Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
GAALKACYO: Dagaal beeleedyo maanta deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac Posted to the Web Jun 30, 07:01 Gaalkacyo (PP) − Ugu yaraan 15-qof oo u badan Maleeshiyooyinkii dagaalamay ayaa maanta ku dhintay dagaal ka dhacay deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, halkaasoo ay horay uga dhaceen dagaal beeleedyo noocan oo kale ah. Dagaalkan oo ahaa mid xooggan oo bilowday aroornimadii hore ee saakay ayaa wuxuu soo gaaray duhurnimadii maanta, waxaana dagaalkan ku dhaawacmay in ka badan 25-qof oo ay ku jiraan dad shacab ah oo deegaanka lagu dagaalamay ku noolaa. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in dagaalku uu ku dhamaaday goobtii uu saakay ka bilowday iyadoo labada dhinac aysan wax horumar ah ka sameyn dagaalka, waxaana dagaalkan uu qayb ka yahay dagaallo horay halkaas uga dhacay. "Saakay ayuu dagaalku bilowday, waxaana beesha Cadaado ay soo weerartay deegaan ku dhow Bacaadweyn, halkaasna waxaa ka qarxay dagaal soo afjarmay duhunimadii maanta" ayuu yiri Goobjooge ku sugan Deegaanka Qaycad. Maydadka dadkii ku dhintay dagaalka ayaa weli yaala goobihii lagu dagaalamay, waxaana beelaha dagaalku uu u dhexeeyay ay horay uga gaareen dagaallada u dhexeeya heshiis, inkastoo beesha Camaaro ay dhowr jeer heshiiskan jabisay. Beelaha uu dagaalku u dhexeeyo ayaa waxay isku haystaan deegaanka ay ku dagaalamayaan, waxaana koox walba ay sheeganaysaa dhulka lagu dagaalamayo, inkastoo beesha Bacaadweyne dhowr jeer oo hore la weeraray iyaguna ay iska caabiyeen. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho E-mail: Jantiile@gmail.com
-
5-Star Generals
-
You Will Find Me In The Bossaso Darawish Division Dream Team In This Picture
-
Munaasabada 1-da Luulyo Oo Laga Xusay Bosaaso (Sawiro) July 1, 2010 0 comments | leave your own! Munaasabad lagu xusaayay maalinta 1-da Luulyo ayaa habeenimada xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada Bosaaso,waxaana ka qaybgalay masuuliyin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Puntland. Masuuliyinta ka qaybgashay munaasabada ayaa waxaa ka mid ahaa Taliye kuxigeenka Booliska Puntland Col.Maxamed Siciid Jaqanaf,Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf,Taliye kuxigeenka Booliska gobolka Bari Cawil Ilka dahab,Duqa magaalada Bosaaso iyo kuxigeenkiisa,Guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntland Maxamuud Xayir iyo Saraakiisha Ciidanka iyo laamaha amaanka. Munaasabada oo ahayd mid si heer sare loo soo qaban qaabiyay ayaa ugu horeyn waxaa furay oo xirririnaayay Kuxigeenka Duqa magaalada Bosaaso C/qaadir Yuusuf Daahir oo hambalyo iyo tahniyad u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel weliba ay ku suganyihin. Duqa magaalada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay xaalada iminka Soomaaliya ay ku sugantahay,wuxuuna sheegay in burburkii Dowladi dhexe ee Soomaaliya ay dadka Soomaaliyeed haysteen nolol wanaagsan iyo nabad.wuxuu Alle ka baryey in dagaalada iyo dhibaatada ka jirta dalka inuu ka dulqaado. Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa mahadcelin gaar ah ujeediyey Ciidanka Madaxtooyada oo u sheegay in ay surtageliyeen xuska munaasabada,wuxuuna ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan midnimada loona baahanyahay in lagu noolaado nabad. Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Col.Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa isagu halkaa ka sheegay in degaanada Puntland si buuxda laga xusaayo degaanada Puntland. ”…Hada Caawa waxaa laga xusaaya degaanada Puntland 1-da luulyo,gobolada Waqooyi waa ay diideen kuwa Koonfureed nasiib uma aysan yeelan sababo awgeed…”,ayuu yiri. Dhamaan dadkii ka qaybgalay munaasabada ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay maalinta 1-da luulyo,waxaana inta ay socotay loogu duceeyey dhalintii Ururkii xornimo doonka ee SYL gaar ahaan 13-dhalinyaro ee halgameyaashi. Saacadu markii ay ku beegnayd 12:00-a.m oo saqda dhexe ayaa si toos ah la suray Calanka Soomaaliyeed,iyadoo lasoo xiray munaasabada 1-da luulyo ee goobta laga xusay. Horseed Media
-
Wafdiga ka socda Puntland ee ku sugan Ethiopia oo kulan la qaatay Dowladda Ethiopia July 1, 2010 Wefdi ka socda Dowladda Puntland ee uu hogaaminaayo Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland ayaa intii ay ku sugnaayeen wadankaasi Itoobiya kulan saddex geesood ah qaateen madax ka kala socotay Itoobiya iyo dhulka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya. Wasiirka amniga Puntland oo ka mid ah wefdigaasi oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in kulan mudo laba maalmood soconaayay ay la qaateen madax ka kala socotay Itoobiya iyo dhulka ismaamulka Soomaalida,kaas oo ka dhacay degmada Diridhabe. Wuxuu sheegay in kulankaasi ay goobjoog ka ahaayeen Madaxweyne kuxigeenka Puntland,Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Xoosh,Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamed Faarax Aadan iyo madaxa la dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Khaliif Ciise Mudan,halka Dowladda Itoobiya uu kulankaasi u matalaayay Wasiiru dowlaha arimaha dibada ee Itoobiya iyo masuuliyin kale. Gen.Yuusuf Axmed Kheyr ayaa xusay in dhinacyadaasi ay isku raaceen ka wada shaqaynta xirrirka labada dhinac iyo iska qabashada cidii khal khal gelinaysa nabadgalyada,wax ka qabashada dadka kasoo qulqulaaya Itoobiya ee kusoo qulqulaaya Puntland,iskaashiga dhanka socdaalka,bilowga xirrir u dhaxeeya Puntland ismaamulka Soomaaliya Itoobiya oo aan hore u jirin iyo sidii ay dib la isugu celin lahaa hantidii lagu kala qaatay dhowaan shaqaaqadii ka dhacday degmada Buuhoodle ee dhexmartay Dowladda Itoobiya iyo dadweynaha degmadaasi. Waxaa uu intaasi ku daray Wasiirku in dadweynihii iska lahaa hantidii Ciidamada Itoobiya ay ka qaateen degmada Buuhoodle dhowaan la filaayo in dib loogu wareejiyo hantidaasi. Wasiirka amniga ayaa sheegay in muhiimada ay u tageen dalka Itoobiya ay intooda badan ay soo afmeereen hase yeeshe ay filayaan in kulamo kale ay la qaadan doonaan madaxda Itoobiya oo looga hadlaayo arimo khuseeya Puntland iyo Itoobiya. Dhanka wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed khaas ahaan dadka reer Puntland ugu hambalyey maalinta weyn ee 1-da Luulyo oo ah maalin muhiimad u xambaarsan shacabka Soomaaliyeed maadama ay tahay maalintii ay midoobeen gobolada Waqooyi iyo Koonfurta isla markaana xornimada ka qaateen gumeystihi. Wefdiga ka socda Xukuumada Puntland ee ku sugan degmada Diridhabe ee dhulka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa la filaaya in ay dib ugu noqdaan magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya. Horseed Media
-
The USC clan have held a meeting to discuss their political history and the present situation and the future. The video is below. The Grand USC Council
-
Rudy do you ever have anything constructive to say? Did you even listen to the speech? It is powerful speech that touches upon history/politics/and nationalism of the somali people and the future solutions needed to bring this once glorious nation back onto it's feet!!! Stop criticising always because your criticism is not even constructive but destructive and it's attitudes like yourself that does no good for somalia.
-
President Farole July 1 Speech
-
Mogadisho: Sunatimes- The sea port of Mogadishu is being renovated by an international company named Alpha. The renovation exercise started today and it is expected to be completed in a short period of time. The part of the harbour where ships are docked is being repaired. Workers of the company, which is carrying out the renovation exercise, have dredged the harbour. According to Bar-kulan�s Mogadishu reporter, sand and parts of an old ship that sank long ago were removed from the harbor. Currently, there are only two ships docked at the port of Mogadishu. The two ships, which are carrying commercial goods, are called Rosen and Mona. Due to seasonal heavy winds in the Indian Ocean and the Gulf of Aden the Mogadishu port has been ineffective. But, port management has announced that they expect the port to resume duties on 15th of September this year. Radio Bar-kulan
-
Smuggled Goods Dominate Ancient Ethiopian Trade Route Store owners say smuggled goods cost about 40 percent less than taxed goods from Ethiopia’s capital. Legally purchased goods, they say, would drive them out of business. Only 200 miles from the border of Somalia is the Ethiopian city of Harar, an ancient center of commerce linking Africa to the Arab world. Nowadays, the old merchant route is still tread regularly. Smugglers carry everything from cell phones to satellite dishes into Ethiopia daily, unhindered by taxes and law, dominating local markets. It works like this: ordinary people – old people, young people, men and women – take the bus from the eastern Ethiopian city of Harar, to Hargeisa, the capital of Somaliland. The bus ride to Somaliland costs about nine dollars and takes the better part of the day. Once in Hargeisa, the passengers hit the markets and buy cell phones, DVD players, T-shirts, cosmetics and just about everything else. They stash the goods in cloth bags, or under heavy sweaters. They pay the bus driver about $20 to go back. VOA Photo – H. Murdock Everything from cloth to DVD players are smuggled in from Somaliand and to Ethiopia daily, and dominate many local markets. Often the materials arrive on camels or donkeys. Outside her small stone home in Harar's thousand-year-old walled city, 20-year-old Naima, a smuggler, grinds coffee beans by hand, pounding them in a centuries-old tradition. Naima says she makes the trip to Somaliland about once a week with more than 20 other smugglers. The trip back to Harar cost more than twice as much because the bus driver knows they are carrying smuggled goods. If they are caught, she says, the smugglers usually only have their goods confiscated. The bus drivers, however, face fines or imprisonment. Before military checkpoints, Naima says, the smugglers exit the bus and haul their goods on foot for hours through remote villages before they meet their bus again. Small-scale smugglers make between $15 to $40 a trip. Their earnings average about $3.50 per day, in a country where about 80 percent of the people live on less than $2 a day. Naima says it is a good living for a single girl with no children. And with jobs scarce in the impoverished country, she says she has few other choices while she is in school. After she graduates from college, Naima wants to teach the Harari language to local children. Smugglers say crossing the border into what is technically Somali territory is not as dangerous as you might think. They are quick to point out that Hargeisa is in Somaliland, which is separate from the war-ravaged territories of southern Somalia, a country deemed by the international community a "failed state." VOA Photo – H. Murdock Shopkeepers in the bustling markets of Harar are not shy to admit that they buy their goods from smugglers who import consumer goods from Somaliland. Somaliland is a self-declared independent republic that covers most of northern Somalia along the Gulf of Aden. Unlike its southern neighbor, Somaliland is mostly peaceful, and it says it is open for business. Ethiopian officials say that the road from Hargeisa to Harar has long been alive with illegal trafficking of consumer goods. In January, a coalition of Ethiopian authorities and phone companies said that 95 percent of cell phones in Ethiopia were smuggled in, costing the government about $50 million a year in lost tax revenue. But government authorities say the flow of smuggled goods into Ethiopia has slowed considerably in the past two years after an overhaul of customs laws in 2008. This year, the Ethiopian customs authority doubled its budget for informants to about $1.3 million. If caught, smugglers and anyone who purchases smuggled goods can go to jail for as many as 15 years. But in the bustling markets of Harar, shopkeepers say the only way to do business in this town is to buy from smugglers. Mutagas, a 16-year-old shopkeeper leans out of his electronics stall in a crowded indoor market. The narrow paths are packed with tiny shops selling shoes, clothes, cosmetics and just about every kind of electronic gadget. Like the other shopkeepers, he is not shy about admitting that his goods were purchased illegally. He says modern store owners in Harar buy goods illegally because they cost about 40 percent less than taxed goods. And as often as not, he says the sellers, like the merchants of old, carry their goods to market on the backs of donkeys and camels.
-
Somaliland Ruling Party Calls For Delay in Election Results
Cowke replied to Siciid1986's topic in Politics
DEG DEG: Xisbiga UDUB oo Qaadacay Doorashadii Ka Dhacday Somaliland, Digniina Soo Saaray Hargeysa (RBC) Shir jaraa’id oo ay goor dhoweyd si wadajir ah u qabteen xoghayaha guud ee xisbiga UDUB iyo gudoomiyaha ololaha ee xisbigaasi ayey kaga digeen in guddiga doorashadu uu ku dhawaaqo wax natiijo ah. Labadan masuul ee ka tirsan UDUB ayaa si kulul u sheegay inaysan ku qanci doonin natiijada doorashada haddii uu ku dhawaaqo guddigu, ka dib markiii ay ku doodeen in doorashadii Sabtida ee 26-ka June uu ku shubtay xisbiga Kulmiye ee mucaaradka ah. Jaamac Yaasiin Faarax oo ah xoghayaha guud ee UDUB oo ka hadlay shirka jaraa’id ayaa sheegay in warqad cabasho ah ay u gudbiyeen masuuliyiinta komishanka doorashada una sheegeen in afar gobol oo ka mid ah lixda gobol ee Somaliland lagu shubtay. Waxayna goboladaasi ku sheegeen Hargeysa, Togdheer, Sool iyo Sanaag. “Waxaan si cad u sheegeynaa inaan ku qanci doonin natiijada doorashada haddii aan cabashadeena wax laga qabanin, Waxaana ka digeynaa in komishanku uu ku dhawaaqo natiijo”, ayuu yiri Jaamac Yaasiin. Cismaan C/laahi Cigaal oo loo yaqaano (Cismaan Hindi) oo ah gudoomiyihii xisbiga UDUB u qaabilsanaa ololaha doorashada oo isaguna ka hadlay shirka jaraa’id ee ay ku qabteen Hargeysa ayaa sidoo kale ku tilmaamay nasiib darro in guddigu doorashadu aysan cadaalad sameyn, wuxuuna eedeyn u soo jeediyey Xisbiga Kulmiye oo uu sheegay inuu doorashada ku shubtay. Warar madax banaan oo RBC ay heshey ayaa sheegaya in afarta gobol ee ay sheegeen saraakiisha UDUB uu ku horeeyo xisbiga Kulmiye. Masuuliyiinta guddiga doorashada ayaan weli ka hadlin dhawaaqa ka soo yeeray UDUB, kaasoo shaki galin kara doorashada isla markaana keeni karta in madaxweyne Daahir Rayaale uu ku gacan seyro doorashada qaabka ay u dhacday. Warar maanta ay faafisay RBC ayaa sheegaya in xisbiga Kulmiye uu hogaaminayo doorashada ka dhacday Somaliland maalintii Sabtida, taasoo muujineysa in Kulmiye uu la wareegayo talada Somaliland. Si kastaba waxaa laga war sugayaa jawaabta komishanku ka bixiyo dhawaaqa dareenka leh ee ka soo yeeray saraakiisha UDUB oo haatan muujiyey shaki ay ka qabaan halka ay xaajadu u socoto. -
Somaliland Ruling Party Calls For Delay in Election Results
Cowke replied to Siciid1986's topic in Politics
Just like I predicted their might of been peaceful election but the problem was going to be the transfer of power. I was expecting that riyale would rig the votes to be honest not delay the results. Anyways As proven again by the seccessionist democracy is not just about election but also includes the smooth transfer of power which isn't apart of the vocablary of the snm rebels. As for the latest news on the arrest of mohamed adow I have to say "good on the somaliland securiy apparatus" for arresting that jerk who always has bad things to say about puntland whilst praising somaliland on his reporting coverages of that region. A typical disgruntled onlf thug that he is and I agree with somaliland for arresting this no hoper!!! -
Freedom, Duke is not from Puntland sxb because dhaqankiisa uma eeko reerkeena. I know where he is from its from your triangle. As for piracy i already stated my points and i am not going to repeat it!!! As for the developmental issues if nothing is happening in puntland it is none of your concern go mind your own bizness sxb!!! Don't interfere in our territories and you won't hear me talking about your pisspot triangle. The only time I barely got interested in somaliland was when i heard their trying to take over sool/sanaag which is apart of puntland before that never knew they even existed!!!
-
Khayr I just care about puntland thats all really. Besides I only post mostly developmental news from the region and a bit of political news but thats it. I don't post everything from puntland if I did the forum would be flooded. I prioritize the ones I think that are important for posting!!!
-
Deg Deg: Macalin Xaashi Maxamed Faarax Oo Xaaran ku Tilmamay in La xuso Munaasabadaha 1 Luuliyo iyo 26 June Gudoomiyaha Kooxda Xisbul Islaam Ee Gobolka Benaadir ayaa goor dhaw Shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Mugadisho ku sheegay inay Xaaraan tahay Munasabadaha 1 Luuliyo iyo 26 June. Xaashi Maxamed Faarax ayaa Shirkiisa Jara’id ku sheegay in ay danbi tahay in la xuso ama Munasabad loo sameeye 1 Luulio iyo 26-ka, xilli Qaybo ka mid ah Dalka Soomaaliya laga xusay . Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbul Islaam aya soo hadal qaaday in aan la xusi Karin Maalimaha Taariikdda sida Maalinta Haweenka, Maalinta Caruurta iyo Maalinta Qaaxada isagoo sheegay in Cidii lagu arkaa iyagoo waxaas ku mashquulsan Xabsiga lagayn doonto sharcigana lamarsiin doono. Macalin Xaashi Maxemed Faarax ayaa sidoo kale Saxaafadda kaga digay inaysan baahin Munsabadahaani oo kale isagoo sheegay Idaacdii Baahisaa in albabada la iskugu dhufan doono, halka Wariyihii lagu arka isoo waxaana ku mashquulsan Ciqaab adag la marsiin doono ayuu shirkiisa Jara’id ku sheegay Gudoomiyaha Xisbul Islaam ee Gobolka Benadir. Ma ahan Markii ugu horaysay Ee kazoo yeeraan hadalo Caynkaani oo kale ah oo ku adan in la manuuco Munasadabadda lagu xusya 1 Luuliyo oo ah Maalin Xasuus u ah Gobolada Koonfureed Ee Dalka Soomaaliya RBC Radio Mugadisho
-
We shall see how accurate RBC Radio election leak is when the official results are shown!!!
-
DEG DEG: Sadaal Hordhac ah oo Laga Heley Sida Xisbiyada Somaliland ugu Kala Horeeyaan Doorashadii Sabtida Hargeysa (RBC) Ilo wareedyo si aad ah ugu dhow hawlwadeeno ka tirsan guddiga doorashada Somaliland iyo xafiisyada saddexda xisbi ee ku tartamay doorashada ee kala ah UDUB, Kulmiye iyo UCID ayaa muujiyey wax u eg saadaal hordhac ah oo ku saabsan codadka ay kala heleen xisbiyada. Saadaashan oo qeyb ka mid ah si hoose loo siiyey xafiiska RBC ee magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaadaysa in xisbiyada Kulmiye iyo UDUB ay si aad ah uga horeeyaan xisbiga UCID marka loo eego guud ahaan codadkii la dhiibtay maalintii Sabtida ee 26-ka June. GOBOLADA IYO XISBIYADA Gobolada Saaxil iyo Awdal ayaa la ogaaday in codadka ugu badan uu ka heley xisbiga UDUB ee talada haya, halkaasi oo marka loo eego xisbiga Kulmiye uu kaga aqlabiyad batay. Gobolka Awdal waxaa ka soo jeeda madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin halka gobolka Saaxilna uu degaan ahaan ka soo jeedo madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin. Afarta gobol ee soo hartay ee kala ah Togdheer, Hargeysa, Sool iyo Sanaag waxaa codadka ugu badan ka heley xisbiga Kulmiye oo uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo, taasi oo ka dhigeysa in lixda gobol ee uu ka kooban yahay maamulka Somaliland afar ka mid ah uu aqlabiyada ka heley xisbiga Kulmiye. Xisbiga UCID ee Eng. Feysal Cali Waraabe ayaan gobolna u qaban hogaanka, waxaana marka loo eego saadaashan hordhaca ahi dhamaan gobolada lixda ah uu ka heystaa tirada ugu yar. Inkastoo guddiga doorashadu ayan ku dhawaaqin weli natiijada rasmiga ah haddana waxaa laga dareemayaa degaanada Somaliland oo dhan dareen ku aadan saadashan hordhaca ah ee soo baxday. Waxaana laga dareemi karaa jawi muujinaya natiijada iyo sida doorashada loo kala heley. KULMIYE: 276, 973 cod ayuu ka heley guud ahaan gobolada. UDUB: 153, 833 cod ayuu ka heley guud ahaan gobolada. UCID: 93,461 cod ayuu ka heley guud ahaan gobolada. Marka loo eego saadaashan waxay ka dhigan tahay in hogaanka Somaliland uu haatan la wareegayo xisbiga Kulmiye oo musharaxoodu yahay Axmed Siilaanyo. Warar hoose oo soo baxay ayaa sheegaya in laga yaabo in xubnaha guddiga doorashada at soo saaraan saacadaha soo socda natiijo ku meel gaar ah ka hor mida rasmiga ah. RBC Radio oo la xiriirtay gudoomiyaha gudiga doorashada Ciise Xamari ayaa sheegay inay sugayaan guud ahaan tirinta codadka inay soo gabagabowdo, markaasna ay shaacin doonaan mida rasmiga ah. Si kastaba waxay hawlwadeenada RBC dadaal ugu jiraan in saacada ugu horeysa ay idin soo gudbiyaan natiijada iyo hadba meesha wax marayaan. RBC Radio
-
I didn't write the article. I am only posting it. Yet the questions still remains un-answered by the seccessionist enclave!!! Your leader was just debating whether or not they should enhance diplomatic ties with Israel. Even the infamous waraabe was noted as once saying "kan addis ababa joggo baa iga dhow kan hamar joggo". What does that statement mean? Does that mean a tigray christian govt is closer to faysal then a muslim hamar? Waraabe has also been noted saying that he will get somaliland recognized in a matter of days, what does that mean? does that mean the infamous waraabe will actually go to Israel and extend the diplomatic hand? Disturbing what somaliland politicians are falling to and it's even sadder their populations don't hold them accountable. Now their is news of purchasing weapons from Israel tommorow they will share a session of Bar Mitzvah with the jews and I wouldn't be suprised in the least. This article is strong question to the leadership in Somaliland and where this leader is taking those people and NO it shouldn't be ignored but it should be addressed by the somalilanders who should ask of their leaders "not to take them out of the fold of islam" for mere politics!!!!
-
What a disgrace and this sort of stuff needs to stop. This is child abuse at it's worst.
-
Rhazes I said Highly Qowdhanized not because of beauty but because of "fake dreams" that qowdhans have and it seems like it has infected the gedoites!!!
-
Freedom when you google somaliland you get hits back with snm diaspora who are ignored. When you google puntland you get hits back with people that actually matter. You see sxb the way the world operates is noone cares if your good, good people dont last long in this capitalistic world only the greedy do. I don't mind somaliland playing the "good boy" card but it won't get them anywhere and if has "show me" what it has gotten them? As for the piracy yes it has gotten somalia somewhere. Brussel conference has funded over $200 million dollars to stregthten somalia security system which is much needed considering the battles going on in the south. If it wasn't for the piracy I doubt an instabul conference would've of taken place to begin with. All these international issues are now getting serious with somalia because their interests are under-attack and that is the sort of language the capital driven western world only understand. Sxb you stick your gamecards and we will stick to ours but don't come on here and mock us when it us who even get your sad sorry triangle even mentioned in the international community. You have not done 1 thing for yourselves to get the world interested in hargeisa and you think they care about the elections think again sxb. All they will say is "good on you" and ignore you for another 20 years. Thats your gamecard and I know its weak and i know it doesnt work and we will never use it sxb you can use it but dont come here trying to mock us because if it wasnt for us none of the international community would care about somalia!!!
-
You guys call me troll/loser/liar/imposter and all sorts of personal attacks but I never seen you guys ever actually address the issue that is being posed. It's quite funny but if you can't answer just don't reply is probably the safest option for you. Lakin the personal attacks is not necessary!!!
-
Somaliland govt represents it's people am i correct or wrong? after-all you do elect them right? so they are your representatives and your representatives are buying weapons from Israel a nation that is a clear enemy to islam doesn't worry you in the slightest? I mean hargeisa went from sharing ties with addis ababa an enemy of the somali people now their taken it to another level sxb by befriending an entity that is against "islam". So the question remains is somaliland jewish or muslim? Because you are siding with the enemy of muslims what does that make you? war adigu niyahow isku xishoo oo orood dadka soo gabo before diinta ay ka baxan!!!
-
freedom if the tfg is not viable partner to the international community why do they continue to support it? stop being silly kid. The fact of the matter is the international community does view the tfg as viable partner and shares ties with the tfg thats something im not going to even dispute with you iska muran waa sheekadada. As for the assets of somalia. Last time I checked somalia gdp was in the range $5 billion an estimate by the cia for the year 2005. That is a gdp without a functioning govt. So all looks upwards not to mention the foreign/domestic investments that was pledged at istanbul if it eventuates will just increase the output of the nation's productivity. Agricultural development in the south and oil production in the north with a bustling trading system can see Somalia grow into a stable economical giant and these sorts of meetings in garowe are necessary because if the officials can't manage what we have today well how will they manage the oil? Sxb u need to realize that the only person that is unrecognized is you and your enclave not the tfg nor puntland. Rather then pointing the finger at the tfg for all your blames maybe you should point the finger at your politicians who continue to keep you in this state of disarray. Mind you the only publicity that somaliland gets if because puntland includes them into it. Anaga ayaa ku hayno niyahow ee meel iska fadhiso. You would not be known to the world if puntland didn't mention in their speeches at istanbul meetings. nairobi meetings and so forth!!! Wax aad adigu keliga sameyn kartid anigu ma arag. U say this election will get you the publicity u need well we will see but to be quite honest im not confident and i think that somaliland will just be remain in the same position they always have remain "IRRELEVANT"