Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Las Qoray online shouldn't even bother responding and just ignore it like all the big somali media have ignored this story and the international media.
  2. This is interesting piece on abc regarding omar bin laden the son of osama. He has said that his fathers will never be caught and even if he does the next al-qaeda leader will even be worse then osama!!! Enjoy!!! Omar Bin Laden
  3. Waxgaradka iyo Qurbe Joogta Degaanka Bandar Siyaada oo Bilaabay Dhismaha Buundada ‘Jaanka’ ee Isku Xirta Bari iyo Sanaag (Sawiro) Bandar Siyada (RBC Radio) Beesha degaanka Bander Siyaada (Qaw) oo ka tirsan gobolka Bari iyo jaaliyadaha dibada ee degaankaasi ayaa xariga ka jaray mashruuc wado loogu sameynayo degaanka Bandar Siyaada taasi oo isku xiri doonta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari iyo degaanka Bandar Siyaada. Kulan ballaaran oo lagu qabtay hotelka ‘International Village’ ee magaalada Boosaaso oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan dowlada Puntland, isimo, culimo, waxgarad iyo qurbe joog ka soo jeeda degaanka Bandar Siyaada ayaa si rasmi ah xariga looga jaray dhismaha wado dheer oo isku xiri doonta degaanka Bandar Siyaada iyo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waxaa gaar ahaan dhismahan uu yahay mid lagu furayo dhul dhan 120-mitir oo dherer ah iyo 10-mitir oo ballac ah oo ay biyo xireen kana mid ah wadada isku xirta Boosaaso iyo Bandar Siyaada. Wadadan oo oo isku xiri jirtay Boosaaso iyo degaanka Bandar Siyaada ayaa dhowrkii bilood ee u dambeeyey noqotay mid xiran ka dib markii biyaha baddu ay kala gooyeen, taasi oo hakad gelisay isu socodka gaadiidka isku xira labada magaalo isla markaana muhim u ahaa isku xirka gobolada Bari iyo Sanaag. Kulamo xiriir ah oo ay mudooyinkan lahaayeen waxgaradka, ganacsatada iyo xubnaha jaaliyadaha dibada ku nool ee beesha Bandar Siyaada ayaa ugu dambeyn lagu go’aamiyey in buundo ay baabuurto marto laga dhiso halka lagu magacaabo “JAANKA” oo ah halka ay biyuhu xireen meeshaasi oo magaalada Boosaaso qiyaastii ka xigta 70-km dhinaca galbeedka. Iyadoo maalintii shaley booqasho ay waxgaradka iyo xubnaha jaaliyada ee degaankaasi ay ku tageen Bandar Siyaada si rasmi ah loo dhagax dhigay dhismaha buunada Jaanka laga dhisayo. Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada Puntland Cabdi Maxamed Goobe, Suldaanka guud ee beesha Bandar Siyaada Suldan Siciid Irbad, xildhibaan ka tirsan barlamanka dowlada federaalka, odayaal iyo xubno qirbe joogta ka mid ah ayaa booqasho ay ku tageen degaanka waxay ka qeybgaleen dhagax dhiga dhismaha buunada isku xiri doonta Boosaaso iyo Bandar Siyaada. Kulanka ballaaran oo daba joogay dhagax dhiga buunada ayaa maanta lagu qabtay hotelka ‘Village’ ee magaalada Boosaaso, waxaana kulankan lagu marti qaaday madaxda dowlada ee joogta Boosaaso iyadoo uu dhinaca kalena kulanku xiritaan u ahaa shirkii ay lahayd beesha degaanka Bandar Siyaada. Xubnihii dowlada ka socday gaar ahaan wasiirada dowlada, maamulka gobolka iyo kan degmada Boosaaso ayaa ballanqaaday inay taageeri doonaan mashruucan lagu horumarinayo degaanka Bandar Siyaada. Wasiirada amniga, dekedaha, arimaha gudaha iyo ganacsiga ayaa kulanka ka ballanqaaday in mid kasta uu si gaar ah wax uga qabanayo arimaha ay wasaaradiisu u xilsaaran tahay taasi oo si weyn loo soo dhoweeyey. Ganacsatadii kulankan joogtay ayaa iyaguna ballanqaaday in adeegyada ganacsiga oo ay isgaarsiintu ugu horeyso ay deg deg u geyn doonaan degaan Bandar Siyaada taasi oo shirkada Golis Telecom Somalia ay si gaar ah u ballanqaaday. Intii uu socday shirkan looga hadlayey horumarka degaanka Bandar Siyaada waxaa lagu soo banshigay naqshada cusub ee degaanka dhismihiisu uu yeelanayo iyadoo la raacayo habka caalamiga ah ee magaaleynta (town planning and master planning). Xubnaha qurbe joogta degaanka oo kulanka qaarkood ka hadleen isla markaana bixinaya dhaqaalaha ku baxaya mashruuca dhismaha wadada ayaa iyaguna sheegay inay sii wadi doonaan dhameystirka wax kasta oo ku saabsan dhismaha degaanka Bandar Siyaada, iyadoo dhinaca kalena ugu baaqay qurbe joogta kale ee weli dibadaha ku maqan inay muujiyaan wadaniyad oo ay dalkooda maalgashadaan. Mashruuca magaaleynta degaanka Badar Siyaada oo magaalada Boosaaso dhinaca galbeed qiyaas ahaan 100-km u jirta ayaa soo bilawday sanadkii 2006, waxaana hadda uu ku dhow yahay gabagabo iyadoo dhismayaashii muhimka ahaa sida dugsiga waxbarashada, xarumaha caafimaadka iyo suuqyo laga hirgaliyey deganka sida uu RBC Radio u sheegay gudoomiyaha degmada Rashiid Xabiib. Cabdalle Muumin RBC Radio, Boosaaso
  4. Makhiris and for that Matter Darwish should simply gather their isimo go to the u.n and sign a declaration that any masharic destined for sanaag should not go through hargeisa but go through whatever chanell their elders choose. It's very simply sorted out!!! The U.N respects ppl voice, so you its game over and no masharic intended for sanaag or sool will be going to hargeisa!!!!
  5. Ciidamada Dowladda KMG ah oo iyagoo wata Taangi lagu arkay markii ugu horeysay Wadadda Maka al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho Sunday 07 February 2010 SMC Ciidamada Dowladda KMG ah oo wata gaadiidka Gaashaaman ayaa markii ugu horeysay lagu arkay waddooyinka magaalada Muqdisho, iyagoo daqiiqado kahor socod ku maray wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah goob joogayaal ku sugan wadada Tree Biyaano ayaa shabakadan u xaqiijiyay in kolonyada ciidamada Dowladda oo wata gaadiidka gaashaaman uu isagu arkay, wuxuuna intaasi raaciyay in ciidamada Dowladda ay ahaayeen kuwa Milateriga. Dhinaca kale mar aanu la xiriirnay saraakiil ciidan oo ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa sheegay inuusan jirin wax dhaqdhaqaaq ah oo ku saabsan howlgallo ciidan inay dhacayaan saacadaha soo socda iyo in kale, inkasta oo uu ka gaabsaday inaan wax ka weydiino xilliga ay bilaabanayaan. Sida ay sheegayaan xeel-dheerayaasha dhinaca ciidamada, arrintan ayaa u muuqata mid hordhac ah oo ciidamada Dowladda KMG ahi isugu diyaarinayaan inay sameeyaan howlgalladii ugu weynaa, bacdamaa maalmihii la soo dhaafay ay isu diyaarinayeen tabaabusha arrintaasi, isla markaasina horay madaxda Dowladda KMG ahi uga dhawaajiyeen. Somaliweyn Media Center
  6. Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo si aad ah loogu soo dhoweeyay Boosaaso(Sawiro). Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliya ahaana mid kamid ah aasaasayaashii Jaamacaada Bariga Afrika ayaa maanta barqadii kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Bandar Qasim Airport. Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo dadweynaha gacan qaadaya. Waxaana Dr-ka si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha boosaaso dad fara badan oo ay hor kacayeen culima udiin,aqoonyahano,ganacsato iyo wax garad kale oo aad u tira badan,kuwaas oo ay kamid ahaayeen Sheekh Axmad daahi,Dr Yuusuf Cabdi casiis iyo dad kale oo aan ah. Dr Axmed oo Warbaahinta u waramaya. Dr Axmed oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee aadka loo ixtiraamo ayaa kamid ahaa asaasayaashii jaamacada bariga Afrika oo ay ka faaiideysteen ilaa 3,000 oo qof,waxuuna Dr Axmed tobon sano ku dhowaad ahaa gudoomiye ku xigeenka jaamacada,hadana waxuu xubin ka yahay golaha aasaasayaasha iyo la taliyaha gudoonka jaamacada isagoona weli kamid ah macalimiinta jaamacada bariga Afrika ee dhiga Kulliyada Shareecada. Waxaa xusid mudan in uu Dr Axmed Xaaji Cabdi raxmaan mudo afar bilood ku dhow in uu dalka Sacuudiga ugu maqnaa xaalado caafimaad,iyadoo halkaas qaliin dhinaca madaxa loogu soo sameeyay. Si kasta oo ay ahaataba waxaa la rajaynayaa hadii uu Rabi idmo in uu Dr-ku dib u bilaabi doono howlihiisii dacwo iyo tacliimeed. Xuseen Xuska Xuseen2005_88@hotmail.com SBC International Monitoring.
  7. The old generals are planning their strategies. Gen Morgan has been long training up soldiers for 6 months and more in kenya. His eyes are on kismayo and bringing it under federal somalia. So far it's good, the milliondollar question is when the attacks will occur? I doubt ethiopia will enter into the battle and if they do it will be momentarily to shift the balance in favor of the tfg. But I doubt any permanent stay of ethiopia is possible because shabab will change over to insurgency attacks. To defeat an insurgency you need a competent intelligence organization, the tfg lacks this!!! therefore it would not be in their interest in fighting an insurgency war with shabab!!! for intelligence organization to be successful u need citizen cooperation without that, your intelligence organization is fruitless!!! The tfg has been building up its miltary and not it's intelligence gathering sector. So this appears to be traditional battle which the tfg wants to get into rather then the hit and run attacks. If ethiopia comes and settles in somalia again the tfg knows the citizens wont cooperate with them anymore and therefore shabab will be succssful in carrying out hit n runs on ethio and tfg soldiers.
  8. Lol sxb, if this news was true all somali media would report it and not only that but international media. Those sland media websites only fool somaliland ppl because of their low iq of researching and using rationalism to decide what their reading!!! This is just to give them hope!!! but what i find sad is, why does the administrator allow for clear fabrication stories to be put up on this forum? Does he not realize it will stain the credibility of the forum having garbage spreading?
  9. That Abtirsi is 30 count. Now Look at this website "abtiris" which claims the boqor osman abtiris is the following with no proof at all to substiantiate them. Boqor Cismaan Boqor Maxamuud Boqor Cismaan (Bah-***) Boqor Maxamuud (Xawaadane) Boqor Yuusuf Boqor Cali (Cambarre) Boqor Maxamed Boqor Maxamuud Boqor Yuusuf Boqor Maxamuud Boqor Cali Cumar Maxamed Yuusuf Cismaan Maxamuud Saleeban Maxamad Ibraahiim Jibrahil Maxamed (Ummadnebi) Toljecle Xasan (Himidoor) Talareer Xinjiile Walaal (Yabare) Maxamad Noolays Cumar (Sorore) Aawe Maxamad (Bah **********) ***** Hantaale Amlaale Cabdi (Koombe) Maxamed (Kablalax) Shaykh Abd al-Rahman (******) You can verify this fraudulent website here. Abtirsi Anyways this guy claims to be scholar on somali abtirsi and claims his white but really is somali and just want's to fraudulently mislead ppl. Anyways I advice everyone not to take any information from there, it's just garbage. It's proven to lie once and that's all it takes to discredit everything on there. It's funny how he doesn't question the fact that supposebly snm sheikh came to somalia and married aa habesha woman. How is that possible when habesha didn't even meet somalis till the 1600's? And this sheikh arrived in the 1200's when no habashis were present in somali pennisula or even knew us for that matter. Yet he claims those tribes are authentic when it's clearly not. Their are many other areas to show their false abtirsi but I won't divulge it all now. But What I can say is everyone knows sheikh abdirahman and we say 1 lineage. 1 location. We dont flip flop like some clans in somalia.
  10. Range Resources updates the market on US Gulf Coast interests Dual listed oil and gas exploration company Range Resources (ASX: RRS; AIM: RRL) has announced a further update on the Company’s US Gulf Coast interests. Despite continual heavy rains along the Texas coast, oil storage tanks and dehydration / separation equipment have been successfully installed on site. The Operator has now commenced the installation of the flow line that will connect the Smith #1 Well to the commercial sales line. Executive Director Peter Landau said the standing water will be cleared so that the flow line can be successfully buried. Once the flow line has been completed, the final stage will be the connection to the commercial sales line. The Company will provide further updates as the Smith well progresses towards first production. Range has oil and gas interests in the frontier state of Puntland, Somalia, the Republic of Georgia and Texas, USA. Range Resources Limited (“Range” or “the Company”) is an ASX (ASX: RRS RRSOA) and AIM (AIM: RRL) listed exploration Company, with its principal activity directed towards finding and delineating natural resources in the oil, gas and mineral sectors in Puntland, Somalia. Range Resources currently has a 100% interest in the sole and exclusive rights to all mineral and hydrocarbon exploration and development in the Somali state of Puntland which covers an area of approximately 100,000km2. Puntland is believed to have all the geological requirements to become a commercial oil-producing region. Somalia, and in particular Puntland, remains one of the last under-explored countries that has a high potential for considerable reserves of hydrocarbons which can be subsequently developed for the benefit of both the people of Puntland and Range Shareholders. The Company believes that through the generation of work and government royalties from hydrocarbon and mineral exploration and development numerous social and economic benefits will result. Source: proactiveinvestors.com.au
  11. Cumar Ciise Maxmed (Cumar Faaruuq) madaxa suuq gaynta ee shirkada Golis Telecom Shirkada golis oo Maanta shaacisay Qiimo dhimis horleh oo ay Sameysay Waxaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay xarunta shirkada Golis telcom somalia masuuliyiinta sar sare ee shirkadaasi, waxaana ujeedada shirkani uu ahaa mid lagu soo bandhigayay qiimo dhimis lagu sameyay Qiimaha ay ay ku hadalayaan 27 magalo oo ku yaal Puntland kuwaasi oo dhamaantood isku wici doono 2.4 cent, daqiiqadii, Madaxa xiriirka caalamiga ah ee shirkada golis Faarax xaaji mire ayaa sheegay in ay arintani ku timid ka dib markii ay tixgaliyeen duruufaha haysta deeganada ay shirkada qondaysay Qiima badalkaan, Madaxa xiriirka caalamiga ah ee shirkada golis Faarax xaaji mire. Ka dib ay go’aansantay in macaamisheeda wax ka badasho qaabka ay isku wacayaan waxaana uu sheegay faarax xaaji mire in ay haatan tahay arintani qiima badalka ah mid si weyn wax uga taraya habka iswacida macaamisha shirkada Golis Telcom ee jooga deeganadan haatan lagu sameyay Qiima dhimista, Sidoo kale madaxa xiriirka dadweynaha ee shirkada Golis Faarax xaaji Mirre ayaa intaasi raaciyay in qiimaha Gudaha ama Local-ka ee Landlin-ka shirkada Golis Telcom iyana wax laga badalay waxaana uu sheegay in ay ka dhigeen qiimaha cusub 1.8cent, daqiiqadii, Halkii uu horey u horey ka ahaa 2 cent , waxana macmiilku ku wacayo lineka iyo mobelka shirkada Golis Telcom somalia, Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay madaxa suuq gaynta ee shirkada Golis Telcom Cumar Ciise Maxmed (Cumar Faaruuq) oo isagu ka warbixiyay hab cusub oo SMS-ka shirkada golis loo isticmaalayo waxaanu Yiri: “madama laga dhigay SMS-ka lacag shirkadu iyadoo baahida macaamisheeda tixgalineysa waxay go’aansatay in loo sameyo macaamisha Free SMS maalintii 2 jeer kaasi oo macmiilku ku dalban karo wicid ama dalbasho gurmad deg deg ah” ugu danbentii waxaa ka mid ah meelaha afka uu ku dhuftay waxaa ka mid ahaa magaloyinka Caluula,Baargaal, xaafuun, Bursaalax,Baran,hadaaftimo, iyo deegaano badan oo ka mid ah deeganada ay ka howl gasho shirkada Golis Telcom somalia waxaana la filiyaa in wax weyn ka tari doonto dadka degen deeganadaasi qiimo badalkan ay haatan ku dhawaaqday shirkada golis Mohamed A rashiid SBC International- Boosaaso
  12. Mr.Somalia, in all fairness the puntland administration has to secure it's borders regardless of what clan resides where. It can not call itself a state in federal somalia yet not defend it's integrity!!! You understand their are somethings that should go through the peaceful channels and there are somethings that every state has the right to defend itself if attacked by invading force. The people of sool have spoken and their clan elders have spoken, their is no more excuses of divided sool for puntland to use. They have done their part, now it is time for puntland admin to do their part. Sure riyale may postpone the election and even if he does that just gives silanyo a chance to form a toghdheer administration under a federal somalia. As i have stated in the past siilanyo is a federalist and always has been and he will not wait another 20 years to just sit in the chair at hargeisa. Sure garowe might be expecting that if silanyo takes power, all of somaliland will come under federal system. But in worst case scenario, silanyo will most likely form his own autonomous state with his clan and join somalia which will crumble somaliland even if we do attack and regain sool. In conclusion. Attack and regain sool and erigavo. riyale post pones election. Silanyo says goodbye somaliland and forms an autonomous state. End result is: sool is happy and we keep our word. Somaliland is fractured by losing silanyo and his clan. The only issue might be the federal might have to step in if riyale decides to attack silanyo and his ppl, but that will not be just puntland helping out but all of the federal bodies need to chip in their worth!!!!
  13. Naxar Nugaaleed if hashi could do it, i doubt farole will have a problem. The huge was the division among the garaads who held all different views. Now if the garaads all give us permission to take out xaabsade, sandule and any ppl that work with somaliland admin, it's game over!!! That was the main reason why puntland didn't interfere because of the garaads who were divided among themselves on what direction to go!!!
  14. Besides in reality somaliland wasn't even brought up in this meeting. The only thing somaliland name was brought up was what strategy they should use to remove them!!!! No garad is somaliland. No garad even dared to say lets join somaliland. But the reality is, this was a decision between "should they have an ssc state or puntland". 1 garad is in favor of the ssc state. Garad Jamac. The rest oppossed him and support remaining in puntland state!!! That's what it was all about. They then talked about saleban cisse not being the right candidate to do job of las anod. I wouldn't bother with ssc or awdal or even parts of your own snm clan who are federalist to the core.
  15. Sxb either way farole said this. Faroole ayaa soo qaaday shirka Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn uga socda deegaanka Buura-Wadal, ee ay uga tashanayaan xaaladaha magaalada Laascaanood, oo ay hada heystaan ciidamada Maamulka la magac baxay Somaliland. “ Marnaba kama tagayno talada Isimada, waxaana lama huraan ah in aan qaadano talada Isimada, Garaad Jaamac wan is aragnay, oo wada hadalnay, qodobada ka soo baxaya shirka Buura-wadalna dawladu wey taageersan tahay” Ayuu yiri C/rixmaan markii uu ka hadlayay xaalada Shirka Buura-Wadal. Madaxweynuhu wuxuu cadeeyey in ay la socdaan shirkaas, dawladdiisuna ay ladhacsan tahay go’aan kasta oo ay soo saaraan Isimadaasi, isagoo sheegay in ay horay isku soo arkeen Garaad Jaamac Garaad Cali, garaadka guud ee shirka hogaaminaya, wuxuuna tibaaxay in ay dawladda Puntland qaadan doonto go’aan kasta oo ay maanta gaaraan Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn.
  16. Eritrean military advisors in Somalia missed Thursday, 04 February 2010 10:30 Eritrean military advisors who have been in a mission have missed, according to reliable sorceress from the area. The two high ranked military officials have disappeared since the 16th of January 2010. They were there for a long time advising and training the extremists in Somalia, according to evidences coming out of Somali insurgent group lead by Dahir Aways. The news brought a shock to the Eritrean government that was denying military involvement in Somalia. Lt. Colonel Said Ali and Captain Tekle Woldu were in Hargessa on the 16th January 2010. The sources added that they were advising and training the Islamist insurgents in the war torn Somalia.
  17. peacenow, it is mainly health, scholarship, and business related ties that puntland has with malaysia. It has nothing to do with politics!!! That is why i said "consulate office" because it will faciliate those arrangements between puntland and malaysia. If a business man wants to buy las qoray fish, he will contact the wakil office in malaysia talk to him so he can pass on the message to puntland govt!!! or if a student needs medical surgery in malaysia, the wakil office can arrange all the necessary papers required from the malaysia government. U know what i mean?
  18. Puntland oo Xafiis ka Furatay Dalka Malaysia XAFIISKA WAKIILKA DAWLADA PUNTLAND EE MALAYSIA Markii ugu horeysay intay jirtay dawlada puntland ayaa maamulka hadda talada haya uu suurta galiyay in la helo xafiis wakiil uga noqda danaha dawlada Puntland ee dalka Malaysia. Xafiiskan ayaa shaqadiisu tahay sidii laysugu soo dhawayn lahaa dawlada Puntland iyo dawlada Malaysia islamarkaasna loo horumarin lahaa xiriirka labada dawladood, loogana faa’idaysan lahaa horumarka ay ku talaabsaday dawlada Malaysia. Xiriirkan ayaa sidoo kale dawlada Puntland u aragtaa mid ahmiyad wayn u leh kor u qaadida arimaha bulshada ee Jaaliyada, khaasatan sidii loo tayeen lahaa Caafimaadka, Waxbarshada iyo Ganacsiga, hawlahaan baahidooda ayaa ah kuwa ugu muhiisan ee Jaaliyadu kaga xiran dalka malaysia. Dhinaca kale dawlada Puntland ayaa danaynaysa sidii loo heli lahaa xiriir rasmiya oo caalimaya oo dhexmara iyada iyo Malaysia si xal loogu helo mashaakilaadka soo foodsaara Jaaliyadeeda ku dhaqan dalka Malaysia, sida arimaha socdaalka (immigration affairs) iyo dhibaatooyin amniga khuseeya oo mararka qaarkood la soo gudboonaada Jaaliyada, islamarkaasna Jaaliyadu ay dhinaceeda ilaaliso una hogaansanaato sharuucda u dagsan dalka Malaysia. Hadaba hawshaan baaxada wayn leh ayaa dawlada Puntland u soo magacowday mudane Ahmed Osman Shibbin oo in mudo ah dagnaa dalka Malaysia kana mid ah dadka hantiilayda ah ee dagan wadankaas. Mudane Shibbin ayaa ah nin magac-dheer ku leh bulshada Soomaliyeed guud ahaan, waayo aragnimo iyo aqoon dheeraadana u leh arimaha Jaaliyadaha, jagooyin muhiima ka soo qabtay Jaaliyadaha Soomaalida ee Australia, New Zealand iyo Malaysia sanadadii ugu dambeeyay. Mudane Shibbin waa nin lagu yaqaano xoog furnaan iyo inuu si aan hagar lahayn ugu adeego danta guud meelkasta uu joogo. Wuxuu mar aan Mudanaha wax ka waydiiyay siduu u arko xilkaan cusub ee loo soo magacaabay ii gu jawaabay “ waa mid aad loogu baahnaa waxtar wayn u leh Jaaliyada reer Puntland ee ku sugan dalkaan, waxaa iyana waxtar taas la mida u leedahay xafiiskaan dalki,i sababtoo ah dalkaan Malaysia waxbadan oo wanaagsan oo looga dayan karo ama dawlada Puntland wax looga tari karo (capacity building ) ayay leedahay marka waxaan oran lahaa waa talaabo horumar leh wakhti saxana la qaaday”. Wuxuu kaloo Mudane Ahmed Osman Shibbin cadeeyay in ay jiraan sanadkii la soo dhaafay 2009kii dad uu ku qiyaasay toboneeyo qof in dawlada Puntland arimo caafimaad ugu soo dirtay dalkaan Malaysia iyo in kabadan 70 qof iyagu iskood u socday oo Puntland ka yimid intaba ay u fidiyeen gacan bini’aadanimo siday u maareen lahaayeen arimahooda caafimaad. Waxaa iyana jirta ayuu yiri mudane Shibbin arday reer Puntland ah oo afar boqol ku dhaw halkaana wax ka barta una baahan in tiro-koob saxa laga helo xaaladoodana laga war hayo, marka waa mid wayn oo muuqata baahina looqabo in lahelo xafiis wakiil ah oo ****ola baahida Jaaliyada iyo sidoo kale tan dawlada Puntland. Ugudambayn, Mudane Shibbin ayaa ugu baaqaya isagoo ku hadlaya magac dawlada Puntland dhamaan dadka reer Puntland meelkasta ay joogaan inuu Xafiiskiisu diyaar u yahay wax qabad ku aadan danahooda gaarka ah, sida; u soo saarida ardayda sharci Waxbarasho iyo islamarkaasna in ardayga loo xereeyo jaamacada ku haboon daraasadiisa isagoo jooga rugtiisa/dalkiisa, keenid iyo sharci u soo saarid dadka Malaysia u imaanaya arimo Caafimaad iyo khidmooyin kale oo badan, waxaa iyana xafiisku diyaar u yahay inuu jiheeyo cidii dananaysa arimaha Ganacsiga. Fadlan wixii tafaasiila ka la soo xiriir Xafiiska Wakiilka Puntland ee Malaysia NO 54, Satang 2, Medan Idaman, Gombak Kuala Lumpur 53100. Tel: +6-0341498811 Mob: +6-0173607074 Fax: +6-0341498812 Email: punt.malaysia@gmail.com Qalinkii Omar Samatar dinu-hanifa@yahoo.com Fadlan ilaali xuquuqda qoraalka
  19. Mintid, This is very pathetic argument to say that the sool community is better off under somaliland. For example adhicadeeye a somaliland degaan, you find that just yesterday puntland diaspora handing out food relief to drought stricken nomads. Watch here Why isn't somaliland assisting in the drought because it doesn't have the funds to do so, all they can do for somaliland is sign fake contracts to give them "hope" such as the cement factory in berbera!!! Secondly, the communities in ssc have politicians and garaads. Two sections!!! the garaads are all puntland supporters as was witnessed by garad jamac arrival in bossaso. However the politicians do sway to hargeisa and garowe side, but the key decider will always be the garad who is the head of the clan, whilsts the politician is really just the individual!!! Finally, all of burco and erigavo is underdeveloped my friend, not one masharic that has ever been invested in that area by rayale. Believe me when i say their lifeline is bossaso port and not berbera and if u don't believe me why u think they use the SOMALI SHILLING FOR? Because they know full well were their financial interest lies and it isn't in hargeisa or berbera. Silanyo will reverse everything egal did, i know that if he is elected there!!! if he is not, i know that he will cutt toghdheer and his clans land and establish and autonomous region that comes under somalia!!!
  20. Blessed, I kind of figured they all left berbera and parked their geels in hargeisa because of the more cooler climate.