Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Muhammad, it don't matter what shopping mall is this or that. However the kingz secured something no somalis have done. OIL. Kind of like how we used to be when we traded with oman-zanzibar-italy-britain, whilst other somalis were chasing goats. Today we are the only region to come up with the OIL. Somaliland copied afterwards, but has no made no progress on it except POTENTIAL. We are actually digging our oil at the end of the year and this will open up new sectors in puntland unseen in east-africa. So sxb, plz save it. That little man u boast about egal was brought up by shamarke. lol
-
Muhammad, this is the 5th mall in Bossaso. Lol
-
Xaji, the kingz always seek advancement bro.
-
Xaflad xariga looga jarayo dhismaha bander Qasim Mall oo kadhacday Bosaso Xaflad maanta kadhacday gudaha magaalada Bosaso ayaa maanta lagufuray xarunta cusub ee ganacsiga ee loogu magacdaray Bosaso Mall waxaana xaruntan ay tahay meel aad uwayn oo suuq ah waxaana lagaheli karaa waxyaabo badan oo aad ugabaahnayd Suuqa . Suuqan cusub ee Bosaso Mall ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay bandhig faneed aad uqiima badnaa waxaana shirkadaha maanta sida aad ah uga dhex muuqday bandhigaas kamid ahaa shirkada ilo-Tango,Shirkada Laasqoray iyo shirkado kale oo kuligood kahawl galla gudaha magaalada Bosaso ,Ururka Hodman Relief and dev. Organisation ayaa maanta soo bandhigay qalab aad ukala duwanaa kuwaas oo ahaa qalabka hidaha iyo dhaqanka waxaana aad loogu bogay farshaxanka ay soo bandhigtay Hodman . Xaflada furitaankeedii ayaa waxaa kalmad qiima badnayd kasoo jeediyay Duqa degmada Bosaso A.risaaq xareed waxaana uu gudomiyuhu si aad ah ugu magahnaqay dadkii sida wayn uga qayb qaatay samaynta Suuqan Bosaso Mall oo lagaheli karo wax walba oo aad suuqa uga baahnayd. Dhamaan masuuliyiintii kahadashay xaflada furitaanka bosaso mall ayaa cadeeyay in ay aad ugu faraxsanyihiin dhismaha iyo furitaanka furida xaruntan ganacsiga ee Bosaso Mall . Waa markii ugu horeysay ee gudaha magaalada bosaso laga furo carwadan bandhigida alaabta ee shirkaduhu kusoo bandhigayaan qalabka kaladuwan ee ay gadayaan . Hadaba Daawo Sawirada Aanu ka soo Qaadnay Xaflada Furitaanka iyo Agabka Quruxda badan ee la soo bandhigay. Xasan Cabdi Farey (Xasan Gentleman) SBC-International Bosaso .
-
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Bashiir Cali Biixi oo maantey kormeer ku sameeyay xarumo Cusbitaalka Garoowe ka mid yahay (Sawiro) Published on: November 7,2009 Garowe Time 5:51 pm Garoowe (RBC):- Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Bashiir Cali Biixi, ayaa maantay kormeer waxa uu ku tagay xarumo ku yaala magaalada Garoowe oo ay ka mid yihiin xarunta Cusub ee Wasaarada Caafimaadka Puntland loo dhisay, Cusbitaalka guud ee Garoowe, Xarunta Hay’ada Bisha Cas, Xarunta daryeelka dadka dhimirka qaba, Machadka Tabobarka Caafimaadka iyo xarunta wax lagu baro dadka indhoolayaasha ah. Wasiirka ayaa waxaa kormeerkiisa ku waheliyay wasiirku xigeenka wasaarada caafimaadka, Agaasimaha hay’ada daryeelka Puntland iyo bahda saxaafada. Dr.Biixi ayaa kormeerkiisa waxaa uu ka bilaabay xarunta cusub ee wasaarada Caafimaadka Puntland loo dhisay, taasi oo ku taala duleedka waqooyi galbeed ee magaalada Garoowe, waxaana xaruntu ay hadda tahay mid dhismaheedu uu dhamaystiran yahay, wasiirka caafimaadka Puntland Dr.Biixi waxaa uu sheegay in xaruntan cusub ay wasaaradu usoo guuri doonto dhawaan, wasiirka ayaa markaasi waxa uu tagay Cusbitaalka guud ee Garoowe, waxaana kusoo dhaweeyay maamulka iyo shaqaalaha cusbitaalka Garoowe. Aggaasimaha Cusbitaalka guud ee Garoowe Dr.Axmed Xasan Carabay, waxaana uu wasiirka uga warbixiyay xaalada cusbitaalka iyo baahiyaha ka jira. Dr.Carabay waxaa uu sheegay in cusbitaalka hawlihiisu ay si fiican u socdaan, baahiyo badana ay ka jiraan, waxaana uu wasiirka u sheegay in dawooyinkii saalada wax lagu qalo qaarkood ay dhamaadeen oo aan hadda saalada qof lagu qali karin in daawadaas la helo mooyaane, sidoo kale ayaa agaasimuhu waxa uu wasiirka u sheegay in cusbitaalka uusan haysan shidaal ku filan, iyadoo sidoo kale ay jirto in hay’adii cusbitaalka taakuleyn jirtay aysan hadda wax taageero ah siin cusbitaalka. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Bashir Cali Biixi ayaa sheegay in dhibaatooyinka ka jira cusbitaalka Garoowe ay wasaaradu wax ka qaban doonto, wuxuuna isla waqtigii uu cusbitaalka uu ku sugnaa uu talaabo ka qaadey sidii uu buuxin ama uu wax uga qaban lahaa baahiyaha kajira kuwooda ugu muhiimsan. Wasiirka ayaa markaasi kadib waxaa uu booqdey xarumo ay ka mid ahayd, xarunta hay’ada Bisha Cas, xarunta lagu daryeelo dadka waalan ama dhimirka qaba, xaruntan ayaana waxaa ku jiray dad faro badan oo madaxa wax ka qaba, waxayna dadka qaarkiis ay ku jireen halkaasi muddo badan, dadka dhimirka qabay ee uu maantay wasiirku booqdey ayaa wajiyadooda waxaa ka muuqdey dareen farxad leh iyo isbadal caafimaad. Dr.Biixi ayaa markaasi kadib waxa uu tagay machadka tabobarka caafimaadka ee xaaji cabdi, waxaana wasiirku uu la hadley ardayda halkaas wax ka barta, wasiirka ayaana ardaydii waxaa uu ku booriyay inay si wanaagsan wax u bartaan si ay dadka wax ugu qabtaan, wasiirka ayaa xarunta machadka tabobarka caafimaadka waxaa uu sheegay in wax laga siin doono dhismaha wasaarada caafimaadku ay ka guuri doonto waa dhismaha ay hadda dagan tahay. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Bashiir Cali Biixi ayaa kormeerkiisa hawleed, waxaa uu ku soo gabogabeeyay iskuulka indhoolayaasha wax lagu baro, iyadoo uu galay fasalada ardaydu ay wax ku bartaan. Wasiirka caafimaadka ayaana waxaa uu ka codsaday in ardayda iskuulkan wax ka barta loo yeero qoraal ay qoraan, kadibna ay akhriyaan waxa ay qoreen, ardaydan iskuulkan dhigata ayaana waxay wax ku bartaan qalibo iyo buugaag loogu talagalay in dadka camoolayaasha ah ay wax ku bartaan, waxaana markaasi ardaydii loo yeeriyay qoraal kooban, waxayna kadib akhriyeen qoraalkii loo yeeriyay ee ay qoreen, wiil yar oo ka mid ahaa ardaydii halkaasi wax ku baranaysay ayaana wasiirku ka codsaday inuu akhriyo qoraalkii loo yeeriyay wuxuuna u akhriyay qoraalkii loo yeeriyay, waxaana markaasi sacab farxad leh loo garaacay ardaygii iyo ardaydii kale. Wasiirka caafimaadka ayaana uga mahadceliyay maamulka iskuulkan hawsha uu hayo, oo ah mid aad u culus laguna caawinayo arday u baahan in waxla baro, xaruntan wax lagu baro camoolayaasha ayaa macalimiinta ardayda wax barta waxaa ka mid ah macalimiin indhoolayaal ah oo qaarkood kasoo baxeen jaamacado dibada ah, waxaana kormeerkii wasiirku uu kusoo gabogaboobey jawi farxadeed. Abdulkadir Warsame RBC Radio, Garoowe
-
GOLIS TELECOM oo soo bandhigtay adeeg cusub oo lamagacbaxay SAHAL Shirkada isgarsiinta GOLIS ayaa xalay markii uhoreysay waxay soo bandhigtay adeeg cusub oo loogu magacdaray SAHAL, kasoo leh waxqabad balaaran oo waxyaaba badan kuufududaynaya . Barnamijkan cusub ee sahal ayaa kuu suurta galinaya in mobilkaaga ayaad ku’adeegato adoo jooga meel kasta oo GOLIS kashaqayso , adeegan Cusub ee SAHAL ayaa kuufududaynaya in mobilkaaga aad kubixinkarto lacag ,kushubankarto lacag ,kudaydsankarto,lacagtaada ,kugadankarto,kudukamaysankarto iyo in aad kudirsankarto adoo isticmaalaya Mobilkaaga waxaana adeegaas kuufududaysay shirkada GOLIS . Xafladii soo bandhigida barnammijkan sahal oo xalay kadhacay gudaha hotel Panorama ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin aad ufarabadan oo ubadan ganacsato iyo dadweyne kale halka xafalada uu soo gunaanaday duqa degmada bosaso . Ugu horeyn xaflada furitaankeedii ayaa waxaa qadar quraan akhris kadib ayaa filim dawasho ah waxaa lagu soo bandhigay barnaamij casri ah ee Sahal kaasi oo laga soo duubay dhanka miyiga waxaana filimka kadhex muuqday oday reer miyi ah oo shirka ganacsi kagadanaya Xoolo nool isagoo jooga miyaga oo arigiisa dawacada ka’ilaashanaya iyo dhurwaaga waxaana adeegaas usuurta galisay shirkada GOLIS oo meelkasta aad kahelayso adeegyadeeda . Ugu horeyn waxaa sharaxaad kabixinayay barnaamika cusub ee SAHAL iyo faa’iidadiisa Madaxa ganacsiga iyo suuq gaynta ee GOLIS Cumar Cisse Maxe’d (Cumar faaruuq) waxaana Cumar uu sharaaxaad kabixiyay barnamijkan iyo faa’dada uu leeyahay waxaana kamid ah in hantidaada aad kuqaadankarto adeega sahal kaasi oo kuu suurta galinaysa in aad xoolahaaga kukayd sato Mobilkaaga . Intaas kadib waxaa xaflada kahadlay Mareeyaha Guud ee shirkada Golis Aadan Shiikh doon Cali waxaana uu mareeyuhu kawaramay in shirkadu ay haatan bilawday isticmaalka adeega sahal oo bulshaduna ay haatan isticmaali karaan waxaana mareeyuhu uu cadeeyay in barnamijkan oo kaliyah aysan shirkadu ku’ekaanayn laakiin ay shirkada ay lajaan qaadayso Technolagiyada casriga ah ee dunida iyadoo shirkadu dhawaan ay soo wado barnamijyo casri ah . Intii lagu guda jiray soo bandhigida xaflada ayaa waxaa kahadlay goobta qaar kamid ah Ganacsatada isticnmaashay barnamijkan Sahal oo wax kugatay . Cumar Ismail Waberi waa gudomiyaha shirkada furqaan waxana uu cadeeyay in barnamijkan oo ahmiyad gaar ah uleeyahay ganacsatada oo meesha ay tagaan ay wax ku’iibsankaraan waxaana uu cadeeyay in barnamijkan uu hormarinayo Ganacsiga Puntland . Ugudambayntii waxaa Xaflada Gabay amaan ah oo aad loo jeclaystay utiriyay barnamijka iyo shirkada Golis Abwaan Saxardiid waxaana gabaygaas uu ahaa mid intabadan kuqotoma waxgabadka balaaran oo ay shirkada GOLIS kawado deegaanada Puntland . Shirkada GOLIS oo ah shirkada uguwayn shirkadaha isgaarsiinta ee Puntland ayaa xili walba kutala jirta in bulshada Puntland iyo kuwa Somaliya ay haakaha kadhahaan adeegyada casriga ah iyadoo shirkadu hada kahor soo bandhigtay adeegyo aad loola dhacay oo ay kamid ahaayeen Kumushaax, E’adeeg iyo barnamijya kale oo aan halkan lagu soo koobi karin . Barnamijkan cusub ee sahal oo ay haatan soo bandhigtay shirkada GOLIS ayay shirkadu noqotay shirkadii labaad ee barnamijkan kahirgalisa dalka Somaiya . Isdiiwaan galinta barnamijka sahal ayaa xalay ilaa maanta waxay si dar dar leh uga socotaa gudaha magaalada Bosaso waxaana maaanta dadka intabadan ay isku diiwaangalinayeen xarunta Bosaso Mall oo maanta lafuray waxaana furitaanka Bosaso Mall si aad ah uga dhexmuuqatay Shirkada GOLIS oo kaalin lixaad leh kulahayd waxaana soo bandhigida barnamijkan uu socondoona mudo asbuuc waxaana uu kasocon doona xarunra Bosaso mall . Ugu dambayntii dadka kunool deegaanada Puntland ayaa si iskumid ah usoo dhaweeyay barnamijkan casriga ah ee GOLIS ay soo bandhigatay waxaana maanta aan kula kulmay xarunta Bosaso Mall nin bulshada kamid ah oo ii cadeeyay in xiligii ciidka lacagtii dharka ciida oo uu caruurta usoo qaaday lagalabaxay jeebkiisa halkaas oo ay khasaaro soo food saartay waxaana uu qiray in hadii barnamijkna sahal uu jiri lahaa in dhibtaas aysan qabsateen waxaana naa uu ninkan ii cadeeyay in uu iskadiiwaangaliyay xalay uuna qaatay barnamijkan . Mudadii ay GOLIS jirtay ayay deegaanada Puntland waxay kusoo kordhisay adeegyo casri ah kuwaas oo aad loo jeclaystay waxaana shirkadu har iyo habeen utaagan tahay sidii ay bulshada ugaar siin lahayd adeega isgaarsiineed oo casri ah . Sawirrokale Xasan Cabdi Farey(Xasan Gentleman) Sawirada: Siciid C/laahi Jaamac SBC-International Bosaso .
-
Sunaasibad balaadhan oo si heer sare ah, loosoo agaasimey, yaa subaxnimadii saaka lagu qabtay, hool ka shirarka,ee guriga gobolka, magaalada buuhoodle,sunaasibadan, oo xariga lagaga , jarayey, xarun cusub oo idaacada dalir dib uga furatay,magaalada buuhoodle, ee xarunta gobolka cayn, Sunaasibadan, oo ahayd mid si heer sare ah loo soo abaabuley, ugu horayn waxaa ayaadka quraanka kariim ka ah ku furay, Sh Mukhtaar Axmed Xaaji Faarax,,oo ah daaciga magaalada Buuhoodle, ee xarunta gobolka cayn, Shiikha , ayaa dhamaan umada muslimiinta ah, iyo , hawl wadeenada idaacada dalir buuhoodle, u dardarmay, cabsida eebe, iyo in si alle ka cabsi ku dheehan yahay,ugu adeegaan bulshadooda, Intaasi , kadib waxaa hadalka lagu soo dhoweeyey, agaasimaha radio daljir garoowe, Fu;aad Xasan Caaqil. Oo magaalada buuhoodle, usoo gaadhey, in uu dib u furo xarunta cusub, ee idaacada daljir ku yeelatay, magaalada Buuhoodle, Fu, aad ayaa warbixin dheer , ka bixiyey, idaacada daljir iyo xaruntan cusub ee maanta xariga lagaga, jarayo. Magaalada buuuhoodle, waxaa farxad weyn. Ii ah in maanta, aan imaado, magaalda buuhoodle�oo aan mudo dheer�warbaahinta ka sheegayey, waxaa maanta farxad ii ah in aan imaado, anigoo masuuliyad u wada, anigoo, aan weligey arag, ayuu yiri fu�aad xasan caaqil (Sanyuura) Dhanka kale waxaa hadalka lagu soo dhoweeyey gudoomiye kuxigeenka gobolka, cayn ahna kusimaha, gudoomiyaha gobolka, Maxamuud Sh Cumar Xasan, . Gudoomiye Ku xigeenka, ayaa, Tilmaamay, in uu aad ugu faraxsan yahay, furitaanka, cusub, ee idacda daljir, oo hore uga furnaanjirtey, magaalda buuhoodle, hase ahaatee, ay xidhantay tii hore, Intaasi kadib waxaa hadalka loo weeciyey, dhinaca cuqaashii, shirka kasoo qayb gashay, waxaana microphone ka lagu soo dhoweeyey, Caaqil cabdi samedCali Xasan, oo ka mid ah cuqaasha, aadka looga yaqaano gobolka cayn iyo nawaaxigiisa, Dhanka kale waxaa isna madasha ka hadlay, xisaabiyah wasaarada maaliyada goboolka cayn ee dawlada puntland c/qaadir maxamed hiirad Cabdulqaadir ayaa aad usoo dhoweeyey, furitaanka idaacada cusub ee daljir buuhoodle, isagoo bulshada buuhoodle ugu baaqay in ay la shaqeeyaan, hawl wadeenada idaacada, Gaba gabadii, waxaa hadalka soo afmeeray, garad saleebaan Buraale, aad isago. Hadalkiisa, kusoo khatimay, duco, uu eebe uga baryey, idaacada daljir buuhoodle, in in ay noqoto midii sida ugu haboon ugu adeegta bulshadeeda, Maaha markii ugu horeysey, oo idaadacada daljir xarun ku yeelato magaalada buuhoodle ee gobolka, cayn Dadweynaha ku dhaqan magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn , ayaa aad u soo dhoweeyey, xarunta cusub ee daljir buuhoodle, sidoo kale bulshada ayaa aad dhegta ugu haysa barnaamijyada xiligan ka baxa xaruntan cusub Khadar Cawl Ismaaciil Buuhoodle Somalia
-
Puntland Livestock measures are excellent, they been taking this measures such as livestock vaccination for years now to guarantee customers that only the best and safest livestocks are transported of Bossaso Port.
-
It is ridiculous the stage daynille gets to. I was reading about this on horseed media also regarding the pictures being fabricated. Anyways daynille does get a lot of hits and the sad thing is alot of people do believe what he says, but thank goodness the people who are in power or authority of clans and political factions know what is "reliable" news and what is just totally "propaganda" material. I doubt any politician, ulama, nabadoon, wax-garaad, business-men, etc read the crap that is on daynille. If they did a survey on who his readers were, I can guarantee you that they are usually high-school drop-outs, single mothers, or just plain old fresh off the boat refugees. Master-Mind of Daynille. Reports Straight from His arm-chair and how can I forget his "computer".
-
Below is an interesting vintage picture of somali wrestlers in Aden Yemen in 1905. Source: EBAY
-
Xudeedi, If they lie to their people, that is up to them bro. As long as everyone else in the world ignores them and doesn't source their garbage. It's all good!!! Sxb they been lied to 17 years, let them continue to be lied to as we progress our goals. Haa nagu kicin, dadkasi way jiifan. :cool: An example is this garbage signing between somaliland and germany investment company in 2006 to build a cement factory/coal factory in berbera. 2009 November as of today not even a surveyor was sent out to scope out land let alone lay the foundation. Another lie sold to the somafiland populace. Somaliland secures large German industry investments afrol News / Awdal News Network, 6 September-2006 The government of the breakaway republic Somaliland today signed a joint venture agreement with Germany's Sougueta Engineering AG on establishing a cement factory, coal powered electricity plant and a gypsum factory at the cost of US$ 250-300 million. Somaliland's President is currently on a successful European roundtrip, advocating the recognition of his country and foreign investments. According to a press release issued by Somaliland's Foreign Minister Abdillahi Mohammed Dualle and a copy of which was sent to 'Awdalnews Network', the agreement with Sougueta was concluded in a official meeting between a Somaliland delegation visiting Cologne led by President Dahir Riyale Kahin and Hans Jürgen Gartner, President of Sougueta Engineering AG. It was the result of nine months negotiations between the two sides. Somaliland President Kahin and his delegation, currently visiting Germany, also held meetings with German Parliament's Committee for Economy and International Cooperation and senior officials from the German African Business Association (GABA). The Somaliland side said it had briefed the German officials on investment opportunities in Somaliland. A GABA delegation has already visited Somaliland and acquainted itself with the country's achievements in restoring peace and stability and available business opportunities, in stark contrast to Somalia. President Kahin, who had visited the UK in his first leg of a European tour, earlier held talks in London mid-August with David Triesman, UK Foreign Office Minister responsible for Africa, as part of a mission pressing Somaliland's quest for recognition and economic assistance from its ex-colonial power. However, the delegation - which was planned to visit Washington and held talks with US State Department officials - now says it will return to Somaliland instead to expedite the procedures related to the German business opportunity. Somaliland, a former British protectorate that joined a united Somalia after independence in 1960, broke away 15 years ago but has since failed to win official recognition from any other nation. The current political offensive of the Somaliland leaders is therefore seen as an effort to use the recent developments in Somalia and international concern about the growing power of the Islamic Courts in Mogadishu as leverage to further its case. Somaliland's Finance Minister Hussein Ali Dualeh warned that his country would fight against reunification - which is demanded by southern Somalia - and that a conflict could spill over into neighbouring countries, including Ethiopia. "If we are forced into a war, it will be a war that has no end," he told the 'Financial Times' in London. Mr Dualeh argued that his country was being punished by the international community for its success in building peace and stability. He said Somaliland was not asking for bilateral aid from the US or Britain but wanted access to World Bank and African Development Bank credit. Ministers accompanying President Kahin told the British press that they hoped an East African country - such as Kenya - might take the lead in granting Somaliland recognition. But there has been little indication of Kenya's readiness to do so. Arab countries - notably Egypt, which is an African Union member - have strongly opposed a break-up of Somalia. By staff writers © afrol News / Awdal News Network Source: http://www.afrol.com/articles/21109
-
Xudeedi, you give to much credit to somaliland media. Do you see any international media source somaliland media for matters regarding to somaliland? wa may.. All Africa sources garowe online and shabelle for domestic issues related to mogadishu,hargeysa,garowe. Noone takes them serious, so i don't know why you do. lol. I only post somaliland news to somaliland ppl because they only accept that garbage. Not anyone else in the world.
-
Berbera Bossaso to benefit from renewd livestock trade with Saudi Arabia
Cowke replied to General Duke's topic in Politics
Well bro, not from what i saw in year 2000 that is for sure. The place looks like a Ghost-Town. However I might've of been their on the week-end I can't remember. However I do remember it was dead, however we were only there for like 1 hr. -
G.G, yeah i heard that somalia was going to be an island a while ago, but I doubt it's better to post the pic so people can actually see the split taking place. Pictures speak louder then words!!!
-
Berbera Bossaso to benefit from renewd livestock trade with Saudi Arabia
Cowke replied to General Duke's topic in Politics
Duke, I doubt berbera is going to benefit. When I was in somalia in 2000, when i was leaving we did a pit-stop in berbera to refuel before on my way to dubai. No joke there was only 1 ship docked there and like 5 people at the deked and 2 cars. The place is a ghost-town. -
Geologists Watch as African Continent is Torn Apart Latest News, Top Story, World News | News Desk | November 4, 2009 at 7:20 pm By Sara Goudarzi, LiveScience Staff Writer — Seismic activity is tearing Africa apart and scientists are geared up to watch the ripping landscape in an unprecedented set of observations. It’s liable to be a long, slow investigation. The African and Arabian plates meet in the remote Afar desert of Northern Ethiopia and have been going through a rifting process—at a speed of less than 1 inch per year—for the past 30 million years. This rifting formed the 186-mile Afar depression [image] and the Red Sea. Occasionally, the buildup of pressure can lead to bursts of cataclysmic activity. In September 2005, a chain of earthquakes caused hundreds of deep fractures, as reported that year [image]. In some spots the ground shifted some 26 feet [image], and magma, enough to fill a football stadium more than 2000 times, was injected into a crack between the two plates. More recent analysis showed that the Red Sea is parting as part of the phenomenon. “Much of the activity between the continental shelves takes place deep underwater at the mid-ocean ridges,” said Tim Wright, a geophysicist with the University of Leeds, UK. “Ethiopia is the only place on the planet where we can see a continent splitting apart on dry land [image].” Wright and his team plan to monitor the movement of these plates—one of the fundamental processes taking place on Earth—and determine the properties of rock and magma below the surface. This data will allow them to create a computer model that will simulate how magma moves through the Earth’s crust to make and break continents. “Afar is the only place on the planet where we can witness the final stages of continental breakup and the beginning of seafloor spreading,” Wright said in an email interview this week. “With this project, we’ll be able to understand how this happens for the first time. It will be first time anyone has collected the integrated, multi-disciplinary observations needed to understand continental breakup.” As the plates move away from each other, molten rock is seeping into the gaps. This filler cools down to form new land. A million years from now, the Red Sea could come pouring into the crevice. “It’s very exciting because we’re witnessing the birth of a new ocean,” Wright said. “The new ocean will connect to the Red Sea and the Gulf of Aden.” The Gulf of Aden is an arm of the Arabian Sea situated between Yemen on the Arabian Peninsula and Somalia in eastern Africa. Should the processes occurring today continue, the map of Africa will be forever changed, the researchers say. “In geological terms, a million years is the blink of an eye. We don’t precisely know what is going to happen, but we believe that it may turn parts of Northern Ethiopia and Eritrea into an island, before a much larger land mass—the horn of Africa—breaks off from the continent.”
-
Puntland should declare itself the republic of Somalia
Cowke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland will never be the capital nor the host of the Somali Republic. Even if a change of capital does happen(which is slim) it will most likely be located to a more neutral center such as baydhabo. Puntland doesn't need every jack, tom, di3k and harry coming to puntland and pissing all over our backyard. We don't need all the extremist focusing their resources of attack on the tfg in garowe. This will not solve the problem. Shifting capitals people think will solve the problem. Lol only the naive short-sighted people think as such. Shabab and Hizbi Islam will simply shift their attacks from hamar and intensify it where-ever the tfg goes. After-all they are looking at taking the whole country. Do we want to risk our local civilian population just so who we can host embassies, and institutions? No I don't. Safety comes first really. The battle-ground between the tfg and islamic fascist can never be hosted on puntland soil. No puntland politician ever think in this crazy manner. Some think of separation, but noone ever ever says "lets shift the capital to our backyard" were not that short-sighted!!!! The battle-ground will continue to remain where it is and the tfg will be funded and supported by international agencies along with domestic supporters such as puntland. This is the best method and the current method at play. Ps: General Duke im not juje, and i made it clear to you before I only use This name. I don't wear ten different shaatis, not in my blood. -
Bahraini Salafi Deputy Denounces Government Appointment of Female Muezzins Al-Sharq al-Awsat Online Tuesday, November 3, 2009 Report on a telephone interview with Bahraini Deputy Al-Sa`idi from Abu Dhabi by Salman al-Dawsari, date not given: “Bahrain: Appointment of Three Female Muezzins in Mosques in Capital for First Time in Arab World; Deputy Al-Sa`idi to Al-Sharq Al-Awsat: We are Surprised by Justice Ministry`s Permission of This Subverting of Religion” The Bahraini man in the street was surprised yesterday to learn that Bahraini female citizens are working as “muezzin” (person who calls for prayers). This was learned from revelations made by the Ministry of Justice and Islamic Affairs, through official documents, to the effect that there are three female muezzins who are working in two different mosques in Bahrain. This has led a deputy in Parliament to threaten to question the Minister of Justice and Islamic Affairs, because he considers that a woman working as muezzin is “a reprehensible innovation (bid`ah) that no Muslim has ever dared introduce before; so, how come that this is allowed to happen here in Bahrain by the ministry?” In this respect, responding to a question asked in Parliament by the Salafi Deputy Shaykh Jasim al-Sa`idi, Minister of Justice and Islamic Affairs Shaykh Khalid Bin-Ali Al Khalifah, revealed the names of three women working as muezzins in mosques belonging to the Ja`fariyah (Twelvers; Shiite group) Religious Endowment Administration. According to the minister`s response, the first female “muezzin” is Mariam Hasan Ali. She works at the Shaykh Muhammad Mu`min Mosque, which is one of the large mosques of the capital, Manama. The other two “muezzin” are Fawziyah Ali Hasan Rustum and Salwa Ahmad Sultan. They work at the Shaykh Darwish Mosque, in the area of Al-Diyah, near Al-Badi district, also in the capital Manama. Contacted by Al-Sharq al-Awsat over the telephone, Shaykh Jasim al-Sa`idi, who is a Salafi independent deputy in Parliament, said that he is surprised by the permission given by the Ministry of Justice and Islamic Affairs “to subvert the Islamic religion and its tenets by appointing women to the post of “Muezzin.” He considered that the admission by the ministry that female muezzin are part of its official staff is “a shame on all of us in Bahrain.” According the Bahraini Deputy Shaykh Jasim al-Sa`di, “the issue has only one of two explanations: either the appointment to this job, which happens for the first time in the Arab and Islamic world, is merely formal and not genuine, or they were appointed as muezzin officially but without having to do this job, or they are indeed working as muezzin, and then this is a disaster, with the situation reaching such a level of laxity toward religion.” Al-Sa`idi stated that he is awaiting clarification from the Ministry of Justice and Islamic Affairs concerning the real function of the three women. Al-Sharq al-Awsat tried more than once to contact the deputy chairman of the Al-Ja`fariyah Religious Endowments Council in Bahrain in order to obtain a response concerning the appointment of these three women, but it has not been possible to reach this official. As for Shaykh Jasim al-Sa`idi, he has asked the Ministry of Justice and Islamic Affairs to dismiss the female muezzins working in the two mosques in question. He stressed that a woman working as a muezzin is “a reprehensible innovation that no Muslim has ever dared introduce in the past.” He pointed out that a woman working as muezzin is not permissible, “dangerous, and badly affects the reputation of Bahrainis in Islamic circles.” Al-Sa`idi threatened the minister of justice and Islamic affairs that he would question him in Parliament “if no rapid, immediate action is taken to correct this matter.” He added that he was surprised by the answer given by the minister of justice and Islamic affairs to a question he had asked about a request for a full and detailed inventory of all the mosques, funeral sites, Husayniyat (Shiite mosques) and places of worship in Bahrain. Al-Sa`idi also said that he is shocked by the presence of official documents proving that there are female muezzins who are performing this function. He stated: “This is a dangerous, reprehensible innovation that no one in the world introduced before us. All the Islamic doctrines agree that it is impermissible for a woman to occupy this post, and therefore the question is: How dare the Ja`fariyah Religious Endowments Administration employ three women as muezzin? And, does the Imamate Shiite jurisprudence authorize women to perform the function of muezzin? How come that these women have continued to receive their salaries all throughout the previous period of time? This proves that there is clear administrative corruption at the Ministry of Justice and Islamic Affairs, and the minister is politically responsible for this.” Moreover, the campaign conducted by the Bahraini opposition, led by the Islamist Al-Wifaq (accord) Association, against what it calls political naturalization in Bahrain, has raised a great deal of controversy amid Bahraini parliamentarians. This was after the independent deputy Abdallah Bin-Khalaf al-Dawsari had said that “the ongoing uproar and the recent statements made by the secretary general of the Al-Wifaq Association, Deputy Ali Salman, concomitantly with the timing of the systematic incitement of the so-called anti-naturalization campaign, are fabrications and an attempt to turn facts upside down. It is disparaging to deep-rooted Arab families. It is a matter that is rejected politically and morally, as well as in the eyes of civilization and the press.” Al-Dawsari refused to use the adjective “naturalized” toward those who have had their passports returned, “whether they belong to the Al-Dawasir tribe or to the other Arab tribes. It is a disgrace and unfair to use the adjective `naturalized` toward people who are loyal Bahrainis and who belong to Bahrain. They have been living on this land, like their fathers and grandfathers, under the rule of the generous Al Khalifah since the arrival of Shaykh Ahmad al-Fatih in 1783. They took up honorable positions against colonialist interference in the affairs of Bahrain in the twenties of last century, in extremely difficult political conditions.” Al-Dawsari pointed out that some from the Al-Dawasir tribe and the other Arab tribes had immigrated to neighboring countries, leaving behind documented properties which prove “beyond doubt that they have been citizens of this island, like their fathers and grandfathers, for more than 200 years. These documents exist and are available for everybody to see.” Deputy Al-Dawsari was surprised by the figures mentioned by Shaykh Ali Salman, who estimated that there are hundreds of thousands of them (those who have been naturalized), and said: “I do not know where Deputy Ali Salman has obtained these figures? And, who has been following up migrations from and to this island? And, who has supplied him with these misleading claims, which emanate either from ignorance or falsification and distortion of history in the interest of a certain group, to serve objectives that are no longer a secret to anyone.” (Description of Source: London Al-Sharq al-Awsat Online in Arabic -- Website of influential London-based pan-Arab Saudi daily; editorial line reflects Saudi official stance. URL: http://www.asharqalawsat.com/) © Compiled and distributed by NTIS, US Dept. of Commerce. All rights reserved.
-
Waxaa Shir looga hadlaayeey Horumarinta Iyo Caawinta Degaanada Puntland ayaa maanta ka dhacay xarunta Santerka ay ku midoobaan dhowr xisbi oo haya talada dalka Sweden ee magaalada Stockholm Shirkaan waxaa ka soo Qeyb galay madaxa sare oo ka socota Wasaraadadaha kala duwan ee Sweden, Baarlamaanka Iyo Weliba Aqoonyahano Reer Puntland ah Shirka ayaa waxa loga wada hadlay Sidii Loo horumarin laha Puntland iyo Weliba Sidii loo caawin laha Arrimaha Waxbarashada, Caawinta dadka Dhibaateysan iyo arrimo kale Dadkii Shirkan ka qeyb galay ayaa waxa ka mid aha Xubin ka tirsan Baarlamaanka Sweden Abir Alsahlani, Khabiir arrimaha Somaliya ah oo u dhashay dalka Sudan Seef Omar, Maxamud Sheekh Xaamuud Madaxa Jaamacada PSU ee magaalada Garoowe, Dr Cabdullaahi Xaaji Daayib oo muddo dheer madax ka soo aha Ururada Bulshada Rayidka ah ee Dalka Somaliya, Sidoo kale waxa Xaaflada joogay Gudoomiyaha Ururka Suxuufiyiinta Qaranka Somaliyeed Cabdirisaaq SheekhAduun, Cabdirashiid Ciid Cismaan oo Isna leh Urur Samafal oo ka jira Degaanka Rinkaby ee Dalka Sweden Abir Alsahlani oo ah Gabadha u Qaabilsan Baarlamaanka Sweden Arrimaha Dibada, oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay in loo bahan yahay in laga qeyb qaato sidii loga shaqeyn laha nabada iyo Horumarka dalka Somaliya, Gaar ahan Degaanka Puntland, Iyo weliba Sidii loo caawin laha dadka Dhibaateysan ee halkaasi ku sugan Sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay Khabiir ku xeel dheer arrimaha dalka Somaliya oo u dhashay dalka Sudan oo lagu magacaabo Seef Omar, isaga oo sheegay in Dowlada Sweden wax badan u qabato Shacabka Somaliyeed, Sidaa Horumarinta Xurumaha Waxbarasho ee ku yaala Gaalkacayo iyo Garoowe kuwas oo hay’ada Dikonia iyo weliba Ururo Swedish ah aay kalmeeyan, Waxan u sheegay in sidoo kale loo bahan yahay in la taageero Curyaaminta iyo dadka Naafada ah Ugu Dambeyntii waxa halkaasi Sawiro Ka turjumaya Ardayda Degaanada Puntland kusoo bandhigay Maxamud Sheekh Xaamud Shirkan oo aay soo qaban Qaabisay Xurunta Center Part International Foundation, oo Shaqadeedu tahay Kor u qadida Nabada, Dimqaaradiyada, Iyo weliba Caawinta, Waxana Hay’adan ku midoobay Ururo kala duwan, Hay’adan ayaa xooga saarta la dagaalanka Faqriga, Nabad xumada, Xaquuqda Insaanka iyo weliba Wacyi gelinta Wararka ku Sabsan Arrimaha
-
Abtigiis, this artice was hosted on Horseed-media. It is well respected media outlet in somalia and internationally. Infact here is quote from their about us page. Horseed Media, was selected to represent the Somali Media at the UN headquarter, during the 63rd session of the General Assembly. I doubt very much so the united nations would be hosting this media to represent somalia media outlets in the international scene if they didn't have confidence in their reporting. After-all you don't exactly see daynille or the likes being hosted by anyone because their news-material is junk. Another issue is I doubt Horseed media is willing to put it's reputation on the line over deny the onlf press release if it truly was true. However I could be wrong, but I doubt very much so. Bro alot of people want to see a war between puntland and onlf, unfortunately their are still many hateful people in the somali community. However the cooler heads in puntland and onlf will resort to diplomacy not a gun at one another. So all the haters bite that.
-
Thankful, I am not sure if you being paying attention to the pirate-news lately, but if you actually read it all the attacks have been happening outside of puntland, specifically "harar-dheere". It appears the pirates have shifted base. Infact AFP did a piece the other day mentioning harar-dheere as the pirate capital now. So yeah I don't think many pirate attacks will happen in puntland anymore, that is just my gut-feeling. But that don't mean pirates have stopped, NOT AT ALL. They simply just moved base to somewhere that will occupy their activities. As you probably are aware, the pirates are not just 1 tribe, they are conglomerate of clans who united for a business adventure, therefore if one place is shut down them on them, other members of their group of different clans can take them to their degaan and the cycle continues.
-
Digniinta ****** ka Timid Ma Dhaba ? November 2, 2009 Waxa Wax lagu Qoslo ah in Warbaahinta Somalida Qeybtood Maalmahan dambe Dhaqan iyo Caado ka dhigteen, Wax aan jirin sheeg, arrimaha oo la dhahi karo waxa sabab weyn ka ah Burburka dhanka Maskaxda iyo Weliba Jahliga heysata Ummada Saxaafadu waa Alaad aad u weyn loona isticmaali karo dhinacii la doono, Haddaba dadka qeybtii ee saxaafaddii maanta ka dhigtay mid u shaqeysa Dhinaca Xumaanta oo Diiday Samaan ka talisku, Mar kale waxay isku dayeen Bal in aay Eegan Arrin Cusub, oo ah in Beelaha Walaalaha ah ee Isku Isirka ah ee ****** Iyo ***** la iskaga horkeeno Dagaal, Iyada oo la leyahay ****** Meel u joogaba Waxa u weerar ku yahay Qofkii ***** ah, Ama Xiita Puntland sheegta Wuxuu doono ha noqde Arrinka marka aan qiimeyn weyn ku sameynay Aana la xiriirnay qaar ka tirsan ragga beenta laga sheegay waxa cadaatay In Arrintu Tahay Been Abuur Cad oo loo wada jeedo, Waxa kale oo la soo Ogaday in Beelaha ****** aysan Marnaba Hadalka ka soo bixin Qaar ka mid ah xiita dadka Magacyadooda la qortay ayaa ah kuwa Dhintay, Sidaa aay xaqiijiyeen dad Ehel la ah, Arrimaha ayaa noqon mid Xadgudub ah oo weyn Haddaba Maxa dadka arrinka Faafin, ugu jira ? Waxa ugu jira waa in Dadka Puntland dhab u maleyaan arrinka, Sidoo kale Wax ma garadka Dhanka ****** iyaguna Sidaa oo kale dhab moodan hadalka micno darada ah oo halkaasi oo ka yimaado dagaal Ehli Ah, iyo Is Ugaarsi taasina Waa Natiijada ugu weyn ee dadka Wax ma garadka ah Haddaba Maxa la gudboon Shacabka Walaalaha Ah ? Waxa la Gudboon inay indho dheer yeeshan oo arrimaha sii Foojigan isaga fiirashan, Ayna ogadan in aay yahiin Dad walaalo Ah oo Leh hal cadow Meel kasta ha jooge Ma Dhaba In Ugaden dad ah la xirxiray ? Markii aan Baritaano dheer ku sameynay Arrimaha waxa la soo Ogaday in aay jiran dad lagu xirxiray Bosaso, Kuwas oo ka harsana dad dhowr Iyo Sagaashan qof ka badan oo loo qabtay Fal dil aha oo dhacay Bishii Hore, haddaba dadka xir xiran ayaa la sheegay in Dhamaantood lagu hayo Xabsiga Bosaso, aysana jirin Meel loo gudbiyey, In kasta oo hadii lagu helo Dambi aay noqon doonto in loo Musaafuriyo Dalkooda Hooyo ee Ethiopia, Taasina Waa Sharci Dilalka Degaanada Puntland ka dhaca Ee Dadka Ugaden-ka ? Waa dhab oo waa la dila dad ka soo jeeda Ugaden, Balse la isma weydiin Horta dadkaasi Yaa Dila ??? Waxa la soo Ogaday in aay dilan dadka dad u dhashay Ugaden oo ka kala socda Labada dhinac ee Ethiopia, Iyo Jabhda ONLF, kuwas oo Dhamaantood ku sugan Puntland dhexdoodana Is Ugaarsi Xoog leh isku haya Fariinta Fitno Abuurka Waxan Leyahay kuwa Dhibaato Abuurka ah, Dadka Walaalaha Ah ee Kablalax ******* Ku wada Abtirsada Is Dili Maayan ee Meel kala ka doona kuwa aad isku dirtaan Dhamaad Ugu Dambeyntii Waxan idiin Kula talin laha inaad Waxbarashada lagu adaalo FG Qoraalka Lagu Been Abuurtay Beesha Sharafta Leh Iyo Weliba dad hintay Xili hore, Halkaan Ka Eeg http://www.warsheekh.com/view.php?id=4143 Sheekh Cumar Xagroone Xagroone@hotmail.com
-
Maxaa Ka Ogtahay Xaqiiqda Dhabtaa ee Dagaalkii Gaalkacyo Iyo Siraha Qarsoon. November 2, 2009 Assallaamu Caleykum Dhammaan Akhristayaasha Sharafta Badan. Waxaan qalinka u qaatay oo aan rabaa in aan sigaar ah ugu iftiimiyo akhristayaashayda sharafta badan xaqiiqda dhabta ah ee ka danbaysa dagaalkii ka dhacay Gobolka Mudug gaar ahaan Xarunta Gobolka ee Gaalkacyo maalintii shalay. Sidaan lawada socono waxaa dagaal gaystay khasaaro iskugu jira dhimasho dhaawac iyo boob hanti uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxa uuna ahaa dagaalkaasi kii ugu khasaaraha badnaa oo ka dhaca magaalada Gaalkacyo mudooyin sanado ah, Haddaba Su’aashu waxay tahay maxaa soo dadajiyey inuu dhaco dagaalkaan? Marka Hore Aan Dib-umilisano Doorashadii Duqa Degmada Gaalkacyo Iyo Waxa Uu qabtay illaa Hadda. Sidaad ogtihiinba waxaa Duqa Degmada Gaalkacyo loo doortay Md.Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan August 27, 2009, ka gadaal markii uu cod aqlabiyad leh kaga guulaystay Duqii Hore Md. Axmed Cali Salaad. Duqa Gaalkacyo Md.Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan waxaa uu kasoo jeedaa Qoys si weyn caan uga ah Gobolka Mudug oo dhan si gaar ahna loo tixgaliyo, waana nin ku barbaaray kuna hanaqaaday Magaalada Gaalkacyo si aad ahna u yaqaan Magaalada dadkeeda oo dhan iyo xaafadaheeda. Haddaba tan iyo markii Duqa Degmada loo doortay Md.Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan waxa uu bilaabay inuu marka hore saxo, wixii ka khaldanaa Maamulka Dowlada Hoose ee Gaalkacyo iyo inuu soo cesho bilicda magaalada gaalkacyo qodobadaas oo ahaa kuwa ugu culus ee horyaalay Duqa Gaalkacyo oo ay dadka reer Gaalkacyoodna ay isha ku hayeen bal qaabkuu umaareeyo Amuurahaas Duqa Degmada Gaalkacyo. Isla waxyar kadib Duqa Degmada Gaalkacyo Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan waxa uu sixid ku sameeyey qaabkii ay u shaqayn jireen dhammaanba shaqaalihii dowlada hoose ee Degmada Gaalkacyo, isagoo waliba Shaqaalihii Dowlada Hoose ka dhigay kuwo leh Tayo iyo Aqoon. Markuu guda galay kadib howlihii loo igmaday waxa uu durbadiiba muujiyey waxqabad muuqda isagoo dib usoo celiyey bilicdii magaalada Gaalkacyo, Sida Xeradii Dayax oo ka nadiifiyey qashinkii kana guray, oo nidaam iyo kala danbayna uu dhexdeeda kasameeyey kaas oo ay ku diirsadeen Guud ahaan bulshadii reer gaalkacyo, gaar ahaana Dadkii ay dhibka gaarka ah ku haysay ee Xaafadda Garsoor. Isagoo daba jooga soo celintii bilicda magaalada Gaalkacyo, ayaa shalay oo ay ahayd 28 Oct 2009 markuu waagu baryey, ayaa Duqa Degmada oo horkacaya Ciidamadii Dowlada Hoose iyo Shaqaalihii, ayey waxay burburin ku sameeyeen dhismayaashii sharci darada ahaa ee ku yaalay Suuqa Weyn ee Gaalkacyo, isla wax yar kadib waxaa howshii burburintu isku badashay Dagaal Gacan kahadal ah, oo sababay dhimasho iyo dhaawacba, haddaba dagaalkaasi xaqiiqo ahaan muxuu salka ku hayaa. Xaqiiqda Dhabtaa Ee Dagaalkii Ka Dhacay Gaalkacyo Haddaba waxaan su’aal ka taagnayn in uu shalay dagaalku ka dhacay Suuqa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, kaas oo maamul ahaana hoos yimaada Dowlada Puntland, haddaan usoo degto xaqiiqda ma ahayn dagaalkii shalay Gaalkacyo ka dhacay mid khuseeya ama ay talo ku lahaayeen labada maamul ee ka arimiya Gaalkacyo ee kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug, iyo dhammaan waxgaradka iyo ganacsatada labada dhinac. Balse wuxuu ahaa dagaal leh ujoodoonyin guracan oo looga gol lahaa in lagu wiiqo howlaha hormarka Gaalkacyo laguna abuuro dhiilooyin colaadeed si khal khal loo galiyo xasiloonida gobolka mudug, dagaalkaas wuxuu lahaa sidoo kale ujeedooyin dadban waxa aan rabaana inaan banaanka soo dhigo siraha qarsoon ee dagaalkaas. Siraha Qarsoon Ee Dagaalkii Gaalkacyo Haddii aan falanqeeyo ahdaafta dhabtaa ee dagaalkii Gaalkacyo waxa uu ahaa mid ay soo agaasimeen shabakado isku xiran, oo kasoo kala jeeda labada qaybood ee magaalada gaalkacyo ka kooban tahay ee koonfurta iyo waqooyiga, haddaba shabakadahaan waxay ka kooban yihiin labo kooxood oo ku midaysan dano siyaasadeed iyo kuwa shaqsiyadeed. Kooxda Koowaad : Waxay kasoo jeedaan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo iyaga laftigoodana waxay yihiin huwan, qaybta ugu horaysa waxaa weeye Suufiyiinta Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo u arka Duqa Degmada inuu yahay nin wadaada oo lagu tiriyo Al-itixaad, sidaas darteed waxay dadaal dheer ugu jiraan inay ku noqdaan ragaad si aan loo oran nin Al-itixaad ah baa wax hagaajiyey. Qaybta labaad waa shakhsiyaad leh dano siyaasadeed oo ka tirsanaa Maamulkii Hore Degmada Gaalkacyo oo saluugsan qaabka uu u shaqaynayo Maamulka Cusub ee Degmada, Maadama ay maamuladii hore ku fashilmeen waxqabadkii laga sugayey mudo ku siman 15 sano, ayaa waxay guluf ugu jiraan inay fashiliyaan maamulkaan carcarta lasoo baxay iyo waxqabadka biloowga ah ee la xusi karo, ayagoo ujeedadooda ugu weyn ay tahay inaan la’arag wax qabad la’aantoodii. Haddaba labadaan qaybood ee aan kor ku soo xusnay waxay kala la leeyihiin ujeedooyin kala gaar ah , balse waxay ka midaysan yihiin in ay afka ciida udaraan Maamulkan Curdanka ah si uusan u hana qaadin, ayadoo qola walbana ay ilaashanayso danaheeda gaarka ah si ay u gaaraan. Kooxda Labaad : waxay kasoo jeedaan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo urur diimeedka Ehlusunnah Waljameeca oo isagu aan lahayn hadaf siyaasadeed oo cad marka la reebo wadaado nacayb sida Al-itixaad, sidoo kalana waa urur diimeed aan lahayn cid ay si toos ah uga amar qaataan, sidaas darteed waxay ehel u noqdeen in ay cidkasta oo fowdo iyo qas wada garab u noqdaan. Sidaas awgeed labadaan kooxood ee aan horay u soo sheegnay waxay hishiis cad ku galeen in dhexda laga saaro Duqa Degmada Gaalkacyo ama la khaarajiyo, waxaana taas marag u ah markii uu Duqa Degmada uu howsha fulinayey in uu la socod siiyey Maamulka Galmudug iyo Waxgaradkoodaba lays lana fahmay sida howshu u soconayso. Sidaas darteed waxaa goobta uu Duqa Degmadu howsha ka fulinayey ku diyaar sanaa labo kooxood oo ******** ah oo ay soo agaasimeen labadii garab aan horay usoo xusnay ee kala ahaa Waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, isla markaasna Duqa lagu soo wareeraray Bam gacmeed iyo Rasaas isaga oo howsha ka fulinaya dhul ay Dowladda Puntland ka taliso, balse uu ka badbaaday shirqool kaas lala damac sanaa in lagu dilo. Gabagabadii Arintaas haddaan isku soo xooriyo waxay iskugu soo biya shubanaysaa mid fashil ku dhamaatay oo ay ka madax banaan yihiin labada maamul ee Puntland iyo Galmudug, labada waxgarad ee Koonfurta iyo Waqooyiga, iyo labada Ganacsato ee labada qaybood ee Magaalada, waana mid ku kooban labada kooxood ee aan horay usoo sheegnay. NB: Maqaalkaan waxa uu u gaar yahay qoraha ku saxiixan. Ahmed Abdirahman Aden Dalab(Fashion) India-Hyderabad E-mail:ahmedfashion@hotmail.com
-
Its official: Garaad jamac was behind the terrorist attack
Cowke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Garaad Jamac needs to unite his clan not go around and endorse some new maamul. This really infuriates me the most. Even back in the day of galkacyo capture, their was internal bickering between abdullahi yusuf and hassan abshir over leadership. However they put their political differences aside and united for the goal of freeing galkacyo from usc hands. Can the ssc clan simply not focus on unity, rather then politics. There is no point talking politics when you don't have the full support of all 15 garaads. Especially garaad saleban who owns alot of the degaans of sool. If you don't have this man supports you can pretty much forget about sool. So garad jamac should unite his people. And then come to garowe and puntland will support you with money and arms. However don't go off to nairobi declaring new administration because this has no place in puntland. -
I have not that much of a concern of al-shabab unless they have inside help from wadaad's in puntland, which is worryingly however they will be propmptly arrested. If their is one thing the north-east is known for since history (sayyid) till usc invasion of galkacyo. We are known to die for that galkacyo-garowe-bossaso headquarters. That is one thing history attests to