Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Recent oil discoveries in East Africa have attracted the attention of explorers in this untapped region. BNN gets more from Marin Katusa, chief investment officer of the energy division for Casey Research. Watch Here BNN TV Interview of Africaoil Corp Director BNN News Part 2 PS: I posted this video for the doubters like sacad ducale and his cronies. Puntland oil is a reality, wake up guys the hate you have puntland will not stop us from achieving the dubai dream. Watch the video carefully and see that Puntland is a FACT that can not be denied and will gain international importance through its natural resources and its busiest shipping lane in the world our port sits on the indian and gulf aden entrance something that not all people can claim!!!
  2. Xeel Dheere Abdirahman Dhoore "Galgalashaxunnews/Galagalanews Horta Yaa Iska Leh?" LONDON(SP): Waxaan halkan ku iftiimainayaa warbixin cadaynaysa cidda iska leh galgalanews iyo waxa loo aasaasay web-kan oo la doonayey in loo adeegsado si laysaga horkeeno beelaha walaalaha ah ee dhaqan iyo dhiigba ka dhaxeeyo, waxaanay in badan isku dayeen iday colaad sokeeye uga hurin lahaayeen beelaha wada dega magaalada Boosaaso taasi oo usuu roobi wayday kadib markii la ogaaday meesha shirqoolku ka socdo. Hadaan taa intaas ku dhaafo “Halkee magaca Galgala laga soo dheegtay” Galagli waa Degmo ku taal gobolka Bari waxaanay Boosaaso ka xigtaa dhinaca koonfur-galbeed waxaana dega Beesha ********** gaar ahaan Dubays waana beelaha dega magaalada Boosaaso waa cida keliya ee loo adeegsan karo inay wiiqaan nabadgelyada gobolka Bari. Taas awgeed waa in la helaa magac degmo oo beeshaasii ay degto waxaana la soo qaatay magaca Galgala intaa kadib waxa la raadiyay qofkii la adeegsan lahaa oo isla deegaanka kasoo jeedaa waxaana la helay wiilka damiirlaawaha ah ee Jaamac Ayaanle Feyte oo laga soo cayrshay dhamaan warbaahinta Maakhir kadib markii uu ku talaabsaday waxaan dhaqan u ahayn reer Maakhir iyo warbaahintaba. Hadaba waa kuma Jaamac Ayaale Feyte?, waa wiil dhalinyaro ah kuna so barbaaray Degmada Xiingalool oo ka tirsan Gobolka Sanaag wuxuuna waxbarashdiisii hoose dhexe kusoo qaatay isla magaaladaas, kadibna waxaa uu usoo wareegay magaalada Boosaaso wuxuuna u hanqaltaagay siduu ugu soo biiri lahaa bahda Warbaahinta waxaana gacan qabtay mulkiilaha Laasqoray.net muddo kadibna waa cayrshay, kadib markii uu ku talaabsaday wax ka fog dhaqanka saxaafada kadibna waxa uu u wareegay inuu weriye u noqdo sanaagpost.com nasiib darro iyana waa laga cayrshay, kadib markii uu warar been abuura ka qoray madaxdii reer Maakhir isagoon wax cadayna hayn. Waxaas oo dhana waxaa sababay in marba meel laga eryo isagoon wadan aqoontii war-baahineed waxa u geeyayna ay ahayd baahi uu doonayay inuu ku ****olo nolol maalmeedkiisa. Waxaanay markii danbe ula gashay inuu wariye u noqdo web-ka Dayniile.com oo aad u doonayay weriye calooshii ushaqayste ah oo warar xaqiiqada ka fog ka soo qora Puntland, waxaanay nasiib u heleen wiilkii ay doonayeen nasiib xumuse maceeshad raadiskii meel khaldan ayay la gashay wax uuna ka codsaday markii danbe in loo sameeyo mareeg faafisa wararka lidka ku ah Puntland, abuurtana xasilooni darro iyaguna waa intay raadinayeen laakiin web-ka uma madaxbanaana marka laga reebo aflagaadada iyo wararka uu ka been abuurto gobolada Maakhir laysku yiraahdo. Dagaalkii ugu horeeyayna waxa uu la galay warbaahinta reer Maakhir gaar ahaan kuwii soo gacan qabtay isagoo u arkayay inay yihiin kuwa keliya ee ka hortiga kara mashruuc qalafsan ee loo soo dhiibay wuxuu abaaray inuu aflaagado qayaxan u gaysto mulkiilayaasha Laasqoray.net iyo sanaagpost.com waxaanan u qoray email aankaga codsanayo inuu joojiyo aflagaadooyin madaama oo aanu u kacnay xiligii la xidhay si loo siidaayo iminkana waxa waajib nagu noqday inaanu ka joojino khaladka, wuuse kasii daray ilaa uu gaadhay inuu shirar hoosaadyada beesha ku baahiyo web-ka waana ta keentay inaanu usoo bandhigno shacab waynaha cidda iska leh web-kan iyo ujeedada ka danbaysaba. Hadaan in yar yara iftiimiyo mulkiilayaasha mareegaha kala ah Laasqoray.net Dhahar.com, Sanaagpost.com, Ceerigaabonews.com, Hadaaftimo.com iyo Xingaloolnews.com oo ah kuwa ka turjuma siyaada reer Maakhir waa la yaqaan cidda iska leh iyo meelaha ay joogaanba, laakiin ilaa hada waxa la iswaydiiyaa yaa leh yaase lagala xisaabtamaa Galgalashaxunnews/Galagalanews, hadaadse email u qorta waxaa laguugu soo jawabaya waa cay waar ilayn anagaa balaayo aragnay, waxaanse muddo raadiyay sidaan ku ogaan lahaa web-kan iyo ujeedada laga lee yahay iyo cidda iska leh, waanse soo helay waxaana web-kan iska leh nin ganacsade ah gacansaarna la leh web-ka Dayniile.com waxaanu degan yahay muqdisho gaar ahaan suuqa bakaaraha oo uu goob ganacsi ku lee yahay waxaanu dhowr goor lasoo xidhiidhay dad reer Maakhira isagoo ka codsanay in laga iibsado laakiin qof waliba waa ka cararay isagoo sharaftiisa ilaashanaya waana kan Mulkiilaha iska leh web-site la magac baxay Galgalashaxunnews/Galagalanews:- Osman Adan Fax +252.1651069 Room 206, Shire Business Center Howlwadag Street Mogadishu, BANADIR SO 450 Hadaad u baahantay xog dheeraada fadlan garaac www.dnstools.com ka dibna page kusoo baxo waa taabataa boxka ka horeeya “Do it all” oo ah iwada tus halka ka hoosaysana waxaad ku qoraysaa Galgalanews ka dibna waxaad click siisaa Go waxaanad arkaysaa cida webkan masuulka ka ah meesha lagala xidhiidhayo, Kadib markii lagu guuldarastay wixii loo sameeyay waxa loo daayay inuu siduu doono ka yeelo jaamac yare waayo iibna ku waaye qorshahoodiina waa u socon waayay waxaana iminka maalgeliya siduu siyaasada cali khaliif galayr u fulin lahaa mulkiilaha jidbaale.com oo ah ninkii loo adeegsaday samaynta magaca SSC oo ay ka cadeeyeen TVGA UNIVERSAL inay yihiin Majoratiga sool sanaag cayn inta la degtaana ay yihiin minority Hadalka waxa TVga ka cadeeyay gudoomiyaha Jaaliyad Reer Sool, waana duuban tahay qorshaha reer Sool ay doonaya inay fara maroojiyaan siyaasadeena waxa galgala kula wadaaga mareegyo kale waxaana idiin sheegayaa mareegtaas kale siday u taageeri jirtay Puntland iyo waxa hada ku kalifay aflagaadaynta maamulka Puntland iyo faafinta Magaca ssc waan soo bandhigay hadii alle ka dhigo iyagana Ma ihi nin lagu eryan karo aflagaado mareeg yar lagu soo qoro laakiin cid kastoo wada majara xaabinta shacab dhan oo aan cidna colaad u qabin waan sheegayaa waxay doonto hasoo qorto galgalanews caydiinana waad ku mahadsan tihiin aniga aflagaado iga reeban. By Abdirahmaan dhoore Starcc90@hotmail.com Sanaagpost News Desk/London
  3. Excellent incentive by Salah donyale wa wax lagu daysan karo. Kind of like how las qoray factory sparked the creation of the the Xaabo fish factory and the people who win are the locals!!! Very positive news indeed. Good on the makhiris for this incentive
  4. Check this new song out, one of the new songs of puntland.
  5. Xarunta Madaxtooyada deegaanada Casayrland Maxaad ka taqaan taariikhda gobolka casayr(warbixin kooban) Posted on April 6, 2010 by allcaseyr Deegaanka casayrlnad waxa uu dhacaa geeska africa cirifka bari ee somalia halka loo yaqaano raasi casayr oo ah halka loogu macagdaray gobolka iyo deegaankaba waa deegaan taariikh dheer leh oo aan is oran karoba waa deegaanka ugu taariikhda dheer gayiga soomaaliya waxaa tusaale u ah waa halkii uu ka soo dagay ******* Ismaaciil uuna ugu yimi sida taariikhdu dhigayso *** iyo ****** hadaba maadaama soomaalidu yihiin dad k u kala abtirsadaa odayada aan kor ku soo xusay waxay taasi cadayn u tahay in soomaaliduba ka soo unkameen deegaanka casayrland, waxaa kale oo aan tusaale u soo qaadan karaa waa deegaanki ugu horeeyay ee uu yimaado qunsulkii talyaaniga ee xiligaas ka talinaayay italiensomaliland taariikhdu markay ahayd 1903 waxaana taas cadayn u ah in qunsulku uu ka smaaytay madaxtooyo magaalada caluula oo ah magaalo madaxda gobolka casayr waxaa kaleeto oo jira dhismayaal taariikhi ah oo marka aad tagto magaalada caluula aad ku arkayso qoraalo talyaani ah oo uu kaga tagay mustacmarkii xiligaas dalka haystay caluulana ay u ahayd meel uu ka maamulo dhamaan deegaanada uu haystay ee konfurta somalia Madaxtooyadi soomaaliya 1903 ilaa 1930 , waxaa halkii ugu horaysay ee laga hirgaliyay airports caalami ah oo diyaaraduhu ku soo dagaan waxaana laga sameeyay magaalada caluula oo ah magaalo madaxdii xiligii gumaystaha ee somalia iyo magaalada boolimoog oo ah magaalo warshadeed airporkaan hada ka ku yaalo magaalada caluula waxaa loogu magacdaray (Omar Samatar international airport ) sababta loogu magacdaray halmagaa Cumar Samatar ayaa waxa ay tahay Cumar Samatar waxaa uu ka soo jeedaa gobolka casayr haddi aan in yar ka xuso taariikhda halgamaa Cumar samatar Cumar samatar waxa uu ka mid yahay sadexda ruux ee halganka gibanimo doonka ku xusan sida , Axmed Guray , Sayid Mohamed , Cumar Samatar waxaa uu dagaal kharaari ku dhex maray isaga iyo gumaystihii talyaaniga magaalooyinka Hobya , Ceel buul waxa kaleeto oo lagu xusaa waa shakhsiga soomaaliyeed ee kaliya oo dal dibada ah ku leh taariikh Cumar Samatar waxa uu ka qayb qaatay ka saaridii gumaystihii talyaaniga dalka ethiopia ka dib markii laga saaray dalka ethiopia gumaystihii waxa uu noqday Cumar Samatar wasiirka gaashaandiga ee wadanka ethiopia madaamada uu ahaa nin aad ugu xeel dheer qaabka dagaal galinta ciidanka xiliga xaalad dagaal taagan tahay sidaas ayaana loogu dooratay in uu ahaato wasiirka gaashaan dhiga nin oday ah oo xiligaas ay wada joogeen oo aan la sheekaystay ayaa ii sheegay in uu ahaa hamiga Cumar Samatar in uu garab ka helo dawlada ethiopia madaama uu wadanka ethiopia ahaa kan ugu awooda badan wadamafda africa xiligaas uuna ahaa mid xor ah dhamaan wadamada africanka ah ee kalena ay mustacmarad u ahaayeen wadamada reer galbeedka siiba wadamada reer yurub sida italy , egland , france lakiin hamigaasu ma uusan u hirgalin dabcan taariikhda Cumar Samatar ma ahan mid halkaan lagu soo koobi karo meelaha loogu magacdaray halgamaa Cumar Samatar waxaa ka mid ah ( Omar Samatar university ) oo ku taala magaalada adis ababa ee wadanka ethiopia (Omar Samatar road ) oo isla adis ababa ku taal ( dugsiga sare ee Cumar Samatar ) oo ku yaal magaalada gaalkacayo aan u noqdo hadaba taariikhda deegaanka Waa halkii ugu horaysay deegaanka casayrland ee laga hirgaliyo warshad wax soo sarta cariga soomaaliya. Hadaba waxaa is waydiin mudan maxuu ku doortay gumaystihii talyaanigu in uu saldhig ka dhigto deegaanka casayrland ? deegaanka casayrland waa deegaan istiraatiiji ah waa halka ay iskaga darsamaan lada baddood ee red sea iyo indian ocean waa meel uu illah ku minaystay khayraad dabiici ah waxaa ka mida khayraadkaas faraha badan khayraadka baddaba oo nooc walba leh , timirta , milixda , xijiga geedka la yiraahdo , khudaarta kale oo ka baxa magaalada caanka ku ah durdurka ee loo yaqaano sayn. hadaba gumaystihii talyaaniga ee xiligaas dalka haystay waxa uu isku dayay in uu ka faa,iidaysto khayraadka deegaanka casayrland waxa uu ka hirgaliyay warshado badan waxaa u badnaa warshadaha uu ka hirgaliyay gobolka casayr warshada qasacadaynta kaluunka iyo warshada kaydinta kaluunka madaama ay badda deegaanka casayrland ay tahay mid cogor ka ah khayraadka badda waxaa uu ka sameeyay warshadahaas magaalooyinka xaabo iyo boolimoog waxaana lagu magacaabi jiray warshadahaas ( Habo imprese di pesca) iyo ( boolimoog imprese di pesca di risparmio, e fare in barca) waxaa kale oo uu ka sameeyay magaalooyinka tooxin ,boolimoog iyo caluula , munaarado kala haga maraakiinta ku gooshaysa marin badeedka ku teedsan deegaanka casayrland si ay uga majara qaatan , waxaa kaleeto oo uu samayeeyay warshada habaynta miraha maydiga , waxa kale oo uu u iibgaynjiray dhamaan daafaha caalamka milixda deegaanka casayrland. sidee ayay ahayd nolosha xiligaas deegaanka casayrland ? sida taariikhda ku xusan deegaakna casayrland waxa uu ahaa kan ugu heerka sareeya dhanka wax barashada waxaa ka jiray italiensomaliland 30 iskuul 10iskuul waxa ay ka jireen gobolka casayr xaga caafimaadka waxa ay ahaayd halka kaliya ee hospital caalami ah oo tayadiisu sarayso uu ka hirgaliyay gumaystuhu oo la isga imaan jiray dhamaan wadanka oo dhan haddi aan intaas kaga baxo xiligi gumaysiga oo aan bal u soo dhaadhoco xiligi xukuumadi kacaanki barakaysnaa sababta aan kacaanka u soo qaadanayaana ay tahay madaama ay xukuumadihi ka horeeyay ahaayeen kuwo taagdaran oo ku fashilmay horumarinta wadanka sababo musuqmaasuq darteed , xukuumadi kacaanku waxa uu dhaqaale aad u xoog badani ka soo gali jiray deegaanka casayrland oo aanba oran karo waxa uu ahaa laf dhabarta dhaqaale ee wadanka soomaaliya waxa ay kor u qaaday xukuumaddi kacaanku tayada wax soo saar ee warshadihii kaluunka waxa ay ku soo siyaadisay warshad cusub oo loogu magacdaray (necfish habo) oo iyana laga hirgaliyay magaalada xaabo maadaama ay tayada wax soo saar aad u wagaan sanayd ee kaluunka waxaa kale oo ay dhaqaale aad u xoog badan ku qaadan jirtay munaaradaha kala haga maraakiibta , waxaa kale oo il dhaqaale wanaagsani ka soo baxo ahaa maydiga oo ay ka samaysay meelo lagu habeeyo miraha xijiga waxa jirta hadal ah oo odayaasha deegaanka casayr gaar ahaan magaalada caluula aan ka maqli jiray iyaga oo leh hadalkaas oo ah mid gumaystuhu uu oran jiray waxa uu ahaa hadalkaasu (aluul è una città migliore in Somalo) oo macnaheedu yahay sida odayaashu ii sheegeen (caluule waa magaalada u wanaagsan gayiga soomaaliya ) Waxaan hadalkayga ku soo gabagabaynayaa kuna boorinayaa dhamaan bulsha waynta deegaanka casayrland in ay ka faa,iidaystaan khayraadka alle ku minaystay deegaanka sida maal gashiyo lagu sameeyo warshado kaluun , in timirta deegaanka loo raadiyo suuq gayn caalami ah tayadeeda wax soo saarna kor loo qaado oo dhaqaale la galiyo , in deegaanka laga sameeyo meelo lagu habeeyo maydiga ka dibna toos looga dhoofiyo gobolka casayr si cashuurta khayraadkaasu ay dib ugu noqoto deegaanka halka aysan hada waxba dib ugu soo laaban waa in kor loo qaado adeegyada bulshada meelaha ay ka jiraan tuulooyinka aysan ka jirina laga aasaaso waxay tahay su,aasha aan ku soo afxirayaa hadalkayga waxaan soo sheegnay in gobolka casayr uu ahaa halka ugu horaysa soomaliya 1903 maxaa hadaba keenay maanta in ay ahaato mid dib u dhac ku yimaado madaama xiligaas hada laga joogo mudo halö qarni iyo dheeraad ah oo maanta aduunku in badan horuumaray ? jawaabta aan oran karaa waa dadka deegaanka oo aan isku dayin waxqabad noocuu doono ha ahaadee hadaba waan samayn karaa ee aan isku dayno Idiris Makiinad Dooxaajog Sweden allcasayr.com
  6. Thankful, yeah I know always knew Bossaso was the fastest port but it's nice to see that it is being confirmed right on unicef tv. By the way puntlanders have been doing ok, they are doing so much work for the IDP'S it's not funny. For example look at these new homes being built for them. Projects like this need to be expanded.
  7. Gaalkacyo: Iskuulka RPS Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardey Ka Qalin Jabisay Maadooyin Kala Duwan (Sawiro). Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Iskuulka Ramadaan Private School ee ku yaala magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa uu shahaadooyin gudoonsiiyey ardey farabadan kuwaasi oo dhameystay maadooyin kala gedisan oo iskuulkaasi laga barto. Munaasabada shahaadooyinka lagu bixinayey ayaa ka dhacdey hoolka shirarka ee Dugsiga sare ee Cumar Samatar, halkaasi oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiye xigeenka gobolka Mudug, Isu-duwaha Caafimaadka gobolka Mudug, Duqa Degmada Gaalkacyo, Gudoomiye xigeenka Golaha Deegaanka, Agaasimaha Isbitaalka Gaalkacyo, maamulka iyo macalimiinta Iskuulka RPS, iyo marti sharaf kale oo badan. Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa ka hadley xaflada shahaado bixinta ah waxa uuna mahad celin u jeediyey maamulka iyo macalimiinta iskuulka RPS, isaga oo sheegay in ay soo saareen dad badan oo tacliin leh, isla markaana ku bogaadiyey in ay sii wadaan dadaalka dheer ee ay u galaan in ay jahliga ka saaraan shacabkooda, ardeyda shahaadada qaadaneysana waxaa uu Duqa Degmadu ku dhiiri galiyey in ay ka miro dhaliyaan dadaalkoodii waxbarasho. Maamulaha Ramadaan Private School Maxamuud Xasan Dhooye ayaa marti sharafta soo xaadirtay xaflada uga mahad celiyay waqtiga ay u soo hureen in ay ka qeyb qaataan munaasabada, waxaa uuna intaa kadib si guud uga waramay waxqabadka iskuulka RPS, isaga oo sheegay in maanta uu Alle u saamaxay dadaal dheer kadib in ay shahaadooyin siiyaan ardey badan oo dhameysatay maadooyinka caafimaadka iyo barashada Computerka. Inta badan mas’uuliyiintii ka soo qeyb gashay madasha ayaa jeediyey hadalo u badan dhiiri galin ku aadan waxbarashada ardeyda iyo dadaalka macalimiinta, waxaana intaa kadib laguda galay bixinta shahaadooyinka ardeyda dhameysatay maadooyinka aan soo sheegnay, waxana shahaadada bixiyey Gudoomiye xigeenka gobolka Mudug Bashiir Maxamed, Isu-duwaha Wasaarada Caafimaadka gobolka Mudug C/naasir Sh, Ibraahim iyo Duqa Degmada Gaalkacyo C/raxmaan Maxamuud, waxaana xaflada shahaado bixinta ee uu soo abaabulay maamulka dugsiga RPS ay ku soo gaba gabowday jewi wanaagsan. RBC Radio.
  8. Rudy, you never have anything positive to say whatever you say doesn't count
  9. Thankful yes this was funded by unicef this project. I am not sure if puntland contributed or not but that is not what I posted the video for in the first place. I posted the video because it finally admits that bossaso is truly the next big thing in somalia and has the fastest port in the nation and hopefully once the airport is the done the biggest airport in the nation
  10. Xaji yes because I believe the federalism can solve somalia problem if people are only rational, for example when hamar is settled and the dust settles and regional administrations are formed in the southern states and the federal institutions are streghtened you know they are going to hargeisa and holding talks with them and about their representation. I just don't want hargeisa to stumbling block to peace in Somalia in the future when negiotations takes place. The politicians from hamar will be very clear and concise with the somaliland politicians and tell them "Listen you have no support for your recognition, you have nothing to bargain with nor the right to make demands, you will be given what you deserve and nothing more because justice is paramount in keeping the peace" It's injustices that has brought somalia to where it is today and therefore repeating the same thing that brought us down is unwise. The snm will be told they can keep their administration and their udubs and kulmiyes and can be president of hargeisa and a minister in hamar, what do they have to lose? nothing. They can keep their security also kind of like ismamulka somalida ethiopia that somalia will have states with that sort of capacity level. They would be told that is best option for you as snm because u have awadalites who are only somaliland for riyale, you have a crisis raging in sool and sanaag, plus you have extreme divisions within the snm itself to the point they dont trust each other and trust an awdalite to be the leader. The dilemmas of burco will always be mentioned to them and how they are not really somaliland and evidences used such as silanyo speeches in the past and also burco currency as an example of why they dont trust hargeisa with controlling their business activities. Once alot of daliil and pro's and con's are laid out to them and shown the lack of international support they have be it ethiopia/u.n/a.u/igad and also the domestic issues they have inside somaliland from border issues all the way up to snm intra conflicts, plus the solution of federalism and the guarantee they have nothing to lose because they will still keep their administration/security intact if they are reasonable and merfish high they will accept. If they however don't accept it, then the president of somalia will have no choice but to appeal firstly to u.n/a.u/igad/ and even ethiopia to come in and settle this issue and ethiopia will tell riyale this is good deal take it and then its most likely going to be over and somaliland ppl can move forward without living dreams anymore. I doubt their will be war between hamar or hargeisa for unity lol, we share the same ally be it tfg/punt/sland. They will simply referee for us an Since the tfg and punt and pretty much everywhere else in somalia are unionist the international community will see that union is the only option due to the fact that seccessionism is to outnumber to stand a chance to win a war against all these unionist on somalia soil.
  11. Oodweyne, Duke is right their is alot of talk in puntland regarding transitioning to multi parties, but I just said that am not fan of it doesn't mean puntlandwont implement it because of me. I've looked at it and assessed africa and the middle east which both influence somalia and have found that both those people dont have successful democracies with the exception of "south africa" and that most likely can be attributed to white settlers who nurtured the system up untill 1990's. Multi parties does have it's good points and will give everyone a fair chance of running the state but after weighing up the pro's and con's for puntland it seems not to be ideal. You said about multi parties will gain the world support. No thats not true, the west highly respect a nation to have a secular democracy that doesn't mean 1 man 1 vote which is just a 1 form of democracy in. Puntland already has Parliamentary democracy and it's the parliament who elects the leader its not dictatorship because the clan elders are representatives of each of the various clans that reside in the state and they partake in the decision making process by voting for who they think is the best man for the state. Anyways parliamentary democracy and 1 man 1 vote democracy are still democracies just different form and the west doesn't say you must have 1 form of democracy in order to gain their support. But as always it's important to put your people first before others, whatever works for the people should be the system used. This system of parliamentary democracy has worked for us for 12 years therefore it must be doing something right. The parliament has its flaw in puntland, it gives alot of seats to 1 clan even though they do deserve it because if you look at the tfg powersharing formula specifically within the ssdf/darwish/makhiris they are allocated 27 seats in hamar and it is divided up as follows 12 seats=ssdf 8 seats=darwish 5 seats=makhir 2 seats=waciye ppl Total=27 Do the percentage of what the ssdf gets? 12 divide 27=44%. Darwish gets 8 divide 27 =29%. Makhiris gets 5 divide 27=18%. Waciye Gets 2 divide 27=7% So thats the powersharing within the recognized tfg signed of by the international community and the somali people. If you look at puntland you can do the calculations and see it's not much different at all. Puntland parliament has 66 seats in total. 31 seats to ssdf. 17 seats to ssc. 9 seats to makhiri. plus the rest to others. Now I won't state the other seats because the other tribes are not complaining, but if you look at the ssdf seats and try to work out the percentage similar to the way I worked out the tfg percentage you will see its pretty much consistent. 31 seats from 66= 46%. that is the ssdf portion in puntland. darwish portion is 17 seats from 66=25%. the makhiris is 9 seats from 66=13% So roughly what we are looking at is SSDF has 46% in puntland and 44% of the seats within 4.5 formula for puntland section Darawish have 29% at the tfg level under 4.5 formula whilst having 25% in puntland 66 man system. The makhiris enjoy 19% at the tfg level and 13% at puntland level. Its not 100% the same figures but as you can see theirs not much inconsistency between the how much the puntlanders divide their seats at federal level and how they divide it up at the state level. I must say however my recommendations would be rather then multi-parties is to fix the 66 man seat system of garowe and debate whether to share seats based on tribe rather then degaans. Because as of now puntland shares it seats based on degans and since they have 4 gobols just to themselves obviously they are going to have more representation in puntland. Where as the makhiris have 2 states and the darwish have 2 states. So I prefer that we stick with our own local system and were not being pressured to democraticise by anyone, puntland needs justice not foreign based system. I would love to see the puntland local system recieves updates/corrections/negiotations etc with clan elders and see if their satisfied with the system and if not debating what can be done to make all stakeholders pleased or coming with alternatives that can satisfy everyone but first and foremost all proposals need take "justice" as its first priority. We can move to multi party also but that just means parties became clan based also and doesn't solve the issues that people are complaining about now. The main issue ppl have with puntland is they want to see president who is not from the ssdf bloc, why not have system that says if an ssdf person is president then at the next election no ssdf persons can run and the competition only goes between other clans who are not of the current president clan. Same deal if makhiri rules, then at election time let the race be between with non-makhiris I think that would be alot better and more realistic and solve alot of the clan tensions we see because everyone wants to be president and so forth.
  12. I am actually against having democracy, i prefer the traditional democracy system, it however needs to be fine tuned better not replaced all together with foreign system that doesnt work in africa nor the middle east. I believe in using local systems to address local people, not using foreign systems for local people because that is just repeating the same mistake of the colonial past and that is something that I want to spare my people. Whats the point of having multi party democracies when parties become qabil based anyways. I personally think puntland shouldn't introduce multi-party I am not big fan of it at all. I prefer sultanates approach similar to dubai
  13. Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Xariga Ka Jaray Dhisme Ganacsi Oo Laga Hirgaliyey Suuqa Gaalkacyo (Sawiro). Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Duqa degmada Gaalkacyo Mudane C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa maanta xariga ka jaray dhisme ganacsi oo cusub kaasi oo laga dhisay bartamaha suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo. Dhismahani oo loogu magac darey Gurac Bussines Building, ayaa waxaa uu yahay dhisme dabaq ah, waxaana laga dhisay ka soo horjeedka Suuqa Bangiga ee magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo ay ka dhisan yihiin bakhaaro iyo dukaamo la dhisay in ka badan 40 sano ka hor. Goobta laga dhisay xaruntani ganacsiga cusub ayaa horey waxaa uga dhisnaan jiray dhisme kuwii hore ah, waxaana milkiilaha gurigani uu ku dhiiraday in uu badalo oo ka dhigto dhisme qurux badan, si ganacsatada kalena ay ugu daydaan maadaama halka gurigaasi laga dhisay ay tahay xaruntii dhexe ee magaalada isla markaana ay lagama maarmaan u tahay in bilicdeeda la qurxiyo. Duqa Degmada Gaalkacyo C/raxmaan Maxamuud ayaa mahad celin u jeediyey milkiilaha xaruntaasi Liibaan Abshir Gurac, waxaana intaa uu ku daray in dhismaha xaruntani ay ka dambeysay kadib markii Dawladda hoose ay buushashkii iyo sandaqadihii sharci darrada ahaa ka qaadey gudaha magaalada, isaga oo intaa raaciyey in loo baahan yahay in dadka kale ee ganacsatada ah in laga doonayo in ay ku daydaan milkiilaha xarunta Gurac Bussines Building oo ay iyaguna bedelaan guryihii duugoobay ee ku yaala gudaha magaalada gaar ahaan suuqa Gaalkacyo. Liibaan Abshir Gurac oo ah milkiilaha xarunta ganacsiga ee uu Duqa Degmada xariga ka jaray ayaa sheegay in uu ku dhiiraday in uu dhismahani cusub dhiso, isagoo sheegay in uu dumiyey dhismihii hore ee xaruntaasi oo la dhisay in ka badan 40 sano kahor, waxaana uu intaa ku daray in shaqsi kasta oo muwaadin ah laga doonayo in uu ka shaqeeyo horumarka iyo bilicda magaalada, isaga oo si gaar ahna u xusay in maamulka degmada Gaalkacyo uu door weyn ka ciyaarayo bilicda magaalada, dadkana looga baahan yahay in ay ku garab istaagaan. Munaasabada xariga looga jarayey xaruntani ganacsiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socota degmada Gaalkacyo, Ganacsato iyo marti sharaf kale, waxanaa halkaasi dadkii ka hadley ka mid ahaa Ganacsade C/risaaq oo sheegay in uu deris la yahay xaruntani cusub, waxaa uuna sheegay in uu aad uga maseyray dhismahaasi, isla markaana uu ku talo jiro in uu badalo naqshada gurigiisu u dhisan yahay. Foos C/nuur ayaa dhinaca haweenka ka qeyb galay madashaasi u hadashay waxayna mahad celin u jeedisay milkiilaha gurigaasi iyo maamulka degmada Gaalkacyo, kuwaasi oo ay ku amaantey in ay sameeyeen waxyaabo lagu dayan karo. Foos Cabdi Nuur oo madasha hadal iyo buraanbur ka jeedisay. RBC Radio. This Guy Looks Like Hustler from G-TOWN
  14. one man and one vote? lol you can't hold registrations properly and even donkeys and goats as potential registrants lol. Where the transparency? Somaliland= A QOWDHAN DREAM THAT'S HEADING NOWHERE EXCEPT TO THE HARGEISA MERFISH"
  15. Sacad you know why I don't like Somaliland? Because they are trying to live a delusion and opposing my system of government "federalism" other then that I would not care for that qowdhan pisspot!!!
  16. Shariif Xassan Shiikh Adam oo ku guuleystey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya May 28, 2010 Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u doortey Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xassan Shiikh Adam, Xildhibaanka ayaa waxaa la tartamaayey musharixiin gaaraya 4 kuwaas oo sadex kamid ah ay ka tanaasuleen tartankii, kuwaas oo kala aha: Xil. Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Xil. Axmed Cabdullaahi Xuseen (Fanax) Xil. Cabdikaafi Macalin Xassan Shariif Xassan ayaa helay codad gaaraya 217 cod halka Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu halay 143 cod, xildhibaanada goobta fadhiyey ayaa dhamaa 388 xildhibaan. Kadib doorashada ayaa waxaa isla goobtii lagu dhaariyey Shariif Xassan, waxaana uu ku fariistey kursigii Guddoomiyaha Baarlamaanka. Waa markii labaad ee loo doortey booska afhayeenka sanadkii 2004-tii ayaa Xildhbaano gaaraya 180 xildhibaan u doorteen in uu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka, waqtigaas oo uu ku cusbaa siyaasadda Soomaaliya. Waxaa xilka laga qaadey sanadkii 2007 kadib markii uu ku biireey xoogaga mucaaradka, waxaana lagu baddalay Shiikh Adan Madoobe, oo isaga lagu cadaadiyey in uu xilka iska casilo. Xildhibaanka la tartamaayey Shariif Xassan oo magiciisa la yiraahdo Xil.Cabdi Xaashi ayaa ka soo galay baarlamaanka Gobolada Waqooyi ama Somaliland, waxaana la sheegayaa in uu taageero ka haystey Madaxweynaha Dawladda Federaalka. Dhanka kale waxaa maanta aad loo adkeeyey amaanka xarunta doorashadu ka dhacaysey, mana jirin wax rabshado ah oo dhacay intii doorashadu socotey xoogaga mucaaradka ayaan wax madaafiic ah ku ridin, mudadii doorashadu socotey. Amina Axmed Cali (Ladan) Muqdisho, Horseed Media
  17. Oodweyne, I am not the one living fictious story but just telling how things will play out in the long run. Puntland is doing quite well and the doom and gloom the haters have for puntland won't stop the state from thriving whilst playing an important role in in all of Somalia. Just make sure riyale holds that election, thats all you need to concern yourself with, because if he doesnt it could have devastating effects on somaliland unity!!!
  18. Nassir, yeah. It's good to see how much effort puntland puts into the idp, you will never see that in other parts of somalia it just shows how their somalinimo comes before anything. But I was happy to see unicef finally declare the inevitable that Bossaso is truly the next "BIG THING" in Somalia
  19. Check this video of galmudug who have all of suddenly combined qowdhan elements of day-dreaming that hobyo will become the next dubai with a mixture of ssdf elements of using "mineral resources" as the reason why hobyo will develop into the next hub of east africa. Enjoy but its hilarious. Enjoy Galmudug Qowdhanized
  20. Qudhac if their so much of cowards, then they would not be residing in nugaal today. Get real bro. All ssdf people are battle hardened. They didnt sit aideed down in galkayo and dahir aweys in bossaso because their running away from battles. They are supreme kings of eastern somalia and always have been and are today. Infact our power base has stretched. We control sharif and make sure he sticks to out political system "federalism". We control Burco and Erigavo finances as they are depedent on our port and therefore use our currency. We have galmudug set up to chase after the usc elements in gobollada dhexe so they can come under galmudug system and thus make my federalism become a REALITY on the ground. As of now my system is just recognized but only effective in puntland/tfg/galmudug. But we are expecting galmudug to expand its operations into galguduud. We are expecting new players from somaliland shortly such as silanyo and toghdheer if riyale refuses to hold an election however if silanyo does become president we will get awdal and erigavo to be new federal players. You really under-estimate the easterners. But we are the movers and shakers when all is said and done and that really makes you angry doesnt it
  21. Sacad well why do you trust somaliland news when you can see their lying straight up? do you want somalis to join the snm in the big day-dream they are living for 20 years? We will not join you, nor do we want to the khat you been chewing because it has robbed your people of their SANITY!!! Now we as somalis refuse the snm to rob us of our sanity thats all, so stop it sacad and get in line you know what the world views you as and dump qaran and those somaliland propaganda media because think about it why no other somali media sources their garbage because they knows its dangerously fake
  22. Below is a video done by unicef regarding safe drinking water in Bossaso. UNICEF Please pay attention closely when the reporter says "Bosaso is the northern hub of the nation and has the busiest port in Somalia" around the 0:09 to 0:20 mark right at the beginning of the video. I think that settles it pretty much regarding who has the most thriving city in Somalia. You never hear people say mogadishu or berbera mis the busiest ports but you will hear people say that Bossaso is. Anyways i am also happy to see that running water is being provided to the disadvantaged in our society, but lets not stop there we need to continue and continue and help all somalis h as as much as we possibly can!!!
  23. “IFAD Waxay Ula Dhaqantaa Somaliland Sidii Dal Madax Banaan Oo La Mid Ah Dalalka Kale Ee Dunida, Mashaariicdiisuna Waa U Gaar” Dr. Nadim Khouri IFAD has completed four projects in Somalia. Since the collapse of the country's central government, the organization has chosen to concentrate its development operations in the northern regions of Somaliland and Puntland, where a relative degree of security is guaranteed. IFAD continues to support agricultural development efforts in Somalia through small grants. The main focus of IFAD's operations in the country’s northern regions is to ensure food security in Somaliland and Puntland. In line with development guidelines established by the UNDP/WB Joint Needs Assessment of Somalia, activities focus on generating livelihood opportunities through livestock production (by increasing production and processing of livestock and dairy products and helping improve the export service sector), and agricultural production (by increasing and diversifying smallholder cash crop production, and developing irrigated and rainfed farming). Verification from IFAD website can be seen below for those interested http://www.ruralpovertyportal.org/web/ifad/operations/country/home/tags/somalia PS: Sacad why do you do this to yourself? your people are liars bro, even your media. Wake up Sacad. How many evidences do you need to see this before you wake up? Somaliland is not viewed as separate country as qaran tries to say, it is viewed as region among somalia just like puntland. So quit the posting of somaliland news sxb, this somalia forum where the intellectuals come and not the merfish smoking qowdhan on crack!!!
  24. Liban, khususiga waxba kama jirto. If the khususi was so effective why didn't they turn against labada garad jamac oo ah minority hadi loo eego halka majority garaad ay isku wada raceen? The khususi says if 60% of garaads hal meel isku racan waa in garadada kale ka daba faylana taas maxay u dhici waysee bal ii sheeg? Niyahow riyadu iyo beenta aad ku nooshahay iska daa, ssc waxaa loo sameyey waa dan gaar bay lee yahin labada garad jamac.
  25. Liiban, Puntland has been tested before. Al-itihaad 92 at bosaso. Same year as galkayo was under-attack by usc forces. Puntland didnt sink, it rose up to the occasion and survived. Today this is the result