntland is the total opposite to mogadishu where the Puntland authority has a government supported by its people and has the legal authority to develop its region and secure its region until such time a true federal govt in Somalia is born. Banks are existent in Puntland. There are number of Private banks in Puntland where traders and business-men deposit their wealth into, however if you mean if Puntland will gain access to developmental banks such as the IMF, Puntland will gain access to it when the organisations see clearly that we do have the capability to pay off our loans in a timely fashion since the revenues are there. Infrastructure and a educated Workforce, Well saudi arabia didnt have an educated workforce and that market is flooded by contractors from overseas, it didnt stop them from progressing its region. Puntland will spend alot of its oil revenue into infrastructure projects such as providing free education and health for all so it does have a healthy and educated population to perform the required services for the state in all of it's established or emerging industries. This is why the oil program is very important Bilan it will lay the foundation for Puntland to progress its region in many different sectors and even create new ones such as tourism. As for your last point bilan you come to conclusion that no genuine organisation will invest in Puntland based on your false arguments in your editorial, However their are already reports that Dr Farole is meeting with multi-national companies in Dubai who are lining up to invest into Puntland. As for your hoax argument of the oil their are reports the oil is in its 19th day of drilling and has reached a 1100 meter depth from a targetted 3800 meters. Finally Bilan, this is my Puntland. Care to show me 3 cities in your region that match this? Bosaso Garowe Galkayo
  19. My article is going to look at some of the arguments provided by Bilan.A.Aden via hiiranonline(a reputable media agency) and see if anything she has to say holds any weight regarding Puntland's Oil Program or is just mere propaganda spinning to keep her locals faithful that Puntland will never become an oil producing region. Congratulations, You Won You know when you get that annoying pop up after you open a web browser saying “Congratulations You Won!!!”? We all know that it's a hoax and there really isn't anything to win, just a bunch of false ads about subscribing to some random products or services. This is how I feel about the new Puntland oil discoveries . Let me give you a little background on the key player. Her opening paragraph is just mere opinion and everyone has their right to their opinion no matter how insane it may be. You can enjoy that right in Puntland, can you enjoy that right in mogadishu? I'll let you decide for yourself!!! We have the Austrailian exploration and production company called Range Resources. The firm's webiste mentioned that they have found two hydrocarbon basins covering approximately 20 million acres in Puntland, Somalia. It was also mentioned in a web video by Al Jazeera, that these blocks could potentially produce about 19 billion barrels of oil in the Puntland region. That’s about 2 trillion dollars of commerciable oil. Now she is trying to give some background information regarding the two oil basins in Puntland namely Daror and Nogal which covers 36000km and is the size of Taiwan in it's own respect. Those two basins contain up to 19 Billion barrels of oil or revenue wise 2 trillion dollars. She is totally correct on that part. But as usual Mrs Bilan Aden slightly forgets to mention that Puntland has offshore oil in 3 basins namely the red-sea basin, the Hafun Pennisula and the Indian Ocean basin. She totally neglects to mention the north mudug basin which in a 1993 Petroconsultant study done by geneva said was the most productive oil basin in Somalia. She neglects to mention the gas, gold, iron and silver minerals in the bari/sanaag regions. She forgets to mention the sool basin. When the firm's Executive Director, Peter Landau, was asked on Al Jazeera how the profits will be split, this is how he broke it down: Without mentioning any details, monthly payment installments will be given to the local government of Puntland during exploration. A range of 4%-12% of royalties, based on daily production, will go to the government. Lastly, profits will be split 50/50 between the local government and Range Resources. She is totally correct on how the Production Sharing Agreement was negiotated. A royalty of 4-12% will go to Puntland Govt as a fuel levy untill the initial costs of the seismic studies, exploration/production phase, infrastructure installation such pipelines and oil storage tanks are paid off. After those initial costs are paid of and the oil production is in profit mode the PSA will turn into a 50/50 split. So in Total Puntland share will be roughly anywhere from 54% to 62% of its oil. After listening to the interview, I immediately had many concerns about this venture. Questions that I believe should have been asked, were overlooked in this short interview. When it comes to production, who determines the cost and under what economy, the Australian or the Puntland region? When that has been determined, who will oversee the minimum cost? Usually, these companies make huge profits by taking advantage of poor countries, and in this case a region where one man controls, the President of Puntland and Australian citizen, Abdurahman Farole. She has now mixed hypothetical questions with opinions. Lets start answering her hypothetical questions such as "when it comes to production who determines the cost and under what economy"? Well ms.bilan the oil companies are listed on the stock-exchange and does have shareholders to answer to however the initial costs are very transparent and you can go to range resource website and read it yourself to see how much has been spent on the oil program in Puntland since 2005. Around $50 million has been spent so far in the exploration stage and the production infrastructure costs are still not accounted for. Now she says Under what economy will this be determined by? well its free-market economy and the company is a stock-exchange listed organisation and its answerable to its stakeholders when they see profit so will Puntland in terms of amending the PSA to 50/50 split. She then goes onto use other poor countries as an example of being ripped off and believes Puntland is going down the same path. First of all those countries she is trying too allure to is totally different to Puntland in terms of population, traditional system mechanism, culture and religion. If anything Puntland will follow a Gulf State model and not a Nigeria model because of the realities on the ground. Puntland has a strong traditional system similar to the gulf regions, this is totally lacking in the failed oil producing countries she is trying to compare Puntland to. The Traditional system in Puntland provides a form of check and balances for our region who resolve water disputes currently and in the future will resolve oil dispute if it arises. She then continues to argue that Puntland is a one man dictatorship which is her opinion and not based on facts and totally forgets that Puntland citizens do not accept dictatorships as seen from history between abdullahi yusuf and jama ali jama/adde muse wars back in 2001 till 2004. The astonishing thing is that a small unknown company is informing the whole world that they are going to explore oil in Puntland, while the renown companies like Sinclair Oil Corp., Rodgers Oil Company, and Conoco Oil Company, who have been exploring Somali oil since the 40s, are not in the frontlines of this oil business. This seems like a hoax to impress the world and lure big oil companies to buy them out, which is another cost added to the future of Somalia's oil business. Furthermore, to make this project seem legitimate, a few pictures where taken of the two areas with equipment staging a lucrative “come buy me” position. Excuse me? Last I checked, technology is so advanced that finding oil takes minimum effort by simply pointing a satellite. It looks to me that they are trying to gas up the hype. Maybe Bilan Aden should go read firstly about the oil organisations who are involved in Puntland. Range Resource has Exclusive concession rights to the acreages and has already farmed in major oil companies such as Africa Oil and Horn Petroleum. These companies are working on major portfolios around the world. Its a stock-exchange listed organisation and has stakeholders behind it. If it is a hoax why would people buy shares into it? Why would Africa Oil get involved or Horn Petroleum and Canmex? Maybe Bilan should read how Yemen discovered it oil and the stages it went through to get a better understanding of what Puntland is trying to achieve before misleading the hiiranonline audience with her opinions and mere conjectures. My Last but certainly not least question is how and who will oversee the environmental impact of this oil? Certainly the local government has not established a organized environmental protection agency. The threat of a catastrophic oil spill can be very dangerous to human, animal, and plant life. We all witnessed the oil spill in 2010 in the Gulf of Mexico, eleven crew members died during the explosion and it took more than 80 days to contain the spill. It cost British Petroleum Billions of dollars in clean-up cost and fines mandated by the government. Their effort to contain the oil leaks were due to the demand and outrage of the US government and it’s citizens. I don’t know who will have Puntland’s back if there is such a disaster. Puntland is pro environment and has that apart of it's policy. For example the state is trying to move away from diesel based electricity to wind-farm technologies as stated recently by NECSomalia chairman via PuntlandPost. Charcoal is trying to be reduced in the region with alternative technologies being sourced. As for Oil Spills and so forth which will not happen but if it does, Puntland will be very conscious of this because the piracy began as environment saviours from illegal fishing and toxic waste dumping. Puntland is very pro environment and steps will be taken to ensure lives are enhanced by the oil productions and not disadvantaged.
  20. Its obvious the pirates know the locals will now be getting desperate and are attacking an envoy carrying officials from karkaar with developmental agencies. The game is over in the coastal regions of Puntland and they know it because the locals will be getting development packages and the pirates know their in trouble and will lose local support. Last minute attacks won't save you. Call it a day and pack up boys
  21. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Karkaar oo deegaanka Baar-madow lagu weeraray Updated:- 32 mins ago| 2 Commnets Kooxo Burcad-badeed ah ayaa maanta ka afduubtay agagaarka deegaanka Baar-madow ee gobolka Karkaar gaari nooca raaxada ah oo ay wateen saraakiil ka tirsan hay’adda DAI iyo maamulka gobolka Karkaar kuwaas oo kusii jeeday degmada Bender-Bayla. Kooxaha afduubka geystey oo ka yimid dhinaca degmada Xaafuun ayaa soo weeraray labo gaari oo ay wateen mas’uuliyiin uu kamid yahay gudoomiye ku-xigeenka gobolka Karkaar Yoonis Cali Faarax iyo saraakiil ka tirsan hay’adda DAI oo safar shaqo ugu baxay degmada Bayla kana tegey degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Duqa degmada Bayla Siciid Aadan Cali Ateeno oo Horseed Media waraysi gaar ah siiyey ayaa sheegay in falkaasii uu dhacay waxyar kahor salaada casarka ee wakhtiga gobolka geeska Africa, isagoo intaas ku daray in ragga weerarka soo qaaday oo aad u tira badnaa ay israsaaseeyeen ilaaladii wefdiga haseyeeshee ay markii danbe iyagu awood bateen. Siciid Ateeno wuxuu intaas ku daray in Burcadii weerarka soo qaaday ay la hareen labada gaari midka danbe oo ay dhowr askari oo wefdigaas ilaalo u ahaa saarnaayeen haseyeeshee gaarigii hore oo ay mas’uuliyiintu la socdeeni uu kasoo baxsaday, wuxuuna intaas raaciyey in ay la aadeen dhinaca Xaafuun kadib markii ay ka dejiyeen ilaaladii wefdigaas la socdey oo 4-nin ahaa. Duqa degmada Bayla ayaa ugu danbeyntii sheegay in ay soo dhoweeyeen gudoomiye ku-xigeenka gobolka Karkaar iyo 3-qof oo kale kuwaas oo kasoo baxsaday kooxdii Jirri badeeda ahayd ee soo weerartay isagoo hadalkiisa kusoo afmeeray in xaaladooda caafimaad ay aad u wanaagsan tahay wax dhibaato ahina aysan kasoo gaarin weerarkii lagu soo qaaday. Lama oga ilaa iyo hada sababta rasmiga ah ee ka danbeysa weerarka ay kooxdaas Burcad badeeda ahi kusoo qaadeen wefdiga ay gaariga ka qabsadeen ee kusii jeedey dhinaca degamda Bender Bayla, waxaase loo badaninayaa in uu damac ka galay gaadiid ay xubnahaasi wateen oo ah nooca raaxada Land-Crusier nooca ee ay Soomaalidu (Layla-Calaawida) u taqaan. Horseed Media
  22. Caano yes the drilling campaign is going good. 1100 meters in 19 days aint bad if you ask me but I suspect we are going to hear some good news soon