Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Laascaanood,(Lasanod Online)- Roobab lixaad leh ayaa si isdaba jooga uga da'aya magaalada Laascaanood iyo deegaamada Kale ee SSC, kuwaasoo si wayn shacabku ugu qaboobeen. Roob xoogan oo daadad ka dhasheen ayaa maalinmadii shalay ka da'ay magaalada Laascaanood, kaasoo aan gaysan waxyeelo ah marka laga reebo Danabyo dhawaaq xoogan leh oo dhacayay kuwaasoo aan ku dhicin gudaha magaalada. Hoos ka daawo Sawiradii Roobkii Laascaanood ka Da'ay. Wariye: Abdiqani I. Goox admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood.
  2. If sharif doesn't start making head-way on capturing the capital city he might find himself out of the job to!!! Its 1 year and half since his been in office and no improvement at all in terms of his control. He needs stop hesitating that innocent people will be killed and starting assaulting these terrorists hard and take the city back!!! He is only playing safe because he doesn't want to harm his people but by doing-so he might just get call from walad abdalle to put in his resignation paper
  3. Wasaaradda Caafimaadka oo Maalintii Labaad Shir La Qaadanaysa Hay’adaha Caafimaadka Daneeya (Sawiro) April 27, 2010 Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee Dawlada Puntland ee magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, ayaa maalintii labaad waxaa ka soconaya shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Wasaarada Caafimaadka ee dawlada Puntland iyo Hay’adaha iyo NGOs Caafimaadka ay ka wada shaqeeyaan. Shirkan waxaa qabatey Wasaarada Caafimaadka, waxaana wakiilada hay’adaha ee ka qaybgalaya ay ka kala yimaadeen meelo kala duwan, waxaana ay gaarayaan hay’adaha Caalamiga ah, NGOs ka Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee shirkan ka qaybgalay 27. Hay’adaha ayaa waxaa ka mid ah UNICEF, UNFPA, WHO, MERLIN, iyo kuwale, waxaana ajandaha shirkan uu yahay sidii loo kala warqaadan lahaa, waxaana shirkan uu yahay mid ay Wasaaradu qabatay oo ay mar walbana isugu yeerto hay’adaha. Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland ayaa shirkan daah furey maalintii shalay, waxaana uu sheegay in shirkan uu yahay mid loogu talagalay in Wasaaradda iyo hay’adaha dhanka Caafimaadka ka wada shaqeeya ay isku arkaan oo ay xogaha ku kala qaataan iyo qorshayaasha mashaariicda ee Puntland ka fulaya. Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Cabdulaahi Warsame oo shir jaraa’id ku qabtey xarunta Wasaarada saxaafadana kula hadley, ayaa sheegay in shirkan uu noqonayo mid ay Wasaaradu isugu yeerayso hay’adaha markii ay munaasib tahay, waxaana uu sheegay wasiirku in Wasaaradu ay doonayso inay la xisaabtanto hay’ad iyo NGO kasta oo Caafimaadka ka shaqeeya Puntland-na ka hawlagala. Shirkan ayaa markii uu Wasiirka Caafimaadku furey waxaa lasoo bandhigey qorshaha Wasaarada Caafimaadka ee dawlada Puntland, waxaana sharaxay agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi Xasan, waxaana wasaaradu ay doonaysaa inay wax weyn ka qabato Xaalada Caafimaad ee dalka iyadoo doonaysa inay Cusbitaalada dalka ka dhigto kuwa wada shaqeeya, waxayna wasaaradu ugu hormaraysaa Cusbitaalada Garowe iyo Gaalkacyo, iyadoo kuwa gobalada iyo degmooyinkuna ay ku xigaan labadaas cusbitaal. Shirkan qaybtiisa labaad ee maantey ayaa waxaa soconaya soo bandhigida qorshayaasha Hay’adaha, waxaana hay’ad walba marka ay mashaariicda ay fuliso soo bandhigto wax laga waydiinayaa qaabka ay ugu talagalay inay u fulaan meelaha ay ka fulayaan iyo arimo kale. Shirkan ayaa soo gabogaboobaya galinka danbe ee maantey,waxaana la filayaa in war wanaagsan uu kasoo baxo kaasi ku aadan mira dhalka shirkan labada maalmood ka soconaya Xarunta Wasaarada Caafimaadka ee dawlada Puntland. Horseed Media
  4. Garoowe: Roobab mahiigaana oo ka da’aya Deegaanada Puntland gaar ahaan Gobalka Nugaal oo Khasaaro Gaystay (SAWIRO) Posted to the Web Apr 27, 09:25 Garoowe:-Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa saacadihii ugu dambeeyey waxaa ka da’ayey roobab xoogan kuwaas oo gaystay khasaaro wuxuuna dumiyay guryo qabyo ahaa oo ku dhex yaalay magaalada, roobabkan ayaa si wayn u sameeyey magaalada iyo nawaaxigeeda kuwaas oo dhaliyey biyo aad u baaxad wayn kuwaas oo hakad galiyey isku socodka gaadiidka marka laga reebo dhanka laamiga oo ay marayaan baabuur aad u tiro badan. Roobabkan, oo da’aya mudo shan maalmooda kana da’aya Somamaliya gaar ahaan deegaanada Puntland ayaa ah kuwo aad u xoogan isla markaana dadyow ku laayey gobalka Nugaal gaar ahaan dooxooyinka waa wayn ee dacmuumo iyo dhuunta ay maraan miyaha mara togaga nugaaleed oo dhan. Maalinimadii shalay ahayd markii gaadiid ay leedahay Hay’adda UNDP xafiiskeeda Garoowe ay safar u aadeen garoonka diyaaradaha ee CANOCO ee magaalada Garoowe halkaas ay ka soo degayeen wafbi balaaran oo ka socday Hay’adda UNDP xiligaas ayaa waxaa da’ayey roobab xoogan balse uma aysan suurta galin iney diyaaradii waday wafitiga in ay soo degto iyadoo la soo dagi wayday garoonkii oo ay buux dhaafsheen biyo aad u awood badan. Gaadiidkii, ayaa waxaa inta aysan gaarin garoonka CANOCO dhexda ka helay biyo aad u baaxad wayn kuwaas oo xowli ku socday waxaana ay biyahaani qaateen 3 gaari oo aha kuwii u kiraysanaa Hay’adda UNDP. Intaas ka dib waxaa sadexdaan gaari ay biyuhu geeyeen meel ka baxsan halkii ay ka qaateen waxaana ugu tagay oo gargaar u fidiyey wiishah loogu talo galay iney arimahaan oo kale ka qayb qaataan isla markaana fududeeyaan howlahaan oo kale. Biyahan ay dhaliyeen roobaka xooga ee ka da’aya deegaanada Puntland gaar ahaan gobalka nugaal ayaa samayn balaaran u gaystay wadada laamiga ee u dhexeeya Boosaaso iyo Galkacyo. Dhanka kale, Hay’adda NESHA oo Puntland u qaabilsan dayac tirka wadooyinka gaar ahaan laamiga ayaa ku howlan sidii ay dibu hayabayn balaaran ugu samayn lahayd wada laamiga ee u dhaxaysa Garoowe iyo Galkacyo waxaana xusid mudan in ay socoto howshaasi lagu doonayo in wax looga qabto wadad laamiga iyadoo ay Hay’adu soo gabagabaysay wadada bosaaso iyo garowe u dhaxaysa waxaana xusid mudan in ay dhawaan gobalka bari ka soo fulisay dhismayaal wadooyina. Ugu damabayntii roobabkaan ayaa waxaa ay ku soo aadayaan iyadoo ay jiraan abaaro iyo biyo la’aan baahsan kuwaas oo ay ka jireen qaybo ka mida gobalada puntland gaar ahaan gobalka sool iyo qaybo ka mida gobalka bari. Siciid Cabdisalaan Siciid Wakiilka Puntlandpost-Garoowe E-mail loole15@hotmail.com
  5. The Ethiopian presidency is largely a symbolic office with little power. Most of the power is vested in the hands of the Prime Minister Similar to the Queen Role in London but No Power!!! If you go to addis either sit with foreign minister who influence policy direction towards Somalia or sit down with meles zenawi himself. Those two guys are the most important!!! Further reading about this guy can be found here. Plus his an Oromo to make matters worse meaning totally not even listened to!!! IPS News Xaaji, I've told you on number of occasions sell that cheap material to the illerates of somalilandpress and those sorts of media not on SOL!!!
  6. UN trust fund backs projects in fight against piracy off Somali coast 23 April 2010 – A United Nations trust fund set up as part of the international fight against maritime piracy today announced plans to support a series of five projects that are aimed at assisting Somalia and its neighbours to tackle the scourge. B. Lynn Pascoe, Under-Secretary-General for Political Affairs and chair of the Board of the Trust Fund to Support Initiatives of States Countering Piracy off the Coast of Somalia, unveiled $2.1 million of projects after a meeting of the fund at UN Headquarters in New York. The five projects being backed by the fund, which was set up in January by the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia, are focused largely on efforts to prosecute piracy suspects. Four projects will help strengthen institutions in the Seychelles and the autonomous Somali regions of Puntland and Somaliland in such areas as mentoring prosecutors and police, building and renovating prisons, reviewing domestic laws in piracy and increasing the capacity of local courts. A fifth project aims to help local media disseminate anti-piracy messages within Somalia. The Seychelles, as well as Kenya, has become a regional centre for the prosecution of pirates, who menace the coast of Somalia and disrupt international shipping routes near the Horn of Africa. Mr. Pascoe stressed today that the piracy off the Somali coast has become a problem not just for the immediate region, but for the wider world as well. “Prosecuting suspected pirates is an important piece of the international strategy to combat the problem,” he said, adding that the fund needs fresh donations so that it can back other projects in the future. Already it has established an emergency funding facility that offsets the costs involved in prosecuting piracy suspects, such as travel expenses for witnesses, court equipment and the transport of suspects. The fund has 10 voting members – Djibouti, Egypt, France, Germany, Greece, Kenya, the Marshall Islands, Norway, Somalia and the United States. It also has three non-voting UN members – the International Maritime Organization (IMO), the UN Office on Drugs and Crime (UNODC) and the UN Country Team for Somalia. Source: UN This the only projects i am aware off regarding projects to defeat piracy and it doesn't say that a marine facility being built in Ceelayo/lasqoray but that law-enforcement on land will be streghtened!!! Plus It's very vague as it says puntland/somaliland. Where in Puntland? Where in Somaliland? berbera or ceelayo. Gara'ad or Eyl? This Marine facility hasn't be raised up on any donor websites I am aware of!!! Therefore I don't really buy it!!!
  7. Hay’adda Dayactirka Wadooyinka Puntland ee NESHA oo Ka Warbixisay Howlaha ay Wado(Sawiro) April 23, 2010 Hay’adda qaabilsan Dayactirka iyo weliba dhismaha Wadooyinka Puntland ee marka magaceeda lasoo gaabiyo la yirahdo NESHA ayaa sheegtay in howlo dayactir ah ka samaynayo wado u dhaxeysa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland iyo Tuulada la yirahdo Rabaable ee ku taalla duleedka Koonfureed ee Garoowe. Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa dhowaan ka dhacay Kulan ay Hay’adda soo qaban qaabisay kaas oo looga hadlaayay waxyaabaha u qabsoomay tan iyo markii ay bilawday howlaha dayactirka wadooyinka ayadoo ay sheegtay in meel gabo gabo ah ay u marayaan howlahaasi. Masuul ka tirsan Hay’addas oo lagu magacaabo Cabdninuur GaadYare oo la hadlaayay Horseed Media kulankaasi ka dib ayaa sheegay in Hay’adda ay dadaal weyn ka wado wadooyinka ku yaalla degaanada Puntland. Wuxuuna hadalkiisa ku daray in howlahaasi dayactirka markii ay soo dhamaadan ay qaban doonaan munaasabad ay kusoo bandhigayaan waxqabadkoodi. Mr.Cabdinuur ayaa xusay in Hay’addu ay fursad shaqooyin ah ay u fidinayso dhalinyarada isla markaana talaabadaas ay qayb ka tahay himilooyinkooda. Hay’adda NESHA ayaa iyadu si aad ah u dayactirtay wadada laamiga isku xirta Garoowe iyo Gaalkacyo kaas oo ka muuqatay burbur aad u baaxad weyn. Maxamed Siciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland
  8. As for the Italian donor gig there hasn't been much talk on that lately, the last I heard about it was at galkayo accord signing earlier last year. There is mainly 3 huge khilaafs between punt and the tfg. 1. Naval base deal 2. Foreign Investment for Puntland 3. Oil Deal This being somalia i think farole is playing it safe. Getting naval base was more important and priority for puntland because it was going to jabuti and the tfg only. As for these development and oil project they are not as urgent as the naval base because noone can take those development projects and oil from puntland, but nevertheless farole will most definitely pursue it as it is critical for puntland progress. I think reading that 2 airports in that deal also. I hope those 2 airports are given to laska and Badhan.
  9. This is great news. NESHA is starting to lift it's weight lately. Most notable among their projects completed have been the lafagoray road caluula-hafun. They completed the galkayo-cagaarane road earlier this year. They have done number of feeder roads in nugaal area and garowe parts. Now the galkayo to garowe road will be an excellent initiative if they can do that, this will lessen car accident rates which are awfully increasing lately. These donor organizations seem to be lifting their weight lately after last month it was revealed that they would be held accountable for what they do and don't do for the state progress.
  10. This research facilities will really help in placing puntlanders in the forefront in research development areas after 10-20 years!!!
  11. Xarunta Cilmi Baarista iyo Horumarinta oo Laga Furay Magaalada Boosaaso (Daawo Sawiro) Boosaaso (RBC Radio) Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Boosaaso ayaa furtay qeyb cusub oo ka tirsan jaamacada taasi oo qaabilsan cilmi baarista iyo horumarinta. Munaasabad ballaaran oo ka dhacay xarunta jaamacada ayaa si rasmi ah xariga looga jaray xaruntan cusub iyadoo furitaanka xaruntan lagu soo beegay toddobaadka cilmi baarista oo haatan ka socda jaamacada. Masuuliyiinta jaamacada Bariga Afrika, masuuliyiinta maamulka dowlada iyo waxgaradka ayaa ku tilmaamay xarunta cusub ee cilmi baarista mid wax ka tari doonta horumarinta guud ahaan dalka. Ku simaha gudoomiyaha jaamacada Bariga Afrika Sheekh Maxamed Macalin Axmed oo ka hadlay furitaankii xarintan cusub ee cilmi baarista iyo horumarinta (Research and Development Center) ayaa sheegay in ujeedada ay ka leeyihiin ay tahay sidii loo heli lahaa daraasado cilmi ku dhisan oo ku wajahan kheyraadka dalka gaar ahaan xoolaha iyo kheyraadka badda oo ay labada shey ee ay Soomaalida Alle ku maneystey. Dr. Saadaq Eenow oo ka mid ah macalimiinta jaamacada isla markaana qoraa caan ah ayaa sheegay in cilmi baarista dhabta ah ay wax ka tari karto isbedel lagu sameeyo nolosha dadka, wuxuuna Dr. Eenow si gaar ah u tilmaamay baahida Soomaalidu xilligan u qabto cilmi baaris. Gen Cali Ismaaciil oo ka tirsanaa ciidankii xooga dalka Soomaaliyeed isla markaana sanadihii la soo dhaafay sameeyey qoraalo buugaag dhowr ah ayaa isaguna ka sheegay goobtaasi in dadka Soomaalida aysan dareemin in waxa kaliya ee dhibaatada ku yaraan karto ay tahay cilmi iyo caqli la isku daro taasi oo bulshadana lagu mideyn karo. Waxaa xafladan oo ahayd mid dheer isla markaana aad u xiise badneyd ka qeybgalay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin maamulka iyo waxgarad isugu jira isimo iyo aqoonyahan ku nool Boosaaso. Waxaa sidoo kale furitaanka xarunta cilmi baarista goob joog ka ahaa masuuliyiinta Jaamacada Muqdisho qeybteeda Puntland. Intii ay socotay munaasabadan lagu daahfuray xarunta cilmi baarista iyo horumarinta waxaa barbar socday bandhig qaan masrixiyeed loo soo agaasimay oo ay ka qeybqaateen fanaaniin Boosaaso kuwaasi oo ruwaayad maad ah ku metelay sida dadka ay ugu baahan yihiin cilmi kororsiga. Gaar ahaan waqtiga ardeygu Jaamacada dhameeyo oo sida badan ardey badan aaney dib ugu laaban waxbarashada halkaasina ku joojiyaan. Ardey gaareysa illaa dhowr biqol ayaa ka qeybqaadanaya dood cilmiyeed mudo toddobaad ah ka soconaya xarunta jaamacada halkaasi oo ay sidoo kale muxaadaro cilmiyeed ka jeedinayaan aqoonyahano, macalimiinta jaamacadaha iyo qorayaal caan ah oo lagu marti qaaday todobaadkan oo loogu magac daray ‘Toddobaadka Cilmi Baarista iyo Horumarka’. Waxaana inta uu socdo kulan cilmiyeedkan la filayaa in bahda waxbarashada iyo dadka daneeya horumarka tacliinta u suura geli doonta inay su’aalo weydiiyaan aqoonyahana ka soo qeybgaleysa munaasabada dood cimiyeedka ah. Waa markii ugu horeysay oo xarin dhan oo qaabilsan cilmi baaris laga hirgaliyo Puntland, waxaana la rajeynayaa in xaruntan ay wax badan ka bedeli doonto baaritaanada cilmiga ah ee ay u baahan yihiin dad badan oo ku lug leh hawlaha tacliinta xilligan ama horey u daneynayey inay cilmi baaris u tagaan meelo kale. Cabdalle Muumin RBC Radio
  12. Rugta Ganacsiga Puntland iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo Heshiis Hordhac ah ku Gaarey Dalka Turkiga April 27, 2010 Wafdigan Ganacsatada Soomaalida ah oo dhawaan soo gaaray Dalka Turkiga gaar ahaan Magaaalada İstanbul oo ah Caasimad Dhaqameedka Wadamada Midowga Yurub 2010. ayaa waxay Shirar iyo kulamo kala duwan la qaateen Qaar kamid ah Ururada Ganacsiga iyo Shirkadaha Ganacsiga ugu waaweyn ee Dalka Turkey-ga. Shirkan ayaa ahaa kii ugu balaarna ay kasoo qeybgalaan tiro Ganacsato Soomaaliyeed oo danaynaya Maalgashi inay ku Sameeyaan Turkiga, waxaa hadal gaaban ku furay kulanka Mr: Tomer Taskin oo ah Madaxa Hay’ada Xiriirka Dhaqaalaha Dibada ee Turkiga; ( Forien Economic Relation Board), Soo Dhaweyn ka gadaal waxuu halkaasi ka aqriyay xiriirka weyn ee Labada dal Soomaaliya iyo Turkiga iyo sida iminka loogu Baahanyahay in loo horumariyo Xiriirka ganacsi ee labada Wadan. Waxa iyaguna Dhankooda u hadlay wafdiga Soomaalida Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Rugta Ganacsiga Maamul gobleedka Puntland Mr. Maxmed Caydiid jaamac oo isaguna ka Warbixiyay wax Qabadka Rugta Ganacsıga Puntlan iyo Ganacsiga Soomaaliya halka uu maraayo. Ugu danbeyn waxa Shirka ka hadlay Uqeybsanaha Arimaha Ganacsıga Safaarada Soomaaliya ee Turkiga Mr. C/fatax Warsame Rooti isaga oo xuasay wax yaabahii u hirgalay intii uu xafiiskani furnaa sida uu isugu xiray Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Ganacsatada reer Turkiya, Mr. C.fatax waxuu ugu baaqay Dhammaan Ganacsatada in ay ka ganacsan karaan Turkiga Xafiiskooduna uu gacmo furan iyo niyad sami wax ula qaban doono. Gabagabadii Ururada iyo Ganacsatada ayaa Ammaanay kaalinta xafiiska ganacsiga iyo dadaalka weyn uu sameyaya uqeybsanaha Ganacsiga Safaarada Soomaliya ee Turkiga, İyadoo ka qeyb galayaasha Shirka ee labada wadan ay kala Saxiixdeen heshiisyo hor udhac ah iyadoo Shirku kusoo gabagabooway isfahan iyo wada shaqeyn. Horseed Media
  13. General, I don't want to get my hopes up and say excellent and find out it's not really true, untill I read it from reliable sources I simply won't says congratulations!!! There is alot junk-material that i never post. Remember that hafza thing, what happened? sxb i am realist not fantasy liver if I was i would be in hargeisa lol!!! The reality is I don't want to hear lovely lovely stuff that aint true, but i wanna hear reality reality stuff that is true because i am not man who lives in fantasy. As for being wanna-be even if i am why does that bother u? I already told you i am tumaal who is sheegato but i love puntland end of story!! Ps: By the way sxb u dont determine who i am, when infact it was my fathers who determined who you were!!
  14. If this news is true I am happy for them but I doubt it's authencity however what I will say regarding makhir sitation is all their learned people live abroad not 1 of them is based in makhir and the very few who are based in makhir you never see any accountability whatsoever all because of the TOL factor!!! Cade Muse was right when he said "cowska bay cunan" it wasn't an insult but a reality on what is on the ground, no wax-garad means no progress. Its pointless having your waxgarads all abroad or having very few inside your land which you are not even holding accountable!!! By the way I have no beef with makhiris infact when cade muse was going to war with them in majiyahan my sub sub-clan of the kings said "we won't participate in this war" and cade said "why" and our elder said "habarta na dhashey weeye makhir" meaning we come from bah lineage of makhiris in-particular the ones in dhahar who cade was warring with!!! Cade finally responded "well you guys were fighting the abdullahi yusuf people in garowe" why would u refuse to join this war against makhiris. Our elder told him "when u fight your bah side of the family, i will fight my bah side of the family" sidaas ayuu ku dhamaday sheekadas and we didn't participate in the majiyahan incident but the other kings did!!!
  15. Amistad, Untill this is verified by other puntland media, I wouldn't believe it!!! Sanaagpost is not really that reliable when it comes to quality journalism. Ps: For some reason all news media that from waqoyi are really untrustworthy, that is why you never see many people sourcing their material. Quality media that is trusted by all news agencies domestic and international are always 90% koonfuur based!!! So always be weary of waqoyi news they don't seem to adhere to standard media practises!!!
  16. Abwaan, they opened it last year in july!!!
  17. Ducaysane, There is canals around karkaar/nugaal and river-streams all over the Puntland Region. They just not as big as the webi shabelle, however a dam construction in nugaal and karkaar will be excellent developments for the people.
  18. Wasaarada Deeganka ee Puntland oo Maantey soo bandhigtay mashaaric Biyo Xireen ah oo laga Fulinayo Gobollada Nugal & Karkaar. Garowe, Apr 25 - Shir Balaaran oo Ay Soo Agaasintey Wasaarada Deegaanka, Daaqa & Duurjoogta Dawlada Puntland ayaa Maantey ka Dhacay Xarunta Gobolka ee Magaalada Garoowe, Waxaana goob joog ka ahaa Madax ka Tirsan Golaha Wasiirada, Madaxda Gobolka, iyo Wakiilo Hay'adeed. Shirkaan ayaa Waxaa uu ahaa shir ku Saabsan Mashaariic ay soo Bandhigtey Wasaaradu Taaso ah Mashaariic Biyo Xireen ah Wasaaradu ay ka Fulineysaa Mashaariicdaan Gobollada Karkaar iyo Nuugaal. Waxaa ugu Horeyntii Shirkaan Furay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Deegaanka, Daaqa & Duurjoogta Dawlada Puntland Mudane Cismaan Cawad Waxaana uu Wasiirku Sheegey Mahiimada ay Bulshada Reer Puntland u Leedahay Mashaariicdaan. Wasiirka Ayaa Sheegay iney Jiraan Dhul Faro Badan oo Qarka u Saaran inuu Noqdo Togag Waaweyn iyadoo uu intaasi ku Daray in Qof kastaa oo Reer Puntland ah ay Mas'uulid ka Saaran tahay Dhulkiisa iyo Deegaankiisa. Shirkaan oo ay ka Hadleen Masuuliyiin uu ka Mid yahay Wasiirka Maamul Wanaagada Dawlada Puntland Mudane Maxamed Faarax Ciise Gaashaan, Masuuliyiin ku Hadlay Afka Madaxda Gobolka Nuugaal iyo Wakiilo ka Kala Socdey Ha'adaha UNICEF Iyo ILO oo iyagu hirgelinaya mashaariicda, oo sida la sheegay ay maalgelinayso Japan. Mashruucaan Biyo Xireenka ah ayaa Waxaa Fan ku Bixiyay Hay'adaha UNICEF Iyo ILO Waxaana Wakiiladii u Hadlay Ay Sheegeen iney Mashruucaan ay ka Faa'iideysan Doonaan Boqolaal Dhalinyaro Reer Puntland ah. Shirkaan ayaa Waxaa uu ku soo Dhamaadey Jawi aad u wanaagsan iyo Sidii Loogu Tala galay, Waana Markii ugu Horeys oo Deegaanada Puntland Laga Hirgaliyo Mashruuc Biyo Xireenna ah. Maxamed C/lahi Cali 'Kooshin' Daljir, Garowe You can listen to the press conference hereHere
  19. Gudoomiyaha dadka Gaagaaban oo ku baaqay in la kaalmeeyo dadka gaagaaban ee Puntland Ku nool (Dhageyso) (Garowe)RBC: Aadan Cali buur oo ah gudoomiyaha Dadka gaagaaban oo waraysi dhinacya badan taabanaya siinayay Warbaahinta RBC aya ka codsaday Dowlada Puntland iyo Hay,addaha caalamiga ah ee ka howlgala Puntland in ay kaalma u fidiyaan dadka gaagaaban oo uu sheegay in dhibaatooyin adag ku haystaan bulshada dhaxdeeda. Waxa uuna sheegay aadan Cali buur in ay u baahan yihiin in laga caawiyo sidii u heli lahayeen Xuquudooda oo uu sheegay in ay maqantahy dadk gagaaban oo aysn jirin sida uu tilmaamay cid u dooda waxuuna ku baaqay in arinta gacan laga gaysto. Aadan waxa uu tilmaamay in aan la xaq dhoowrin dadka ay isku kooxda yihiin ee gaagaaban waxuuna sheegay in taasi ay tahay cadaalad daro oo aysan wanagsanayn islamarkaana ay codsanayaan in xaqooda la siiyo waxuuna tusaale u soo qaatay xafiisyada Dowlada oo uu sheegay in dad dheer dheer kaliya ka shaqeeyaan oo aysn dad gaagaaban ku arag wali Gudoomiyaha dadka gaagaaban waxa uu intaa ku daray in xaaladaha dhanka nolasha dadkaa ka haysta ay ka mid tahay cuqdad ay dadku ku abuuraan xiliyada meelaha dadku ku badan yihiin la iskugu yimaado bulshada oo sida uu sheegay ula dhaqanta si xuquuqul insaanka ogolayn sida caruurta oo uu sheegay in dhibaata adag ku hayan Mr Aadan Gaab waxa uu intaa sii raaciyay in dadka gaagaaban ay yihiin kuwa ku firiirsan deegaanada Puntland oo dhan waxuuna tilmaamay xili RBC wax ka waydiisay goobaha dadkaa ku badan yihiin waxa uu ku jawaabay in ay ku badan yihiin Gobalada Mudug iyo Sool Tirada dadkaa gaagaban ayuu Gudoomiyuhu sheegay in ay garayso 30 Xubnood inta tirakoob ahan uu hada hayo, waxuuna sii tilmaamay in uu wali rajo ka qabo in ay jiran dad kale oo iyana ku dhaqan Puntland oo aysn ka warhayn Gudoomiyaha Dadka gaagaaban ayaa ugu danbayntii sheegay in uu jiro xariir kala dhaxeeya dadka gaagaaban ee ku dhaqan deegaanada Maamulka Soomaliland waxuuna sheegay in dadkaa ay iska war hayan oo uu xariir qadkaa dhaxmaro xili kasta. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase Listen the audio Here
  20. Beletweyn University looks pretty good, nice to see the hiiran people studying!!!
  21. Karl, yeah this study seems like it is about to put the nail in the coffin on north-east somalia as being the location of punt!!!
  22. Karl, we will wait till the anthropologist finish their studies, but yes it doesn't look good considering they tested the mummified egyptian baboon in the british museum which they used to buy from the land of punt. These tests have compared it to baboons in somalia and there was no match at all. However lets not forget, punt could possibly be a place of a wider geographical zone. They might have bought the baboons from eritrea and maybe incense from bossaso. We will have to wait till the study concludes its findings!!!
  23. Egyptian baboon mummy in the British Museum Baboon mummy analysis reveals Eritrea and Ethiopia as location of land of Punt By Owen Jarus Analysis of mummified baboons in the British Museum has revealed the location of the land of Punt as the area between Ethiopia and Eritrea. To the Egyptians, Punt was a place of fragrances, giraffes, electrum and other exotic goods, and was sometimes referred to as Ta-netjer, or 'God’s land'. There are several ancient Egyptian texts that record trade voyages to the Land of Punt, dating up until the end of the New Kingdom, 3,000 years ago. But until now scholars did not know where Punt was. Ancient texts offer only vague allusions to its location and no 'Puntite' civilization has been discovered. Somalia, Ethiopia, Yemen and even Mozambique have all been offered as possible locations. However, it appears that the search for Punt may have come to an end according to new research which claims to prove that it was located in Eritrea/East Ethiopia. Live baboons were among the goods that we know the Egyptians got from Punt. The research team included Professor Salima Ikram from the Egyptian Museum, Cairo, and Professor Nathaniel Dominy and graduate student Gillian Leigh Moritz, both from the University of California, Santa Cruz. The team studied two baboon mummies in the British Museum. By analysing hairs from these baboons using oxygen isotope analysis, they were able to work out where they originated. Oxygen isotopes act as a 'signal' that can let scientists know where they came from. Depending on the environment an animal lived in, the ratio of different isotopes of oxygen will be different. “Oxygen tends to vary as a function of rainfall and the water composition of plants and seed,” said Professor Nathaniel Dominy of UC Santa Cruz. Only one of the two baboons was suitable for the research – the other had spent time in Thebes as an exotic pet, and so its isotopic data had been distorted. Working on the baboon discovered in the Valley of the Kings, the researchers compared the oxygen isotope values in the ancient baboons to those found in their modern day brethren. Although isotope values in baboons in Somalia, Yemen and Mozambique did not match, those in Eritrea and Eastern Ethiopia were closely matched. “All of our specimens in Eritrea and a certain number of our specimens from Ethiopia – that are basically due west from Eritrea – those are good matches,” said Professor Dominy. The team were unable to compare the mummies with baboons in Yemen. However, Professor Dominy reasoned that “We can tell, based on the isotopic maps of the region, that a baboon from Yemen would look an awful lot like a baboon from Somalia isotopically.” As Somalia is definitely not the place of origin for the baboon, this suggests that Yemen is not the place of origin either. He concluded that “We think Punt is a sort of circumscribed region that includes eastern Ethiopia and all of Eritrea.” The team also think that they may have discovered the location of the harbour that the Egyptians would have used to export the baboons and other goods back to Egypt. Dominy points to an area just outside the modern city of Massawa: “We have a specimen from that same harbour and that specimen is a very good match to the mummy.” Next, the team hopes to get the British Museum’s permission to take a pea-sized sample of bone from the baboon mummy and use it strontium isotope testing. This would hopefully confirm Eritrea/Eastern Ethiopia as the baboon’s origin and narrow down its location more specifically.
  24. The onlf are located in strategic position. They shouldn't waste their time fighting the ethiopians but rather use their strategic positioning in ethiopia to influence somalia politics. For example if the onlf signed a ceasefire agreement with ethiopia and demanded that the onlf state have the position of foreign minister or the somalia portfolio i am quite certain they will get it. Imagine all Somalia leaders going to addis to get orders from wiil-waal in the same fashion as they do now to get orders from seyfoum mesfin lol. The ONLF would influence who becomes president and who doesn't in somalia plus manage who becomes minister and who don't and at the same time they can always make sure onlf ppl within somalia are well looked after in terms of development. I personally would prefer if the onlf would work with puntland and strategically always make sure ethiopia/kenya always support puntlanders in somali politics.
  25. Just for those who want to see visual representation of the clan distribution, I did one for you guys. This how the BBC clan composition is visually This is the VOA clan composition of journalists visually!!! BBC and VOA are truly equally opportunity free work-zones. NOTTTTTTTT