Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Do we need an other capital city? Capital city is the symbol of any country, it is chosen because of its economic or strategic center, and many prefer to have several capital cities with their own reasons like South Africa, Malaysia, Netherlands, Sri Lanka, Swaziland and etc. Our country has been in civil war for the last twenty years and by accepting this reality is all about our life and future, people try to ignore the truth unless they touch the wall, get stress or accept the reality itself, anyway, there always comes at a time that we accept reality. We learn from the history to have moral and practical lessons on how to behave, having a different capital city may change on how our country looks today, whenever Somalia is talked about the image you get is Mogadishu; daily civilian deaths with no reason and the destruction of Mogadishu. Imagine having ‘Dar Salam’ or ‘Peace Village’ capital city coming from the peaceful part of our country to the south end regardless of how long it takes. By having another capital city (if our MPs compromise) is having our leaders more easier lives in their lives and duties.. it means by minimizing the risk associated our leader’s own lives and civilians, it means we have peaceful country with some provincial in question to be solved, it is like Somali Diaspora coming back to Somalia and Investing our new capital city. In other words, it is like economic opportunity for the country, it is like UN head quarters based inKenya to be moved to our peaceful capital city, it is like about having more investment opportunities locally and internationally. Let us learn from these countries, how they have acted to their demands of their time and how they have solved their own problems, some of these following countries have changed their capital cities or got more than one capital city for their own reasons or chosen their capital cities on their 2nd , 3rd, 4thor 5th largest cities. Rio which is the second largest city of Brazil, this city was the capital of Brazil for nearly two centuries and the capital of Brazil (Brasilia) was inaugurated in 1960, Kazakhstan was also moved the country’s capital city from Almaty to Akmola and Akmola was also renamed to Astanta. Philadelphia and New York city also once served as the capital cities of United States Bolivia is one of the few countries that has two capital cities Sucre which is the constitutional capital and La Paz which is the administrative capital. South Africa has three capital cities: Cape Town, the largest of the three and it is the legislative capital,Pretoria is the administrative capital and also Bloemfontein is the Judicial Capital. Abdu Dhubai (UAE), Ankara of Turkey, Astana of Kazakhstan, Yaundo of Cameroon are located in their 2nd largest cities. Capital cities located in their third largest cities are Wellington of New Zealand and Porto Novo of Benin. Capital cities located their 4th largest cities are Berne of Switzerland, Ottawa of Canada, and capitals located in their 5th largest are Dodoma of Tanzania and Pretoria of South Africa. Said Yasin. Calgary, AB. Said2y@yahoo.com
-
Shilal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Boosaaso iyo Qardho (Sawiro) Qardho (RBC Radio) Iyado saacadihii la soo dhaafay roobab mahiigaan ah ay ka da’ayeen magaalooyinka Boosaaso iyo Qardhoiyo degaanada u dhexeeya ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka wadada dheer ee isku xirta Boosaaso iyo Qardho shilal baabuur oo dad ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen. Ugu yaraan 1 ruux ayaa geeriyooday iyadoo 8 kalena ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan ka dib markii gaari nooca bus ka ah uu kula rogmaday agagaarka buundada Laag oo 30-KM u jirta Boosaaso. Shilkan ayaa dhacay saaka waaberigii xilligaasi oo roob dabeylo watey oo socday 24 saacadood ay ka da’ayeen magaalada iyo hareeraheeda. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhamaantood ka wada tirsanaa halqoys waxaana dhaawaca haatan lagu daweynayaa isbitaalka Puntland ee magaalada. Waxaana dadka dhaawaca ka mid ah carruur yar yar. Shil kale oo shaley ka dhacay tuulada Al-Xamdulilaah oo ku dhow degmada Waaciye ee gobolka Karkaar ayaa waxaa ku geeriyooday 2 ruux ka dib markii uu la qalibmay gaari nooca xamuulka qaada oo ay la socdeen, waxaa isla shilkaasi ku dhaawacmay hal ruux oo kale. Shilalkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo maanta illaa shaley roobab culus ay ka da’ayeen magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. Roobabkaasi oo sidoo kale sababay hakad ku yimid socodkii gaadiidka iyo ganacsiga labadaasi magaalo. Inta badan xilliyada roobka waxaa dhaca shilal baabuur kuwaasi oo loo aaneeyo wadada oo aan fiicneyn iyo jawiga oo ah mid halis ah. Hase yeeshee wadayaasha baabuurta ayaan arimahaasi ka taxadarin. Toddobaadkii hore ayaa roobab saacado badan da’ayey oo xiray wadada laamiga waxay sababeen shilal ay dhowr ruux ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen. RBC Radio
-
Roobab Saacado Badan Socday oo Ka Da’ay Magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho (Sawiro) Boosaaso (RBC Radio) Roobab qaatay mudo ku dhow 24 saacadood ayaa ka da’ay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyadoo roobabku biyo badan dhigeen. Magaalada. Roobabka oo bilawday xaley fiidkii ayaa sii xoogeystey xaley saqdii dhexe waxayna socdeen tan iyo maanta gelinkii dambe. Ma jirto wax khasaare ah oo laga diiwaangeliyey roobabka, waxaase ay hakad geliyeen maanta guud ahaan socodkii ganacsiga iyo gaadiidka ee gudaha magaalada, waxaana guud ahaan maanta fasax ahaa waxbarashada iyo shaqooyinka roobabka dartood. Waxaa lagu arkayaa waddooyinka waaweyn ee magaalada oo ay biyuhu fariisteen iyo dad biyo daad ah ka soo guraya guryahooda oo ay biyuhu soo galeen. Magaalada Boosaaso ma leh meelo gaar ah oo biyaha ay mareen waxaana taasi ay sababtaa marka ay roobabku da’aan inay waddooyinka ciraan, taasina caqabad ay ku noqoto dadka iyo baabuurta. Saameynta ugu weyn ayaa roobabku ku yeesheen shirkadaha isgaarsiinta iyokuwa korontada oo maanta waqtiga ugu badan la joojiyey. Telefoonada dhulka iyo isgaarsiinta internetka ayaa magaalada ka maqnaa maanta, iyadoo sidoo kalena korontada laga jarey magaalada cabsi laga qabo inuu khasaare ka yimaado, hase ahaatee waxa taasi ay caqabad ku noqotay baahida dadku u qabo isgaarsiinta iyo korontada oo ah muhim u ah nolosha aadanaha ee maanta. Qaar ka mid ah dadweynaya ayaa RBC u sheegay inay ku faraxsan yihiin roobabkan Guga ee ka biulawday Boosaasoiyadoo maalmihii la soo dhaafayna ay ka da’ayeen degaano kale oo ka tirsan gobolka. Waxaana roobabku ku soo beegmeen xilli magaaladu ku jirtay waqtiga Xagaaga ee kuleylaha oo caadiyaan Boosaaso laga guuro, hase yeeshee waxaa roobabku ay hami geliyeen dad badan oo weli magaalada ku sugnaa. Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayey xaley illaa maanta roobabku ka da’een, waxaana degmada Qardho ay roobabku ka geysteen burbur ku yimid suuqii weynaa ee degmadaasi oo biyuhu qaadween. Labo ruux oo dhalinyaro ah ayaa iyaguna dhaawacyo soo gaareen sida la sheegay ka dib markii ay meel ku dhow ku dhacday biriq. Cabdalle Axmed RBC Radio
-
Shirkii Istanbul oo La Soo Gabagabeeyey & Bayaankii Xiritaanka oo La Soo Saaray (Sawiro) Istanbul (RBC Radio) Shirkii arimaha Soomaaliya ee muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa galabta la soo afmeeray iyadoo baaq ku wajahan taageerida Soomaaliya laga soo saaray. Shirka oo furmsy maalintii Jimcaha ee 21-ka bisha ayaa socday illaa maanta waxaana intii uu socday looga hadlay arimo u badnaa siyaasada iyo dhaqaalaha dalka Soomaaliya oo ay 20 sano ka jiraan dagaalo iyo barakac. Waxaana intii uu shirku ka socday ka qeybgalay wufuud ka socota QM, dowlada Turkiga oo qabanqaabisay, ururo, madaxda Soomaalida iyo ganacsato kuwaasi oo halkaasi ku dhegeystey khudbado ku saabsan xaalada dalka oo la soo jeediyey. Gabagabadii shirka maanta ayaa laga soo saaray bayaan loogu magac daray “Istanbul Decleration” kaasi oo codsanaya in dowlada Soomaaliya laga taageero dhinacyada siyaada, soo celinta amniga, kaabayaasha dhaqaalaha iyo dib u dhiska. Waxaana qodobadii baaqa gabagabada ka mid ahaa: - QM, dowlada Turkiga iyo beesha caalamku waxay muujiyeen ka go’naanshaha taageerida dowlada federaalka ee Soomaaliya iyo hay’adeheeda sharciga ah, iyadoo dadaal badan lagu bixinayo sidii looga saari lahaa dalka xaaladaha adag iyo xaqabadaha jira. - Shirku wuxuu xaqiijiyey midnimada ummada Soomaaliyeed, sharafta dhulka Soomaaliyeed, madax banaanida siyaasadeed iyo jiritaanka. - BeeshA Caalamka waxay dadaal badan iyo go’aano ku bixisay sidii ooga bixi lahaa caqabadaha amaan darro iyo duruufaha hadda ka jira dalka. - Waa in la dhiirigaliyaa midnimada siyaasadeed, waana in Soomaaliya laga dhisaa hay’ado dowladeed oo xoog leh. - Waa in la xoojiyaa taageerana la siiyaa ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, sidoo kalena tababaro la siiyo ciidamada amniga ee dowlada. - Waa in la dhiirigeliyaa horumarka dhaqaale iyo midka ganacsi ee ka jira dalka, iyadoo dhinacyada ganacsatada madaxa banaan ay fulinayaan ballanqaadkoodii ahaa inay kala shaqeynayaan dowlada dalka. Baaqan waxaa gabagabadii shirka maanta kaga dhawaaqay ergeyga QM ee Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla. Xiritaanka shirka ayaa wasiirka arimaha dibada ee Turkiga Ahmet Davutoglu waxaa uu qado sharaf gaar ah u sameeyey masuuliyiintii shirka ka soo qeybgashay, taasi oo ka dhacday degaanka raaxada ee ‘Istanbul’s Sait Halim Pasa Mansion’. Waxaana halkaasi kulamo gaar ah ku yeeshay masuuliyiinta qaarkood. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa kulan gaar ah halkaasikula yeeshay xoghayaha QM Ban Ki Mon oo qadada ka soo qeybgalay, ka dibna waxaa uu kulan kale la yeeshay madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo wafdigiisa. Shirkan maanta dhamaaday ayaa waxaa ka soo qeybgalay 55 wadan iyo 12 urur iyo ganacsato kala duwan kuwaasi oo dhamaantood ka hadlay arinta Soomaaliya. Waxaa lagu tilmaamay midkii ugu natiijada roonaa shirarkii hore loogu qabtay dowlada taageeradeeda, maadaama loo balanqaaday fulinta dhamaan wixii balamo hore ee dowlada loo sameeyey. RBC Radio Istanbul, Turkey
-
UN Somalia conference ends up with Istanbul declaration 23 May 23, 2010 - 12:03:14 PM Istanbul, Turkey - May 23, 2010 The Istanbul Conference on Somalia took place in Istanbul from 21-23 May, 2010 reflecting the strong determination of the United Nations, the Government of Turkey and the International Community to work with the Transitional Federal Institutions and the people of Somalia to defeat the cycle of lawlessness, violence and despair in the country and to build in its place a peaceful and prosperous future for the Somali people. The Conference reaffirmed the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia. The Conference was held within the framework of the Djibouti Agreement, which provides Somalia and its leaders with a clear and viable path for achieving a comprehensive and lasting settlement of the situation in Somalia. The Djibouti Process remains open for all Somalis to work towards peace, reconciliation and development. The Conference expressed its full support to President Sheikh Sharif Ahmed and the Transitional Federal Institutions in their efforts to implement the Djibouti Agreement. It reiterated its commitment to improve the lives and security of the Somali people, foster reconciliation, human rights and good governance, increase access to basic services, initiate reconstruction activities and set Somalia firmly on the path to peace and sustainable development. The Conference noted the existence of several outstanding commitments made in previous forums on Somalia and urged the Transitional Federal Institutions and the International Community to implement them. The Conference placed particular emphasis on the urgency for the Transitional Federal Government to address its considerable political, economic and security challenges. It also encouraged the private sector to play a positive role in strengthening peace and stability. 1. The Conference Recognized that: * Somalia’s people and leaders face a determined effort, fuelled by internal and external interference, to hinder social, economic and political progress. Overcoming the current hardships and insecurity will require a determined, long-term effort to promote political cooperation and build strong government institutions, while countering the pervasive influence of those profiting from the conflict, as well as the presence of foreign fighters and other elements of extremism. * It is important that the Djibouti Peace Process and transition are kept on track. The successful implementation of the Djibouti Agreement demands the rejection of violence and extremism; continued outreach and political reconciliation with those outside the peace process who accept dialogue. The Conference welcomed progress made by the Transitional Federal Government in this regard, as illustrated by its agreement with Ahlu Sunna Wal Jama’a in March 2010, and a security accord related to countering piracy with the Puntland region in April 2010 and on bilateral cooperation in August 2009. The Conference encouraged Puntland to continue maintaining its stability and political cooperation with the TFG. It welcomed the current democratization process in “Somaliland” and urged for peaceful completion of its upcoming elections in a transparent manner. * Somalia needs to establish loyal and professional security forces with a strong and unified command and control structure and reintegrate those armed groups that have joined the TFG. The re-establishment, training, equipping, payment and retention of Somali security forces is vital for the long-term stability of Somalia. The Conference commended all those Member States and international organizations providing training for the Somalia security forces. It emphasized the importance of coordinated, timely and sustained support from the international community and appealed for the prompt and timely disbursement of funds pledged in support of the Somali security institutions. In addition, the Conference welcomed the increased number of trained Somali recruits, as well as the senior Transitional Federal Government military appointments which will significantly enhance the command and control structure. * Somalia’s reconstruction and development can only be realised when governmental institutions, the business sector, civil society, women, the Diaspora and the international community work together in an effective and coherent manner. Recovery activities can make a greater contribution to social, economic and cultural development in Somalia, through further investment, continued employment-creation and training. The Conference encourages focus on the six initial priority areas identified by the Transitional Federal Government and the business community: telecommunications; transport infrastructure; livestock exports; fisheries, banking and remittances and; alternative energy. In particular it called for support to fund the completion of Bossaso and Garowe airports. * It is critical to have a renewed emphasis on Somalia’s economic recovery and development. The Conference committed itself to work towards concrete action plans which would include identifying pilot projects for private-public investment with a view to creating economic zones. * The Conference welcomed the discussion among the business community, the United Nations and development partners and the Transitional Federal Government on the margins of the Conference regarding the “Principles for an enabling Environment for Responsible Business Activities in Somalia”. The Conference recognized the need to develop business-friendly conditions that would benefit the entire population. It looks forward to further consideration of a business Compact for Somalia. * The Transitional Federal Government, in partnership with the international community has a major responsibility to respond to the humanitarian suffering of the Somali people. The Transitional Federal Government must discharge its responsibilities to assure safe access to vulnerable populations, deliver basic services, manage public resources wisely and ensure a just distribution of revenues; introduce anti-corruption measures, develop and support the private sector; and build the capacity of its financial institutions. The international community should continue its support to the Somali people. The Conference accepted that the reconstruction outcome of the Istanbul Conference will complement existing humanitarian assistance activities and will not prejudice efforts to organize a more comprehensive development and reconstruction conference at a later stage. 1. The Conference: * Commended the contribution of the African Union Mission to Somalia (AMISOM) to lasting peace and stability in Somalia and expressed appreciation for the continued commitment of troops and equipment to AMISOM by the Governments of Burundi and Uganda and AMISOM Police Contributing Countries- Burundi, Ghana, Nigeria, Sierra Leone, Uganda and Zambia. It condemned any hostilities towards AMISOM and the Transitional Federal Institutions. The Conference also called on other African countries to provide troops to AMISOM to reach its mandated strength. It appreciated financial support to AMISOM by the international community and stressed the need for predictable, reliable and timely provision of resources to the AU by all partners. In this regard, the Conference called for the expeditious disbursement of all pledges made at the Brussels Pledging Conference held on 23 April 2009. * Took note of the important role of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), and Somalia’s neighbours in promoting peace, security and development in Somalia and the region. It re-affirmed the principles of good neighbourly relations and urged Somalia’s partners to continue to support effort towards this end. * The conference welcomed the decision of the Summit of the League Arab States held in Sirte in March 2010, to convene a conference on boosting early recovery activities for Somalia, in the next few months. It expressed its appreciation for the determination of the Arab League to build on the spirit and results of the Istanbul Conference, and to prepare its conference in full cooperation with the Transitional Federal Government of Somalia, the Republic of Turkey, the African Union, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), United Nations and the Organization of Islamic Conference. * Expressed its grave concern over the increase in acts of piracy and armed robbery at sea against vessels off the coast of Somalia. Noted with appreciation the assistance being provided by the United Nations and other international organizations and donors, in coordination with the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (“CGPCS”), to enhance the capacity of the judicial and the corrections systems in Somalia, Kenya, Seychelles and other States in the region to prosecute suspected, and imprison convicted, pirates consistent with applicable international human rights law. In this regard, it welcomed the establishment of the International Trust Fund supporting initiatives of the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia to defray the expenses associated with prosecution of suspected pirates and to support other counter-piracy initiatives and welcomed Member States and other potential donors to contribute to the fund. Also commended the efforts of other States to prosecute suspected pirates in their national courts and appealed to other States to facilitate the prosecution of suspected pirates in their national courts, consistent with applicable international law, including human rights law. It also expressed appreciation for the role of the EU operation Atalanta, North Atlantic Treaty Organization operations Allied Protector and Ocean Shield and Combined Maritime Forces’ Combined Task Force 151, in the fight against piracy off the Coast of Somalia. 3. The Transitional Federal Government reaffirmed: * Its primary responsibility to provide security to the people of Somalia by increasing the number of trained Somali recruits, ensuring integration of all security forces , including those of the Ahlu Sunna Wal Jama’a and improving the control and command structure of the Somali Forces. * Its commitment to continue its outreach, dialogue and reconciliation efforts, implementing concrete collaboration with Ahlu Sunna Wal Jama’a and extending partnerships with regional and local administrations. * Its commitment to avoid internal disputes so that they will not hinder the work of the Transitional Federal Institutions and delivery of services to its people. This also entails working to strengthen its governance structures, ensure transparency and accountability and efficient functioning of the Transitional Federal Institutions. * Its efforts to seek innovative ways to engage with the Somali people to draft the Somali Federal Constitution. The TFG confirmed that a fully inclusive and consultative process would be advanced by the third quarter of 2010. It is also crucial for the TFG to take ownership of the tasks necessary to facilitate the full implementation of the transitional arrangement; The Istanbul Conference has reaffirmed the world’s commitment to Somalia and its rejection of all efforts to sow violence and instability in the country. We send a clear and strong message to the people of Somalia that they are not alone in the search for peace, reconciliation and prosperity after so many years of poverty, hardship and suffering. With determined efforts by, the Transitional Federal Institutions, Somali civil society and the private sector, in partnership with the international community, a bright future for Somalia is possible. The Conference took note that the Government of Spain will host the next high-level International Contact Group Meeting in Madrid in September 2010. The Conference expressed its deep appreciation to the Government and people of Turkey for hosting the Istanbul Conference which is a significant contribution to the efforts towards achieving peace, security and development in Somalia. 22 May 2010, 1300
-
Kulankii Istanbul oo lagaga hadlayey arrimaha Somalia ayaa maanta 23 May,2010 gabagabadiisa laga soo saarey qodobo mihiim ah kuwaasoo taabnayey arrimo la xiriira in la tageero DFKMG ah, la dagaalanka burcad badeedka, wada shaqeynta Puntland & DF iyo dib u dhiska ilaha muhiimka ah ee Somalia. Qoraalkaan kasoo baxey kulankaan ka socdey magaalo madaxda Turki ee Istanbul 21-23 May,2010 ayaa lagu xusey in beesha caalamka la shaqeyso beesha caalamka si looga adkaado kooxaha mucaaradka ah islamarkaana ay tahay lagama tagaan midnimada Somalia. Kulankaan ayaa sidoo kale tageerey heshisikii dhexmarey dowladda Puntland iyo Federaalka ah kaasoo salka ku hayey la dagaalanka Burcad badeedka islamarkaana ka dalbadey Puntland in ay xejiso xasilonida ay ku jirto iyada aan ka tageyn xiriirka ay leedahay dowlada dhexe. Dhinaca kale kulankan ayaa lagaga dhawaaqey in dhiso islamarkaana la dhameystiro garoomada diyaardaha magaalo madaxda Puntland ee Garowe iyo Bosaso. Talabadan ayaa waxaa soo dhoweeyey waftiga Madaxweynaha Puntland uu hogaminayo kuwaasoo ku sugan Istabul madaama maamulka Farole dadaal ugu jirey tan iyo intii la doortey in dhismaha garoomadaan ka dhigo baahi beesha caalmaka ka tageerto shacabka Puntland Baaqa kusoo baxey Istanbul ayaa suurtagalin doona hadii la hirgaliyo in beesha caalamka shacabka Puntland ka tageeri doonaan sidii loo dhisi lahaa Garoomada diyaardaha ee Bosaso iyo Garowe. GAROWE ONLINE
-
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo qul qulaya gudaha Buuhoodle G/Ceyn Wararka ka imanaya magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn ayaa sheegaya in halkaasi ay saaka ilaa xalay ay ku soo qul qulayeen ciidamo Itoobiyaan oo iyagu ku hubeysan gaadiidka dagaalka . Sida uu ku soo waramayo wariyaha SBC ee Buuhoodle ciidankan ayaan la aqoon sababta dhabta ah ee ay ugu soo qul qulayaan gudaha magaalada inkastoo ay jiraan xiisado horay u taagnaa oo ka dhashay dagaal maalmo ka hor gudaha Buuhoodle ku dhexmaray ciidamada Itoobiyaanka ah iyo qaar ka mid ah dadka rayidka ah ee Buuhoodle. Magaalada Buuhoodle ayaa iyagu haawaneysa iyadoo dadkii ku dhaqnaa ay isaga carareen ka dib markii ay ciidankani soo galeen gudaha degmadaasi iyagoo u cararay deegaano duleedka kaga beegan Buuhoodle. Sida wararkii ugu dambeeyay ee Buuhoodle ka soobaxa ay ku waramayaan ciidamada itoobiya iyo qaar ka mid ah waxgaradka gobolka ayaa yeelanaya kulamo kala gooni gooni ah oo sida la rumeysanyahay loogaga hadlayo arimaha dagaaladii maalmo ka hor ka dhacay degmadaas. Ugu dambeyntii imaatinka ciidamadan Itoobiyaanka ah ee Buuhoodle ayaa waxaa ay ka dambeeyeen xili maalmo ka hor uu Buuhoodle ka dhacay dagaal xoogan oo u dhexeeyay ciidamadan Itoobiyaanka ah iyo dadka reer Buuhoodle kaas oo sababay khasaarooyn dhimasho iyo dhaawac farabadan. SBC International Buuhoodle.
-
Roob Saacado Badan Socday oo Ka Da’ay Bosaaso(Sawiro) May 23, 2010 Waxaa magaalada Bosaaso maanta ka da’ay roob ay si weyn ku diirsadeen dadka degan kaas oo socday mudo badan,roobka ayaa bilawday xilli laga soo baxay salaada subax wuxuuna soo dhamaaday saacadu markii ay ahayd abaaro 10-saac subaxniimo. Roobka ayaa Xaafadaha iyo wadooyinka dhexmara magaalada dhigay biyo aad u badan taas oo sababtay inuu xirmo isusocodka ganacsiga iyo gaadiidka,waxaana saaka xiran dhamaan goobihi ganacsiga iyo waxbarashada oo aan saaka la tegin. Xaafadaha qaar ayaa waxaa xirmay wadooyinkooda,waxaana dadweynaha ay si aad ah ku mashquulsanyihin sidii ay u furi lahaayeen wadada oo biyo badan fariistay. Ilaa iyo hadda waxaa isi soo taraaya khasaaraha uu roobkaan geystay,waxaana lasoo sheegaaya in ay jiraan guryo dumay ayadoo sidoo kale dadka Barakacayaasha ee ku nool kaamamka ku yaalla magaalada uu saamayn balaaran ku yeeshay uuna dumiyey guryaha ay degnaayeen. Dadweynaha ayaa dhamaantood soo dhoweeyey roobkaan oo Alle ku maneystay,waxaana saaka jawiga magaalada si weyn uga duwanyahay maalmihi kale. Maalmihi lasoo dhaafay ayaa waxaa magaalada laga dareemaayay saansaan roobka ah,waxaana uu roobkaan yimi xilli lagu guda jiro waqtiyada kuleylaha isla markaana ay dadku ka baxayaan oo ay aadayaan magaalooyinka kale. Horseed Media
-
Dooxadii Qardhood oo Doonyuhu Ka Dhoofi Karaan Biyo Darteed May 23, 2010 Waxaa habeenaimadii xalay ka da’ay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar roob lixaadleh, roobka xoogiisa ayaa ka da’ay deegaanada dhanka galbeed magaalada uga beegan, kuwaas oo sababy in biyo xoogleh magaalada ay ku soo rogmadaan. Khasaaraha ka dhashey biyaha magaalada ku soo rogmadey ayaa aad u badan, waxaa dumey guryo badan, waxaana biyuhu cagta mariyeen oo dumiyeen dhamaan meheradihii suuqa ganacsiga, inkasta oo aan weli la soo sheegin khasaare nafeed. Magaalada Qardho ayaa waxa ay ku taala dhul biyo mareen ah waxaana magaalada afka ku haya laba waadi kuwaas oo kala ah Kubo iyo Xingood, waxaana biyuhu ka yimaadeen dhamaan waadiyada magaalada mara. Goobaha ganacsiga iyo guryaha deegaanka ee laga dhistey meelihii ay biyuhu mari jireen ayaa sababay in biyhu magaalada dib ugu laabtaan isla amrkaana ay kor ugu baxaan xaafadaha kore sida Xorgoble iyo meel oka mid ah Wadajir (Qorayacad), sidoo kale biyaha ka soo dhacay xingood ayaa la soo sheegayaa in ay khatar badan geliyeen buundada weyn ee ku taala halkaas, waxaana aad looga shaki qabaa in aysan gawaari halkaas mari karin inta la ogaanayo khasaaraha gaarey buundada. Xaafadaha Xingood ayaa lagu soo waramayaa in roobku guryo ku duimiyey isla markaana ay biyuhu gaareen. Si kastaba ha ahaatee biyaha ayaa xoogoodu ku dhacayaan dhanka bari ee magaalada sida togaga Shinbiraale, Bulaale iyo Ceelmur, waxaana la qiyaasayaa in biyuhu gaari doonaan ilaa masaafo aad u fog oo ka hooseysa xarunta rabiiciyada ee Adisoona. Maamulka degmada ayaa qaylo dhaan soosaarey, waxaana buunda jiifka magaalada dhexceegaaga meheradihii biyuhu soo qaateen, waxaana laga cabsi qabaa in caafimaad daro ay ka dhalato biyahan faraha badan. Kasokow khasaarooyinka biyaha ka dhashey ayaa roobabka gu’ga ee ka da’aya dalka Soomaaliya ay noqonayaan kuwii ugu wanaagsanaa ee muddo dheer halkaas ka da’a waxaana ka dhacdey barwaaqo caamiya ah Horseed Media
-
Xaji, Fake king? lol jamac ali jamac pays my uncle hospital bills in nairobi till this day who got shot in the leg saving his backside in garowe and getting him out of town. Bro if u knew who I was you would be kissing my damn feet!!! Even farole came to our house before he left to garowe to get advice from my father!!! Jamac Ali Jamac if he is so supported why doesnt he even step foot in puntland? He was exiled out and never returns. Even YEY comes back now and then but not jamac sxb he was traitor that guy!!! Even If i wanted to I could release pictures of the director of puntland oil issa dholowa with our family back in the 80's he was young man then though
-
Maadey I read your article, interesting thing is this proposal to renovate the galkayo airport and build terminal was signed months ago, why didn't they react then? Sxb learn politics, enemies will use any reason to justify their sudden outbursts which totally makes no logical sense just to hide true motives!!! Take for example the old man yey justifying violence against hamar so he can restore law and order, but everyone knew that was just and he wanted to square off his old accounts with a few foes over there!!! Thats just 1 incident of using a valid reason(establishing law and order) to hide your true motives(clan hatred). Similar to the article u just posted their using real world reason(galkayo airport wall) to hide their true motives(being sent from somaliland or ethiopia) Ps: It's also possible xaglatosiye is getting close with galmudug and is seeking revenge against puntland and we all know those baraxley guys love ppl fighting ethiopians and therefore will help the cause if xaglatosiye called up and said "listen our ppl just got attacked by ethiopia and puntland is just standing there not doing nothing teach them lesson in galkayo" But thats just another scenario, however it's the timing of this issue in galkayo that just exposes it so much :eek:
-
For the ppl making ****** comments as how somaliland have missile reach there, I don't know if their trying to play dumb or if their serious. Sxb it just takes one phone call from hargeisa to baraxley and the thugs in baraxley start shooting!!! I don't see any reason why galmudug would do it on their own as their no beef with puntland at this moment over anything!!! I posted the video recently of galmudug president in london and guess who welcomed him "madaxda jaaliyada somaliland ee london" Go figures. Theirs always been long ties between those two clans. They even sent weapons down from oodweyne to hamar to help them out that is on classified documents I have read. But it could be also ethiopia getting galmudug to rise up against puntland but I don't see any reason why galmudug would do it just for themselves because their is no outstanding issues and everything calm between the neighbours!!!
-
Suldaanka, im joke? what u mean. Widh-widh, Buhoodle being attacked and just today galkayo you don't see some sort of pattern? Get lost sxb your blind as bat!!! However if this is confirmed that somaliland is interfering inside galkayo and creating conflicts, the puntland administration needs to straight away respond. This is getting out of hand!!! Throwing missiles at the airport? Hearing gunshots in some suburbs? This is totally unacceptable by somali standards to interfere and creating conflict in a peaceful city!!!
-
If the damn snm clan is behind this, they must pay heavy price. This is not the first time they have used south galkayo as launching pad to puntland. Where is the Puntland administration to talk about galkayo airport having missiles thrown at it!!!
-
Hub Culus Oo Lagu Tuuray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa goor saaka waaberigii ah waxaa lagu tuuray hub culus, xilli Diyaarad siday Qaad oo ka timid dalka Kenya ay soo fariisaneysay Garoonka. Dhawaqa qoryo waaweyn ayaa hal mar laga maqley xaafadaha magaalada Gaalkacyo qaarkood, waxaase wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in aysan wax khasaare ah soo gaarin Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo, iyadoo Diyaaradii Qaadka sidayna ay dib uga duushay garoonka. Hubkani oo ah nooca ka dhaca qoryaha waaweyn ee lidka diyaaradaha ayaa wararka la isla dhexmarayo gudaha magaalada Gaalkacyo waxaa ay sheegayaan in Garoonka looga soo tuuray dhinaca koonfurta Gaalkacyo, hayeeshee ma jirto ilaa iyo iminka cid ka hadashay. Wararkii ka soo kordha kala soco Wararkeena dambe. RBC Radio.
-
Thankful, don't even bother responding to jacaylbaroly. His merfish govt only wills hurt him in the long run. I mean seriously bro his leaders give ethiopia their port for free, it has killed their economy and berbera today is ghost town with no activity whatsoever the least you would expect is ethiopia returns the favor and support their case for recognition. Heck even the headquarters of the A.U is located in their city surely they can put in a good word for somaliland cause but they never do and these ****** still bend over backwards for what is probably their biggest enemy. Puntland though is a bit different, at least we tell ethiopia you better recognize 1 somalia and federal system for somalia or else i doubt puntland will even ally with them, so we do have our benefits from it and in the long run somalia will be 1 and federal where all states take part in the decision proces of the nation and not just hamar!!! Thankful I want to know what u think of the ensuing crisis in somaliland, you know that silanyo is probably going to end up leaving this merfish govt and taking his people along with him and forming new administration for burco if he doesn't get presidency of somaliland? You think he will come to garowe to sign over his region status as federal state at garowe or you think farole will go to burco with ahmed walad abdalla and get it signed over there? or will it happen somewhere else like jabuti? Will sharif be present? These are some of the questions I would like you to answer, forget jacaylbaro the guy has politicians that are 24hrs/7 days a week high on khat and their policies show that. Last thing bro, what about if silanyo does indeed lead somaliland, do you think the oodweyn people will stick around for the "revenge attacks" from silanyo? or will they ditch this somaliland mess? What about awdal? Could we possibly get two new regions awdal and oodweyne ppl into federalism if silanyo takes power? Either way bro an election or no election means a disaster for somaliland. If you can comment on something like this it would be appreciated, because at least its realistic!!!
-
Yeah I saw that one garowe online lol. It's good to see Puntland is getting involved more in the international scene that would not be possible if abdullahi yusuf didn't introduce the federalism which I personally thing is the greatest system to be implemented in Somalia. If we would've of gone that route of jamac ali jamac today farole would not be standing there but only sharif :eek:
-
Thankful riyale is to busy trying to postpone the elections so he can keep the seccessionist under new form of colonialism called adal empire lol. Soon that whole place will be awdalized!!!!
-
Professor Sacid Samatar a well respected scholar in puntland and somalia has just commented on the corruption within the puntland admin right at the top, who are taking funds designated for development into their pockets. He just gave an exclusive saying that the funds that were intended for building a new galkayo sporting ground the funds have been funnelled and put into the backpockets of high officials up in Puntland. You can listen to the rajodoon exclusive investigation into this disgraceful corruption here Professor Said Samatar
-
Maareeyaha Shirkada Isgaarsiinta Golis oo Ka Qeybgalaya Shirkada Istanbul oo RBC Radio Xog Waran Ka Siiyey Shirka Istanbul (RBC Radio) Shirkadda Isgaarsiinta Adeega Isgaarsiinta siisa Puntland ee Golis ayaa ka mid noqotay dhowr shirkadood oo isgaarsiinta ka shaqeeya oo ka qaybgalaya shirka Siyaasiinta iyo Ganacsatadda Soomaalida uga socda Magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga. Maareeyaha Shirkadda Golis, Aadan Shiikh doon Cali, oo shirkadda Golis uga qaybgalaya Shirkaas ayaa maanta isagoo ku sugan madasha shirka uu RBC Radio la xiriiray ayaa ka waramay shir gaar ah oo ganacsatadu ay yeesheen ka hor intii aysan shalay shirkii weynaa uusan u billaaban, waxaana uu yiri:- “Gelinkii Hore ee Jimcihii, Ganacsato ahaan ayaanu u shirnay, Ujeedaduna waxay ahayd ee qolo walba intay isku leexato, waxay soo bandhigi lahaayeen isku soo dubaritaan. Ganacsatadda ka qayb gashay waxay isugu jireen ganacsatadda Xoolaha (Livestock), Kalluunka, Tamarta iyo Korontada, Isgaarsiinta iyo Shirkadaha Dhismaha” Sidaa waxaa yiri Aadan Sheekh doon , oo sii raaciyay qorshaha iyo Barnaamijka ay ka shirkad ahaan la shirtageen “dhowr Shirkadood oo isgaarsiineed ayaan ku joognaa shirka Istanbul, Isgaariinta Somalia guud ahaan sida uu yahay, dhibaatooyinka Haysta iyo waxyaalaha uu u baahan yahay iyo waxyaalaha u baahan in ay qabtaan” Maareeyaha Golis Aadan sheekh Doon waxaa uu ka jawaabay su’aal ahayd in shirkadda isgaarsiinta Golis si gaar loo casuumay “ Annaga Golis ahaan si gaar ah la nooma Casuumin. Waxaa la casuumay cidkasta oo is dabaraysa, oo kharajkeeda la baxaysa, Waxaan halkan Jooga shirkaddo isgaarsiin oo ay ka mid tahay Hormuud, Telesom iyo shirkaddo kale, Ma ahayn Mid golis kaliya la siiyay” “ Horta Ereyo Mac-macaan waa la yiraahdaa shirarka noocan oo kale ah, sida waxaasi u rumoobaana ilaahay baa yaqaan, Hadda waxa la leeyahay Ganacsatadu waa in ay door weyn ka ciyaaraan Sugida Amniga, Dib-u-dhiska, laakiinse haddii aan talo la waydiinayn waxay u egtahay wax lagu qaraabanayo” Shirkan oo ay qabanqaabisay dowlada Turkiga isla markaana wax ka wado QM ayaa lagu wadaa in maalinta berito ee 23 bisha la soo afmeero. Waxaana la rejeynayaa inay ka soo baxaan qodobo dhowr ah oo khuseynaya horumarinta ganacsiga, amaanka iyo dib u dhiska dalka taasi oo loo arko in ganacsatada ay ka qeybqaadan karaan. Waana markii ugu horeysay oo ganacsato tiro intaas la eg kana socda shirkadaha ganacsiga ee dalka lagu martigaliyo shirarka caalamiga ee arimaha Soomaaliya ku saabsan. Dhinaca kale dowlada Puntland ayaa maanta oo ahayd maalintii labaad ee shirka waxay madasha ka jeedisay barnaamijkeeda ku saabsan xaalada dalka ee siyaada iyo dhaqaalaha oo ah labada arin ee shirkan ku saabsan yahay. Waxaa dhinaca dowlada Puntland shirka uga hadlay wasiirka maaliyada Faarax Cali Shire oo ka mid ah wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland oo ku sugan shirka. Wasiirku wuxuu soo hadalqaaday wax ka qabashada amniga, burcad badeeda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.
-
Khudbadii Madaxweyne Shiikh Shariif ee Shirka Istanbul (Qoraal & Sawiro) Istanbul (RBC Radio) Iyadoo maalintii labaad uu socdo shirka caalamiga ee arimaha Soomaaliya looga hadlayo ee ka soconaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa maanta hadalo jeediyey masuuliyiinta Soomaalida ee ka qeybgaleysa kulanka. Madaxweyne DKMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka jeediyey madasha shirka khudbad dheer oo uu kaga hadlayo arimaha amaanka, siyaasada, dhaqaalaha iyo xaalada guud ee dalka. Khudbadaasi ayuu madaxweynuhu ku jeediyey Afka Carabiga. Haddaba khudbada oo ku qoran Af Soomaali ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa. _________________________________________________________ “….Waxaan ku faraxsanahay in aan hortiinna imaado idinkoo ah walaalaha iyo saaxiibbada shacabka soomaaliyeed ee rafaadka ku raagay Anigoo ku hadlayay magacayga , kana wakiil ah shacabka soomaaliyeed iyo dowladda federaalka kmg ah ee somalia ,waxaan uga mahad celinayaa dowladda Turkiga Shacab iyo Xukuumadba sida ay u marti galisay isu soo baxan aadaminimo ee caalamiga ee loo qabtay soomaaliya darteed. Waxaan u mahadnaqeynaa cid kasta oo gacan ka geysatay qabashada shirkan aadka loogu soo baxay ee ka dhacaya Magaalada Istambuul oo qarniyo badan ahayd caasimadda khilaafadii islaamka, ee nuurka ilbaxnimada ku baahisay caalamka oo dhan. Waxaan ka rajeyneynaa dhammaan dalalka, ururrada iyo hay’adaha caalamiga ah in ay kaalmada lagama maarmaanka ah u fidiyaan dalka somalia si uu uga koco turaanturrada , ugana bogsoodo mixnaddii haleeshay. Mudanayaal iyo marwooyin Soomaaliya waxa soo maray 20 sano oo fowdo, deganaansho la’aan , qax iyo gaajo gudaha dalka iyo dibaddaba, ka dib markii shacabku waayay kaabayaashii nolosha lagu kasban lahaa degmo iyo tuulaba si isku mid ah, taas oo ay uu wacan tahay ammaan la’aantu. Soomaaliya xilligan waxay waajaheysaa dhaqan cusub oo horay u soo marin taariikhdiisa dheer, taas oo ah in xag jirnimada loogu soo duggaalayo magaca diinta ,ku fallaagoobidda qiyamka islaamka ee asaasiga ah, banneysashada muqaddasaadka iyo waxa ugu waaweyn ee ilaahey xarrimay , sida dhiigga aadanaha aan waxba galabsan, dilka dadka iyagoo soomman , iyagoo masaajid kujira, kuna dhawaaqaya Ashahaadka. Sidoo kale waxaa soo ifbaxay burcad badeednimada oo ah xaalad insaani ah oo laga noxo gude iyo dibadba Maalmihii u danbeeyay waxaa na soo foodsaaray xasilooni la’aan Siyaasadeed oo gudaha ah, waxaanna ku talajirnaa in aan is bedel asaasi ah ku sameeyno qaab dhismeedka Xukuumadda, taas oo ku imaaneeysa doorashada iyo soo magacaabista koox karti shaqo leh, oo ka howlgala Hey’adaha muhiinka ah ee Qaranka Soomaaliyeed, waxaa kaloo aan dejin doonaa qorshe mudadiisu dheertahay oo looga gol leeyahay dhismaha hey’ado dowladeed oo xasiloon. Mudanayaal iyo marwooyin haddii aanu jiri lahayn dhabar aydga shacabka soomaaliyeed iyo diidmadiisa in uu isu dhiibo waaqica xanuunka leh, marnaba ma uusan noolaadeen maanta . Maalgashiga Soomaalida qurbaha ku nool iyo ganacsiga gaarka ah, waxa ay kaalin mug leh ku leeyihiin nolosha shacabka soomaaliyeed. Waxaan garowsan nahay isla markaana qadarineynaa ahimiyadda ay leedahay kaalinta beesha caalamku ka geysaneyso dhinacyada siyaasadda, amniga ,bani’aadminimada iyo horumarinta. Ujeeddada shirka Istambuul waa dhaqaajinta iyo gaarsiinta arrinta Soomaaliya ilaa heer caalami iyo in tooshka lagu ifiyo dhibaato bani’aadminimo tii ugu muddada dheereyd casrigan cusub, loona muujiyo sida loogu baahan yahay in dadaal badan loo galo soo afmeeridda dhibaatadaas. Sababta ugu weyn ee sii socoshada loollanka soomaaliya waa saboolnimada aadanuhu sababta u yahay , waxaan u baahan nahay inla badalo aragtida ku wajahan Soomaaliya , sidaas darteed waxaan isku dayeynaa intaan ku jirno shirkan in aan diiradda saarno fursadaha suurto galka ah ee wax lagu dhisi karo. Tan iyo heshiiskii Djibouti ee 2008 dowladda kmg ah ee somalia waxay isku dartay in ay gaarto dhammaan kooxaha doonaya in nabaddii iyo xasilloonidii loo soo celiyo soomaaliya, waxaanna horumar nuxur leh ka gaarnay dhinaca dib u heshiisiinta. Wali waxay gacmeheennu u taagan yihiin nabadda, sidaas ayayna ahaan doonaan inta nabadi ka islaaxeyso soomaaliya. Dadaallada nabadeed ee guuleystay waxaan ugu dambeeyay heshiiskii dowladda soomaaliya la gaartay culimaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca iyo qaar ka mid ah kooxaha kale ee hubka sida. Waxaan ku guda jirnaa qorista dustuur joogto ah oo dalku yeesho, kaas oo laga soo jeesan doono bisha June ee na soo aaddan. Inagoo qireyna in aysan dowaldda suurto gal u ahayn in ay howlaha u yaal oo dhan ku hir galiso muddada gaaban ee ay heysato. Dhanka ciidanka, dowladda soomaaliya waxay haatan heysataa 7000 oo boolis ah iyo Milatari ku dhow 10.000 oo askari . Baarlamaanku waxa uu u baahan yahay in uu diiradda saaro arrimaha muhiimka ah ee sharci dajinta la xiriira iyo la xisaabtanka lagu gaarayo biseylka siyaasadeed iyo maslaxada qaranka laga hor mariyo maslaxada gaarka ah. Dowladdeennu waxay u baahan tahay in ay u horay u dhaqaaqdo si ay u fuliso aragtiyaheeda ku aaddan u adeegidda Shacbigeenna . Waxaan mudnaan siineynaa dhowrista iyo ka jawaabista baahida shacabka soomaaliyeed si loo xaqiijiyo nabad iyo daganaasho ka hir gasha dalka , dib u heshiisiin qaran iyo in Somalia xubin mas’uul ah ka noqdo beesha caalamka . Waxaan had iyo jeer dadaal ugu jirnaa soo celinta amnigii daganaanshihii iyo horukicii soomaaliya , Soomaalia oo nabad ku nool , nabadna kula nool dariskiisa , ayna u suurto gal tahay muwaadinka caadiga ah in uu howl maalmeedkiisa u qabsado si kalsooni , ammaan iyo karaamo ku jirto iyadoo la dhowrayo dhaqanka soomaaliyeed ee soo jireenka ah iyo qiyamka islaamiga ah. Mudanayaal iyo Marwooyin Soomaalia waa dal hodon ku ah kheyraadkiisa dihan oo aan wali lala soo bixin sida Kalluunka , Xoolaha , Betroolka ,Gaaska iyo noocyo kale oo macaadin ah. Walaalayaal iyo saaxiibbayaal waxaan idin weydiisaneynaa in aad nagu gacan siisaan in Somalia lagu soo celiyo nabaddii yo xasilloonidii luntay. Ugu dambeyntii waxaan uga mahad celineynaa ganacsatada soomaaliyeed sida ay u garab istaageen dowladda Soomaaliya, sidoo kale waxaan ka mahad celineynaa marti galinta shirkan looga hadlayay xal u helidda arrimaha Soomaaliya”. Waxaa soo gudbiyey xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada DAAWO SAWIRADA:
-
I hear rumours that xaglatosiye is trying to find a way into las anod, apparently alot of the snm thugs left las anod and all went out to hawd and thus making the city open for the taking again!!! If it's true, brilliant strategy but I personally don't see evidence that says that and read it on certain websites that I personally do not find reliable!!!