Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Damn maxamed farole lol and his posting that on allafrica too which is a respected source of media that all political shakers read
  2. After 21 years of isolation the boys have woken up in Hargeisa, their policy of separation is over. Their whole political game has come to an end Unrecognised, Defeated, and Exhausted WLC BACK HOME BOYS
  3. Somaliland’s parliament votes to attend Somalia conference in London 5 Feb 5, 2012 - 12:28:30 PM HARGEISA, Somalia Feb 5, 2012 (Garowe Online) – The two houses of parliament in Somalia’s separatist region of Somaliland have voted overwhelmingly voted in favor of the Somaliland, Radio Garowe reports. The joint parliamentary session was held Sunday in Somaliland’s capital of Hargeisa and attended by 109 MPs from the elected House of Representatives and the nominated House of Elders (Guurti). The session, chaired by the Speaker Abdirahman Mohamed Irro of Somaliland’s House of Representatives, discussed two major issues: Somaliland’s attendance at the London conference and revision to a Somaliland law which prohibited participation at Somalia conferences. Somaliland Foreign Minister Mohamed Abdullahi Omar addressed the joint session of parliament and argued strongly in favor of Somaliland’s attendance at the upcoming International Conference on Somalia, hosted by the UK Government in London on 23 February 2012, where UK officials expect the attendance of world leaders and diplomats from over 50 countries. Speaker Irro told the parliamentarians that Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo addressed parliament earlier. “Today you have heard the Foreign Minister expressed that the administration has engaged in wide consultation regarding the London conference,” said the Speaker. Continuing, Speaker Irro said: “There are two issues here: one issue is a prior law banning Somaliland participation at Somalia conferences, as it has become vitally important that we protect our statehood while simultaneously protecting our interests, and so there is a proposal to amend that law as the administration finds our Somaliland’s interest in attending the London conference on Somalia.” The Somaliland MPs from both houses of parliament voted thereafter, with 101 MPs voting in favor of Somaliland’s attendance at the London conference, while 3 MPs rejected and 4 MPs abstained, and the Speaker did not vote. The law passed in favor of Somaliland’s attendance at the London conference on Somalia, parliamentary leaders declared. Independent sources in Hargeisa tell Garowe Online that the parliament hall was loud and rowdy during the deliberations, with one legislator named MP Mohamed Farah Qabile storming out of the hall in anger. Sunday’s vote by the houses of parliament in Somaliland favoring the separatist region’s attendance at the London conference marks a major shift in policy for the separatist region, which has deliberately stayed away from the more than 15 Somalia peace conferences held in capitals like Cairo, Addis Ababa, Djibouti, Nairobi, and soon London. It is not clear what brought this major shift in policy in Somaliland, but the change comes at a momentous time in Somalia’s recent history with African peacekeepers and neighboring countries’ armies seizing control of land from Al Qaeda-affiliated Al Shabaab terrorist group in south-central Somalia. Political analysts say international pressure, particularly by the UK government, played a key role in influencing politics in Somaliland, a former British protectorate. Last month, Somaliland forces faced a resounding military defeat after a failed invasion of Buhodle town, a failed military operation that exposed Somaliland’s clan politics and its stretched military might. Somaliland, located in northwestern Somalia, unilaterally declared independence from the rest of the country in 1991 but has not been recognized internationally. GAROWE ONLINE
  4. b-boy;786617 wrote: does anyone have an update on the sports complex being built in Garowe? yeah I do but its not enough. I need to see the whole complex and in particular a sporting ground with astro turf anything less is a disgrace
  5. Yeah king it could b finished by july cause that will be a good 8 months cause it started technically 27th of november 2011. But I rounded it of to december and 8 months from there is july. It could possibly coincide with the first of july national day and farole can have an opening speech by saying "a new parliament like the old parliament of somalia has been born for the whole nation" or he could postpone it till august 1 and hold a opening speech and say a "Puntland has matured, its 14 years old today and on this special day first of august a new parliament has opened to emphasise its maturity and also to send a sign to other somalis that Puntland is here to stay"
  6. King it should be finished roughly 8 months. Work started on it december and they gave it an 8 month deadline. So roughly around july or could be pulled back till august for the 1st of august celebrations
  7. King what about how the inside parliament will look like the parliament hall. I havent seen any designs on this as of yet
  8. yo kingy damnnnnnnn this parliament is going to be massive. Look at the construction worker walking inside under the entrance and the height difference between him and front entrance ceiling.
  9. King the whole state is under construction wax kale la oran karo ma jirto
  10. Madaxweynaha Puntland oo Garowe ku soo laabtey 7 Feb 7, 2012 - 1:33:07 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 7,Feb ,2012 waxa uu dib ugu soo laabtey magaalada Garowe kadib safaro ku tagey dalalka Jabouti iyo Imaaraadka. Garowe International Airport ayaa masuuliyiinta dawladda Puntland oo uu horkacayo madaxweyen ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo ururada dhalinyarada iyo haweenka ayaa madaxweynaha soo dhaweeyey ka hor inta aan loo galbin dhanka aqalka madaxtoyada oo uu saxaafada ku lahadlay. Ugu horeyn madaxweyne xigeenka Gen.Cabdisamad Cali ayaa waxa uu warbixin kooban oo ku saabsan xaalada guud ee dalka siiyey madaxweynaha iyo wafdigiisa. Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole madaxweynaha Puntland waxa uu ka sheekeeyey safaradii dhowaan uu ku tagey Jabouti iyo Imaaraadka Carbeed oo uu sheegay in ay ku soo dhamaadeen guul iyo Isfahan guud. Imaaraadka ayuu sheegay in hogaamiyaan kooxda xiriirka caalamiga ah ee burcad badeeda,waxana Puntland kala dhaxeysey arimmo badan oo ka mid ahayd tababarka ciidamada booliska badda Puntland iyo khibrad kororsi ku saabsan khayraadka dabiiciga ah ka faa’ideysigiisa maadama Puntland ay dhowaan shiqaal qodis bilawdey. Shirkii ICG ee Jabouti shalay ku soo dhamaadey ayuu sidoo kale wax ka taabtey oo Puntland soo jeedisey qodobo ka mid ah waxyaabaha looga hadli doono kulanka dastuurka Somalia oo 15,Feb 2012 ka dhici doona Garowe. Ugu danbeyntii ayuu Dr.Farole ka hadlay shirka London ka dhacaya dhamaadka bisha oo uu ku tilmaamey mid muhiimad gar ah u leh Somalida,Puntlandina ay ka qaybgali doonto. Kadib shirkiisa saxaafadeedkii ayuu madaxweynu waxa uu kormeer hawleed ku tagey xarunta aqalka baarlamaanka Puntland oo uu ka socdo dhismaha hoolka shirarka waxana ku weheliyey gudoomiyaha baarlamaanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi. Halkan ka dhageyso codadkii madaxda Puntland ee madaxtoyada maanta http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxweynaha_Puntland_oo_Garowe_ku_soo_laabtey.shtml
  11. M/wayne Faroole oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay shirar uu kaga soo qaybgalay Jabuuti iyo Imaaratka Carabta Tue, 07 Feb 2012 07:16:44 -0500 am -05:00 -18000 Garowe.Feb 7 -Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib socdaal uu tobaadkii ugu dambeeyay ugu maqnaa dalalka Imaaraatka Carabta iyo Jabuuti. Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe kuxigeenka madaxwaynaha Gen.Cabdi Samad Cali Shire,wasiiro,xildhibaano iyo dadwayne tiro badan. Madaxwaynaha ayaa waxaa loo galbiyay aqalka madaxtooyada ee Garoowe waxaana halkaasi uu warbixin kaga dhagaystay madaxwayne kuxigeenka Gen.Cabdi Samad Cali Shire oo sheegay dalka inuu ka jiro nabadgalayo marka laga reebo colaadda ka taagan gobolka Cayn ee u dhaxeysa dad deegaanka iyo maamulka Somaliland. Safarka Imaaraatka Carabta. Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroolle oo intaasi kadib isaguna la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu sheegay dalka Imaaraatka Carabta inuu kula soo kulmay madaxda dalkaasi uuna kala hadlay arimaha burcadbadeeda maadama sida uu sheegay dowladda Imaartaaka Carabta ay ka taageertay dhaqaalaha ku baxay tababarka ciidamada badda Puntland,inay dhanka waxbarshadada ka taageerto Puntland iyo inay gacan ka gaysato sidii ay dowladda Puntland uga faa'iidaysan lahayd khayraadkeeda. Safarka Jabuuti. Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa waxaa uu sheegay dalka Jabuuti inuu uga soo qaybgalay shirkii ay kooxda xiriirka Caalamiga ee ICG ku yeesheen Jabuuti 5 iyo 6dii bishaan. Waxaa uu sheegay shirkaasi in lagu casuumay maamulka Puntland islamarkaanaana lagu ayiday qodobadii kasoo baxay shirkii Garoowe,dhaqan galinta Road Mapka,marxaladda gala guurka,shirka London ee arimaha Soomaaliya,waxaana madaxwaynaha uu intaasi raaciyay caalamka inuu xiligaan uu u soo jeedo arimaha Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa dhanka kale sheegay dalka Jabuuti inuu kusoo xiray shir looga hadlayay dadka tahriibaya oo ay soo qabanqaabisay hay'adda IOM ayna ka qaybgaleen wasiiro katirsan dowladda faderaalka iyo maamulka Puntland. Waxaa uu sheegay shirkaasi in looga hadlay dadka sharci darada usocdaalaya iyo kuwa isaga kala gudba dalalka la isaga kaashan lahaa,shirkaasi ayaana waxa uu sheegay in la isku raacay in la joogteeyo. Shirka London. Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa waxaa uu soo hadal qaaday shirka arimaha Soomaaliya ee la filayo in 23ka bishaan lagu qabto magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Waxaa uu sheegay dhamaan ka qaybgalayaasha shirka London inay ku mashquulsanyihiin sidii ay u diyaarin lahaayeen waxaa ay la tagayayaan shirka London,waxaana uu sheegay shirkan inuu yahay muhiim ah ayna ka qabyagalayaan dad Soomaaliyeed oo aan waligood shirarka Soomaalida looqabanayo aan ka qaybgalin oo ay ka mid tahay maamulka Somaliland sida uu sheegay madaxwayne Faroole. Waxaa uu sheegay xukuumadiisa inay la tashi dheer ka yeelan doonaan waxyaabaha ay la wadaagayso qaybaha Soomaalida ee ka qaybgalaya shirka London. Colaadda Sool iyo Cayn. Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa dhanka kale sheegay inay la socdaan colaadddaha soo laablaabtay ee ka taagan deegaanada Buuhoodle,waxaa uu sheegay dowladiisa inay marar badan muujisay mowqifkeeda ku wajahan dagaalada gobolka Cayn. "hadii degdegsiinyo lacag dhalaan kaadsiimo dahab bay dhalaan"ayuu yiri madaxwaynaha Puntland oo ka hadlayay colaaddaha gobolka Cayn. Madaxwaynaha ayaa isagoo hadlakiisa sii wata waxaa uu sheegay diblumaasiyiin katirsan beesha caalamka iyo madaxwaynaha dowladda Jabuuti oo arimaha Soomaaliya waxbadan kala socda uu kala soo hadlay colaadaha gobolka Cay. Waxaa uu sidoo kale sheegay waxyaabihii ay isku afgarteen inuu so hoose uga warbixin doono dowladda balse aanu saxaafadda ka sheegi doonin. Shidaalka Puntland. Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay shidaalka laga soo saarayo deegaanada Puntland oo xiligan riigii ugu horeeyay lagu dhuftay dooxada Dharoor. Waxaa uu sheegay madaxwayne Faroole inay sare u qaaday sunacadda Puntland shidaalka iyo maalgashiga caalamka uu ka sameeyey ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland. Madaxwaynaha ayaa xusay xiligaan inaysan Puntland cidna kala cararaynin khayrdaaka ay soo saarayso loona baahanyahay dastuur rasmi ah oo lagu qeexa shidaalka Puntland laga soo saarayo iyo qaybaha ay dhamaan umadda Soomaaliyeed ku yeelan karaan. Al-Shabaab. Madaxwaynaha dowladda Puntland ayaa shirkii jaraa'id uu ku qabtay magaalada Garoowe waxaa uu sidoo kale sheegay dagaalada xiligaan gobolada dalka Soomaaliya qaarkood laguka jiro ururka Al-Shabaab inay wax badan ka tartay amaanka dalka Soomaaliya. Waxaa uu sidoo kale xusay shirarkii uu kasoo qaybgalay in cafis loogu fidiyay cid kasta oo Al-Shabaab katirsan islamar ahaantaana kasoo baxdo xiligaan,isagoo arintaasi ka hadlayay ayaa ugu baaqay dhalinyarada xiligaan ka mid ah Al-Shabaab inay kasoo baxaan. Madaxwayne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa bartamihii bishii June ee lasoo dhaafay kadhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhroor,halkaasi oo uu ku daahfuray ceelii ugu horeeyay ee shidaal laga soo saaro dalka Soomaliya ee Shabeel-1. Diiwaanka Wararka Daljir Boosaaso.
  12. Tarsan: Dadka Reer Muqdishow Waxaa Meeshan Dhigay Waa Dulmigii ay Galeen iyo Qabyaalad (Dhageyso) Comments (3) | Write Comment Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho looga baahan yahay inay dib u midoobaan ayna iscafiyaan ka dib markii labaatan sano ay ku soo jireen qabyaalad. nacayb iyo dulmi ay dadka kale u geysteen, siduu yiri. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hadal uu ka jeediyey xaruntii degmada Wardhiidley oo shalay lagu qabtay xaflad lagu maamuusayey dib u soo celinta dhismayaasha dawlada ee ay dawladu wado ayaa sheegay in loo baahan yahay dib u soo celinta bilicdii magaalada iyo in dadku iscafiyo. “Dulmigii magaaladan lagu galay iyo colaada shacabka la dhexgeliyey waxay keentay in ciqaab Illaahay ka timaado, sababtoo ah ummadu markay dambaabeyso hadey si furan u dambaabto ciqaab baa ku imaaneysa, ciqaabtaasoo ahayd gumaad, cabsi, qax, gaajo iyo faqri” ayuu yiri mudane Tarsan. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in barnaamijka ay dawladu wado uu yahay sidii bulshada loogu soo celin lahaa noloshii hore ee ay lahaan jirtay. Wuxuu sheegay in dadka reer Muqdisho ay iska daayaan nacaybka iyo qabyaalada isla markaana dib loo soo celiyo dhaqankii wanaagsanaa ee bulshada ay lahaan jirtay kaasoo ku saleysnaa “karti, saaxiibtinimo iyo aqoon”. “Dadkii waagii hore waxaa la isku wareysan jiray, aniga reer Wardhiigley baan ahay, waxaan ahay reer Hodan…. taasaana rabnaa inay soo laabato” ayuu yiri gudoomiyaha. Tarsan wuxuu sheegay in maamulka gobolka Banaadir ahmiyad gaar ah siinayaan amaanka iyo nadaafada isla markaana degmooyinka lagu tartansiinayo horumarkooda xagga amaanka iyo nadaafada. DHAGEYSO KHUDBADA GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR Dhanka kale gudoomiye Tarsan wuxuu sheegay in hawlgalja soo celinta guryaha dawlada la sii wadi doono illaa dhamaan adeegyadii bulshada ay ka soo laabtaan. Wuxuuna dadweynaha ka codsaday inay gacan ku siiyaan maamulka arintaasi fulinteeda. RBC Radio Audio http://www.raxanreeb.com/2012/02/tarsan-dadka-reer-muqdishow-waxaa-meeshan-dhigay-waa-dulmigii-ay-galeen-iyo-qabyaalad/
  13. Excellent highlights from the 13th Birthday of Puntland
  14. I really enjoyed dr faroole speech at the ICG meeting. Puntland needs socio-economic investment in all sectors. I suggest to the world to act now because the region is going to prosper with oil so get in now while you can before its too late. Puntland's development is crucial and sacred
  15. I just looked at the participants and I saw Puntland thats all I read
  16. I dont see any grass on there
  17. Galmudug and Somaliland have always been brother in bond, this doesnt suprise me in the least. I don't really care what anyone says about Puntland as a long as it doesnt adversely affect our region, everyone has the right to their opinion. Damn puntlandpost reported there was even hotel somaliland in bosaso with that literal name and noone cares everybody goes about their daily hustle. My god Galmudug has gotten soft over the years wallahi
  18. Somalia dont rub it in, siyasi jab ba ku dhacay, just leave it at that bro
  19. carafat,, qardho long time bay iskA hurdeen this is very important because this will lead to competition and u know somalis they always one up the competitor and who will benefit? the locals. Qardho is on the rise WATCH OUT BOYS
  20. Carafatow..jealousy wont get u anywhere but i told u it will just fuel a development boom in pland 1. 2. 3. 4. Thats for carafat who cannot see the difference in architecture Its 4 different commercial buildings and its just starting thats what Bilan needs to know its not the end