Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Garoowe:-Waxaa wareegta ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada ee Madax weynaha dowlada Puntlland Dr.Faroole lagu kala diray golahii xukuumada ee dowlada Puntlland isagoo ku sameeyey isku shaandhayn sidda lagu xusay wareegtada Lr 19 011/03/2010. Madaxweynaha Puntlland Dr C/raxmaan Faroole ayaa la tashi badan oo uu la sameeyey Madaxweyna ku xigeenka Puntlland Gen.Cabdi samad Cali Shire waxaa uu magacaabay Gole xukuumada oo cusub. Wasiirada cusub ee xilka loo dhiibay waxaa ka mid ah 1.Wasiirka Amniga Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr 2.Wasiir Kuxigeenka Amniga Cali Yuusuf Cali Xoosh 3.Dr.Dauud Maxamed Cumar Wasiirka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga 4.Prof;C/qaadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga 5.Injineer C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasiir Kuxigeenka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga 6.Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekaddaha iyo gaadiidka Badda 7.Xassan Faarax Jaamac Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha 8.Cabdi Maxamuud Maxamed Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha 9.Dr.Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Caafimaadka 10.Cabdi Khaaliif Xaaji Xassan Aw-Axmed Wasiirka Cadaaladda iyo dhaqan celinta 11.Cabdi Yaasin Xirsi Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose 12.C/risaaq Maxamed Ismaacil Wasiir Kuxigeenka labaad ee arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose 13.C/shakuur Mire Aadan Wasiir Kuxigeenka howlaha guud iyo gaadiidka 14.C/qaadir Muuse Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda 15.Maxamed C/laahi Saalax Deer Wasiir Kuxigeenka Kallumaysiga labaad 16.Saynab Ugaas Yaasiin Wasiir Kuxigeenka arimaha Haweenka iyo Qoyska 17.Cali Axmed Gamuute Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada 18.C/qani Salaad Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta 19.Maxamuud Maxamed Sheikh Ibraahim Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Wasiirada xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah 1- Gen.C/laahi Siciid Samatar 2- C/risaaq Yaasiin Cabdulle 3- C/laahi Cali Xirsi 4- Faarax Aadan Dhalac 5- C/risaaq Xuseen Gacayte 6- C/kariim Saalax Cali 7-Bashiir Cali Biixi 8- Xaliimo Maxamuud Maxamed Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa M_M_Deeq Halgan.net
  2. Ibtisam I didn't even tell you half the truth. That was the only mildest one i could say. The other facts i know if i publish will get me banned!!! Anyways. You learn not cross our line, we won't cross yours!!! kapish!!!
  3. Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Ahmed Madoobe) meel kasta baan ku dileynaa Al-Shabaab Posted to the Web Feb 28, 19:15 Kismaayo:-Sh.Axmed Maxamed Islaam oo ka mid ah saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ayaa warbaahinta u sheegay inay ugaarsan doonaan madaxada iyo saraakiisha Al-shabaab,Sheekh Axmed Madoobe ayaa yiri "Dagaallada aan kula jirno Al-shabaab waxay ka dhici doonaan Muqdisho iyo goob walba oo aan ku wada sugan nahay wuxuuna noqon doonaan mid dheeraada. Shiikh Axmed Madoobe ayaa baaq u diray Culumada waxgaradka iyo ganacsatada Soomaaliyeed isaga oo sheegay in laga hortago manhajka Qaloocan ee ay wadaan Al-Shabaab . Shiikh Axmed Madoobe ayaa waxa uu sheegay in ay xoojin doonaan dagaalada ka socda gobollada Jubbooyinka, cid walba oo xiriir la leh Ururka Al-Shabaabna ay dili doonaan. Ahmed Madoobe ayaa beeniyey hadal ka soo yeeray Afhayeenka Al-Shabaab ee J/hoose Xassan Yacquub isaga oo sheegay in ay dagaal kula jiraan Ururka ONLF waxaana uu yiri "Jabhadda ONLF waxaan u aqaan inay ka dagaalanto dalka Itoobiya, mana jirto wax garab ah oo aan ka helno, " . Ahmed Madoobe ayaa ka hadlay qof ay ku gowraceen Al-Shabaab deegaanka Diif wuxuuna ku tilmaamay mid waxshnimo ah ,hadalka Sh Ahmed Madoobe ayaa yimid xili miino loo dhigay Suuqa Bakaaraha Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ay ka bad baad een iyadoo saraakiil ka mid ah Al-shabaab ay sheegeen in raggii ku dhintay qarax ay ka tirsanaayeen Xisbul Islaam walow arinkaas ay beeniyeen Xisbul Islaam. Ma jiro war ka soo baxay dhinac Al-shabaab oo ku saabsan hadalka maanta ka soo yeeray Sh Axmed Madoobe oo ah Sarkaal ka tirsan ururka Xisbul Islaam oo iyagu lagha saaray magaalada Kismaayo. Cabdi Yare Halgan.net
  4. Golgodob people we only had 1 war with!!! it is settled and they know the truth. Listen buddy after we beat the usc in galkayo 93. U know abdullahi yusuf called them back and said "dega meesha aad weligin dega jirteen iyo haa nagu soo xad-gudbina" That is what you call gobanimo!!! How many of your leaders act like that? None!!! But be rest assured those people you arrested this time in your land are ssdf and we know who you are arrest. If you don't release them immediately "your people wa neef socoda in puntland" That is not threat!!! we already holding over 20 cars captive!!! On last note. Take this advice "Puntland iyo xornimada waa lama taabtaan" A famous person said this a long time ago. Learn from it
  5. Puntland people are not ones who like to boast. But let me give you history check. Everyone was using ethiopians not just puntland. Secondly Do you know abdullahi yusuf was jailed for 5 years because he refused to accept ******iya as apart of ethiopia. Don't see aideed or the egals take that sort of measure. Halyey buu ahaa yusuf he had his bad and good side but his positive outweighed his negative!!! Ps: Onlf people have never said thanks to yusuf for the measure he took!!! He was prepared to die and most likely would've if menguistic wasnt toppled!!!
  6. Even when siyad came to power, he came thru a coup. SSDF had a military wing based in and around our puntland towns to defend our people. Whilst our politicians were plotting how to take over the nation with minimal harm to civilians. Not split in half or kill tribes. Anyways you got alot to learn kiddo!!! but these are the raw facts whether u wanna accept ir ot not!!!
  7. Who Said we gived up. When the ssdf formed it was formed to protect our people from siyad. Ironically after the ssdf front siyad never persecuted us again. That was their sole purpose my friend just to defend ourselves. Not attack others. U will see that pattern always with us. USC attacked us in 93 in galkayo as everyone is aware and wat did we do. We defended ourselves. The sayyid attacked us in puntland, and we defended ourselves. The only aggressor we have is morgan in reality. The rest of our leaders are defense orientated. By the way sacad ssdf was nothing like the usc and snm who were mainly "clanist based organizations" see the usc goal was to kill a certain tribe, it wasn't political or a beef they had with siyad barre. Same goes with the snm lets not recount what happened in awdal region especially boorame. It was pure tribal cleaning. Inshallah all these will be weighted when the dust settles in somalia and you will see the usc and snm are the ones heading for jail. The ssdf never killed civilians. They were political click, they attempted coup on siyad barre to topple him, morgan snaked them out and told siyad their plan and they were summarily executed!!! We wanted to remove siyad barre not kill all people. After-all Politics and Civilians are two different ball games.
  8. The british couple has nothing to do with puntland. Talk to galmudug. Harardheere is not ruled by us. http://www.middle-east-online.com/English/?id=35360 PS: piracy issues in puntland are done safely, we don't target american or british ships. Speak to galmudug they do the "risky" heists. We do the safety ones and never get caught and get paid and get out safely!!!
  9. This won't go anywhere, just another scrap and throw trial!!!. Infact the butchnher of hargeisa is going to be rewarded with jubbaland president. On top of that, sland will be brought under the tfg by silanyo whom we already bought and planted federalism seed into and to make matters worse officially all somali clan elders of every single tribe consensually agree that the snm are designated bucur bacayr position and share with their other native awdal and jabuti brothers. That is strong evidence that every clan can agree on where someone originates and must be taken note of!!! To add salt to the wound the highest position they can get is foreign minister and that was even taken away from them by jengali!!!! The SNM clan are apart of somalia, and they will get what they deserve NOT GET SOMETHING THEY DONT DESERVE. every clan has it's slice. Some bigger then others due to multiple reasons such as population, tarikh, wealth, power.
  10. Nassir. somali culture was always about looting camels. its nothing new!!! and nothing to be ashamed of!!! However the pirates are different, they don't harm somalis. Which I commend them for!!! As long as they dont get involved in the politics and cause more problems for somalis I personally don't have an issue with them. Their are pirates all around the world. Right next door yemen our brotherly region does exactly the same!!!
  11. Muuse Cali Jaamac: Dowlada Puntland Waa inay La Timaado Siyaasad Tolmoon, Waana in La Furo Xisbiyada Bisha June 2010 (Dhageyso) Boosaaso, (RBC Radio) Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka tirsan xisbiga Isbedeldoonka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu rajeynayo in marka La gaaro bisha June 2010 Puntland laga hirgaliyo nidaamka asxaabta badan taasi oo horsed u noqon doonta in dadku ay sameystaan xisbiyo mucaarad ah. Muuse Cali Jaamac ayaa wareysi uu siiyey RBC Radio waxaa uu kaga hadlay isbedelkii ka dhacay Puntland sanad ka hor iyo xaalada hadda ka jirta degaanada Puntland. Wuxuu sheegay in dowlada hadda ka jirta Puntland ay qabatay arimo badan laakiin ay ku guul dareysatey inay dhaqaalaha fariisiso, wuxuuna Muuse Cali Jaamac sheegay in dowladu ay kordhisay canshuuraha taasi oo wax u dhintay badeecadaha la soo waarido. Muuse Cali Jaamac waxaa uu sheegay in doorashadii bishii January 2009 ka dhacday Puntland ay ahayd mid ku timid baahi dadku u qabeen isbedel ka dhaca Puntland, isagoo xusay in ururkiisu uu ka mid ahaa dhinacyadii isku hawlay in arintaasi ay mira dhasho. Wuxuuna u hambalyeeyey rag horey uga tirsanaa ururka Isbedeldoonka oo hadda wasiiro iyo wasiir ku xigeeno ka noqday maamulka. Muuse Cali Jaamac waxaa uu ku celceliyey in hirgalinta nidaamka axsaabta badan iyo qaadista afti dadweyne ay yihiin arimo muhim ah oo aan marnaba laga boodi karin si loo gaaro doorasho qof kasta ka qeybgali karo. Wuxuuna sheegay in uu jiro ballan ku saabsan hirgalinta xisbiyada oo ay dowladu horey u qaaday. Mar RBC Radio weydiiyey Muuse Cali Jaamac bal inuu isbarbardhigo maamuladii isxigay ee soo maray Puntland ayuu sheegay in dowlada hadda ka jirta Puntland ay ku soo beegantay xilli ay marxalado dhaqaale oo aad u adag ka jiraan caalamka balse waxaa uu dhinaca kale ku dhaliilay dowlada Puntland inaysan la imaan siyaasad wax looga qaban karo dhibaatada dhaqaale. Xubnaha ku jira golaha xukuumada ee Puntland oo badankood ka soo jeeda qurbe joogta kuwaasi oo aan ka warqabin xaalada dalka ka jirta ayuu Muuse Cali Jaamac u aaneeyey in aan la helin xal ku haboon oo wax looga qabto dhaqaalaha iyo dhibaatooyinka kale. Isagoo ka hadlayey xiriirka Puntland iyo Somaliland ayuu ku micneeyey inuu yahay xiriir aan isdiideyn oo u dhexeeya labo shacab oo walaalo ah isla markaana wadaaga diinta, dhaqanka iyo afka, wuxuuna ugu baaqay in shacabka labada dhinac aysan kala raacin danaha ay kala wataan shakhsiyaadka siyaasiyiinta ah, kuwaasi oo had iyo goor danahooda gaarka ah ka fiirsada mida guud. Muuse Cali Jaamac waxaa uu dhaliilay xiriirka mugdiga ku jiro ee ka dhexeeya Puntland iyo Somaliland, isagoo sheegay in masuuliyiinta Puntland ay lumiyeen fursad wanaagsan oo ay heleen taasi oo ahayd in degaanada maamulka Puntland ay xarumo saldhig ah u noqdaan hawlaha dowlada dhexe iyadoo laga faa’ideysanayo amniga ka jira Puntland. Wareysiga Muuse Cali Jaamac waxaa uu ku cambaareeyey falalka ay geysanayaan kooxaha burcad badeeda ee soo afduuba maraakiibta ku goosheysa xeebaha ka baxsan Soomaaliya waxaa uu niyad wanaag ka muujiyey in wax laga qaban karo haddii maamulka iyo shacabku ay daacad ka yihiin in la joojiyo burcad badeednimada. RBC Radio Listen here RBC RADIO
  12. What a bunch of scumbag. Ma waxaas ba wadaad ah illahi baan kugu dharshe? Loser shabab. Burcad badeed treat their captives well and their supposed to be criminals.
  13. Shilling yes their is an arrangement in place between puntland and sudan. Puntland high school certificates can be used as an entry point into sudanese universities. So I guess alot of our students pursuing higher learning will be going to sudan. I hope the education minister furthers it even further to kenya.
  14. Xaggee marayaa dhismihii Markazka Al-xikma ee dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo.( Posted to the Web Feb 27, 11:50 Gaalkacyo:Dhamaan Walaalaha Kheyrka Jecel ee Soomaaliyeed sida aad la wada socoteenba waxaa socday dhismaha Markazka dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo waxaana la dhagax dhigay 15/6/2009,Qorshuhu markaas wuxuu ahaa inuu dhamaado dhamaadka sanadkii ina dhaafay ee 2009-ka. Halkaan ka Daawo sawirada Markazka Dib u dhacaas waxaa sabab u ahaa waxay shaqadu istaagtay intii u dhexeysay bilihii Sebtember ilaa December codsi ka yimid walaalaha alxikma ee shaqada qaybta ka ahaa awgiis kadibna shaqadiisii dib bay u bilaabatay wuxuuna ku dhaw yahay dhamaad sida aad sawirada ka aragtaan. Waxaa xusid mudan in lagu qaymeeyey dhismihiisa 120,000$ dib u habayn lagu sameeyey naqshada oo dhismaha qaybo muhiima oo sinaba aan looga maarmin lagu daray ayaa kharashkii waxaa ku kordhay 10,000 $,Shirkada dhismaha wada waxaa u haray lacag dhan 52.500$. Hadaba dhamaan walaalaha khayrka jecel waxaan ugu baaqaynaa dal iyo dibadba inay ka qayb qaataan Dhismaha Markazka dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo. Waxaa Mahad gaar ah ay u soo jeedinayaan howl-wadeenada gacanta ku haya dhismaha Markazka dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo Walaalaha Al-xikma oo gacan weyn ka geystay hirgelinta Markazkaan waxaan Alle uga baryeynaa in Alle ka abaalmariyo dadaalkooda. abuu c/laahi abuu c/laahi awdheeli@hotmail.com Halgan.net
  15. Wafdi ka socda Dalka Kuwayt oo galabta Soo gaaray Magaalada Garowe (Garowe)RBC: Waxaa galabta soo gaaray Magaalada Garowe wafdi heer caalmi ah oo ka socda dalka Kuwat wafdigaan ayaa waxaa hor kacayay oo ka soo dejiyay airapoorka Magaalada Bosaaso Wasiirka Wsaaradda Xanaanada Xoolaaha aale Axmed Xasan Doonyaale iyo wasiirka Caaafimaadka Puntland Dr Bashiir cali bixi. Wafdigaa oo ka koobnaa 10 xubnood iyo laba xubnood oo Soomaali ah ayaaa waxaa ku jira nin la taliye dhanka dhaqaalaha u ah Madaxwaynaha Dalka Kuwayt ahna Ganacsade wayn oo reer Kuwayt ah sida xogta aan ku helayno. Socdaalka wafdigaan oo rasmi ahaan loo ogayn waxa uu la xariiro ayaa hadana ilo xog ogaal ah oo u waramay Warbabhinta RBC u sheegeen in uu la xariiro socdaalkooda in Dowlada puntland ay kala hadlaan sidii loo anba qaadi lahaa xariir wanaagsan oo dhaxmara Puntland iyo Kuwayt. Waxaana sidoo kale la filayaaa in Madaxwaynaha ay kulan caawo la qaataan si ay ugala hadlaan waxyaabaha uu safarkooda ku wajahan yahay inkastoo loo badinayo in ay ka wada hadli doonaan sidii Gacan uga gaysan lahayen dhanka waxbarashada Caaafimaadka kaalmaynta dadka danyaryarta ah iyo arima kale. Ma jirto cid katirsan Dowlada oo ilaa iyo haatan arintaan ka hadashay walow saacadaha soo socda laga yaabo in ay Xukuumadu ka hadasho oo ka warbixiso waxa uu socdaalkooda la xariiro iyo ujeedka Socdaalkooda ka danbeeya. RBC NEWS Xafiiska Garowe C.raxmaan ilkacase
  16. Dhalin yara gaarayso 80 ruux oo tababar ku saabsan qaabka shaqo loo abuuri karo uga furmay Magaalada Garwe (Garowe0)RBC: Waxaa maanta tira dhalin yara ah oo gaarysa 80 Ruux uga furmay howlka shirarka ee xarunta Jaamacada Bariga Africa siminaar socon doona muda shan cesho ah kaa oo ku saabsan qabka loo abuuri karo ganacsi xur ah oo qofka sameeyo. Siminaarkaa ayaa waxaa u qabtay tiradaa dhali yarada ah Hay,adda Tadamun oo ka mid ah Hay,addaha ka howlgala deegaanada Puntland waxaana qayb ka yihiin dhalin kale oo iyana la filayo in sedaxda bisha soo socota iyana u furmo siminaar kan oo kale ah. Tababarkaa oo ahaa mid intabadan xooga lugu saarayay in dhlinta ay isku dayaan in ay abuuraan xirfad shaqo ayaa waxaa dadkii ka soo qaybgalay xafladii siminaarkaa lugu furayay kula dar daarmeen in ay ka faaidaystaan tababbarkaa. Tiradaa dhalinta ah ee siminaarkaa loo qabtay ayaa ku soo aadaya xili asbuucyada soo socda la filayo in sidoo kale la qabto siminaar kan la mid ah oo asna ku saabsan qaabka shaqo loo abuuri karo. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
  17. Khartuum (RBC Radio) Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhaweynayey ardada cusub ee Puntland ayaa lagu qabtay hoolka alribaad al wadani ee magaalada khortoum suudaan. Xafladan ayaa kasoo qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa ururka guud ee ardada soomaaliyeed sida Gudoomiyaha Axmed Maxamed Cabdi, Xoghaya guud daud Maxamed Nuur Cigaal, Xoghaya arimaha dibada Cawil Maxamuud Yusuf iyo mudanayaal kala duwan iyo marti sharaf boqolaal gaaraya. Ugu horeyntii ayaa gudoomiyaha ururka ardada puntland oo hadal kooban ka jeediyay mahad balaaran u celiyay dhamaan masuuliyiinta iyo marti sharafta kasoo qayb gashay xafladda. Sidoo kale Wasiirka Waxabarashada Puntland Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax juxa oo khadka taleefoonka uga qayb qaatay munaasabadan ayaa kula dardaarmay guud ahaan ardada soomaliyeed iyo gaar ahaan ardada puntland inay dadaal xoog leh ku bixiyaan xaqiijinta yoolka waxbarasho ee ay dalka suudaan ujoogaan iyo inaysan siyaasada Soomaaliya ee gurracan saamayn ku yeelan wadajirkooda iyo iskaashiga dhexdooda . Axmed c/risaaq (dhaashane) oo u hadlay aradada cusub ayaa u mahad celiyay gudiga soo qabanqaabiyay munaasabadan lagu soo dhaweynayo kulana dardaarmay ardada cusub ka mira dhalinta hididiilooyinkooda waxbarasho. Sidoo kale madaxa gudigii qabanqaaabada xaflada iyo xalinta arimaha ururka Cabdiqadir Cabdulaahi Yusuf Weerarood ayaa ka warbixiyay wajiyadii kala gadisnaa ee ay soo martay hirgalinta xafladan isla markaana soo bandhigay dastuur cusub oo ay yeelanayo ururka ardada puntland laguna soo afmeerayo habacsanaanta ka jirtay ururka isagoo sheegay in dastuurka cusub xaq buuxa usiinayo arday kasta oo puntland ah oo sudan wax ka barta in uu codkiisa ku doorto masuuliyiinta ururka doorashooyin xor ah oo bisha lixaad sanad kasta lagu soo dooranayo maamulka cusub ee ururka ardada puntland. Xaflada oo kalmado aad uqiimo badan , heeso iyo dhaqanka somaliya lagu soo bandhigay ayaa kusoo dhamaatay jawi aad uqurux badan. mustaf aasbaro. RBC Radio Khartuum Suudaan
  18. Ururka SYSA oo Waxbarasho u fidiyey 1200 oo IDP ah kuna dhaqan Garowe Ururka wadanaiga ah ee marka Magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan SYSA ayaa markii ugu horaysay waxaa ay waxbarashado u fidiyen in kabadan kun qof oo ku jira xeryaha qaxootiga ee ku yaal magaalada Garowe, iyagoo gacan ka helay dhanka Mushahaar siinta Macalimiinta Hayadda Hormarinta waxbarashad ee EDC halka ay Ururkuna ay iyaguna ay gacan ka gaystaan agab yada kale ee iskuulaadku u bahan yahay waxaana ay wax ku bartaan qaab radiyaha wax looga gudbiyo Dadkaan ay wax barayaan ururkaani ayaa waxaa dadooda lagu sheegay 12ilaa 6 sano jir kaamaka ay wax ka baraana waxaa kamida Kaamka Shabelle. Barwaaqo, ******** Siliga iyo Kaamka Riigaoo dhamaantood ku yaala Garowe Caduur Aadan Caduur oo aan maanta kula kulanay Mid kamida kaamamka ay waxbarashada u fidiyeeb ayaa noo sheegay in ururku uu hada wax baraan 1200 oo arday kadib markii ay gacan ka heleen hayadda EDC, Caduur waxaa sidoo kale uu ii sheegay in qof walba si dhakhso ah ay wax ku baranayaa loona isticmaalayo Radiyaal, isla markaasna ay sii balaarin doonaan marka laga yimaado Ururka SYSA oo Gacanta waxbarasho siiyay dad u baahnaa ayaa waxaa ay dadkaani horay u haysan waxbarasho ay ilmahooda gaystaan kuwaas oo ahaa Muruqmaal aan kana shaqaysan jiray shaqooyin ay ka mid yihiin Baalashka gabdha Dhaqida Gawaarida iyo wax la mid ah balse hada waxaa ay u muuqataa kuwa ka baxay jahligii oo ay u jeesteen waxbarasho, inta badan dadka qaxootiga ah waxaa la soo darsi jirtay waxbarasho lacag ah oo aan waalidiinta dhalay ilamaha aan awoodin in ay geeyaan iskuulaadka dhanka dhaqaalaha awgiis balse taasi waa mid meesha ka baxday kadib markii ay heleen waxbarasho lacag laaan ah. C/naasir Naasiin Salaad SBC International- Monitoring
  19. Wafdi reer Kuweyt ah oo uu horkacay Sh Cabdiwaaxid Xaashi oo shalay soo gaaray Boosaaso Posted to the Web Feb 27, 16:21 Boosaaso:-Wafdi uu horkacayo fadiilatu Shiikh Cabdiwaaxid Xaashi oo ka soo kicitimay dalka Kuweyt ayaa shalay waxaa ay soo gaareen magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,Wafdigaan ayaa waxaa uu ka koobnaa ilaa 10 xubnood waxaan wafdigu ka koobnaa masuuliyiin ka tirsan Hay'addo gargaar oo Islaami ah iyo Hay,adda Al-manhal Islaami,Wafdiga ayaa socdaalkoodu waxaa uu ku saabsanaa in ay furaan Isbitaal weyn oo ay ka dhiseen Jaamacad Bariga Afrika. Halkaan ka fiiri sawirada Isbitaalka Wafdiga uu Sh. Cabdiwaaxid Xaashi horkacayey ayaa markii ay ka soo dageen garoonka diyaara daha ee Bandarqaasim ee magaalada Boosaaso waxaa uu Sh. Cabdiwaaxid saxaafada uga waramay ujeedada safarka wafdigaan waxaan uu yiri Shiikhu. ''u jeedada safarka wafdigaan waxaa weeye in ay furaan Isbitaal ay ka dhiseen Jamaacada bariga Afrika iyo mashaariic kale oo ay ka hirgeliyeen Puntlland ,Sh.Cabdiwaaxid ayaa waxaa kale oo uu sheegay in Wafdiga ay u yimaadeen Puntlland in ay dhaqaalo gashtaan balse waxaa ay indha indhay nayaan xaalada guud ee Puntlland.'' Wafdiga reer Kuweyt oo shalay soo gaaray Boosaaso ayaa waxaa garoonka si weyn ugu soo dhaweeyey wasiiro ka tirsan maamulka Puntlland ,masuuliyiinti Gobolka Bari oo uu horkacayey gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Al-xaaji Muuse Gelle,Isimo ,Ganacsato iyo culimo,udiin. Wafdiga ayaa xalay casho sharaf loogu sameeyey magaalada Boosaaso waxaan ay maanta gaareen magaalada Garoowe iyadoo la filayo in ay kulamo gaar ah la yeeshaan Madaxweynaha Puntlland iyo Golahiisa Wasiirada. Markii ay maanta gaareen Magaalada Garoowe wafdigaan reer Kuweyt ayaa waxaa soo dhaweeyey qaar ka mid ah Golaha wasiirada waxaan ka mid ahaa wasiiradii soo dhaweeyey wasiirka Caaafimaadka Puntland Dr Bashiir Cali Biixi, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Axmed Xassan Doonyaale iyo Wasiirka Warfaafinta iyo Hidaha Cabdi xakiim Axmed Guuleed. Culumo,udiinka ku dhaqan Puntlland ayáa iyagu ah lafdhabarta ay ku taagan tahay Hay'addaha Waxbarashada ,Isgaarsiinta , gargaarka, iyo xalinta khilaafka beelaha kala dhexgala , Waxaa xusid mudan in Hay,add Al-Manhal Islaami ay mashaariic la taaban karo ay ka fulisaya dalka Soomaaliya arinkaas oo dadka waxgaradka ah ay u aqoonsan yihiin kartid dheeraadka ah ee ay Hay'addu muujisay xili dalka uu ku jiro xaalada qalafsan. M_M_Deeq Halgan.net
  20. Riyale is operating a child smuggling network in burco. They are attempting to steal somali kids and give it to overseas customers. After they ran out of supplies in burco to give, they turned their focus on puntland. But dharbaxo kulul bay la kulmeen. It's Quite Simple!!! Think about it. Why would they steal the kid from bendar beyla and take her to burco if their isn't a customer base there? As for the pirates. Lol!!! Riyale is not our focus, he is not recognized and not a threat. Our Goals are Hamar, that is where things are decided PERMANATELY FOR ALL SOMALIA!!! And so far we are doing good job!!! Those snm rats will be permanately under our feet. Whilst temporarily they can take cheap shots at us BUT IT WONT LAST UNRECOGNIZED PPL
  21. Qudhac. Its very simple. U want War. Burco will be ours. If we defeated aideed with the national army equipment, where do u think u stand? If u dont release those people, 200 snm men will be lying on the roads of puntland. Its quite simple. No calcaal no Show!!! U don't like that. Then make a move. But When u Do Know that Hafun will hitt u
  22. The story is, somaliland locked up fisherman from puntland against charges of "piracy". Untill they release those fisherman, the gara'ad folks won't release these men. Plus their is aenother incident where another truck was captured by the relatives of the young girl that was stolen from bendar bayla who is holding more snm hostages untill they release the girl. You see the problem is somaliland has "child porn ring" after they have sold their children into this, they are now trying to expand the business into puntland. It is known as "burcad caruureed" where they are putting children in danger. This is nothing like piracy, which doesn't involve endangering somalis in anyway, but is foreign beef. I prefer piracy at least they don't harm any somalis. But these snm rats are harming our children and they must be dealt with. All snm will be targetted inside puntland and seyfka wa bananka if they don't release those fishermen plus that girl they stole from bendar bayla.
  23. Faahfaahin kasoo baxaysa Gawaari laga leeyahay Somaliland oo lagu afduubtay Puntland February 26, 2010 Kooxaha geystay Afduubka gawaari laga leeyahay Maamulka Somaliland oo lagu haysto degmadda Jariiban ee gobolka Mudug ayaa soo saaray Shuruudo ah in maamulka Somaliland uu sii daayo ku dhowaad 40-ruux oo ay sheegeen in ay ahaayeen Kallumaysato oo ay kusoo oogtay danbiyo la xirrira arimaha Burcad Badeednimo. Ka dib markii ay Ciidanka Badda maamulkaasi ka qabteen meel ku dhow xeebaha ay maamusho xilli ay doonidi ay wateen oo ahayd nooca kallumaysiga ay kula cariday meel ku dhow xeebaha ay maamusho Somaliland sida uu ku waramay mid ka mid ah dablayda hubeysan oo lagu magacaabo Cabdi Warsame Jufe oo loo yaqaano Cabdi waal oo u waramay Horseed Media. Ninkaasi u hadlay dablayda hubeyan ee gaadiidkaasi gacanta ku dhigay ayaa sheegay in gaadiidka oo ay weheliyeen ilaa iyo toban shaqaale ah xaaladooda ay tahay mid wanaagsan isla markaana ay yaaliin Saldhiga degmadda Jariiban isagoo sheegay in dadkaasi ay gacanta ku hayn doonaan inta ay Maamulka Somaliland kasii deynayo dadka lagu eedeyey Burcad Badeednimada. ”Waxaa aan u baahanahay waa in naloo sii daayo dadkeena kallumaysatada ah oo ay Somaliland ay gacanta ku hayso hadii aysan xoriyadooda dib u siin anaga ma si deyneyno waana ay sii socon doonta howshan aan wadno hadii naloo sii daayo waana si deynayna”,ayuu yiri Cabdi Waal. Mar ay Horseed Media wax ka weydiisay waxaa ka jira ragaas lagu soo oogay dambiga Burcad Badeednimada oo ay Somaliland xukuntay waxaa ay ku xaqiijiyaan in ay ahaayeen kallumaysato oo aysan ahayn Burcad Badeed,ayuu sheegay in arimahaas ay yihin kuwa Been abuur ah isla markaana ay ahaayeen kallumaysato. Dhanka kale maamulka gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegeen in ay dadaal ugu jiraan si deynta gawaari nooca xamuulka qaada oo markii hore u kiraysnaa Hay’adda WFP kaas oo ay afduubteen rag hubeysan kana afduubteen meel ku dhow Buurtinle,waxaana ay arintaas tahay mid la xirrirta waalidin kasoo jeeda Puntland oo carrurtooda laga xaday oo lagu haysto degaanadda Somaliland. Horseed Media
  24. This is suspicious. Why are these kids always being sent to hargeisa, ma waxaa fadhiya child porn ring there? Anyways Farole needs to address this because this now the second time this has occurred, before shicibka bossaso stand up and start attacking burco businessmen in the city like they did with shabeeli ppl recently!!!
  25. Interesting panel of somali elites on al jazeera debating the way forward for somalia and how to restore law and order!!! 25 min Special by Al jazeera and quite informing!!!