Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. I came across this universal tv segment regarding psu university galkayo campus establishing data center to connect that campus to courses offered in international community. It is really good step forward and I hope to see it replicated through garowe campus and bossaso campus!!!
  2. Waryaa xaji, This is somaliaonline were free people meet. You might need to head to somalilandforums where the slaves meet. Once u step out of your slave-based mind, then talk to free men till then your DISMISSED
  3. As far as im concerned clans that have numerical, economical, and military strength to capture the capital and the nation are the strong clans. Meles and his ppl did that, even so did eritrea helping meles out in order to get separation. As for puntland who is battle hardened and has thousands of forces based in hamar, not 1 has been reported killed. That just gives a hint at how well trained they are. That not mentioning the PIS who are even better then darawish. Puntland has the capability to have thousands of troops in hamar, plus troops in it's own land protecting its ppl. Plus sorting out sool and sanaag. That whats you call powerhouse. Not someone that sits around in his tuulo and comes online and just boasts!!!! Sxb dont tell me snm click dont want hamar, everyone does. its piece of gold, anyone that rules there GETS WHATEVER THEY WANT including separation as CLAIM that your clan is seeking. The problem that engulfs u is your power can not go anywhere beyond afar tuulo and this is evident why the u.n decided to give u 29 seats only. So xaji just SHOW ACTION. Anyone can capture 1 city. its different story capturing the whole nation by controlling the capital.
  4. Xaji. if the snm click played a great role in the dervish movement surely the notable historians would say so. Im not denying the snm click sections of them were apart of it but majority was not and therefore it's pointless to say "hey i got 1 abdi in there therefore i own it". The final blow to your argument is. Show me where any historian says dervish was snm movement!!! it never was IT WAS STRICTLY D-BLOCK MOVEMENT. As for somaliland, dont beg ppl that dont want u, its embarassing sxb!!! we dont really care if snm want somalia or dont anaga dhulkas baa noo daran iyo midnimadiisa from zeylac-to kismayo even siyad barre resettled different ppl there. Dhulka la kala goyi maayo adaa iska baxeysid. When we deal with the big lion clans in somalis, the small waraabe clans like u will be a walk in the park. I mean even the tfg knows your weak clan and says u dont deserve more then 28 seats where as dblock clan gets 61 seats. I doubt u.n are TRIBAL BASED. but then again u probably will say they are!!!
  5. Moonlight darwish share nothing with snm click, totally opposite politics. Whilst the snm were in bed with british, the darwish were fighting for somalia. Infact i've never seen darwish and snm ever share one policy together, war dadku waa kala labo. Puntland is the darwish home, where darwish are remembered every year for their great service to the nation and unity of the people plus we share our an ancestor therefore its quite easy to see why darwish are more puntland then anything!!! Darwish and Puntland have no political difference regarding their first policiy "1 somalia". They share blood ties. What else is there to be said? Considering today somalis are all about blood ties anyways
  6. Jacayl welcome to somalia politics where it gets it REALLY CRAZYYYYYYYY
  7. Makhir university is being built? I didn't even know that really!!! Is there somewhere i can read about it? I know the makhiris are investing into that port at las qoray and small projects like ceel/schools/hospitals but that is about all i was aware of!!!
  8. Booliska Kenya oo daroogo ka helay boorso uu watay madaxweynaha K/Galkacyo Max'ed Caalim Madaxweynaha K/Galkacyo Max’ed Axmed Caalin ayaa warar lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in lagu hayo baaritaano dheeri ah hotelkiisa Nairobi uuna ku jiro xabsi guri kadib markii nin ka mid ah wafdigiisa todobaadki hore lagu qabtay garoonka Joma Kenyata isagoo boorso ku wada kiilooyin daroogada qaaliga ah ee mamnuuca ka ah aduunka. Booliska daba gala kana hortaga ka ganacsiga Daraagiska ayaa habeen iyo maalin ku gadaaman hotel uu madaxweynaha K/Galkacyo ka daganyahay townka Nairobi iyadoo lala xiriirinayo inuu wax ka ogaa ninkaas wafdigiisa ka tirsan ee Daroogada soo xambaarsaday. Ninka wafdiga caalim ka mid ahaa ayaa hada ku xiran xabsi aan la aqoon oo lagu xiro dadka Daroogada ka ganacsada ,waxaana magaciisa lagu sheegay ninkaas Warsame Sooheed . Daroogada ninkaas lagu qabtay ayaa ahayd sida Booliska laga soo xigtay mid ganacsi ahaan loogu waday dalal Yurub ah gaar ahaan dalka UK . Booliska ka hortaga dambiyada Daraagiska ayaa wali su’aala iyo ciqaab jirdil ah ku haya Warsame Sooheed oo 47-jir ah kaas oo hadii uu dambigaas ku cadaado muteysan doona xarig dhan 40-sano sida sharciga Kenya uu qabo. Madaxweynaha K/Galkacyo Axmed Caalim ayaa xaalkiisa isna uu yahay mid aloow sahal ah , waxaana cabsi laga qabaa inuu Warsame sooheed sheego in Caalim dhiilka lug ku lahaa taas oo keeni doonta in isna ay Booliska taxaabaan oo dambiga uu dhinac ka wadaago. Ganacsato ku heyb ah madaxweynaha K/Galkacyo ayaa wada qorshe ay kaga saarayaan Caalim magaalada Nairobi , waxaana ay wadaan isku dayo ay doonayaan in ay Booliska dhaqdhaqaaqiisa loo xilsaaray ay laalush ka siiyaan kana dhoofiyaan kadib garoonka macmalka ah ee qaadka laga dhoofiyo Welson Airport. Kiis dambiyeedka lagu helay nin ka tirsan wafdigii Caalim waxaa ay sharaf daro u tahay Caalim iyo maamulka k/Galkacyo oo isu heysta iney yihiin maamul dawli u eg ha yeeshee kiiskaan ayaa dhigaya in lagu tilmaamo maleeshiyo beeled is fahamtay oo wali ku dhegan dhaqankii maleeshiyanimo maadama Daroogo kontarobaan ah ay soo raaciyeen nin wada madaxweynahooda. Caalim oo madaxweyne ka ah 30-guri oo K/Galkacyo ku taala iyo 23-isbaaro ayaan la aqoon mustaqbalkiisa hadii kiiskaan uu raadkiisa soo galo, inkastoo inta badan beesha uu ka soo jeedo ee Sacad ay saluugsan yahay, maadaama uusan laheyn muuqaal Madaxeed. Tan iyo markii la waayey dawladda dhexe waxaa soo baxaya maamul beeledyo ay horkacayaan hogaamiya maleeshiyayaal isu ekeysiinaya nidaam dowli ah , ha yeeshee waxaa fahamka laga heysto uu noqday xiliyadii u dambeeyey mid iska cad. Waa mas’uulki ugu horeeyey ee wata daraagis nuucaas ah kaas oo Daroogo lagu qabto nin wafdigiisa ka tirsan, inkastoo Madaxweyne Caalim lagu tiriyo dadka sida weyn ay ula degtay balwada noocyadeeda xun. Nur Xuseen Jideed ironboy143@hotmail.com
  9. go to all the hayadaha website. undp, un, fao, relief they all list projects under somalia. withinin somalia they divide up into "punt, galmudug, somaliland" or city based administration. This is nothing new!!! it was always there I guess riyale is trying to stage another reason why not to hold the election!!!
  10. Madaxwaynaha Puntland Dr. Faroole oo la kulmay Wakiilka UN ee Soomaaliya Weled Abdalle (Sawiro) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Faroole iyo u qaybsanaha UN-ka ee arimaha Somaliya Axmed Weled Cabdalle, ayaa maanta ku kulmay Nairobi, kulanka labada masuul oo ka dhacay Hotel Safari Bark oo uu degenyahay Madaxwaynaha Puntland. Kulankan ayaa waaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Deegaanka, Wasiirudawlaha Xiriirka Caalamiga ah iyo Wasiiru dawlaha Dastuurka iyo xiriirka Federaalka. shirkan ayaa waxaa looga hadlay, xaladda guud ee dalka Somaliya iyo tan Puntland, xiriirka TFG-da iyo Puntland, iyo sidii wax loola qaban lahaa dawladda Puntlnad loona fulin lahaa heshiiskii ay horay Puntland iyo TFG-du u galeen. Dhamaan arimihii la isla soo qaaday ayaa la isku afgartay, dhamaan qodobadii lagu wada hadlay. Wedftiga ayaa maalmahan ku sugnaan doono magaalada Nairob,i halkaas oo kulama kala duwan kula yeelanayaa beesha caalamka.
  11. Yeah its good. But 2 universities in Bossaso is to much. It's better to divide it up across the states. Garowe only has 1 university. Galkayo has 1 university and another being built now. 2 university in galkayo and bossaso. Plus 1 in garowe. Plus there is 1 in las anod. Makhir has none. It would be alot wiser to have that mogadishu university in badhan!!!
  12. For those interested. The opening ceremony of the mogadishu university campus in bossaso can be watched on ETN-TV. Here
  13. This is puntland official state anthem. It is not to be confused with puntland ku dayo which is patriotic song about all the states that make up puntland. This is the official anthem at the state-level
  14. Yeah that is what I think farole gameplan is. However the las anod issue i expect farole will return just before the sanad-gurada in august so puntlanders have something to celebrate about. It's all about right-timing and getting the people support at the right occasion. That is another gut feeling that I have, farole even said last year that the next "sanad-gurrada" will be held in las anod, I think he was giving a hint wait till then for las anod to return!!!
  15. Faysal ali waraabe wasn't to long ago he was holding positions in the bay region under siyad barre govt today after ethiopia gives him a few arms to destroy the nation he actually calls them "mujahidiin" whilst his backside s sitting under meles zenawi who just uses their land as he see fit!!! It's great shame what people have stooped to today. Faysal ali waraabe logic is "i dont want to see prosperous strong somalia under d-block" but i prefer "weak-divided mini state somalia owned by meles zenawi" Anyways Faysal is ungrateful degenerate in my book
  16. Faysal Cali Waraabe: Reer Buuhoodle iyo Laascaanood Ha Og-adaan in SNM nooshahay April 7, 2010 | NEWS 0 comments Waxaa maanta lagu xusey magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland maalintii la asaasey ururkii hubeysnaa ee SNM ee la dagaalmay dawladdii uu madaxweynaha ka ahaa rabbi ha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre, xuska ayaa lagu qabtey halka loo yaqaan Beerta xoriyada. Xuska ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadweyne faro badan, gudoomiyaha xisbiga Kuliye, Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe. Siilaanyo oo kamid ahaa guddoomiyaashii soo maray ururkaas, ayaa ka jeediyey khudbad kooban oo uu uga hadlaayo taariikhda ururkaas iyo mirihii uu dhalay. Sidoo kale waxaa ka hadley gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Wareeb, Faysal oo lagu yaqaano nin ka hadla waxa laabta uu ku haysto isla markaana aan xakamayn karin hadalkiisa, kana dheeraada in uu isticmaalo hadalo siyaasadeed ayaa afka furtey, waxaana uu baaq u direy Shacabka SSC, isaga oo yiri “….Walaalayaal waad la socoteen waxa ka dhacay Buuhoodle iyo banaanbaxyada laga sameeyey, waad la socotaan waxa Laascaanood ka socda, waad daawateen telefishanka wixii xalay ay ku hadleen kuwii shirka ku yeeshay London, waxaan u sheegaynaa Somaliland (Waxa uu ujeeday SNM, sida hadalkiisa ka muuqatay) waa nooshahay may dhiman, dalkayagana waa difaacaynaa, waana soo soconaa ee qoriga dabka leh hala dhigo…”. Arintan ayaa fajiciso ku noqotey qaar badan oo kamid ah bulshada reer SSC kuwaas oo iyaga dhulkoodu loogu yimid, dhulka Faysal ka maqan ee uu sheeganayo difaaciisu waa kuma?. Bulshada ku dhaqan SSC ayaa muddooyinkii la soo dhaafey ku mashquulsanayd sidii ay u mideyn lahaayeen cududooda isla markaana ay uga tashan lahaayeen aayahooda, waxaana ay ka mideysan yihiin inta badan bulshada halkaas ku dhaqan in aan Somaliya kala go’i karin. Uraradii 4-ta ahaa ee waddanka Soomaaliya kadeedka baday waxaa weli laga xusaa ururkii SNM, halka dadku iska ilaaween kuwii kale. Horseed Media News Desk
  17. Ducaysane yeah he travells alot more then is needed!!! He should be focusing on more important issues facing puntland!!!! I think he is waiting towards when his term is coming to an end and he will start to roll out huge development projects so he can get re-elected again because people will be like "wow" till then i expect he will just take it easy!!!
  18. Cowke

    top secret!

    Sacad maybe u haven't been to Bossaso but everyone speaks arabic as second language. Even the dhows are yemeni based. They fish like yemenis, they play tribe-game just as nasty as yemen. Even the arthecture is yemeni based. Look at boqor osman Sxb these guys back just 100 years ago show extreme arabic influence let alone 400 years ago. Shicibka manta bay is-badelan due to mixing with isse population but that was not the case back in the day!!!
  19. Cool more pics. I didn't know dunida covered the story also!!!
  20. Sacad, just like your building burco-erigavo road right and that port in erigavo and all that wonderful stuff Look here son and see how badly your people lie to you and u come on somaliaonline and defend them!!! You see those pictures above? On your toghdheer news sites claim that is the erigavo-burco road being constructed. Below is the snippet from the article!!! Photos from self help schemes for the construction of Burao -Erigavo road that Somaliland government refused to fund You can verify below. Toghdheer News Now according to Hiiran and many more other RELIABLE news media, those pictures are hafun road project and not burco-erigavo!!! Hiiran Your somaliland media can lie to you but they can't dare try to pull a lie on us!!! We know their full of crap!!! Puntland has sites that we dont rely on like jidbaale, las-qoray, galgalanews, puntland24 and many more however the difference is We don't believe a word they report nor do we use it to lie to our people. As far as dahabshil building the biggest bank in hargeisa, yeah kinda of like berbera cement factory $700 million investment that was supposed to be done in 2006 and nowhere to be seen
  21. What is there to be worried about. Ahlul-sunnah serves as buffer-zone in galguduud. Plus Galmudug serves as another buffer zone!!! By the time they get thru that their will only be like 2 ppl left standing from shabab!!!
  22. The one is hargeisa is just a branch and i think it only does hawala services, it only services the local area. Where-as this dahabshil opening in bossaso will be the biggest of it's kind it will service punt, somalia, dalka dibaddisa and even will be the headquarter base for jabuti. So that is what they mean when they were saying that it will be one of the best!!!
  23. Agaasimaha bangiga cusub (midig) wasiirka maaliyada (dhexda) Ganacsade su'aalo weydiinaya agaasimaha bangiga Wasiirka Maaliyada, Dr. Faarax Cali Shire
  24. Dahabshiil oo Shaacisay Bangi Casri ah oo Ka Hawlgeli Doona Magaalada Boosaaso (Sawiro) Boosaaso (RBC Radio) Shirkada Dahabshil oo horey loogu yaqaanay adeega xawilaada lacagaha ayaa maanta soo bandhigtay adeeg bangi casri ah oo ay dhowaan ka furi doonto magaalada Boosaaso. Xaflad lagu soo bandhigay bagiga oo loogu magac daray Bangiga Dahabshil ee Caalamiga (Dahabshil Bank of International) ayaa lagu qabtay hotelka International Village ee magaalada Boosaaso. Agaasimaha guud Bangiga Dahabshiil ee Caalamiga Dr. Maxamed Cali Cismaan oo ka hadlay furitaanka Bangiga ayaa sheegay in bangigan uu yahay qeybtii labaad oo ay horeyna qeybtiisa koowaad uga soo fureen dalka Djibouti. Waxaana uu sheegay in ujeedada bangigan ay tahay in adeega casriga ah ee bangiyada la gaarsiiyo guud ahaan degaanada Soomaalida. Dr. Maxamed Cali Cismaan waxaa uu xusay in waxyaabaha uu bangigu qabanayo ay ka mid yihiin bixinta adeegyada LC ee lacagaha lagu bixiyo, iyadoo bangigu u fududeyn doono ganacsatada wax dhoofisa iyo kuwa wax soo dejiya. Waxaana agaasimaha guud uu sheegay in bangigu uu si weyn uga duwan yahay xawaalada. Agaasimaha guud ee Bangiga Dahabshiil ayaa sidoo kale xaqiijiyey in waxyaabaha kale ee Bangigu sameyn doono ay ka mid tahay maalgelinta ganacsatada wax soo saarka leh, taasi oo iyaduna dhiiragelin u noqon doonta wax soo saarka dalka. Sida qorshuhu yahay qeybaha kale ee banigigan casriga ee Dahabshil waxaa mustaqbalka dhow loo gudbin doonaa magaalooyin kale oo dalka ka mid ah, sida uu sheegay agaasimaha guud ee bangiga. Gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland Maxamud Xayir Ibraahim ayaa isaguna xusay in ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Puntland ay si weyn ugu baahnayeen adeegyada bangi casri ah oo isku xiri kara dalka iyo dibada, maadaama dalka ay dowlad la’aan ka jirtay 20 sano meeshana ay ka bexeen adeegyadii bangiyada. Wuxuuna gudoomiyaha rugta ganacsiga uu u rajeeyey ganacsatada inay ka faa’ideysan doonaan. Qaar ka tirsan ganacsatada Puntland ee ku sugan magaalada Boosaaso oo kulanka lagu martiqaaday ayaa iyaguna su’aalo ka weydiiyey gudoomiyaha bangiga cusub ee Dahabshiil waxyaabaha ay kaga duwanaan karaan adeegyadii xawaalada ay qaban jirtay ee ay dadku horey u yaqaaneen. Waxaa sidoo kale su’aalo laga weydiiyey in bangigu uu yahay mid furan oo saamiyo ay ku yeelan karaan ganacsatada iyo in kale, taasi oo uu ka jawaabay agaasimaha guud ee bangiga Dahabshiil ee caalamiga. Wasiirka Maaliyada Puntland Dr. Faarax Cali Jaamac Shire oo kulanka furitaanka Bangiga Dahabshiil ka hadlay ayaa sheegay in furitaanka bangiga ay tusaale u tahay nabadgelyada iyo aaminaada ay ganacsatadu ku qabaan Boosaaso iyo guud ahaan degaanada Puntland. Waxaana wasiirku ku amaanay shirkada Dahabshiil inay had iyo jeer keento hal abuur ku cusub dadka iyadoo taasi uga jawaabeysa baahida dadweynaha. Wasiirka Maaliyada waxaa uu isagoo ku hadlaya codka maamulka uu soo dhoweeyey furitaanka bangigan iyo inuu ka hawlgalo Boosaaso. Bangigan casriga ah ee ay shirkada Dahabshiil soo bandhigtay ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey ee noociisa ah oo dalka laga furo, waxaana si ay hawlwadeenada shirkada sheegeen xarun dhexe u noqon doonta dalka Djibouti.
  25. Dhuusamareeb (RBC Radio):-Ciidamo taabacsan dhaq dhaqaaqa Hubaysan ee Al Shabaab ayaa Goordhaw oo galabta ah lawareegay gacan ku haynta deegaanka Mareer-Guur duleedka magaalada Dhuusamareeb. Dad goob joogayaal ah ayaa RBC Radio u xaqiijiyay in deegaanka ay soo galeen ciidanka Shabaab oo ay horkacayeen odayaasha Beesha Mareer-Guur oo la sheegay in ay shabaabka wateen. Muxaadarooyin ay jeedinayaan saraakiisha Shabaab ee halkaasi gaartay ayaa ka socoto agagaarka Isbitaalka weyn ee degmada Mareer-Guur. Sidoo kale xaalad Kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa deegaanka Mareer-Guur waxaana jira dhaq dhaqaaqa ay samaynayaan Ururka Ahlusuna oo maamula degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb iyo qeybo kale oo ka mid ah Gobalka Galgaduud. Shabaab waxay saaka galeen Matabaan kadibna ay si nabad gelyo ah uga bexeen lama oga waxa xigi doono. Wuxii kusoo kordha kala soco RBC Radio