Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. more development for galkayo is good for all puntland, but lets make sure this goes beyond round table talks and hits the streets immediately!!! We gotta make sure we move ahead at rapid rates
  2. I think it is time to open up this debate. As of 2012 which city in Somalia can be given the title "the most developed city of Somalia and fastest growing city of Somalia"? There are really 3 fore-runners 1. Bosaso 2. Mogadishu 3. Hargeisa My ratings of the above city are; I think as a whole marki region vs region la firiyo, I think Puntland is really taking the cake!!! Primarily because the amount of cities that are booming in every sector is unseen in any other parts of somalia at such wide scale over different cities and towns. However I think marki la firiyo city vs city, it's a tough call. Mogadishu might be war-torn, however Bakara markets is well developed and the skyline is just amazing, plus the city undoubtebly has the best infrastructure in the nation when you look at the ports, roads, and airports!!! However marki la firiyo hotels, residential properties, hospitals, basic water, electricity, sanitation and investments, I think it is sorely lacking compared to other cities of Somalia. Hargeisa is looking good too with a few towers here and there but the city is more a residential market focused city. They have probably the best hotels in all of Somalia marki quality la firiyo and some nice houses. It sorely behind other cities of Somalia in basic sanitation, electricity, entrepeneurship, hospitals, and education is below par !!! Bosaso is looking good too as far as the skyline is concerned, its probaby the best city in terms of enterpreneurial spirit(the amount of things opening there in the business/agricultural/oil space is unmatched). Hospitals, Schools, Water, Sanitation are top level. Electricity is backwards with alot of outages but may change if SEPCO opens up. Its bad points are the infrastruture is way behind Somalia particularly roads, airport, and port..All of which are being worked on as we speak in-particularly roads and port. So its hard to choose which city in Somalia is the most developed for me, because each city has its own strength. Residential properties and hotels=hargeisa (but damn is garowe coming close), Business/Enterpeneurial=Bosaso...Infrastructure= Mogadishu...Education and Hospitals= Bosaso...Electricity is below standard in all cities. Investments are stronger in Hargeisa and Bosaso. So its tough call for me, as far im concerned I think each city has its strength and weaknesses
  3. Che -Guevara;804244 wrote: Was this statement or question? its question, but I havent seen any answers
  4. His always questioning construction work where-ever he goes in the state
  5. Somalia answered it by saying farole swag, meaning the guy knows all this amount of construction is occuring
  6. This is going to be tough question for people to answer, and some may say Puntland is booming because it has relative peace which is true, however so do other regions of somalia like somaliland, galmudug, rra-land and the amount of projects occuring there wuxu yahay far ku tiris, you can literally count them. However in Puntland there so many its ridiculous wallahi!!! See below the stats of ongoing projects Garowe Currently in the pipeline for the city is; 1. Parliament and Presidential Palace 2. Shopping Center 3. National Medical College, a Mental Health Facility and also a women center 4. Multi-Plex Center(To host the only grassed stadium in Somalia) 5. Airport 6. Oil Development 7. The routine road maintenance, new road openings and residential developments. Bosaso 1. Golis, Tawakal, Iftin headquarters 2. 5 major roads being paved in the city 3. Agriculture boom with irrigation systems opening up 4. Oil Development 5. Port capacity being expanded 6. SEPCO Public Electricity Provider 7. New Market Zone 8. The Usual residential developments, road maintenance, Galkayo 1. Major road rehabilitation from galkayo to garowe the complete stretch 2. Mudug Regional Hospital 3. Brand New Airport Terminal and runway upgrade 4. Electricity and Water Services Expansion 5. The usual residential developments Qardho 1. Infrastructure rehabilitation particularly police stations and roads. 2. Commercial and Residential Boom occuring at fast rates 3. Brand new university campus being built for east somalia university 4. Government House Waciye 1. Residential boom Ceel Dahir 1. Residential Boom Carmo 1. Residential and Commercial Boom Off The Road projects delivering health and infrastructure initiatives occuring in the following zones 1. Bayla, Dhahar, Garacad, Hafun, Eyl, Bendar Ziyada, Jariban and many other remote cities off the tarmac road So the question still stands, why is their a unprecedented rise in construction in Puntland compared to the rest of Somalia? we know peace plays a role, but the disparity among even peaceful regions is quite absurd runti!!! they're has to be better answer then that, which makes logical sense of this constant construction occuring all over puntland and not just one or two cities but the whole state!!!
  7. Hay’adda CEFA oo 2 Biyo-mareen u dhistay Beeraleyda Karin-Boosaaso [Codad+Sawiro] Updated:- 1 min ago| 1 Commnets Hay’adda horumarinta beeraha ee CEFA ayaa maanta beeraleyda deegaanka Karin-Boosaaso ku wareejisey labo Kanaal oo loogu tala galay sidii loo tayeyn lahaa waraabka Beeraha. Munaasabadii Kanaaladan lagula kala wareegayey oo ka dhacday xafiiska hay’adda Cefa ayaa waxaa kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka wasaarada beeraha iyo waraabka, madaxda ugu sareysa CEFA iyo mas’uuliyiin ka socda Iskaashatada beeraleyda ee gobolka Bari. Ugu horeyn waxaa munaasabadaas ka hadlay Eng. Axmed Cabdiraxmaan Nuur (Dabagaale) oo isagu ah Engneerka dhinaca dhismaha Kanaalada u qaabilsan hay’adda CEFA, wuxuuna ka warbixiyey qaabkii uu dhismaha 2-daas kanaal kusoo bilowday iyo mudadii uu qaatay, isagoo sheegay in dadka deegaanku ay gacanweyn ka geysteen sidii uu mashruucaasi si habasami leh ugu fuli lahaa. Madaxa hay’adda CEFA Dr. Cabdilaahi Xuseen Samatar ayaa isna ku booriyey beeraleyda deegaanka Karin-Boosaaso inay ka faa’iideystaan Kanaalada loo dhisay, isagoo xusay in kormeer joogto ah lagu sameyn doono sida ay u adeegsadaan maadaama la geliyey dhaqaale xooggan ujeedada laga leeyahayna ay tahay sidii tayada beeraha iyo wax soo saarka dalka kor loogu qaadi lahaa. Khaliif Maxamuud Xasan oo kamid ah guddiga beeraleyda deegaanka Karin oo isna munaasabadaas si kooban uga hadlay ayaa u mahad celiyey hay’adda CEFA, wuxuuna tilmaamay in CEFA aysan hay’adaha kale ula mid ahayn madaama ay horay mashaariic waxtar leh ugu sameysey hadana u dhistey labo Kanaal oo *****li doono baahiyo badan oo ay dhinaca waraabka beeraha ka qabeen. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Puntland Maxamuud Maxamed Sheekh oo ugu danbeyntii hadalka qaatay ayaa ku dheeraaday sida ay muhiimka u tahay in waxsoosaarka dalka ee ku aadan dhinaca beeraha xoogga loo saaro, wuxuuna mahad balaaran usoo jeediyey hay’adda CEFA, beeraleydana wuxuu ku booriyey in dadaalkooda sii laban laabaan. Labada Kanaal ee ay hay’adda CEFA u dhistay beeraleyda Karin-Boosaaso ayaa kala ah Kanaal dhererkiisu yahay 300m oo laga sameeyey beeraha (Cago) oo isla deegaankaas ka tirsan iyo beeraha Karin ee ku yaal dhianca laamiga xiga oo iyagana loo sameeyey biyo mareen dhererkiisu yahay 500m. Horay hay’adda CEFA waxay dhamaadka sanadkii tegey mashaariic kan lamid ah uga soo fulisey degmada isku-shuban iyo deegaanka (Riyi-heshay) oo qiyaastii 10km dhinaca koonfur-bari magaalada Boosaaso kaga beegan. Audio http://horseedmedia.net/2012/03/14/hayadda-cefa-oo-2-biyo-mareen-u-dhistay-beeraleyda-karin-boosaaso-codadsawiro/
  8. The whole nation is under construction in Puntland. From residential and commercial booms happening across the board in Bosaso-Galkayo-Garowe-Qardho-Waciye-El-Dahir-Carmo. Major on-going infrastructure projects happening in all the major cities, rehabiliations occuring everywhere, health and education has never been better and its expanding to off-the-road, democracy is spreading, the security sector is well trained and armed. The federal platform is shining like a bright star for the nation. Foreign investments has kicked start!!! Puntland tagteeye there is no need to remind everyone everyday, we got nothing to prove anymore, our nation speaks for itself duke
  9. Totally wicked. Best Factory i've seen in Somalia so far. Kuddos to Somafiland
  10. Go away u losers, always insulting puntland we dont care what you say just leave us alone
  11. Carafat, even if farole goes and another president comes the puntland policies are going to remain the same. Yesterday you may of hated abdullahi yusuf, tommorow cade, and now farole but know that all of them are working based on established policies such as federalism. You cannot hate a leader in puntland because no matter who rules they will be working of that foundation. So your issues is mainly policies!!! Well sorry but our policies will not change to suit your clan's policies because lets be real thats what you want and it won't happen!!! Puntland leaders represent the people of puntland and their wishes and their answerable to the people of puntland through the parliament!!!
  12. Its going to be totally wicked. I am really looking forward to this project more then anything else. It has me salivating at the mouth with the future faan factor with other clans of somalia 1. Track & Field 2. Basketball Courts 3. Handball and Volleyball Courts 4. Changing Rooms 5. Offices 6. Orphanage Residential Homes 7. Grand-stand at the football ground 8. Finally a fully grassed stadium equipped with nightlights 9. Its all going to be modernized.
  13. Garoowe : Wasiir Indho-guran oo Booqday Goobo ay ka midyihiin Garoomada Ciyaaraha Garoowe, 12 marts 2012 APL Garoowe : (APL): Wasiirka wasaaradda Shaqada ,Shaqaalaha ,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Dr,C/wali Xirsi Cabdulle ayaa kormeer howled ku tegay Goobo uu ka midyahay Garoonka Cusub ee ciyaaraha Magaalada Garoowe,wasiirka oo ay socdaalka ku weheliyaan Masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka duulista hawada iyo garoomadda,Wasiirkuxigeenka Dhalnyarada iyo Ciyaaraha,Agaasimaha Guud ee dhalinyarada iyo Ciyaaraha ,Xoghayihii Hore ee Xiriirka Kubadda ee Puntland, Wariyaal ka socday Warsidaha allpuntlland,Gudoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Nugaal Sarakiil ka socotay Hay,adda Save the Children Xafiiskeeda Puntland . ayaa kormeerkoodu ahaa sidii ay u indho-indhayn lahaayeen waxaa ka qabsoomay Garoonka iyo Waxyaalaha Qabyada ka ah oo uu wasiirku sheegay in ay filayaan in ay gacan ka geysandoonaan hay,ado caalami ah iyo kuwo maxaliyaba oo ay ka mid tahay Save the Children. Wasiirka ayaa kulan gaaban Garaaonka kula qaatay madaxa Mashruuca Xirfadaha iyo Farsamada Dhalinyarada ee Hay,adda Save the children Mr,Mikel ,waxaana ay ka wada hadleen laba masuul sidii ay u dhamaystiri lahayd hay,adani meelaha uu qabyada ka yahay garoonku oo ay ka mid tahay • In Gidaarka la Dheerayndoono • Goobtii Madadaalo in loo sameeyo (Club Centre) • Iyo in la qurxiyo guud ahaan Garoonka . Mr, Mikel ayaa sheegay in ay diyaar u tahay hay,adda save wixii horumarinta dhalinyarada puntland ah wallow uu xusay in uu kula noqondoono Madaxda Hay,adiisa ee ka saraysa iyadoo ay dib uga wada tashandoonaan dowlada waxa ay ka geysandoonaa dhismaha Garoonka. Wasiir indho Guran ayaa sheegay in aysan ku ekanayn waxqabadka save ee ay garaacidoonaan albaabo badan si ay u tayeeyaan Garoomada Ciyaaraha Gobolada Puntland. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada puntland Cali Axmed Cali ( Gamuute ) ayaa isna sheegay in loo baahanyahay in Garoonka lagu Biiriyo waxyalaha ka dhiman ,waxaana uu u hanbalyeyey wasiirka ciyaraha oo uu sheegay in uu wado Dardargelinta Barnaamijyada Dhalinyarada puntland. Garoonkan ayaa hore waxaa u dhistay Kooxda olympicada Soomaaliyeed.waxaana uu ka koobanyahay labada Nooc ee ciyaraha sida kubadda Cagta iyo Tan Gacanta, Kormeerka wasiirka ayaa u soo gudbay Garoonka kubadda Cagta ee Mire aware halkaas oo la wado qorshayaal lagu banaynayo agagaarka garoonka oo Xiliyo hore laga taagay Cabiro ,kuwasoo Guud ahaan laga Xaaqay Dhinacyada Garoonka Mire aware. Wasiirka ayaa sidoo kale allpuntland u sheegay in ay dhawaan wadaan nidaam lagu dhisayo Xarunta Dhalinyada oo uu yeelanayo Garoonka Mire aware. Maxamed Daahir Yuusuf APL Saalim.org@gmail.com
  14. Madaxweynaha Puntland oo Qardho maanta gaarey 12 Mar 12, 2012 - 3:22:02 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,waxana si weyn loogu soo dhaweeyey halkaasi oo ay ka qayb-qaateen masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Qardho. Dhex-dhexaadinta laba beelood oo walaala ah ayuu ku sheegey madaxeynaha Puntland socdaalkiisan ujeedadiisa iyo u kuurgelida xaalada guud ee gobolka. Socdaalka Qardho ayaa waxa ku weheliyey madaxweynaha wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose GEn.Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajir ,kuxigeenka Cali Yuusuf Cali Xoosh ,taliyaha ciidamada difaacada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi ,taliyaha ciidamada booliska iyo asluubta Puntland Col. Maxamed Siciid Jaqanaf iyo kuxigeenka agaasimaha madaxtoyada Axmed Caydiid. Waxa uu booqdey Dr.Cabdiraxman Maxamed goobo muhiim ah oo Qardho ku yaal sida Ceelasha biyaha ,Saldhiga Booliska , aqalka martida iyo xabsiga oo labaduba socoto hawsha dhimsamahooda iyo weliba kuleejka gabdhaha. Madaxweynaha waxa uu intaasi ka dib hadal kooban saxaafada siiyey oo uu ku sheegey in laba boolood oo horey u wada-dagaalamay haddana hub isku aruursanaya ay dhexgali doonaan islamarkaasina doonayaan inay demiyaan dabka colaadeed. Kulan ayuu sheegey galabta inuu dhexmari doonaan dowladda iyo madaxda dhaqanka gobolka Karkaar oo ay kaga hadlayaan qaabka fitnadan looga hortagi lahaa. Dhamaadkii sanadkii 2011 ayay markii madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ugu danbeysey Qardho.oo uu xiligaasi uga sii gudbey dhanka Bossaso xarunta Bari. Si rasmi ah looma shaacin mudda uu Dr.Farole ku sugnaan doono Qardho waxana wararkayaga danbey idiinkusoo gudbineysaa faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan kulamada uu Qardho la qaato maamulka iyo odayaasha. Halkan ka dhageyso codka madaxweynaha Puntland Qardho saaka ka hadlay http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxweynaha_Puntland_oo_Qardho_maanta_gaarey.shtml
  15. This is not mamul goboleed wa dawlada puntland. Mamul aan puntland fasax ka soo qaadan waxba kama jiraan, wada hadal kasto dhex maro tfgka iyo somaliland wa inay puntland ku dhex jirta.
  16. Farole only answers to the parliament of puntland. However silanyo and the tfg will answer to Puntland Sidi galmudug loo samayay oo ay puntland kala tashatay ayaa noqon karo mamul. Wax kale waxba kama jiran except for jubba areas which is clan affiliated. But anyone who wishes to have a recognised govt in somalia u know where to come get your backside in garowe and when we determine you are not threat to puntland then you will be allowed to be a govt if you are direct threat you will be cut off and put back into isolation!!!
  17. Listen as far as im concerned Farole presidency ends in 2013 January, I remember when he took office and I put that in my calendar as the election date for the next election. Thats what I was expecting, We need a democratic, transparent and accountable government for its people and farole is not being transparent regarding these illegal presidential extension terms, I remember hearing about the presidential term being extended, however I ignored it because at that time it was mere rumours and then I heard it was brought before parliament and then I was like "oh ok this is serious" and after that I never heard of it again. Farole the last thing puntland needs to today is another constitutional war!!! step down gracefully if you are elected out of office like cade muse did for you and don't cause any more pain to these people who see hope!!!
  18. M/weyne Farool: Xilliga dawladu waa shan (5) sano ee sidaa ha loo ogaado. Mon, 12 Mar 2012 07:38:35 -0400 am -04:00 -14400 Garowe, Mar 11 - Xafladii xalay lagu shaaciyey muddaynta afti u qaadida dastuurka Puntland ayaa M/weyne Faroole waxaa uu ku sheegay in xilliga golayaashu dawladu uu yahay shan (5) sano; waxaa u intaas raaciyey in dadku ay sidaa u ogaadaan oo aan muran la galin isaga oo xiganaya is-badel ay xukuumadii isaga ka horaysay ee Cadde Muuse ay ku samaysay dastuurka. Xubno ka mid ah mucaaradka xukuumada M/weyne Faroole ayaa sheegay in xilliga xukuumadu uu yahay afar (4) sano, ayna tahay in doorashooyinka la qabto 8-da bisha Janaayo, 2013. Xil. Maxamed Yusuf Axmed oo hore uga tirsanaa baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dawlada hadda jirta xilligeedu uu yahay afar sano, haddii la yiraahdo waa shan sanana ay tahay khiyaano aan la qaadan karin. Xil. Axmed oo u waramay barnaamijka Caawa & Daljir ayaa sheegay in shacabka Puntland ay ka fiirsadaan hoodadada uu wado M/weyne Faroole ee la doonayo in rabitaanka shacabka lagu marin habaabiyo. Waxaa uu sheegay in laga fiirsado lifaaq uu sheegay in la raaciyey dastuurka, kaas oo dhigaya in xilliga xukuumada iyo baarlamaanku uu yahay shan sano, taasina ay ka soo horjeedo dastuurka sharciga ah ee Puntland oo ah kii M/weyne Faroole naf ahaantiisa lagu doortay. Waxaa uu intaas ku daray in M/weyne Faroole naf ahaantiisu uu 2008-dii ka diiday madaxweynihii ka horeeyey Cadde Muuse in xilliga dawladu yahay shan sano, Faroolana aan laga yeelin. Sharciga dhigaya in xilliga dawldu yahay shan (5) sano waxaa uu dhaqan gal noqon karaa oo keliya marka la ansixiyo dastuurka ayuu yiri. Waxaa jira dareen dhiilo xambaarsan oo ka soo yeeraya dhinacyo badan oo ka mid ah mucaaradka xukuumada M/weyne Faroole oo bilaabay olole siyaasadeed oo ay isugu diyaarinayaan doorashooyinka golayaasha dawlada oo ay leeyihiin waa in la qabtaa bisha Janaayo, 2013. Waxaa ay intaas ku dareen in wixii ka dambeeya bisha December, 2012 golayaasha dawlada xilligoodu dhici doono, sharci ahaanna aanay ahayn dawlad rasmi ah, loona baahan yahay doorashooyin madax bannaan. Tani waxaa ay horseed u noqon kartaa khilaaf dastuuri ah, haddii aan xal laga gaarin ka hor dhammaadka sannadkan, oo dhalin kara khilaad siyaasadeed oo la mid ah kii 2000-kii. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  19. GAROOWE : Hoolkii lagu ansxiin lahaa Dastuurka Puntland oo degdeg loo dhamaystirayo (Sawiro) March 11, 2012 12:08 pm GMT - Written by Editor - Edited by Yusuf Print Garoowe:-Puntlandpost, ayaa maanta booqatay Hoolka wayn ee dhismuhu ku socdo ee ku dhexyaal xarunta Golaha Wakiiladda Puntland, kaas oo la balaarshay oo si wanaagsan oo casri ahna loo dhisayo, waxaana iminka ka socota shaqo ballaaran oo la doonayo in degdeg lagu dhamaystiro si loogu qabto ansixinta Dastuurka Puntland oo la iclaanshay in ay ay dhacayso 15-ka April. Xoghayaha Golaha Wakiiladda PL Mr. Ismaaciil Maxamuud Warsame oo dhextaagan dhismaha Hoolka Golaha Wakiilada Xoghayaha Golaha Wakiilada Mr. Ismaaciil Maxamuud Warsame oo aan hoolka dhexdiisa kula sheekaystay ayaa waxa uu ii sheegay in hoolkan uu ka kooban yahay qaybo badan oo ay ka mid yihiin qaybta, Xubnaha Golaha Wakiiladda, qaybta Xukuumada, qaybta martisharafta iyo Qaybta Saxaafadda, waxaana uu sheegay in uu qaadayo in ka badan 5OO oo qof. Xoghayahu, waxa uu sheegay in gabi ahaantiisba ay Dawladda Puntland ay dhisayso Hoolka oo dhaqaalaha ku baxaya ay iyadu bixinayso, waxaana uu sheegay in la dhamaystiri doono ka hor 15-ka Apriil si loogu qabto ansixinta Dastuurka. Shaqaale Bangaaladhaysh ah oo ka tirsan Shirkada Dhismaha Mubaarak Eng. Cabdiqaadir Xaji Xirsi oo ah maamulaha Shirkada Mubaarak ee dhisaysa Hoolkan ayaa waxa uu sheegay in uu dhamaystirayo mudada Dawladdu iclaamisay in lagu qabto doorashada Dasturka ka hor, waxaana uu sheegay in uu keenay shaqaale shisheeye ah oo aqoon u leh hirgalinta dhismayaasha casriga ah. Dhismaha Wajiga hore ee Hoolka Shirarka Golaha Wakiilada Puntland Dishmaha Hoolka Shirarka ee Golaha Wakiilada ee lagu wado in Dastuurka lagu ansixiyo 15-ka April Dhanka kale, war hoose oo Puntlandpost heshay ayaa sheegaya in hay’adda Interpeace oo Puntland ka caawisa arimaha Doorashooyinka ay keentay Teendho aad u wayn oo lagu qaban doono ansixinta Dastuurka, iyada oo ay ugu wacan tahay in laga cabsi qabay in uu dhammaan waayo Hoolku. M-waynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa xalay ku dhawaaqay in 15-ka April la isku keeni doono 48o Ergay kuwaas oo ansixin doona Dastuurka Puntland. Puntlandpost.com
  20. I agree 100% with the dr farole on this matter, somaliland and puntland issue is a regional matter and will be resolved at the regional level. The last thing we need is mogadishu entering and siding with either one and making the situation turn into a war. The issue will be settled in garowe Somaliland status is an issue that remains not for the mogadishu government but garowe the constitution makers
  21. $25 million from EU and JPLG 12 million. which turns out to be $37 million for Puntland in 2012, which is not enough and we need at least hundreds of million before its really felt at the street level but hell with the development organisations puntland wont need you when our oil kicks start. God there is so much happening in the state wallahi I can keep track I didnt even mention the agriculture, fishery and other sectors because I got tired typing. That tells you something doesnt it? Puntland tagteeye do a god damn ku dayo on it
  22. Its quite happy to see how fast Puntland is developing over the years and when I say this, I mean the following; First of all their confirmed residential/commercial/tourist boom happening in Puntland across the ballpark and not just 1 city Qardho Carmo El-Dahir Garowe Bosaso Waciye Their is probably tons of other unconfirmed boom towns occuring however the above is confirmed. Their is the biggest most modern parliament and presidential palace being constructed in garowe as we speak, I mean this will make other somali parliaments look so ineffective and tinshed like. Their is multi national investments flowing into the region. For example the amount of foreign workers is just totally mind blowing from all over the world, working at our international port, construction projects, and not to mention other somalis and africans who are there by the thousands. There is huge boom happening also in the education front with schools constructing and reforms taking place to make all puntland education institution of high quality. High school reforms have proven very successful and now is being applied also to primary schools to have one centralised high quality curriculum. Health sector is booming also, a major hospital in galkayo is in the works, plus a major national medical college in garowe and mental health facilities and women centers are in the pipleline for the capital. Existing health sector facilities are being modernized and health initiatives like immunisation and free surgeries have proven to be successful hit with the locals. Water Sector is happening very strongly and more suburbs are being piped in galkayo and regional towns have been given a boost of $25 million for their water projects by the EU. Electricity sector is going ok and Bosaso has second major public gridline utility underway known as sepco and garowe public utility is going towards using windfarms as electricity generator. Sporting sector is going at a steady rate and the first major multiplex sporting facility is phase 3 final construction mode and will host w0ith facilities such as a international grassed and fully lighted stadium that will have changing rooms for home and visiting teams and a grand-stand. It will also have a track field, handball courts, basketball courts, offices for administration, and orphanage facility. Existing sporting grounds are being upgraded also across the state. Infrastructure sector is going at a steady rate. The galkayo airport is to recieve a brand-spanking new terminal facility which is nearly completed and the runway is being upgraded. Garowe airport is starting from the scratch and the airport is operational however not completed. A modernised terminal is under construction once completed the runway will be paved. Bosaso airport only has the runway left. Everything else has been completed. The terminal, parking facilities, the fountains and foyer areas and even hotels are being built near it as express style hotels. The port facility in Bosaso is in its second phase to expand its capacity to be a deep-sea port. Road sector is booming across the state. Existing roads are being upgraded one of which is the famous garowe-galkayo stretch is being upgraded completely from one end to the other. Feeder roads are happening through nearly every city of the state and even remote regions. Bosaso city road network is underway which is a major project to pave 10km of the city in the major road congested areas. JPLG has given 12 million to the road sector in off-the-road project Business sector is going well and the local business community is more then ever united under in the puntland commerce chambers to strategise where investments should be directed to make the state productive in all sectors. The manufacturing age has been officially declared and plans are under-way to make it a reality.So dont be suprised when you car manufacturing in puntland has opened and so forth, you have been warned. Multi-nationals are being to flood the region and invest. As for investments golis, tawakal, iftin are all building major headquarters in bosaso and garowe. Resource Sector is going well which is a new sector in Puntland. Drilling is under-way in dharoor and oil find has been confirmed and infact is alot more then the expected 17 billion barrels. Major talks are occuring with the big oil companies like shell and bp who are said to have an interest in the offshore oil of puntland which is said to be in the 100 billion barrell range which I already knew and always mentioned it whenever oil was talked about. Politics is going well and multiparty, amended democratic constitution is to be ratified april, somalia is all under the garowe principle and will join us on our tough journey back to papa rashid and papa razaq. We have successfully brought all the major stakeholders in somalia under the puntland control and we will only talk and play in the spirit of garowe which really means if u say anything that is unpuntland like you will be in breach of the garowe principles and will be militarily or politically or even economically sanctioned. Military is the most modern in somalia today with active and operational sectors such as the puntland defence forces with special commando units, the marines, the police and its high standards of puntlandism being instilled at carmo police academy, the PIS who are our intelligentsia forum. Then their is the custodian corp who are our symbolic forces for national and regional events. Ignoring all this and being anti puntland or mucarad is just absolutely insane and noone will take you serious within the nation or outside of it. You must acknowledge puntland horumar bay gaartay and then daliil waxad rabtid regarding your own specific problems with the state. Saado Ali at least now will be taken serious as she has acknowledged a well known fact puntland horumar baan gaadhnay
  23. Dastuurka Puntland oo la ansixinayo 15, April 2012 10 Mar 10, 2012 - 10:47:21 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa Caawa 10, March 2012 ku dhawaaqey in 15-April u dhici doono shirweynaha lagu ansixinayo dastuurka Puntland oo wakiilo qaybaha kala duwan ee bulshada meel-marin doonaan. Isaga oo qaybgalayay xaflad casho sharaf ah oo ka dhacdey xarunta Madaxtoyada Garowe caawa ayuu si rasmi ah u saxiixey digreetada uu xafiiskiisu soo saarey oo tilmaameysa 15-April 2012 inuu yahay maalinka la ansixinayo dastuurka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,gudoomiyaha barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo labada gudoomiye kuxigeen ee barlamanka Puntland ,gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Dr.Maxamed Xasan Barre iyo xubnaha guddiga ,wasiiro ka tirsan xukuumada oo sida Arrimaha guddaha ,waxbrashada, caafimaadka ,beeraha ,xanaanada xoolaha ,warfaafinta ,hawlaha guud,dekedaha ,maaliyada ,haweenka iyo agaasimayaasha madaxtoyada ayaa xaflada lagu dhawaaqayey xiliga dastuurka la ansixinayo. Ugu horeyn waxa goobta ka hadlay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Dr.Maxamed Xasan Barre oo sheegey in shaqada ugu horeysa ee gudigiisu tahay afti u qaadida dastuurka Puntland oo horey barlamanku go’aamiyen in ay u dhacdo habka kooban oo 480 ergo ahi qalinka ku duugayaan. Waxa uu sheegey in guddiga doorashooyinka Puntland kadib kulan dheer ay ka yeesheen ansixinta dastuurka ayay soo gudbiyeen in 15-April uu noqdo maalinka la ansixinayo dastuurka oo madaxweynuhuna ku sadiqey islamarkaasina ka soo saarey wareegto ku saabsan. Dr.Barre waxa uu sheegey in geedi socodka dimoqraayida Puntland furaheeda yahay ansixinta dastuurka si loo galo hawlaha kale sida dhisida axsaabta iyo qabashada doorashooyinka oo dastuurka la doonayo in laga dab-qaato. Gudoomiyaha barlamanka Puntland ayaa isna erayo kooban ka soo jeediyey madasha caawa, waxana uu cabirey farxadiisa ku aadan wakhtiga doorashada oo uu shegey inuu ka jeclaan lahaa inay laga soo hormariyo xiliga lagu dhawaaqey caawa ,isagoona mahad u raaciyey guddiga doorashooyinka Puntland sida hagar li’ida ah ee u wataan hawshooda. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa si rasmi ah u saxiixey intaasi kadib digreetada lagu dhawaaqey xiliga ansixinta dastuurka Puntland oo ah 15, April 2012 lanbarkeeduna ahaa xeer madaxweyne 20 kuna taariikheysneyd 10, March 2012. Madaxweynuhu waxa uu guda galay khudbad aad u dheer oo taabaneysey dhinacyada siyaasada,amniga ,dhaqaalaha ,waxqabadka xukuumadiisa iyo weliba geedi socodka dimoqraadiyada Puntland. Ugu horeyn waxa uu sheegey in uu socdo qorshaha fulinta balanqaadkii xukuumadiisu gashey xiligii doorashada 2009 oo ahaa dhisitaanka axsaabta badan iyo dastuurka dhamaystirkiisa. Habka lagu ansixinayo dastuurka ee shirweynaha dad koobani ansixinayaan ayuu sheegey in ku cadyahay dastuurka Puntland qodobka 141-faqradiisa koowaad ,isagoona raaciyey in kan Somaliyana dhowaan lagu anisixin doono sidan oo kale tusaalena usoo qaatey dalal horumarey dunida sida Maraykanka iyo Hindia oo horey u sameyey sidan oo kale. Muddada xukuumadiisa ayuu sheegey in ay tahay 5-sanno horeyna ay u ansixiyeen golaha wasiirada Puntland ,isagoona cadeeyey in loo bahaanyahay in qofna shaki ka galin arintaasi maadama ay jiraan haatan dad hadal haya doorasho Puntland ka dhaceysa. Xukuumadiisa ayuu sheegey Dr.Farole in wax wayn ka qabatey maamulka dowaldda ,gaar ahaan dhinacyada amaanka oo Galgal iyo dagaalaka Al-shabaab uu soo hadal qabsadey. Bixinta mushaharaadka ciidamada iyo shaqalaha dowladda ayuu tusaale u soo qaatey Dr.Farole maamul wanaaga xukuumada uu madaxa ka yahay ,sidoo kalene waxa uu soo hadal qaadey hoos u dhaca ku yimid sarifka Doolar oo sababo dhowr ah u sheegey islamarkaasina ugu baaqey cida shilinka Somaliga haysata inay keento bankiyada sii loo diwaangeliyo looguna badalo dhowaan marka ay timaado lacagta cusub. Nidaamka axsaabta badan ayuu taabtey waxana uu sheegey in qabiil iyo eex kale aan cidna waxa ku helayn ee kalsoonida shacabka tahay waxa keliya ee lagu meel mari karo,islamarkaasina cida haatan doonaysa madaxtinimada looga baahanyahay axsaab inay furtaan oo tartan u galaan hanashada codka dadweynaha Puntland. Somaliland iyo wadahadal ay DF Somalia dhowaan ku dhawaaqdey in lala galayo ayuu cadeyey Dr.Farole Madaxweynaha Puntland in wadahadal kasta oo Somaliland lala galayo oo Puntland aysan dhinac ka ahayn uusan noqoneyn mid wax ka jiraan maadama cida ay taabanayso arrimahaasi tahay Puntland oo degaano ka haystaa Halkan ka dhageyso dhamaan codadki caawmadaxtoyada oo xiiso gaara leh http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Dastuurka_Puntland_oo_la_ansixinayo_15_Apr_2012.shtml