Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Ardeyda Iskuulada PL oo gali kara Jamacadaha Ethiopia 1 Jul 1, 2010 - 11:18:38 PM GAROWE ONLINE, Abshir Cabdulahi Wasiirka wasaarada waxbarashada Dowlada Puntland Cabdi Farah Sicid (Juxaa) oo haatan jooga magaalada Nairobi xarunta wadanka Kenya ayaa Radio Garowe uga waramey safarkiisa kasoo ka bilaamay caasimada wadanka Ethiopia Adisababa. Md. Juxaa waxaa uu sheegey in safarkiisu uu labo arrimood isugu jirro kuwaas oo kale ah; 1. Aqoonsi uu wadanka Ethiopia uga halley manhajka waxbarashada Puntland ka dib balan horey uga dhaxeysay isaga iyo xubno sar sarre oo ka tirsan dowlada ka tirsan la kulmey. 2. Arrimo caafimaad oo uu tagey wadanka Kenya caasimada Nairobi . Cabdi Faarax (juxaa) waxa uu sheegey in dowlada Ethiopia si rasmiya u aqonsatey Manhajka Waxbarashada Puntland,ka kadib markii uu la kulmey xubno uu ku jirro Wasiiru Dowlaha waxbarashada Ethiopia iyo madax ka socotey wasarada waxbarashada ee dalkaas. . “Waxaan ugu bishaareynayaa bahda waxbarashada Puntland in xilligaan wixii ka danbeeya aqoonsi buuxa aanu ka haysano dowlada Ethiopia taasi oo noo aqoon u sahleysa ardey badan oo Reer Puntland ah iney Waxbarashadooda ka dhigan karraan Jaamacadaha, Macaahida & Iskuulada ku yaal wadanka Ethiopia,”ayuu yiri Md. Juxaa oo u waramayey Barnaamijka Qoromada habeenimo ee Radio Garowe. Wasiirka ayaa intaa ku darey in ay jirreen ka hor intii Dowlada Ethiopia uusan ka hellin aqoonsiga Manhajka Waxbarashada Puntland shuruudo ay usoo gudbiyeen, kuwaas oo ay wasaaradiisu uga soo baxdey si wanaagsan, sidoo kalena Mr. Juxa waxaa uu sheegey in ay jirto deeq waxbarasho oo ay ka dhowrayaan Dowlada Ethiopia, Taasi oo wax ka tari doonta ardeyda dugsiyada sarre dhameysta ee aan awoodin bixinta in jamacado banaanka ah aadi karin ama aan iska bixin karin kahrashadka waxbarasho. Horey waxaa aqoonsi u siiyey Manhajka waxbarashada Puntland wadamo ay ka mid yihiin Yemen & Sudan, islamarkaana wasaarada Waxbarashada Puntland ardey u dhoofisey, kuwaas oo isugu jira ardey hellay deeq Waxbarasho iyo kuwo aqoonsi la siiyey Manhajka waxbarashada Puntland ku dhigta jaamacadaha iyo macaahida wadamadaasi. Wasiirka wasaarada waxnbarashada Puntland ayaa tan iyo intii uu xilka hayey dib u habeyn balaaran ku sameeyey hanaanka waxbarsho ee maamulka Puntland. The audio can be heard Here
-
Chief aaqil I posted the relevant evidence, whether you accept it or not is not the issue. Bossaso Doesn't need anyone approval. As for pirates not being able to dock in bossaso yet can dock in eyl? get a grip bro!!! Jealousy is bitter thing.
-
Chief yes that is bossaso port infact al-jabiri livestock ship. Puntland has Huge Livestock ships plus domestic ships for domestic trade. The international trade ships Thats the blue ship I posted in my first article Verification http://www.puntlandgovt.com/en/currentissues/information/current_issues_more.php?id=205 Plus their is bigger ships then that one another one is called "Abu Yasir International" That takes saudi livestock plus the ras al khaima that takes the other livestock to the gulf territories. Plus their is livestock deals with lebanon and malaysia who have their own ships that they bring to the bossaso port which are even larger then the ones in this picture. Anyways sxb, bossaso port serves two sections. 1. Domestic Trade 2. International Trade The international trade have he big ships. The medium sized ships are domestically owned ones. Look at the sort of weaponry the bossaso navy was purchasing before That was scraped and thrown out and now new massive navy base will be built because that wasn't seen as efficient enough. Sxb Bossaso is truly now the biggest city in somalia whether u want to accept it or not is irrelevant because you dont matter what matters is the bossaso people and our goals. By the way the dekeda is being massively extended by 400% making it as big as jabuti port.
-
Ugu horayntii waxaa halkaasi qudbad dheer ka soo jeediyay Sheekh Xasan Maxamed Xirsi oo ka hadlay muhii madda ay leedahay isu imaantinka Umadda Muslimiinta isagoo soo xigtay ayaada Quraan ah,waxa uuna sheegay in ilaahay ugu jecelyahay isu imaatinka Muslimiinta haddii ay isugu yimaad camal wanaagsan oo ilaahay raali ka yahay. waxa kaloo uu Sheekh Xasan sheegay in asxaabihii ay ka carari jireen mas,uul qaadis iyagoo ka baqaya in dhibaato uga timaada ,waxa uu Shiikh Xasan ka digay in Mas,uuliyada lagu dag dago taasi oo uu ku tilmaaymay camal aan wanaagan. Shirkan waxa uu ahaa ujeedadiisu in la soo bandhigo wax qabadka Ururka Puntland Diasparo Forum Isagaa uu sharaxaad dhee uu ka bixiyay Gudoomiyaha Ururka PDF-Mudane Yasiin Cali Gaas oo sheega in Ururku ay ku bahoobeen dhamaan Jaaliyadaha ka soo jeeda Maamul Goboleedka Puntland,ujeedadiisuna ay tahay in Ururku uu ka qayb qaato horumarka deegaanada Rer Puntland gaar ahaan in uu mideeyo Jaaliyada Rer Finland. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland Cabdi-casiis Goodax Bare oo sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay ka soo qaybgalka xaflada Ururka PDF waxa uuna uga mahadceliyay qaban qaabiyaasha PDF sida wanaagsan ee ay u soo agaasimeen xafladan , isagoo sheegay in PDF uu ka mid yahay Ururada hoos yimaada Somali Community of Finland. Ugu danbayntii waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Ururka (SSDA) Somali Social Devlopment Association Cimaan Maxamed Cali oo isna u mahad celiyay xubnaha Ururka PDF ee ku casuumay xafladan isagoo sharaxaad ka bixiyay Maamulada Dalka Soomaaliya ka jira sida Maamul Goboleedka Puntland oo uu sheeg ay in isgu uu aaminsan yahay in Maamul Goboleedka Puntland ay ka mid tahay dhulka Soomaaliyeed oo maamul samaystay isagoo sheegay Anigu waxa aan ka mid ahay aas aasayaashii Maamulka Xibin iyo Xeeb ujeedadii aanu u samaynayna aysan ahayn in aanu Soomaaliweyn ka go,no ee waxaanu Maamul kaasi u samaynay in aanu ku nabadayno deegaanka hoos yimaada Xibin iyo Xeeb , isla mar,ahaantaasna aanu ka mid noqono Dowlada dhexe ee Soomaaliya, Gudoomiyaha Ururka SSDA Cismaan Maxamed Cali ayaa hadal kiisa ku soo gaba gabeeyay waa in Maamulada Dalka ka jira aysan noqon kuwa Soomaaliweyn ka go,do. Si kastaba ha ahaatee xafladan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Puntland Diasparo Forum ayaa waxaa ka soo qayb galay kumanaan Qofood oo soomaaliyeed ku waa soo isugu jira Aqoonyahano ,Odoyaal dhaqameedyo Dhalinyaro ,waxayna xafladaasi u dhacday si wanaagsan iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wariye yaal Soomaaliyeed.
-
Xiriir Dublamaasi Puntland & Somaliland Waxa habonaan laheyd hadii la furi laha Xiriir Dublamaasi oo ka dhaxeeya somaliland iyo Puntland ,kasoo lagu bilaabi laha marka hore xiriir labada maamul sare ee labada dowlad oo run ahaanti wax badani ay ka dhaxeeyaan . madaama Juquraafi ahaan ay yihiin labo maamul oo daris ah, dadkuna ay is dhex socdaan habeen & maalin ayaa waxa la isweydaarsan kara labo xafiis, oo ka shaqeeya danaha dadka ee labada maamul ,oo marka hore ku shaqeeya fududeenta ganacsiga iyo danaha ka dhaxeen kara labada maamul oo dariska ah, oo aan ognahay in ay wax ka dhaxeen karaan. sidaas darteed ayaa waxa haboon in la furo kanalo wada hadal oo marka hore looga wada hadlayo arimaha amniga Iyo wixii la xiriira. Arintan ayaa waxay dhalin karta arimo waaweyn, in ay u noqoto fure isku soo dhaweeya labada maamul ,oo ay dadkoodu yihiin dad somali ah oo aan marna kala maarmin. Waxana haboon in lagu furo xiriirkan maamulkan cusub ,oo hada yimid oo aan hubna in uu dhaamo kii ka horeeyey oo ka talin jirey Somaliland. waana in laga faaķideysto oo aan la yareysan wax hadal lagu gaari karo ayaa waxa laga yaaba in aan xabad lagu helin,waana dhibta maanta taala koonfurta somalia oo aad moodid in aan maskaxda laga shaqeysiineyn ee la adeegsadey xubnihii kaloo jirka. Waxa hubaal ah dad badan oo wax magarato ah ,oo ay caadifadi fogeysey markey arkaan faaladan in ay layaabayaan oo u arki doono arin aan macquul aheyn,wax kasta waxa ka weyn danaha guud ay leeyihiin labada shacab ee ku nool labada maamul hostooda . waana in loo fududeeyo nolasha iyo daris wanaaga ka dhaxeeya ,markaan kasoo tagno waxyaabaha kaloo naga dhaxeeya anaga & somaliland oo ah dad somali ah oo Dhaqan , diin , taariikh & wada dhalasho naga dhaxeyso. Waxa horey loo arkey khilaafaad waawen oo dowlado waaweyn ka dhaxeeyey in lagu xaliyey qaab dublumaasi oo keentey maslaxada ganacsi ee wadamadaas ka dhexeysey & xiriir lagu dhaliyey qaab isweydaarsi xafiisyo in ay dhaliyaan waxyaabo aan maanta somalida u naqaan in xabad oo kaliya lagu xaliyo !! Sawiradan maaha ilaha dhaqaale oo ay leeyihiin labada maamul oo kaliya, ee liistadu wey dheeraaneysa oo waxyaabo badan oo iska soo gali kara ayaa jira labada maamul . Anagoo og siyaasad ahaan in ay isku khilaafsan yihiin, hadana waxa isku keena maamulo badana waa xiriirka labada dal ka dhaxeeya oo ay dhaliyaan dadka u kala dhsha labada shacab ee walaalaha ah . Hadii la heli laha xafiis labada caasumad ee maamulka somaliland & puntland ka soo ah xafiiska danaha shacabka somaliland & Puntland ,waxa ay noqon laheyd talaabo aad & aad u weyn,oo wax tar u yeelata isku soo dhaweynta umadan la kala fogeeyey oo uu shisheeyuhu ka taliyey, waana arin haboon in lagu talaabsado oo la furo xafiiska u kala dabqaadi laha labadan maamul. Waxa labada maamul caasumadahooda ku yaal Qunsuliyado shisheeye sida Itopia oo kale ,sidee Looga fakiri waayey arintan hada ka hor !!!!! Dr : Ali Warsame Dekeda Bosaso Dekeda Berbera Hargeisa Airport Bossaso Airport Bossaso City View Hargeisa City View
-
Bossaso Peace Caravan Bus that participated in the 1st of july parade.
-
ilka-dahable lol. Ibtisam dadka shaksikooda ayey dhex gasha ee issueka at hand kama hadasho marka whats the point in loola hadlo. Meeshan waxaa ka dhacey a historical event. The first flying car, meeshi laga rabay hambalyo inay tirahdo waxay soo qoreysa "puntland kama dhicin" bal maxaa puntland keenay sheekada? lol. waa iska illa muran sheekadeeda iyo the best way waa in looba jawabin kuwas oo kale!!!
-
JUURILE:-1da july oo laga xusay degamda waaciye iyo gobolada dalka somaliya qaarkood Manaasibada 1 Luuliyo oo ah Markii ay Xoriyada qaateen gobolada Koonfureed ee Soomaaliya islamarkaana ay midoobeen labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfurta ayaa Maanta laga Xusay qaybo ka mida Gobolada Dalka Soomaaliya.Waxaan manta munaasabad aad loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen Ururada Bulshada waxay ka dhacday Degmada Waaciye waxaana ka dhex muuqday Ururka Daryeelka Carururta Puntand ee Punco oo ahaa ururkii hogaaminayey manaasabada waxaana khudbad ka soo jeediyey manaasabada Gudoomiya Bood-ka E e Ururka Punco Max,ud C/laahi Sheekeye oo ka waramay Maalinta 1July sidoo kale waxaa asugana aan ka maqnayn Ururka Horumarinta Danaha Hawenka ee Wido waxaana dalo ka jeediyey ku aadan manaasabada Gudoomiyaha Ururka Wido Murwo Khadra Max,ed Ciiraale waxaa sidoo kale lagu soo dhoweyey Gudoomiyaha Degmada Waaciye Isxaaq Axmed Xasan oo tahniyad iyo hambalyo u direy Shacabka Soomaaliya gudaha iyo dibada jooga uguna Hambalyey maalintii xoriyada qaatay Dalka Somaliya iyo israaca waqooyi iyo koonfur dalka somaliya ayaan dhamaan umada soomaliyeed u hambalyeynayaa maalintaas . Markii la fiiriyo Gobolada Puntland ayaa waxaa ka dhacday Munaasibado lagu waynaynayo 50 guuradii ka soo wareegtay Maalintii ay Xoriyadda qaateen Gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya islamarkana ay la Midoobeen Gololada Waqooyi iyo koonfur ee Dalka Soomaaliya. Magaalooyinka Waa weyn ayaa Xalay ilaa iyo saakay waxaa ka Socday dabaal degyada si weyn loogu weeyneeynayo Munaasabada 1 Luuliyo oo ah Maalin ku wayn Shacabka Soomaaliyeed,waxaana Maanta Munaasabadahaasi qaar ka hadlay qaar ka mida Mus,uuliyiinta Puntland waxana ay diirada kuwada saareen qudbooyinkooda Munaasabada 1 Luuliyo. magaalooyin badan oo ka tirsan dalka somaliaya ayaa waxaa ka dhacday Xaflado si weyn looga Xusay Manaasabada 1 luuliyo oo ah markii ay ka xoroobeen umada soomaaliyeed gumaysigii talyaniga iyo ingiriiskii iyo israacii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfuta waxaana halkaasi isugu soo baxay dadweeyne aad u farabadan kuwaasi oo watay Borar ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo. Munaasabadahaan ka dhacday qaybo badan oo ka mida dalka Soomaaliya ayaa waxaa inta badan lagu soo Bandhigay qaybaha kale duwan ee muujinaya wax yaabihii lagu Xasuusan jiray Munaasabada 1 luuliyo gaar ahaan Xisbigii SYL ka tur jumayay munaasabada markii la raacdeeyay gumaystayaashii Talyaaniga iyo Ingariiska iyo israaci laba Gobol ee wadanka Soomaaliya. Inkastoo Munaasabadahaan si weyn looga Xusay qaybo ka mida dalka Soomaaliya ayaa hadana waxaa jira in ay munaasabadaan ku soo beegantay xili aad u adag islamarkaana ay qaar ka mida gobolada dalka ay ka jiran dagaalo ay dad rayid ah ku dhimanayaan kaasi oo u dheexeya dhinacyada Siyaasada dalka Soomaaliya isku haya. Isku soo wada duuboo Dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu Xoriyada qaatay sanadkii 1960 bishii June oo ay ka Xoroobeen gumaystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska ku waasi oo gumaysi ba’an ku hayay shacabka Soomaaliyeed taasi oo dhalisay in ay aas aasman 13 kii SYL oo ahaa dhalinyaradii dalka Soomaaliya Xoriyada u soo hooyay. sahal muuse deg/waaciye
-
Ciyaartoyda Gaalkacyo & Boosaaso (Sawiro). Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Ciyaar xiisa badan oo lagu maamuusayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacdey Garoonka kubada cagta ee Cadood Stadium Gaalkacyo. Ciyaartani ayaa daawashadeeda waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Halgamaa Maxamuud Aadan Yuusuf (Muuro) oo xubin ka ahaa Ururkii gobanima doonka Soomaaliyeed ee (SYL), Gudoomiyaha Gobolka Mudug Col, Axmed Cali Salaad, Agaasimaha xarunta caafimaadka GMC Dr, C/qaadir Maxamuud Jaamac (Dhagacadde), Gudoomiyaha Isboortiga Gobolka Mudug Mustafe, iyo marti sharaf kale oo u soo daawasho tagey ciyaarta. Ciyaartani lagu xusayey munaasabada 1-da Luulyo ayaa waxaa isaga hor yimid labada xul ee ka kala socday magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso, waxaana labada koox la kala yiraahdaa Kooxda Comsed oo ka soo jeeda gobolka Mudug iyo Kooxda Iftin oo ka timid gobolka Bari. Ciyaarta oo ahayd mid saaxiibtinimo ah ayaa waxay lahayd xiiso gooni ah oo soo jiitay dhamaan ka soo qeyb galayaashii ciyaarta ka daawanayey Garoonka kubada cagta ee Cadood Stadium. Labada kooxood ayaa ciyaartoodii waxay ku soo dhameeyeen 3-2, waxayna halkaasi guusha ciyaartu ku raacday xulka kubada cagta ee Comsed oo ka mid ah naadiyada ama kooxaha kubada cagta ee heerka koowaad ee ka ciyaara gudaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Markii ay soo idlaatey ciyaarta ayaa waxaa kooxda kubada cagta ee Comsed la gudoonsiiyey koob aad u qurux badan, waxaana Halagamaa sare Maxamuud Muuro uu kabtanka kooxda Comsed C/risaaq Suufi gudoonsiiyey koobkii loogu talo galay in la siiyo labada kooxood hadba tii reysa, halkaasi oo ay dabaal deg ku sameeyeen kooxdii hanatay koobka kubada cagta ee lagu maamuusayey munaasabada 1-da Luulyo. RBC Radio.
-
I will hold my congratulations for siilanyo untill a smooth transition of power occurs. However may I ask who is the vice president of kulmiye and who hold the other important posts within that party? I tried to google it but only find information about siilanyo and not necessarily his party structure and powersharing system. So all somalilaners on SOL that can inform me that would be appreciated. Cheers!!!
-
Maamulka Isbitaalka Puntland Oo Ka Warbixiyey Dab Dhowaan Ka Kacay qayb ka mid ah Isbitaalka July 1, 2010 Maamulka Isbitaalka Puntland ee magaalada Bosaaso ayaa ka warbixiyey dab dhowaan qabsaday qaybo ka mid ah gudaha Isbitaalka. Dr.Cabdisalaan Xassan Cabdi oo ah Agaasimaha Isbaitaalka Puntland ayaa mar uu la hadlaayay Saxaafadda sheegay in dabkaasi uu ahaa mid ka dhashey koronto isla markaana ka kacay kaydka Isbitaalka. Wuxuu sheegay in dabku waxyeelo ba’an gaarsiiyey inta badan daawooyinka keydka ku jirey, taasina ay dhaawac weyn ku tahay Isbitaalka. Agaasimaha Isbitaalka ayaa amaan u soo jeediyey Ciidanka dab demiska ee Dowladda Hoose oo u sheegay in ay qayb weyn ka qaateen daminta dabka. Dr.Cabdisalaan ayaa sidoo kale in Isbitaalka uusan qaban howlahiisa isagoo sheegay in dhowaan ay dib u bilaabi doonaan adeegyada caafimaad uu fidin jirey oo hakad galay ayna hadda dib u habayn ku samaynayaan Isbitaalka. Wuxuu xusay in Wasiirka Caafimaadka Dawladda Puntland Dr.Cali Cabdulaahi Warsame uu la soo xirriray una uga tacsiyeeyey dhibta soo gaartay. Isbitaalka Puntland ayaa ka mid ah Isbitaalada ama xarumaha Caafimaadka ee sida gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Bosaaso, waxaana lagu tilmaamaa in uu ahaa kan ugu weyn Puntland oo ka mid ah kuwa gaarka loo lee yahay. Cabdisalaan Axmed Shire Horseed Media
-
This is interesting documentary regarding "chantix" which is a drug to stop smoking that's used by 6 million people worldwide. It has been reported to have really bad side effects such as depression/suicidal tendencies/psychotic behavior and so forth. Funny thing about this documentary is that a somali guy is on it and his brother slashed his wrist and died after taking these horrendous pills. Anyways I'll let you guys watch it and judge for yourselves.
-
Published: 7:30AM BST 01 Jul 2010 Terrafugia Transition: How the flying car works The Terrafugia Transition is a two-seater car that can convert from road to air in less than a minute, without the driver leaving the vehicle. The Terrafugia Transition takes off. The wings fold when in it is in car mode and the car can travel at speeds of up to 90 mph. The wings then unfold for flight mode in which it can cruise at a speed of 115 mph for up to 500 miles on a tank of unleaded gasoline. The "roadable aircraft" is powered by the same 100-bhp engine whether it is on the ground or in the air. Certified as a Light Sport Aircraft, the Transition will require a Sport Pilot license or higher to fly. It can take off or land at any public use general aviation airport with at least 2,500 feet of runway. Before flying, the pilot extends the wings and performs a standard preflight. The engine power is directed to the propeller for flight through a carbon fiber drive shaft. Upon landing, the pilot activates the electro-mechanical wing folding mechanism from inside the cockpit, and is then able to drive away. The vehicle was developed by former NASA engineers and built by a small American company from Massachusetts, Terrafugia, Inc. Specifications 4 cylinder, 4 stroke liquid/air cooled engine with opposed cylinders, dry sump forced lubrication with separate oil tank, automatic adjustment by hydraulic valve tappet, 2 CD carburetors, mechanical fuel pump, electronic dual ignition, electric starter, integrated reduction gear i= 2.43. Maximum consumption is 9 gallons per hour.
-
Is this the first viable flying car? It's a question we posed back in 2006 when we first looked at the prototype Terrafugia Transition. It now looks like the answer is yes. The flying car (or “roadable aircraft,” as the Massachusetts-based company prefers), can fly like a regular plane and land at an airport before folding up its wings and hitting the road. In car mode, it can travel at highway speeds and park in regular parking spots. Terrafugia had been hoping the Transition could be classified as a light sport aircraft, as a sport pilot’s license is considerably easier to get than a regular private pilot’s license. Unfortunately, it was proving impossible to meet all the road safety requirements, while still keeping the vehicle weight under the 1,320-pound limit for a light sport aircraft. Well, it has just been announced that the US Federal Aviation Authority will make an exception for the Transition, and allow it to squeak in at 1,430 pounds. Things are looking up for this little aeromobile.
-
Dowlada Puntland oo lagu soo wareejiyay Hanti ay lahaayeen dadka Buuhoodle Wafdi ka socda Maamulka Puntland oo uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Gen C/samad Cali Shire islaamrkaana ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan golaha xukumadaasi ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Adiss ababa ee caasimada Dalkaasi Itoobiya. Wafdigaasi ayaa 2 maalin oo socdaal shaqo ah ku joogay magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida itoobiya waxaana halkaasi si rasmi ah loogu wareejiyay Gaadiid iyo hanti ay iskalahaayeen dad degen degmada Buuhoodle ee gobolka Ceyn ka dib markii ciidan Itoobiyaan ah oo halkaasi tagay ay ka soo qabqabteen . Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire oo la hadlayay isagoo ku sugan Adiss xafiiska SBC ee Buuhoodle ayaa arintan u xaqiijiyay isagoo sheegay in gaadiidkaasi ay ku soo fool leeyihiin gobolka islamarkaana ay la socoto lacag gaareysa 14.000 oo doolay oo ay leeyihin dadka reer buuhoodle taas oo ka mid aheyd waxii ay ka qaateen ciidamada itoobiya Buuhoodle. Si kastoo ay ahaataba waxaa lagu wada saacadaha soosoda in buuhoodle ay soogaaraan gaadiidka iyo hantidaasi waxaana la sheegay in ay ka soo ambabexeen magaalada Jigjiga iyadoo dadkii lahaa hantidaasi ay ku diyaar garoobeen xadka buuhoodle ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Ugu dambeyntii arintan waxaa siweyn u soo dhaweeyay dhamaan waxgaradka gobolka iyagoo ku tilmaamay in ay talaabadani tahay mid guul u ah masuuliyiinta sar sare iyagoona uga mahadceliyay maamulka Puntland talaabadan ay qaadeen. SBC International Buuhoodle
-
Ahlu Sunna oo Shaaca Ka Qaaday inay Ku Biiri Doonaan Puntland ama Somaliland Gaalkacyo (RBC) Masuuliyiinta ururka Ahlu Sunna Wal Jameecah ayaa ka digay inay ku biiri doonaan oo ay la midoobi doonaan maamulada Puntland iyo Somaliland haddii DKMG ay xalin weyso khilaafka dhexdeeda ah. Gudoomiyaha guddiga fulinta ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo ka hadlay munaasabada 1-da Luulyo ee maalinta xoriyada dalka oo maanta ku beegan ayaa sheegay in ururka Ahlu Sunna uu dadaal badan u galay nabada dalka iyo sidii shacabka looga badbaadin lahaa dhibaatada jirta sida uu sheegay. Wuxuuna gudoomiyaha fulinta Ahlu Sunna uu sheegay in ururkiisu uusan u hakan doonin dowlada ku meel gaarka ah oo aysan sugi doonin haddii aysan dowladu la iman siyaasad furfuran oo dalka nabad u horseedi karta. Sheekhu wuxuu tibaaxay in Ahlu Sunna ay u furan tahay in raacdo oo ay wax la qeybsato Puntland iyo Somaliland maadaama ay yihiin maamulo Soomaaliyeed, sida uu yiri. Hadalka Sheekh Maxamud Yuusuf Xeefow ayaa ku soo beegmay xilli ururka Ahlu Sunna uu dhowaan shaaciyey inuu ka baxay heshiiska bishii March ee sanadkan dalka Ethiopia ku dhexmaray ururka Ahlu Sunna iyo dowlada. Masuuliyiinta Ahlu Sunna waxay sheegeen in dadaalkii ay galeen iyo ka hortaga kooxaha mucaaradka ay ka dambeysay iyadoo hogaanka dowlada uu isku mashquulay oo khilaaf xoogani uu hareeyey. Degaanada maamulka Ahlu Sunna ayaa si weyn looga xusay munaasabada 50-guurada ee ka soo wareegatay xoriyada geyiga Soomaaliyeed, iyadoo masuuliyiinta Ahlu Sunna iyo dadweyne ay ka qeybgaleen xaflada 1-da Luulyo oo lagu qabtay degaanada maamulka ururkaasi. RBC Radio
-
Great Patriotic Speeches By Puntland Traditional Clan Elders Can be heard below!!!! Islan Cisse Islan Maxamed Garaad Ali Ciid Boqor Abdullahi Ahmed Ali The Abwaans Of Puntland 1st July Gabays can be here below. Abwaan Jamac Kadiye Abwaan C/llahi Cawad Cawdgale Abwaanad Xalima Abdi Warsame
-
The Great Patriotic Galkacayo March
-
1-da Luulyo Oo Si Weyn Maanta Looga Xusay Magaalada Gaalkacyo (Sawiro) Gaalkacyo (RBC Radio):- Maanta ayaa ah maalin aad ugu weyn shacabka Soomaaliyeed, waa maalintii ay gobolada Koonfureed ka xoroobeen Gumeystihii dalka qabsadey, isla markaana ay midoobeen labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya. Waxaa maanta oo kale sanad kastaa si weyn looga xusaa guud ahaan gobolada dalka Soomaaliya munaasabado lagu weyneynayo maalintani qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ku asteysan maalin Soomaalidu ka xoroobeen gacantii gumeystaha shisheeyaha ahaa ee ku soo duulay gobolada dalka Soomaaliya. Gobolada uu ka dhisan yahay maamulka Puntland ayaa si isku mid ah maanta looga xusay munaasabada maalinta 1-da Luulyo, waxaana magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Dadweyne farabadan ayaa saaka barqadii isugu soo baxay fagaaraha xarunta dhexe ee xaafada Israac ee magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo lagu dhigayey munaasabad qiima badan oo lagu xusayey 1-da Luulyo, waxaana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Maxamuud Aaden Yuusuf (Muuro) oo ka mid ahaa Ururkii gobanima doonka Soomaaliyeed ee (SYL), Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Taliyaha Booliska Gobolka Mudug, Duqa Degmada Gaalkacyo, Gudoomiyaha Jaamacadda PSU, haweenka Magaalada Gaalkacyo oo ku lebisan dharka xaafadaha Garsoor, Israac iyo Horumar, Dhalinyarada Isboortiga, iyo Dadweyne kale oo tira badan. Madaxweynaha Puntland Dr, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo khadka telfoonka kaga qeyb qaatay munaasabada ka dhaceysay magaalada Gaalkacyo ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray mas’uuliyiinta iyo shacabka Gobolka Mudug, isagoo Alle uga baryey in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan bash bash iyo barwaaqo. Xafladani ayaa aheyd mid aad u balaaran, isla markaana socotay mudo saacado ah, waxaana hadalo qiima badan halkaasi ka soo jeediyey madaxdii ka qeyb gashay madasha munaasabadu ka dhacaysay ee xarunta dhexe ee xaafada Israac, waxaana ka mid ahaa Halgamaa Maxamuud Aaden Yuusuf (Muuro). Halgamaa Muuro ayaa si weyn oo faahfaahsan uga sheekeeyay taariikhdii iyo halgankii dheeraa ee loo soo maray gobonima doonka Soomaaliya isaga oo sheegay in ugu dambeyntii rag dhalinyaro Soomaali ah ay naftooda iyo maalkoodaba u hureen in ay ka xoreeyaan dalkooda Gumeystaha ku soo duulay. Khudbad qoraal ah oo uu soo diyaariyey Halgamaa Maxamuud Muuro ayuu u wakiishay in uu madasha ka akhriyo Gudoomiyaha Jaamacadda PSU Proff, Maxamed Jaamac Salaad oo ka mid ahaa ka qeyb galayaashii barnaamijkan lagu maamuusayey 1-da Luulyo helitaanka xornimadii gobolada koonfureed iyo midowgii labada gobol ee waqooyi iyo koonfur Soomaaliya. Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Mudug iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa si weyn u soo dhaweeyay xuska munaasabada maalinta 1-da Luulyo, waxayna sheegeen in ay farxad u tahay in si nabad gelyo ah ay ku xusaan munaasabada maanta. Gaba gabadii munaasabada ayaa Madaxdii ka qeyb gashay xaflada iyo dadweynihiiba waxaa ay u dareereen dhinaca magaalada, iyaga oo socod dheer ku maray wadooyinka magaalada Gaalkacyo, ugu dambeyna tagey xarunta maamulka Gobolka Mudug. Waxaana gelinka dambe ee maanta lagu wadaa in Garoonka kubada cagta ee Cawaale Stadium Gaalkacyo ay ka dhacdo ciyaar xiisa badan oo lagu maamuusayo 1-da Luulyo, ciyaartaasi oo dhex mari doonta xulalka kubada cagta ee magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso. RBC Radio Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com
-
-
1luuliyo oo si wayn looga xasusay xalay Caasimada Puntlaand (Sawiro) (Garowe) RBC: Waxaaa habeenkiii xalay lugu qabtay xarunta Madaxtooyada magaalada Garowe munaasabad baalaran oo lugu xusayay 1 luuliyo oo ah xiligii is raaceen Gobalada Koofureed iyo Gobalada waqooyi Galbeed.ee Somaaliya Munaasabaada ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwyanaha Puntland iyo Golahiisa Xukuumada Golaha wakiilada Puntland xubna ka socda DKMG ah ee Soomaaliya Marti sharaf kale iyo dad wayane kala duwan. Xafldaa 1 luuliyo lugu xusayay ayaa ahayd mid si wayn xukuumada Puntland u soo maamustay waxaana ay socotay waqi dheer inkastoo munasabadaa lugu gaaray 12 habeenimo ee saqdi dhexe ee xalay xiligaa oo Calanka la suray sida caadada aheed. Waxaana halkaa ka hadlay xubna kala duwan oo iskugu jira waxagaradka Puntland sida wayan looga qaadariyo, Culumaa,udiin, maamulka Dowlada, kuwaas oo dhamaan sheegayay muhiimada maalintaa leedahay . Munaasabadaa ayaa sidoo kale lugu soo bandhigay gabayo intabdan looga hadlayay halgankii Soomaaliya u soo gashay sidii ay uga xuroobi lahayd gumaystihii xiligaa waxaana intabadan gabayadu sikugu jireen fanaka nuucaydiisa kala duwan Goobta munaasabadaa ka socotay ayaa aad loo adkeeyaya amnigeeda waaxana haklkaa ugu horayan ka hadlay Wasiirka maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan waxuuna sheegay wasiirka in munaasabadaa ay tahay mid muhiimad wayan uga fadhiso umadda Soomaaliyeed . Wasiira Dowlaha ayaa sheegay in Puntland si wayan u xusayso maalmahaa xasuuta mudan islamarkaana ay qayb ka tahay nmaalamaha xasuusta ku reebtay Shacabka soomaaliyeed meel kasta oo aay joogan. Munaasabada ayaa inta ay socotay waxaa qudbado kala duwan ka jeediyay masuuliyiin kala duwan kuwaas oo dhamaan sheegay in ay ku farax san yihiin sida wax u socdaan loona baahan yahay in la sii xoojiyo dadaalka wadananimo ee puntland muujinayso. Ugu danbayntii markii la soo gaaray 12 habeenimo ee saqdi dhexe ayaa la suray calanka Soomaaliya oo markii ugu horaysay ay thay oo calan Soomaaliyeed ka babado dhul soomaaliyeed sanadii 1960 bishii luuliyo. RBC NEWS Xafiiska Garowe
-
Ibtisaam waxaan fahmey duke marku yirahdo "galkacyu" noone from galkacayo or anyone from puntland says "galkacyu" that is not our dialect. Anyways he is from your triangle thats all I know.
-
Hales, yeah it's good video. Some people are happy so thats positive news.
-
Below is a video of sunfire solar power group which presented a video regarding the solar power development of the puntland region. Puntland= The Eco Friendly State. Enjoy Bossaso Solar Power Community
-
The mobile phone of Dr. Abdikadir Kalif Ali does not stop ringing. As director of the department of mental health throughout the Puntland active within the general hospital in the town of Bosaso, his is one of the toughest jobs in Somalia. "Sometimes km ride in the sun reach the nearest hill, and just find the signal call me - said Ali -. Are the families of my patients who want to know when they can come to the hospital to receive medication. But without greater international support, are often forced to make them wait for days. " In this hot region of the Horn of Africa, self-proclaimed independent at the beginning of the civil war in 1991, several days pass without the necessary drugs can be fatal. Especially in the numerous cases of mental illness, where suffering is not only sick, but whoever is near. The medical board that Dr. Ali has her hands about a young schizophrenic in care since 2005, who repeatedly attacked his family, throwing objects at them and punches and kicks. Add to this the frequent attacks of epilepsy, which for several years have forced isolation. "Unfortunately, his family will keep him chained in a corner of the house until able to administer drugs - says the director of the department -. In Somalia, such situations are frequent. In the absence of drugs for these patients, especially in rural areas where psychiatric diseases are "rejected" or considered "curses", family members often are reduced to keep the joint in chains to prevent hurt himself and people around him. " The mental health is an issue as serious as little addressed due to the interminable civil war underway in south-central Somalia, the tragic repercussions of which reverberate around the country. The international aid agencies, low on the ground because of the dangers of context, consider the goal Bosaso more "traffic" around the Horn of Africa. A dramatic swirl of IDPs, mainly from the south of the country, mixes thousands of Ethiopian refugees who fled the famine or the Eritrean regime. Furthermore, it is easy to distinguish other groups originating in the ******, a vast region formally part of Ethiopia, but occupied by the Somali clans of *****-******, where you are in a fierce and "silent" war to seize the natural resources underground. Since then it has also formed a group made up of asylum seekers, which even includes nationals from the Democratic Republic of Congo, Sudan and Mauritania. "Sometimes burst some misunderstandings between the host community and the rest of the population - confirmation Mohamed Said, deputy director of public Bosaso -. But generally relations are good, because we understand the pain of those fleeing from war. Many displaced people have seen family members killed before their eyes - Said continues - this is why mental health should be one element of greater attention from their carers. " According to authorities, the high rate of unemployment is another major cause of psychiatric disorders that affect both citizens and refugees of Puntland. The medical card of Ahmed, Somali thirty years, certify that the patient suffers from depression, schizophrenia and malnutrition, because he believes that the food has strange powers and can poison. "Not having enough drugs, many of our patients worsen their mental chewing khat, the hallucinogenic herb that allows you to not feel hungry," says Hawa, a social worker of the Group for cultural relations (Grt) an Italian NGO working in Somalia since 1996 and opened in 2003, the department of mental health Bosaso. 'In addition, many families are convinced that these diseases can not be cured and, therefore, merely to isolate those affected for years, hoping that eventually calm down. " Although you do not have reliable estimates on the number of mentally ill in Somalia, the authorities believe that almost half of the Somali people suffering from psychological disorders. Since 2003, patients followed by Grt are more than 3 thousand, but the bulk of the project, which financed this department was forcibly suspended in 2008 pending other humanitarian funds. "We are seeking the help of international agencies - says Mohamed Ahmed, regional secretary for the Ministry of Health -. But we know that the cause of these problems are endemic in the conflict and lack of a central government that could improve the lives of our people. " For the Somalis fleeing the war es'insediano the outskirts of Bosaso, scattered for twenty-six refugee camps (which according to the UN housing more than 28 thousand civilians), we have to build where you can huts made of rags and cardboard found in landfills open. Only last week, there were two fires caused by spontaneous infernal sun that triggered the burning of more than 500 homes, with the death of a child and dozens of burn victims. When the Red Cross arrived to assess the situation and record people in a few terrifying minutes they lost what little they had a quarrel caused the wounding of one of the government soldiers who are to escort humanitarian convoys and personnel abroad. "People are tired, frustrated and angry," says Dr. Ali. "I stress that have accumulated in recent years increases day by day and my department alone can not address all the necessary work. We need more support, otherwise we will literally "crazy" the entire Somali population. "