Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Bangeele: Ahlusuna Oo Lagu Wareejiyey 500 Oo Askari & 11 Gaadiid Dagaal Ah [ Sawiro Badan ] Jun 24,2010 by Caabudwaaq-Gedo-News Degaanka Bangeele ee ku yaala duleedka magaalada Caabudwaaq waxaa shalay galinkii dambe ka dhacdey munaasabad hub wareejin ah oo ay soo qaban-qaabiyeen beesha degaankaasi ka soo jeeda,waxaana beeshaasi hub isugu jira Kan Fudud & kan culus ku wareegjiyeen Culimo Awdiinka Ahlusuna Waljameeca gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Beesha ****. Sidoo kale waxaa culimo awdiinka Ahlusuna oo isugu jirey saraakiil & Masuuliyiin kale oo badan lagu wareejiyey Ciidamo isla degaankaasi ka soo jeeda isla markaasna tiradoodu kor u dhaaftey 500 oo askari,waxaana la sheegey inay ciidamadaasi ka mid ahaan doonaan culimo Awdiinka Ahlusuna ee ka hawlgala degaanada Caabudwaaq,Dhabad, Balanbal & degaanada kale ee hoos yimaada. Gaadiidkan dagaal ee lagu wareejiyey Ahlusuna waljameeca waxay isugu jireey hub aad u culus & mid fuduud waxaana ka mid ahaa Kuwa Lidka Diyaaradaha, Taangiyaal & kuwo kale oo badan oo gaaraya 11 tikniko ah,waxaana ay kala ahayeen sidan: 3 Taangi 2 Zuug 2 Teedhi saban 2 Iskaa Foodhi Tiiri 1 Biiteem 1 jiib. Waxaa Sidoo kale Ahlusuna si toos ah loogu wareejiyey 500 oo askari kuwaasi oo ka mid ahaa ciidamo degaankaasi ka soo jeeda,waxaana arrintaasi iskla gartey odayaasha dhaqanka degaamadasi ku nool,waxaana ay shaaciyeen inay si toos ah uga mid yihiin Culimo awdiinka Ahlusuna Waljameeca. Odayaasha Dhaqan ee degaamadaasi ka soo jeeda kana mid ahaa masuuliyiintii dhaqanka ee saraakiisha Ahlusuna ku wareejineysey hubka & ciidanka Ahlusuna ayaa saraakisha & ciidamadaasi kula dardaarmay inay si wanaagsan u dhaqmaan una difaacaan degaanaadood iyagoo sheegey ciidamada & Saraakishu inay yihiin kuwo karti u leh inay ka wajabaan talaabo kasta oo la soo derista. Ku wareejinta ciidamadaas maamulka Ahlusuna waljameeca waxa si weyn u soo dhaaweyey shacabka ku dhaqan degaamada caabudwaaq, Dhabad ,Bangeele & Balanbale,waxaana ay sheegeen inay soo dhaweynayaan talabada ay qaadeen odayaasha dhaqanka & masuuliyiinta kale oo ciidamadaasi & hubkaasi ku wareejiyey Saraakisha Ahlusuna Waljameeca. C/kariim Axmed Bulxan Caabudwaaq-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com
  2. Jabhadda SSC Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Laascaanood. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Laascaanood (RBC Radio):- Saraakiisha hoggaaminaya ciidamada Jabhada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee la isku yiraahdo SSC ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal saacadihii la soo dhaafey dhexmaray iyaga iyo ciidamada Soomaaliland ee jooga gobolka Sool. Sarkaal u hadley ciidamada weerarka ku qaadey duleedka degmada Laascaanood oo magaciisa la yiraahdo Keyse Cabdi, isaga oo sheegay in dagaalkaasi ay iyagu qaadeen isla markaana ay khasaare ku gaarsiiyeen ciidamada maamulka Soomaaliland ee halkaasi ku sugan. “Waxaanu weerar ku qaadney dhinaca duleedka koonfureed ee magaalada Laascaanood, halkaasi oo aan khasaare ku gaarsiinay maleeshiyaadka ku soo duulay dadka iyo deegaankanaga, waxaana diyaar u nahay in aan ka sifeyno, dagaalkana waan wadeynaa inta hal qof oo maamulkaasi ka socda uu jooga goboladeena” ayuu yiri Keyse Cabdi oo horkacayey ciidanka dagaalka galay. Abaanduulahu waxaa uu sheegay in ay wadi doonaan weerarada ku dhifo oo ka dhaqaaqda ah ee ay ku hayaan ciidanka Soomaaliland ee jooga magaala madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, isaga oo sidoo kalena sheegay in ay heleen xog sheegeysa in dagaalkii ay la galeen saacado ka hor uu khasaare xoogan ka soo gaarey ciidanka Soomaaliland. Saraakiisha Hoggaanka ciidanka ee SSC ayaa intaa ku daray in ay doonayaan in ay hor istaagaan doorashada la filayo maalinta berito ah in ay ka bilaabato deegaano badan oo hoostaga gobollada Sool iyo Sanaag, iyaga oo ku goodiyey in aysan ka dhici doonin doorashada maamulka Soomaaliland guud ahaan dhulka SSC sida ay hadalka u dhigeen. RBC Radio.
  3. Col Sabaray speaks to horseedmedia regarding that skermish here
  4. The Isimada need to speak out regarding the instability that is happening in Puntland. Top officials being assasinated, their is hand-grenade attacks occuring in Bossaso against the police. Galmudug is Attacking Puntland and even threw a missile at the galkayo airport. The sool guys are forming a jabhad, the makhiris have just recieved a state called hayland 12 years after puntland is created is kind of a joke. Where is the great isims Puntland they have not said a word regarding whats happening lately and that is what frightens me the most. It was the Isimada that saved puntland in 2001-2002 war as can be seen below from the pictures. I call upon the puntland clan elders to get active because we have an enemy in baraxley that just doesn't get aideed is dead and so is their clan. We have hargeisa mafias encroaching on land that has nothing to do with them. We have internal disaster in Puntland where their is no leadership at all. Its time the isims stand up and declare "puntland is in state of emergency and the govt of farole must be dissolved"
  5. Muqdisho:"Doorashooyinka Somaliland waa kuwo Baadil ah oo diinta ka fog"Amiirka Dhaqdhaqaaqa Alshabaab. 24. juni 2010 Muqdisho:(Allpuntland)-Dhaqdhaqaaqa Alshabaabul-Mujaahidiinta ayaa canbaareyn usoo jeediyey Doorashooyinka Somaliland,waxayna xaradakadu sheegtay in ay yihiin kuwo ka fog Diinta Islaamka & kitaabka Munsalka ah,iyadoo mas'uuliyiinta Alshabaab ay ka digeen Doorashooyin ay lug ku leeyihiin hay'ado dadka gaalaysiiya islamarkaasna aysan diinteenu ogolayn,waxayna shacabka Somaliland Dhaqdhaqaaqu u sheegtay in ay ka fogaadaan goobaha Doorashooyinka Maamulka lamagacbaxay Somaliland oo ay howlgalo ka fulin karaan. Amiirka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Muqtaar (Abuu Subayr) oo xalay soo saaray Cajilad Maqal ah oo 26-daqiiqo soconaysa ayaa baadil aanan diinta Islaamka wax lug ah kulahayn ku tilmaamay Doorashooyinka maamulkaas,wuxuuna sheegey in ay kamid tahay Barnaamijyo ka dhan ah Diinta Islaamka oo ay ururo dadka gaaleeya ka wadaan wadamada Islaamka gaar ahaan wadanka Soomaaliya oo ay ka faa'iidaysanayaan dawlad la'aanta ka jirta waqtigan,wuxuuna sheegey in ururkiisu ay ka digayaan dhicitaanka doorashooyinkaas. Sheekh Abuu Zubayr oo hadalkiisa inta badan adeegsanayey Aayado Qur'aan ah,Xadiisyo & Qisooyin ayaa waxaanan ka marnayn tixo gabayo ah oo uu ku caanbaxay intii uu xilkan hayey,wuxuuna muujinayey sida aysan Doorashooyinkaas diinta wax lug ah ugu lahay,wuxuuna ku tilmaamay ku "Daaquud" ah oo haboon in laga fogaado maadaama ay ku lugleedahay kalmada Dimuquraadiyada oo ah mid aanan diinta wax lug ah kulahayn,wuxuuna tix gabay ah ku mujiyey waxa ay Somaliland ugu yeerto Aqoonsiga oo uu ku tilmaamay mid sharci daro ah. "Dad haduu islaam yahay *dibnaha ka ashahaataan Mu’miniin ku doodaan *wixii daa’im faray iyo Diintana ilaawaan *durbaan uu ibleys sido Dirirada ku dheelaan*duuflaal ku baaqiyo Dalaal iyo wax lagu lumay*ay daba raqleeyaan Xukumada kusoo daga*dambigeeda uu dhalo Diintay ku taalaa *duna laguma dhaafine Miyaasbe hoosna loo dayin*miyaan daa’inkeyn oran Duul haduu icaasiyo*duqeyda ay xilsaaraan Waa jeedal daranoo*iyagii dib ula dhaco Dal dal ee xabsiga geey*dila iyo rasaas mari Iyo horiya daba diid"Auu ku yiri tix gabay ah oo kamid ah hadaladii Xigmadaysnaa ee uu khudbadiisa kusoo daray amiirku. Xafiiska Wararka Allpuntland ee Muqdisho.
  6. Garoowe:Puntland oo il gaar ah ku haysa Xuduudaheeda dhanka Somaliland...(Xog Waran). 24. juni 2010 Garoowe:(Allpuntland)-Iyadoo Sabtida soosocota (26-06-2010) la rajeynayo in Maamul goboleedka Waqooyi galbeed Soomaaliya ee la baxay Somaliland ay shacabkiisu u dareeraan Doorashooyinka Madaxweynaha & kuxigeenkiisa ee maamulkaas ayaa dawlada Puntland oo xuduudo badan laleh maamulkaas waxay il gooni ah ku haysaa olalaha doorashooyinka ay maamulkaasi wadaan. Dawlada Puntland ayaa ka cabsi qabta in gobolada SSC & Haylaan oo ay Xuduud leeyihiin Somaliland la keeno sanaadiikhda Doorashooyinka ee Maamulkaas,kuwaas oo ay Puntland aaminsatahay in ay tahay xadgudub aanan geedna loogu gaban oo ay Somaliland ku samaysay Mandiqada Puntland oo aysan col & Nabad toona ahayn,waxayna dawlada Puntland dhowr jeer oo hore ku celcelisay in Somaliland ay faraha kala baxdo qadiyada gobolada SSC & Haylaan oo dhawaan lagu soo daray ajindaha Doorashooyinka. Puntland ayaa Wufuud u dirtay magaalooyinka waaweyn & Degmooyinkaas,waxaana shalay isla halkaas gaaray wufuuda Puntland kasocota iyagoo qaarkood ay ka qeybgaleen banaanbaxyo ay shacabka gobolka Sanaag ku muujiyeen sida aysan marna raaliga uga ahayn inay ka qeybqaataan doorashooyinka ay Somaliland wado,waxayna sidoo kale shacabkaasi muujiyeen sida ay usoo dhaweynayaan Wufuud sida aan kala harsiga lahayn u booqanaya gobolada Puntland. Wasiirka Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hormarinta reer Miyiga ee dawlada Puntland Jen,Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa maalintii labaad booqanaya gobolka Sanaag ee Puntland,isagoo sidoo kale ay weheliyaan xubno badan oo xukuumada ka tirsan,wuxuuna wasiirku tagi doonaa Xuduudka labada dhinac oo uu ilaalin doono kana celin doono cidkasta oo isku dayda inay Sanaadiikh halkaas keento. Wasiirka oo kasoo jeeda gobolkaas ayaa markii ugu horaysay halkaas booqday,waxayna shacabka gobolka Sanaag bari ee Puntland muujiyeen sida ay usoo dhaweynayaan wasiirka oo ah midkamid ah mas'uuliyiinta loogu jecelyahay golaha xukuumada ee Puntland,waxaana uu shacabka Sanaag ku amaanay sida ay ugu adagyihiin dhukooda,sidoo kalena wuxuu diray qaarkamid ah Wasiiradii lasocoday oo iyana booqanaya meelo kale oo aysan lugtiisu gaarin halkaas oo ay dhankooda dadaalka ka wadaan. Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka ee dawlada Puntland oo horboodaya tiro Wasiiro & Xildhibaano isugujira ayaa isaga oo ak faa'iidaysanaya fasax ay baarlamaanka Puntland ku maqan yihiin wuxuu booqanayaa gobolka Cayn ee Puntland,halkaas oo uu maanta ka sheegey in ay wadaan shaqooyinkii caadiga ahaa ee dawlada isagoo Somaliland uga digay in ay faraha lasoo gasho gobolka laga soo doorto ee Cayn & gobolada kale ee dariska la ah. Xildhibaanada golaha Wakiilada ee Dawlada Puntland ayaa todobaadkan waxaa u bilowday fasax 15-cisho ah oo islamarkiiba lasiiyey markii uu furmay kal-fadhigoodii 24-aad,waxaana fasaxan lagu beegay xiliga doorashooyinka ee Somaliland,iyadoo ay Xildhibaanadu tageen gobolada ay kasoo jeedaan si ay Mas'uuliyad & kalsooni ugu muujiyaan shacabkooda,waxaana ay sheegeen in fasaxan ay ugu faa'iidaysanayaan ilaalinta xuduudaha dawlada Puntland. Dadaalka xukuumada Puntland oo aad moodo in mardanbe ay lasoo baraarugtay ayaa hadana ka faa'iido badan mid sanado badan socday,waxayna dawladu dhowrjeer oo hore ku celcelisay in ay Somaliland uga digayso inaysan Doorashooyinkeeda kusoo fidin gobolada SSC & gobolka cusub ee Haylaan oo ah halka ay dadaalada toos ka ah kawadaan madaxda dawladu,waxaana sidoo kale garab ka ah Saraakiisha ugu saraysa ciidanka qalabka sida ee Puntland oo ciidamo badan wata,kuwaas oo aad moodo inay xataa dagaal toos ah ka xigaan in Qof katirsan Xisbiyada Somaliland uu codad ka helo gobol Puntland ay xaq u leedahay. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  7. Guddoomiyaha gobolka Cayn oo ka hadley heegan ciidan 24 Jun 24, 2010 - 3:38:36 PM Abshir Cabdulahi, GAROWE ONLINE Gudoomiyaha gobolka Ceyn ee Xariir Maxamud Axmed oo wareysi siiyey Idaacada Garowe isaga oo jooga magaalada Buuhoodle ayuu ka hadley arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay xaalada gobolka & Shirar maalmihii la soo dhaafey ku qabsoomey Kuwaas oo u dhexeeyey maamulka,Laamaha amniga, bulshada deegaanka & Wafti Xillibaano oo ka socda Dowlada Puntland. Xariir Maxamud Ahmed Gudoomiyaha gobolka Ceyn Maamulka waxa uu Radio Garowe u sheegey in xaalada nabad-galyada xilligan tahay mid wanaagsan Balse uu jirro qorshe maamulku gobolka heegan ku galiyey ciidanka Darawiishta Dowlada Puntland ee ku sugan gobolkas taasna ay kaga hor-tagayaan isku dayga maamulka Somaliland ku doonayo in doorashoyinkiisa ka hirgalan deegaanada Ceyn, Sool, iyo Sanaag Ka tirsan. Waxa uu intaa ku darey gudoomiye Xariir isaga oo ka jawabaya su'al ku sabsaneyd in maamulku hayo xog Somaliland sanaadiiq ku keeneyso degaanadas ayuu yiri, “Ma jirro xiriir anaga & Somaliland noo dhexeeya laakiin waxaan fillaynaa xilliyadan oo kale wey soo hunguriyeeyaan gobolka.” Radio Garowe ayaa dhinaca kale su'aaley Guddomiyaha gobolka Cayn in Jabhadda isku magacowdey SSC qayb ka tahay heeganka la galiyey ciidamada ayuu ku jawaabey Xariir, “Saleebaan (Xagle-Toosiye) Ma aha maamul, waa nin shacab ah oo gurigiisii jooga, heegankana waa mid khuseeya dowlada ee annaga Saleebaan nooma aha ciidan Dowladeed." ”Saleebaan Jabhada uu sheegtaa ma aha mid Puntland ah, waa nin dhalinyaro reerkiisa arursadey, shaleyna Puntland doorashadeedii uu u tartamayey markii laga guuleystey oo uu waayeyna wixii uu doonayey waa caroodey,waxaana uu yiri anaa Madaxweyne ah taasna waa mid kaligiis ku kooban, annaguna aad baan u kala fog nahay waayo shaqaale dowladed ayaan nahay annagu”ayuu yiri Md. Xariir Maxamud oo hadalkiisa sii wata. Gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa dhamantood heegan la galiyey iyada oo Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiraxman Farole halkaas u kala direy Wasiiro iyo Xildhibaano. Gobolka Sanaag ayaa waxaa maalintii shaley gaarey Wafti balaaran oo ay kala hugaaminayaan Wasiirka arrimaha Guddaha Puntland ilakjiir iyo Wasiirka Xanaada Xoolaha Siciid Xasan Shire kuwasoo iminka ku sugan degmooyinka baran iyo Dhahar. Akhri halkaan Safarkaan ayaa yimid kadib markii Madaxweynaha Puntland ka codsadey furitanka Barlamanka in Xildhibanada muddo toban cisho ah fasax galaan kuwasoo u kala ambabaxey gobolada ay matalayeen
  8. Waxgaradka Degmada Xudun oo ka horyimid dhaq dhaqaaqa Maamulka Soomaliland halkaa ka wado (Garowe) RBC: Dadka ku dhaqan degmada Xudun ee Gobalka Sool ayaa si wayn uga horyimid dhq dhaqaqa ay halkaa ka wadaan Mamulka Soomaliland oo ay ku doonayaan in ay cod kga helaan dadka deegaankaa ku dhaqan. Shacabkaa ayaa sheegay in ay yihiin dad reer Puntland ah islamarkaana aysan doonayn Maamulka Somaliland qorsha uu deegaankaa ka damacsan yahay oo ah mid uu ku doonayo in deegaanka la keena sanadiiqda codbixinta. Xsan Axmed Ow jaamac oo ah dadka deegaanka ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan deegaank Xudan ay yihiin dad Puntlnd ka soo jeeda taasna ay keentay in ay ka horyimaadaan maamulka Soomaliland Maalintii shaly ayaa deegaankaa waxaa ka dhacay dibabaxyo looga soo horjeeday Socdaal uu halkaa ku yimid Madaxwayane ku xigeenka Soomaliland Axmed Yusuf Owyaasiin kaa oo lugu soo dhaweeyay banaanbaxyo dadka reer Xudun ay dhigeen. Dadkaa ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kaga soo horjeedaan gooni isku taiga Maamulka Soomaliland waxa ayna ku hadaqayeen DOONI MAYNO GOONI ISKU TAAGA SOOMALILAND taasna waxa ay keentay in ay ka caraysiiso tageerayaasha Xisbiga UDUB. Xaalada degaankaa yaa iminka degan waxa ayna si wayn uga horyimaadeen siyaasada Maamulka Soomaliland uu halkaa ka damacsan yahay waan markii ugu horaysay ee Madxwayane ku xigeenka Maamulka Soomaliland uu halkaa soo gaaro. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
  9. This is very worrying. Is Puntland entering a dictatorial age? This is not good signs of what is to come in the future. I totally condemn Puntland Minister of Information regulating the media in such a way which is not apart of our traditions nor way of life. The media must remain free muxafid and mucarad.
  10. Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo maanta soo saartay qodoba khuseya Warbaahinta Puntland (Garowe) RBC: Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa maanta soo saartay awaamiir ku wajahan Idaacadaha warabaahinta ka howlgasha Puntland kuwaas oo loo jeediyay 13 qodob . Qodobada oo ahaa kuwa loo jeediyay warbaahinta Puntland ayaa waxaa ka mid ahaa 1 in Wasaardda warfafinta Puntland ay shir u qabato dhamaan warbaahinadda sida gaarka loo leeyahay ee ka howlgala Puntland. 2 Haydda waliba oo warbaahineed waxa ay kulan kaa soo bandhigaysaa barnaamijyadeeda guud ee ay baahiso . 3 Wasaaradda waxa ay kulan kaas hayada kasta oo warbaahineed waxa ay ku wargalinaysaa in haydda kasta wasaaradu u sheegto siyaasadeeda cusub oo ay ka mid tahay in warbaahin kasta soo dayn karto oo kaliya wacdiga iyo waanadda Culumada reer reer Puntland. 4 Waxaaa mamanuuc ah in la sameeyo gubaabo diimeed oo lid ku ah Dowlada Puntland madama sladhig uu yaahay Puntland ku dhaqanka diinta islamaaka dadkuna yihiin dad islaam ah dastuurka Puntland uu qorayo in Puntland saldhig uu u yahay shareecada islaamka. 5 Wixii naseexa diineed ah oo loo jeedinayo Dowlada Puntland waa ay soo dhawaynaysaa hasayeeshee nasteexadaa waa in dowlada si toos ah loogu jeediyaa iyadoo la marayo wasaardda Cadaalada Puntland. 6 Warbaahinta lagama faafin karo Barnaamij ,Bayaan ama baaq ay wadato Hay,add am Uruur Shikhsi iyadoo aan la soo marin wasaaraddah ay arimahas khuseeyaan 7 Warbahinta lagama faafin karo ideh Ganacsi oo la xariirta badeecad dhibaata u leh shacabka reer Puntland sida daawooyinka Daroogada iyo wax anshax dhaqanka wax u dhimaya . 8 Warbaahintu ma faafin karto warar hor dhac ah oo xaqiiqda ka fog inta laga gaarayo kan rasmig ah ee Dowladu soo sarayso 9 warbaahintu Dowlada Puntland lagama faafin karto warar been ah ama aan la hubin 10 Hay,adda kasta oo warbaahineed oo Puntland ka howlgasho waaa in ay si wayn uga qayb qaadataa Dhismaha dowlada Puntland 11 waxaa la farayaa warbahinta Puntland in ay ka qayb galin kulama siyaasadeed kuwaas oo wax u dhimaya jiritaanka Puntland 12 wararka ay baahinayaan Hay,addaha warbaahinta sida loo kala hormarinayo waxaa mar walba mudnaanta leh wararka khuseeya Puntland. 13 Waxaa dhamaan la farayaa Hay,addaha warbaahinta Puntland ilaalinta anshax guud ee dad wayanaha Puntland iyadoo looga digayo baahinta sheekooyin waraysiyo iyo bahin arima ka soo horjeeda dhaqanka shacabka Puntland iyo dintiisa. RBC NEWS
  11. Tababar Ciidan Boolis ah Loogu Soo Gabagabeeyey Akademiyada Booliska Carmo (Sawiro) Carmo (RBC) Ciidan cusub oo gaaraya 600 askari oo ka kala socda dowlada federaalka iyo maamulka Puntland ayaa maanta tababar loogu soo xiray xarunta akademiyada booliska ee degmada Carmo. Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay xarunta akademiyada booliska Carmo ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan dowlada Puntland oo isugu jira taliska ciidanka booliska, wasaarada amniga, saraakiisha akademiyada booliska Carmo iyo hay’ada UNDP oo taageerta akademiyada. Taliyaha booliska Puntland G/lle Sare Axmed Cali Xaashi oo ka hadlay munaasabada tababarka lagu soo xiray ayaa sheegay in Puntland ay sharaf u tahay martigelinta ciidamada booliska ee tababarka loo keeno degmada Carmo kuwaasi oo uu sheegay in laga kala keeno gobolada duwan ee dalka oo dhan. Wuxuu taliyuhu amaan u jeediyey 600 oo ah booliska cusub ee maanta tababarka loo xiray kuwaasi oo 20 ka mid ah ay yihiin haween bartay shuruucda ciidanka booliska. Boqol ka mid ah ciidanka cusub ayaa waxaa loo tababaray Puntland halka 500 ee kalena ay leedahay dowlada federaalka. Taliye ku xigeenka akademiyada Carmo G/lle Sare C/laahi Saalax Shirwac oo ka qeybgalay munaasabada ayaa isaguna sheegay inuu si aad ah ugu kalsoon yahay ciidanka cusub ee maanta tababarka loo xiray kuwaasoo uu sheegay inay noqon doonaan ciidan Soomaaliyeed oo u adeegi doona bulshada Soomaaliyeed. Saraakiisha maamusha akademiyada waxay ka cawdeen xagga caafimaadka oo ay sheegeen inaysan ku filneyn goob yar oo caafimaad oo hadda xeradu leedahay, Waxayna codsadeen in isbitaal balaaran loo sameeyo. Agaasimaha guud ee wasaarada amniga Puntland Cali Hayaan oo ka mid ah masuuliyiintii ka qeybgashay xiritaanka tababarka ayaa shahaadooyin muujinaya qoonta ay qaateen ciidanka cusub ku gudoonsiiyey fagaaraha akademiyada oo lagu qabtay xaflada. Agaasimaha wasaarada amnigu wuxuu beeniyey hadalo uu shegay in laga faafiyey akademiyada kuwaasoo sheegayey in Puntland ay si gaar isu lahaysiisay akademiyada booliska Carmo isagoo sheegay inay akademiyadu tahay barta ay ku soo hirtaan dhamaan ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo jiilka cusub ee ku soo biiraya difaaca qaranimada Soomaaliyeed. Intii ay socotay xaflada waxaa halkaasi lagu soo bandhigay gaardiis iyo gaado ka cayaar ay sameynayeen ciidanka cusub ee tababarka u dhamaaday, waxaana halkaasi sidoo kale lagu muujiyey qaabka ay u tababarteen ciidanka cusub. Kooxda baambeyda ee ciidanka booliska ayaa iyaguna halkaasi ka garaacay heesta astaanta qaranka Soomaaliyeed iyo mida booliska, waxaana salaan ka gudoomay masuuliyiintii goobta joogtay kuwaasoo si aad ah ugu faraxsanaa qaabka loo tababaray xubnaha cusub ee booliska. Ciidankan cusub ayaa noqonaya dufcadii 8aad ee tababar la xiriira aqoonta booliska loogu soo xiro akademiyada booliska ee degmada Carmo oo la aas aasay sanadkii 2005. Waxaa la filayaa in ciidanka cusub dhowaan ay u kala safraan gobolada dalka si ay uga qeybqaataan hawlaha amniga dalka.
  12. Xarunta Akadeemiyada Degmada Carmo Oo Tababar Loogu Soo Xirey Ciidamo Boolis ah June 24 2010 Waxaa maanta lagu qabtay xarunta kulliyada tababarka Ciidanka ee degmada Carmo munaasabad tababar loogu soo xiraayay Ciidan Boolis ah. Ciidanka tababarka loo soo xirey ayaa tiro ahaan gaaraya 600-Askari,waxaana ay ka mid noqonayaan Ciidanka Puntland iyo kuwa Dowladda Federaalka. Askar gaaraya 500-askari ayaa ka mid noqon doona Ciidanka Dowladda Federaalka,waxaana 100-askari ay ka mid noqonayaan Ciidanka Booliska Puntland. Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Saraakil ka socotay Dowladda Puntland iyo Hay’adda UNDP oo iyadu ka qayb qaadatay tababarka Ciidankaan. Masuuliyinta halkaas ka hadashay ayaa waxaa ay ku booriyaan Ciidankaan in ay howlahooda si daacad ah u gutaan isla markaana difaacan dalka. Horseed Media
  13. Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Kheyraadka Badda Puntland Oo Lagu Wareejiyey Dhismo Loogu Talagalay Kaluumaysatada (Sawiro) June 24, 20104 comments | leave your own!Hay’adda VSF Switzerland ayaa maanta Wasaarada Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ku wareejisay dhismo loogu talagalay kaluumaysatada in ay dhigtaan ama saaran kaluunka ay kasoo jilaabtaan Badda. Munaasabad lagu wareejinaayay dhismahaas ayaa ka dhacdey xarunta Wasaarada,waxaana goobjoog ka ahaa masuuliyin ka socotay Wasaarada gaar ahaan Wasiir kuxigeenka Mudane Cabduqaadir Muuse Yuusuf Jentelmaan iyo Saraakil ka socotay Hay’adda VSF oo iyadu fulisay dhismahaan. Sarkaal ka socday Hay’addaas oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in dhismahaas loogu talagalay in kaluumaysatada ay isticmaalan oo ay kaluunka saaran markii ay keenaan Badda oo ay kasoo jilaabtan. ”…Kaluumaysatada markii hore ciida ayay saari jireen kaluunka ay soo qabsadaan,hada dhismayaashan ayay saaranayaan oo ay ku habaysanayaan..”,ayuu yiri. Wasiir kuxigeenka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Cabduqaadir Muuse Yuusuf ayaa mahadcelin ujeediyey Hay’adda VSF isagoo sheegay in dhismahaan ay tahay mid muhiim ah dhamaan kaluumaysatada ku dhaqan degmada Bosaaso. Qaar ka mid ah Kaluumaysatada oo ku sugnaa goobta munaasabada ay ka socotay ayaa iyaguna soo dhoweeyey dhismanahaan iyagoo sheegay in ay wax weyn ka tari doonto howlahooda. Cabdisalaan Axmed Shire Horseed Media
  14. abtigis lol best not to respond to fake news the people will see who is right and wrong, if jidbaale needs to go to such extent then that shows the people jidbaale will even lie to get people to follow them and whoever does end up following them might not live to the tale.
  15. Fatb the election in Australia is only 3 months away and the new prime minister has made a pledge she won't sleep in the lodge(Presidential Palace) untill after the election and that's if the people vote for her. So it's not big deal
  16. The long, sad, long, long goodbye By Annabel Crabb It was a long, hard goodbye. Kevin Rudd's farewell, in the stately courtyard that he no longer calls home, lasted perhaps 15 minutes, but it seemed like years. And they were tough years, as the fallen PM veered between chipper ("Hi folks! How are you?") to the long troughs of silence as he struggled with the last of the ties that bind him to office. In customary style, this Rudd speech was a list; of all the things that made him proud. The evasion of the global recession, the elimination of Work Choices, new university places, the reform of the health system, the national organ donor registry. That the Australian people had put their trust in him. That the Australian Labor Party had put its trust in him. That his Cabinet, which had "blessed and aided him" in his endeavours, had given him such earnest service: "I could not have had a better team". At this point, the listener began to wonder if anything had in fact gone wrong at all. But as the list of achievements lengthened, so did the silences between them, and Kevin Rudd's head spent more time down than up, and his wife Therese edged a bit closer to his shoulder and began to prompt him. It's a brutal show, this; watching a prime minister literally run out of puff. But Kevin Rudd - this strange, intense, omnipresent man - was not too far gone to register a wry commentary on his own circumstance. "What I am less proud of," he offered after another protracted pause, "is that I have now blubbered." If words were hard to summon for the outgoing prime minister, the incoming one experienced no such broadcast difficulties. Sweeping into the Caucus room looking calm and groomed (an early demonstration, perhaps, of the wisdom of having a First Hair Technician on board), she launched smoothly into a treatise on the sort of prime minister she planned to be. She would be all for helping the hard workers, not those who complain the loudest. She was all for people who set their alarms for early - although I can think of one particular hardworking early riser who might take issue with her. She was humbled, she said, and did not plan to move her empty fruit bowl into the Lodge just yet, preferring to remain in her Canberra flat until such time as the Australian people, in their wisdom, chose to hand her the keys to Australia's most famous public housing enclave. You could almost hear the deep sigh of the parliamentary security detail, who already have to pelt about on mountain bikes protecting Tony Abbott and cannot be relishing the thought of securing La Gillardine's flat. Still, these matters lie ahead. Today is a day for marvels.
  17. Australia gets its 1st female PM as Rudd ousted By ROD McGUIRK (AP) CANBERRA, Australia — Australia's ruling party ousted its leader Thursday in a sudden revolt that also delivered the country its first female leader and stunned the public. Kevin Rudd's deputy, Julia Gillard, was elected leader in an uncontested vote about 12 hours after she surprised many colleagues by challenging a prime minister who until recently was one of the most popular in modern Australian history. The removal of Rudd — best known as one of the West's few Chinese-speaking leaders and for helping to broker the Copenhagen climate change agreement — showed his party had lost faith that he could win a second term at national elections due within months. The leadership change immediately eased hostilities between the government and big mining companies over a proposed tax on so-called super profits from burgeoning mineral and energy sales to China and India. Gillard on Thursday immediately ended an advertising campaign that is promoting the tax, keeping a Labor promise that Rudd broke to never use taxpayers' money for political advertising. The world's biggest miner BHP-Billiton responded by suspending counter-advertising that claims the new tax would cost jobs and harm investment in the mineral sector, which is driving Australia's economic growth. Gillard said her government is willing to negotiate with the miners on the proposed tax. Opinion polls show the tax debate is doing increasing harm to the government's re-election chances. "I have said to the mining companies of this nation publicly that the government is opening its door and we are asking them to open their minds," Gillard told Parliament. Rudd had ridden high in opinion polls until he made major policy backflips, including a decision in April to shelve plans to make Australia's worst polluters pay for their carbon gas emissions. An airplane towed a banner over Parliament House on Thursday which made an apparent reference to the backflip: "Julia aim higher on climate." But Gillard has not committed to pressing ahead with the government's so-called emission trading scheme in which polluters would buy and trade permits for every ton of carbon gas they produce. The Senate has twice rejected the legislation. She said that as prime minister she would seek a community consensus on how carbon pollution should be priced. An emotional Rudd, flanked by his wife and three children, gave his final speech in the prime minister's court yard at Parliament House on Thursday, saying he was proud that his first act in government in 2007 had been to ratify the Kyoto protocol for reducing greenhouse gas emissions. "I'm proud of the fact that we tried three times to get an emissions trading scheme through this Parliament, although we failed," Rudd told reporters. "I'm less proud of the fact that I have now blubbered," he joked, as he struggled to contain his tears. He said he would contest the next election and continue to serve the government "in any manner in which I can be of assistance." Gillard and her new deputy, Wayne Swan, were sworn into their offices on Thursday by Australia's first woman Governor-General, Quentin Bryce, within hours of the ballot. Swan retains his key financial portfolio as treasurer and will to fly to Canada on Friday for a summit of Group of 20 major economies in Rudd's place. He was also elected unopposed. Gillard has yet to announce any other ministers in her new cabinet. Gillard has been instrumental in most of the government's decisions to date as part of Rudd's four-member inner circle that included Swan and Finance Minister Lindsay Tanner. Tanner announced on Thursday he was quitting politics at the next election for personal reasons. John Wanna, an Australian National University political scientist, blamed Rudd's style and inability to clearly communicate for his plummeting popularity. "He's not been a bad prime minister, but he comes across as a smarty pants, policy wonk and when he does the human face stuff, he seems a bit disingenuous to the ordinary person," Wanna said. Wanna said dumping Rudd for Gillard — widely regarded as the best communicator in Parliament — months out from an election was risky for the government. "We've got rid of a successful prime minister after two and a half years, and we've never done that before in the past," Wanna said. Gillard was born in Barry, Wales, in 1961, the second daughter of a family who migrated to Adelaide when she was 4 years old in search of a warmer climate for a lung condition. A former successful lawyer and state government political staffer, she has been attacked by some opponents as unsuitable to lead because she is childless and therefore out of touch with most Australians. Despite Australia's weathering the global downturn, recent polling puts the center-left government neck-and-neck with the conservative opposition. One poll earlier this month showed Labor trailing the opposition for the first time in more than four years. Rudd is a Labor hero, having led the party to victory at 2007 elections after 11 years in opposition.
  18. President Farole fursad fican baanu haysana all of somaliland is busy with deciding between a a guy named "s-i-i-l" iyo another guy named Waraabe. lets invade and take back erigavo and las anod and move onto burco which is really somalia anyways!!! Habartasi ku qoqday dhinaca burco iyo hargeisa waa inaanu mar uun tarikh lama ilaawan ku dhigna sida galkayo 92 aan aideed uu dhignay.
  19. Oodweyne never forget that ur tussling with the small dblock clans not the larger dblock clans. Just puntland itself can take on the snm with no assistance. We dont take tigrays to hargeisa sxb we dont need to
  20. oodweyne why do you think somali politicians put somaliland on the ignore? you won't hear about the snm in hamar because sxb the fact is, a weakness has already been spotted in the snm camp. We know that they run away and are hiding out and hoping for the best. But they can never tussle with the big boys but they can hide and hope the big boys destroy each other this is the only gameplan can play. Bananka isma keenin karan waa laga tira badan yahay wa laga dhaqaale badan yahay waan laga hub badan yahay
  21. oodweyne if puntland wanted to attack somaliland they wouldn't last long but their is no strategic importance for us to attack hargeisa because what do we get from it? it won't help us advance our political program because the political scenery in somaliland is 1 of darkness with no light at the end of the tunnel. I know that puntland can defeat somaliland for simple logical reasons. Firstly puntland is alot more battle hardened then somaliland because we are the forefront at galkayo and also in hamar. Secondly as for our economies puntland is way larger then somaliland economy because somaliland economy is depedent on the port at berbera and the berbera port is not very active at all and if it was waxay ka muuqen lahayd berbera. So really somaliland don't have soldiers that battle hardened nor do they have the funds required to pursue a war. Where-as puntland does have the funds to pursue a war. Puntland has booming port plus also $100 million piracy money that comes annually. Just go watch the videos of the snm boasting about capturing puntland weapons and watch them say "its all brand new" and the sad part when we do fight somaliland sxb it's not a war what we call a war is what happens in hamar or what happened in galkayo 92. So boasting doesnt help when boasting defeats simple logic. At the end of the day sxb the best somaliland can do is "run and hide and close the door and hope the big bad monsters of the south dont come and get them" that is all they can do and that is what they are doing. But when the big bad monsters are done in the south they will grab the little cat thats locked herself up in the room and own her as should be the case.
  22. Dadkan fuleyga oo hand grenades tureyo ka bacdi dhumaneyo miyaanu iska gaban karin? This is ridiculous really and becoming some of what a joke. These sleeper cells need be to shown hard justice.