Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. The issue of casayrland has already been sorted out by Abdullahi Yusuf a few years when he mediated between cade muse and the so-called casayr-land people. Bringing back dead issues is pointless, They are firm puntlanders!!! Puntland was created as 5 states. That is the way it's going to stay even that laska issue is going to be sorted out sooner or later most probably around election time because sool are never allowed to participate in the elections of hargeisa that is when usually puntland comes and takes over again!!!
  2. AUN To the fallen Soldiers the culprits will be brought to justice!!! It's ironic this occurs when farole and diyano both just arrive in town. :rolleyes:
  3. That is the constitution above, read it carefully and goodbye
  4. CHAPTER FOUR THE TRANSITIONAL FEDERAL GOVERNMENT ARTICLE 11 1. The Transitional Federal Government of the Somali Republic shall have a decentralised system of administration based on federalism. 2. The Somali Republic shall comprise of :- a) The Transitional federal Government. b) State Governments (Two or more regions federated, according to their free will) c) Regional Administrations d) District Administrations 3. The present Charter shall be the basis for the federal constitution. a) While the new Constitution is being drafted, a National Census shall be undertaken simultaneously. b) After which an internationally supervised National Referendum shall be undertaken to approve the new Constitution. c) The Transitional Federal Government will request the International Community to provide both technical and financial support. 4. The Transitional Federal Government shall promote and develop the State Governments, Regional and District Administrations subject to the legislation and the guidelines of the Federal Constitutional Commission on the formation of the Transitional Federal Government. 5. The State Governments, Regional and District Administrations shall cover all the regions of Somalia. 6. The Council of Ministers of the Transitional Federal Government shall within 90 days of assuming office propose to the President names of persons to be appointed to an independent Federal Constitution Commission to ensure that a Federation is achieved within the time set out under this charter; 7. Parliament shall make laws relating to the mandate of the Commission and the qualifications and terms of service of its members; 8. Notwithstanding any other provisions in this Charter relating to the formation of government ministries, there shall be established a Ministry of Federal and Constitutional affairs that shall be charged with the task of implementing Constitutional and Federal affairs; 9. The Transitional Federal Government shall ensure that the process of federating Somalia shall take place within a period of two and a half years from the date that the commission is established; 10. In the event that the Transitional Federal Government is unable to complete the process of federalism all over Somalia within the prescribed period of two and half years, the Government shall request Parliament for a vote of confidence, failing which the Transitional Federal Parliament shall withdraw its support and anew Transitional Federal Government shall be formed in the manner set out in this charter; 11. The new Transitional Federal Government formed under Clause (8) herein shall undertake to complete the process of federalism all over Somalia within a period of one (1) year failing which the provisions of article 11(8) above shall apply.
  5. General, where does the tfg charter say you need mixture of clans in regional administration? Please point at the article and section of the constitution. Secondly as for the 2 states please show me where it says you must 100% of the state because that is ridiculous as no tribes own 100% of a state in somalia dadku way wada degan yahin everywhere. Cough up Article and Section Please!!! No more debates, argument weight is based on the evidenc Provided!!! Dont say I am silly or dont know anything u just concern yourself with bringing evidence and u will see who is right and wrong and everyone will see i am always right u only argue because u dont have evidence to back up anything you say sxb i your games and its weak!!! So if in your next post u dont back up what u say with evidence you can be disqualifed as loser technical foul for not having evidence to backup what you say!!! So no evidence in your next post you lost and Im winner!!!
  6. General Duke, Galmudug needs time to mature but they are heading the right direction!!! Rome wasn't built in a day either. As for 2 states. Technically speaking the tfg charter doesn't say you need to rule 2 states 100%. You can have 1 city from a state and classify as your own. For example the ssc community hardly reside in sanaag but they claim sanaag right? If they form administration technically speaking on paper it will say "SOOL SANAAG CAYN" not "5% of sanaag and 100% of Sool" maybe you should read the charter before you argue!!! As for your last point, I already acknowledged galmudug doesn't control the territories it claims to be in their border I actually refuted you with it by saying "how can they think about 5 states" when they can barely control 2 states? The administration needs time to mature, it's only 3 years administration as for the diversity of clan within state that is not necessary because federalism is based on states not tribal makeup!!! Your confusing yourself with ethiopia ethnic federalism which is totally not what is being implemented in somalia, You just seem not to have a clue what your arguing for and against and making yourself look silly as usual lol
  7. General, galmudug needs to be expanded definitely. But the federal charter of the tfg says you need "2 states" as bare minimum to form a state which galmudug has satified by including south mudug/galguduud. If they want to expand this even further is up to them however from constitutional aspect they have fulfilled the requirements!!! For example when the RRA faction form a regional admin it will be only for bay and bakool not 5 regions. Regional administrations will not be identical to each other sxb but it will be tailor suited to the respective area and obviously will need to meet the guideline of the tfg charter!!! By the way it's totally ridiculous for galmudug to be thinking of 5 regions when they can't even control the 2 regions they have signed as apart of the territory!!! Galmudug needs time to mature it's only a relative new admin since 2007.
  8. Duke, Its in my interest everyone forms regional government that comes under the tfg. So yes I do support galmudug in that aspect, however on the issue of galkayo I don't Ps: Bro I don't hate tribes I just am against certains tribe politics, if they change it then I will support them to at the end of the day if it's not federalism we will have no say whatsoever with the national politics decision-making if we have centralist based mamul all decision will be dictated by 1 city namely the capital!!! Therefore whoever joins us in the federal policy sxb they are my friend as far as im concerned! as they realize if we want a nation every region of somalia must be stakeholder in the nations politics!!
  9. Currently The President of Galmudug is on governmen trip in the UK, he recieved nice welcoming at london heathrow, you can watch it here
  10. Maamulka Galmudug oo Digniin u Diray Xisbul Islaam May 4, 2010 Kadib markii ururka Xisbul Islaam uu qabsadey degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in ay doonayaan in ay isku balaariyaan dhamaan gobolka, waxaana diyaar garoow galay maamulka Galmudug. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Galmudug Axmed Maxamed Baasto, ayaa sheegay in ay jiraan dhaq-dhaqaaqyo ay wadaan Xisbul Islaam iyo kooxo kale kuwaas oo soo gaarey Xarardheere oo ka tirsan Gobolka Mudug, waxaa jira maamulo dadku samaystey oo ay ku kalsoon yihiin qofkasta oo colaad ka huriya meel nabad ah, waxa ay keenaysaa cawaaqib xumo. ayuu yiri wasiir ku xigeenku. Axmed Baasto ayaa hoosta ka xariiqey in maamulku wado dhaqdhaqaaq isdifaac, waxaana uu ku tilmaamey in ay tahay waajib saaran., waxaana uu sheegay in Xisbul Islaam iyo cidkasta oo ku soo gardaroota ay iska difaacayaan. Dhegayso Waraysiyo aan la yeelanay labada maamul ee Galmudug iyo Xisbul Islaam Axmed Baasto ayaa sheegay in labaatan sano dagaal daba laga wadey sharaf iyo karaamo lagu gaarayna aysan jirin, waxaaana u sheegaynaa cidkasta oo damac uu naga soo kalo diyaar ayaan u nahay in aan iska celino. Dhanka kale Xisbul Islaam ayaa sheegay in aysan u socon deegaano kale oo horleh oo ay qabsadaan, waxaana ay iska fogeeyeen in ay weerar ku yihiin meelaha ay ka taliyaan Galmudug, waxaana ay ku doodeen in Xarardheere looga yeertey, waxaana arintaas caddeyey Sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam oo lagu magacaabo Maxamed Cismaan Caruus. Horseed Media You can listen to the audio here HM
  11. This Dr.Farole recent trip in Djibouti and the conference he held there regarding the issue of "Who Owns Somalia's Capital" You can watch the video here:
  12. Hay’ada Tadamun oo Puntland Ka Hirgalisay Barnaamij Shaqo Abuuris Loogu Sameynayo Dhalinyarada oo ay Ku Deeqday Dowlada Japan (Sawiro) Boosaaso (RBC Radio) Hay’ada Wadaniga ee Tadamun ayaa maanta soo gabagabeysay tababar mudo 10 maalmood ah uga socday magaalada Boosaaso dhalinyaro ka mid ah kuwa ka haray waxbarashada dugsiyada kuwaasi oo hay’adu ay u fidisay mashruuc shaqooyin loogu abuurayo. Tababarkan oo ka dhacay xarunta hay’ada Tadamun ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qeybgalay 56 dhalinyaro ah kuwaasi oo 28 ka mid ah ay ku sugan yihiin magaalada Boosaaso, halka 28 kalena ay ku sugan yihiin magaalada Garowe. Madaxa mashaariicda ee hay’ada Tadamun Bashiir Cali Aadan oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in dhalinyaradan ay ka mid ahaayeen 320 dhalinyaro oo hay’adu ay dhowaan siisay tababar ku saabsan abuurista ganacsiyada yar yar kaasi oo loogu magac daray (start up your business). Waxaana mashruucan maalgeliyey dowlada Japan oo soo marsiiyey hay’adaha UNICEF iyo Ururka shaqaalaha adduunka ee Qaramada Midoobay (ILO). Bashiir Cali Aadan ayaa sidoo kale sheegay in deeqdan ay qeyb ka tahay qorshayaasha shaqo buurista iyo dhaqancelinta dhalinyarada shaqo la’aantu heyso, waxaana uu xusay in qof kasta oo ka mid ah dhalinyaradaasi uu heli doono lacag uu ku bilaabo ganacsi fudud. Guddi ka kooban lix xubnood oo ganacsato ah ayaa loo saaray soo xulida xubnaha dhalinyarad, kuwaasi oo iyaguna dhalinyarada u diray qoraalo ku saabsan abuurista hindisayaal ganacsi ka dibna qiimeyn lagu sameeyey. Waxaana guddigu ugu dambeyntii ka soo dhex saaray 28 dhalinyaro ah, waxayna dhalinyaradaasi ay ku nool yihiin magaalada Boosaaso. Maamulaha guud ee hay’ada Tadamun C/laahi Sheekh Xasan oo munaasabada ka hadlay ayaa kula dardaarmay dhalinayarada ku guuleystay mashruucan shaqo abuurista inay si wanaagsan uga faa’ideystaan oo aysan ku lumen lacagaha meel aan ku habooneyn. C/laahi Sheekh Xasan Wuxuu intaa ku daray in qof kasta oo lacagtaasi helayo laga rabo damiin iyo inuu soo gudbiyo qaabka uu doonayo inuu shaqada ku bilaabo si loogu maalgeliyo. Haddii uu ku guuleystana ay jiri doonaan lacago kale oo dhiirigelin ah oo ay heli doonaan. Munaasabadan waxaa ka hadlay gabar ka mid ka mid ah 28 dhalinyarada eek u guuleystay mashruuca oo lagu magacaabo Shukri, waxayna sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay mashruucan iyadoo intaasi raacisay inay furi doonto carwo dharka lagu iibiyo oo ay ku shaqeysato. Ku xigeenka duqa magaalada Boosaaso oo munaasabada soo xiray ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo hirgalinta mashaariic noocan oo kale ah, kuwaasi oo uu sheegay inay dhiiri gelin u yihiin dhalinyarada shaqooyinka waayey eek u nool dalka kuwaasi oo uu sheegay inay danta ku kalifto inay tahriib galaan ama ay burcad badeed noqdaan. Ku xigeenku duqa Boosaaso ayaa ku waaniyey dhalinyarada inay dadaalaan oo ay ka faa’ideystaan mashruucan oo wax tar u yeelan kara mustaqbalkooda iyo kan qoysaskooda. Dhalinyaradan ku guuleystay mashruucan shaqo abuurista ayaa guud ahaan gaaraya 56, waxaana 28 ka mid ah ay joogaan magaalada Boosaaso. Dhalinyaradan ka faa’ideysatay mashruucan 21 ka mid ah waa wiilal halka badhuhuna ay yihiin 7 xubnood. Cabdalle Muumin RBC Radio
  13. Madaxwaynaha Puntland oo soo gaaray magalada Bosaaso (Sawiro) Madaxwaynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Faroolle iyo Wafdi la socda ayaa Maanta Galinkii danbe ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso. Waxaa Madaxwaynaha soo dhaweeyay inta badan Golihiisa Wasiirada Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qaar ka mid ah Bulshada Gobolka ku nool. Madaxwaynaha ayaa ka soo kiciitmay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya, halkaa soo in Muddo ah uu kulamo kula qaadanayay inta badan hayadaha daneeya arimaha Somaliya ,gaar ahaan Puntland. Dalalkii uu Madaxwayne Faroolle soo maray waxaa ka mid ahaa Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti, Waxaana kullamadii uu soo qaatay ay ku saabsanaayeen kuwo lagu hormarinayo Mashaariicda Gobolka iyo la dagaalanka Burcad badeeda. Madaxwaynaha oo shir ku qabtay Madaxtooyada Bosaaso ayaa sheegay in uu la soo kulmay Masuuliyiin ka tirsan safaaradaha dalalkii uu soo maray intii uu Maqnaa ,Waxaana uu balan qaaday in Maamulkiisa uula dagaalami doono Burcad Badeeda. Waxaa kaloo uu Madaxwaynaha uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay eedayntii ku aadanayd in Puntland iyo Burcad badeeda ay xiriir leeyihiin, isagoo sheegay in Caalamka arintaasi ay kala soo hadleen,isla markaana ay ka soo dhaadhiciyeen in Puntland ay dagaal adag kula jirto Burcadda. Ugu danbayntii Madaxwayne Farroolle ayaa Cambaareeyay qaraxii labo Maalin ka hor ka dhacay Suuqa Baakaaraha gaar ahaan Masaajidka C/dalle Shideeye,Waxaana uu ugu baaqay dhinacyada is haya in aysan ku dagaalamin Goobaha Cibaadada. Good to see the flag of puntland on the farole 4WD!!!
  14. Piracy is actually benefit to the somali people. Keeps our oceans clean from trawlers and illegal toxic dumping and it also puts somalia on the world-radar by bringing "urgent" attention to the nation which lacks a national government or else you think the international community will care if you don't attack their interests in order to get them to focus on helping Somalia. Somalia is failed state not a failed people. The overwhelming majority of people are still hungry for national government and the pirates thank god for them if it wasn't their deeds today the international community would more or less just ignore the plight of the somali people. Qaran baa dhumay sidi loo dhisi lahaa qarankas baan radineya anigu and i will do whatever it takes if it means bringing ethiopians so be it. if it means piracy so be it. But as long as the end result is AN EFFECTIVE NATIONAL GOVERNMENT in Somalia I will be Happy!!!
  15. Fuad Shangole Talks to the Press regarding his injuries and the attacks on the mosque!!! http://www.sunatimes.com/playaudio.php?id=15
  16. Cara, Bossaso is actually changed since the new mayor and new minsister of security were announced!!! But time will tell if it's long lasting!!!
  17. Hargaysa:(Allpuntland)-Waxaa Habeenidii ugu danbeeyey soo xumaanayey Amaanka guud ee magaalada hargaysa oo ah xarunta Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliland,waxaana ay amni daradani imaanaysaa xili ay Booliska Hargaysa sheegeen in ay yaraatay wadashaqeyntii u dhaxay Shacabka & Booliska. Dhalinyaro ku hubaysan Faasas & Tooreeyo oo koox koox isku aroorsatay ayaa qaarkamid ah Xaafada hargeysa waxay Habeenidii ugu danbeeyey kawadeen khal khal & Amnidaro,Waxayna dhalinyaradani samaynayaan falal amniga wax u dhimaya oo ay ugu horaayaan Furashada taleefoonada gacanta lagu qaato (Mopile) & Alaabta fudud ee ay haweenku sitaan. Taliska Booliska ee Soomaaliland oo iyana Howlagalo aysan cidna kusoo qaban kasameeyey Xaafadaha Hargaysa ayaa sheegey in ay aad usoo yaraanaso wada shaqeyntii u dhaxaysa Shacabka & Ciidamada Booliska,waxayna taas ku macneeyeen in ay uga sii dari karto Amni xumida ka jirta Hargaysa oo aysna caan ku ahayn. Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliland Maxamed Saqadi dubad ayaa Warbaahinta u sheegey in ciidanku ay xil gooni ah isa saarayaan,waxaana uu taliyuhu u digay dhalinyarada khalkhalka wada oo uu sheegey in aana loogu dulqaadan doonin waxay wadaan,isla markaasna ay Booliska gacan bir ah ku qaban doonaan Amaanka hargaysa. Shacabka Magaalada Hargaysa ayaa baqdini lasooderista Habeenadii u danbeeyey,waxayna taasi keentay in qofkasta uusan gurigiisa soo dhaafin wixii ka danbeeya Salaada Maqrib ee habeenkii,sidoo kale dadka Cadaanka ah oo Hargaysa iska dhex mari jiray ayaa iyana laga dareemaya baqdin lamid ah mida shacabka lasoo deristay. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  18. This is a historical video of a legend and true nationalist Abdirashid Ali Sharmarke(AUN) on his official visit to the White House to Meet the Late JFK in 1962. You can Watch it here
  19. Garowe (RBC Radio) Wafti ka socda Bangiga Hormarinta Islaamka ayaa soo gaarey magaalada Garowe ee xarunta dawlada Puntland, waxaana waftigan si diiran ugu soo dhaweeyey Garowe dawlada Puntland. Waftigan ayaa maantey booqashooyin ku kala bixiyey meelo kala duwan, waxaana ka mid ah meelaha ay booqdeen xarunta Wasaarada Caafimaadka, Cusbitaalka guud ee Garowe, Jaamacadaha PSU, East Africa iyo GTEC oo dhamaantood ku yaal Caasimada Garowe. Waftigan ayaa booqashooyinka ay sameeyeen waxaa hogaaminayay Wasiirka Caafimaadka dawlada Puntland Dr. Cali Cabdulaahi Warsame, waxaana waftigan ay xarunta Wasaarada Caafimaadka halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Wasiirka Caafimaadka, Agaasimaha guud ee Wasaarada iyo shaqaalaha Wasaarada, waxaana markaas warbixin lagu siiyey hoolka shirarka ee Wasaarada Caafimaadka. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdulaahi Warsame ayaa waftiga ku soo dhaweeyey xarunta Wasaarada Caafimaadka, waxaana wasiirku uu waftiga u sheegay inuu kusoo dhaweynayo Puntland, isagoo sheegay in Soomaaliya ay tahay dal ka tirsan Bangiga hormarinta Islaamka. Waftigan ayaa ka kooban labo xubnood, waxayna ka socdaan Bangiga hormarinta Islaamka ee xaruntiisu tahay Magaalada Jidah ee wadanka Boqortooyada Sacuudiga, waxaana labada xubnood ee waftigan ay kala qaabilsan yihiin Mashaariicda Waxbarashada iyo hormarinta. Mid ka mid ah labada xubnood ee Bangiga Hormarinta Islaamka ka socda oo shir jaraa’id ku qabtey xarunta Wasaarada Caafimaadka, ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin isaga Saaxiibkiis booqashada ay Puntland ku yimaadeen, waxaana uu amaan iyo mahadcelin u jeediyey Wasiirka Caafimaadka oo uu sheegay inuu si weyn uga warbixiyey baahiyaha dhanka Caafimaadka ee Puntland ka jira, waxaana uu masuulkan balan qaadey inay wax ka qaban doonaan baahiyahaas oo uu sheegay inay muhiim tahay in wax laga qabto oo la caawiyo walaalaha reer Puntland. Masuulkan Bangiga Hormarinta Islaamka ka socda waxaa uu sheegay in ay mashaariic ka wadaan Bari, Nugaal iyo Mudug, isagoo tusaale u soo qaatey dugsiyo iyo Machadyo ku yaal Gaalkacyo, Buurtinle (Nugaal) iyo Boosaaso, waxaana uu tibaaxay in mashruuc cusub uu jiro kaasi oo uu sheegay in Machad lagu baranayo Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha in laga dhisayo Gaalkacyo, waxaana uu sheegay in tan iyo 1996-dii inay joogeen Puntland oo ay mashaariic dhanka Waxbarashada ah ka wadeen, hadana ay diyaar u yihiin inay labo jibaaraan mashaariicda ay Puntland ka fuliyaan. Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi Xasan oo waftigan la socdey ayaa RBC Radio uga warbixiyey ujeedka booqashada waftigan ka socda Bangiga Hormarinta Islaamka, waxaana uu agaasimuhu sheegay in Bangiga hormarinta Islaamku uu mashaariic ka fuliyo Puntland, waftigana ay u yimaadeen sidii ay u eegi lahaayeen halka ay marayaan Mashaariicdii ay wadeen iyo sidii ay u qiimayn lahaayeen xaalada isla markaasna u kordhin lahaayeen mashaariicda ay Puntland ka hirgaliyaan. Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadku waxaa uu sheegay in Waftigan ay booqdeen meelo uu ka mid yahay Cusbitaalka guud ee Garowe, waxaana halkaas ku waheliyey Wasiirka Caafimaadka, iyadoo ay si diiran cusbitaalka ugu soo dhaweeyeen maamulka Cusbitaalku, waxaana markaas uu maamulka Cusbitaalku warbixin guud uu ka siiyey baahiyaha ka jira Cusbitaalka Waftiga Bangiga Hormarinta Islaamka ka socda, waxaana waftigu uu balan qaadey sida Agaasimaha Wasaarada Caafimaadku uu sheegay inay wax ka qaban doonaan baahiyaha ka jira Cusbitaalada Puntland. Waftiga oo eegaya Saalada Qaliinka Cusbitaalka Wasaarada Caafimaadku waxay waftigan u sheegtey in Cusbitaalada Puntland ay ka jiraan baahiyo badan, waxa ka jira ay ka ogaan karaan Cusbitaalka ka Garowe baahiyaha ka jira, waxayna waftigan balan qaadeen inay wax ka qaban doonaan baahiyaha ka jira Cusbitaalada Puntland, iyagoo sheegay in baahiyahaas yihiin kuwo degdeg wax looga qaban doono hadii alle idmo. Wasaarada Caafimaadka dawlada Puntland ayaa Waftigan waxay ka codsatey saddex qodob in Bangiga Hormarinta Islaamku uu ka caawiyo Wasaarada Caafimaadka ee Dawlada Puntland, waxayna yihiin qodobadan. 1. In Bangiga Hormarinta Islaamku uu ka qaybqaato dhisida iyo dayactirka Goobaha Adeega Caafimaadka. 2. In Dhakhaatiir Takhasus leh ugu deeqaan Cusbitaalada guud ahaan Puntland iyadoo Wasaaradu codsatey 10 dhakhtar. 3. In Bangiga Hormarinta Islaamku uu tabobar u sameeyo Shaqaalaha Caafimaadka uuna takhasus u diro dhakhaatiirta. Waftigan ka socdey Bangiga Hormarinta Islaamka ayaa booqashadooda waxay ku soo gogabeeyeen Cusbitaalka guud, waxayna booqdeen Xarunta Wasaarada Caafimaadka, Cusbitaalka guud ee Garowe iyo Jaamacadaha. Makaas kadib waxaa waftigu uu shir kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland iyo xubno ka tirsan golaha xukuumada dawlada Puntland, shirkan ayaa ahaa mid albaabadu u xirnaayeen iyadoo waxyaabihii laga wada hadleyna ay u badnaayeen arimaha hormarinta , waxka qabashada Caafimaadka iyo Waxbarashada. Waftigan ayaa soo gaarey Puntland todobaadkan, waxayna kasoo dageen magaada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari iyadoo ay u soo gudbeen magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. RBC Radio Garowe
  20. Ciidan iyo Tigniko gaashaaman oo soo gaadhey Buuro wadal Buuro-wadal (Radiolaascaanood1.com) Tigniko iyo Ciidan ayaa saaka ka soo ambabaxay Magaalada Garowe,si diiranna loogu soo dhaweeyey Xarunta SSC ee Buuro-wadal. Magaalada Buuro-wal ayaa waxaa soo gaadhey Gaadiid dagaal iyo Ciidan badan oo saaka ka soo kolonyeystey Xarunta Puntland ee Garowe,Gaadiidkan ayaa waxaa ka mid yihiin dib u soo celinta dhulka SSC ee ay gacanta ku hayaan Somaliland. Gawaadhidan ayaa waxaay ka soo degeen dekeda Bosaaso in mudo ahna waxay ku xaraysnaayeen Garoowe halkaasi lala sugayey maalinta ay leedahay,gaadiidkan ayaa waxaa soo iiibiyey Qurba joogta SSC,taasina waxay mujinaya sida ay ugu go�an tahay in ay Xoreeyaan dhulkoodii SSC. Dhinaca kale Ciidan aad u tiro badan ayaa lagu uruuriyey deegaanka Hawdka SSC,gaadiidkan iyo Ciidanka saaka ka soo baxay Garowe ayaa waxay yihiin hordhac ciidamada SSC ee dub u soo celinta SSC.
  21. This is Local effort to establish the marine institute yet the las qoray port project hasn't even been completed? So in other words start port project leave it half-way done, then start new project for a marine facility is what your saying!!! get real this is now definitely bogus as i thought this maybe funded internationally but if its local thing then its not true
  22. General duke if you are right why isn't walad abdalla saying what you are saying? give it rest kiddo you aint right but wrong as usual!!! untill u show me wat walad abdalla says sxb i dont care what u say!!!
  23. Duke your making the same mistake yusuf made, he even was video-taped and its on youtube saying "somalia" midnimadisa ka shaqeya, he made bad move by bringing clan grudges to monopolize the people of somalia. At the end of the day clan card wont get us anywhere is what he said in london a couple of months ago. Go watch here Sxb thats your hero who is regretting, Sharif is the best option that is available out of worst options. Walad abdalla agree's with me as i proven. I shown you a video of your own hero saying somalia clan-card wont get us anywhere!!! what have u brought to the arguement? nothing zilch but just cheap talk
  24. Farole for hamar? sxb who do you think the UN are? their not ignorant geel-jires. Hamar people don't want distant clans ruling their city, hell as you noted they don't even accept certain local clans ruling. The problem in hamar is, if you elected sharif his people are on-board. But then you opposition like dahir aweys and qanyare people. If you elect dahir aweys you will have sharif people opposition and maybe qanyare people. If you elect qanyare, you will have his people onboard but then you will have dahir-aweys and sharif people as opposition. If you elect farole well sxb you will have all "usc" united against him, where-as if you elect local clan from the city the opposition groups are lessened!!! It's basic common sense and the UN know this!!! Abdullahi Yusuf was given shot he did few good things and bad things but at the end of the day he didnt stablize the south. If Abdullahi couldn't and sharif can't how can farole do it? Its probably best to stick with sharif his clan is largest in the city. The qanyare and dahir aweys people will slowly be beaten infact rumours are lurking that dahir aweys will crack anytime soon and that leaves 1 opposition front the qanyare people. The U.N then needs to pressure puntland and somaliland to make sure al-qaeda agents can go the south to participate or help in this insurgency by setting up high-tech customs office in bosaso and hargeisa!!! The enemy will be squeezed in and will lose any support from outside sources, eritrea has already been sanctioned sooner or later they will slowly disintegrate whilst the tfg continues to grow. By the way do you see walad abdalla complaining? infact they said they will continue to support the tfg!!! Walad abdalla agrees with me, not with you general duke what does that say about your political skills? sxb stay out of politics!!! Read There http://sbclive.net/view.php?articleid=14542
  25. General even if Sharif goes who will replace him? Whats the option? If you think for 1 second a government can be achieved in hamar without the support of the local population then sxb you should never enter politics because you will be terrible!!! The fact of the matter is hamar is largely sharif stronghold, if they don't accept him what makes you think they will accept someone else? I prefer having sharif in power then having Dahir Aweys replace him!!! The city of hamar can never get peace without the local supporters, and the locals in that area tend to support their own clans. This is a fact!!! That is why since 91-2004 all presidents hailed from 1 clan. This needs to be maintained or else no government stands a chance in hamar. After peace and law and order civility returns presidential seat will be distributed equally to all!!!