Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. Ganacsatada yar yar ee Qardho oo ka cabanaya hoos u dhaca qiimaha Dollarka [sawiro] Updated:- 2 hours ago| 0 Commnets Ganacsatada ku nool magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar ayaa cabasho weyn ka muujiye isbadalada joogtada ee sarfika lacagta dolarka, kaas oo ay ku tilmaameen in uu keenay suuqu jahwareer dhanka iibka soo wajaho. Qaar ka mid ah ganacsatada oo la hadlay warbaahinta Horseed Media ayaa waxa ay sheegeen in bilihii la soo dhaafay ay jireen hoos u dhac balaaran oo ku aadan dhanka sarifka lacagta Dolarka, kaas oo sameyn balaaran ku yeeshay dhamaan qeybha kala duwan ee bulshada, iyaga oo tilmamay in wali badeecooyinka kale ay joogaan lacagtii l a siinjirey illaa iyo hadda wax sameyn oo ku yeeshay sarifka dolarka ma jirto. Xaamud C/llaahi Xaaji oo ka mid ah ganacsatada Suuqa Qardho ayaa waxa uu sheegay in sarifka dolarka oo sameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii ganacsiga ka jiray suuqa qardho, waxa uu tilmaamay in hoos u dhac balaaran laga daremayo dadkii wax ka iibsanjiray suuqa iyaga oo qaar kood ku wareersan qiimaha ay siisanayaan waxa ay doonayaan. Cabashada ugu badan ayaa waxa ay ka imaaneysaa dadka lacagaha loogu soodiro dibadda, waxa ayna dadkaan sheegeen in saddax sano ka hor qiimaha lasiin jiray raashiinka oo wali intiisa taaganyahay,waxa ayna Dowladda Puntland ka codsadeen in ay soo faragaliyaan arintaani. Guud ahaan shacabka ku nool magaalada Qardho ayee sameyn ku yeelatay isbadalka sarifka lacagta dolarka,iyadoo dhawaan suuqa Qardho laga wayey Hilibka taas oo cabashadii ugu weyneyd ay ku sheegeen dadka ka ganacsada Hilibka isbadalka sarifka lacagta dolarka. Cabdiraxmaan Maxamed Cali [black] Horseed Media Qardho
  2. even mahiga said it, without these guys there is no somalia Their policies are even heard from david cameroon mouth as the garowe principle and the only way for a better somalia. The garowe principle is a road as farole put it in garowe 1 that he has opened up a road for us to walk on. "Waddo baan idin furay ku socoda" is the words the man said. That road as I see it from assessing key components of garowe I and Garowe II is clearly a road straight back to rashid and razaq inta kale roti. Why I say that is because we are heading for parliamentary democracy similar to 1960-69, were having a strong pm and weak president similar to 1960. Guess who is going to be PM? ***** loo sheegi maayo!!! The parliament is going be formed in two houses a regional house and a people's house. U can imagine the weight puntland will hold in the regional house and on top of that we already know what we held in Italian era Somalia parliament which was based on constituencies and we also made sure that the borders remain the same as 18 regions of somalia not just to secure the integrity of the nation as many somalilanders see it but also to secure that no clan can go create other states and and more settlements which will in turn give them a bigger share of the parliament. So go away with your lies the motions are set in place, waddo baan ku soconayna oo nagu celin doono awoowe rashid iyo razaq adiguna waad ii raci sidaad uu soo salantiid
  3. Carafat has collapsed and has now exposed himself as someone who hates puntland with a deep passion. Your dismissed
  4. Burah u wish u were apart of the state, but sorry your refused!!! A Booming region in all its cities. A Diaspora called grandest of them all!!! A president who is treated like a President. Oil race in the state for our future!!! Best military/airforce/navy/intelligentsia in Somalia
  5. Burah thats what you call a real diaspora An effective cabinet An Effective Parliament An effective Presidential Palace and it is going to form a villa puntland. My reasoning that Puntland palace will be huge is because, 1. The current governor is grand as it is, so I doubt it will overshadow the palace. 2. It was shown to djibouti envoy so it may be as grand. 3. The parliament being built is huge so you'd expect nothing less for the palace. So it is safe to assume it will be a villa puntland.
  6. Galkacyo is focusing on infrastructure development However I agree we will always soft spot for galkayo
  7. What about the Puntland Diaspora Forum with chapters around the world
  8. So those do-gooders who always criticise puntland not fighting against piracy at eyl and garacad, where are you? those do-gooders are saying that anti piracy efforts are being focussed only in las qoray-ceelayo-bargaal zones which is totally incorrect and as you can see the anti piracy efforts have reached garacad and eyl.
  9. ''Garacad waa laga sifeeyey kooxihii burcad ahaa'' 2 Mar 2, 2012 - 8:42:19 AM Degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxa maanta 2,March 2012 kulan ku yeeshey masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo sarakiil kasocda ciidamada NATO oo qayb ka ah hawlgalka caalamiga ah ee la-dagaalanka burcad badeeda. Agaasimaha hayada la-dagaalanka burcad badeeda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir Duceysane oo Radio Garowe la hadlay ayaa sheegay in kulanka ay la qaateen ciidamada NATO ay qayb ka ahaayeen dadweynaha ku dhaqan degmada Garacad qaybahooda kala duwan. Safarkan ayuu sheegey in ku weheliyeen wasiirka dekeddaha ,gaadiidka badda iyo la-dagaalanka burcad badeeda Eng.Siciid Maxamed Raage ,kuxigeenka wasiirka arrimaha gudaha Cali Yuusuf Cali Xoosh ,gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusud Tigey iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowladda. Duceysane waxa uu raaciyey intaasi in Garacad oo horey fariisin u ahayd kooxaha burcad badeeda ah haaatan gebi ahaan laga sifeeyey kadib dadaalo ay siwadjir ah u galeen maamulka iyo shacabka ku dhaqan halkaasi oo soo kartey dhibaatada burcadnimadu. Kulan ay la qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan halkaasi ayuu sidoo kale tilmaamey Duceynsane oo ay kawada hadleen qaabkii looga wada shaqayn lahaa ciribtirka iyo ka sifeynta degaanadan kooxaha burcada ah. Isaga oo ka jawaabaya su’aal ahay maxay dowladu u qorsheysey dhalinta ku suga deehgaan xeebeedyada oo u hanqal taagaya burcadnimada? Ayuu shegeey Dueceysane in ay wadaan hirgelinta mashaariic xirfado kala duwan loogu sameynayo dhalinyarada si ay u maareystaan nolol maalmeedkooda. Puntland ayuu sheegay in marar badan caalamka hor geysey qorshaha ah in burcada lagala dagaalamo dhulka oo marka hore iska soo abaabulaan,waxana uu cadeeyey in qayb ka tahay wacyigelino iyo baraarujino loo sameynayo shacabka ku dhaqan deegaan xeebeedyada Puntland oo loo soo bandhigayo dhibaatadooyinka burcadnimada. Waxa uu amaaney agaasimaha la-dagaalanka burcada Puntland dadweynaha ku dhaqan Garacad iyo Jariiban oo go’aansadey deegnaakoodu inuusan ka sii socon falalka burcad nimada ah isagoona sidoo kale tusaale u soo qaatey degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo horey uga fushey talaabadan. Ugu danbeyntii ayuu sheegay Cabdirisaaq Maxamed Dirir in Puntland geed weliba u fuuleyso sidii ay dagaal ba’an ugu qaadi lahayd kooxhan oo uu ku tilmaamey kuwo sumcad xumo u soo jiidey Somalia guud ahaan ,isagoona ku darey in caalamka oo idil ay kawada simanyihiin la-dagaalnkooda. GAROWE ONLINE
  10. The poster is right. look at this pic, it shows development, shows peace, and shows the future when those teams will walk out on grass turf equipped with nightlights and changing rooms. Something other somalis havent even dared to think about doing their only thinking about doing this to our state to stop the progress so their not overtaken niyahow waa laga naxa horumarka puntland, why u think i always focus on it
  11. Its reminds me off the rags to riches, a critical essences of the puntland story
  12. Wallahi sxb thats say it all. Dood iyo san iyo saas looma bahno. That one picture shows two contrasts. One of avg somali militias in mogadishu and hargeisa and puntland in the air with helicopters, an-26, and sea-going naval vessels on top of huge stockpile of soviet, somali, ethiopian, american and yemeni inventory. Thats just the hardware specs, but what I feel leads us apart from other somalis is the training our forces have. Have u seen the PIS, SPU, AND PMF. caadi ma aha
  13. Eng. Said Mohamed Rage Faah faahin: kulan dhex maray hoggaanka ciidamada badda NATO iyo mas’uuliyiin Puntland ka tirsan Updated:- 13 hours ago| 3 Commnets Waxaa maanta kulan yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland iyo saraakiisha ugu sareeya ciidamada NATO ee howgalka la dagaalanka Burcad-badeeda u jooga xeebaha deriska la ah dalka Soomaaliya. Mas’uuliyiinta dowladda ee kulankaas ka qayb qaatay oo uu horkacayo Wasiirka gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa waxaa sidoo kale ku jira agaasimaha la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Duceysane), wasiir ku-xigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Cali (Xoosh), guoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey), maamulka degmada Jiriiban iyo qaar kamid ah madaxda dhaqan. Wasiirka wasaaradda gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Siciid Maxamed Raage oo waxyar kadib markii uu kulankaasi soo gaba gaboobey warbaahinta Horseed Media u waramay ayaa ka warbixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen saraakiisha ciidamada badda NATO ee ay maanta kulanka yeesheen. Wuxuuna sheegay inay isla soo qaadeen arimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen: Sidii xeebaha u dhexeeya deegaanada Jiriiban iyo Garacad looga sifeyn lahaa xooxaha Burcad-badeeda ah. Sidii dhinaca dhulka Burcad-badeeda loogala dagaalami lahaa, si looga hortago inay badda u weerar tagaan. Sidii shaqo abuur iyo barnaamijyo horumarineed looga hirgelin lahaa degmada Jiriiban iyo deegaanada hoostaga, ammaankoodana loo xoojin lahaa. Kulanka ay maanta yeesheen hogaanka ciidamada NATO iyo mas’uulyiinta dowladda Puntland ka tirsan ayaa ka dhacay dusha markab dagaal oo ay ciidamadaasi leeyihiin kaas oo ku sugan meel u dhow xeebaha degmada Jiriiban ee gobolka Mudug. Waana markii 2-aad oo ay hogaanka ciidamada NATO oo ay xiligan hayso dowladda Turkigu ay la kulmaan mas’uuliyiinta ugu sareysa wasaarada dekedaha, gaadiidka badda, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda muddo labo bilood gudeheed ah. Horseed Media
  14. Puntland's long coastline Puntland Marine Police Forces Train in Qaw - Photo: Somalia Report EYL: Ciidamada Badda ee Puntland oo gaaray Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal. March 3, 2012 12:09 am GMT - Written by Yusuf - Edited by Yusuf Cutubyo hordhac u ah Ciidamada Badda Puntland ee loo yaqaan Puntland Marine Police Force (PMPF) ayaa maanta gaaray degmada Eyl ee gobolka Nugaal , halkaas oo sida la sheegay ay ka bilaabi doonaan howlgalo ka dhan ah burcad badeeda badweynta Hinyada. Sida ay baahisay shabakadda afka English-ka ku soo baxda ee Somalia Report waxa halkaas ka socda dhismaha garoon diyaaradeed iyo xarun ay ciidamadaasi degaan. Ciidamada badda ayaa horay waxay saldhig ugu lahaayeen degaanka Qaw ee agagaarka Boosaaso, waxayna imaatinkooda Eyl muujinaysaa inay ciidamadaasi bilaabi doonaan howgalkoodii ugu balaarnaa tan iyo markii la asaasay. Eyl waxa ay ahayd halkii ay burcad badeedu ku xooganaan jirtay wixii ka horeeyey 2010, waxase burcad badeedu degaankaas ka guurtay markii ay cadaadis badan kala kulmeen shacabka degaanka. Dadweynaha degamada Eyl ayaa si heer sare ah u soo dhoweeyey imaatinka Ciidamada badda, iyadoo looga hortagey meel ka baxsan magaalada. Puntland ayaa dadaal ugu jirta inay ka sifayso haraadiga burcad-badeeda degaanada ay ka taliso, waxaana xusid mudan wafti heer wasiiro ah maalmahaan ku sugan yihiin degaanka Garacad, halkaas oo ay burcad badeedu kala kulmeen cadaadis u eg kii ay kala kulmeen Eyl. Garacad waxa ay noqon kartaa saldhiga 3-aad ee samaystaan Ciidamada badda Puntland, halkaas oo ah degaanka ugu dambeeya burcad-badeeda xeebaha Puntland.
  15. Remember guys the mehri community are our cousins, very close related to the famous man who found the largest and most powerful clan in Somalia. So this meeting between the mahra community worldwide and especially the somali branch is excellent way to keep streghten historical and blood ties between the clan families of mahra. VIVA MAHRA
  16. Suldaanka Guud ee Mahra oo soo dhaweeyay Xubno ka mid ah Gudoonka sare ee Mahra Soomaaliya Fadhi iyo soo dhaweyn aad u sareysa ayaa waxa loo sameeyay xubno wafti ah oo ka socda Gudoonka Sare ee Mahra, kuwaa oo kasoo kicitimay wadanka Great Britain, si ay qayb uga noqdaan qabanqaabada shirweyne lagu jiro abaabulkiisa, dhawaanna la filyo qabashadiisa. Soo dhaweynta xafladan ayaa ka dhacday hoyga Imaaraatka uu ku leeyahay Suldaanka guud ee Mahra Suldaan Cabdalla Bin Ciisa, iyadoo ay kasoo qaybgaleen xubno ka mid ah gudiga loo xilsaarey qabanqaabada shirweynaha Mahra ee dhawaan la filayo. Ugu horeyntii Suldaanka ayaa gacmo furan iyo kalgaceyl ku soo dhaweeyay xubnihii waftiga oo kala ahaa Mudane:Muxyadiin Xusseen Ciid, iyo Mudane: Bashiir Xassan Xaaji, Dr. Xassan Haaji Abuukar, ayagoo ka gudoomay Suldaanka iyo xubnaha kaleba soo dhaweyntaas. Kagadaal ayaa waftigu u gudbiyay fariin qoraal ah oo uu kawadeen Gudoonka sare ee Mahra Soomaaliya, taasoo nuxurkeedu ahaa siyaasada guud ee mustaqbalka iyo aayaha danbe ee Shacabi weynaha Mahra. Suldaanka ayaa soo dhaweeyay fariintii qoraalka aheyd, asagoo aad ugu riyaaqay aragtiyadii qiimaha badneyd ee fariintaasu xambaarsaneyd, waxa uuna mahadnaq iyo amaanba usoo jeediyay hawlaha muhiimka ah ee Gudoonka sare ee Mahra isku xilqaameen, asagoo yiri " Laa shukra calaa waajib". Intaa kadib ayaa waxa la galay qorshihii qabanqaabada shirweynaha Mahra, ayadoo laga doodayay halka iyo goobta ugu macquulsan ee Shirweynahaasi noqon doono in lagu qabto, ayadoo laga fiirsanayo waqtiga ugu macquulsan ee u saamaxeysa xubnaha la rajeynayo in ay ka qaybgalaan fadhigaas. Falanqeyn ka dib waxaa loo xilsaarey qorshahaas xubno dhawr ah oo isku soo duba rida qaabka uu u dhici doono shirkaas. Ugu danbeyn ayaa Suldaanku waxa uu hadiyad ahaan u gudoonsiiyay Sawirkii geedka Suqadara Caanka ku aheyd, laguna magacaabo "BloodDragon" Mudane:Muxiyadiin Ciid, asagoo Muxiyadiinna uga mahadceshay Suldaanka hadiyadaa qaaliga ah.
  17. Can Puntland encourage the Reverse Brain Drain (RBD)? There is no doubt that Puntland can benefit from the RBD, but only with strong cooperation between the government of the day, qualified Puntlanders in the Diaspora, UN agencies and the public, which aims is to develop and rebuild Puntland socially and economically. The government of the day should begin to set in place strategies aimed to strengthen the security of the State, and to create an environment conducive for development. They then have to convince qualified people in the Diaspora to come back and take part in the rebuilding of their State. Furthermore, the Puntland government should engage the international community and interested countries to take part in financing, directly or through the United Nations, those who want to work in social services. For example, Australia has agreed to pay unemployment benefits to residents from the newly created South Sudan who wants to go back to the country and take part in its reconstruction. This formula can be copied and presented to other countries with the help of the right lobbying groups and the Puntland Diaspora Forum. Additionally, the government of Puntland should enact a form of legislation that governs policies to encourage those who want to come back and run private business as long as the public will benefit from it. Tax exemptions, subsidies, and incentives such as free residential land, may be offered by the government to the returnees. Because of the historical events in Somalia over the past 40 years, there is a sizable number of Puntlanders who are currently living in the Western world with internationally recognised qualifications. Some of these people are not finding jobs suited to their area of expertise or employment and they are likely to accept to return and work in their country if the right arrangements and conditions are in place. Qualified Puntlanders have something of a moral obligation to help Puntland stand on its own feet. It is crucial that the Diasporas’ focus should not be political power or personal gratification, but rather the progress of their State – the Puntland State of Somalia. The former President of the United States, John F. Kennedy, once said to his people: “Ask not what your country can do for you, ask what you can do for your country”. In saying this, Puntlanders should be open to all challenges and prepared to make certain sacrifices. Similarly, they have to aim to be innovators and visionaries in all fields without any preconditions. To simplify the flow of information, the Puntland Diaspora Forum and the government could jointly fund a Diaspora Reference Centre to collect data and provide support to those who want to return to Puntland and local residents who may have questions regarding their return. Such a centre will also have a role to play in supporting public and private institutions involved in promoting the Reverse Brain Drain, including international NGOs and UN organisations that are already exploring ways and means of accelerating the return of professional Somalis. Furthermore, INGOs, UN organisations, the government of the day, and the Diaspora Reference Centre (when established fully) must communicate with each other and exchange information to identify where the RBD fits in the social map and where it can best be utilised. The UN and NGOs have to urge the international community, through their contacts, to support the Reverse Brain Drain, using employment as a pretext to end extremism, piracy, and other social ills in Somalia. Local NGOs and UN agencies should avoid employing non-Somali workers from overseas until it is certain that there are no qualified people to fill positions in the State. In this process, the RBD may play a successful role to tie up “loose ends” across the civil service, as well as filling vital roles in the private sector. Anecdotal evidence suggests that Quest, the United Nations program originally established by the UN to employ Somali professionals to work in Somalia, has not been very successful. It is clear that this program should be reviewed and revised to make it more transparent and effective. Several local Somalis have expressed dissatisfaction with the high number of well-paid senior jobs taken by non-residents from the Diaspora. Despite this dissatisfaction, however, this trend may have to continue while there remain no local people with the qualifications or expertise to carry out such jobs. This dilemma needs to be addressed with great sensitivity to avoid further misunderstandings and unnecessary tension within the community. For remedial purposes and to bring locals on board, both the government and other job providers should implement a formal program to retrain and develop the skills of local people so their own expertise will not be bypassed. Returnees themselves will be able to assist in such training programs, to improve the job opportunities and employability of their local counterparts. Similarly, efforts should be made to encourage local people to welcome their returning brothers and sisters, and to see the inevitable benefits that will accrue from the skills of professional Diaspora. As well as helping to avoid negative stereotypes and comments about returnees, a positive attitude towards their return will encourage them to smoothly resettle and invest in the country – and, in time, to pass their skills and experience on to the local community. Recommendations 1.To make the Reverse Brain Drain successful, all stakeholders should be encouraged to adopt the following key recommendations simultaneously: 2.The government, local NGOs and international agencies, the Diaspora, and the local community must cooperate wherever possible to develop and maintain a steady flow of returning countrymen; 3.The Puntland government should, as a priority, provide a secure environment conducive for development to increase the confidence of returnees; 4. The Puntland government must give returnees practical and financial incentives, particularly if they are investing in projects and will be able to create further employment; 5. The Diaspora should avoid focusing exclusively on high government positions, but explore other ways – commercial, social, legal, or through community-based projects to help build the country; 6. The Puntland Diaspora Forum and Puntland government should establish a Diaspora Reference Centre to collect data and provide support to returnees and their relatives, employers and colleagues; 7. Major international NGOs and UN agencies should be approached to support and fund initiatives to promote and maintain the impetus of the Reverse Brain Drain; 8. The UN and international organisations should give first priority to skilled Somalis returning to Somalia before contracting or employing non-Somalis from overseas; 9. Locals should be encouraged wherever possible to support and learn about the many benefits of returning Diaspora; Returnees should be encouraged and facilitated to train members of the local community to improve their own skills and employment opportunities; 10. Specific community education programs should be introduced to “spread the word” about the benefits of skilled and educated returnees, and by the same equation, to promote tolerance and understanding within the Diaspora community. I would like to end with a quote from world renowned basketball player Michael Jordan, who neatly described the kind of tolerance and open-mindedness that will be needed to ensure the success of your adventure in life: “If you’re trying to achieve, there will be roadblocks. I’ve had them; everybody has had them. But obstacles don’t have to stop you. If you run into a wall, don’t turn around and give up. Figure out how to climb it, go through it, orwork around it.”
  18. Reverse Brain Drain: Can it work for Puntland? Updated:- 9 hours ago| 0 Commnets By: Omar M. Farah (Dhollawaa) dhollawaa@yahoo.com.au Introduction In this paper I will discuss some of the key issues surrounding the Reverse Brain Drain (RBD) phenomenon and briefly visit the Brain Drain concept, which is where the Reverse Brain Drain originated. We need to understand its causes, its consequences and its effects in a global context, before we can analyse its specific implications for Somalia. I will also examine activities and interventions that have had some success in reversing the Brain Drain and helped developing countries begin to reclaim their intelligentsia from the developed world. I will specifically discuss how Somalia – and the Puntland State in particular – can facilitate the return of their educated and skilled people by initiating a formal Reverse Brain Drain process. I will then attempt to provide some recommendations that may help Somalia and Puntland, in particular, to encourage their qualified “Diaspora” to return and take part in the development of the State. Brain Drain The term Brain Drain is used to describe a phenomenon in which qualified people migrate, in large numbers, from a developing country to the developed world. This challenge has been experienced by many countries in Africa, Asia and the Middle East. In most cases, there are two motives that encourage this phenomenon to occur. The first is when the country has failed to address the needs of its qualified elites because of political instability, economic depression, or poor employment opportunities. Secondly, the country’s elites often demand larger salaries and more challenging jobs than their country can offer. This group is usually influenced by family, friends, personal ambition, economic issues, or experience of some form of discrimination. When the Somali State collapsed in 1991, a third phenomenon emerged, which has impacted upon the lives of every Somali, from tea boy to president. This phenomenon has been the total collapse of government and its institutions, which forced many educated and skilled citizens to leave the country and seek resettlement in the West. This was not the choice of the citizen; it was the only option available for most of them to survive in a dangerous and dysfunctional new order. Iraq has been facing the same challenges since 2003, when American forces invaded the country, sparking clan warfare and the emergence of ruthless terrorist organisations with no real regard for human life (apart from those with whom they share a philosophical affinity). This has had the same effect of leading Iraq to lose many of its most skilled citizens through the Brain Drain phenomenon. In recent history, many countries have experienced the same characteristics of Brain Drain and lost the intellectual backbone of their society, including China, India, Nigeria, Ghana, Israel, Somalia, Kenya and others. The phenomenon has not spared developed countries such as Canada and United Kingdom, many of whose skilled citizens continue to move from one country to another, depending on which is offering the highest wages in their professional field. The move to unite Europe as a single political and monetary entity has also encouraged many East European people to migrate to other countries in the West in search of better opportunities. This political dynamic of merging States will ultimately impact negatively on some countries, as they lose their academics to countries that better suit and value their expertise. Fortunately, many countries are now getting their educated and skilled people back through the phenomena known as the Reverse Brain Drain, which encourages people to return from developed countries to their native lands to create new opportunities for themselves and for their countries of origin. In Somalia, like several other countries suffering long-term instability, this type of migration has already been taking place for a long time. In fact, the Somali people, particularly the young, have traditionally moved from rural areas to villages, then from villages to towns and on to the main cities. The city dwellers then move to other countries for one reason or another. In other words, the people were moving from one area, where the opportunity is minimal, to others, where there are better opportunities for them. Reverse Brain Drain The Reverse Brain Drain (RBD) is a new phenomenon that has seen skilled professionals and academics returning to their countries of origin voluntarily, mainly in the developing world. Some of the reasons for the RBD include people’s desire to create better opportunities for themselves, seeking a better social status in a familiar environment, avoiding political hassle, finding training grounds to improve their experience, and reuniting with their family members. Many countries have implemented policies to specifically encourage their citizens to come back by giving them tax exemptions and special status. For example, Taiwan has established a National Youth Commission principally to encourage its citizens to return to the country, where they are offered competitive employment opportunities. It cannot be denied that most countries that have attracted their citizens back have achieved enormous positive economic and political changes. These changes have created a “snowballing” effect that helps their Diaspora to believe they will be better off if they return. There are also cultural issues in which individuals feel obliged to return to their countries of origin – such as South Koreans, who have a very strong sense of responsibility to their families. This in particular happens where the individual is the only child or son in the family.
  19. Saracen is only training our forces to be the best snipers and ground troopers in the nation. You know 1 marine takes out 20 rag-tags, our funding is coming from dubai!!!
  20. I feel sorry for JB being next door to this beast that is building up mlitarily and noone can do nothing about it!!!
  21. JB, I want puntland to have the strongest feared force in Somalia. You can imagine the faan factor when im at the cafe and im telling people yusan puntland ku soo adeegsan an-26, helicopters, naval vessels, and F350s. Something that we can faan about and say our whole security set up is funded and have their own institutions and forces. To say that Puntland has air, sea, ground and intelligence capabilities unmatched. Even the world reporters are saying its the only real army in somalia and only amisom comes close.
  22. Timur;797529 wrote: Dr_Osman, don't waste your time with the secessionists. They are feeling the worst depression imaginable, hence the heightened obsession with Puntland. Don't kick a man when he's down, so just let them soothe their pain. I was suprised wallahi when JB responded to me with that, I was expecting him to debate the issue!!! His silence makes saracen appear as if its a legal issue and he cannot speak about it.
  23. Jacaylbaro;795990 wrote: The Saracen issue is a UN thing now sxb .... Bal firiya waxan xasidka ah, uma jeclo puntland inay xog yeelato. Weliba Amuusnanta JB yaa ila arkay siiba marki laga hadleyo Puntland forces, wa naxdin kale!!! Get in JB and explain your silence on the Saracen and in general Puntland Military Build up. Were talking 15000 tonnes of military hardware entering through Bosaso Port, waxaa laga rabay inaad ka doodid arintan lakin kama doodin waxad illa tagtay maxkamad calaami