Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Not Bad. I don't know why the puntland diaspora doesn't get us involved in raising funds to help out in these initiaves. If we as the diaspora contributed we could install artificial grass into the fields.
  2. Not Bad. I don't know why the puntland diaspora doesn't get us involved in raising funds to help out in these initiaves. If we as the diaspora contributed we could install artificial grass into the fields.
  3. Boosaaso (RBC Radio) Duqa magaalada Boosaaso Maxamud Faarax Beeldaaje ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo shirkadaha inay maalgashi ku sameeyeen waddooyinka magaalada ka dibna ay kharashaadka kaga baxa ku dallaacaan dowlada hoose si magaalada ay u noqoto mid horumarta. Waxaa uu duqa magaaladu sheegay in maamulka degmada ay diyaar u yihiin in laga bilaabo maalinta Sabtida [20-ka March, 2010] inay qabtaan waraaqada mashaariicda maalgelinta ee ay ganacsatadu ku soo qiimeynayaan dhaqaalaha kaga bixi kara dhismayasha waddooyinka (project proposal), ka dibna dowlada hoose iyo ganacsatadu ku wada xisaabtamaan kharashaadka ku baxa dhismayaasha jidadka. “Ganacsatada waxaan ku wargelineynaa in laga bilaabo Sabtida oo ay taariikhdu tahay 20 March 2010 ay u furan tahay in waraaqahooda hindisaha (project proposal) ay noo soo gudbiyaan, anaguna aan u fududeyno sidii ay hawsha u qaban lahaayeen”, ayuu yiri duqa magaalada Boosaaso Maxamud Faarax Beeldaaje oo u waramay RBC Radio. Duqa magaalada ayaa sidoo kale sheegay in qandaraayada waddooyinka guud ahaan ay furan yihiin, isla markaana ugu yaraan 5 mashruuc oo ku saabsan waddooyin isugu jira kuwo cusub iyo kuwo hore oo dib loo dayactirayo dhowaan la bilaabi doono. Wuxuuna sheegay in cid kasta oo mashaariicdaasi fulineysa heshiis la geli doonaan ka dibna marka ay dhameeyaan hawsha ay dowlada hoose ee Boosaaso siin doonto wixii kharash ah ee ay sheegtaan. “Dowlada hoose ma awoodi karto inay mar qura waddooyinka oo dhan dhisto ama dayactiro laakiin shirkadaha qandaraasyada iyo ganacsatadaba waxay sameyn karaan inay mashruuca fuliyaan ka dibna nagula xisaabtamaan wixii hanti ah ee ka gala”, ayuu yiri Maxamud Faarax Beeldaaje. Waxaa uu duqu intaa ku daray in ujeedada ay dowlada hoose u soo bandhigtay mashaariicda qandaraasyada ee wadooyinka Boosaaso ay tahay si loo helo magaalo waddooyin fiican leh maadaama Boosaaso oo ah magaalada dhaqaale ee Puntland ay u sii koreyso si nidaam darro ah. Duqa Boosaaso waxaa uu sidoo kale ka dhawaajiyey in dowlada hoose qorshaha ugu jirto habeynta dhismayaasha magaalada oo xanibaad ku noqday waddooyinka isagoo sheegay in marka hore dhul banana u diyaarin doonaan ganacsiyada waddooyinka laga dhex sameeyey. Waa markii ugu horeysay oo dowlada hoose ee Boosaaso ganacsatada u bandhigto mashaariicda dhismayaasha wadooyinka oo qaarkood aad u burbursan halka meelaha qaarna aysan waddooyinba lahayn. Waxaana la filayaa in baaqa duqa magaalada Boosaaso ay ka jawaabi doonaan ganacsatada iyo shirkadaha gaarkaee sameeya mashaariicda maalgelinta ee ka hawlgala gobolka kuwaasi sanadihii u dambeeyey sii kordhayey.
  4. You can watch the ssc and puntland agreement live on ETN-TV.
  5. Yes. Any dispute that arises the qususi wala kala diri kara with 65% majority. For example garad jamac and garad of las anod are apart of the qususi, if they don't accept the qususi 65% ruling to be in garowe then yes technically u can tell garad of las anod this is the path the majority of ssc want!!! It simply resolves the issue of minority mucarads within the khususi by using "majority rules" policy!!!
  6. Maybe you should read the qususi and the points they agreed to. The garaads agreed to this key point. Qusuusiga Waxaa kala diri kara issimada saxeexay cod 2/3 2/3? that equates with 60%. That means if 2/3 or 60% of the garads agree on something the garad who refuse must accept the majority ruling. As you can see the only garads not present at garowe was garad jamac and the garadka of las anod. Whilst all the other garads were present. Those two garads must accept the ruling because it's over 60% or 2/3 majority they agreed to in buura wadal!!! In other words bro, to keep it short even if 2 garads refuse garowe, they must accept garowe for the sake of the khususi saying "majority votes rules".
  7. Heshiis dhexmaray Isimada Sool Iyo dawlada Puntland (Sawiro) Waxaa maanta lagu qabtey xarunta madaxtooyada Puntland kulan laba geesooda oo ay yeesheen Isimada gobolada SSC iyo dawlada Puntland oo ay hor kacayaan Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa. Kulankan oo saaka bilowdey ayaa soo gaadhey galabta 5:00 galabnimo xiliga Garowe waxaa si weyn loogu lafa gurey doorka ay dawlada Puntland ka qaadan doonto soo celinta magaalda Laascaanood iyo deegaanada kale ee maamulka Soomaliland ay gacanta ku hayaan. Waxaan laba dhinac isku afgarteen qodobadan: 1. Sida Dastuurka Puntland ku cad gobolada Sool Sanaag iyo ceyn waa qeyb ka mida Puntland mana kala gu´i karaan. 2. In Masuuliyada soocelinta deegaanada ay leedahey dawlada Puntland. 3. In doorka Isimadu yahey Xalinta Khiaafaadka, dhex dhexaadinta Umada, mideynta beesha, wacyi galinta iyo Abaabulaka oo lagama maar maan u ah soo celinta deegaanada maqan. 4. In la joogteeyo wada tashiga iyo iska warheynta Isimada iyo dawlada, waxaana ugu danbeyntii halkaasi looga mahad Celiyey Xildhibaanada dawlada Fadaraalka Soomaliya ee ka soo jeeda deegaanada Puntland oo qeyb libaax leh ka qaatey wada halka labada dhinac ee xiriirkoodu aanu mudooyinkan wanaagsaneyn. Isimada saxeexey Heshiiskan: 1. Garaad saleebaan garaad Maxamed 2. Garaad Abshir Saalax 3. Suldaan Siciid Cusmaan cali 4. Garaad cali Buraale xasan 5. Garaad C/laahi Axmed cali 6. Garaad maxamuud Cismaan mashqare 7. Garaad saleebaan Buraale Aw aadan 8. Ugaas Faarax maxa,uud Cali 9. Garaad C/laahi Garaad Soofe (NB. Isimada ayaa waxa ay si rasmiya u wakiishey garaad saleebaan Garaad Maxamed oo u saxiixey ) Dhanka Dawladana waxaa u saxiiixey Jen: C/laahi Axmed jaamac (Ilka jiir ) Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland
  8. By SHAUN HO newsdesk@thestar.com.my Sunday, March 14, 2010 Hor Chee Fei PETALING JAYA: The lure of a high-paying job took telecommunications consultant Hor Chee Fei to Somalia, one of the world’s most dangerous places. But three months on, he had to run for his life, empty-handed and glad just to get out. He was forced to flee the lawless land and was chased right up to the runway of the airport by his employer’s henchmen . Hor and five other Malaysians managed to avoid detection by blending in with a crowd of Chinese tourists. Hor, 49, had been asked to help set up a mobile telephone network in the self-declared Republic of Somaliland, a breakaway region in the northwest of Somalia. “It was a big contract and the money was good,” said Hor, who has experience working in several African countries. The consultant said he was engaged by the telco’s owner on a one-year contract. He added that the owner, who is very rich, arranged for the company’s CEO to take him to inspect the facilities in Hargeisa, Somaliland’s capital city, to prove that it was a legitimate business. Convinced, Hor recruited five others and they flew there in December and immediately got to work. “They have excellent machinery but the local workers were incompetent,” Hor said during an interview. He said his team managed to get things running although progress was very slow. However, when a new CEO took over in January, their pay was withheld as the company claimed they had not performed, despite working over 12 hours a day and taking up tasks that were not part of their job scope. “We sensed something was not right and knew we had to leave as we were being bullied there,” Hor said. He said they felt threatened because it was a lawless place and they were in no position to demand their dues. Besides, their employers also implied that they could make it difficult for them if they did not continue their work. The Malaysians hatched an escape plan with the help of some local contacts when everyone was busy celebrating during the network’s launch last Saturday. “We did not feel safe until the aeroplane door was locked,” said Hor, who flew to Dubai from Berbera, three hours away by road . “Men came looking for us at the airport departure lounge and even on the runway,” said Hor, who arrived home together with the other Malaysians on Tuesday morning. He is currently consulting with his lawyers to get the workers their six-figure salary, which was to be paid in US dollars. He warned small companies to be careful when dealing with powerful “businessmen” from that part of the world. Johnson Lukose, 47, from Kuala Lumpur, described the trip as an unnecessary risk, adding that he would never return there. “I am bitter about the incident and at Hor for putting us in that situation. But I’m also grateful to him for getting us out of there,” said Lukose, who was hired as a power systems consultant. Source: The Star Online
  9. I don't want to see a war in bossaso. Lol who will fight osman diyano vs binge? two reer qardhood. Who is the winner? Noone we will just be losers. Farole threw a jambar to start a conflict. But I am sure the reer qardhood will not fall for it. It reminds me of the jambar cade threw to las anod after he sacked xaabsade knowing full well xabsade had sool on lock. Anyways this from what i am hearing is decree issued by farole due to the pressures of reer sanaag odeyaal. Who want diyano, sicid samater, and also sanaag prisoners released from bosaso jails. We will see how it unfolds, however the last thing i want to see kings vs kings. That is not my cup of tea thank you!!!
  10. Yes Printing does occur. Infact it even occurs in the black-market which is why inflation soared before. Dayax Islamic Bank was incorporated on 7 June 2005 as a consequence of being awarded a banking license by the Government of Puntland, Somalia. http://www.dayaxislamicbank.net/ Why is the puntland administration offering banking licences?
  11. Why do you think the minister of finance in garowe blasted sheikh sharif for bringing new money being printed in sudan???? Their is reasons for everything. He blasted him because that would make puntland not in control of the following areas 1.Mudug 2.Bari 3.Toghdheer 4.Sanaag 5. Nugaal 6. Sool 7. Galguduud 8. Hiiran All those states currently recieve their money from bossaso. If sharif brought his money that means he will have control over what they do and what they don't do. It's called financial control!!! It's a tactic in war!!! That is why the south is a mess. Those areas below galguduud and bay are not in our control. That is why they can go crazy and do whatever they want!!! Why u think ahlul sunnah is sitting with the tfg???? Wake up guys. Learn what financial control means!!! If we don't have financial control, that is when u will start exercising military. Hence hamar is like that they dont get their money from us and thus have vastly different political position and constant war...kismayo is the same, that is why morgan is trying to capture it. Do u ever see puntland talking about anywhere else other then areas where their influence is totally absent be it military or financial or political..Kismayo/hamar/baidoa/gedo for example is classic example where we have no influence in any way shape or form hence why we are backing tfg and are military present there!!!
  12. Che-Guevarra...Do u deny that clans can be controlled thru three means 1. Politically 2. Economically 3. Militarily TFG= Controlled financially/politically/and militarily from garowe. I say that because. Sheikh Sharif doesn't tax anywhere in order to raise up revenue for himself? Isn't that a fact!!! Politically we are involved because for goodness sake who came up with the idea "federal"? Why do we have xidhibaans in the tfg or p.m seat? That is called Political Strategy. Their is no question we are in hamar militarily also because reputable news agencies have stated that afgoye controlladiisa iyo hamar are controlled by forces loyal to puntland!!! That media being shabellenet!!! Are u disputing the fact galmudug comes under puntland? If so, where do they tax? Airport and Port facilities raise up the real $$$ for solid administration!!! Those keys areas of port and airport and even checkpoints in galkayo are not in the galmudug control!!! Why else would they be federal if it wasn't created from garowe? Are u telling me that aideed ppl will just accept a political position which is federal and came from garowe just because they like us? Of course not!!! That is silly to say. They simply had no choice but to be federal considering the situation their in. Their somali shilling is printed in bossaso, they have no airport, no deked, no checkpoints in galkayo!!! Now could you be disputing the fact that erigavo and burco is depedendant on the somali shilling? They don't use somaliland shilling over there nor anywhere in the eastern areas of somaliland. Their money is printed and put on trucks from bossaso!!! I don't think rayale would accept somali shillings bank in burco or erigavo? Do you? I don't what their is to dispute!!! Plus burco and erigavo trade their livestocks, bring down their goods for their shops and projects from bossaso port!!! Those ppl would not be able to pay their militia if that somali shilling was cut down from being given to them from bossaso. Do you know what happens if u don't have a supply of notes? it's called economic crises sxb, the economy crumbles and ppl will starve literally!!! You need to pay your soldiers money, they dont just happen to walk around for free, u need fuel for your technicals, u need food for ur soldiers plate lol. Without those funds mean u can't operate and can be taken over straight away!!! So I don't see what you are disputing!!! Everything I stated was facts. Morgan hasn't captured kismayo yet but their is news he is training troops to capture it again!!! Hell even abuudwaq uses our money sxb. Watch this abudwaq suuq sarifka saying that he brings his money from bossaso.
  13. I would like to say after extensive research I have come across a very interesting strategy being implemented by the puntland administration!!! Firstly. Sheikh Sharif Government is very reliant upon puntland because it has no place to tax due to having no control also to make matters worse the donor money given to him by the world alot of those funds are not cleared and take a long time to clear!!! Secondly. Puntland has great influence in somaliland more then meets the eye. The somali shilling that is made in bossaso is used by burco and erigavo residents. Not to mention they trade in Bossaso also!!! Plus, We have morgan who is sitting in kenya plotting the recapture of kismayo port which definitely would be an added bonus into our arsenal. Galmudug is also under puntland due to having no port/airport to collect taxes and therefore they sit under the federalism like we do. I think our strategy should be curbed a little bit, firstly our brothers in las anod it is not fair we are providing somali shilling to burco residents and erigavo residents who in turn pay their soldiers to damage areas of puntland. Why are we doing this? Is Puntland involved as many say? We should send a clear warning to somaliland and say "you will starve without us providing u the somali shilling you use to pay your workers" Last time i checked burco nor erigavo has somali shilling bank where they manufacture the paper!!! However I see in a way what garowe might be up to!!! I think their using siilanyo to bring all the sland under federalism similar to the galmudug administration we did in 2006!!! And Siilanyo knows full well his clan and the other clan in erigavo are dependant on us!!! So what should we do? Let siilanyo bring his ppl under federalism and take a seat back? Or should we stop providing a port for burco/erigavo traders and cutt the somali shillings currency from reaching them and thus starving the ppl and also their militia!!! We have extensive powers, but I don't get why we aint making good use of it. We have puntland soldiers based in hamar and around the afgoye district. We have Morgan Doing the kismayo job. We have sharmarke in p.m position. We got erigavo and burco fianancially controlled and depedent. We have galmudug under our feet!! We need to make good use of our extensive power-base and show these people who REALLY runs the show. If u can't control a clan by military, then control him financially, if u can't control him fianancially, control him politically. And in some cases it seems we combined financial/military control in areas like hamar where we have soldiers there and also funding it from garowe!!! Anyways We are probably the strongest clan in somalis and i think we have politicians who are not making good use of it!!! Any input would be appreciated!!!
  14. Col.Cismaan Diyaano oo Diidey in uu Xilka Wareejiyo March 13, 2010 Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Bosaso ayaa tibaaxaya in ay halkaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah. Arintan ayaa salka ku haysa kadib markii Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan faroole oo xilka PIS-ta u magacaabey Col.Cali Biingo, wareegtada Madaxweynaha ayaa waxaa ku cad in magicii laga bedelay Hay’addii PIS isla markaasna loo badalay PIA, wareegtada kuma cadda in xilkii laga qaadey Agaasimihii Col.Cismaan Maxamuud Cabdullaahi (Diyaano), laakiin waxaa ku cad in magaca laga badalay hay’adda isla markaana masuul cusub loo sameeyay. Wararka aan ka helayno magaalada Bosaso ayaa sheegaya in Cismaan Diyaano uu diidey xilka qaadis in lagu sameeyay isla markaana sheegay inaanu aqoonsanayn wareegtada Madaxweynaha, ayna tahay wax uu ka maqley saxaafadda, sidoo kale galabta ayaa laga dareemaayey dhaq dhaqaaq ciidan magaalada, waxaana ciidanka PIS-tu ay xireen wadooyinka soo gala halka ay degan yihiin isla markaana ay rasaas cirka u rideen. Dhanka kale waxaa heegan la geliyey ciidamo dhawaan magaalada la keenay kuwaas oo ku sugan madaxtooyada Bosaso iyo Dekadda Bosaso. Dhanka kale war aanu ka helnay magaalada Qardho ayaa sheegaya in Col.Cali Biingo oo ah ninka dhawaan Madaxweynuhu u magacaabey agaasimaha PIS-ta in uu dib ugu noqdey magaalada Garoowe kadib markii uu isku dayey in uu u soo talaabo dhanka Bosaso, waxaana gelbinaayey ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, wararka qaar ayaa sheegay in ciidanka PIS-ta ee degan Magaalada Qardho ay u diideen agaasimaha cusub in uu u gudbo magaalkada Bosaso. Cismaan Diyaano ayaa ahaa agaasimaha hay’adda PIS-ta tan iyo sanadkii 2004-tii, waxaana xilka ku wareejiyey Maxamed Adan Bidaar oo ahaa agaasimihii ugu horeeyay ee hay’adda PIS-ta. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in wareegtada Madaxweynuhu ay ahayd mid si deg deg ah lagu soo saarey isla markaana loo isticmaalay saxaafadda, Sidoo kale war aan rasmi ahayn isla markaana aan la xaqiijin ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu ka noqdey wareegtadii uu ku magacaabey Col.Cali Biingo Abdirisaak Shiino Horseed Media
  15. A new University is being built for the city of galkayo. The foundation stone has been laid and work will be commencing asap. You can watch the coverage of the dhagax dhig on ETN-TV. Great Job PSU University!!!
  16. Zack, you have no clue how extremist reer bossaso are!!! I would suggest you just study before you make such blanket statement!!! Let me give u a hint, if hizbi islam or some radical group called up a person in bossaso and says attack the government be guaranteed they would because they are very radical when it comes to islam!!! PIS is there for a good reason we don't want to see another 2008 explosion PERIOD!!!
  17. Their might be an issue because alot of the PIS Boys respect osman diyano as he earned his stripes as military man in the defunct ssdf!!!
  18. It's all good guys. The new head of PIS waa iska tolka reer qardhood!!!! Hawsha meesha baa laga si wadaya!!!
  19. Madaxweynaha Puntland oo Isbedel Ku Sameeyey Hay’adda PIA/PSF oo loo Yaqaanay PIS March 12, 2010 Wareegto kasoo baxday maanta Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa isbedel lagu sameeyey Hay’adda PIA/PSF oo loo yaqaanay Hay’adda Sirdoonka ee PIS. Heer Madaxweyne Lr 27 12/03/2010 kuna sabsan magacaabid Madaxweynaha Puntland marku arkay dastuurka Puntland Marku arkay heer Madaxweyne lambarkiisuna tahay 113 oo soo baxay 17.December.2009 marku arkay baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo Hay’adda Amniga iyo Sirdoonka Dowladda Puntland PIA/PSF(Puntland Intelligence Agency and Puntland Security Force) Wuxuu xeeriyey waxaa la magacaabay Gaashaanle Sare Cali Maxamed Yuusuf(Binge)-Agaasimaha guud Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Puntland(PIA/PSF) Heerkaan wuxuu dhaqan galaaya marku Madaxweynaha Saxiixo,wuuna saxiixay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole Horseed Media
  20. This the london welcoming party sheik.sharif recieved. Enjoy.
  21. Maamulada Puntland iyo Galmudug oo iska kaashanaya Waxbarashada‏ Wasiirka Wabxarashada Gal Mudug C/raxmaan warsame Cigaal oo maanta kulan soo dhawyn ah logu sameeyay Xarunta Jamacada PSU oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin ay ka mid ahayeen Wasiirka waxbarashada Puntland Cabdi Farax Juxa Gudoomiyaha Jamacada PSU Maxamuud Sh. Xamid ayaa lagu sheegay in labada maamul ay si aada u soo dhawynayaa sidii ay isga kaashan lahayen Hirgalinta waxbarashadaWasarada waxbarashada Galmudug in ay siinayaan ardayda ka baxda dugsiyada sare in ay siin doonaa jiikooda iyo shaqalaha in ay u tabaraan wasiirka waxbarashada Dowlada Puntland Cabdi farax juxa ayaa ina soo dhaweeyay xirirka ay ka samaynayaan labada maamul ee Galmudug iyo Puntland waxaana uu tibaaxay in waxbarashadu aysan lahayn xudud kala xadidaya bulshada Juxa waxaa uu xusay in maamulka galmudug in ay siiyeen deeq waxbarasho oo ay ka soo heleen DKS hada xirirku uu noqday mid kuu ka sii balaaran uuna soo dhawaynayo Cabdiraxmaan warsame Cigaal oo ah wasiirka waxbarashada Maamulka Galmudug oo ay tahay markii ugu horaysay ee masuuliyiin ka socda ay yimaadaan Garowe ayaa dhiniciisa soo dhaweeyay muhiimada iskaashiga waxbarasho ee labada maamul kuna timaamay in ay bulshadu ay isku dhexgali karto waxbarashada Waxaana kulankaani oo ka dhacay Xarunta jamacada PSU labada dhinac ay si wayn u soo dhaweeyeen iskaashiga waxbarashada waana markii ugu horaysay ee wasiir ka tirsan Maamulka galmudug uu yimaado garowe C/naasir Yaasiin SBC International- Garoowe. Maamulada Puntland iyo Galmudug oo iska kaashanaya Waxbarashada‏ Wasiirka Wabxarashada Gal Mudug C/raxmaan warsame Cigaal oo maanta kulan soo dhawyn ah logu sameeyay Xarunta Jamacada PSU oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin ay ka mid ahayeen Wasiirka waxbarashada Puntland Cabdi Farax Juxa Gudoomiyaha Jamacada PSU Maxamuud Sh. Xamid ayaa lagu sheegay in labada maamul ay si aada u soo dhawynayaa sidii ay isga kaashan lahayen Hirgalinta waxbarashadaWasarada waxbarashada Galmudug in ay siinayaan ardayda ka baxda dugsiyada sare in ay siin doonaa jiikooda iyo shaqalaha in ay u tabaraan wasiirka waxbarashada Dowlada Puntland Cabdi farax juxa ayaa ina soo dhaweeyay xirirka ay ka samaynayaan labada maamul ee Galmudug iyo Puntland waxaana uu tibaaxay in waxbarashadu aysan lahayn xudud kala xadidaya bulshada Juxa waxaa uu xusay in maamulka galmudug in ay siiyeen deeq waxbarasho oo ay ka soo heleen DKS hada xirirku uu noqday mid kuu ka sii balaaran uuna soo dhawaynayo Cabdiraxmaan warsame Cigaal oo ah wasiirka waxbarashada Maamulka Galmudug oo ay tahay markii ugu horaysay ee masuuliyiin ka socda ay yimaadaan Garowe ayaa dhiniciisa soo dhaweeyay muhiimada iskaashiga waxbarasho ee labada maamul kuna timaamay in ay bulshadu ay isku dhexgali karto waxbarashada Waxaana kulankaani oo ka dhacay Xarunta jamacada PSU labada dhinac ay si wayn u soo dhaweeyeen iskaashiga waxbarashada waana markii ugu horaysay ee wasiir ka tirsan Maamulka galmudug uu yimaado garowe C/naasir Yaasiin SBC International- Garoowe.
  22. I suspect they support garad baruud. He is another garaad of another section at buhoodle!!!
  23. Wednesday, March 10, 2010 - 05:19 PM Cuqaasha beesha Axmed Garaad ayaa Kalsoonidii Garaadnimo kala noqday Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe shir deg deg ah oo ay ku yeesheen Magaaladda Buura wadal Listen Here Xargaga
  24. Below is the support of the buhoodle people who are saying they support the conference at buura-wadal even though garad shoofe exited it. I believe the buhoodle people support garaad baruud who is still in the conference and represents another section of the buhoodle people You can watch the show of support for the buura wadal conference and u can notice the blue flag!!!
  25. Heshiis: Hey'ad balaarinaysa Dekedda Boosaaso 10 Mar 10, 2010 - 6:37:46 AM Wasiirada Puntland oo ku jira kulanka Dowlada Puntland ee Somalia iyo Hay'adda WFP ayaa maanta 10 March, 2010 heshiis buuxa kala saxiixday kadib kulan balaaran oo ay wada qaateen labada dhinac. Xarunta Madaxtooyada Dowlada Puntland ee Magaalada Garowe ayuu kalankani ka dhacay waxana ka soo qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Dowlada Puntland iyo Wafdi ka socday Barnaamijka Cunada Aduunka ee WFP. Shirkan oo **** socday kulamo hore oo ay labada dhinac wada qaateen ayaa waxaa maanta looga hadlay sidii loo dhameyn laha wada hadalada labada dhinac islamarkana loo adkeyn lahaa heshiiskani . Kulankan oo ay labada dhinacba ka hadleen ayaa waxaa goob joog ka ahaa dhinaca WFP ninka Soomaliya u qaabilsan Hay’adda WFP Salmaan Cumar iyo Math’ude iyo Gabadh la yirahdo Brenda Carter oo labaduba dhinaca logistics (ama howlgalka) ugu qaabilsan. Waftiga ka socda WFP Dhinaca Dowlada Puntland waxaa ka joogay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha C/lahi Axmed Jamac (Ilko jiir), Wasiiru dowlaha Wasaarada Qorsheynta Cabdulqaadir Cabdi Xaashi,Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Shire, Wasiirka Deegaanka C/qani Yusuf Cade, Wasiirka Dekadaha Saciid Max’ed Rage iyo kuxigenkiisa Eng Max’ed Ciise Lacle iyo Wasiirka Warfaafinta C/xakiin Axmed Guleed waxaana ugu dambeyntii qoraaladii laga soo saaray kulanka kala saxiixden Hay'adda WFP iyo Dowlada Puntland. Markii uu kulanka dhamaaday ayaa waxaa shir jaraa'id qabtay Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Puntland C/xakiin Axmed Guleed waxaana uu sheegay in ay waxyaabo badan ka wada halen islamarkana si rasmi ah u kala saxiixden hashiis dhameystiran. Wasiirka arrimha gudaha iyo Wassiru dowlaha Qorsheynt Md. Guuleed ayaa waxaa uu intaasi ku daray in kulankani uu **** socday kulamo hore oo ay labada dhinac isku soo hor fariisteen inkastoo dhamaan shirarkii hore maanta la soo afjayray sida uu yiri. "Waxaa ka mid ah qodobada aan ku heshiinay in Hay'adda WFP ay balaarin iyo qodisba ay ku sameyso Dekadda Bosaaso si ay suurto-gal u noqotay in Maraakiibta waa weyn ay ugu soo xirtaan taana waa laga heshiisay" ayuu sheegay Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta, Md. C/xakim Axmed Guuleed. Wuxuu kaloo intaasi raaciyay in arrintaasi ay si deg deg ah ku bilaabmi doonto todobaadyada soo socdo dhaqaalihii loogu talo galanayna inta badan waa ay hayaan waana raadinayaa inta dhiman. Wasiirku waxaa kaloo uu sheegay in ay Hay'adda WFP ay ka codsaneen in ay helaan meel keyd ah oo ay ka dhistaan Bakhaaro [bosaaso] ah iyadana waa laysla afgartay in la siiyo ugu dambeyntii. Wasiirku waxaa uu ugu dambeytii sheegay in waxyaabihii laga wada hadlay ay sidoo kale ku jireen in qaladaadkii hore ee dhacay si wada jir ah loo saxo waana la wada aqbalay ayuu sheegay. GAROWE ONLINE