Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Bosaso: Beelihii dhawaan ku dagaalamay ku diriray Ufeyn oo heshiis kala saxiixan doona. 5. oktober 2009 Bosaso(AllPuntland)- Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaso, labada maalin ee fooda inagu soo heysa Labo beelood oo dhawaan ku dagaalamay, deegaanada gobalka Bari ayaa gaari doona heshiis ku saabsan colaadihii mudada soo jiitamayay. Odayaasha labada beelood oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku jiray xalinta arrimahaasi, waxaa usoo dhamaaday wada hadalo ku aadan arrimahaasi, waxa ayna sheegeen in ay saacadaha nagu soo aadan kala saxiixan doonaan qodobo ku saabsan xalinta dagaaladaasi. Saraakiisha dawladda Puntland ee arrimahan aadka ugu howlan ayaa shaaciyey in ay hada labada beelood, isla gaareen qodobo door ah oo ku aadan xaalada dagaaladii dhacay iyo sida wax looga qaban karo, ayadoo qodobada ay gaareen ay ku jiraan heshiis caam ah oo wax badan ka badalaya xaaladaha dagaalada. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed iyo Kuxigeenkiisa Jen. C/samad Cali Shire ayaa hada ujooga gobalka Bari, xalinta mashaakilaadkaas, waxa ayna dhawaan tageen deegaanadii ay ka dhaceen dagaaladu, ayagoo sidoo la kulmay dhamaanba Salaadiinta dhaqanka oo ay waxyaabo badan ka wada hadleen, siiba arrimaha colaadaha ee deegaanada Ufeyn iyo Ig-dheys. F. C. Maxamed
  2. What is this big fuzz about siding with ethiopians over somalians? So it is ok for hizbi islam and shabab to be in asmara talking to the other tigray about organizing funds and arms shipment? yet it is really terrible when another person uses a tigray in addis ababa!!! Wallahi till this day i haven't figured out why somalis hate the tigray in ethiopia yet like the tigray in asmara. Imagine i said i hate somalis but i love djibouti? it is an oxy-moron because ethnically speaking djibouti are somalis. That is what you do when you appreciate asmara yet hate addis, they are the same tigray people ethnically only separated by borders.
  3. Soo Dhaweyntii Wafdigii Dowladda Federaalka Soomaaliya Ee Gobolka Minnesota (Daawo Sawirada xafladda) Minneapolis:- Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayay wafdigii dowladda federaalka Soomaaliyeed oo u hogaaminayay madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta lagu qabtay hoolka weyn ee Jaamacadda Minnesota. Xafladan oo ahayd xafladaha lagu qabto magaalooyinka mataanaha tii ugu weyneyd oo kumanaan dad ah oo ka kala yimi daafaha gobolka Minnesota ka soo qeyb galeen. Xafladan oo mudooyinkan laga hadal hayay guud ahaan magaalooyinka Mataanaha, ayaa waxaa sidoo kale soo dhaweynta ka qeyb qaatay Senatorka Gobolkan Minnesota Al Franken, Afhayeenadda aqalka Minnesota Margaret Anderson Kelliher, iyo Duqa Magaalada Saint Paul Chris Coleman. Ugu horeyntiiba waxaa cod baahiyaha lagu soo dhaweeyay Senator Al Franken oo halkas hadal diiran oo ku soo dhaweynayo madaxweyne sh. Shariif ka jeediyay kuna booriyay Madaxweynaha in uu xaaladda cakiran ee Soomaaliya wax ka qabto sida ugu dhaqsaha una balan qaaday in uu ka dowlad ahaan garab taaganyihiin, waxaa xiga afhayeenadda aqalka Minnesota Margeret oo iyaduna soo dhaweyn diiran u fidisay madaxda DF, waxa markii danbe ka hadlay meesha Duqa magaalada St. Paul chris Coleman oo qudban qiimo leh meesha ka jeediyay.
  4. Diyaarado sahan ah Oo kor Wareegaya Gobolka Banaadir qaybo Huriwaa(BosasoMedia) Degmada huriwaa ayaa Shalay Gelinkii Dambe Waxaa lagu arkay ilaa 2 diyaaradood oo nooca dagaalka ah kuwaaas oo aan la garanayn Waddamada laga leeyahay sidda Wararka bosasomedia soo gaaraya ay sheegayaan. Gaadiidkaan dagaalka ayaa dadka deegaankaasi waxa ay sheegeen in ay u soo dhowaadeen si aanan waligeed la arag isla markaasina xilliga uu ahaa xilli salaadda Maqrib ay soo dhaweyd. ilaa dhoowr saacadood ayay ku wareegatay degmada Huriwaa iyo deegaannada kudhaw oo ay Dayniile kujirto, waxaana dadka ay ula yaabeen diyaaradahaasi sida ay aadka ugu soo dhawaadeen. Habeenkii xalay oo dhan ayay wal wal ku seexdeen dadkaasi iyaga oo cabsi ka qaba in diyaaradahaasi ay kudhaqaaqaan fal duqeyn ah maadaama magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaannada ay dul wareegayeen diyaaradahaasi ay yihiin deegaannada ay ku badan yihiin ciidamada Alshabaab oo Alqaacida wakiil uga ah Soomaaliya. isku Soo Wadda duub Oo Waa Markii ugu horaysay Oo lagu arko diyaarado noocaan oo kale ah qaybo ka mid ah Gobolka banaadir iyadoo ay Wararku sheegayaan in diyaaradaani ay yihiin kuwo sahan ah. Xafiiska Wararka BosasoMedia ee Garoowe:-
  5. Waxaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn Ka anbabaxay Waftibalaadhan oo hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Cayn Waxaana Waftigaasi Ku Sii Jeedaan magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga puntland,Ka hor intii aanay Waftiagani ka baxin magaalada Buuhoodle ayaa Warbaahinta Caalamiga ah ee allidamaale.com Waxaa la Soo Xidhiidhay Gudoomiyaha gobolka Cayn Xariir maxamuud axmed Waxaan uu sheegay inay magaalada Boosaaso ku Siijeedaan halkaasi oo ay kula kulmidoonaa madaxwaynaha puntland iyo Xukuumada dawlada puntland Qaarkamid ah. Waftigana ayaa Waxaa kamid ah Xildhibaabo kamid ah Baarlamaanka puntland iyo Waliba Saraakiisha Ciidamada Booliska oo uu kamid yahay taliyaha Qaybta Boolisa gobolka Cayn Maxamuud maxamed Culujoog iyo saraakiil kale. Gudoomiyaha gobolka Cayn Sidoo kale lama oga Waxyaabaha Dawlada puntland kala hadlayaan madaxda gobolka Cayn Balse Maamulka Gobolka Cayn ayaa intii la Soo magacaabay Wax badan ka Qabtay gobolka Cayn kadib Markii uu la Shiray Dhamaan Waxgaradka gobolka Cayn iyo laamah kala duwan ee Bulshada buuhoodle Source allidamaale
  6. Sheikh Aweys and Al Shabaab 'disagree' over Kismayo 4 Oct 4, 2009 - 7:06:48 AM KISMAYO, Somalia Oct 4 (Garowe Online) - An influential Islamist leader in Somalia has disagreed with Al Shabaab hardliners over the control of a key southern port, four days after Al Shabaab and Hizbul Islam factions clashed in Kismayo, inside sources tell Garowe Online. Sheikh Hassan Dahir Aweys, the chairman of Hizbul Islam faction, held a secret meeting with Al Shabaab's reclusive leadership overnight Saturday in Afgoye town, 30km south of Mogadishu in Lower Shabelle region, the sources said. Sheikh Aweys Al Shabaab leaders, Sheikh Ahmed Abdi Godane and Sheikh Mukhtar Robow "Abu Mansur," were present at the secret meeting with Sheikh Aweys. The secretive meeting was hidden from Somali media, but commanders on both sides confirmed to Garowe Online that the meeting took place with Al Shabaab's leaders asking Sheikh Aweys to "make a concession" over Kismayo. "Sheikh Aweys took a strong position that Kismayo authority be handed over to Hizbul Islam…and that Al Shabaab apologize for attacking a Hizbul Islam official," said a member of Hizbul Islam who declined to be named in print. Sheikh Abu Mansur Al Shabaab spokesman Sheikh Ali "Dheere" Mohamud had publicly stated after the Kismayo battle that Al Shabaab was "not at war" with Hizbul Islam, but Al Shabaab was fighting Sheikh Ahmed "Madobe" Mohamed. Hizbul Islam's leaders have defended Sheikh Ahmed Madobe as a senior commander of Hizbul Islam. Sheikh Abu Mansur reportedly "organized the meeting" in Afgoye with the intention of resolving the political and military crisis over Kismayo fighting, which has raised tensions between Al Shabaab and Hizbul Islam, according an Al Shabaab source. The Al Shabaab source described the meeting as "a failure" after the two sides "disagreed" over the situation in Kismayo. The two sides "agreed to a second meeting," the sources added. An independent source told Garowe Online that Sheikh Aweys informed Al Shabaab's leaders that they fought against clans "who joined the jihad from as far away as Ethiopia," namely deleted and deleted clans, of the larger deleted clan-family. Sheikh Aweys, who led the rise of the Islamic Courts Union in 2006, belongs to the deleted clan-family that is dominant in Mogadishu, the capital. Al Shabaab has been accused of arming and using militias from the deleted clan, also part of the deleted clan-family. Al Shabaab and Hizbul Islam have jointly fought against Somalia's UN-recognized interim government in Mogadishu since May, when Sheikh Aweys returned to Somalia after a two-year exile in Eritrea. Both Islamist factions have vowed to overthrow the government and install an Islamic state. The Kismayo fighting has divided the two sides and there are growing military tensions in many regions of southern and central Somalia where fighters loyal to Al Shabaab and Hizbul Islam are both present, but no reports of fighting yet.
  7. Thankfulisp, well farole is saying he is reviewing it to see if it is in the benefit of puntland, but we know he is reviewing it to see if it is in the benefit of "farole". The dude wants to get a nice pay-packet out of the oil-firms like cade did after farole's time in office expires.
  8. Nairobi:- shirkii la filayey in uu furmo mudo, ayaa hadda si toos ah uga socda magaalada Nairobi ee beelaha SSC oo jawi wanaagsan ku bilowmay haddaanu nahay Jidbaale waxaanu si toos ah usoo gudbin doonaa Waraysiyo iyo sawiro iyo warbixin dheer oo inooga waramaysa habsami u socodka shirka Qadar yar ka dib Insha-allah.
  9. Thankful-isp. That so called snm they so bravely go around chanting their name in hargeisa were created after ssdf, it was ssdf guidance that gave them the brains to form a resistance group, yet they accuse puntland of copy-cating. Cajiib
  10. Qudhac, You have no clue what you are going on about, i am happy for galkacyo as i am for buhoodle. You don't know the way I operate, I want all my brothers to be lifted up to glory, like recently sharmarke appointing jangeli, and jangeli meets obama. This is the way we operate sxb. You have no clue, even though i am superior it doesn't mean i am going to make them feel inferior, no i will lift them up with me so we can share the glory however not all think like this and therefore we have conflict of interest and i need to set the record straight from them. Their was a woman that needed some money in buhoodle to get some surgery done, i sent my share to the lady through paypal to help the woman. Because that is my people no matter good or bad, what disturbs them, will disturb me, what pleases them will please me. Don't worry partner you have no clue the way kings are. We the eldest son therefore we think wisely and not like our other immature younger brothers.
  11. Duke, Like i said my friend, consider yourself royally dismissed.
  12. BTW, dukey it's obvious you have king phobia as you are aware the kings live in peace and never have inter-warfare in bari with any clan. Ileen the kings are respected because they are DECENT people. The kings can go to hamar and become loved like abdirashid ali sharmarke, because he was the peoples president. But your people can't and you know it, everyday you hear someone popping yey's people in galkacyo on sbc tv bossaso. Have u ever asked yourself why? Why is it everywhere you go people don't get along with you? It's because of your attitude towards people, you don't get nothing in life with an attitude, you need to respect people and value them just as important as you value yourself. Anyways don't worry about the kingz, we ain't get popped in bari everyday you feel me.
  13. General Duke, I love all puntland regardless but i am setting the record straight, i can't tolerate ppl lie and try to make it out to be mudug love affair, that wouldn't be royal like of me!!! Ps: To be quite honest i don't even like the way they split the government even though it is in my favor, but i think about the well-being of the state and not my clan-interest hada run rabtid. I was the first cheering when multi-parties was introduced because unlike you i think beyond my clan-interest. Degaans will not decide who runs puntland anymore but policies will, after-all we all want who is the best for the state regardless of which deegan he is from. By the way u have accused me on a number of occasion of not being nasab, u know what they say the first to point out sheegato is the one who is really a sheegato. My family are well known bro, I got nothing to prove on somalia online.
  14. Don't get me wrong we love the makhiri people in bari but ilkajir is well known to be supporter of abdullahi yusuf and reer bari can't have that. Bari/Karkaar (21), Sool/Cayn (15), Sanaag (11), Mudug (10) iyo Nugaal (9). We all know who runs puntland sxb and general duke you just need to accept it not whine about it to me always, cuz to be quite honest i don't like talking about this sort of stuff.
  15. General duke if what i say is truth or crap is irrelevant my friend. Please just go look at the parliament of puntland and who runs the show. Bari has the most seats and whoever wants to be president needs bari support, or their over. Infact to be honest mudug voted for ilkajir and it made no influence, bari voted for farole and he is in office. So it's not a case of irrelevance or not, u just need to realize who runs the show.
  16. Tabobarka Macalimiinta Kubada Cagta Oo Soo Xirmay Iyo Saddexda Macalin Ee Ugu Qaalisanaa Oo La Soo Bandhigay (Daawo Sawirada) Published on: October 4,2009 Garowe Time 4:07 pm RBC Radio oo Wareysatay Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ayaan waraysi kula yeelanay Xafiiskiisa Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan, Gaalkacyo (RBC): Xarunta Nabada iyo Horumarinta Waxbarashada ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta lagu soo gabogabeeyay tababar u socdey mudo Sagaal maalmood ah Macalimiinta Kubada Cagta oo ka kala yimid ilaa iyo Sagaal Gobol. Munaasabada lagu soo afmeerayay tababarka Macalimiinta kubada cagta ayaa waxaa ka soo qeyb galay C/qaadir Xuseen Nuur oo ah Xildhibaan katirsan DKMG Soomaaliya, Wasiir kuxigeenka Isboortiga ee Dawlada Puntland Axmed Cawaale Cigale, C/naasir Badal Khalaf oo ka socda Olombikada Puntland, Gudoomiyaha Isboortiga Gobolka Mudug Maxamed Muuse Salwe, Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Gobolka Mudug Bashiir Maxamed Mire, Duqa Degmada Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji, iyo waliba khuburo dhinaca ciyaaraha. Tabobarkani oo ay soo qaban qaabisay Hoyga Horumarinta Isboortiga iyo Dhalinyarada ee Puntland ayaa waxaa duruus lagu barayay ilaa iyo 37 Macalin oo ka kala yimid Gobolada, Sool, Sanaag, Bari, Nugaal, Karkaar, High-land, Mudug, iyo xubno ka socda maamulka Galmudug. Siminaarka oo ka socday Xarunta Nabada iyo Horumarinta Waxbarashada ee Magaalda Gaalkacyo ayaa maanta lagu guuleystay in loo soo xiro dhamaan macalimiintii halkaasi wax ku baranaysay. Gudoomiyaha Hoyga Horumarinta Isboortiga iyo Dhalinyarada Puntland Maxamed Xaaji Aadan “Uuraay” isla markaana ahaa mid ka mid ah xidigihii xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka hadlayay munaasabada xiritaanka tababarka ayaa waxaa uu mahad celin u jeediyay Jaaliyadaha dibada ee Puntland gaar ahaan North America, oo uu sheegay in ay ka qeyb qaateen hirgalinta iyo gacan qabashada barnaamijkani, waxaaa uu sidoo kale mahad celin u jeediyay Hay’ada PDRC oo gacan soo dhaweyn ah ka geysatay xilliga ay imanayeen Puntland, iyo sidoo kale Xarunta Nabada iyo Horumarinta Waxbarashada ee Magaalada Gaalkacyo oo uu sheegay in ay sahleen adeegii ay u baahnaayeen oo ay ka mid tahay in ay siiyeen xarunta lagu qabtey tabobarka iyo gaadiidka intaba. Intii ay socotay Munaasabada lagu soo gaba-gabeynayay tababarka macalimiinta ayaa mas’uuliyiinti i ka hadashay waxaa ka mid ahaa Duqa Degmada Gaalkacyo C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo sheegay in dhalinyaradu dadaalaan, isaguna ka taageeri doono waxyaabo badan oo isboortiga muhiim u ah, dhinaca kale Wasiir kuxigeenka Isboortiga Puntland Axmed Cawaale Cigale oo sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay intaan oo macalimiin ah in uu tabobar ceynkan ah u soo xiro, ka wasaarad ahaana uu taageero siin doono isboortiga Puntland, waxaana dhaliil uu u jeediyay intii uu hadalka watay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay howshoodii gabeen. Gaba-gabadii Munaasabada ayaa waxaa la gudoonsiiyay Shahaado sharaf Sadexdii Macalin ee ku guuleysatay in ay noqdaan kuwa ugu kaalima sareeya imtixaanaadkii la qaaday, waxaana lambarka koowaad ee Macalinka Kubada Cagta noqday Ilyaas Cabdi Nuur, Labaad waxaa galay Khadar Warsame Aadan “Codey” halka macalinka Sadexaad uu noqday C/rashiid Maxamed Cabdulaahi, waxaana Shahaadada gudoonsiinayay Wasiir ku xigeenka Sportiga. Macalimiinta kaalimaha Koowaad iyo Labaad galay ayaa ah kuwa ka howlgala Gobolka Mudug halka Macalinka Sadexaad uu ka socday Gobolka Sanaag, ugu dambeyna kulanka ayaa waxaa soo xiray Maxamed Xaaji Aadan oo sheegay in tababarada iyo garab qabashada Isboortiga Puntland aysan intaa uga hari doonin oo ay jiraan taageero farabadan oo ay galin doonaan isboortiga qeybihiisa kala duwan. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo.
  17. Duke, well you can tell farole to stop reviewing cade project and the port would've of been done also. Remember lootah signing $50 million deal for bossaso. That included extending the port by 400% and constructing a port-facility headquarter of modern standards and a free trade zone. It's good to see farole allowed the airport to go thru, now he has to let the port and oil go thru also and not just be a xasid to cade and try to take away what he got for the state, it's so childish. You can read it here regarding lootah and it's port deal with cade which mr.farole put on review!!! http://www.ameinfo.c om/176786.html Ps: I remember farole speech when he won the election and said "mamuul aniga iga horeyee maba jirin", for your information mr.farole alot of the kings gathered at our local cafe here in new zealand discussing your little comment. But we will let it slide for the good of the state, however if their was no government before you mr.farole then the ribbon your cutting at bossaso airport, garowe airport, bossaso port is also under the previous admins deal, the oil, the mamuul wanaag that you see today was put to paper in the democratisation phase by cade, not to mention nearly every institution in the state by cade. Lol mr.farole you can be very silly saying "there was no government before you" lol but we let it slide cause we know your reer miyi.
  18. Yeah it's going to be mammoth task wallahi. Ras-hafun boys are doing 54 km road connecting hafun to other towns, thru volunteers no funding at all from aid firms or puntland. But this port at las qoray will be massive wallahi if they get it done, i know that an italian firm has been signed to do the bossaso to erigavo highway called (FAI) and badhan and las canood paved airports, it's in the galkacyo accord signed by farole and sharmarke. Ps: unfortunately bari only gets a hospital out of that and road connecting bossaso port to the city. The rest is solely makhir road project and badhan airport and las canood gets an airport out of it also.
  19. Xudeedi i think i was reading somewhere regarding las qoray port, how far has that gone? So far we can have a port at kismayo if hassan turki scores kismayo cuz everyone knows the onlf use bossaso port. So we can have Bossaso-Kismayo-Las Qoray exclusive ports.
  20. This issue at kismayo is indeed a strange one. Simple minded people will say it is religious war between hizbi islam and shabab which i personally can't buy because how can it be religious war if they read the same quran and have the same strict interpretation of islam? I doubt very much so it is religious war, but believe it is clan-political war because i honestly thing the majority of kismayo residents were upset that alot of the positions in the city administration were given to gedo natives whilsts ignoring the original inhabitants of jubba which is ras-kamboni and canoole. First of all ras-kamboni people entered kismayo in 1800s and lived in peace with the swahili populations. The canoole people came into kismayo around 1850 and lived in peace with ras-kamboni and the pre-existing swahili population. However if u look at the pattern when the gedo natives arrived in droves in the 90's the tensions and conflicts began. So my suggestion it is best to leave the town to the people who lived in peace for over 200 years (ras kamboni & canoole) and to remove the gedo natives back to where they originally came from. It is very clear the problem is gedo natives because no tensions existed for 200 years when pre-existing swahili population, ras-kamboni and canoole people lived there. My piece of advice to the gedo natives is, if you can't live with people, then stop ruining the stability and peace of the area and just simply exit. PS: Please guys don't respond with "shabab" is for all somalis and not just gedo people, the kismayo branch is well known to be 80% gedo natives and no amount of "shabab is all somalis" line will change this all-glaring fact.
  21. Madaxweynaha Mamaulka Puntland A/raxmaan Maxe’d max’ud Faroole ayaa maanta xariga kajaray dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha magaalada bosaso waxaana uu noqonayaa dhisma garoon kii uwaynaa oo laga furayo somaliya waxana uu yahay garoonku mid aad ubilic wanaagsan . Xafladii furitaanka ahayd ee maanta ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaar kamid ah masuuliyiinta puntland oo uu madaxweynuhu hogaminayo ,Golaha wasiirada ,golaha xildhibaanada ,Ganacsato ,Nabadoono iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada waxaana halkaasi dhamaan masuuliyiintii kahadashay ay cadeeyeen in ay tahay wax lagu farxo in puntland ay yeelatay garoonkii ugu waynaa ee Somaliya [/quote
  22. Adeegyo caafimaad oo casri ah oo laga hirgaliyay Qardho General Hospital. October 3, 2009 C/rashiid Maxamed Daahir Horseed Media,Qardho Magaaladda Qardho waxa ay leedahay hal cusbitaal oo kulmiya Adeegyadda Dadweynaha ee la xiriira Arrimaha Caafimaadka,Cusbitaa lku waxaa uu ka koobanyahay Qeybo kala duwan sida,Laboratory(Shay baar casri ah) ,Qeybta Raajadda,Computerka Caafimaadka ee la saaro Xubnaha Bani aadamka,Surgeant Department(Qaybta qaliinka),TB Center iyo Qeybo kale oo la xiriira Ahmiyadaha Caafimaadka,Agaasima ha Cusbitaalka Magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar Nuur Maxamed nuur ayaa noo sheegay in Hawsha Cusbitaalku tahay mid dardar ku socota isla markaasna hadda Maamulka Cusbitaalka ee uu isagu hormuudka ka yahay keneen Cusbitaalka Qardho Takhaatiir Ajnabi ah oo ka hawgasha Cusbitaalka wuxuuna Agaasimuhu intaasi ku daray in Muddo sanad ah ay Takhaatiirtaasi Joogaan. Muuqaalka Cusbitaalka ayaa markaad soo gasho aad u quruxbadan waxaana Dhinacyada Hospitalka ku xardhan Qeybwalba magaceeda iyadoona ay Cusbitaalka markaan tagay jiifeen Bukaano la ildaran cuduro kala duwan sida Kuwo dhaawacyo qaba iyo Kuwo kale oo qaliino kala duwan lagu samaynayo,Dr:Abdimaw la Maxamed Taha waa Takhtar u dhashay Dalka Masar wuxuuna ka hawgalayay Goboladda Puntland ku dhawaad 6 sano Dr:Mowla ayaa ii sheegay inuu 5 Sano ka hawgalayay Goob caafimaad oo ku taala Magaaladda Bosaso balse hadda Muddo gaaraysa Sanad wuxuu sheegay inuu ka hawlgalayay Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Qardho. Dr:Abdimowla Maxamed Taha ayaa iiga waramay Qaliinka uu sameeyo ee ugu badan inta uu ka shaqaynayo Cusbitaalka Magaaladda Qardho”Waxyaab aha Amergencyga ah ayaa u badan sida Shilgaari oo degdeg u dhacay hadaan joogo Gurigayga waan soo aada Cusbitaalka anigoo shaqayda Gudanaya,Qaliinka Qofka dhaawucu ka soo gaaro shil degdega sida Shilka Gaari iyoxabadda ayaan dhihi karaa waa ugu badantahay Hawshayda Qaliin ee Cusbitaalka Qardho taasi waxaa sii dheer Qaaliino kala gedisan oo Jirka aan ku samayo sida Goynta Burooyinka iyo Wixii la mida” ayaa uu yiri Dr:Abdulmawla Mohamed Taha oo ah Dhakhtar qaliin oo ka hawgala Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Qardho(Qardho General Hospital). Shaybaarka Cusbitaalka(Qardho Hospital Laboratory:- Qeybta Shaybaarka ee Cusbitaalka Magaaladda Qardho sida idiin muuqata waa mid aad u qalabaysan waxaana ka hawgala shaqaale aad ugu carbisan Hawlaha(Laboratory Investigation) Shaybaarka ayaa waxaa yaala Qalab iyo Daawoyin la isugu talo galay Marka qof laga qaadayo Dhiig ama Candhuuf inkastoo uu jiro Shaybaar kale oo lagu Baaro TBda(Tuberculosis) kaasi oo yaala Qeybta TB da oo iyadu ka go’an Qeybta kale ee Cusbitaalka. Si kastaba ha ahaate Shaybaarka Cusbitaalka Magaaladda Qardho ayaa shaqeeya Badanaa Maalintii sida uu ii sheegay Agaasimaha Cusbitaalka Magaaladda Qardho Nuur Maxamed Nuur waxaana Shaqaalaha Shaybaarka Cusbitaalku gaarayaan ku dhawaad 10 shaqaale oo ah oo xirfad u leh hawlaha lagu Baaro Cuduradda kala duwan. Qardho TB Center:- Xaruntani waxay ka tirsantahay Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Qardho waxaan DhismeheedaGacan ka gaystay Hay’adaha Merlin,World Vision iyo WHO iyadoona ay hadda ka hawlgalaan shaqaale dhan 9 qof,Xaruntani ayaa waxaa ay hadda Daaweysaa Dad gaaraya 75 qof oo qaba Cudurka Qaaxadda kuwaasi oo laga helay Karoojooyinka(Case of Tuberculosis). Dr:Cismaan Xuseen cali waa Madaxa Qardho Hospital TB center waxaan kulmay Xafiiskiisa Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Qardho ugu horayntiina wuxuu iiga waramay Hawlaha ay qabato Xaruntani “Qardho TB Center waxaa la furay 24Maarso 2009 waxaana furay Wasiirka wasaaradda Cafimaadka,Madaxda WHO,World Vision iyo Merlin ,Xaruntaana waxaa saacida hadda Merlin oo Implementationka ah,World Vision,Global Fund iyo wasaaradda Caafimaadka,Xaruntaa ni waxaa ka shaqeeya 9qof oo kala ah,Dhakhtar,4Shaqaal e oo Nurse ah,Labbo waardiye iyo Nadiifiso xaruntaani ilaa hadda waxay Gacanta ku haysaa 75 qof oo Daawo ka qaata Subax walba”. Madaxa Qardho Hospital TB Center Dr:Cismaan Xuseen cali ayaa Markale iiga waramay Waxqabadka Xaruntaan”Dadk a TB da qaba waa la baara waxaana fiirinaaa Camdhuufta qofka Candhuufta haddi laga waayo waxaa loo dira Raajo iyadoo raajadu baarayso xanuunka Feeraha ka haya ,Baaritaankaasi ka dib qofka markii laga helo Jermiska ama Raajadda waxaa loo bilaaba Daawadda,Daawada dadkay ku cusubtahay oo aan horay u soo qaadan waxaa la siiya 6 Bilood oo daawo ah marka kaleeto oo qofku Daawo hore soo qaatay waxaa la siiyaa 8 Bilood oo daawo ah,Labba bilood oo Irabada Srapto ah iyo bilaha kale oo Daawada caadiga ah ay qaadanayan”. “Ilaa hadda waxaan meesha ku haynaa Dad gaaraya 75 qof dad baa jira naga baxsaday Dadna meesha ayaan ku haynaa ,Dadka Candhuuftodu Positiveka tahay ee naga baxsaday waxay gaarayaan Tiro ahaan 4 qof,Caruur iyo Dad waaweyn ayaa jira oo Cudurkani hayo guryohooda ayaan ku siina”ayaa uu yiri Dr:Cismaan Xuseen cali Madaxa Qardho TB Center.
  23. October 3, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Horseed Media Gaalkacyo Dad kor udhaafaya 15ruux ayaa kudhintay tiro kale oo intaas kabadanna waa ay kudhaawacmeen dagaal beeleedyo deegaano katirsan koonfurta gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayadoona dagaaladaasi xiisadahoodu ay weli halkaasi ka oogan yihiin. Dagaalkani ayaa u dhaxeeya Beelaha deleted iyo deleted oo kuwada abtirsada beesha deleted ayaa daba socda dagaalo kale oo horey uga dhacay deegaano hoostaga maamulka Galmudug ee koonfurta gobolkaasi kuwaasi oo salka kuhaya lahaanshaha Ceelbiyood iyo dhul deegaameedyo isla markaana dhexmarayey maleeshiyo beeleedyo kuwada abtirsada beelahan. Warar ay Horseed Media kaheshay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in isbitaalka koonfurta Gaalkacyo ee ay maamusho hay,ada MSF in lasoo gaarsiiyey tiro dhaawacyo ah oo iyagu kusoo dhaawacmay dagaal beeleedyadaasi isla markaana ah dhinac kamid ah dhinacyada ay dirirtu udhaxeyso kuwaasi oo dhaawacooda lagu dabiibayo Isbitaalkaasi ayadoo sidoo kalena warar iyana aynu kahelnay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ay kuwarameen in tiro dhaawacyo ah magaaladaasi lakeenay oo qaarkood lagu dawiiwayo goobo caafimaad oo halkaas kuyaala halka qaar kalena loo gudbiyey Isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel. Waxaa durba soobaxaya baaqyo isdaba joog ah oo durba ay dirayaan waxgarad labada dhinac ah iyo odayaal kale kuwaasi oo kusugan magaalada Muqdisho oo iyagu codsanaya in colaadan si deg deg ah loojoojiyo waloow aanay jirin ilaa iyo hada cid soo kala dhexgashay oo kamid ah beelahan wax garadkooda oo kubaxay deegaanada ay colaaduhu kajiraan kuwaasi oo iyagu ah deegaano ay degenyihiin reer miyi oo duleedka kagabeegan degmada Gelinsoor. Xaalada dhulalka miyiga ah ee uu dagaalku kadhacay Xalay ilaa iyo habeen hore ayaa lasheegayaa inay weli kacsantahay oo labada dhinacna ay isku hub uruursanayaan. Dagaalada udhaxeeya maleeshiyooyinka labadan Beelood ayaa ah kuwo deegaanadaasi kusoo laalaabtay waayahan waxaana horey ujirtay in gogol nabadeed oo aad ubalaaran ladhex dhigay beelahan kol hore waloow hada gogoshaasi ay umuuqato mid aanan miro dhalin waxaana dagaalada dhexmara dhinacyadan kuwoodii ugu waxyeelada badnaa ay dhexmareen mudo haatan laga joogo Seddaxsano.
  24. Cowke

    Who Owns Shabab

    Wallahi we got issues, if we can't even reach a conclusion on who the man was that founded this organization, then why are somalis supporting something they don't even know where it came from? CAJIIIIIIIIB
  25. Cowke

    Who Owns Shabab

    Wallahi dad yaab leh baanu nahay. This shabab group is probably the strongest faction in the south today and causing alot of misery and we don't even know who founded it. Cajiib!!! Some love to say that it consists of all somalis, yes that is true. So was the Somali Youth League it consisted of all tribes. But we can research and find out who founded it. So it's quite disturbing we don't know exactly we created shabab. Some are saying ayrow, others are saying sharif, others are saying someone else. This is all speculation. I was wanting some hard proof on this issue.