Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Juje, General I doubt is really from puntland anyways. The guy switches name and plays as a hargeisa one day and puntland the next and god knows what other. Total joke really. Sheegatos like him hate real-deal like me. Cade, jinni boqor, jamac ali jamac, sharmarke, boqor muse, etc. Total envy of the power and prestige. Abdi-Rashid Sharmarke President of Somalia. Ina Sharmarke Prime minister Cade Muse President of Puntland. Contenders coming up for somalia presidency. Jini Boqor Jamac Ali Jamac Ina Sharmarke
-
General, everyone knows me from snet and paltalk. I rep only 1 place, i dont change shirts like some ppl in here. Son go switch names and play baby games, because that is how small your mind is.
-
Yep the kings lined up 4 cade. Ps: I would be there lined up too if i was in Bossaso.
-
Ra'isulwasaaraha Sharmaake oo ka dhoofay Caasimada Muqdisho. Muqdisho (Bosasomedia) Ra’isul Wasaaraha DKM ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo ka dhoofay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo wefdi balaaran oo u hogaaminaayo galabta ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Aadan Cadde International Airport. Ra’isulwasaaraha iyo Waftiga lasocda ayaa waxaa ka mid ah Golaha Wasiiradiisa kuwaas oo ay ka mid yihin Wasiirka Qorshaynta iyo Xirrirka Caalamiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame,Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta C/risaaq Juurile iyo Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed C/laahi Sambaloolshe, Ra’isulwasaare Sharma’arke ayaa waxaa u ku sii jeeda Magaalada London ee Caasimada Ingiriiska,Afhayeenka Xafiiska Ra’isulwasaaraha C/qaadir Walaayo oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Ra’isulwasaaraha iyo wefdigiisa ay la kulmi doonaan masuuliyinta Dowlada Wadanka Ingiriiska,waxaana ay ka wada hadli doonaan xirrirka u dhaxeeya labadaas dal, Sidoo kale Ra’isulwasaaraha waxaa u Masuuliyinta Ingiriiska uga warbixin doona xaaladihi ugu dambeeyey ee Soomaaliya,iyadoo u sidoo kale u ka hadli doono horumaradi ugu dambaysay oo ay DFKM ah ay gaartay, Safarka Ra’isulwasaaraha ayaa ah mid aan hore loo sii shaacin,waxaana u ku soo beegmaaya xilli isla maanta u Magaalada Muqdisho ka ambabaxay una aaday Wadanka Uganda Madaxweyne DFKM ah Shariif Sheikh Axmed kaas marki u dhoofaayay Kooxaha mucaaradka ay duqeyn u geysteen,iyadoo dagaal marki dambe ka qarxay duqeymahaas ay sababeen khasaaro dhimasho oo aad u badan,balse ma aysan jirin wax duqeyn ah marki u dhoofaayay Ra’isulwasaaraha. Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:-
-
Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuuse oo ka so degay bossaso. Bosaso (Bosasomedia) Waxaan goor dhaweynd Garoonka weyn ee Bardaqaasin Ayarborti ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacisa Puntland ka soo degay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi Gen Cadde oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso halkaan oo ay ku soo dhaweeyeen kumanaan qof oo isugu jira Dowlada Puntland, Ururada Haweenka, Ardayda iyo waxgaradka Gobalka Bari. Waftigaan ayaa waxaa ay haatan soo gaareen Garoonka waxana halkaas uga hortay boqolaal dad ah oo isugu jira Arday, Uururada Haweenka ee Gobalka Bari iyo masuliyiin ka socda Dowlada Puntland, Waftigaan uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa waxaa ay ka soo kicin timeen Dubai iyagoo halkaas kulamo kula soo qaatay madax sare oo ka socday Dowlada puntland iyo dad ganacsato ah oo ku sugan Dalka Dubai kuwaas oo horay u soo raacay waftiga madaxweynahihii iyo uu hogaaminayo walo aan la ogeyn in uu kulamo la qaadanayo Madaxda sare ee Puntland oo ugu horeeyo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo xubnihiisa sare, Maxamuud Muuse oo hadalo halkaas ka soo jeediyey inta uusan usoo gudbin gudaha magaalada ayaa waxaa uu dhamaan shacabkii sida weyn u soo dhaweeyey uu ugu mahad celiyey isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay imaantiga Gobalada Puntland. Xafiiska Wararka Bosaosmedia ee Garowe:-
-
Bosaso: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay amaanka gudaha, Faragalimaha dawladdaha Deriska ah iyo qatarta ay Puntland ku hayaan Kooxaha ka dagaalamaya K/Soomaaliya. 21. oktober 2009 Bosaso(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayay magaalada Bosaso, ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan dad badan oo ka soo horjeeda amaanka deegaanada Puntland, siiba magaalada Boosaaso. Madaxweynaha ayaa ku eedeeyey dadka ka imaanaya dalalka jaarka la ah Puntland iyo gobalada Koonfureedba in ay ku jiraan dad badan oo ka soo horjeeda amaanka Puntland, isagoo sheegay in ay la dagaalami doonaan dadkaasi. Faroole wuxuu sheegay in ay jiraan dad badan oo Soomaaliyeed, oo wanaagsan kuwaas oo la shaqeeya laamaha amaanka, kuwa ka soo horjeeda amaanka ayuu ugu baaqay in ay deg deg faraha ugala baxaan howlaha ay ku jiraan. Madaxweyne Faroole wuxuu tilmaamay in ay dadka Puntland, inta badan ka daba hadlaan amay ay ka xumaadaan dadka ay qabanayaan ciidamada amaanka, wuxuuna ugu hanjabay dadkaasi in ay ka fiirsadaan talaabooyinka ay qaadayaan, isagoo cadeeyey in ay ciidamadoodu qaban karaan, qof kasta oo ay ka shakiyaan oo ay xiri doonaan, hadii uu dambi leeyahayna ay ku qaadi doonaan Waajibkiisa, hadii kalena ay sii deyn doonaan. " Waxa ay ila tahay dad badan ayaa ka daba taga dadka loo heysto dambiyada ee ay qabtaan ciidamada dawladdu, waxaan idin kaga digayaa arrintaas, qof kasta oo dambi gala ama la tuhmo waa la xirayaa, mana loo dulqaadanayo, hadii uu dambi leeyahay waanu marinaynaa hadii kalena waa sii deynaynaa" Ayuu si caro ku dheehan tahay uyiri Madaxweynaha dawladda Puntland. Madaxweynuhu wuxuu maanta qiray in ay jiran dad ka socda dowladaha jaarka la ah Soomaaliya oo Sirdoon ah ay joogaan Puntland, kuwaas oo uu sheegay in ay ka soo horjeedaan horumarka Puntland, wuxuuna si gaar ah farta ugu fiiqay in ay dadkaasi doonayaan in ay Puntland nabadi ka dhicin. Al- Shabaab iyo Xisbul Islaam ayuu sheegay Madaxweynaha Puntland in ay dad usoo dirsadeen Puntland, kuwaas oo qorshahoodu yahay,in ay la dagaalamaan horumarka Puntland, ayna ka soo horjeestaan talaabo kasta oo horumarka loo qaaday, isagoo wax laga xumaado ku sifeeyey in ay dadka sidaas ku fakaraya noqdaan dad Soomaaliyeed. " Sida aad aragtaan oo aan ognahay dad badan oo ka soo horjeeda amaanka iyo horumarkeena ayaa ku sugan Puntland, Asmara oo kale dad ayaa ujooga, doonaya in ay qal-qalgaliyaan amaanka Puntland, waana la soconaa" Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland. Hadalkan Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo ku qiray in ay dad ka socda Dawladda Asmara, kana soo horjeeda horumarka Puntland in ay ku sugan yihiin gudaha deegaanada Puntland, wuxuuna sidoo kale Al- Shabaab iyo Xisbul Islaam ku sheegay in ay jiraan dad badan oo ay tababaro soo siiyaan kuna sugan gudaha Puntland. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Thankful, bro don't even respond to them. They lost the battle, when they resort to personal insults. These guys are easy, throw them a khat and they go running after it. No intellectual capacity at all.
-
Originally posted by Cowke: Sudan immense growth is due to the oil they started producing and also the end of the 23 year war with the south sudanese christian/animist population. I have the same vision for puntland also because experts say puntland oil capacity is even more then sudan considering the off-shore oil in puntland is said to be in billions of barrels areas. Anyhow sudan envisions a future modern country and the construction is occuring. Sudan is one of the fastest growing economies in Africa and this is researched fact. This is what khartoum will look like. This is the 4 billion dollar investment done by Al-Mogran to modernize and urbanize sudan real-estate. Truly remremarkable. Sudanese vision of their state, discussing, dialoguing, planning in a peaceful manner. Currently khartoum today as you can see the work being undertaken. Ps: while somalis are boasting about schools or hospitals being opened, african nations such as angola, sudan, rwanda are creating states that can compete with the 1st world nations in 100 years time. In the 22nd century it is predicted African nations will be a super-power by panels of experts on power-shifts. This century will be india and china, next century africa. Another area alot of people don't know is that sudan makes it's own weapons. They manufacture their own tanks, guns, uniforms, ammunition, and various other military tools. Infact they are the only nation in Africa to do so. You can read about the sudanese military coporation and what it produces here. Sudan Military Corp Good on sudan for getting out of the war and working together to make their nation a functioning and modernizing their state. They are usually very nice people to. I know alot of them here where i am living.
-
Sudan immense growth is due to the oil they started producing 23 year war with the south sudanese christian/animist population. I have the same vision for puntland also because experts say puntland oil capacity is even more then sudan considering the off-shore oil in puntland is said to be in billions of barrells stage. Anyhow sudan envisions a future modern country and the construction is occuring. Sudan is one of the fastest growing economies in Africa and this is researched fact. You can read about This is what khartoum will look like. This is the 4 billion dollar investment done by Al-Mogran to modernize and urbanize sudan real-estate. Truly remremarkable. Sudanese vision of their state, discussing, dialoguing, planning in a peaceful manner. Currently khartoum today as you can see the work being undertaken. Ps: while somalis are boasting about schools or hospitals being opened, african nations such as angola, sudan, rwanda are creating states that can compete with the 1st world nations in 100 years time. In the 22nd century it is predicted African nations will be a super-power by panels of experts on power-shifts. This century will be india and china, next century africa. Another area alot of people don't know is that sudan makes it's own weapons. They manufacture their own tanks, guns, uniforms, ammunition, and various other military tools. Infact they are the only nation in Africa to do so. You can read about the sudanese military coporation and what it produces here. Sudan Military Corp Good on sudan for getting out of the war and working together to make their nation a functioning and modernizing their state. They are usually very nice people to. I know alot of them here where i am living.
-
I been monitoring this makhiri project of las qoray for a while now. Here is a few pics of the construction that is occuring. I been monitoring it because it can lead to conflict of interest between bossaso port and las qoray port. The competition will be good for puntland however their is bad side to it also. But i won't get into now. Here are the pics of the construction of the port, the biggest project in civil-war somalia.
-
Nuune, ignoring siyad barre won't solve anything. I know some people think just "ignoring" things will solve the problem. But i am not of that group. At the end of the day all the haters of siyad bare can be shut down with a simple argument. When siyad barre was ruling somalia, somalia was strong country, the world respected you, and we were not refugees in every nation of the world. People in the international community had respect for somalis back then, today your just a refugee who has no country lets not kid ourselves if the tuulo you hail from was so good after siyad barre, why are you sitting as refugee in the west today? Real-Talk. No Posh eloquent words with no substance but raw reality. That line totally shuts down haters of siyad barre, intas ayaa ku filan. Today the foreigner looks at you as a bum and if that doesn't disturb you then i must say you have no class whatsoever. God bless Siyad barre, I would give an arm and a leg for his return.
-
The whole purpose of this thread has gone haywire. Can you all stop doing this for goodness sakes. I've seen this happen many times to my threads. Please stick to topic of what the conference is about and forget talking about things that are totally irrelevant and a waste of time.
-
AMISOM official: ‘we shall go to further areas in and around Mogadishu if allowed’ Posted: 10/20/2009 11:49:00 AM Shabelle: SOMALIA MOGADISHU (Sh. M. Network) – the African Union officials AMISOM especially the Burundian troops have said on Tuesday that their forces will go to further areas in or around the Somali capital Mogadishu. Chauvin, the Spokesman of the Burundian troops said in an interview with Shabelle radio that the troops could go any where in the country if it is allowed by the African Union (AU) heads pointing out that they would also defend themselves if their positions attacked. “We are not here for war. But for peace, so we do not have enemy here in Somalia. I will not say to you we shall go to there and there. But we shall go to any where in the country if we are attacked and continues the fighting further than as it is now,” the spokesman said. Asked about the mortar shells often targeted to Bakara market, the spokesman replied that the AMSIOM troops are not responsible for it saying that they will not also take its responsibility pointing out that it was behind by what he described the Somalis whom he said were fighting each other in the capital. The statement of AMISOM troops’ officials comes as there was fighting between the Burundian forces and the Islamist fighters of Harakat Al-shabab Mujahideen who claimed burning at least three armed vehicles of the Burundian troops which started at around Kulliyada Jalle Si’ad building after land mine explosion targeted to AMISOM troops’ military convoy traveling around the area. By: Hassan Osman Abdi
-
Dawladda Isu-taga Imaaraadka Carabta, ayaa shalay sii daysay Xildhibaan Maxamed Cali Jibriil oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland Xil. Maxamed Cali Jibriil waxa uu muddo 12 maalmood ah ku xayirnaa Madaarka magaalada Dubai, ka dib markii shandadiisa laga helay Bastoolad Siday faafisay shabakadda wararka Internet-ka ee Ramaasnews, Xildhibaanka waxa lagu sii daayay ka dib markii Madaxweyne Rayaale qoraal uu dawladda Imaaraadka u diray kaga dalbaday in xayiraada laga qaado xubintaas oo ka mid ah Mudaneyaasha xisbiga UCID ugu jira golaha Wakiillada, lagana soo doortay gobolka Sanaag Sida uu sheegay Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) oo ka mid ah qaraabada Xildhibaanka, waxa uu isla shalay Xildhibaanku u duulay dhinaca dalka Ingiriiska oo uu markii horeba u jihaysnaa. ”Anigoo uu Xildhibaan Maxamed Cali Jibriil ii soo wakiishay inaan u mahadnaqo madaxdii iyo shakhsiyaadkii dedaalka weyn u galay sidii xayiraada looga qaadi lahaa Xildhibaanka oo Madaarka ku xanibnaa, ka dib markii shandadiisa laga helay baastooladiisii, waxa sii daynta Mudanuhu ka dambaysay markii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin uu qoraal u qoray dawlada Imaaraadka kaga dalbaday in la sii daayo Xildhibaanka, taasoo ay dawladuna tixgelisay,” ayuu yidhi Mustafe-Shiine. Wuxuuna intaa raaciyay; ”Waxaanu u mahadnaqaynaa Madaxweynaha Somaliland ee dedaalka u galay xayiraad-ka-qaadista Xildhibaanka. Waxa kale oo aanu mahad naqaynaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo warqad taas la mid ah u qoray dawlada Imaaraadka Carabka.” Wargeyska Ogaal
-
Al-Qadhafi Advises To Reach Agreement on Somali Exclusive Economic Zone PANA Online Tuesday, October 20, 2009 Somali Exclusive Economic Zone (EEZ) shelf/area Unattributed report: “Kadhafi Receives Somali Maritime Organisation Delegation” Tripoli, Libya (PANA) - Libyan revolutionary leader, Mouammar Kadhafi, on Monday advised civilian organisations controlling Somali coasts to draw up an agreement on the Somali Exclusive Economic Zone (EEZ) to protect their country maritime riches. A Libyan official said Kadhafi told them that the agreement should be based on the Law of the Sea, which stipulates that economic waters belong to coastal countries. The Libyan leader was speaking when a delegation of the civilian organisations controlling the Somali coasts called on him on Monday in Tripoli. This zone, he said, stretches over 320 kilometres, adding that all the riches in that zone are the property of the coastal country and that nobody has the right to touch this maritime wealth unless so authorised by an agreement between the country to which the EEZ belongs and the party wishing to fish and invest in it. Kadhafi, who is the current Chairman of the African Union, also advised the Somali delegation to present the draft agreement to all groups in Somalia to discuss it and to add their demands concerning the protection of this economic zone and its riches. He promised that Libya would assist in any possible way in drafting the agreement in line with international law of the sea and stressed the need for Somali groups to comply with this agreement. The Somali delegation called on Kadhafi to thank him for his speech at the just- ended UN General Assembly on the protection of the EEZ off their coasts and to face up to the plundering of the riches of that zone. The delegation told the Libyan leader that their country was facing an aggressive attack launched by the capitalist companies of Western countries and others which plundered their country`s maritime riches. They were also pouring industrial waste produced by their factories into the sea off Somali coasts. “The Somali people and freedom-loving peoples, are happy to see a brother defend us and make our voice heard worldwide,” on official of the delegation declared. “This brother (Kadhafi) is prepared to make sacrifices on behalf of the underprivileged and oppressed throughout the various regions of the world.” Piracy off the Somali coast has been a threat to international shipping since the beginning of the Somali civil war in the early 1990s. Since 2005, many international organisations, including the International Maritime Organisation and the World Food Programme of the United Nations, have expressed concern over the rise in acts of piracy. Piracy has contributed to an increase in shipping costs and impeded the delivery of food aid shipments. (Description of Source: Dakar PANA Online in English -- Website of the independent news agency with material from correspondents and news agencies throughout Africa; URL: http://www.panapress.com/english/index.htm)
-
This is not debate thread, Shower out your love for and appreciation for the last EFFECTIVE leader we had. Who are we kidding? we don't have nothing compared to what Somalia was before and the worst part is, imagine where it would Somalia would be today in terms of nation-hood and development. Truly makes me sad!!!! drop all the hate agendas and ego at the door. This is an appreciation for jalle siyad. My father used to work as diplomat for the somalia embassy and was funding ssdf from libya to bring about the down-fall of siyad barre. We regret it today my family thats for sure.
-
Dowladda Puntland oo go'aamo ka gaartey Igdheys 21 Oct 21, 2009 - 2:34:24 AM Kulan maanta 21 Oct,2009 ka dhacey Terminal-ka cusub ee magaalada Bosaso ayaa dowladda Puntland kaga dhawaaqdey go'aamo lagu xalinayo dirirtii dhowaan labo beelo oo walaalo ah ku dhexmartey degaanka Igdheys ee ku yaala degmadda Ufeyn. Ku dhawaaqista go'aankaan ayaa waxaa ka qayb soo qayb galey Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud, Ku-xigeenka Cabdi-samad Cali Shire, Wasiirka Amniga Cabdulahi Siciis Samatar, Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Yusuf Axamad Khayre, Wasiirka Maliyada Farax Cali Shire, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamad Nuur Cagweyn, Taliye-yasha Ciidamada Darwiishta, Booliska, sirdoonka Puntland iyo saraakiil kala duwan ee ka tirsan dowladda Puntland. Kulankaan ayaa dhinaca kale waxaa kasoo qayb galey dad gaaraya 300 oo qof kuwaas oo isugu jirey Issimo, Culumaa'udiin, ganacsato iyo siyaasiyiin kala duwan. Khudabadaha ayaa waxaa ku hormarey Wasiirka Amniga oo sheegey in dowladda Puntland go'aankaan ku fulineyso khasab isaga oo digniin u direy dhamaan dhinacyada qodobadaan khuseeyaan. Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiraxman Farole oo ka hadley kulankaan ayaa ka hadley amniga iyo faa'idada uu leeyahay isaga oo digniin u direy shacabka soo dabagala shaqsiyaadka hay'adaha amaanka u qabtaan danbiyada ay galaan. Mud. Farole ayaa sheegey in dadka qaxootiga ee yimaada deganadaan ay soo dhown balaaran heleen loona baahan yahay iney u hogaansamaan sharciga Puntland isaga oo xusey in qaarkood qaxooti ahaan kaga baxaan xeebaha kadib-na xubno kamid ah dib u soo noqdaan. Dadkaan soo noqda ayaa Madaxweynaha Puntland sheegey in qaarkood tababaro amniga kasoo horjeeda kusoo qaataan wadamo shi-sheeye kuwaas oo uu ka tilmaamey wadanka Eritrea. Madaxweyne Cabdiraxman Farole ayaa sheegey in dadka Somalida ee daga gobolada Ismaamulka Somalida ee wadanka Ethiopian soo dhoweyn wanaagsan ka heleen shacabka Puntland balse mamulkiisa uusan u dulqaadan karin in saldhigyo rabshada ka abuura wadamada dariska ah laga sameeyo Puntland. Madaxweyne Farole ayaa sheegey in safaaradda Yamen ee Somalida caadeysatey in ay bixiyaan aqoonsi dal ku galis kuwaas dadka qaarkiis dib ugu soo degaan Dekada Bosaso isaga oo sheegey in fasaxaas aan la siin karin qof walba ee Af-Somali ku hadla balse xaq u leeyihiin dadka reer Puntland iyo Somalida kale ee ka timid gobolada kale ee Somalia oo uu xusey sheegey in dib u mari doonaan baaritaano madaama hay'adaha dowliga dal ka bixis horey u siin. Khudbadda Madaxweynaha kadib ayaa xogheynta guddiga dowladda ee goáankaan soo saarey waxaa uu akhriyey qodabadii la gaarey u u qoran sidatan: Go’aanka Gudiga Dawladda. Iyadoo ay himilada dowladdu tahay inshacabka Puntland ay nabad ku wada noolaadaan, mabda’ahaana aan lakala sheegan kari dhul iyo deegaan, taasoo ah saldhiga dawladnimo. Deegaanka xijiyadu wuxuu leeyahay curfi gaar ah oo soo jireen ah, dawladda Puntlandna ay aqoonsantay. Xaaladahaas oo idili waxay iftiimiyeen wadciga ka jira deegaanka Igdhays, sidaas darteed waxaa dawladu gaartay go’aamada hoos ku qoran:- 1. In aan la aas aasi Karin degaan cusub iyadoo aan dawladda ogolaansho laga helin. 2. In Igdheys aanay noqon Karin goob deegaan, ayse tahay goob daaqsimeed. 3. In la bur buriyo labada berkadood iyo saddexda qol ee hadda ka dhisan. 4. Dadka leh oo ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan (dhismayaasha iyo berkeda) waa inay dib ugu noqdaan tuulada Dharjaale oo ay horay uga soo guureen ama ay ku biiraan meelaha kale oo la degan yahay. 5. Kharashka ku baxa burburinta berkedaha iyo qololka iyo weliba mag-dhawga qiimaha ay ku ceen waxaa wada jir u bixinaya dadkii meesha degay iyo dawladda, sababtoo ah waxay wadaageen masuuliyadda dib uga soo noqoshadii goobtii loo cayimay oo ahayd 5 km. 6. In goobta dhismaha iyo berkaduhu ku yaaliin si ku meel gaar ah loo dejiyo ciidamada amniga kuna nagaadaan inta nabaddu taaba gal ka noqonayso. 7. In beesha Cali Jibraahiil ay ku ekaato tuulooyinkii ay horay u deganaayeen sida Moqor iyo meelaha kale ee ay degan yihiin. 8. In degaamadii horay loowada degenaa si nabad gelyo ah loogu wada noolaado. 9. In wixii dhimasho,dhaawac iyo dhibbaan kale ee lakala sheeganayo gogol la isugu soo hor fariisto iyadoo ay dhex dhexaadinayaan gudi ay xukuumaddu magacawday. 10. In ciddii ku xad gudubta xabbad joojinta hadda jirta ama u hogaansami wayda go’aanka dawladda la cisaaaridoono iyadoo fidmo walayaasha iyo cid kasta oo lug ku yeelata fidmo colaadeed oo dambe la hor keeni doono maxkamad, wixii kharash xukuumada ka baxayna ay dushooda noqon doonto. 11. Tiknikadii dagaalka lagu galay ee sida gaarka loo leeyahay waa in gacanta dawladda lagu soo wareejiyaa. WAMAA TOWFIIQII ILLAA BILLAAH Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud (Farole) Madaxweynaha Puntland Qoraalkaan ayaa waxaa ku sixiixnaa Madaxweynaha dowladda Puntland Nuqul kamid ahna waxaa gacanta ku haya Website-ka Garowe Online. Garowe Online, Bosaso
-
Seeing that it is 21st of october, I think I better give my shout outs to jalle siyad who was the last president this god-forsaken land truly had. Here is trip down memory lane for all the old folks. Enjoy.And God bless you Jalle Siyad Qabil kama tagin, Dal baad ka tagtey.
-
Beesha SSC oo Maanta Shir Caalami ah ku Qabatay Nairobi October 20 , 2009 Beesha Deleted ( Deleted) ee degta degaamada SSC & Jubaland ayaa manta shir balaaran ku qabatay magaalada Nairobi oo ay ku qeexayso beeshu mawqifkeeda siyaasadeed ee dalka iyo degamaada beeshu degtaba. Kulanka ayaa lagu casumay masuuliyiin ka kala socda dawlada TFG iyo Dawlada Puntlland. Masuuliyiintaas ayaa isgu jiray Xildhibaano,wasiiro iyo Diplomasiyiin,Waxaa sidoo kale ka soo qayb galay madax dhaqmeyo Soomaaliyeed iyo Siyaasyiin Kenyan ah. Xafladas oo si heer sare loo soo agasimay ayaa ka dhacday Hotelka weyn ee caalamiga ah Laico Regency oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi. Ka dib markii laga soo faaruqay qado sharaf ay beesha gogasha dhigtay ku casuntay martidii ayaa waxaa si rasmi ah loo furay shirkii. Xidhiidhiyaha shirka Siciid Maxamed Daahir Afqarshe ayaa waxaa uu ka akhriyay madaxshii mawqifka beelaha SSC iyo halka ay ka taagan yihiin hadaladii dawaan warbaahinta ku jiray ee ahaa in beelaha SSC dhisteen hogaan ka baxsan maamulka Puntland. Cali Baashe Xaaji Maxmauud oo ka mid ah siyaasyiinta ugu magacweyn beelaha SSC mudana ku soo jiray siyaasada Somalia ayaa ka warbixiyay taariikhada beelaha SSC iyo doorii ay ka soo qaateen gobanimo doonka iyo sida ay ilaa manata ugu taagan yihiin ilaalinta midnimada Somalia. Cali Bashe waxaa uu caddeyay in beelaha SSC ay ka mid yihiin maamulka Puntland,ahaydna beesha kaliye ee ku adkeysatay ,furtayna albaabka markii lagu kala kacay shirkii lagu dhisayay Puntland 1998 isla markana aysan marnaba dhicin Karin in koox yar ku hadasho magaca beelaha SSC ay sheegto in Puntland beeshu ka baxday. CalI Baashe waxaa uu ****olka ka qaaday in yasna beelaha SSC diyaar u ahayn qabqable dagaal. Ugu danbeyntii Cali Baashe waxaa uu sheegay in dhibaatada haysata beelaha SSC ay masuul ka tahay Puntland gaar ahaan mamaulka hada jira in uu wax ka qabto oo uu si deg deg ah u soo afgjaro waxa ay beesha SSC tabaneyso. Cali Cabdi Awaare oo ka mid aha marti sharaftii lagu soo casumay gogasha beelaha SSC ayaa ****olka ka qaaday in beesha Siciid ***** laf dhabar u ahayd dhisidii Puntland kana mid ahayd beelaha daga mandaqada Puntland ee saxiixay in maamul goboleed loo dhiso degaamadas. Cali Cabdi Awaare waxaa uu faalo dheer ka bixiyay taariikhda dhsidii Puntlland oo xiligaa ka koobneyd shan gobol iyo degmo balse manta ka kooban 8 gobol. Cali Waxaa uu intaa raaciyay in wixi khaladaad ah uu maamulku masuuliyadeda lee yahay mamadam xilku isag saaran yahay Cali Ismaaciil Cabdi Giir oo ka mid ah xilidhibanada TFG horayn u ahaa gudoomiyaha mid ka mid ah seddexdii jabhadood ee dhistay maamulkam Puntland oo ka hadlay madasha ayaa sharaxada dheer ka bixiyay khilaafka manadaqada SSC ka jira ee sababay in umadii lahayd uu gacantooda ka baxo. Mr Giir waxaa uu sheegay in khilaafku yahay mid aasasi ah (Principle Conflict) sameyn weyna ku yeelanaya labada maamul ee isku haya mandaqadas. Giir waxa uu intaa raaciyay in lga gudbi karo oo kaliya marka lehelo midnimada beelaha SSC. Ismaaciil Hure Buubaa oo ah siyaasi caanka ah dalka Somalia kana mid ah siyaasyiinta tirade yar ee waqooyi galbeed ka soo jeeda aaminsana midminada Somalia ayaa u mahad celiyay beelaha SSC eek u casumay kulnkaas. Buubaa waxaa uu sheegay in beesha *********** leedahay taariikhada kaliya e ay Somali oo dhan ku faanto isla markaana ay beeshu tahay halbawlaha labada maamul ee Puntland iyo Somaliland. Buubaa ayaa intaa raaciyay in ay Somaliland aaminsan tahay in aysan jri Karin haddii aysan *********** la socon sidaa si la mid ahna waxaa jiritaankeeda wiiqmayaa Somalia oo u aragta ayuu yiri in beesha *********** tahay halbawlaha kaliye ee ilalainaya midnimada Somalia. Waxaa uu Buubaa sheegay in ay qalad tahay in wax shalay aad ka dagaalantay aad maaantan sameysid hadalkaas ayaa ahaa mid uu Buubaa kula hadlayay beesha uu ka soo jeedo oo ay maleeshiyaadkoodu ku suga yihiin Laascaanood. Prof Cabdullaai Axmed Afrax oo isna ka hadlay Madasha ayaa ku dheeraaday ahmiyada ay lee dhaay midnimada iyo sida ay ugu dadashay beesha dhulbhanate ilaalinta midnimada Somalia. Prof ayaa ku soo bandhigay madasha bug cusub uu arimaha muragsna ee Somalia ka qoray kaasoo nuqulo ka mid ah lagu qaybiyay madashii manta , buuga cusub ayaa lagu magacaabaa “ Soomaaiya : Oohinta Ciidda Dhulka Hooyo, (yaa eeda Leh)? Muunaasabada maanta (20.10.2009) ayaa waxa aka halday xildhibanao badan oo dawlada Somalia ka mid ah goleheeda sharci dejinta waxaana ay dhamanatood u isku raaceen in beesha Dhulbahnate taariikh facweyn ku lee dahay Soomalai dhexdeeda isla markaana ay ku booriyeen in aysan beeshu marnaba ku deg degin go;aan lagaga baxo Puntland o ay beeshu butdhiga u ahayd. Waxaana ay hadaladooda u badnaayen dhiraglin in ay beeshu sii wado dadaalkeeda ay ku ilaalineyso Midmiada Somalia isla makaana ay tahay mid aan la ilaawi doono. Ilaysa Bare Shiil oo ah siyaasi Kenyan ah kana mid ahaa baarlamanka Kenya ayaa uhga mahadceliayay beesha *********** dadaalkeda kaga aadan ilalainta midnnimada Somalia oo uu sheegay in ay xitaa u dhabar adaygtay iyadoo degaamdeeda ay dad Somali ah oo doonaya in Somalia kala go;do ka qabsadeen. Ilays Waxaa uu aad uga hadlay habyada ay Somali lahaan jirtay iyo halka ay maanta xaal marayo. Waxaana uu ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay hantidooda ahy ku soo fataheen suuqyada Kenya ay u adeegsadaan sidii ay dalka Somalia ugu soo celin lahayeen besha Caalamka. Ka sokow siyaasyiinta waxaa iyana fadhiyay goobta uu shirka ka dhacay ismio Soomaaliyeed. Suldaan Axmed Maxamed Saalax oo ah Suldaanka Beesha Awrtable oo ka hadlaya madasha ayaa sheegay in maanta aysan ahayn maalin Somali kala carartaa ee waa maantii la isu soo dhawana lahaa Ugaas Laba Qayd oo isna ka hadlay madasha ayaa aad uga hadlay dhibaatada ay leedahay kala qaybsanaanta oo uu sheegay in ay beeshiisu dhibaato baaxdweyn kala kulanta kala qaybinta oo uu sheegay in dawldo aan u diir naxaynin Somali ay u awood sheegteen. Ugaas o hadalkiisa cadho laga dareemayay ayaa aad ugu fogaaday duulaanki ay Maleeshioayada Hargeysa ku qabsatay Laascaanood isla markaana baaq u diray in ay isaga baxaan . Sidoo kale wuxuu baaq u diray beesha *********** Isimadooda uu isagoo sheegay in dhib kastaa lagag gudbi karo midnimada beesha waxaana u ka digay hadalada suuqa ku jira ee ah in beesha *********** ka baxday Puntland in aan maanta loo baahneyn ayuu yiri in dabki yaraa ee u baxayay beesha ******* oo dhan aa hormuud ka noqotaan dumintiisa xili dad cadaw ahi dhulkiinii fadhiyo.
-
Wasiirka Duulista Hawada ee Puntland oo Maraykanka ku sugan October 21, 2009 filed under Haruun | Columbus Waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka lagu qabtay xaflad lagu soo dhaweenayey Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada ee Puntland,Mudane Ahmed osmaan Ahmedgaraash. Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen masuuliyiin reer Puntland ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Soomaalida degen Columbus Ohio, oo isugu jira Culimaa-udiin, Aqoonyahano, Indheergarad, dhalinyaro iyo bulshada noocyadeeda kala duwan ee reer Puntland iyo Soomaaliweynta reer Columbus Ohio. Xafladda oo lagu furay aayadaha qur aanka Kariimka ah, kolkii danbena lagu soo dhaweeyey masuuliyiin sar sare sida Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland Mudane Cabdilaahi Nuur Faracadde iyo masuuliyiin farabadan oo ka socday shacabweynaha reer columbus, dhamaantoodna ay ka hadlayeen waxyaabo badan oo muhiim ah oo isugu jira soo dhawayn, talooyin iyo dhaliilo quseeyey shacabka Soomaalida Columbus iyo Punland laftigeeda. Ugudanabyntiina waxaa lagu soo dhaweeyey masraxa Wasiirka duulista oo qudbad dheer ka jeediyey iyo marxaladihii ugu danbeeyey ee Puntland. Wasiirka oo ka warbixiyey intii maamulkan uu ka tirsan yahay la wareegay xilka inay horay u tallaabsadeen reer Puntland, isagoo ka warbixiyey waxyaabaha ay wax ka qabteen sida Siyaasadda arimaha dibadda, Amaanka-magaalooyinka, mushahaarooyinka shaqaalaha, Booliska iyo ciidamada isagoo xusay inay Dawladiisu tahay mid curdin ah. Halkan ka daawo sawirada oo dhan Gobolada maqan kol uu ka hadleyey Wasiirku wuxuu sheegay in xil ka saaran yahay maamulka Puntland, hase ahaatee loo baahan yahay shacabka gobolada SSC iyo shacabweynaha reer Puntlandba inay ka caawiyaan. Wasiirka oo xusay waxyaabaha uu hadda kala hadli doono qurba joogta SSC oo uu la kulmayo inay ka mid tahay, sidoo kale wuxuu Ahmedgaraash la hadlay shacab weynaha kale ee reer Puntland, isagoo ku dhiiri galiyey in reer Puntland ay isku mid wada yihiin ee aanay lahayn gobol iyo gobol gobalada maqanna ay xitaa ka maqan yihiin shaqsi kasta oo reer Puntland ah. LABADA WAXYAABOOD OO DHIBKA KU HAYA PUNLAND. Wasiirka oo ka hadleyey arimaha ugu daran ee hadda dhibaato ku ah deegaanada Puntland ayaa sheegay inay ka mid tahay dhibaatooyinka Budhcad badeeda iyo Dhibaatada kale ee xaalufinta Dhirta lagu hayo. “….gebi ahaanba Puntland iyo Soomaaliya oo dhanba waxaa dhirta loo isticmaalaa, xaabada, dhuxusha iyo ooda baaragaha iyo waxyaabo badan oo kale…” taasoo uu wasiirku sheegay inay ku adagtahay inay kontaroolaan labadaas dhibaato. Wasiirka oo ka hadlay waxyaabo kala gedisan ayaa waxaa la waydiiyey su aalo badan oo uu ka jawaabay. Wasiirka ayaa kulamo kale oo dheeraad ah la yeelan doona jaaliyaddaha reer Puntland ee Columbus Ohio la soco warbixinta danbe. Horseed Media
-
Somalia: Puntland govt issues ruling to end clan violence 21 Oct 21, 2009 - 11:00:59 AM BOSSASO, Somalia Oct 21 (Garowe Online) - A well-organized ceremony was held in Somalia's northern region of Puntland on Wednesday, to declare the government's ruling on clan violence, Radio Garowe reports. The event was held at a conference hall inside Bender Qassim International Airport in the Gulf of Aden port city of Bossaso and attended by more than 300 people, including government leaders, traditional elders, Islamic scholars, businesspeople, civil society, journalists and honored guests. Senior government officials present at the ceremony included: Puntland President Abdirahman Mohamed "Farole"; VP Abdisamad Ali Shire; Cabinet ministers for Security, Finance, Labor, and Ports; Puntland military commander Said Jama "Tutaweyne"; Puntland police chief Mohamed Hassan Afey; and Puntland Intelligence Service (PIS) director Osman “Diana” Mohamud. Labor Minister Mohamed Nur “Agweyn” was host of the ceremony, which began at 10:00am local time with religious comments by Sheikh Ahmed Dahir. “I urge the public to work with the government. If we are united and we protect our religion, no enemy can come among us," said Sheikh Ahmed, one of Puntland's most learned Islamic scholars. He said clan violence "breeds problems, such as droughts." Sheikh Ahmed called on the Puntland people for pray to Allah. Labor Minister Agweyn offered a brief report about events surrounding clan violence in Igdheys, a village located in Ufayn district of Bari region southeast of Bossaso. Fighting over land and resources erupted in Nov. 2008 between two sub-clans within the ********* clan that is dominant in Puntland. Minister Agweyn said President Farole and VP Shire came to Bossaso on Sept. 27 primarily to help end the clan violence around Igdheys village where 36 people have been killed, according to a government report. Security Puntland's security minister, Gen. Abdullahi Said Samatar, was welcomed to the microphone and he began by saying that this gathering was organized to bring peace among the brotherly clans. "These clan attacks have caused much suffering and embarrassed our reputation. During the past year, many development programs were delayed and businesses hurt," Security Minister Samatar said. He noted that Puntland's government did not directly intervene in the clan violence initially, but emissaries composed of traditional elders and religious figures were sent to bring an end to the violence. "In the end, the government had no choice but to intervene directly. The government's decision is best for the peace," the Security Minister added. He warned the Puntland people to uphold the peace and asked the people to "pray for places in Somalia that do not have peace like Puntland." Minister Samatar strongly stated that "the government's decision will be implemented. We [government] will not be reserved in implementing this decision." 'Peace is a garden' President Farole gave a 20-minute long speech addressing issues related to peace and the government's decision to end the clan violence in Igdheys village. "We are here today to end clan violence that started before my election in January [2009]," Puntland's leader said. "The violence has cost lives and destroyed property and even impacted clans not directly involved in the fighting." He said that it is true that the government has spent a lot of time trying to bring an end to the clan hostilities in Igdheys village, saying: "It is a fact that some projects were delayed. But our work continues simultaneously…it is our duty to spend time and funds to bring peace." While noting that the Puntland government's policy is "unity and justice," adding: "Peace is the garden of development. War is hell." The Puntland president said that he visited Igdheys village in September [2009], saying: "It is an extremely hot place during the hot season and very cold during the cool season. It is not a place to die over.” President Farole strongly stated that "anyone who threatens the peace will be dealt with through the law.” The government' s 11-point decision orders both groups of clan militias to be disarmed and establishes Igdheys village as a temporary military base. Currently, there are around 400 Puntland troops around Igdheys village. Source: Garowe Online
-
I am not paranoid or anything, but everyone that is familiar with that region knows it's dog-eat-dog world, and each respective stakeholder looks out for their own interest. How can we break this barrier? God only knows. I am happy to see las qoray building a port, it is good move and will definitely lead to makhir further development. But like I noted it can cause friction between bossaso if it starts losing business.
-
Well sir i am not here to argue with you, I am here merely correcting you; you can make such outlandish statements as "christianity influenced capitalism" that thesis you posted can even be refuted by SOL poster, imagine what someone in Harvard or oxford will do with that little piece? Sxb thesis are only good if they can not be proven incorrect. For example the evolution "theory" can be debunked if you can bring credible evidence that can be observed by scientist and if that evidence is seen as more consistent with the facts at hand you will quickly see the evolution theory be replaced. Same goes for thesis they are only as good as long as their is evidence that clearly stands against it. Here is the verse from the bible that completely denounces usury or interest rate; Luke 6:34-35 (New King James Version) And if you lend to those from whom you hope to receive back, what credit is that to you? For even sinners lend to sinners to receive as much back. 35 But love your enemies, do good, and lend, hoping for nothing in return ; and your reward will be great, and you will be sons of the Most High. For He is kind to the unthankful and evil. Source: bible gateway That is just 1 mere example preaching against capitalism, you should learn money not expecting anything in return, I don't think that would sit to well with the banking system in the west today. As i explained earlier, just because a christian does things which are capitalism, democracy, human-rights, etc. These things have no place in the bible and they do so out of their own VINDICATION. I am merely against you in this respect because you try to present that "christianity" as a religion is responsible for the so-called thriving civilization the west is living in, when nothing can be further from the truth. Christianity infact has not inspired anything to do with the west, if anything it was the separation of the church and state that kick-started the western empire into what it is today. So how can you go around on this forum saying "christianity" created the west, when it was men who said "we must get rid of christianity" from our government system(secularism) and then thrive. Sxb don't insult me or go down to cheap-shots just attack the issue if you can't just silently refrain from carrying on the discussion. However don't expect you can merely get away with mis-representing the facts.
-
Ok sxb it is obvious you can't even differentiate between christians and the bible. The old-testament is very clear on "interest" and Interest is one of the basic foundations of capitalism and it is totally forbidden by the bible. Sure christians may have ignored the bible, which they have done so by using democracy and not their bible, but just because a christian embraces something that is totally unacceptable by his belief system doesn't make his belief system the originator of the entity at hand. Look at this way, saddam hussein was a bad man, but does that mean islam told him to be? no of course not, he disobeyed islam and became a bad man and you can't blame islam for it. Same can be applied with christians and capitalism, even if christians did use capitalism this was not because their GOD told them to, they do so because of REJECTING their bible. Yet again proving the bible has nothing to do with capitalism but christians may.
-
Koora so it is true what is well known with-in puntland that the makhiris, darwish and mudug have formed a coalition in puntland to achieve their political ambitions. An example of this can be seen as you stated in 2002 where makhiris supported Abdullahi Yusuf. Yet in 2009 you can see also where mudug voted all for ilkajir. Can you tell us about these coincidence of this pan ssc-mudug ticket team? Why they always share the same political vision? What is their agenda? Are they trying to cut the kings out? These are tough questions sxb and not for the faint of hearted, and it is not about cuqdad. It's a reality that is facing puntland since it's inception. Anyways Cade did the right thing and sought makhir the closest next neutral stakeholder and after their rude refusal to provide assistance to him, he was forced to go and seek bur madow. If it wasn't for makhir refusal, cade would never of gone to bur-madow, alot of the blame lies in makhir. Secondly you made a note of that you supported Abdullahi. Was this because of puntland constition? sxb Abdullahi term ended, he was voted out with a clear majority for jamac ali jamac and you know that. What happened to respecting the system? Are you saying you will support even a crime? ina adeer fix that sort of framework. Because believe me when makhiri rule, you won't be happy if ppl start attacking you and killing you all over puntland because you got the majority votes in the parliament. You know fully well jamac ali jamac was the rightful winner and it was fully upon abdullahi to respect the voice of the parliament and step down. However he didn't and you supported him? waxaasi wa doqon-nimo. Cade stepped down peacefully, can't we all just respect the system and the parliament voice is all the kings are saying? OR are the ppl in puntland not caring for their state and just care for clan-interest? Ps: Plus that issue of las qoray port being built might cause a few conflicts between the kings and makhiris.Bossaso trade can not be jepordized or I tell you right now their will alot of angry heads in bossaso. Their is 1 thing the kings don't like and that is when you mess with their $$$$