mr-diib

Nomads
  • Content Count

    5
  • Joined

  • Last visited

  1. Milatrigii Somalia Ee Looyaqaanay African Lions Oo Washington Ku Kulmay {Washington} 4-609"Qaar ka mid ah Saraakiishii hore ee xooga dalka Somalia, ayaa kulan googol xaadh ah ku yeeshay Magaalada Washington ee dalka Maraykanka, kaasi oo diiradda lagu saaray diyaarinta qodobada looga hadli doono kulan ballaadhan oo bisha fooda inagau soo haysa ka dhacaya dalkaasi. Janaraal Maxamed Sh Cismaan (Badmaceeye) oo ka qeyb galay kulankaasi, ayaa sheegay ujeedada kulanka looga gol lahaa sidii la iskula meel dhigi lahaa ajendayaasha la hor keeni doono kulan ay kawada qeyb gali doonaan Saraakiishii hore ee xoogga dalka Somalia oo horraanta July ka furmi doona Washington. Qaban qaabada kulanka ayaa waxaa iska kaashanaya Xafiiska Siyaada Jamciyadda Qurumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Somalia iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Somalia, ayaa sidoo kale waxaa ka xaadiri doona mas’uuliyiinta Wasaaradda Difaaca Dowladda . “Kulankan hordhaca ahaa waxaa isku weydaarsanay fikrado ku salaysan xasilooni ka islaaxda dalka iyo sidii dib boodhka looga jafi lahaa Ciidamadii xoogga ee dalka Somalia, iyadoo la tababarayo maleeshiyaadka” sidaana waxaa yidhi Janaraal Badmaceeye. Ciidamadii xoogga dalka Somalia ayaa kala qoqobmay wixii ka dambeeyey burburkii dalka, waxaana Ciidamada militariga Somalia xilligaasi lagu naaneysi jiray *African Lions* oo macnaheedu yahay Libaaxyada Afrika, maadaama ay Somalia aheyd dal quwad sare ku lahaa Qaaradda Africa
  2. there is 1663 soldiers coz they have 2 remian with their leaders.
  3. asalamu aleikum you all talking rabish no offence if u r muslim gal walal (sister) look what the prover told us scw. if u want my advise try 2 marry some who come from wher u from if nt look how he is in 2 deen and how he practices
  4. there is alot of hiden story which is not on da sites bt u will see very soon as u know they havn't involved the fight since siciid dheere resined or dismist. the reason they stayed there was coz we didn't want ppl 2 see they we were in mugdisho because of presedent bt coz of the goverment and we didn't care who is presedent as long as our ppl south 2 get civilized goverment bt it didn't work what more can we
  5. whats hapening mogdisho is unexceptible and out of dis world this war is not abt religion or abt goverment or tribe its abt ***** ppl who havn't got wat 2 do except enjoying killing hundrens innocent ppl eitha u pro or anti tell me one reason why ppl r fighting each otha between ppl and hiding behind da civilian ppl. so puntland troops are leaving after they presedent spoke 2 them and they planing the way 2 come out peacefuly