Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Xaji, jangeli habartisa buu soo watey, farole habartisa..thats if u get it
  2. “The only way to restore stability is to support this (Somali) government in its reconciliation effort and its fight against extremism," Ban told delegates from 55 nations and 12 international organizations. Xaji are you blind? Or can't you read? Ban ki Moon is speaking to 55 nations and 12 international organizations and urging all of those countries to help sharif government!!! He is not talking about himself because he already recognizes the tfg!!! But the u.n is based upon the NATION STATES as members and he wants all members to chip in and start helping and not just AMERICA. But you wouldn't know this as your government is merfish and you meet with the likes of maryan mursal and k'naan. Sxb u have no clue what real politics is, but you see that guy talking now thats what you call REAL POLITICS!!!
  3. Somalia: UN boss calls for world to support country's struggling govt 22 May 22, 2010 - 11:10:43 AM The United Nations Secretary General Ban Ki-Moon said on Saturday that Somalia is one of the greatest crisis regions in the world, urging for support of country's fragile government in its effort to restore peace in the Horn of African nation Speaking at a U.N. security conference in Turkey, Mr. Ban said the transitional federal government led by President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, who was in attendance, represents Somalia's best chance to end years of anarchy and humanitarian disasters “The only way to restore stability is to support this (Somali) government in its reconciliation effort and its fight against extremism," Ban told delegates from 55 nations and 12 international organizations. Ahmed’s government which was established in January 2009 through a UN-brokered power sharing deal, controls only few blocks of Mogadishu with the help of African Union troops while the rest of the country falls under the hands of powerful insurgent groups. The UN chief urged Ahmed’s administration demonstrates the will to resolve their internal disputes and unite in fighting the bigger threat which is extremism. Others who addressed the conference include French Foreign Minister Bernard Kouchner who urged Ahmed to step up joint actions with Somalia's northern regions of Puntland and Somaliland, promising his government help to curb the menace along Somalia’s shores. The U.N. conference in Istanbul is also exploring ways to combat piracy off the Somali coast, which is threatening both the regional and the world maritime activities. Back in the war-torn country, Hizbul Islam, one of Somalia’s Islamist insurgent groups described the conference as conspiracy against Somali people. "The conference is meant to support African Union forces and not Somali people as claimed,” said Sheikh Mohammed Ma’alin, the group’s foreign affairs secretary. Somalia has not had any effective government since 1991 ouster of former president Mohammed Siad Barre. GAROWE ONLINE
  4. Who-me, the front-line should not be widhwidh but caynabo lol
  5. Ina omar wa nin ictirafikiisa helay maxad ka rabta sxb? he got sick of sitting k'nan and maryan mursal joined the real world politics between jangeli and farole
  6. thats him right in the middle of farole and jangeli? I think thats him but i can't see his whole face!!!
  7. Xaji, I think omar guy from somaliland in the tfg is also in the pictures i just updated in sharif meets turkey president topic, I think he is sitting in the middle of farole and jangeli go figures!!!
  8. Xaji, I deliver the pictorials lol. Go check the section sharif meets turkey president, i just added pics of farole and finance minister of puntland in attendance!!!
  9. Mr.Somalia bro we all know farole is loser, we shouldn't even be debating such issue. Farole is not worth even debating imagine that !!!
  10. Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr. Faarax Cali Jaamac oo khudbad qiima leh ka jeediyay shirka Istanbul (Sawiro) Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr. Faarax Cali Jaamac ayaa maanta khudbad dheer oo aad u qiima badan, ka jeediyay shirka ka socda magaalada Istanbul, gaar ahaan qaybta special Meeting for the business community, Wasiirka oo khudbadiisu soo jeedatay dhamaan dhegaystayaasha, ayaa ka hadlay xaaladda dhaqan dhaqaale ee Dawladda Puntland iyo shacabkeeda iyo halka ay hadda marayso, waxa uuna xusay in shacabka Puntland iyagoo aan wax gacan ah ka helin ummadaha adduunka ay isku tashadeen ayna ilaa xad wax qabsadeen. Wasiirku waxa uu intaas ku daray in ganacstadu horumar la taaban karo ay ka gaartay xaga Isgaarsiinta, waxa uuna tilaamay in wax badan laga qabtay dhanka wax soo saarka, waxa kale oo oo Wasiirku halkaas ku soo bandhigay Kaluunka ay soo saaraaan Warshadaha kaluunka ee Laas-qoray iyo Xaabo, oo labaduba ku yaal gobolada Puntland. Khudbada Wasiirka oo qoraal ah dhawaan ayaan idiin soo gudbinaynaa
  11. Shirka Arimaha Somaliya ee ka socda Istambul oo galay maalinkii labaad (Sawiro) Waxaa maalintii labaad galay shirkii Istanbuul ee looga hadlayo arimaha Somaliya, Shirkan ayaa waxaa ilaa iyo iminka ka hadlay Secratry Generalka Qaramada Midoobay Ban ki moon, madaxwaynaha dalka Bosniya Haris Silajdžić, madaxwaynaha DFKM Somaliya Sheekh Shariif, waxaana dhawaan la dhawrayaa inuu ka hadlo Ra'isal wasaaraha Turkiga ee martida loo yahay Recep Tayyip Erdogan. Shirka Istambul ayaa ujeedadiisu tahay, in lagu gorfeeyo xasilooni la'aanta ka taagan dalka Soomaliya iyo weliba sidii wax looga qaban lahaa, sidoo kale dhinaca maalgashiga iyo horumarinta qaybaha nabdoon ee Soomaaliya ayaa la filayaa in ay noqdaan kuwa diirada la saaro. wixii ka soo kordha shiurka Istambul kala soco DunidaOnline.com
  12. PUNTLAND: 3600 oo Arday oo Imtixaamadkii Sanad Dugsiyeedka u Fariistay Deegaanada Puntland. Posted to the Web May 22, 10:04 Wasiirka Waxbarashada Puntland Garoowe:(pp)- Waa markii ugu horeysay oo ay arday tiradoodu gaarayso 3600 ay imtixaan u fariistaan deegaanada puntland, gaar ahaan gudsiyada kala duwan ee 7-da gobol ee puntland gaar ahaan fasalada 8-daad. Waxaa saaka abaarihii 8:30 subaxnimo deegaanada puntland u fariistay imtixaamaadkii fasalada 8-aad puntland taas oo ay si midaysan u wada fariisteen imtixaamaadkaas waxaana ay intuba ku midaysan yihiin manaahiijka ka baxa dhammaan Iskoolada saaka u fariistay imtaxaamaadka puntland. Hadaba waxaa tirada xarumaha ay imtixaamaadku ka socdaan gaarayaan 37 xarrumood, 80 Iskool, iyo 3600 oo arday waxaana ay u kala qornaayeen tirada gobalada sidaan Xarumaha lagu qaadayey Imtixaanka Bari 15 xarumood Mudug 22 xarumood Nugaal 16 xarumood Sool 3 xarumood Cayn 5 xarumood Sanaag 8 xarumood Shaqaalaha ka qayb qaadanayey imtixaamaadka Gobalada Puntland ayaa gaaraya180 ilaaliye, 40 kormeero imtixaan, 62 Nadaafada xarrumaha ay ka socdaan imtxaanadu,80 Askari oo ilaalinaya xarrumaha iyo shaqaalaha la socda imtixaamadka gobalada. Dhanka kale wasiirka wasaaraadda waxbarashada puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta kor meeray xarrumaha ay ka socdaan imtixaamadku gaar ahaan magaalada Garoowe ee caasimada puntland waxaana uu kor meeray dugsiyada kala ah imnunawaayi, gudisiga hoose dhexe ee darwiish. Wasiirka ayaa kormeerka ka ddib shir jaraa’id ku qabtay xarrunta wasaaradda waxbarashada puntland ee magalada Garoowe isagoo saxaafada uga warbixiyey imtixaanaadka maanta looga fariistay 7 gobol oo puntland ah iyo dadaalka ay wasaaraadu u gashay midaynta manaahijta sugsiyada puntland. Sidoo kale waxaa uu wasiirku sheegay in ay maanta tahay wax lagu faano in deegaanada puntland ay ka midaysan yihiin manaahijka ka baxda dhammaan dugsiyada puntland oo dhanmi. Ugu damabayntii waxaa uu wasiirku sheegay in dhammaan arday kasta oo ka baxa gudsiyada puntland uu helayo shahaado la aqoonsan yahay taas oo ah mid isku mida, iyadoo ay wasaaradu dadaal u gashay in ay ardayda reer puntland u raadiso waxbarasho dibada ah, waxaana uu wasiirku sheegay in ay ku guuleysteen arrinkaas. Wasiirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee Puntland soo mara , isagoo wax lataaban karo ka qabtay wasaarada Waxbarashada Puntland. Siciid Cabdisalaan Siciid Wakiilka Puntlandpost-Garoowe E-mail loole15@hotmail.com
  13. Mr Somalia, Yeah but the president seat needs to stay with reer garowe, that term must be finished by some from garowe!!! I just want to see farole changed with someone thats more respectable and who stands for puntland interest!!! My family hate farole, my father even told him before farole left australia to go there and help the people and not just take away, because history remember those who do good!!! He promised he will, but as we all see thats not the case!!!
  14. Mr Somalia it's kind of going to work in our advantage anyways. No election means silanyo heads to garowe and signs to form new federal state for burco and that part of somalia. If election happens and silanyo wins, we will have awdal and oodweyne guests in garowe signing for new state and administration under federal somalia. Sxb long-term guul will be ours. The seccessionist will lose no matter how the ball spins!!!
  15. uztaad yes your right there. farole is just there for $$$$. And he has collected enough $$$ and its time for him to go!!!
  16. Xaji just like the snm were hijacking the hargeisa and burco people and using them as human sheilds in 1988. If snm didnt fire the bullet at siyad barre forces, their would've of been no bombardment of hargeisa. All blame lies with snm, not somalia. I find it personally horrifying that ppl apologize for 1988 because its totally wrong to apologize for something that wasn't the government fault. It is the snm who must apologize as far as im concerned and i try to educate people about that!!!
  17. Mr.Somalia unfortunately puntland politicians care more about what happens in hamar then what happens in our own backyard, I totally disagree but at same time I can see why they do it!!! Can you imagine if the usc elements form a government, its almost guaranteed to be recognized because they will take control of mogadishu. Can you imagine the funding they will recieve plus all the international support a recognized government gets? I mean literally anytime they can convince the international community that puntland is rebel state and fly to our home-towns in jet fighters!!! Therefore it's kind of important that we play a role in hamar, however playing a role in hamar doesn't mean neglecting your own home!!! The puntland politicians need to forget about hamar because we already have people there to monitor the situation, it's just that every puntland president minus cade muse all seem to have this incurable passion to run villa somalia. Maybe it's for personal ego's or maybe it's for wider program that is unseen to the naked eye such as getting things sorted out for puntland by taking the presidency in hamar. I mean abdullahi yusuf did that. 1998-2004 legally speaking puntland was an illegimate state and the international community didn't even used to talk to them much like somaliland. However when abdullahi yusuf went to hamar and made the government a federal system, puntland actually became legitimate state and started having access to the international and domestic politics. Take for example the senate commitee meeting at washington or even this turkey meeting which puntland is taking part in. This was kind of unheard of before abdullahi yusuf installed the federal system. So maybe now some politicians in puntland want to go to hamar so they can further the state ambition in areas which are of great conflict today just like federalism was of great conflict between YEY and Ina Salad boy!!! Today mainly the problems facing puntland is being able to sign foreign deals such as oil exploration. Who knows maybe puntland politicians want to go to hamar and make sure that puntland can sign oil deals with foreign companies by making it legal inside the tfg system!!! Their many different ways to look at why puntland politicians have this incurable passion for hamar and personal greed is just 1 way of looking at it which mr.somalia said.
  18. Thankful the puntland security minister has talked about it same with the deputy information minister and also mp of puntland and even the federal government mp casha abdalla. Check bugland responds section by jacaylbaro, I posted in there to refute his claims. The mp of puntland was bit of loser and saying that people shouldn't fight and so forth. But puntland security minister said that ethiopia was wrong for what it did and send out tacsi to the people killed and will get in touch with ethiopia regarding this violation. Casha Abdalla said that riyale is just trying to create excuses so as to not hold an election by creating war scenarios.
  19. Dowladda Hoose ee Bosaaso oo Dayactiraysa Wado Burburtay(Sawiro) May 20, 2010 Dowladda Hoose ee degmada Bosaaso ayaa howlo dayactir ah ku wada wado laami ah oo dhowaan burburtay,waxaana ay wadadaas ku taalla duleedka magaalada gaar ahaan agagaarka Kontroolka looga baxo magaalada. Duqa degmada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje ayaa socdaal gaaban ku taagay goobta ay dayactirka ku wado Dowladda Hoose,wuxuuna kormeer ku sameeyey qaabka ay u socoto howlaha dayactirka ah. Wuxuu halkaas kulan gaaban la qaatay shaqaalihi ku mashquulsanaa howlaha dayactirka ah,waxaana ay sharaxaad uga bixiyeen halka ay marayaan howlaha ay wadaan iyo waxaa u qabsoomay. Gawaarida isticmaasha wadada laamiga ayaa markii ay halkaas soo gaaran ay ka wecdaan ayadoo ay maraan dhanka rafka iyagoo markii dambe kusoo dhaca wadada laamiga isla markaana sii wata safarkooda. Duqa magaalada ayaa Horseed Media u sheegay in dhowaan lasoo dhamaystiri doono dayactirka lagu wado wadadaas oo halbowle u ah gaadiidka safarka ee mara wadada dheer ee laamiga ayna dib u bilaabi doonaa isticmaalkeeda. Dowladda Hoose ee Bosaaso ayaa halkaa geysay qalab kala duwan oo lagu dayactiraayo wadadaas. Horseed Media
  20. Isbitaalka Garoowe oo Dayactir Lagu Bilaabayo (Sawiro) May 11, 2010 Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdullahi oo ku dhawaaqey in Cusbitaalka Garowe uu mudo bil ah xirnaanayo oo la dayactirayo. Xarunta Wasaarada Caafimaadka ee dawlada Puntland ayaa galabta waxaa ka dhacay shir weyn oo ay wasaaradu qabatey, kaasi oo looga hadlayay xaalada Cusbitaalka guud ee Garowe. Shirkan waxaa uu **** socdey shirar hore oo isla Xaalada Cusbitaalka looga hadlayay, waxaana shirkan qabatey Wasaarada caafimaadka iyadoo ay kasoo qaybgaleen gudiga dhaqaalo aruurinta Cusbitaalka Garowe, Dhakhaatiir, aqoonyahano, Culima awdiin iyo Nabadoono. Wasiirka Caafimaadka dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa shirkan ka hadley, waxaana uu sheegay in Cusbitaalka Garowe la xirayo si kumeel gaar ah si dayactir loogu sameeyo. Wasiirka Caafimaadku waxaa uu mahadcelin usoo jeediyey gudigii kasoo shaqeeyey dhaqaalo aruurinta Cusbitaalka guud ee Garowe, waxaana uu sidoo kale mahadcelin taas la mid ah u jeediyey dadkii ka qaybqaatey dhaqaalaha lagu dayactirayo Cusbitaalka Garowe oo intiisa badan uu ka yimid bulshada reer Garowe kadib markii ay Wasaarada Caafimaadku usoo badhigtey dayaca Cusbitaalka Garowe ka muuqdey iyo dhaqaalaha wax looga qaban karo. Wasiirku waxaa uu galabta shirkan uga dhawaaqey qodobadan: Laga bilaabo 12/05/2010 ilaa 19/05/2010 in Isbitaalka la baneeyo dhamaan qaybaha Isbitaalka. Laga bilaabo 19/05/2010-19/06/2010 inuu Isbitaalku xiran yahay, waxaana kaliya laga reebay qaybta gargaarka deg deg ah (Emergency) ayna si joogto ah uga hawlgali doonaan shaqaale loo cayimey laguna kormeeri doono shaqadaas. In dhamaan shaqaalaha hadda ka shaqeeya Isbitaalka ay Wasaaradda usoo gudbiyaan taariikh nololeedka iyo wixii shahaadooyin iyo Documents ah, laga bilaabo 19/05/2010 ilaa 25/05/2010. Wasaaraddu waxay soo gudbin doontaa waqtiga laga qaadayo Imtixaamada shaqaalaha iyo goobta lagu qaadayo. Kulankan ayaa sidoo kale ka hadley Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn Soomaaliya, waxaana Shiikhu uu ka mid yahay gudiga dhaqaale ururinta Cusbitaalka Garowe, iyadoo uu sheegay in bulshadu ay wax walba qabsan karaan hadii ay isku tashadaan ilaahayna ay talo saartaan, waxaana uu sheegay in hawsha siwayn looga wada qaybqaatey. Shiikh C/qaadir waxaa uu sheegay inay fiican tahay in meesha kheyrku ku jiro in laga wada qaybqaato si bulshadu wax isku tarto, isagoo tilmaamay in ajar uu ku helayo arimaha sidan oo kale ah. Kulankan ayaa kusoo dhamaadey jawi aad u qurux badan, waxaana cadaatey in bulshadu ay wax qabsan karto, iyadoo Wasaarada Caafimaadku ay sheegtey in mudo yar lagu soo aruurshey dhaqaalihii loogu talagalay dayactirka Cusbitaalka guud ee Garowe. Madooneysaa in aad ka qaybqaadatid dayactirka Isbitaalka Fadlan halkan Guji Listen to minister of health and clerics speech Here
  21. Xaflad Loo Qabtay Arday Xifdisay Qura’aanka Kariimka ee degmada Baran(Sawiro) May 22, 2010 16 arday oo isugu jiray 9 wiil iyo 7 gabdhood kana mid ahaa da’ayarta xadaanada Umul -Quraa ayaa xaflad loogu qabtay magaalada Badhan ka dib markii ay quraanka kariimka ah xifdiyeen . Hore ayaa waxa sidan oo kale xaflado loogu qabtay 8 arday oo xilliyo kala duwan xifdiyey quraanka kariimka ah , tiradan ayaa waxay ka dhigaysaa ardayda quraanka ku xifdiday xadaanada Umul – Quraa 24 arday tan iyo markii la furay sanadkii 2005-tii. Xafladahan ayaa da’yarta iyo waalidiintoodaba qiime ugu fadhiyey , ka dib markii culimadu si weyn ugu boorrisey fadliga iyo qiimaha uu leeyahay xifdiga quraanka , taasoo sidoo kale xiise u yeeshay in da’yar badan iyo weliba dad waaweyn ay niyadda ku qabtaan sidii ay quraanka u xifdiyi lahaayeen. Xafladdan loo qabtay 16-ka arday ayaa waxa hadallo qiime leh ka jeediyey waalidiin , xubno ka mid ah gudida xadaanada iyo culimo kala duwan oo dhamaan ku boorriyey waalidiinta iney ku dadaalaan sidii ay u xoojin lahaayeen gacan ku haynta da’yartaas si aan quraanku uga lumin , sidoo kalena ugu duceeyeen iney noqdaan kuwo ku dhaqma quraanka ay xifdiyeen . Ardaydaas ayaa kala ahaa : 1. Siciid Xasan Ayaxle. 2. C/xamiid Daahir Axmed Siciid 3. Maxamed Ibraahim Axmed 4. Axmed Maxamed Ismaaciil 5. C/fataax Siciid Faarax Xirsi 6. Ciise Maxamuud Ciise Aar. 7. Maxamed C/qaadir Siciid Xaaji 8. Maxamed C/kariim Ismaaciil 9. Axmed Maxamuud Faarax Cismaan 10. Faadumo Yuusuf Maxamed Xasan. 11. Saynab Yuusuf Maxamed Xasan. 12. Maryama Maxamuud Ciyoon. 13. Caasho Axmed Shiikh Saalax 14. Ruweyda C/risaaq Warsame. 15. Muno Caydaruus Axmed Faarax 16. Faadumo Maxamuud Xasan Nuur. Maxamuud Ciyoon Badhan
  22. Maamulka G/Bari iyo degmada Bosaaso oo Soo Saaray go’aamo Wax Looga Qabanaayo Bilicda Bosaaso(Sawiro) May 22, 2010 Maamulka degmada Bosaaso iyo gobolka Bari ayaa waxaa ay maanta soo saareen amaro lagu hagaajinaayo Bilicda guud ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Duqa magaalada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje iyo Gudoomiyaha gobolka Bari Sheikh C/xaafid Cali Yuusuf ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee Bosaaso si wadajir ah Shir jiraa’id ay ku wada qabteen ku shaaciyeen. Duqa Bosaaso ayaa sheegay in ay soo saareen go’aamo kala duwan oo dib lagu hagaajinaayo bilicda magaalada Bosaaso oo ay ka mid yihin; - Jid banayntu waxay saamaynaysa dhamaan alaabta ganacsiga,tiirarka,sandaqadaha,telefoonada,dhismayaasha dhagxaanta,bulaacadaha jidadka laga sameeyo iyo waxkasta oo yaala wadada. -Gaadiidka waa weyn ee xamuulka qaada waxaa loo samaynayaa goob(parking) ay ku sugaan xamuulka kana rartaan si loo yareeyo saxmadda wadooyinka magaalada. -Waxaa reeban gawaarida waaweyn inay istaagaan,karartaan ama wax kun rogaan waqtiyada shaqadu socoto laga bilaabo 6:00-AM(subaxnimo) ilaa 12:00(duhurnimo) waxayna shaqadooda qabsan karaan laga bilaabo 12:00 duhurnimo ilaa 3:00 galabnimo,sidoo kale waxaa ka reeban gaadiidleyda waaweyn inay wax ka rartaan ama ku rogaan laga bilaabo 3:00 galabnimo ilaa 6:00 maqribnimo,waxayna dib ugu fasaxyihiin laga bilaabo 6:00 maqribnimo ilaa 6:00 subaxnimo. -Ciddii fullinweyda amarkaas waxay la kulmi doontaa Ganaax adag iyo Ciqaab. Ka dib markii la arkay dhibaatooyinka ay magaalada ku hayaan Biyaha dareeraha ah ee wasakhaysan ee ay sameyaan ama ka dhasha makhaayadaha iyo Biibitooyinka ee lagu daadiyo dariiqyada magaalada. Hadaba waxaa ganacsatada Makhaayadaha iyo Biibitooyinka lagu wargelinaayo in ay mudo bil ah oo ka bilaabanta 22/05/2010 kuna eg 22/06/2010 ay ku samaysataan bulaacado ay shubaan biyaha dareeraha ah ee wasakhaysan,ciddi u hogaasami weyda waxay muteysaneysaa ciqaab ganaax iyo meheradaha oo laga xiro. Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdi xaafid Cali Yuusuf ayaa sheegay in cidii ku dhaqmi wayday go’aamadaas in maamulka ay ka qaadi doonaan talaabo dhanka sharciga waafaqsan. Wuxuuna hadalkiisa ku daray in fulinta amaradan ay kala qayb qaadan doonaan qaybaha Bulshada sida Nabadoonada,ganacsatada,dhalinyarada,Haweenka iyo Isimada kuwaas oo u sheegay in dhowaan ay wada qaadan doonaan kulamo looga hadlaayo arimahaan. Cabdiqani Cabdulaahi Cabdi Horseed Media Bosaaso
  23. Zack I think asha abdalla and the federal govt said it. Riyale doesn't want an election to happen in hargeisa therefore he is buying himself more time and excuses by creating a situation that merely doesn't exist. Fortunately the only ppl who lose is the seccessionist because they are the ones who will be seen as mafia state which can't even hold an election lol. Hell even the tfg can hold an election and change leaders!!! The only losers out of this is somaliland and their merfish state!!!