Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Xisbul-Islaam oo dhexaadinta Liibiya soo dhawaysay. Muqdisho: (Bosasomedia) Xogyahaha Xafiiska warfaafinta ee Xisbul-Islaam Sheekh Max’ed Macalin Cali oo saxaafadda shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Ururka Xisbul-islaam ay diyaar u yihiin dhex dhexaadin kasta oo kaga timaada wadamada ay saaxiibka yihiin anha muslimiinta isagoo tusaale u soo qaatay hogaamiyaha dalka Liibiya Macamur Al qadaafi oo dhawaanahan la hadal hayay in uu dhex dhexaadin ka dhex samaynayo dhinacyada isaga soo horjeeda siyaasadda Soomaaliya. Waxaa uu meesha ka saaray aqbalaad ku aadan dhex dhexaadin ay ka dhex sameeyaan Soomaalida wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD oo uu sheegay in mudadii 19-kii sano ee ugu dambeeyay ay dambi ka galeen shacbiga Soomaaliyeed. Sidoo kale xogyahaha Afhayeenka Ururka Xisbul-Islaam waxaa uu cadeeyay in aysan wax amni daro ah ka jirin meelaha ay ka arimiyaan Ururka-Xisbul Islaam sida degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow ee gobolka Sh/hoose halkaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay falal amaan xumo ah laga soo sheegayay. Hadalka ka soo yeeray Ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa uu daba joogaa hadal dhawaan ka soo yeeray Al-Shabaab kaasoo ku aadana in ay soo dhaweynayaan dhex dhexaadin ku salaysan Shareecada Islaamka oo ay ka dhex sameeyeen wadamo islaam ah. Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:-
-
Thankful, nice refutation indeed. Miles try again but haters can be spotted from a mile away, your hatred is so astounding you even need to create a lie. Truly sad when people reach such levels, see a doctor sir, you have an inferiority complex.
-
Puntland Parliament is sitting 31st Of October 2009. This was Published yesterday at RBC Radio website. Did you all miss my comment? RBC Radio is one of the top three puntland stations. Horseed, Daljir, RBC, ETN, SBC, Radio Las Canood are well known within puntland.
-
Peace and security under the rule of Harakat Shabaab Al-Mujahideen
Cowke replied to Shaakirullaah's topic in Politics
Raamsade, Excellent observation -
As most are aware their has been a clash between Puntland and Galmudug administration in Galkacyo. It was over small matters such as cleaning up the city market areas and making it more orderly. Now My personal review will not look at what caused the skermish, but what these skermishes may mean for Galkacyo and Puntland in general. I remember having this discussion with General Duke not long ago regarding the new admin that was elected for Galkacyo, he thought a new educated district council would solve the problem, I disagreed naturally and even told him just wait and see Galkacyo will still remain the same way. As we all know this is what has occurred just yesterday. Now My Suggestions to solve this issue is to disarm the civilians(which the local administration was starting to do) and make the city a 1 administration place. Abdullahi Yusuf idea of sharing the city with two administration has been horrendous trial and proven to fail on many occasions. Some may argue that this latest skermish is an isolated issue, but I personally say it's not. What Galkacyo needs is long-term solutions and not short-term, short-sighted solutions. Mr.Farole can take two paths in order to achieve this long-term vision, which are the following. 1. Military Option 2. Political Option The Military option is to exercise force to remove the militia of Galmudug from Galkacyo boundaries and sitting down with the clan-elders of baraxley and sign agreements to dis-arm their civilians and live as citizens of Galkacyo under a Puntland Admin. Or they can follow their Galmudug Admin into exile and find another zone to operate from. This option may cause instability for the coming months or even years as reprisal attacks may follow for over a duration of time. This may and may not provide long-term benefits. I personally Don't advice this option. The Second Option is a Political One(I personally advice this), This is where Mr. Farole can exercise the right to take the issue before the TFG and U.N to negiotate a deal between Galmudug and Puntland in relation to Galkacyo. Under this proposal Mr.Farole should put forth a deal along the lines of: The boundaries of Galkacyo zone will all remain under Puntland with all civilian populations disarmed(Except Police and State Troopers) and those that choose to live there must adhere and may have the option to participate in the state or local politics. Political Participation is optional and not mandatory, however civilian disarmament is mandatory. The Galmudug administration should be given an incentive to have a port constructed for them at Hobyo giving the incumbent administration ownership and a revenue raiser. This Port will service Mudug and Galguduud and Hiiran and will be an economic benefit for that Administration if they accept this draft proposal. If the Galmudug patriots that reside within galkacyo do not like to live as civilians that are disarmed, they can relocate at will to their new base Hobyo with that added incentive of a port. Now the Question remains where will the funds be sought from? The funds can be provided from the TFG Donor Funds, A fixed percentage of contribution should be made mandatory on the tfg to make this port at Hobyo become a reality. The TFG has lots of spare funds sitting around such as U.N related ones and Brussel funds and many more. I don't suggest that the TFG Pay for all construction fees of the port however they should contribute a fixed rate percentage say something like 30-40% of the costs, whilst the remaining can be garnered through Galmudug diaspora community. The Galmudug Admin has weaknesses and many of them I won't list them all, however one of them is their revenue capacity due to a lack of airport and port, due to these weaknesses Mr.Farole can table a proposal exploiting these weaknesses for the long-term goal of having a stable galkacyo. I believe these incentives and political frameworks stand a chance to leading to a long-term solution in that fragile area where clan suspicion has been around since the early 90's. I personally believe the added bonus of a port will give the clan-elders of Galmudug a "think" about the benefits they may gain if they accept this draft proposal. The remaining issues that will remain will be social related factors such as intermarriage between galdmudug and puntland citizens in galkacyo. These relations can be maintained under a civilian structure as I suggested in Galkacyo similiar to the case in Bossaso. The last obstacle is to reunite Puntlanders under a Puntland Banner and not a clan banner in Galkacyo. This can be achieved by equally representing each section of the community within it's political process such as "district councils". It would not be a wise move to have say 80% of the district council dominated by 1 subclan. Sure That 1 sub-clan will feel important and special, but he will be walking in a city that is hostile to him and the general progress of the city will stagger behind because the whole city is not being supportive of the administration due to lack of representation of their clans-men in the political structure. To cut a long-story short, if you want people to work with you, you need to represent those people? How can you represent those people, make them apart of the process in Galkacyo structure. Don't unevenly balance things towards any sub-clan, this will just lead to friction and not worth the head-ache. The political bickering between certain members will then cease to exist and everyone will feel the local admin at Galkacyo has included them in the political process fairly, not un-evenly distributing or having personal favourites. Galkacyo will drop clan-card behaviour and pitch for the state-card banner. That is my suggestions to fixing an array of issues in Galkacyo and I firmly stick by this 1 year ago, 6 months ago, or even a couple of months ago when i was debating the issue with General.Duke who wrongly thought the educated district government will completely solve everything. I however always knew it wasn't just that simple.
-
Of course it was nice welcoming and some serious issues discussed, only thing missing was the red carpet and rod.
-
Yeah Bro, Puntland Parliament is sitting 31st Of October 2009. This was Published yesterday at RBC Radio website. Puntland Speaker Of Parliament.C/rashiid Maxamed Xirsi Kal-fadhigii 23-aad ee Baarlamaanka Puntland oo sabtida furmi doona iyo qodobo xasaasi ah oo horyaal Published on: October 29,2009 Garowe Time 11:27 am Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug waxaa Abdulkadir Warsame Yuusuf RBC Radio, Garoowe warsame@raxanreeb.com Garoowe (RBC):- Maalinimada sabtida ee 31-Oct,2009 , ayaa waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah u furmo kal-fadhigii 23-aad ee Baarlamaanka Puntland, iyadoo ay Baarlamaanka horyaalaan ajandayaal xasaasi ah ayna ka mid yihiin Sharciga la dagaalanka Burcad badeeda, sharciyeynta astaan iyo calan u gaar ah dawlada Puntland iyo kuwo kale. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Mudane C/rashiid Maxamed Xirsi oo aan goordhaweyd khadka telefoonka kula xariiray, ayaa ii xaqiijiyay in kal fadhigu furmayo maalinta sabtida ah , wuxuuna sheegay in bil ka hor dhamaan xildhibaanada Puntland lagu wargaliyay inay 30-ka bisha kuwada sugnaadaan Caasimada Puntland ee Garoowe. Mr.C/rashiid waxa uu noo xaqiijiyay in furitaanka kal fadhiga baarlamaanka ay kasoo qaybgali doonaan Madaxweynaha Puntland iyo qaar ka mid ah golaha xukuumada Puntland. Xubnaha baarlamaanka Puntland oo intooda badan xaadir ku ah Magaalada Garoowe, ayaa hadana waxaa jira xubno wali ku maqan gobalada Puntland marka laga reebo 10 xildhibaan oo wadanka Jabuuti tabobar ugu maqan, waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland uu sheegay in xubnahaas Jabuuti ku maqan ay dalka dib ugu soo noqon doonaan inta kal fadhigu soconayo todobaadka u horeeya. Source: RBC
-
Xaflad Lagu soo dhawaynayo Wafdiga Raisalwasaraha DFKS Sharmarke oo Kadhacday Magaalada London ( Daawo Sawiro) Jaaliyada Soomaalida magaalada London ku nool ayaa caawa xaflad qurux badan ugu qabatey Hall-ka Friends House oo ku yaal xaafada Euston wafdi balaaran oo u hogaaminaayo Raisal wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo booqasho sadax maalin ah ku soo gaarey dalka Ingiriiska. Xafladatan oo ay ka soo qayb galeen dad aad u badan oo Soomaali ah islamarkaana ka kale yimid dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada London iyo magaalooyinka Bermingham iyo Liecester. Wafdiga Raisal wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa ilaa 5 Wasiir oo ka tirsan Dowladiisa sida Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta mudane C/risaaq Osman Juriile, Wasiirka Dib u heshiisiinta mudane C/rashiid Deeroow, Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/laahi Mohamed Cali Sanbaloolshe iyo Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga mudane C/raxmaan Cabdishakkur Warsame iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya Ugu horayntii Xaflada waxa ayado qur’aan ah ku furay sheikh cabdiraxmaan , intaas kadib waxa mikrafoonka lagu soo dhaweyay warfaa cali axmed oo ku hadlayay magaca qabanqabiyasha xaflada iyo jaaliyada London ayaa sheegay in ay gacmo furan kusoo dhawaynayaan raisalwasaaraha. Waxa halkaas kahadlay Madaxda ururada, waxaana kamid ahaa Gudoomiyaha Ururka SAHAL C/rashiid Dahir Axmed oo sheegay in ururka SAHAL ay ku takhasuseen horumarinta bulshada. C.rashiid ayaa sheegay in ay ku wacnaan lahayd in somalida lagu dhaqo hab federalism ah. Waxa kaloo kamid ahaa madaxdi ururada ee halkaas kahadlay xasan xundubey oo ah gudoomiyaha New Somali Forum, Maxamed Axmed Dalab Gudoomiyaha Somali Peace Council , Gudoomiyaha Jaaliyada Birmingham Ciise Samow, Cabdirwali Maxamu Gurey oo kasocday Puntland Diasporo Forum, Dr qasim oo ah Gudoomiyaha jaaliyada Banadirika, , C/wali Maxamuud Shiikh Xasan (comden Somali Forum). Shiikh Siciid oo kasocda hay’ada Culimada Somaliyeed . Waxa kalo oo iyana Madasha Xaflada Kusoo bandhigtay Murtideedii Abwaanada inta badan Somalidu jecelyihiin Murtideeda Muna Axmed Cabdala(Diyaana). Intaas Kadib waxaa Mikrafoonka Sidiiran loogu soodhaweyay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta C/risaq Cisman Xasan (juurile), Wasiirka ayaa ka warbixyay xaalada guud ee Dalka , Waxa Kaloo isna xaflada Kahadlay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/laahi Mohamed Cali Sanbaloolshe oo kawarbixyey Xaalada Amniga sheegayna in Xaalada amniga cagiranyahay hadase Ciidamo looso tababaray. Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga mudane C/raxmaan Cabdishakkur Warsame ayaa kahadlay saxiixa uu dowlada Kenya u saxiixay in bada Somalia ay qayb ka qaadado ayaa shegay in raisalwasaaruhu ku amray in uu saxiixo isla markaasna wixi su’aalo ah la weydiiyo Raisalwasaaraha. Ugu dambayntiina waxaa micrafoonka lagu soo dhaweeyay Raisal Wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo dadka intiisa badan ay aad ugu dhaga taagayeen qudbada Raisal wasaaraha uu u jeedin doono jaaliyada magaalada London ee soo buux dhaafiyay Hallka xaflada ka dhacaysay. Sacab iyo heesta calanka Soomaaliya ayaa lagu bilaabay inta uusan hadlin Dr Cumar Cabdirashiid , dadkii goobta buux dhaafiyayna way sara istaageen si ay u soo dhaweeyan raisal wasaaraha, waxayna luxayeen calanka dalka Soomaaliya ee quruxda badan, Raisal wasaaraha ayaa ku bilaabay salaan iyo ka mahadcelin soo dhawaynta sharafta badan ee loogu sameeyay magaalada London iyo dadkii soo qaban qaabiyay iyo dadkii kale ee ka soo qayb galay, waxana uu warbixin kooban ka bixiyay safarka ay ku joogaan magaalada London islamarkaana ay caawa saq dhaxe safar kale ugu bixin doonaan caasimada dalka Biljamka ee Bruxsells si ay kaga qayb galeen shir ay la leeyihiin European Union madaxdooda sida Luis Micheal iyo Borosso . Raisal wasaare Cumar Cabdi rashiid ayaa ka hadlay xaga amaanka iyo dowladiisa mudada 9 bilood ay jirtey waxyaabihii ay qabatey, xaga amaanka waxa u yiri Dowladiisa inaysan dhaxlin ciidan dhisan iyo nidaam balse ay magaalada Muqdisho ugu tagtey labo ciidan oo iska soo horjeeda oo is dili jirey, (ARS V TFG), waxay nagu qaadatey mudo badan sidii labadaas ciidan la iskugu dari lahaa islamarkaana waxaan dowlada ku soo darnay rag badan oo markii hore naga soo horjeeday ayuu yiri Raisal wasaaraha. Anaga waxaan wax ku raadinayno waxaa weeye waa Nabad, laakinse dadka Soomaaliyeed waxaa moodaa waxa ka socda inaysan indhaha iska tiri karin dalka waayo dadkii xaga fikirka ayaa laga soo galay dagaal aan ujeedo ama faa’ido laga helaynin ayaa lagu wadaa marka waxaas oo dhan waxaan uga bixi karnaa waa inaan midoowno gacmahana is qabsano dhamaanteen si aan dalkeena ugu soo celino Nabad iyo amaan. Maxamuud Maxamed Xasan Shire (Boocame) London Uk
-
Peace and security under the rule of Harakat Shabaab Al-Mujahideen
Cowke replied to Shaakirullaah's topic in Politics
Shakirullah, Your argument Shabab is good because their is peace in the areas their rule. The refutation for that is very simple and straight forward. Their was peace under Siyad Barre, but that didn't mean it was alright what he was doing. For example Shabab abuse of Islam has led to peace in the areas they control would be a better and more concise line to use. Where do you see "13 year old girl being stoned for being a rape victim", where do you see sheikhs going around and having clan-warfare as the case was in Kismayo. Where do you see Sheikhs to busy looking at people teeth to see if their is gold rather then actually provide better living standards. Another refutation can also be employed against that weak argument of shabab brings peace to the areas they rule. The Taliban brought peace to afgahnistan for nearly a decade. Yet it remains the most impoverished and backward nation in the world. Peace doesn't mean Progress. You can have peace and be useless as was the case with the Taliban. Now The main reason why Shabab will not be able to better the people's life in the long-run is very simple my friend. Shabab is black-listed as terrorist organization, this means they can't go and borrow money for infrastructure projects, this means they won't have diplomatic ties with the super-powers of the world such as America and Europe, this also means that sanctions will most likely be applied to them like the case was with the ICU courts in 2006 where al-barakat hawala was shut down and the people of mogadishu suffered alot. Imagine if that sanction was extended to "no trading in shabab ruled areas" where will they get medicine, technology, and a range of other necessary imports into Somalia for the people? Where will they sell those beautiful bannanas and agricultural products if noone will buy it because the U.N sanctioned all member-states not to trade with them? Even worse a military assault can occur and more civilian casualties continued as was the case against the taliban when America invaded, or as was the case with Ethiopia when they invaded Mogadishu. My friend alot of somali people are naive to be quite honest. Shabab doesn't hold a future for somalis in the long-run, maybe in the short-run they see peace but in the long-run their future will remain backwards as the taliban were. Alot of Somalis forget the external players needed in order for Somalis to achieve their goals, without these key-stakeholders on-board Somalia is not heading nowhere. So Shabab is not really in the interest of the people at large but the interest of a few people who have ulterior motives which I won't get into because that will open up another analysis and be two pages long. I hope you get my point. -
Ok below is a BBC interview of Puntland Minister for Domestic and International affairs. Mr.Gen.Ilkajir. Some say He is the next Abdullahi Yusuf of Puntland. The Puntland Admin denies anyone was handed over flat out and says that they are holding men that hail from the onlf territories and interrogating them due to suspicions on their activities in Puntland. He also said it is against Puntland newly formed laws to send any ONLF people to Ethiopia and that any ONLF person caught doing trouble in Puntland will be sent to court in Puntland and sentenced in Puntland. I repeat it is illegal in Puntland to send any ONLF member to Ethiopia. It won't happen under Farole Administration. You can listen to the BBC interview here. The Ilkajir interview is at around the quarter way mark of the 30 min BBC news section. BBC PS: I like Ilkajir responses, he is telling it like it is regarding ONLF people selling ONLF people. In other words their biggest enemy is ONLF PEOPLE not Puntland where it is illegal to send ONLF to Ethiopia under Farole's Reforms Of Puntland Administration. I think Ilkajir will lead Puntland in 2013. People are starting to learn how he operates and everyone likes it.
-
Jacaylbaro, Just in-case you tried to put up a debate on the issue. Pls Read the following evidence clearly. Below is a quote from the Scottish Government website. Consulates are important aspects of work in international relations. While London contains most embassies and high commissions from around the world (phone Directory Enquiries on 118 500 for contact details), there are a number of foreign consulates based in Scotland, primarily in Edinburgh. A list of consulates in Scotland is listed on visitscotland.com The Scottish Government works closely with Consulates in arranging specific events, such as visits to Scotland from Heads of Government and Ministers, Ambassadors and delegations . Verification can be found at the Scottish government website below. http://www.scotland.gov.uk/Topics/Government/International-Relations/ConsulatesMissions Ps: In other words my friend even if hargeisa hosts president from other countries, it doesn't disturb the federal framework or consulates and embassies. Even if they send an embassy or delegation to other nations still totally workable under the federal frame-work. This is the system Ethiopia and the general international community endorses for Somalia and I must agree it's a good one.
-
Man If I were you I would go and look at the U.K federal structure, which will be an identical model that Somalia will be taking. Scotland has ambassadors in their country also, but they are still under the u.k nation. Lol, This is excellent news to see Ethiopia making lead-ways into bringing somafiland into federalism. It should be commended.
-
Nuune, no I don't want to see them in Puntland, however they are more then welcome to head to hargeisa. That is what i do support.
-
Afhayeenka AMISOM oo sheegay in ay Tagidonan P/land S/land. Muqdisho (Bosasomedia) Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho Maj. Behuko ayaa saxaafadda Muqdisho ka sheegay in diyaar ay u yihiin inay tagaan Puntland iyo Somaliland, halkaasoo ay ka jiraan maamullo la taageersan yahay. Maj. Behuko wuxuu sheegay in howlgalkooda uusan ahayn mid ku siman Muqdisho, balse ay qorsheynayaan inay tagaan guud ahaan Somalia, isagoo Gobollada Puntland iyo Somaliland ku sheegay meel aanu ka jirin amaan la isku haleyn karo. "Howlgalka aan u joogno Somalia waa mid qura, waxaan doonaynaa inaan tagno meel walba oo Somalia ka tirsan, marka lasoo dhameystiro ciidankeenna, waayo waxaan u shaqeynaynaa in Somalia ay nabad ka dhalato" ayuu yiri Maj. Behuko. Afhayeenku wuxuu tusaale u soo qaatay qaraxyo sanadkii hore ka dhacay Hargeysa iyo Boosaaso, isagoo sheegay in kuwaas ay muujinayaan in Somalia oo dhan ay saameeyeen dagaalladii bilowday markii ay xukuummaddii Milateriga ahayd burburtay. ayuu yiri Afhayeenka ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho. Ciidamada AMISOM oo ka socda dalalka Burundi iyo Uganda ayaa waxay tiradoodu gaaraysaa 5-kun oo Askari, waxayna saldhiyo kooban ku leeyihiin Muqdisho, iyadoo hadalkan kasoo baxay uu noqonaya kii ugu horreeyay. Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:-
-
The PIS you want to talk about live in fear in Puntland and under constant monitoring and bodyguards. I actually met the head of the PIS Osman diyaano children in Dubai not long ago and they were being protected by CIA agents that came from Djibouti and their father lives under the same sort of protection. If they were so loved by the people they wouldn't need to go such extreme. These people are not beloved at all by their own local populace, therefore to seek revenge against innocent populace is ridiculous. If they really wanted to seek revenge they know where they can in areas like Geladi and Bokh but I think the cooler heads among the onlf do realize that the puntland clan elders, religious clerics, and over-all populace are pro onlf and have no blame whatsoever. However like I said this story is being reported by several media sources, however the key allegation is against Puntland GOVT therefore untill we hear their response their is no need to jump to conclusions. The Puntland admin has denied these allegations as fruitless and it's not like the Puntland admin has lied before regarding sending onlf rebels to Ethiopia before, why you think they would now? Like I said this allegation is against Puntland Govt, until we hear it from the horses mouth affirming the charge or refuting the charge we just need to keep it zipped.
-
Koora you know as well as I do the agenda of makhiris regarding this "Look at me I have so much land and numerous" therefore i am important argument. The Makhiris are trying to play a propaganda game of saying that they own sanaag, haylaan, and western bari. Like the ssdf say they own bari, nugal, and mudug. The darwish do the same with the "ssc" tag. It is very childish if you ask me and grown adults shouldn't be playing these childish games. Numbers don't matter if it did then "indians" would be ruling the world, which happens not to the case. It is the quality of the people that counts not the quantity. Look at Israel as a prime example a mere minority of 12 million worldwide(6 million inside israel the rest in the diaspora) are among an ocean of 300 million arabs. This doesn't mean the arabs are more stronger or powerful. Infact the opposite can be said that the jews defeated the arabs over 4 times in history and in famous battle such as "the 6 day war". Today if you look at the standard of quality in jews you will see that from the pool of 12 million jews From a pool of 12 million Jews which are 0.2% of the World's Population (2 out of every 1,000 people). There are 165 Jews listed as noble peace prize winners in various fields of interest. Whilst from a pool of 300 million arabs you will find 2 listed nobel peace prize winners which is anwar saddat(him being an arab is debateable) and yasser arafat (his winning of the prize is also debatable due to his terrorist activities). Infact if you span that across the islamic world you will find from a pool of 1.5 billion people, that 6 have become nobel peace prize winners. Out of those 6 only 2 arabs. The rest non-arabs mainly pakistanis. So if numbers mattered 1.5 billion muslims would all be in the nobel peace prizes and you don't see that. Now I don't want to get into a debate on why muslim world is behind, their are many factors that need to be taken into consideration however these are still the raw statistics on quality among the Islamic world. I believe alot of this down-ward spiral has to do with living standards in Islamic nations and the lack of opportunities available to people who do even attend school, their is no "incentive" or guarantees of good life given to them. I believe that is compounding the problem, not to mention bad governance, corruption, lack of freedom of speech and sharing ideas in non-hostile environment and the other arrays of issues that can lead a society backwards. A good example is in Somalia: If someone becomes mentally unstable/lunatic. They lock them up in and tied them to a tree as to hide away their shame. This sort of thinking needs to stop and these issues need to be looked at by experts so they can study the behaviour of the person having these problems and using techniques to rehabilitate them such as socialising with groups, talking to them, getting them prepared for work, etc, etc,etc. But In Somalia noone dares even talk about thinking it's a curse from God or something. Their are backwards superstitions holding the people back and dropping their IQ range below disturbing levels of no-return. Anyways I can't type all what I want to say But Somalia has a long way to go, infact all of the third world country do.
-
Mr Somalia, I don't dispute that makhiris are the majority in sanaag, infact from the statistics i read an 85% majority, while the 15% are divided between sool natives and somaliland natives. That is something that only a naive person would entertain to discuss, but i am not going into there. All i said in response to koora is that is "politics" my friend. Makhiri websites do the same thing to bari, they should expect the same tactics employed on them.
-
I thought I would just say if you type in somali news into google. The first five hits shows. 1. Hiiran news 2. Horseed Media. My Personal Favourite 3. SNN News 4. BBC/Somali 5. All Africa/Somalia. They source garowe online and shabelle alot regarding domestic issues in somalia.
-
Che-Guevara maybe you didn't listen to the interview, the guy said he would marry her and never did and now she is stuck in kampala with a baby. So yes he is not a very nice man if you ask me, but that is just my take on it.
-
Koora wa siyasi markey oraneyan "bariga sanaag" waxaa la diidan yahay marku makhiri websites ka hadlo bari siiba meesha ay makhiri degan tahay waxay yirahdan "bari-galbeed ama western bari" So it's tit for tat political issue.
-
Amazing story of Nimco Cumar Sheekh a resident of Mogadishu who is reported to have given birth to a baby boy by Ugandan soldier based in the capital Mogadishu. Truly devastating news. Thank you Mr.Sharif this is one girl's life you ruined with your total support of increasing Ugandan troops in Mogadishu. You can listen to the interveiw here at VOA. VOA
-
Mr. Somalia I know bro it's typical "qabil" mentality by sections among the somali community. I think dhahar website suffers from this qabilism disease. Anyways This so called "SSDF" media reported that a clash occured at el-buuh regarding a delegation from hargeisa who went to that sanaag district to speak with the community elders of that area. The darawish forces quickly responded and ensuing gun-battle took place. From the media i posted from mainly sbc and horseed they say the same thing as dhahar is saying now. It was SBC who cracked the news piece first and they do so professionally and didn't report anything that wasn't factual, Horseed media was also factual reporting.
-
Koora did you miss the first paragraph of dhahar article? I even bolded out the key-part where somafiland militia and the darawish force clashed regarding this delegation that was sent from Hargeisa. Even the article you posted attests that this occured el-buuh and this is all so called "ssdf" media reported, it does have truth in it. Xingalool: Waxaa maanta warbaahinta qaar ay tibaaxeem in deegaanka Ceelbuh ay xabad isku weydaarsadeen Puntland iyo Somaliland halka ay arintaasi tahay mid xaqiiqda ka fog. Mar aanu qadka tilifoonka kula xiriirney duqa magaalada Xingalool ayaa sheegay in degmadaasi aysan waxba ka dhicin, laakiinse ay is rasaaseyn ka dhacdey dhanka degmada Ceelbuh meel u jirta 40 km, kadib markii ay ciidamo sahan ah oo S/land ka yimi ay isku dayeen iney soo galaan magaalada Ceelbuh .
-
Deegaan ka mid ah Gobolka Sool oo uu Volcane xoogan ka qarxa Wararka naga soo gaaraya gobolka magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in Volcano uu ka qarxay tuulo hoostagta gobolka Sool oo lagu magacaabo Bali Dhalaama cune . Waxaa sida uu xaqiijiyay wariyahayaga SBC International ee Buuhoodle oo goobta ay wax ka dheceen safaro ku tagay waxaa volcano-haasi meesha uu ka dhay hoos u dumay dhul qiyaastii 15mtr square waxaana uu dhaliyay qaraxyo waaweyn oo jugtooda laga maqlay deegaano badan oo agdhowaa meesha uu ka dhacay. Waxaan la aqoon hadii ay jiraan cid wax ku noqotay inkastoo ay halkaasi ka agdhowaayeen dad iyagu deegaan u aheyd meesha uu ka dhacay waxaana xaqiiqo ah in ay halkaasi ku nafwaayeen xoolo aad u badan oo ay lahaayeen dadka deegaanadasi. Sida ay sheegeen dad ku sugan deegaano ka agdhow Baliga uu Volcanuhuka dhacay waxaa ay mar qura maqleen dareemeena gariir iyo guux iswata taas oo ay sheegeen in markii hore ay la yaabeen una maleeyeen dhul gariir balse daqiiqado ka hor ay dareemeen in uu wuxu ahaa Volcane qarxay. "Waxaan mar qura meel ku beegan dhinaca Bali Dhalaamecune ka aragnay qiiq iyo Uro xoogan oo uu dhaliyay Volcanuhu, mana dareen saneyn inago markii hore waxaana moodnay Dhul gariir" waxaa sidaasi yiri mid ka mid ah dadka degen deegaan ka agdhow halka uu volcanuhu ka qarxay. Waxay sheegeen dadka waxgaradka ah ee ku dhaqan deegaanadaas in tani aysan dhicin hada ka hor islamarkaana uu noqonayo wax ay dadka badi la fajacaan oo naxdin iyo anfariir ku ah. Xafiiska Wararka Bosaomedia ee Garowe:- Xigasho: Sbclive.net
-
Hargeysa: 8 year old girl falls victim to a Vampire in Xabaale Town.
Cowke replied to Sabriye amp co.'s topic in Politics
Totally sickos