Shaakirullaah
Nomads-
Content Count
218 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Shaakirullaah
-
For the record, the third Kalif of Muslims (Othman bin Afan) burned Quran, and his intention was different than what brother LX espouses here. This action of 'Uthmaan (radhiAllaahu' anhu) that you've mentioned only relates to the correction of one specific example which was listed and which in fact doesn't even fulfill the set conditions in all cases because burning the Qur'aan is allowed in some instances. So thanks for the correction with regard to this example, but you failed to address the essential core of the matter, namely, the presented principles regarding the conditions and impediments of takfeer.
-
A beneficial clarification and excellent rebuttal to those who propagate falsehood. JazakAllaahu khayran.
-
Iska hor imaad Qasaaro dhaliyay oo Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG oo maanta ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir Iska hor imaad Qasaaro dhaliyay islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Hal Askari ayaa geeryooday halka mid kalana uu ku dhaawacmay kadib israsaaseyn Ciidamada dowladda KMG ku dhaxmartay qeybo kamid ah degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Askariga geeryooday ayaa la sheegayaa in uu katirsanaa Ciidamada Badda ee dowladda KMG Soomaaliya, waxaana la sheegay in ay toogteen Ciidamada Meletariga dowladda KMG Soomaaliya ee ku sugan degmada Shangaani iyagoona ka qaatay Qorigii uu watay askariga geeryooday. Xiliga dilka loo geystay Askariga ka tirsan Ciidamada Badda ee dowladda KMG Soomaaliya kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray Ciidamada Badda ee dowladda KMG iyadoona ay halkaasi israsaaseyn ku dhaxmartay labadaasi Ciidan taasi oo sababtay dhaawac 1-askari oo katirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Taliyaha Saldhiga degmada Shangaani ee gobolka Banaadir C/fitaax Sabriye Xasan Canjeex ayaa waxa uu Shabelle u sheegay in maanta degmadiisa ay ka dhaceen iska hor imaad kooban oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG Soomaaliya kaasi oo cabsi xoogan ku abuuray dadka ku dhaqan degmadaasi. Sidoo kale waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay taliyuhu Iska hor imaadyada maalmihii ugu dambeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ku dhaxmarayay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Si kastaba ha ahaatee iska hor imaadkan maanta dhaxmaray Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa qeyb ka noqonaya iska hor imaadyo inta badan Ciidamada dowladda KMG ku dhaxmaro qeybo kamid ah degmooyinka ay maamusho dowladda KMG Soomaaliya, inkastoo Saraakiisha Ciidamada dowladda KMG ay iska hor imaadyada ceenkan oo kale ku micneeyaan isfaham daro soo kala dhaxgasha Ciidamada dhaxdooda.
-
At least 20 people were killed and 40 others wounded yesterday, after AMISOM forces backing the apostate troops of the puppet administration retaliated to mortars of the mujahideen. Local ambulance services and emergency officials in Mogadishu said that more than 40 people were injured as the shells showered over residential areas in the mujahideen-held north of the city. "More than 10 people died in our neighbourhood today. One of the artillery shells hit young boys who were playing football. It wounded 12 of them, some of them are seriously injured," said witness Abdi Ahmed. Witnesses said that shells also hit a number of other areas in the south of the capital. Heavy fighting regularly rocks the port city, where the infidel-backed puppet administration controls little more than the palace, the airport, sea port and a few streets in between. The innocent civilians mostly take the brunt of this fighting because of the kuffaar and their apostate puppets who deliberately massacre the civilians, shelling populated areas.
-
Qarax miino oo maanta lagula eegtay Taliyaha Ciidamada Milateriga
Shaakirullaah replied to Juje's topic in Politics
The apostate soldiers of the puppet administration opened fire in all directions after this explosion, killing and injuring many civilians. -
What makes a fabric Islamic? Is it the writing that is on them? Is your shirt, pants, shoes Islamic? Need they be Islamic for you to be a good Muslim? Must you replace them? The fact that those two flags are part of the sunnah and were carried by our beloved prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) makes them islamic. With regard to the clothes, yes, that's right, the clothing of the muslims, both men and women, have to be in accordance with shari'ah. For example, It is not permissible to wear clothes on which there are images of animals or people, men are not allowed to wear silk, women are oblegated to observe proper hijaab, and so on. And yes, just like clothes which do not meet the Islamic requirements must be replaced, so should this so-called 'Somali flag', which derives its existence from the nationalist ideology. The Islamic flags carried by our Prophet (PBUH) belong to every Muslim. They don't represent an individual nation or a particular movement but the larger ummah. And this is exactly why the mujahideen use this flag, because it is the flag of the muslims and it represents the ummah of islam and their islamic state. BTW - who said anything about swearing loyalty to any goverment? You said So goes with a state. It's not either/or. What I mean is that this only applies to an islamic state.
-
Ofcourse it is not allowed to swear loyalty to the secular puppet government. But be that as it may, the fact is that this so-called Somali flag is not Islamic and therefore in and of itself inappropriate for an islamic state which rules according to islam. This, in contrast to the Islamic flags with the shahaadah. Therefore there is nothing wrong with the recent decision of the mujahideen to replace the nationalist flag whose colors represent the UN, by two Islamic flags which represent tawheed and which were carried by our Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam).
-
Wilaayada Baay iyo Bakool oo dayactirka Buundooyinka ka bilaawday Baydhabo Wilaayada Islaamiga ah ee gobolada Baay iyo Bakool ee xarakadda Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa bilaabay howl ay ku dayac tirayaan buundooyinka ku yaala Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dayac tirkan Wilaayada Baay iyo bakool ay ka bilaawday gobolada baay iyo Bakool ayaa ka dambeysay kadib Markii bur bur xoogan uu ku yimid buundooyinka nagaalada sababa la xiriira qashin buux dhaafiyay iyo dayac tir la’aan. Buundada Abshirkeey oo kamid ah Buundooyinka ugu waaweyn magaalada Baydhabo ayay ku guuleysteen Wilaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka in ay dib u howlgaliyaan kadib markii laga qaaday qashin buux dhaafiyay islamarkaana dib loo dayac tiray. Howshan ay ku guuleesteen Wilaayada Islaamiga ah ee gobolada baay iyo bakool ee Xarakadda Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa waxaa aad u soo dhoweeyay dadka ku nool magaalada Beydhabo.
-
Tell me any Islamists or Islamic revolution in the Muslim World ever changed their country's flag to the black flag? Was it the Ikhwaan in Egypt? Was it in Jazaa'ir? Or Jordan? Or Turkey? I have told you that these are the flags which the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) used to carry and this is sufficient for those who derive their legitimacy from islam.
-
Al-Shabaab oo Maamul Cusub u dhisay Deg/Garbahaarey Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Gedo ayaa Shalay Galinkii Dambe Goob Fagaare ah kaga dhawaaqay Maamul Cusub oo ay u dhiseen Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolkaas waxayna Xilkii ka qaadeen Maamulkii horey halkaa uga jiray ee Al-Shabaab. Gudoomiyaha Xarakada Al-shabaab ee Gobolka Gedo oo Shalay meel Fagaare ah kala hadlayey Boqolaal kamid ah Dadka ku nool Degmada Garbahaaray ayaa Sheegay inay Maamul Cusub u Magaacaabeen Degmadaasi isla markaana ay badaleen Maamulkii hore. Maamulka Cusub ee Garbahaaray loo dhisay ayaa waxay kala ahaayeen Dadka loomagacaabay sidan: 1. Gudoomiyaha Degmada Garbahaarey Sheekh Max’ed Cismaan Axmed. 2. Madaxa Xifiiska Amniga Degmada Garbahaarey Sheekh Muscab Faarax. 3. Madaxa Xafiiska Dacwada Degmadaas Sheekh C/laahi Max’ed Weyrax. 4. Madaxa Xafiiska Garsoorka iyo Xukunka Sheekh Yuusuf Xasan Isxaaq. Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee ku dhawaaqay Maamulkaan Cusub ayaa Dadka Degmada Garbahaarey ugu baaqay inay la shaqeeyaan Maamulka loo dhisay oo ay garab istaagaan. Sidoo kale Gudoomiyaha Maamulkii hore Degmada Garbahaarey oo isna goobta Maamulka looga dhawaaqay ka hadlayey ayaa soo dhaweeyey Maamulka Cusub wuxuuna Dadka ugu baaqay inay Wanaaga kala shaqeeyaan.
-
Symbols and banners of an islamic state must be in accordance with the teachings of Islam, and the so called Somali flag is not and has never been an islamic flag. This innovated flag stirs up nationalism and implies approval of what the kaafir colonialists did by dividing the Muslims’ land and making it into scattered states. For example, the light blue color of this flag has been adopted in honour of the United Nations. Islam does not forbid a Muslim to love his homeland or the country in which he lives or grew up. What is reprehensible is basing one’s feelings of loyalty and disavowal on that, and loving and hating on that basis. A person who belongs to the same country as you is not closer to you than a Muslim from another land. The flags with the shahaadah, both the white and black one, which the mujahideen use, are part of the sunnah of our noble prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) who used to carry them. They represent tawheed and al-walaa wal-baraa based on Islam and piety.
-
Xafiiska Hay’adda WFP ay ku laheyd degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose oo maanta la xiray iyo raashinkii ku xareysa degmadaasi oo la qeybiyay Maamulka Islaamiga degmada Dhoobley ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ayaa maanta iradaha isugu laabay Xafiiskii hay’adda WFP ay ku laheyd degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose. Maamulka Islaamiga ayaa raashinkii ku jiray Baqarada ee hay’addu ay laheyd waxaa ay u qedybiyeen dadkii deegaanka ee saboolka ahaa Sida uu Shabelle u sheegay Sheekh Max’ed Carab oo ah ku xigeenka Waaliga wilaayada Islaamiga ee degmad Dhooblay isagoo sheegay in talabadaani ay qeyb ka tahay go’aanka Xaraakada Mujaahidiinta AL Shabaab ay uga soo saareen hay’adda WFP. Hadal horay uga soo baxay xafiiska la socodka Hay’adaha Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa hay’adda WFP loogu baaqay in bilowga sanadkan cusub ay u qeybiso raashinka Baqaaradeeda ku xaraysan dadka u baahan islamarkaana raashinka ay ka iibsato Beeralayda Soomaaliyeed. Shalay ayaa War ka soo baxay Hay’adda WFP waxaa ay ku sheegtay in ay ku hakisay howlihii gargaarka bini’aadanimo ee ay ka waday Soomaaliya,waxaana maalmo ka hor ay aheeyd Markii Raashin WFP ugu jiray Baqaaro ku yaala Magaalada Marka ay dad Barakacayaal ah u qeybiyeen Masuuliyiinta Wilaayada Islaamiga ee gobolka Sh/hoose.
-
Sheekh Cali Dheere: ’WFP markeedii horeba Ilaahey ayey Razzaaqnimada kula loolameysay ee shacabkeenu gaalada uma baahnee ha isku tiirsado' Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xaqiijiyey in go’aankii shalay ay hey’adda Cunnada ugu qaabilsan QM ee WFP ay ku joojisay howlaheedii Koofurta Somaliya ay muujineyso cadaawadda ay la ciil qabeen, isla markaana aan looga baahneyn dhulka Muslimka ah haddii aysan u hogaansameyn nidaamka shaqo. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in markii hore WFP ay Ilaahey SWT ay Razzaaqnimadiisa kula loolameysay iyadoo sheeganeysay ama magaceedu uu ka turjumayo in adduunka cunnaddiisa ay iyadu qaabilsan tahay, balse waxaa uu tilmaamay sidaasi oo ay tahayna haddii ay wax u qabanayaan dadka in aan laga hor istaagin. Afhayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab waxaa uu hoosta ka xariiqay in WFP ay ku amreen galleyda ay dibadaha ka keento in ay ka iibiyaan beeraleyda Somalida ah si markaasi beeraleydeenu ay u faa’idaan, dhiiragalina ay u noqoto wax beerashada balse ay arrintaasi ka biya diiday WFP oo muujisay cadaawadda gaalada iyo aysan Muslimiinta waxba u ogoleyn. ‘’Waxay rabtaa WFP in beeraleyda Mareykanka ay inooga keento Galleyda ka baxda beeraheena kadibna ay ku jabiso zaracii beeraleydeena si shacabku u noqdo mid faqri ah oo aan wax beeran, laakiin inagu waxaan ku amarnay galleyda in ay ka iibsadaan beeraleydeena oo ay ka qeybiyaan markaasi meelaha ay rabaan, taas ayaana inoo faa’ido badan inoogana wanaagsan cunto ahaan kuwo ay inooga keenaan Mareykanka” sidaasi waxaa yiri Sheekh Cali Dheere. Waxa uu intaasi raaciyay baaq uu u jeediyay shacabka Somaliyeed oo uu yiri: ‘’waxaan leeyahay shacabkeena Ilaahey kaliya aan Irzaaqad weydiisano, inaga aan isku tiirsanaano oo waxba yaan gaalo gacan ka sugin, aan beerano dhulkeena aan kheyraatkeena lasoo baxno, Gaalo Ilaahey mana inoo baahneysiine”.
-
A valuable and highly beneficial lecture by the amir of Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen, Sheikh Mukhtaar 'Abdur-Rahmaan Abu Zubayr (hafidhahullaah). Click here to download it.
-
Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonist
Shaakirullaah replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
would you kindly elaborate on this very point? Giving names of scholars or even fatwas would be much appreciated. Thank you. You're welcome. As you can read in the valuable book on this matter posted on the previous page, (2/13-16), many scholars narrated this consensus, such as Imaam Ishaaq ibn Raahawayh, Ibn al-Mundhir, al-Qaadi 'Iyaad, al-Khattaabi and others. There is also a highly beneficial lecture on this subject in the English language entitled "The Dust will Never Settle Down", by Sheikh Anwar Al-Awlaki which you can download here. -
Tacshiirad sababtay dhimasho iyo dhaawac oo saakay kooxo hubaysan ay ku fureen gaari BL-ah oo marayay qeybo ka mid ah degmada X/weyne ee gobolka Banaadir Inta la ogyahay hal qof ayaa ku geeriyooday dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii rag ku labisan dareeska ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ay rasaas kuy fureen gaadiid BL ah oo marayay qeybo ka mid ah degmada X/weyne e gobolka Banaadir. Geerida ruux dhintay iyo dhaawaca ilaa sedax qofood ayaa timid kaidb markii kooxo hubaysan islamarkaana ku labisan dareeska askarta dowladda KMG ee Soomaaliya ay rasaas ku fureen gaarigaasi BL-ka oo marayay dhabarka dambe ee Kaniisadii degmada X/weyne waxaana halkaasi ku nafwaayay darawalkii gaariga waday iyadoo ay dhaawacmeen labo qofood oo rakaabka ka mid ahaa iyo ninkii caawiyaha u ahaa darawalka gaariga waday. Kooxaha hubaysan oo ka kobnaa labo nin ayaa ugu horeyn darawalka gaariga waxaa ay ku amreen in uu joojiyo gaariga iyadoo uu ka dhaga adeegay darawalkii waxaana xiligaasi kadib kooxihii hubaysanaa ay fureen rasaas taasoo keentay in halkaasi uu ku nafwaayo darawalkii. Xiligaasi kadib ayaa kooxaha hubaysan waxaa ay ka baxsadeen goobta ay falkaasi ka sameeyeen waxaana dadkii dhaawacmay loo qaaday isbitaalada Magaalada Muqdisho halkii meydka darawalkana lagu qaaday gaarigii uu horay u waday. Goobta uu falkaasi ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamo badan oo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya kuwaasi oo aan waxba ka qaban kooxihii falkaasi geystay waxaana ay ku andacoodeen in ragaasi aysan ka tirsaneyn ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya.
-
Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonist
Shaakirullaah replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The scholars are and have always been unanimously agreed that the one who insults the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) is to be executed. The Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) sometimes chose to forgive those who had insulted him, and sometimes he ordered that they should be executed, if that served a greater purpose. But now his forgiveness is impossible because he is dead, so the execution of the one who insults him remains the right of Allah, His Messenger and the believers, and the one who deserves to be executed cannot be let off, so the punishment must be carried out. -
End of Alshabaab is imminent .... Please post your jokes in the appropriate section.
-
Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonist
Shaakirullaah replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Masha Allah, may Allah reward this hero for his courageous attempt. -
All praise and thanks is due to Allah for this blessed victory against the mushrikeen.
-
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo maanta boqolaal Ciidankooda ah tababar ugu soo gabagabeysay magaalada Muqdisho Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta boqolaal Ciidankooda ah waxa ay tababar ugu soo gabagabeeyeen magaalada Muqdisho. Goobta ay ka dhacaysay Munaasabadan Askar katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab tababarka loogu soo gabagabeenayay ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo qudbado kala duwan u jeediyay Ciidamadii tababarka loo soo gabagabeeyay. Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo kamid ah Saraakiisha Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa uu u sheegay Ciidamadii tababarka loo soo gabagabeeyay in ay la dagaalamaan Ciidamada Burundi, Uganda iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya. Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo isna halkaasi kula hadlay Ciidamadii tababarka loo soo gabagabeeyay ayaa waxa uu u sheegay Ciidamadaasi in looga fadhiyo in ay bur buriyaan Qaramada Midoobay, Beesha Caalamka iyo Maxkamada Caalamiga ah isagoona Ciidamadaasi ugu baaqay in ay si dhab ah u jihaadaan, waxaana uu intaasi raaciyay in uusan wax qilaaf ah u dhaxeyn Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Ururk Xisbul Islaam islamarkaana ay midoobidoonaan sida uu hadalka u dhigay. Ugu danbeyntii waxaa goobtaasi ka hadlay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere waxaana uu sheegay in Ciidamadan aysan aheyn kuwo laga keenay dalka dibadiisa balse ay yihiin kuwo ka soo baxay Xeryo tababar oo ay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ku leeyihiin gudaha dalka.
-
Xarakada Al Shabaab oo maanta kulan la qaadatay Beesha Garre kana wadahadlay sidii loo taageeri lahaa dhaqan Galinta shareecada Islaamka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta kulan la qaatay Beesha Garre iyagoo ka wada hadlay sidii loo taageeri lahaa dhaqan Galinta shareecada Islaamka. Kulankaani oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo odayaal ka socday Waxgaradka Beesha Garre loogana hadlayay iskaashi ay ka yeeshaan ku dhaqanka shareecada silaamka oo laga hergaliyo deegaanad ay degto beesha Garre ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho. Sheekh Cabaas C/laahi C/raxmaan oo ka mid ah masuuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiinta ee kulanka la qaatay odayaasha ka socday beesha Garre aya augu baaqay dhamaan beelaha Soomaaliyeed in ay qaataan shareecada islaamka islamarkaana cisiga iyo harafku uu ku jiro ku dhaqanka shereecada Islaamka. Sidoo kale mid ka mid ah ugaasyada Beesha Garre oo lagu magacaabo ugaas Ibraahim Xaaji Cusmaan oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin kulankaan looga hadlayay iskaashi ay ka yeeshaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka oo laga hergaliyo deegaanada ay degto beesha Garre oo ay la yeesheen masuuliyiin ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiinta isagoona ugu baaqay dhmaan umadda Soomaaliyeed in ay qaatan ku dhaqan shareecada Islaamka. Si kastaba ha ahaatee ma’ahan markii ugu horeeysay oo xarakatul shabaabul mujaahidiin ay kulan layeeshaan mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed.
-
Hargaysa :Secessionist quest for recognition, progress indeed
Shaakirullaah replied to General Duke's topic in Politics
nor should you assault the heavenly throne that is the Germanic Somali people. "Know you not that it is Allah to Whom belongs the dominion of the heavens and the earth? And besides Allah you have neither any wali (protector/guardian) nor any helper." (Al-Baqarah, 107)
-
Popular Contributors