Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Xogta ****** Turub-Barey (Maxaad ka taqaana Weriyayaasha ka howl gala idaacadaha BBC-da iyo VOA iyo meelaha ay ka soo kala jeedaan???? Friday, 12 March 2010 00:24 (Ururka ****** Action Group oo uu madaxda u yahay Xildhibaan Tarzan oo Yuusuf-Garaad gudoonsiinaya bilad-sharaf) Idaacadaha laamaha afsoomaaliga ee BBC-da iyo VOA, oo ay idaacadahaas gacanta ku hayaan maalgelintooda dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa lagu tilmaamaa wariyeyaasha ka hwl gala idaacadahaasi inay kooto ku haystaan suxufiyiinta ka soo jeeda beelaha Koonfurta Somalia, taas oo wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland dhamaantood-ba laga tirtiray marka laga reebo midhadh faro ku tiris ah mooyee, inta badana lagu tilmaamo, in labadaasi idaacadood ay kooto ku haystaan wariyeyaasha ka soo jeeda beelaha Koonfurta ee Somalia, gaar ahaan ka soo jeeda gobolada Banaadir iyo Galguduud, iyadoo marka loo kuur galo suxufiyiinta isku urursaday idaacada BBC-da iyo VOA-da aad is odhan karto ma Copy Radio Muqdishaa. Hadaynu soo bandhigno wariyaasha iyo maamulada gacanta ku haya idaacada laanta afsoomaaliga ee BBC-da ka hawl gala beelaha ay ka soo kala jeedaan iyo saamiga ay suxufiyiinta Somaliland,Puntland iyo kuwa Koonfurta Soomaaliya uga hawl gala idaacadaasi magacyada suxufiyiinta waxay u kala dhigan yihiin sidan: 1.Maamulaha laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar,oo isagu cuqdad qaas ah qaba ayaa idaacadiisa ku-faanay inuu ka shaqeeyaan Suxufiyiin magac ****** ah wata sida (Wehliye,Jimcaale,Dhoore.Ayaanle IWM)isagoo goobaha lagu qaxweeyo ee London ku faano inuu xoreeyay Idaacada BBC-da,maadaama uu inta badan shaqaaleysiiyay xigtadiisa,isagoo arintaas u aaneeeyay inuu ciilay Suxufi-sare Teera oo ahaan jiray Agaasimihii Radiyo Muqdisho,xiligii Kacaanka. (Agaasimaha Voa-Somali Yabaroow oo seeftiisii oogu horeysay shaqada ooga ceyriyay laba Suxufi oo midna u dhalatay Somaliland (Farxiya)iyo (C/salaan Maxamuud Jaamac Salwe)oo u dhashay Puntland) Akhriso magacyada Suxufiyiinta xoreystay Idaacadaha BBC-da Iyo VOA-DA: Akhriso magacyada Suxufiyiinta xoreystay Idaacadaha BBC-da Iyo VOA-DA: [/b] 2. Kaati Ciise Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 3. Maxamed Maxamuud Cade Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 4. Yuusuf Xasan Mursal Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 5. Maxamed Maxamuud Dhoore Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 6. Aamina Muuse Weheliye Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 7. C/raxmaan KorantoKoonfurta Soomaaliya ee Hiiraan, 8. Farxaan Axmed Jimcaale Koonfurta Soomaaliya ee Hiiraan 9. Ayaanle Xuseen Koonfurta Soomaaliya ee Hiiraan 10. Axmed Cabdi Nuur Koonfurta Soomaaliya ee Ceelbuur 11. Ibraahin Macalimu Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 12 Bash-kasha Jug soo-dhacay Koonfurta Soomaaliya ee Dhoobley, 13 Abokor Maxamed Boston Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 14. C/Nuur Maxamed Sh Isaxaaq gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland 15. Cabdillaahi Xaaji gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland 16. Catoosh gobalada ********ia 17 Axmed Maxamuud Cali (Axmed Kismaayo) Koonfurta Soomaaliya eeKismaayo 18. Siciid Cali Muuse, waxa uu ka soo jeedaa Somaliland deegaanka bariga Sanaag 19. Yoonis Cali Nuur Somaliland Gobolka Hargeysa 21. Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar Somaliland Burco. Axmed Siciid Gige Somaliland Gobolka Saaxil Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA- Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA-da ayaa waxa idaacadaa aqlabiyadoodu ay ka soo jeedaan Somalia, gaar ahaan beelaha ******, iyadoo laba qof saddex qof aanay ka badnayn wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland. 1.C/raxmaan Yabarow, oo isagu ah maamulaha laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa isagu ka soo jeeda beesha Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 2. C/llaahi Nuur Maxamed Kolombo Koonfurta Soomaaliya ee Ceelbuur 3. Ibraahin Xasan Daandurey Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 4. Haaruun Macruuf Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 5. C/raxmaan Caynte Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 6- Falastiin Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 7. Idil Maxamed Cismaan Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 8. C/casiis Sadaam Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 9. Caasha Cuud Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 11. Khadra Guray, gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland 12. Cali Xadhaadhe Puntland bariga Sanaag 13. Sahra Ciidle Nuur gobolka Hargeysa Sidoo kale 22 wariye oo idaacadaasi u jooga Somalia iyo caalamka kale ayaa iyagana la sheegay inay badankoodu ka soo jeedaan Koonfurta Soomaaliya,halka Somaliland iyo Puntland ay ka hawl-galaan Suxufiyiin fara ku-tiris ah,marka soo lama oran-karo (****** Turub Baray)
-
Somalia, yeah that is better idea actually. After-all most people want a money. The only problem is what about the wealthier residents who don't need any money and will continue throwing the garbage in the street? how would they be dealt with? Wouldn't it be a wise move to prevent garbage from being thrown in the streets in the first place? This cash for garbage program is very effective for the disadvantaged people like disabled, idps, unemployed etc but do you think this would be effective for everyone in the town? How about businesses and how they manage waste? do you think each business should take their waste to specified dumpster inside the city whilst the residents have food for garbage program? The cash for garbage program would be having idps go around all the districts and pick up garbage which is only getting 1 section of the society to be pro-active whilst we forget the rest of society like traders, government workers, etc. I believe in preventation strategies rather then band-aid fixes!!! But in the case of Bossaso sanitation preventation strategies along with band aid fixes such as cash for garbage program can work quite well together.
-
Yeah bro they have land-fill outside the city. That has been sorted out. However their needs to be better system. It would be a lot less time consuming by having a huge wastebin in each district and telling all residents to put their garbage in allocated bags which they can get free from the local administration. Materials needed would be 32 massive dumpsters 2 dumpsters for each degan, Garbage truck,thousands of garbage of bags to be purchased bulk wise from wholesalers and given free to residents who want to use it and help the town be clean. You will also need a guy hired permananent basis to do the garbage pickup rounds of the dumpsters every week and then empty it at the allocated wastefill outside of the city. The only obstacles will be to convince residents to take their garbage to the allocated waste-bin in their district and people being naturally lazy in bossaso will try to skip it. The local admin should then impose a fine on the whole on neighbourhood where garbage is found littered. For example if their garbage in front of my house even though I didn't do it the local admin should fine me for it because 1. I didnt stop the person from litering in front of my house. 2. Even if i didnt see the person littering I should've of picked it up. I think that will make sanitation management alot easier for bossaso and will guarantee residents participating in keeping the city clean.
-
President of Somaliland leaves For Djibouti and France pics
Cowke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Thankful, It's funny how the people he supposebly meets never hold press conference and say "we support somaliland sovereignity" lol, just more propaganda to feed the sleeping mass -
Mogadishu: 5 headless bodies found in Al Shabaab held area...
Cowke replied to General Duke's topic in Politics
Headless? Parliament? These al-qaeda losers need to leave the country alone and head back to their damn cave in toro boro!!! After they were kicked out of toro boro by America they wanna bring their filth to Somalia and some hungry kids actually helped them!!! -
Islamic conference in Puntland discusses history, Daw'ah in Somalia 21 Apr 21, 2010 - 9:06:59 AM A week-long Islamic conference currently underway at Al-Huda Masjid in Garowe, the administrative capital of Somalia's stable norther state of Puntland, has featured a number of respected scholars and a deeply felt message. A panel of Somali Muslim scholars The conference brings together famous Somali Islamic scholars, led by Sheikh Ali Warsame and Sheikh Abdulkadir Nur Farah, from different regions of Somalia including breakaway Somaliland. The Muslim scholars have gathered to discuss the history of Islam in Somalia and the methods of Da'wah, or the preaching of Islam and the invitation of non-Muslims to the Muslim faith through Islamic knowledge and sharing the message Prophet Muhammad (peace be upon him) brought to mankind and Jinn from Allah, the Creator and Sustainer of the Universe. " The aim of this conference is to benefit, bless and bring the people together so that they can better understand the religion [of Islam]," said Sheikh Abdulkadir Nur Farah, who is often referred to as the Grand Mufti of Puntland. A panel of Somali Muslim scholars " This will have a huge impact on the people's life because they will interact and ask Sheikhs questions," Sheikh Abdulkadir added, while elaborating the theme of the conference. While understanding Islam and the methods of Da'wah is the conference's underlying theme, the scholars said Islam's rich and Divine history would be highlighted in a bid to clarify many perceptions. For centuries, Islam has been the most widely practiced religion in the Horn of Africa sub-region, including Somalia. Islam entered the war-torn country within first ten centuries of the Gregorian calendar by Arab traders and preachers. A panel of Somali Muslim scholars Somalia stands out clear as the only country in the world that is 100% Muslim, the scholars said. Up until the 1960s, the majority of Somalis practiced the Sufi sect of Sunni Islam that had garnered much wider respect amongst Somalia's nomadic clans. However, this began to gradually change since the 1970s, after the introduction of Salafi sect of Sunni Islam in Somalia by Somali students, who graduated from Islamic universities in Saudi Arabia. This gradual transformation of Somalis from a level of limited Islamic knowledge in the past to a sophisticated comprehension of Islam today, through learned knowledge and practice from Islamic universities in the Middle East and Africa, laid the foundation for today, where Somalia is torn apart by forces pulling either secular law or Shari'ah law. The audience at Al Huda Masjid, in Garowe, Puntland (Somalia) This struggle, which remains at the epicenter of today's global politics, plays out in the violent sense in Somalia on a daily basis, as the opposing forces, composed of Somalis with foreign backers on each side, fight to the death to impose its own law. Historically, i n the late 1980s, political Islam gained its early footholds in Somalia with the injection of Salafi ideology and agenda, which the scholars argued has led to the creation of Islamist political factions, such as the Al-Itihad Al-Islamiya ("Islamic Union") faction. In the late 1980s, political Islam gained its early footholds in Somalia with the injection of Salafi ideology and agenda, which the scholars argued has led to the creation of Islamist political factions, such as the Al-Itihad Al-Islamiya ("Islamic Union") faction. In mid-2006, the Islamic Courts Union (ICU) dramatically changed the balance of power in Somalia when they seized the national capital Mogadishu from CIA-backed warlords. Today, Al Shabaab, the military wing of the then-ICU, is waging an insurgency to overthrow the Western-backed Transitional Federal Government (TFG) and to install an Islamic state governed by Shari'ah law. The scholars suggested that the Islamist insurgent groups, namely Al Shabaab and Hizbul Islam, are propelled by Salafi ideology to promote literal translation of Islamic literature and to create an Islamic state by overthrowing any government that does not apply Shari'ah law in a Muslim country. Sheikh Bashir Ahmed Salad, the chairman of the Mogadishu-based Somali clerics umbrella, said the conference comes at an appropriate time for the people to understand the religion better and to avoid mistakes that continue to disintegrate the society and fuel conflicts. He said clerics still play a crucial role in disseminating comprehensive religious teachings that would allow the current society to cope with changing situations at home and around the world. The Islamic conference in Garowe is part of a series of events that took the Somali Muslims scholars to different parts of Somalia. While in Puntland, the scholars will hold discussions with different people, including students, women's groups and the business community to enlighten society about Islam and related religious issues. The conference is being aired by all major radio stations across Somalia. Somali websites are also linking the conference to the large Somali Diaspora living around the world. This unique Islamic conference comes at an important moment in Somalia's turbulent history, as armed factions waging war in the name of Islam have created divisions among Muslims, both in Somalia and around the world, as the Muslim world faces military occupations, cultural imperialism and self-destruction. Many Somalis hope that the Islamic conference underway in Puntland, Somalia, can contribute positively to the debate over Islam and its role in politics and society. GAROWE ONLINE
-
JUURILE:-Olole Nadaafadeed oo Maanta Laga Bilaabay Kaamka Qaxootiga ee Suwayto oo Kuyaala Xeebta Magaalada Bossaso (Warbixin+Sawiro) Magaalada Bossaso oo ay kuyaalaan in kabadan 27 kaam oo ay ku jiraan dad barakacayal ah ayaa waxaa maanta laga bilaabay kaamamkaasi qaarkood olole ku aadan dhanka nadiifinta Deegaanka ay kaamamku ku yaalaan iyo nadaafadda guud iyadoo inta badan dhulka ay ku nool yihiin dadka barakayaasha ah lasheego in lagu daadiyo qashinka laga qaado Magaalada. Kaamka Suwayto waxa uu kamid yahay Kaamamka qaxootiga ee Magaalada Bossaso waana kaam ku yaala dhanka xeebta ee Magaalada, waxaana Kaamkaasi saaka ka bilaamay olole balaaran oo lagu nadiifinaayo nadaafadda guud ee Kaamka taasi oo ay gacan weyn ka gaysteen Dawladda Hoose ee Magaalada Bossaso iyo dadka Deegaanka kadib markii ay u adkaysan waayeen dhibaatada iyo waxyeelada ka dhalan karta qashinka. Koos Cabdi Shire oo ah kusigeenka Gudoomiyaha Kaamka Suwayto oo maanta aan kula kulanay goobta uu kasocday ololaha nadaafadda ayaa waxa ay saxaafadda u sheegtay in ay aad u mahadcelinayso dadweynaha Deeganka iyo Dawladda Hoose ee Magaalada Bossaso oo iska kaashaday Ololaa nadafadda ee Maanta laga wado dhanka xeebta ee Kaamka Suwayto. "Waad aragtaan oloaha nadaafadeed ee saaka ka socda Kaamka suwayto waana mid looga hortegaayo dhitaabada qashinka waxaana hawshan soo qorsheeyey fulinteedana ku hawlan dadka Deegaanka iyo Dawladda Hoose ee Magaalada Boossaso", ayey tiri Koos Cabdi shire. Sidoo kale Koos Cabdi Shire ayaa waxa ay kawrbixisay xaaladda guud ee Kaamka waxaana ay sheegtay in Kaamka Suwayto uu yahay mid aad u balaaran ayna ku jiraan dadka kabadan 800 oo qoys kuwaasi oo aan loo fidin wax dayeel ah dhinac kasta ha noqotee. "Kaamka Suwayto waxa uu kamid yahay Kaamamka Bossaso ee ay ku jiraan barakacayaasha mana jiraan wax gar gaar ah oo kasoo gaaray hay'adaha iyo Dawladda Puntland, runtii Kaamka Suwayto waa kaam aan la mid ahayn kaamamka kale waxaana jira dhibaato xoogan oo ku haystada barakacayaasha kujira kaama", ayey tiri Koos Cabdi Shire kuxigeenkaGudoomiyaha Kaamka Qaxootiga ee Suwayto ee Magaalada Bossaso. Intii aanu socodka ku maraynay Kaamka Suwayto ayaa waxa ay indhahu qabanaayan dad aad u tabaalaysan oo ku dhibaataysan gudaha Kaamka kuwaasi oo ay kamid ahaayeen qoysas dhowaan soo gaaray kaamka kuwaasi oo noosheegay in aanay haysan wax ay ku noolaadaan haba yaraatee tiiyoo aanay jirin cid wax siisay marka laga reebo musaacido kooban oo kasoo gaartay barakacayaasha uga soo horeeyey Kaamka. Ololaha nadafadeed ee maanta laga bilaabay Kaamka Qaxootiga ee Suwayto ee Magaalada Bossaso ayaa waxa ay qayb katahay balanqaadyo ah dhanka nadafadda oo uu dhawaan balan qaaday maamulka cusub ee Degmada Bossaso. Cismaan Saalax Ismaaciil Cis_ma@hotmail.com Bossaso Puntland Somalia Juurile.com
-
Gabdho u istaagey Waddo Muhim u ah Caasimadda Puntland(Dhegaysi iyo Sawiro) April 21, 2010 | AUDIO NEWS, NEWS 5 comments Waxaa maalmihii la soo dhaafey ka socdey Caasimadda Puntland dayactir lagu sameeyey waddo aad muhim ugu ah hawlaha shaqo ee caasimadda Puntland, waxaa wadada isticmaala, Ardeyda iyo dadka dantu ka gasho Isbitaalka Garoowe. Waxaa u istaagey shan gabdhood oo ay hormuud u tahay Luul Maxamed Warsame, kuwaas oo la kaalmeystey bulshada ku dhaqan Garoowe iyo ardeyda dalka dibadiisa ku dhaqan, waxaana u suurta gashey in waddadaas oo ay adkeyd in gawaaridu maraan ama ay isku dhaafaan, hadda ay tahay meel wanaagsan, oo gawaaridu si wanaagsan u isticmaaleyso. Luul Maxamed Warsame ayaa sheegtey, in hawlaha iskaa wax u qabso ah ay halkaas ka wadayaan isla markaana aysan cid sugeyn dadkuna isku kalsoonaado. Dhegayso Waraysi ay bixisey Luul Maxamed Warsame: Maxamed Siciid Yusuf Wakiilka Horseed Media ee Garoowe
-
Sacad, what you mean hilarious? Sxb the onlf are very small minority in kenya and they got the guddomiyah ku xiggeen of parliament. Imagine how much more they will get in ethiopian political circle??? Not to mention the added posts they will get if they agree to ceasefire they can easily achieve those posts i mentioned above. Mind you ethiopia will need guarantees of course such as that "ethiopia borders ama somali-weyn dream must die" and sure we will accept that and give up on our claims for jabuti, nfd, and ******iya. I see it is of mutual benefit for ethiopia and the onlf and can set up d-block reign forever and ever within the somalia borders and other clans really can't do much because their all lock-down with ethiopia!!! For example if sharif complains he doeesnt like the wakil of somalia politics in ethiopia because of tribal reasons, meles will just say sorry but the wakil of somalia politics is the onlf state and will not be replaced because we agreed to ceasefire and that is alot more important to ethiopia then what shaykh sharif or the usc or snm guys want!!! It really is good idea as far as im concerned and Like i said I think their needs be an all-garowe conference sooner then later to get it happening and set up for the future!!!
-
I personally think if Puntland establishes a deal with the onlf it can be of mutual benefit for both the clans. The animosity really is of no favor to us nor to them!!! If puntland tells the onlf drop their arms sign a ceasefire with addis ababa and in return ask for important posts within the ethiopia parliament along with parliamentary seats and also be "Special Representative of Ethiopia In Relations To Somalia" we can manipulate this excellent strategical tie and get the wakiil to always give support to a puntlander to be president of somalia and in return we will guarantee that onlf inhabited areas recieve development, progress, etc. We can use the wakiil to always deny usc/snm ppl any hope because after-all we are 1 way or another tied to addis ababa Anyways I don't see why that aint possible other then small fact of wakiil electing a onlf person to be president of somalia but it wouldnt be reasonable to do that because onlf ppl dont warrant such seat considering their not majority clan in somalia. I believe with this strategical tie of having important member within ethiopian politics can give puntlanders the edge over other somalis in establishing our clan as no 1 and the rest just as secondary clans and they cant do anything about it other then fact they switch allies to eritrea and recieve arms/money from them and we all know eritrea reputation in the world aint that great and would be disastrous political move for whatever faction would take that route just look at dahir aweys and his current situation. I think it would be wise move to explore this option in garowe and set up meeting between the onlf and puntland to hold talks, mind you addis ababa won't get to upset we can just tell them that we are discussing ways to have the onlf disarm which is true because that is what we want to achieve and at same time set-up framework of bilateral ties between us and the onlf state so they can always put in their support diplomatically to fellow d-blockers in Somalia!!!!
-
Hale, plus the weapons of somalia back then like T-72 are selling for $50,000 today, its as cheap as car. Visit here http://www.tanksforsale.co.uk/Military_Vehicle_Prices.htm
-
The only thing somaliland can do is show 5 tanks on youtube and say i am strong, but they cant go outside and use it because PPL HAVE MORE TANKS then them. If they are powerful clan they shud be ready with tussle but they dont because their not powerful clan, why would a powerful clan only 29 seats in the tfg where everyone else gets 61? Xaji u might have tanks but we have more tanks that is why we get more in tfg then u do...even usc ppl get more then u do plus rra ppl!!!
-
Infact Abdullahi Yusuf probably has more because he gained aideed weaponry from the 93 galkayo war!!! and we all know aideed was the most powerful man in somalia why? because he had the government weapons but as soon as he clashed with old "yey" he lost those weapons and aideed ever since slowly disappeared, whilst yey grew in power and noone messed with him, xataa when yey was there in puntland from 98-2004, u never saw egal dare talk about sool or sanaag!!! That war in galkayo changed the fate of the ssdf ppl, it turned then from being "ignored" which they were from 91-93 noone even asked them anything to becoming the most dominant force in the block. Infact the power is so broad they can tussle in hamar and at the same time hold a war front with hargeisa!!!! I dare u show u me a clan that can fight from two fronts? The real facts is snm have about 8 tanks 4 bm21 and 150 technicals. They cant fight two warfronts with 7000 ppl. Because the darawish are 5000 and thats the ones based in puntland. Forget the 3000 already in hamar!!!
-
Xaji, 5 tanks aint nothing. 7000 soldiers that all they have big deal. abdullahi yusuf had 10,000 soldiers meaning more tanks
-
Hales, well accoring to the International Crisis Group (ICG) report on puntland this year, we have 5000 soldiers and this is weak security administration. When Abdullahi yusuf was there it 10,000 soldiers!!! Where-as riyale is strong on security and he can muster only 7000, if they get someone who is weak on security they will muster 3000. Either way our weakest point is 5000 soldiers and thats verifiable by ANTI PUNTLAND REPORT done this year by the international crisis group (ICG) !!!
-
All Of somalia had 60,000 soldiers in 1990. “Of total armed forces of 64,500 in June 1990, the army numbered 60,000, the navy 2,000 and the air force 2,500. In addition, there were 29,500 members of paramilitary forces, including 20,000 members of the People’s Militia How is it possible 1 clan from all somalia can have 60,000 soldiers? Illogical. Second point to refute that baseless article is. According to the home office report done by the UK GOVERNMENT they say somaliland only has 7000 soldiers MAXIMUM at PEAK TIME because the report was done in 2007 and it estimates somaliland has 7000 soldiers in the year 2004 this was the time when they was building up security forces to defend sool and sanaag from puntland and the maximum they had in all their bases was 7000 but when their not building up its as low as 3000. Anyways u can verify the home office report here, it's suprising. Home Office To find the relevant section in the report refer to "section 8.16 which is on page 28 of the report and you will see where my argument is coming from!!!
-
Fu’aad Abshir: Shirkada Biyaha Gaalkacyo Waxay Gashay Kaalinta Koowaad Ee Shirkadaha Biyaha Soomaaliya. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Maareeyaha Shirkada Biyaha Gaalkacyo ee Galwa Fu’aad Abshir Xasan ayaa maanta warbixin dheer oo ku saabsan waxqabadka shirkadaasi u gudbiyey Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee maamulka Puntland. Maareeyaha ayaa si qoto dheer uga soo sheekeeyay waxqabadka shirkada tan iyo markii la aas’aasey mudo hada laga joogo 7 sano, isagoo si weyn uga hadley marxaladihii ugu adkaa ee ay soo martey intii shirkadu ay bilowga ahayd ee sanadkii 2003 ilaa iyo 2006 xilligaasi oo ay shirkada iyo dad shacab ah dhexmareen xoogaa isfaham darro ah kadib markii maamulkii Puntland ee uu xilligaasi Madaxweynaha ka ahaa Mudane C/laahi Yuusuf uu amar ku bixiyey dhulka ay degayso shirkada biyaha Gaalkacyo in aan laga soo ag dhowaan karin isla markaana dhulalkii shacabku lahaayeen ee halkaasi ku yaalay dhulka lagu daray, taasi oo sababtey in shacab badan oo ka xanaaqey dhulkii laga kiciyey in ay sameeyeen weerar ka dhan ah shirkada, xilligaasi oo ay shirkada u arkayeen wax shaqsi ama koox leedahay. Fu’aad oo ka sii sheekeynaya arimaha Shirkada Galwa waxaa uu intaa raaciyey in ay shirkadu dib u bixisay lacag dhan 153, 000 $ taasi oo la siiyey dadkii laga burburiyey dhulalkii ka agdhowaa Shirkada Biyaha Gaalkacyo, maadaama dadkaasi ay shirkada gaarsiiyeen khasaare lixaad leh kadib markii ay gooyeen dhuumo waaweyn oo biyaha mara oo ku yaala dhulka hoostiisa. Maareeyuhu mar uu ka hadlayey shaqaalaha ka howlgala Shirkada biyaha ee Gaalkacyo waxaa uu sheegay in ay yihiin 90 qof oo shaqaale joogta ka ah shirkada iyo 50 qof oo ah shaqaalaha aan joogtada ahayn, kuwaasi oo isugu jira lab iyo dhedig, iyo weliba shaqsiyaad dhowr qof ah oo curyaamiin ah, taasi oo ah mid aan horey looga baran shirkada kale ee ka howlgala gobolka. “Qiimaha biyaha halkii mitir kuubo oo u dhiganta shan fuusto waxaanu dadweynaha ka qaadnaa hal doolar, waxaana khidmada biilka ee ay shirkadu qaado dhimisteeda iyo kor u qaadisteedaba iska leh Shirkada Baasaweyn ee hoostagta Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland, balse anagu waxba maka dhimi karno kumana dari karno” ayuu hadalkiisa raaciyey Maareeyaha Shirkada Biyaha Galwa Fu’aad Abshir Xasan. Maamuluhu waxaa uu sheegay in dhowaan uu ka qeyb galay Siminaar ka dhacayey magaalada Boorame ee maamulka Soomaaliland halkaasi oo ay ku kulmayeen dhamaan shirkadaha biyaha ee Soomaaliya, waxaana daraasaad iyo qiimeyn dheer ka dib la siiyey kaalinta koowaad in ay Soomaaliya uga jirto Shirkada Biyaha Gaalkacyo ee Galwa. Ugu dambeyn Maareeyaha Shirkada Galwa waxaa uu sheegay in shirkadu soo martey dadaalo iyo marxalado kala gedisan iyadoo haatan maraysa meel fiican, shacabka magaalada Gaalkacyo na ay fahmeen faa’idada shirkada, isagoo intaa ku daray in waqtigani shirkadu biya gelisay in ka badan 7,000 oo guri oo ku yaala gudaha magaalada Gaalkacyo iyo 33 goobood oo loogu talo galay in ay ka cabaan dadka danyarta ah ee aan xaafadahooda biyaha gashan karin, dhowaana in shirkada lagu soo saa’idin doono ilaa iyo laba ceel oo kale.
-
Jigjiga:(Allpuntland)-Maamulka Soomaalida ee Kililka Shanaad ee Dalka Ethipia ayaa Shaaca ka qaaday inay jiraan Xiriir Wada shaqeyneed oo u dhexeeya qaarkamid ah Maamulada kajira Dalka Soomaaliya & Maamulka Soomaalida ee Dalka Ethiopia,waxayna sheegeen in Heshiiskaasi uu ka turjumaya Saaxiibtinimada labada dhinac u dhaxaysa oo mudo soo jirtay. Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida ee Dalka Ethiopia Daa'uud Maxamed Cali ayaa sheegey in Xiriir Saaxiintinimo oo qoto dheer uu u dhexeeyo Maamulkiisa & kuwa Puntland,wuxuuna sheegey in xiriirkani uu horay usoo jiray,isla markaasna uu yahay mid ay imika sii agaajiyeen,wuxuuna inaas Madaxweynuhu ku daray in aysan kala maarmin Shacbiga labada dhinac. "Waxaa jira Xiriri Saaxiibtinimo oo noo dhexeeya anaga & Puntland,waayo waxaanu nahay Dad Walaalo ah,sidoo kale Dawlada Puntland waxay xiriir la leedahay Dawlada Federaalka ee Ethiopia,marka waxaa jira heshiisyo Saaxiibnimo oo noo dhexeeya Labadeena Dhinacba waayo waalagu khasbanaaday mar hadii aanu Derisna nahay Dad Walaaltinimo & Soomalinimo ka dhaxasyo nahay"Ayuu yiri Madaxweynaha Kililka Shanaad. Madaxweyne Daa'uud ma uusan Cadayn inay jiraan Heshiisyo dhanka isdhaafsashada Dadka Denbiyada kagala Labada dhinac ba ah inay jiraab,Balse wuxuu ku gaabsaday in heshiisyo Amaan ay jiraan,isagoo sheegey in hada ka hor Puntland dhowr jeer ay Mucaaradka Ehiopia Hub kala soo dageen,hada se dhamaan waxyaabahaas ay dhamaadeen. Madaxweynaha Kililka Shanaad wuxuu Sheegey in Somaliland ay heshiis la leeyihiin,wuxuuna sheegey in Heshiiska Somaliland uu lamid yahay midka Puntland kala dhexeeya,isagoo sheegey in Labada dhinacba ay yihiin Maamulo nabad ah isla markaasna doonaya in ay Si Nabad gelyo ah oo Derisnimo kuwada Noolaadaan,waxaana uu ugu baaqay Soomaalida kale inay Danahooda ka tashadaan. Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia wuxuu sheegey in uusan jirin Wax Heshiis & Wada hadal ah oo u dhexeeya Maamulkiisa & Dawlada Kumeel gaark ah,waxaana uu taas ku macneeyey in Koonfurta Dalka ay Dagaalo badani ka socdaan,isla markaasna uusan jirin wax heshiis ah oo ay Dawladiisu la gashay Dawlada Kumeel gaarka ah. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Xaji, Don't you see who is in attendance? ahmed abdalla the u.n special representative to somalia along with a number of important countries and the a.u. The tfg doesn't have much movement now because the the international community will EXPECT they cooperate with puntland in matters related to setting up naval base. If they don't sxb they get fired!!! its simple as that, and ahmed abdalla will just pressure the u.n to meet up in private meeting and sack the president!!! The last agreement was signed between the family. sharmarke and farole touching base!!! sharmarke knew what puntland wanted, so did farole. Now they took it to nairobi and have all the important stakeholders present to witness the signing!!! end of story bruv
-
Amistad carmo academy is where puntland trains it police/darawish forces for itself and also helps out with batchment of forces for the tfg. This is second time a batch of 600 soldiers are being sent. Last year 600 were sent too. I think puntland has to keep military obligations with the tfg by training 600 a year at the carmo base and then dispatching them to hamar.
-
Tababar Degmada Carmo Loogu Furay Ciidan ka tirsan DFKM ah iyo Puntland April 12, 2010 | NEWS Waxaa degmada Carmo gaar ahaan Xarunta Akadeemiyada tababar loogu furay Ciidan ka mid noqon doona kuwa Booliska DFKM ah iyo Dowlada Puntland. Akademiyada degmada Carmo ayaa saaka tababar looga furay Ciidan tiradooda gaarayso 600-Askari oo isugu jira Rag iyo dumar,waxaana tababarka uu socon doona mudo 6-bilood. Maalinta Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April oo sanad weliba la xuso ayaa saaka si rasmi ah laga xusay halkaasi,waxaana munaasabadaasi goobjoog ka ahaa masuuliyin ka tirsan Dowlada Puntland oo uu ka mid ahaa Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Gen.Yusuf Ahmed Khayr iyo Gudoomiyaha gobolka Bari Sheikh C/xaafid Cali Yuusuf. Gudoomiyaha degmada Carmo Cawad Xuseen oo la hadlay Horseed Media munaasabada ka dib ayaa sheegay in tababarka loo furay Askartaas ka mid noqon doona Ciidanka DFKM ah iyo kuwa Puntland ay fulin doonaan Saraakil aqoon u leh arimaha Ciidanka. Wuxuuna hadalkiisa ku daray in Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan arimaha horumarinta ee UNDP ay gacan ka geysan doonto tababarka iyo weliba qalabka la siinaayo Booliska. Gudoomiyaha ayaa xusay in furitaanka tababarka lagu waday inuu kasoo qaybgalo Wasiirka arimaha gudaha DFKM ah balse uusan imaan sababo jira awgeed oo aan la sheegin. Akadeemiyada Carmo ayaa dhowr jeer hore tababar loogu furay Ciidan ka tirsan kuwa DFKM ah iyo Puntland,waxaana ay tahay xarun weyn oo loogu tababaro Booliska. Horseed Media
-
Not 1 single pirate has been sentenced to death. I am fairly certain of that. Infact they maximum penalty they get in puntland is 5 years. Their have been reports of somaliland officials sentencing 15 years to pirates. But have not heard of firing squad, I think that is exagerration. As for al-shabab their is rumors from various sources that say they have vested interest in the piracy and use the funds to attack the tfg however no solid link has been made yet and is all speculation at best!!!
-
I am laughing because that drawing pretty much sums up 75% of somalia. Whilst the rest are mucarad like shabab/hizbul islam.
-
Nasir, if you go to the south have you noticed the "odey-dhaqameedyo" are not even paid attention too? this goes back to colonial italy time where they eliminated the traditional structures in place. The traditional system are more stronger in places where the colonials didn't have presence like north-east. But if you go to hamar where was the base of this administration, they will really didn't allow ppl to use odey-dhaqameedyo and made them "irrelevant" and ever since as u can see hamar still is affected by that where the odey-dhaqameedyo noone even listens to. The colonial french were even worse. Have u seen jabutians they speak french more then they speak somali, the french was like that everywhere they went. Look at sierre leonne, morroco and countlesss other colonies where they have very strong french influence!!! Thankfully though the italians didn't really tamper with the language or else we would be speaking italian in hamar more then somali. But the italians did definitely tamper with the traditional systems in place in the south where they said pretty much "not needed" anymore!!!
-
Sayid, very true but if the u.n is involved and witness to the signing of the papers, the musuqmasuq will be lessened or else they may not have a job!!! never-the-less implementation is usually a long time in somalia lol!!!! PS: This is the agreement between puntland and tfg. They will have to hold another big meeting to talk about the timetable when the navy bases get started and where they will exactly be located and funds allocated. That is a whole another ball game. Remember the tfg has been given $250 million, therefore allocating how much puntland gets and the tfg gts will require another 1 year conference. This is somalia where things take long time But Im happy that puntland is now on the map and considered a stakeholder in the process. That is positive development. Muranki dhan waxay ka taagnayd "puntland is not stakeholder". That is what we are celebrating about!!! As for implementation phase sxb weli heerkasi lama gaarin that will require more negiotation and back and forth "fadhi ku dirir" sessions!!!